Allaha unaxariisto walalkeen saciid tahliil waxa uu u soo shaqeeyay buslhada soomaliyeed Hassan ali geesey waa shaqsi kale oo cajiib ah Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo ❤❤❤
@xiirane waxa ku dhaqayaa wadaaada daacad ah waxaa looga sida diintu tidhi ma la awooda? Haa Kolay sidii la rabay 100% lama helaya markaa cidii u dhawaysa unba xag ku taagan
*When will you interview these people Ayaanle?* 1. Abu Mansur Robow 2. Hasan Tahir Aweys 3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab) 4. Mahamud Ibrahim Suuley 5. Dr Umar Iman Abubakar 6. Ahmed Madobe (Jubbaland) 7. Ismail Arale (1st leader of Shabab) 8. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden & involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)
Marka Hore Hambalyo 500k inad gaarto wan ku faraxsanahy kabadan wan ku rajeyna Wareysi qurux badan ahaa Somalia iyada dhan wada xasuus iyo tariiq miiran ah Allah u naxariisto dhaman wariyashii dhinta inta nool allah u dheereyo Cimriga Hassan Ali geesey nin miisaan leh next Noga so dhig Mohamed Omar baakay ninkaas no keen wana mahadsan tahay ayaanle shaqada ad umada u haysid
Wll Ayanle huseyn wan kusalamay,walal ciwaanka fiidyawga khalad ba iga muuqda oo ah (wan la socday) micno ahaan waxban ka ogaa dilka bu ila muqda waxa igala qurux badan (waan wada soconay). Waad mahadsantahay.
Al fajri waan joogay wiilka macalin xuseeyn marki ladilaayey Allaha u naxriisto malintaas ka danbo banaanbaxyada ka dhacay maamulka Abuukar lacag imtaxaanka xasuus
Ayaanlow marka hore wa mahad santay lkn ninkan aad barnamijka ku waresanesid xasuus tisa majogin mise cabsi ayaa heso su'ala haaga sitoosa uguma jawabin Ma aqaano wax ka qaldan
Pro shuceyb soo qabo ayaan loow oo kawareyso shidaalka soomaaliya iyo halka uu ku duugan yahay nabi suleymaan iyo sababta shimbirha ee usoo booqdaan buurta daalo taariiq fac weyn ayaa ku duugan pro shuceyb nin kaa mudan oo wareysan lahaa majiro
Baaadilka meshas ka jira io iskulo bdn oo xmr ku yaalo wlahi wan la yaaba alfajri, ahmed gurey, mohomoud harbi kuli shaqaalaha io macaliminta musharkoda hay ado carbed baa bixiya waxeyna carabta uga shekeyan si free ah ayan wax ku barnaa dadka hadana lacag ayey ka qadayan alle maxey qiyaamo war idin yaalaa
Hambalyo ustaadi Ayaanle Xuseen Cabdi. 500 kun ama nuska milyan.🎉🎉🎉
Hanoolaato 500k Hambalyo 👏
500k hopefully 1 million in 6 months
Hambalyo bro 500K
Hambalyo Ayaanle 500K🎉🎉
Allaha unaxariisto walalkeen saciid tahliil waxa uu u soo shaqeeyay buslhada soomaliyeed
Hassan ali geesey waa shaqsi kale oo cajiib ah Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo
❤❤❤
Wariyiha caalamiga Ah ee soomaaliyeed Ayaanle xuseen cbdi❤💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi
500 congratulations 🎉
Hambalyo ! AYAANLE XUSEEN CABDI. Fadlan wareysi kasoo qaad Pro. SHUCEYB waayo arrimo iyo maclumaad badan oo Ummada Soomaaliyeed iyo dalka muhiim iyo faaiido u ah ayu hayaa haddii EEBBE ! kuu suurtagaliyo kuguna simo Inshaallaah !
💯💯💯👍🏾
Masha alaah abti gesay alaha ku xafido
Hanoolaato ❤ Hambalayo Ayaanle 500k one 1 million coming soon
Hambalyo 500k
Wadankaan in kitaab alle la dhaqo ayaa xal u ah ♥️
Yaa ku dhaqaaayo? See loogu dhaqaa?
