Adunyada meel ugu danbaysa ma jirto Mexico waxa dhanka galbeed ka xiga asia gaar ahaan japan iyo russia marka sidaa wax u sheegteen waa qalad ee waxa tidhahdan hadana waa lasoo wareegaya oo japan ayaan dhanka kale ka xigta
25 sano ayaaan dabaalanayaa gidaarkaaz bada ku dhexyaalo ima celin karo walhi hadii aysan qadar imaan ama dhinaca mareykan askar joogin aniga iska daaye dadka aan dabaalan karin ayaan awooda inaan gudbiyo
Markaan arko abdisalan hereri waxaan xasuustaa cawke alle naxariistii janno ha siiyo
Amein wlo
Nin aan dhulmarin dhaya maleh wariye hena wayn 💕💕💕❣️hereri haybe mashalalh
❤
Adi ma mare Quruxy
Oh my dear legend ❤Hereri you are doing a great job for somali people
Masha Allah, Wariye Abdisalan Hereri Wax Gaara Oo muhiima Ugu kaalay.
Dhismaha Mexico waa xayraan kkkkkk waa iga qosliya hareri waa somali qaali ah cimri dheer iyo cafimaad sxb Winona mn
Maasha allaah Cabdisalaan hareeri
Hor usoco
Aniga iyo dhalinyaro kale baa jooga wll Xaduda janis baan radinayna aan kusoo galno mudo 1bil baan ku xanibanahay
Allaha kuu fududeeyo walaal
Soomaali dhib ayaa wada iyo shaqo la'aan.
Asc walaalkey seen aqbarteda kaga helikarna meeshaan danba kaleyahaye
Walaal adina Aĺaaha ku fududeyo
@@farhiaali8134 waa beentiisa wll..yuusan ku waalin😂😂
Ok shukran
Masha Allah wariye herari Allah ha ku sharfo sida somliniada aad uu jeceshajay
Zurich kasalmey hareer
@@sharmaxassancilmi
Masha allaah
Lacag iyo luqad markaad wadatid adduunka waad marikartaa
Runi wataaa
Ilaaheey baddiisA iyo birrigiisu waynaa
I like when he says ( hayee hayee hayeee ) lol
Jidkas ma u socota adu
😂😂
@@cabdirashidcali5071 anaa usocdee maxaad igula talin lahayd wlky
M,a
😂😅
Waan so bexan waan soxane adeer noso duceya walalyaal
Libx mays raacna
Ma baxday lph
@@cumarmaxmuud3663 insh allah zxp lkn anigu dhawan Baan isleyahe baxa
@@mascudgacal6227 maye zxp lkn dhawan Isha allah
@@zaalimabdilaahi4466 ma baxday wll
Waaaaw wa welfican mixcico mar haday jogan somali
maansha alaah masjidbay leedahay
M.a abdisalan waryeheni hore usoco
What about State of Alaska??
Allah imadaeena haa asturo
Ghana ayaan joogo insha allah Brazil waan gaadhi oo wan ka sii gudbi
Waar zxp ana somalia jooga inaan tagaan rabaye maxad xog ka haysa
wll ana Nairobi jogee hayga tagin😆yamaraba inuu maro meshan
Walal anaa inan soo baxo
Sxip Alle Hakuu Sahlo Anigane Alle Hanoo Sahlo
Aadbaan ugufarxay qaabka aad noogusotabisay muslimi ta iyo somalida aad radisay
Mashaa allh
Insha-Allaah mar uun waaa imaan doonaa usa ❤
12 sano masugi karta jawabta ogolansho ama diidmo make ka goda cimrigaaga shababnimada😅😂😂😂😂😂
Halkaas waan marau alaylaha
Ilahow mar i gee maraykan si dhib yar insha allah
Pablo salut harere ninkae téléphone kiisa ii soo qor plz
Legend Abdisallan heriri❤
Adunyada meel ugu danbaysa ma jirto
Mexico waxa dhanka galbeed ka xiga asia gaar ahaan japan iyo russia marka sidaa wax u sheegteen waa qalad ee waxa tidhahdan hadana waa lasoo wareegaya oo japan ayaan dhanka kale ka xigta
HAREEEERI WAREEYII BUXOOO
Legend
Xusein ahmed nuur and abdisalan hereri
In Rosarito we had some Somalis
Taariikhdaa isqori ✍️💪🏃
It is good for tourist’s
Like hasaro qofkii meshan soo maray 😪👊
Adiga maso martay wll
Pablo salut amigos
Saxafi mahadsankd waa loo baahna inad ka hadasho
Maalinmaalmaha Kamid ah waan ka gudbi doona inshallah
Taariikhdu waa Bisha May,26/2024
12:55 Habeenimo
Wr maxa cusub deyrkaasi hda wa halise 2 june 2024
xuseen xagan kahelaaa
Imikana way soo socdaan Abdisalam Heririyow
Wow
Masha Allah
25 sano ayaaan dabaalanayaa gidaarkaaz bada ku dhexyaalo ima celin karo walhi hadii aysan qadar imaan ama dhinaca mareykan askar joogin aniga iska daaye dadka aan dabaalan karin ayaan awooda inaan gudbiyo
Ciyaal wabi baad ahayd garacoow 😂😂
Ani may gudbin
Kkkkk hhhhjjjj
Cajiib waxkale
@@anfacdadkaagaofficial6479 kkkkk
keep it up❤
Malyuun Maanka Ninkii Mexico 🇲🇽 baray
Waab halisa wlh
Waarbal ninkaa taxilahaa numberkiisa iisoo dira wll hay hagee waan soosocdaaye
Wadankeed joogtaa sxb?
