DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 118

  • @maslaxkuulow9458
    @maslaxkuulow9458 2 года назад +6

    Aad ayaad ugu mahadsantahay walaal sida aad noola wadaageyso taariikhda iyo xogaha aan wax badan laga ogeyn
    Waad u qalantaa in lagu taagyeero oo lagu dhiira geliyo💯

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 года назад +5

    Dagaalkii Iyo Duulaankii Uu Ku Jabay MaraykanKa Waa Dagaalkii Uu La Galay Afghanistan Iyo Ururka Taaliban Walina Guul Kama Gaarin

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад +3

    Waad mahadsantahay ustaad
    Sidoo kale waxaan jeclaan lahayn in aad muuqaal inooga Soo sameeyso weeraradii uu mareykanka ku qaaday ciraaq
    Mahadsanid Mar kale

  • @ahmedassad4406
    @ahmedassad4406 3 года назад +4

    Thnk you my brother keep going we love you

  • @user-zk6mq8tx6k
    @user-zk6mq8tx6k 3 года назад +1

    Shukran wll qof information badan haya ayaa tahay waana markii iiguhoraysay een vedio kaa fiirsadow waxaana rajaynayaa inaan kuguxirmi doono inakstuu afsomaligu xoogaa kuguadagyahay marka waxd iskudaydaa inaad buugaagta afsomaliga ah akhrisato gabayadana aad dhagaysato.

  • @kofemsabriye935
    @kofemsabriye935 3 года назад +3

    Saaxiib taariikhda somaaliya inoo soo diyaari adigoo mahadsan

  • @naciimafarax5559
    @naciimafarax5559 3 года назад +6

    Hore usoco wllo guul ayaan kuu rajeeniyaa I. Allah 🤗🤗🤗

  • @mohamedmussejimale867
    @mohamedmussejimale867 3 года назад +6

    Macalin waxa rabna inaad halmar video ka sameysid midowga suufiyeedka waqti la aas aasey sababihi loo aas aasey iyo dalalki ku jirey
    Mahadsanid👍

  • @libandirieh750
    @libandirieh750 3 года назад +5

    Merci beaucoup pour tan histoire. Brother

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 3 года назад +2

    alxamdulilah mareykan iyo xulafadiisa allah ayaa Afghanistan ku jabiyay hadana waxey ka baxayaan iyagoo duleeysan illaahey idinkiisa tabartoodi ayaa u deerisay

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 3 года назад +3

    Ustaad Mahadi hakaa Gaarto ❤❤

  • @shabankeyse6631
    @shabankeyse6631 3 года назад +1

    Dhacdooyinka aad sheegtay waxa fiicnaan lahayd in aad taakhriikhda raaciso waad mahadsantahay

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 года назад +2

    Keep going wllo

  • @aadanhaajikatiin4758
    @aadanhaajikatiin4758 3 года назад +3

    Masha Allah waa qiso cajiisb ah

  • @tycobra9603
    @tycobra9603 3 года назад +2

    Keep going bro

  • @cabdixakiinawett8311
    @cabdixakiinawett8311 3 года назад +5

    Keep going my bro

  • @abukarhassan5488
    @abukarhassan5488 3 года назад +1

    Thanks brother

  • @user-rh2dc3tf1l
    @user-rh2dc3tf1l 3 года назад +1

    bro qali alle haku dhowro

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 года назад +1

    Sxb muuqal kasoo samey weerarkii daaraha mataanaha plz anda plz

  • @axmedbarre6872
    @axmedbarre6872 3 года назад +2

    Mhdsanid wll fadlan noo soo badi taariikhaha nuucaan oo kale ah
    Wax weyn ayey noo tareysaa

  • @kingburaale9092
    @kingburaale9092 3 года назад +1

    Ustaad allah ku xifidiyo

  • @jamaabdulrisakjama891
    @jamaabdulrisakjama891 3 года назад +2

    Afghanistan waa qubuuraha quruumaha kibiray

  • @qasimcabdidahir302
    @qasimcabdidahir302 2 года назад +1

    macalin waxaa suaal ayaa wataa waxaa ladhahay garbaha malag ayaa kaasaaran malag haduusaaran yahay sheedaan sidee noola soo dhawaadaa IGA jaahil bixi qaasim cabdi daahir

  • @engjasmen7045
    @engjasmen7045 3 года назад +1

    Wll muqaladada xayeysiinta badan kadaa please

  • @abdifatahahmed4392
    @abdifatahahmed4392 3 года назад +1

    Waxaad ii thy dhiiri geliye macalin aad baan u jclhy barnaamijyadaaa guul io gobonimo ✊

