SİDDEE SHİİCADA U QABSATAY BERİGA DHEXE?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июн 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Комментарии • 51

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan3368 Месяц назад +1

    Aad iyo aad baad u mahadsantahy uatad noo soo badi muuqaladan okale

  • @user-sb4gb3mg3y
    @user-sb4gb3mg3y Месяц назад +1

    Mahadsanid macalin

  • @user-hg3br4sx2y
    @user-hg3br4sx2y Месяц назад +3

    Mahsanid wll. Laakiin? Manhajkena wax barasho EE somalied wax manfacleh kuma jiran su'aalo malayacniya moye iyo wax qabad uun iyo xooga yaro taariikha oo koban moye . sidoo kale taariikha wadankena Somalia oo dhamaystiran laga mahelayo. Laakiin waxaa la helayaa taariikha wadanka dhulkena inagu haysta E ethiopia oo Ku qoran manhajkena wax barasho iyada oo dhamaystiran iyo qaar Ka mida wadamada qaarada Africa.
    waa markii iigu horeysay EE aan soo dhiibto comment Ku dhawaad 1 sano iyo bar wax Ku dhaw dhaw baan la socday mawduucyadaada.
    Maxaa xala wll?
    Sidee baan Ku raad Sanaa tarikhda
    wadankena ee la inaga qariyey?
    Manhajkena wax barasho ma waxjiraa ! mise waa wax waqtigeena iyo mustaqbalkeena lagu luminayo ?
    inooga diyaari mawduuc faah faahsan. 🗣️ AQOON YAHAN.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Месяц назад

      Manhajka wuu ka hadlaa taariqda soomalida lkn adigaan si fcn u akhriyin

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Месяц назад +5

    Shiicadda waa cadowga musliminta aniiga uma aqoon saanii iineey yaahin sunniiyeen shicadda illahay hanaga caabtoo shartooda 🤲🤲🤲🙏

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      Horta Sxb Muslim adiga kaligaa ma ahid dee! Sunni iyo shiico labadiinaba waxaad qoraysaan in ilaahey mooyaane ilaah kale jirin Muxammadna uu yahay Rasuul ilaah soo dirsaday aakhiro aaminsan Muslimnimada ma ahan card gurigiina laga soo qaato. Aniga labaduba waxaan u arkaa dad khuraafaad socda ah diimaha oo dhan ayaa khuraafaad ah lkn waa sida Christianka madaahibteda Catholic iyo Protestant cml qof Catholic ah qof Protestant ah ma dhihi karo christian ma ahid waa wada karishtaan asalka iska waafaqsan sidaasoo kale Sunni iyo shiicana waa muslimiin asalka iska waafaqsan lkn waxyaabo farac ah ku kala tagay

    • @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
      @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib Месяц назад

      Shiicadu waa muslimiinta saxda ah .
      Viva shiico .no more suni muslim 😂😂

    • @abdimajidabdukadir
      @abdimajidabdukadir Месяц назад

      ​@@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib saa ma cali baad aaminsnthy inuu nabi ahaa

    • @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
      @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib Месяц назад

      @@abdimajidabdukadir iska ilow sheekadas oo nolosha uun wado no care another things. Diin xumada diin la,aanta ayaan dhaanta pro.adigi miyaa xisabinaya bina aadamka .caalamka oo diinmo ka jiran .waxa ka fiican caalamka oo bilaa diimno ah because world without Religious its means world with peaceful and justice