Kitaabkas wuxu ka ficanyahay dastuurkan balayo oo malin hore lagu yiri 16 jir qaangaar mahan kuwaas ayadi alle ayay beeniyeen
@xiirane waxa ku dhaqayaa wadaaada daacad ah waxaa looga sida diintu tidhi ma la awooda? Haa
Kolay sidii la rabay 100% lama helaya markaa cidii u dhawaysa unba xag ku taagan
@@HOREUSOCO dastuurku wuu ka soo horjeedu quraanka ki qaatana oo dabaqa khatar wayn ayu ku dhacay
@muugso7775 kitaabka qaab loga so horjesto ayay wayen markase u baxsheen dastuur malinka aqirana kitaabka idiin so bajiyay inad ka tagteen ayaad dastuur doorateen ayaa noola suaali doona🥺☝️
Hambalyo hanoolaato waxan gaarnay haaf milyan❤❤❤🎉🎉🎉
*When will you interview these people Ayaanle?*
1. Abu Mansur Robow
2. Hasan Tahir Aweys
3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab)
4. Mahamud Ibrahim Suuley
5. Dr Umar Iman Abubakar
6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
8. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden & involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)
And shiiq shariif. Kudar 😢
Macalin haashi manool yahy
@@aweysmohamed3091 Yes
@@AhmedAli-cv1ytsheikha shabab ma ahyn e waa hogaamiye maxkamaded itobiya ayu la dagalayay iyo alshabab ee ha u gafin sheikha
@ waxaa iska daa waa dadkii ilmaha scholada dhiganayay ku yiri jihada marka dadka hakala sarin dowladii abdullahi yusuf iyo cali maxamed geedi soow Kama soohor jesanin marka waa wada dalumiin. shiiq shariifna kudar masajidka cayarta kadaa sxb
Pro shuceyb wareysigaas aad kasoo qaadi doonto wuxuu noqon doonaa wareysigii qarniga oo dhalin badan ey indhaha ufurmi doonaan
Pro shuceyb soo booqo ayaanloow taariiq ayaan rabnaa nin taariiq maleh cali geeeseey ah
💯💯💯👍🏾
Soo qabo pro shuceyb ayaanloow
Hanoolato 500kun hambalyo
Hassan gesey guuleyso
Cawa waxa keente. Rug cadaa. Ku weyn bahda wariyaasha xasan cali geseeey. Radio banaaadir. Iyo stn. Masha allh. Allow ku dhoooor my brother xasan cali gesey
Marka Hore Hambalyo 500k inad gaarto wan ku faraxsanahy kabadan wan ku rajeyna Wareysi qurux badan ahaa Somalia iyada dhan wada xasuus iyo tariiq miiran ah Allah u naxariisto dhaman wariyashii dhinta inta nool allah u dheereyo Cimriga Hassan Ali geesey nin miisaan leh next Noga so dhig Mohamed Omar baakay ninkaas no keen wana mahadsan tahay ayaanle shaqada ad umada u haysid
Cali kasenya jumerns ali his from Nigeria
Wll Ayanle huseyn wan kusalamay,walal ciwaanka fiidyawga khalad ba iga muuqda oo ah (wan la socday) micno ahaan waxban ka ogaa dilka bu ila muqda waxa igala qurux badan (waan wada soconay).
Waad mahadsantahay.
Wareysi taariiqi ah oo taariiqda gala adiga kaliya ayaa kasoo qaadi kara pro shuceyb
31:34 😂😂😂😂 walahi abahey waxoo iiga shekee jiray waa run
Prof shuceyb
Al fajri waan joogay wiilka macalin xuseeyn marki ladilaayey Allaha u naxriisto malintaas ka danbo banaanbaxyada ka dhacay maamulka Abuukar lacag imtaxaanka xasuus
Ayaanlow marka hore wa mahad santay lkn ninkan aad barnamijka ku waresanesid xasuus tisa majogin mise cabsi ayaa heso su'ala haaga sitoosa uguma jawabin
Ma aqaano wax ka qaldan
Ayaanle sxb xasuus baa nagalisaaa mar walba runti idaacadi Horn Afrik barnaamijyadeeda wax layaab leh ayee ahaayeen 😂❤
Cod maleh wll
Muuqaalka no quality
Pro shuceyb soo qabo ayaan loow oo kawareyso shidaalka soomaaliya iyo halka uu ku duugan yahay nabi suleymaan iyo sababta shimbirha ee usoo booqdaan buurta daalo taariiq fac weyn ayaa ku duugan pro shuceyb nin kaa mudan oo wareysan lahaa majiro
WELCOME TO TAAS INTERNATIONAL
GET AIRLINE TICKET DEALS
BEST PRICE
Munasar murusade ma eryaday hada 😂
انا صومالي، لغة صعبه علية،اخوي انا افهم لغة صومالي و اتكلم كويس ،اخي عندي مشكلة معاك ليش ما تقابل مواطني صومالاند. شكرا
Ayaanle prof Shuceyb wareysi kaso qada wa Taariikh yahan Somali
xsan ali geesey asagaaba al shabaab ah ayaan low
Hanoolato xaaji muuse gormee la shekaysanee
Wariyihi rugcadayga ahaa ee sportska cabdirashiid raksha soqabo ayanloow 500k HAMBALYO
Sorry
somalia waxaa kaa dhacay waa murago leh
Ayaanle wariyahii horn africa baladwayne ahaa jiray
Prf shuceyb soo qabo sxb waa ruux bdn ka dhaxli karno
Wariyaha xaqdhawr.
