Xaaladda Dhabta ah iyo Sooyaalka Muslimiinta Shiinaha | Arrin laga Gilgisho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 апр 2022
  • Inkastoo dalka shiinuhu yahay dal weyn, uguna dadka badan caalamka, ku hormaray xagga dhaqaalaha, ciidamada iyo siyaasadda haddana ciladda iyo ceebta uu dalkaasi leeyahay waa ku xad-gudubka aadanenimo ee ay dowladdu u geysato muslimiinta dalkaas ku nool

Комментарии • 60

  • @kadrmusa9739
    @kadrmusa9739 Год назад +3

    Wa muslimiinta dhabta ah وما النصر الا من عند الله عزيزا حكيم

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 2 года назад +2

    yaayaaa, shiinaha wixiisa kadari waaye, aan aragno bal waxa xiga ee uu sheenaha sameeyo iyo ciqaabta uu mudannaayo. shukran walaal .

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 года назад +2

    Alle ha xifdiyo walalaheen cadowgana alle haka qabto

  • @abdisayid1456
    @abdisayid1456 2 года назад +2

    Shiinaha Sikasta.haahado ugudanbeeyn muslimiinta.ayaa qabsandoona

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 года назад +3

    Labo rakcadood oola tukado kadibna ilaahay labaryo inuu dhaafiyo ninkaa dunida baan aaminsanahay

  • @mohanouralii3906
    @mohanouralii3906 2 года назад +2

    سبحانك يا العظيم

  • @hafsaali3754
    @hafsaali3754 2 года назад +3

    Ramadan Mubarak.....allaha badbaadiyo muslimiinta shiinaha

  • @faysaldayib7944
    @faysaldayib7944 Год назад +1

    Allow u gar gaar ummadada islamka allow gaalada jabi

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 года назад +2

    allaaah HAKA DULQAADO MASIIXIYIINTA DILOODAY

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 5 месяцев назад

    اللهم انصر المسلمين في كل مكان

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад +2

    Allaha ugar gaaro umada muslimiinta reer igoor muslimiinta oodhan gacmaha isqabsada guusha waadhankeenee

  • @mohazogamingyt196
    @mohazogamingyt196 2 года назад +1

    Allah habadbadhiyo musliminta

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 2 года назад +2

    Aways xaaji
    Sxb arintaa Muslimlimiinta shiinah
    Hal videow oo kale ka so samee isha allah🤝

  • @cabdulahicabka3378
    @cabdulahicabka3378 2 года назад +3

    RAMADAAN MUBAARAKA TO ALL MUSLIMS ❤❤❤

  • @user-ul4wj7ex5d
    @user-ul4wj7ex5d 6 месяцев назад

    Dadakan muslimiinta ah uyghur ka ah dhulkoodii inta xoog lagu qabsaday baa la xasuuqa alle ha u gargaro 1949 ayuu si rasmi ah shiinaha u qabsaday waxa u geesta xasuuq aan caadi ehen😢 allow muslim ka quwadooda usoo celi 🤲

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +2

    😥😥😥😥😥☪️Allaha badbadiyo 🤲☪️

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 5 месяцев назад

    Allow ugargaar😢 meelkasta musliminta kudhiban

  • @lailo8082
    @lailo8082 2 года назад +2

    Aad iyo aad ayan uga xunahay allah ayan uga baryaynaa inuu dhibka ka qaado dadkaas waxana ka hurda dawladaha islamka waxa ku filan shiinaha iyada oo ay dawladaha islamku iska mamnucan wax kasta oo shiinuhu leeyahay markas dadkaa dhibka waa ka yaran lahaa

  • @et9055
    @et9055 2 года назад +2

    Allahayo ugargar ada qafura rahim ah

  • @user-nl6lh9mt6j
    @user-nl6lh9mt6j 2 года назад +1

    justice muslim in gonder

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 2 года назад +2

    Waaqalad waaqalad ilahayihkaqabto

  • @mohamedfarax7400
    @mohamedfarax7400 2 года назад +2

    Alaha,la,jiro,kuwaas,,inshaalahu,nasri,alaha,u,keeno,mida,kale,talaabo,ha,qaado,madaxweynaha,turkiga,isaga,ayey,awoodiisa,kA,baqaan,ha,la,hadlo,degdeg,goodluck