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 2 месяца назад

    رحمه الله شيخنا الحبيب

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 года назад +2

    Masha.alaah ustaad cabdirashiid maanta muuqalkaaga hadaan argay lkn laakta sheerka waan kaanisay maxaad igu abaar malinee iisheeg

  • @sabarincabdi7911
    @sabarincabdi7911 3 года назад +1

    M.a wll noso badi

  • @xamdimaxamed5150
    @xamdimaxamed5150 3 года назад +2

    Subax wanaagsan🥰🥰🥰

  • @Amino321
    @Amino321 3 года назад +2

    I’m your fan from India ❤️

  • @axmedabdirahman7914
    @axmedabdirahman7914 3 года назад +6

    الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @MaxamedCisman-iq9bi
    @MaxamedCisman-iq9bi 3 года назад +1

    M. A wllky horay u soco

  • @caydaruusdaahir1792
    @caydaruusdaahir1792 3 года назад +2

    Linkiga usaame ee aad sheegtay ma muuqdo masuul

  • @xogahasayniska6566
    @xogahasayniska6566 3 года назад +12

    Taliban are legends . Sababtoo ilaa hada waa la tirtiri la'yahay.

  • @ahmedmohamud7795
    @ahmedmohamud7795 3 года назад

    Brother Soo badi document

  • @abdulkadirabdulaahi5999
    @abdulkadirabdulaahi5999 3 года назад +1

    Waa laga raayay marekanka

  • @mohamoudabdi7163
    @mohamoudabdi7163 3 года назад +8

    Good Day friends 😍

  • @somali756
    @somali756 3 года назад +1

    Tabilan jihadka ayay la gashay hadii gaalo jihaad lalagalo waa laga guulaysanayaa. Sid a oo kale.
    Dadyoga soomaalina Inay jihaadan. Hadii ay rabaan inay nabad gaarto iyo shareecada im laga maamulo.

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 года назад

    Thanks macalin

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад

    Thanks

  • @Mesut900
    @Mesut900 3 года назад +1

    Ahmed Shah masud ❤

  • @mariacadey6788
    @mariacadey6788 3 года назад +3

    Wllo adiga iyo waalidka ilaahy haydinka dhigo kuwii janada ku kulma ee wll sbscrbe isar

  • @funnytvtv9654
    @funnytvtv9654 3 года назад +2

    Mareykanka maa usan dilin Usama Bin ladin asaga kas kisa udhintay gaal xaran waa bentod America

  • @axmadmcln8438
    @axmadmcln8438 3 года назад +9

    Sxb waa nasiib daro in aad qaraxyadii USA laga geystay inaatiraahdid sida Mugadisho ookale Wlhi kaama filaynin

    • @abdimaalikahmed2815
      @abdimaalikahmed2815 3 года назад

      ben ma ahan masul muqdisho qaraxyo badan baaka dhacen imisa ku dhimatay wax la qarsho ma ahan waxas dalkina dhib buu soo maray ilaahey hanaga dhamiyo inta harsan

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 года назад

      Been maa ahaan maa waxa laqarinaya dadka ku dhimanayo Wadanka

    • @axmadmcln8438
      @axmadmcln8438 3 года назад

      @@abdimaalikahmed2815 Haa Lkn tusaale ahaan in loosoo qaato ayaa qalada ee waxay mudanthy in mawduuc looga soo hadlo arintaas kaligeed

  • @djwallow282
    @djwallow282 2 года назад

    9:00min .diyaarado shacab oo diyarada shacab afduubtay kulaha sxbow warbahinta faraxumeenta kadaa

  • @mahamedsicid3709
    @mahamedsicid3709 3 года назад +3

    Korodhso aqoontaada.
    Intaad dawanaysaan prank bena iyo jiliin views dôna

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад +4

    Muhimad la aaan maaha wxa looga baxayi eeee hdana dagaalkale ayaa lgu glayaa oo sidiii soofiyeetkii loogula dagaalamay ayaa imikana in china uuukaga hortago uuu rabaaa
    Rayigaasaan qabaaa

  • @withCARABEY
    @withCARABEY 3 года назад

    Aaminaada khalad maraykanku suu uburbiriyo ciraaq suuriya Afghanistan Io Somalia wuxuu burbutiyay saraha matanaha

