Dukaamada aan Somalida lagu layn ee magaalooyinka South Africa gudahooda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 88

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Год назад +13

    Ilaahey dadkeena Soomaaliyeed ha barakeeyo hormar qof Soomaali ah sameeyo Waan ku farxaa walaahi.

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Год назад +1

    Barnaamij kale oo xiiso leh, mahadsanid C/Salaan. Hore u soco.

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Год назад +3

    Cabdi salanow Allah ha duu ku sakhiray safarka guriga Allah booqo

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz Год назад +12

    Hereri, thank you for your hard work by researching and storytelling within the Somalia diaspora...Greeting you from Djibouti. Horay usoco

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +3

    Mohamed osman arab very humble person good entrepreneur keep going brother Hensaleey Company has to invest in Capetown 🙏

  • @maxamedsomali5041
    @maxamedsomali5041 Год назад +4

    From Somaliland 💚🤍 ❤Guul walalaha an Reer Somalia e ganacsatada ka ah South Africa Iyo fhaman dadka Muslim ka ah

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Год назад +1

    Mash allah cabdisalaan hereeri wlal siii wad soo tabintaada wacan

  • @el-amarysheikh9965
    @el-amarysheikh9965 Год назад

    Good job Hareri.. Ihv been in cape Town some time back and I'm telling it has all the positive and negative sides.

  • @AhmedMohamed-il2zu
    @AhmedMohamed-il2zu Год назад +2

    NINKAAAAAAN waan ubahanahay xagee kahelaaa

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Год назад +1

    The best youtube een daawado liketa na aanan kala bakhaylin

  • @mohameddahir8743
    @mohameddahir8743 Год назад

    Ma sha allah. South Africa peace laga shegayo war heeska sheeg sheegin say alhamdulillah

  • @husseinhussein466
    @husseinhussein466 Год назад +3

    Sheekada ugadambeesay wee qosol badantahay😂😂😂

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Год назад +1

    Hereri media
    Weriye aan tageero

  • @cumaralbaysani396
    @cumaralbaysani396 Год назад +3

    Xafad samside west LA yarho xafafasna aydnu WA amaam. Captown melaha ugu aminga fiican . WA town center ka iyo sameside west

    • @wiilkahooyo3653
      @wiilkahooyo3653 Год назад

      Wll war bixin baan kaarabaa hadaan rabaa inaan sauth Africa aadee

    • @aaminocabdulahi4327
      @aaminocabdulahi4327 Год назад

      Adiga miya dagan tahy wall

    • @KhadanCumar-o8i
      @KhadanCumar-o8i 3 месяца назад

      ​@@wiilkahooyo3653 ma aaaaday wllo iga so waran

  • @majidali5877
    @majidali5877 Год назад

    Masha allah cabdi salaan waad mahad santahay

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Год назад +1

    Wara Soomaaliya ku noqda, naftiina badbaadiya, cawaanta madow ka carara.

  • @waitme3519
    @waitme3519 11 месяцев назад +2

    Dadka ku fikiraya ineey south Africa tegaan haka fiirsadaan. Soomaalidu 95% waxay ka shaqeeyaan tuck shop location ku yaala. Nadaafad xumo, cunto xumo iyo cabsi ayaa lagu nool yahay. Mishaharku waa $300 bishii oo habeen iyo maalin aad shaqeeyneyso. Marka ka fiirso intaanad falin. Kuwa jooga south Africa Allaha ku nabad yeelo

    • @upulyt365
      @upulyt365 9 месяцев назад

      Ok wll😢

    • @mariahappy9532
      @mariahappy9532 5 месяцев назад

      Walaal meeqo lagu taga😢

    • @Hayaat1234
      @Hayaat1234 4 месяца назад

      ⁠@@mariahappy9532ma baxday kalay xbbti anaa wado kle kuu haayee

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад +2

    Mansha allah

  • @abdallapajero3845
    @abdallapajero3845 Год назад +5

    Abdisalam Hereri muuqaalladaadu way fiican yihiin, haddii channel ka aad playlists u sameyn lahayd way kasii fiicnaan lahay.
    Muuqaallada isleh ama isku waddan ah in aad isku folder galisid baa ila qurxoon, si baarista muuqaalladu u sahlanaato.
    Thanks.