  • @amiindaaud5629
    @amiindaaud5629 2 года назад +1

    Mahadsanid wll Awies❤🙏

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 месяца назад

    Allahayo adigu allaha dibdhiga badanaa ataha anagun dadki samirika yara ayun nahay anagoraali kaha hadana waxanu kabarayana anigo metelayo dhaman muliminta barayadodi dulmanayasha reer kuwan falasatin SOMALILAND dulmi ayagu hasita ee awodad waxaga qabo

  • @saideinab7088
    @saideinab7088 2 года назад +1

    Hajarxisabsadaan walalahaas ,ilahow badbaadi

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor 2 года назад +1

    Allaah haw gargaaro way Dhiban Yiin

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 2 года назад +2

    Ciil ayaan la oo yayaa inagana waxaas ayaan leenahay shiinaha ayaa nacaawinaayaa uf yaa madaxda soomaali

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 года назад

    Wcs ustaad Ramadan Mubarak asaxaabey

  • @nasirabdi
    @nasirabdi 2 года назад +2

    Wlhi waa arin laga xumado balse malin uun way heli doonan cadaalada

  • @newassong7535
    @newassong7535 Год назад

    uf shinaha wa wax xun gumeysi giliyay muslimka alaahi nacalak shiinaha

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 2 года назад +1

    10malyan waxaan jaclaa lahaa ineey somali ahaato waxeey ogaan lahaayeen inuu jiro.jareer madhibaan gaboye laagaab iyo laandheer

  • @abdirahmansheekh8405
    @abdirahmansheekh8405 2 года назад +2

    Ahalah ugargaaro Dadka muslikaha meel weliba ooyjoogan

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 2 года назад +2

    Waxaan rajaynayaa in Alle Wayne faraj u furo ayna noqdaan kuwo darajo kuhelay diintooda iyo adkaynta iimaankooda

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 года назад

    Waqalad wanakashalaydonaan xukumadasu insha alaah hadeysanjojin xadkudubkaas

  • @draadanaxmed6271
    @draadanaxmed6271 5 месяцев назад

    Waa waxaan macaque aan again marnaba,may dagalaman sii ay iska dull qaadan ama ay ka tag an mi mid ilaa ay ka dhamadan,turkiy ay u soo garan

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 2 года назад +1

    Allaha ka dulqaado dhibka

  • @Cilmidoonxaaji
    @Cilmidoonxaaji 2 года назад +3

    Erdogaan muu wax ka dhaho waa walaalihii turki bey isla yihiin

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 года назад +1

    26 malyan waaye esti turkistan

  • @seynabcabdi9630
    @seynabcabdi9630 2 года назад +1

    Waa ila xuntahay

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 2 года назад +1

    Damiirka ayaa aad ii damqaday
    Dulinimada iyo anshax xumada lagula kacay umadaa musliinta ah😭😭

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 2 года назад +2

    1937

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 года назад +3

    *GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa•.

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 года назад +1

    Wan oyay wlhi

  • @NasirAli-vn3xw
    @NasirAli-vn3xw 2 года назад +1

    Soubhanallah

  • @maamemaxamed5614
    @maamemaxamed5614 2 года назад

    😭😭😭😭😭

  • @newassong7535
    @newassong7535 Год назад

    wllahi waxa ficned in alqbtiisa laga mamnuuco calamka Islamic dhan

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 года назад

    😭😢😭😭😭

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 5 месяцев назад

    Waxaa caalamku ogaaday in muslimiintu gaar ahaan sunnigu unugulyahay yahuuda iyo maraykanka taasana keentay in shiinuhu cadaadiyo muslimiinta igoorka

  • @newassong7535
    @newassong7535 Год назад

    wa gumeysi barer cad ah ilahoow ka qabo cadaw wa indha yarta noockasta uw yahay

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 5 месяцев назад

    Balbdulmigaskawrn😢

  • @abdihafid9647
    @abdihafid9647 2 года назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @newassong7535
    @newassong7535 Год назад

    balaya qaab daran ga gaban sidii jinigii

  • @ayuubmohamadmahamuud2206
    @ayuubmohamadmahamuud2206 2 года назад +2

    اللهم انصر المسلمين في كل مكان