  • @abdullahimohamudyusuf6032
    @abdullahimohamudyusuf6032 3 года назад +3

    MUQDISHO MA AHAN MEEL TUSAALE WAX XUN LOOGU SOOQAATO

    • @AwedJR
      @AwedJR 3 года назад

      Hadeer mahan lakiin wakhti hore bey ahaan jirtay somahan

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 года назад

    Linkika ma muuqdo ugaas ee soodhik

  • @tycobra9603
    @tycobra9603 3 года назад

    Next person bro pop smoke story yke plzz

  • @maxamudahmed8251
    @maxamudahmed8251 3 года назад

    Waxan ahy dadka channel RUclips kan xushmeya walipa dhagysta blse waxan ad ula yabay in ad adigo qarnigi 21aaaad joga ad dhahdo daaarihi matanaha aha waxa kadan beyayay ururada afqanistan war yuhud ba kadan baysay cidwalpa tas og chanal RUclips ku ha xushmeyo dadka kuxirn plz

  • @user-ol5br5nn9b
    @user-ol5br5nn9b 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 3 года назад

    waabeen Taaliban alqaacida ayay hoostagtaa

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 3 года назад +1

    Taliban ayaa America 🇺🇸 qaraxyo ka fulisay mise alqaacida malinta daraha maraykanka la weeraray ma salaasa ayay ahay mise sabti xiligii cunaqabataynta taliban la saaray ma pClinton ayaa madaxwayne ahaa mise George W push
    Bal intaaba noogu noqo ustaad

  • @mowliidabdi389
    @mowliidabdi389 2 года назад

    Wewa wararkasa imara

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian 3 года назад

    Mareykanka iyo Somalia 1993

  • @Alldays000
    @Alldays000 3 года назад +2

    Dhul dagal iyo dd dagalyahmo ah wye Afghanistan

  • @nastexanasta2642
    @nastexanasta2642 3 года назад +1

    Tarikhda kooban somali ka so hadal

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 3 года назад +1

    Weerarki 11 September Isla mareykanka ayaa ka danbeeyay

  • @rijaaltaajiray419
    @rijaaltaajiray419 3 года назад

    Islaamka ilahy ha ugar gaaro

  • @rohidsomali482
    @rohidsomali482 3 года назад +1

    Muqdisho oo kle in aad dhahdo waalaga fcna. Maxayelay dalkaga xumatiisa
    Looma soo qaato xumato dal kale ka dhacdy. Xaga wanaga un kasoo qado dalkaga. mahadsnd sxb

    • @hanadcade4744
      @hanadcade4744 Год назад +1

      Waxad naftad laa jecshahay wall lajeclow hada somalia dhanka wangsan laga shego kuwa kalana sido kale

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 3 года назад

    Sxb af soomaali eraybixintiisa dhawr
    Choas.....qas/ Jahawareer/ is dhexyaac

  • @sportstime4659
    @sportstime4659 2 года назад

    kulaha ururada argagaxisada
    marykan mantahedi qarxisay
    walhi waxba ma ogid ader
    diib wax uso darsee mise view ayaa rabta kalata

  • @ciilowhaji9271
    @ciilowhaji9271 3 года назад +1

    xiliga banaanbaxa wan xasuusta wan yaraa

  • @hanihassan1405
    @hanihassan1405 3 года назад

    Mugdhisho oo kale hadhihin

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад

    Ilaahay ka cabso

  • @Dirie19
    @Dirie19 3 года назад

    Videoyadada codka aad ayuu uhooseeya ee codka iska hagaaji

  • @Omarhadaari198
    @Omarhadaari198 3 года назад

    Aaway Link Sida Usame Lo dilay

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 3 года назад

    Sxb weerarkii maraykan lagu qaaday taalibaan iyo Islaamka midna shaqo kuma laha taariikhda ayaa caddeysay midaas waa hawl uu maraykanka qudhiis ka dambeeyey uu ku doonayey in uu duulaan ku qaado wadama islaamka kuna burburiyo hantida kaliya ay leeyihiin wadamadaas waana ay dhacday midaas tusaale uma baahna Afgaanistaan , Ciraaq ,Suuriya, Yaman iyo Wadankeena Soomaaliya inkastoo isku daygiisa uu guuldarro ka dhaxlay

  • @abubbakar8640
    @abubbakar8640 3 года назад

    Zxp linkifa hose furmi mayo

  • @thelightofthequran7696
    @thelightofthequran7696 3 года назад

    Miyaa lagugu yidhi, mise waa war aad hubto

  • @abdirazaqmahmuud4946
    @abdirazaqmahmuud4946 3 года назад

    Muqdisho mxe la heesataa santee tusaale xun ah ugu soo qaadatay

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 года назад

      Been maa ahaan waa ruuntis wadanka nawad matalo hadad nawad ku nooshahay dadba kharow ku sexdaa

    • @abdullahimohamudyusuf6032
      @abdullahimohamudyusuf6032 3 года назад

      @@funnytvtv9654 midkaagaan soomaliga aanan dha u aqoon ha difaacin qaladka laga galay muqdidho.