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад +1

    #Spectacular RUclips Channel.🥰👍

  • @ridwanabdi2501
    @ridwanabdi2501 9 месяцев назад

    Herari great job 👍👍👍

  • @mubarikali3452
    @mubarikali3452 Год назад

    Professional weeye hereri.

  • @abdiosoble1728
    @abdiosoble1728 Год назад +1

    Beereetka cape town xusuus ayay igu leedahay jeeri weli wuu joogaa

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад +3

    Dad badan aaminsan in dhibka uu kawada jiro sout africa war lama kala hayo

    • @faarah
      @faarah Год назад +1

      Meelaha soomaalida iyo ajaanibka lagu dilo ma meelaha fuqarada madowga ku nool yihiinba?

    • @Keena-diid
      @Keena-diid Год назад

      Adi ma joogtaa wn iman lahaa warbixin bn yara doonayay wll

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 Год назад

    Mansha allah waa baareedka meeshan

  • @mustafemohamed6722
    @mustafemohamed6722 Год назад +2

    South Africa inaan ushaqo tago ayaan doonayaa inshallah
    Waa meel laga shaqaysan karo .

    • @Cadar49
      @Cadar49 Год назад +1

      Meel eey naftaada ku badbaadeeyso israq kadoono halis ha ubareerin sida magaalooyinka dilka diyaarka u ah ee tuulooyinka ha isku aadin lacag waalahelaa naf maya ilahay haku fududeeyo

    • @Keena-diid
      @Keena-diid Год назад

      Waar nio waddadee ugu fudud tolow anba waan rabaa inaan dhawan aadee

    • @mohadajiy3403
      @mohadajiy3403 Год назад

      @@Keena-diid jidka sa maqlay masanbiik mooye inta kale caadi weye

    • @izackali2861
      @izackali2861 Год назад +1

      @@Keena-diid ilasoxirir anaa kugenaye

    • @wiilkahooyo3653
      @wiilkahooyo3653 Год назад

      ​@@izackali2861wll anaa diyaar ah kaliya war bixin makaa heli karaa

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +2

    🥺🥺🥺.. ASC. Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo ii igarab ah. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay inaan helo, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo kale oo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuur Cabdi

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад

    MashaAllah Allaha xifdiyo

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 Год назад +2

    Magaaladee ugu fiican South Africa in la imaado?
    Dad ama asxaab ima joogan hadana waxaan rabaa qof I hago ama ugu yaraan o iso dhaweeyo illa aan ka shaqa baranaayo o abaalkas aan ugudo.

    • @Burcad7
      @Burcad7 Год назад

      walalka ana ku caawinayo

    • @Burcad7
      @Burcad7 Год назад

      walalka ana ku caawinayo

    • @Burcad7
      @Burcad7 Год назад

      walalka ana ku caawinayo

    • @muniirmohamed3818
      @muniirmohamed3818 Год назад

      @@Burcad7 mahadsanid xaggee joogta

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 Год назад +1

    Tu es une légende vivante

  • @maajidmakeero7162
    @maajidmakeero7162 Год назад

    Mahaa allah

  • @ugaasmahamed8072
    @ugaasmahamed8072 Год назад

    Keep it up

  • @XubbiShiekhcabdi
    @XubbiShiekhcabdi 2 месяца назад

    Waan ku dhashti

  • @Mass998
    @Mass998 Год назад +3

    😂 😂 😂 😂 😂 Islaantaas wallahay waxbay dhigty, sheekadan mid u eeg ayaa nagaga dhacday Durban meel masjid ah.
    Markii salaada laga baxay ayuu mid Hindi ah R10 siiyay dadka mad madaw, mid Somali ah ayuu usoo taagay, sida Islaantaas ayuu lacag kuus oo isku xidhan tusay oo ku dhahay lacag waan haystaa ee Iska hayso R10.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Год назад