Saciid tahlil axmed. Wuxuu ahaa muwaadin afgaaban. Allah u raxmado😢
Jaalleyaal isku fuulfuula magaalada Mogadishu
Golfyare soqabo ninkaas xog hayaa weliba doorashooyinka
Qabqable weriye ku sheeg qabyaaladiiste
Ayaanle waan ku slmay marka xiga wareeyso nin xog badan hayo ahna wariye weyn oo ka mida dadka baahiyaha gaarka ah qaba c/fataax kalgacal mahadsnd
Kuwan is warsanaya ma somali baa mise waa pantu.
Maxkamadii ugu caansaneed waa tii shiikh ali dheere taas ayaa lagu dayday bro , xararyasle taas ayaa ka horeeysay ?
Baaadilka meshas ka jira io iskulo bdn oo xmr ku yaalo wlahi wan la yaaba alfajri, ahmed gurey, mohomoud harbi kuli shaqaalaha io macaliminta musharkoda hay ado carbed baa bixiya waxeyna carabta uga shekeyan si free ah ayan wax ku barnaa dadka hadana lacag ayey ka qadayan alle maxey qiyaamo war idin yaalaa
Ha noosheegina fool xumadaad kuhaysaan magaalada Mogadishu
ALa maxa dhageysan jirey warkisa xasan Cali geesey waa qabiir😢
Sxb muna
Yarkan waa qoloma? Kolay waa qawmiyada Hawiyaha sababto ah waa african caadi ah.
😂😂😂😂 see na yeeshay
Majeerten wye umalyna 😂😂
Geesey ma sidaan oo dhan ayaad madow u tahay mise wasaq waaye waxa kaa madow, xabsunallaah war nin yahow boc boc iyo whitening kasoo qaado Xayaati Qurux
Ka xisho dadka xirfadda leh gacan bidix matahay mxa kagalay madawgiisa ma awalbuu kasoo jeeday qaarad cad meeshan ciyaal tiktok ma jogan
@@MrNionde maya wallaahi sidaan u fiirsanaayay ayaan la yaabay halmar ninkan sidan ma caadi buu ugu dhashay mise iftiinka kaamirada ayaa looga dhigay oo waa filter, hadii uu yahay sida uu ilaahey ku uumay dhib maleh xayaati qurux haloo geeyo waxyar qac halaga siiyo!!!!
Kacdoonka waxa uu ka dhashay 2da bil ee Fasaxa Lacagta waa la bixinaa iyo Ma bixineeeyno
Allaha Unaxariisto waxaa la dhihi jiray Xasan Macalin Maxamud
Reer Al-Fajri meesha joogan, 2007 maqli jiray ardayaa waardiyaha dileen lkn sababta wexee nogu sheegeen albaabka laga xirtay dhakhsida sababta loo badalay la yabay
Rabbi ha u naxariisto
Ehelkana Samir ha ka siiyo
Pro shuceyb wareysigaas aad kasoo qaadi doonto wuxuu noqon doonaa wareysigii qarniga oo dhalin badan ey indhaha ufurmi doonaan
Munasar murusade ma eryaday hada 😂
Pro shuceyb wareysigaas aad kasoo qaadi doonto wuxuu noqon doonaa wareysigii qarniga oo dhalin badan ey indhaha ufurmi doonaan