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 года назад

      @@abdullahimohamudyusuf6032 sxb aniga igaa ma xigtit Somalia magaratay "cool down bo" Somalia iin qalad laga galay waan ogahay markasad ledahay mid kagan Af-Soomaaliga aqoon hhhhh adigaba aniga ku fahmeyn waxad ledahay isdaji sxb

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 года назад

      @@abdullahimohamudyusuf6032 kula mayabi doono hadaad ka so hedo reero Faro tag tag calashaan khowdhan

  • @abdifatahkp6636
    @abdifatahkp6636 3 года назад +3

    Beenaale hada Afghanistan waxaa haysta Imaarada islaamiga ah mareykana wuuku jabey umada si cad wx ugu sheg benta kadaa

  • @yourstatus6728
    @yourstatus6728 3 года назад +2

    1

  • @asadbashir6099
    @asadbashir6099 3 года назад

    Sxb somaliya sida lookalageyey inoo gusodar please mustaqbalka waxaan rajeynayaa in aan somaliya iskukeno oo wadankeyga amnigisasugu

  • @user-rh2dc3tf1l
    @user-rh2dc3tf1l 3 года назад

    M.a

  • @gambane666
    @gambane666 3 года назад

    Waxan suganaba qeebta labaad

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 года назад

    2006 ayuu dhintay cusaama isago xanuunka malariyada u dhintay laakinse maraykanku isagoo arimo siyaasaded iyo doorasho uga faa'idaysana wuxuu sheegtay inay dileen cusaama

  • @najibahmed377
    @najibahmed377 3 года назад

    qisadan waa laga saxsanyhy bro aqoonyahan badan oo maraykanka udhashay ayaa xaqiijiyay in qorshaha lagu duqaynayo saraha mataanaha ay maraykanka laftirkisu qorsheyay si ay sabab uga dhigtan in ay afghanistan weerar ugu qaadan magaca muslimkana uxumeyan terrorist udhahan . Cadaymo badanba jira dr zakir naik dhagayso.

  • @mahadmaxamed1694
    @mahadmaxamed1694 3 года назад

    Sxb midhaa taariikhdu waykaa

    • @mahadmaxamed1694
      @mahadmaxamed1694 3 года назад +1

      Saxiibtaariikhdu intaa wayka badantahay markii ugu horaysey titaarkii ayaa ku jabay waxaa xigey ingiriis waxaa xigey rush waxaa xigey maraykan intuba way ku baabe een waliba iyagoo
      gubanaya ayay careen afkaanistaan waxaa ladhahaa dhulkii halaagga

  • @Muuse99
    @Muuse99 Год назад

    U

  • @hardcoresalafist4189
    @hardcoresalafist4189 3 года назад

    Ala Ben badnida adeer. Iran adunka taliban aye unecebta iskada iney wax siso . xassuqi Iraniyinta logesteey magalada Mazar e sharif kac so ogaaw ..marekan dhaliban ayu tagerayee xage ka kentee waxan adeer

  • @mohaabdi2008
    @mohaabdi2008 3 года назад

    Sxb Tariq da somali a no so gali

  • @zakariyexuseen9599
    @zakariyexuseen9599 3 года назад +2

    Walaal fooda danbi miyaa iiga soojawaab 😪😪😪

  • @ciisemuuse1133
    @ciisemuuse1133 3 года назад

    Mugdisho oo kale makula fcn tahay

  • @keymaha41
    @keymaha41 3 года назад

    Taliban

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад

    War beenta iska daa walaal

  • @MasaiMoonrise
    @MasaiMoonrise 3 года назад

    Qeebkale kasamee

  • @sacad111cali7
    @sacad111cali7 3 года назад

    Dislike ta hlgu badiyo maadaama uu muqdisho tusaale usio qaaray

    • @abdalladaahir
      @abdalladaahir 6 месяцев назад

      Muqdisho ma baqddad bay ka fadli badantahay

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 3 года назад

    Thanks

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 3 года назад

    Weerarki 11 September Isla mareykanka ayaa ka danbeeyay