  • @cantarsaanaa4134
    @cantarsaanaa4134 Месяц назад +3

    Waxaan ahay qofka labaad ee coomaent soo bixiya

  • @najibyare6841
    @najibyare6841 Месяц назад +2

    Shaiicadu waa cadawga koobad ee suniga 😢 Maan moodi jiirin in ay yihiin ❤

    • @Somali-One
      @Somali-One Месяц назад +2

      Ilahay ka cabso oo dad Muslim ah cadaw haa dhihin. Wll nebigu markii uu aakhiro samanka ka hadlaayey ayuu yiri. Hadal u dhigma sidan "Shiicada ayaa ka iimaan badan suniga aakhiro samanka"
      Culimo kasta waydii wlh aniga ayaa kutub dhigtey waana aqaanaa waxa aan ka hadlaayo.
      أخرج الترمذي وابن حبان وغيرهما، ما لفظه كما روى الترمذي عن أبي هريرة رضي الله عنه أنه قال: قال ناس من أصحاب رسول الله صلى الله عليه وسلم: يا رسول الله؛ من هؤلاء الذين ذكر الله إن تولينا استبدلوا بنا ثم لم يكونوا أمثالنا؟ قال: -وكان سلمان بجنب رسول الله صلى الله عليه وسلم- قال: فضرب رسول الله صلى الله عليه وسلم فخذ سلمان ، قال: هذا وأصحابه. والذي نفسي بيده لو كان الإيمان منوطا بالثريا لتناوله رجال من فارس. وهذا الحديث قد صححه الشيخ الألباني وغيره

    • @user-yb4zd9rv3t
      @user-yb4zd9rv3t Месяц назад

      @@Somali-One macnaha inaad 2 buug akhrisay kaa dhigimayso inaad fatwoon karto oo aad dadka wax usheegi karto. waxan kuu shegyaa inyar oo kamida diintooda .
      1: waxay lacnadaan saxaabada sidoo kale xasaskii nabiga ayay wax ka shegan .
      2: waxay kaalmo waydiistaan , walina ka dhigtaan saxabada qaybka mida sida cali iyo xuseen (أنالله لايغفر أن يشرك به وغفر مادون ذالك لمن يشاء)(مثل الذين اتخذوا من دون الله أولياء كمثل العنكبوت اتخذت بيتا) ز
      3: waxay banaysteen sinada (mutcada )
      4: waxay caabudaan qubuurta sidoo kale quraanka ma aaminsana waxay dhahaan waala bedelay , ilaahay oo leh (إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون) ز
      5: waxay aaminsanyihiin qofka madow inuusan janada galayn (لا يدخل الجنة مدمن الحمر وسكير و وشديد السواد) buuga bihaar al anawaar , juzka 69 , boga 192 . bal adigaagan somaliga ah maxaa kuu xala waa adigan baadilka la socdee.
      6: suaal yaa sameeyey shiicada , imisa salaad bayse tukadaan .

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      Anigana waxaan ahay Diin laawe aan ilaah aqoon Shiico iyo sunniba muslimiin inay yihiin ayaan u haystaa oo khuraafaad isku haysta sida Christiankaba ay madaahiib u leeyihiin Orthodox, Catholic iyo Protestant Kuli was Christian dhibka ugu weyn ee diimaha haysta waa colaada dhexdooda sida ay isku colaadiyaan Catholic iyo Protestant waxaa dhex maray dagaal 30 sano socday oo ay iskaga laayeen seddex meelood hal meel dadkii yurub ku noolaa marka dambe ayey caqliyeysteen oo ay dhaheen war horta diintaan qof walba wuxuu rabo ha aaminee aan dowlad diimaha firqooyinkooda u siman yihiin sameysano oo calmaani ah caqliga iyo sayniskana adeegsata dimuqraadi ah haddii ay sidaas sameyn laheyn waligood dagaalo iyo dib u dhac maka baxeen hadda dadkeena muslimiinta waxay soo marayaan wax ay Europe kasoo gudubtay maxay tahay waxa ay horumar nagu soo kordhin karto Cali ayaa khaliifada lahaa iyo abuu bakar ayaa ka xaq lahaa maxaa naga galay dad qarniyo ka hor dhintay

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Месяц назад

      ​@@Somali-Oneshiico iyo faaris maxa iska galay shiico waa caqiido qof kasta noqon kara oo ku qanca lkn faarisyinta waa dhalasho iyo luqad teda kale shicada waxey khilafsanyihin diinti nabi muxamed la yimid

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Месяц назад

      ​@@iskahubi3264wll diin laawe nimada sidee ugu qanacday hadi ilaah jirin yaa asaasay aduunyada iyo noolaha