    Somalia Dukamadaa la kalee baayadh

  • @Keena-diid
    @Keena-diid Год назад +1

    Waan imanaya insha allah dhawaan

    • @maryamaapdi1221
      @maryamaapdi1221 Год назад

      Ma dhulka mareysa mays racna

    • @Keena-diid
      @Keena-diid Год назад

      @@maryamaapdi1221 Ethiopia ayaan ka tagayaa wll passport Ethiopian ku tagayaa

    • @MahadCumar-xo5sm
      @MahadCumar-xo5sm Год назад

      ​@@maryamaapdi1221anaa socdee mis raacnaa

  • @laylaaxmed5628
    @laylaaxmed5628 Год назад +6

    lkn mesha south afric rag kliya miya ka shaqysta dumar kama shaqysan karan miyaa

    • @craxiimmaxamed4014
      @craxiimmaxamed4014 Год назад

      Dumarka meesha ma in lagu kufsadaad doonaysaa?.
      Meeshu wa meel halis badane

    • @abdikareimck9406
      @abdikareimck9406 Год назад +2

      Dumarku way joogan waliba ku badanyihiin lkn ragga ayay laayaan gangs ka meeshu dumarka ma taabtaan.

    • @laylaaxmed5628
      @laylaaxmed5628 Год назад

      @@abdikareimck9406 mahadsanid wll adiga miyaa jooga

    • @cumaralbaysani396
      @cumaralbaysani396 Год назад +1

      Dumarka WA ka shaqestan lkn magalada ayey ka shaqeyan. Xafadoyinka somalida ay ku badantahy ayey ka shaqeysa. Qaar maqaxi ka shaqeyan qarma dukan qarma carwo ayey ka shaqeyan

    • @laylaaxmed5628
      @laylaaxmed5628 Год назад

      @@cumaralbaysani396 shukran wll adi miyaa jooga

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Год назад +1

    Warbal qof South Africa jooga haduu qoraalkayga arko ha ilasoo xariiro fadlan

  • @ciisecawil5930
    @ciisecawil5930 Год назад

    First

  • @khaledafrica8448
    @khaledafrica8448 Год назад

    Xaaji Harreri wll waxad noo soo duubtaa tulooyinka axwaashooda hadad kacabsanaysidna noo sheeg😇

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Год назад +1

    real emotional damage la dhaha hooyadas cadaankas ku dhigtay
    qori dhemis ah buu aftica ku ride gabar baa nucklier ugu jawaabtay kasoo jeeda geeska africa gaar ahaan boqorad aan tuugsanin 🤣

  • @saidkhalif1010
    @saidkhalif1010 Год назад

    waxas wa rer miyinima,

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o Год назад

    Dadka Somalida wax aan Ku cabiro garanmaayo

  • @Burco.
    @Burco. Год назад

    Hareeri kayda u buuxa

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 Год назад

    Qaar ka mid ah dalalka lagu duleeyo Soomaalida u safarta wadamadaan Saudis Libya, South Africa lkn cida tagta ayaaba Ka waalan miyaan dhulkayga ku ganacsado xataa ku dhinto saw dhimasho maaha waxay Ka baqayaan awalba dil baynu ku xukunayan

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 Год назад

    mahadsanid waa dhirigalinta ugu yar 😢

  • @mohadajiy3403
    @mohadajiy3403 Год назад +1

    War qofki south Africa usocda ha ila soo xariiro

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 Год назад

    Kkkk soomaali cadi mahin

  • @nasiibnasiib6127
    @nasiibnasiib6127 Год назад

    Kan wa lax shaxa ka waramaya waxaas miyaaa yaab ah🤣

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Год назад +1

    THATS BLATANT LIE
    HOOYO AROOR JOGGING SAMEYNEYSO MACQUUL MHN INAY 5000$ BOORSO KU WADATO. MAY BE 50RAND. PENALTY GAAS WAAN KA QABANAY NINKAA