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Месяц назад

    Ku saliya nabig ❤

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Месяц назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-fv4eq8gv6k
    @user-fv4eq8gv6k Месяц назад

    Somalia ka soo hadal

  • @yusufdhuux9390
    @yusufdhuux9390 Месяц назад

    Asc sxb abdi rashiid waxa ka so hadasha hadalka u ku dhawaqay madaxweynaha rushka hadalka. Xalay ka so yeeray ee aha inu hubka siin doono wadamo an awoodin iney la dagalan reer galbedka mahadsanid

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f Месяц назад

    Suniyinta waa umada uu alle udortay fafinta dinta islaamka😊

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      Alle waa ayo? Meel uu jooga ii sheeg? Taleefoon ma u diri kartaa duqaas Alle la dhaho ee xanaaqa badan?

  • @user-vq5vh4rn9i
    @user-vq5vh4rn9i Месяц назад +1

    Shiicada waa in latirtiro

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Месяц назад

    Waxaad soo gudbisay war bixin muhiima oo xaqiiqa. Si fiican baad u kala dhig dhigtay mahadsanid mudane. Horay usii soco

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Месяц назад

    Asc hawada sare maxaa war laga hayaa ustaad adoo mahadsan

  • @XuseenAxmed-gt1ek
    @XuseenAxmed-gt1ek Месяц назад

    Waxaasi waadagaal siyasadeed oreer galbeedka inookalasareen ee majiro waxlooguyedho shiico iyo suni

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Месяц назад

      Macrakatu Jamal iyo sifiin oo saxaabada dagaalo dhex maray ahaa iskana dileen 70 kun oo qof reer galbeedka miyaa ka dambeeyey? War goormaad caqliyeysan doontaan

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Месяц назад

    Tiisaba daryeela dadka kale wax tara, somali halkay mareysaa, inaga kaliidana shiicada maata, af nooliba wuu hadlaa

  • @Somali-One
    @Somali-One Месяц назад +1

    💪 ♥️Shiiico ♥️💪 *Miyaad tahay muslim qaan gaar ah. Bal aniga ayaa aaminsan shiicadu in ay suniga ka saxan yihiin ee kuma ayaa iga dhaadhacsiini kara in sunigu sax yhy? Dood cilmiyeesan la imow aan ahayn aflagaado iyo xad gudub*

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 Месяц назад

      Illahay uso laabo somali one qaa ciidadda shicadda hadii ad u fiirsato maa maatasho suniiga asxabadda rasulga neh wey gaaleysiyen🇸🇴🕋

    • @Somali-One
      @Somali-One Месяц назад

      @@abdikarimismail442 wll marka hore. Qof Muslim ah oo ash'haata ayaa ahay. Hadii shiicadu aanay Muslim ahayn . Marka koobaad maxaa looga hor istaagi waayey iney xaramka alle (xajka)ay gutaan? Waa beenta wahaabiyada in laysku diro Muslimka dhexdiisa sida maanta xataa dalkeena iyo culumadeena kala haysata. Hal asxaabi oo la gaalaysiiyey shiicadu ma sheegin mana ku dhiiran. Tan labaad nebigu suni muusan ahayn shiicana ma ahayn. Intaas jawaab aad ku qanacdo ha ahaato.
      Su'aal, arimaha maanta suniga iyo shiicada kala haysta nebigu scw miyuu ka hadlay intii uu noolaa ? Hadii aad cilmi leedahay waad ka jawaabi hadiise aanad cilmi lahayn sidii hada ayaa aqligaada kaashani.

    • @Somali-One
      @Somali-One Месяц назад

      ​@@abdikarimismail442 doodaadu waa malo awaal iyo been laga soo xigtey culumo cadaw ku ah shiicada. Kitaabka ay ku qoran tahay asxaabi la gaalaysiiyey iiisoo sheeg. Shiicadu iney saxan yihiin anigu daliil quran iyo axaadiis ay culumadu idinka qariyaan ayaa idiin hayaa.

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Месяц назад

      Waanba lasoo ceeshay shiico runba ma sheegaan markaa allaah waydiiso in uu wadada xaqa ah kugu sugo shiico jano kuma geenayso waad ogtahay in ay hooyooyinka mu,miniiinta iyo Abubakar iyo cumar radiyallaahu canhumaa way nacdalaan

    • @Somali-One
      @Somali-One Месяц назад

      @@nimofarah8193 hadalka Alle iyo xadiista nebiga ayaa beenisay, adiga ayaana uga dhow ayaga naarta. Hadii aad la soo dhaqantay oo hada aad Suni la dhaqan tahay imisa ayaa diinta iyo Alle caaya oo agtaada jooga. Jano , naar iyo xisaab waa mid Alle leeyahay ee sheekh ama adigu malihidina.
      Anuu hadalka nebiga scw ayaa kaala hadlayaa iyo quran wuxuu yiri adna dhaqan dad ayaa igala hadlaysaa. Imisa rag caraba oo Suni ah ayaa futada iskaga tagta kuwaasi ma ka turjumi karaan suniyada adna waxaad aragtey dusha uma saari kartid shiicada.
      Nebigu wuxuu yiri scw
      أخرج الترمذي وابن حبان وغيرهما، ما لفظه كما روى الترمذي عن أبي هريرة رضي الله عنه أنه قال: قال ناس من أصحاب رسول الله صلى الله عليه وسلم: يا رسول الله؛ من هؤلاء الذين ذكر الله إن تولينا استبدلوا بنا ثم لم يكونوا أمثالنا؟ قال: -وكان سلمان بجنب رسول الله صلى الله عليه وسلم- قال: فضرب رسول الله صلى الله عليه وسلم فخذ سلمان ، قال: هذا وأصحابه. والذي نفسي بيده لو كان الإيمان منوطا بالثريا لتناوله رجال من فارس. وهذا الحديث قد صححه الشيخ الألباني وغيره.
      Wlh xataa hadii aad culimadeena waydiiso hadii aanay been sheegin, xaqiiqda ayay kaala hadlayaan. Xaqiiqduna waa in shiicadu ka saxsan tahay suniga maanta.

  • @AbdihakimArab
    @AbdihakimArab Месяц назад

    Suniyiintu waa dabadhilifka kiristanka iyo yuhuuda meel ay joogaanba

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 Месяц назад +1

      Shiicada iyo ruushka soo sxbo wada socda maahan mase ruushka kirshtan inuu yahay ma ogid shiico waa cadowga muslimka waxeyna aaminsan yihiin cidkale ineysan muslim ahn waxaana loo adeegsadaa burburinta wadamada muslimka

  • @xqaalib3370
    @xqaalib3370 Месяц назад

    Adigu iminka dhinaceed wax u wadaa ma waxaad u shaqynaysa yuhuuda oo waxaad kala qaybin ku wadaa muslimiinta isu kaashanaya yuhuuda afkii yuhuuda ayaad ku hadlaysaa ilaahay adiga iyo inta kala fogaynaya islaamka haydinka qabto

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 Месяц назад

    Wadamad islamka maxaa san ka dhiigy dhib iyo bur bur😢waxaas dhan galada ka danbyso iraq syria yaman Somaliya gorme arki doona wadamad islamko dhismya😢

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Месяц назад

      Iyagaa dhibka isugu wacan waxba yaan dadkale eed la saarin

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Месяц назад

    Kuwani waxay ku mashqulen shiico, shicadu dad nool oo kadhiiq badan marawaynta suniga ee walalohood lagu hor gumadayo, kuwasi ma dadbaa fck shit😅😅

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Месяц назад

      Shiico waa caqido kufri ah

    • @khadarfarah1562
      @khadarfarah1562 Месяц назад

      Maanta wakhtigii shiico suni lagu mashquuli lahaa maha, inagu somali ahaan xageen joognaa maata,, dhiigeenii baynu xashaney markasaynu shiico afka ku haynaa. Inagaa kaliidana manta shicada bro.