@@awad5689 🤣🤣🤣🤣
@@awad5689 uganda zxp
Asc
I, am truost
Waaaaaw maashaa allaah
Maaxaa caddow ladugsan qayrka Szip cabdisalan heraro qalpigay ka dhoofen an Laba abwaan ahay
❤😢
Singapore war nagasosi walal
African joogaa manta waxan rajaynaa oo ilhay kabaryaa inuu iifududeeyo oo cagahayga kumaro meeshaas
Xagen kala so xidhidh zxb
❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️
LIKE
In ay yara xayraan yiin baad dareemaysaa
🤣🤣🤣😂
LIVE
Iney xeraamin yahin re México guryahoda kagarani 😂
Hargysa illahayo no daa
manshallaah misjidka
Aniga ayuu geeyey
Haaye haaye haaaaye kkk
LIKES
cimrigada oo dherado waxa uu kutusa maksigo ,cilmi badan ayad aragtey
Waan Soo Socdaa
Pro lajin
Haaye haaaye haaye
Hayo hayo hayo. Waa maxay waxaasi. 😮
Inaa maraa rabaaye adeer warbixin buuxda nooga soo samee adeer dadka sharciyada horay mauqaataan horta
War meesha igeeya anaa kab dhiciye😂
Somali boarder
😁👎aderr waanu soo galynaa niyd jbka Naga daa
Mudane waa la raadin baa laga yaabaaye e adduunka ka balaadhan inta la yaqaan.😀😀😀😀
M-a
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk inay yara xayraan yihiin ayaad dareemeysaa nooloow hereri
The Taxi driver is Good man
Adaw qalay aya soo qudbay
Halkaas hadan tago gidaar ima celiyeen hadaan askari iqaban
Waa xasuuq dad ban. Boqolkiiba hal baa gudbin
Asc wll maxaatidhi ma boqolkiiba halbaa gudba mise boqolkiiba halbaangudbin please sookala cade wll meeshaa waan usocdaaye wixiikale tala ahna isii wl
@@guledmahomedofficial319 xage jogta walalo
Tahrib aya raba walla
❤ diyar
Wadadan Hda wxa kusoo jira Ck, safwan halac, guled zimba, kaba ahmed cydiid
iyo qaar kloo bdan
Ma baxday bro hadaa so baxowaa
Kaaba way gudub tay
Aniga ya igeneyo
ʜᴀᴀʏᴇ ʜᴀᴀʏᴇ ʜᴀᴀʏᴇ
🤣🤣🤣🤣🖐
Hareri aadbaa umahadsantahay
Wlh dhulgaas markaan suuxasusto wan iska qiroda alihii iku soo amansaday ayaa mahled alxm
Wll war bixin igasii
Wll warbixin maanagasiisid please
Asc wll ilasooxidhiidh please hadaan kusuganahy Latin America ee xageen wax uwadaa
Wn u so socda xududa insha Allah USA 🇺🇸 inan u gudbo
War aan is raacno
Me 2 good luck bro
@@mohamedabdikarim1905 so diyar garow bro insha Allah
Iso qabo lbax
Ma so gartay
good job
yaa raba meshan inu maro ama maray 🤙
ilaso hadla
Aniga abaayo
@@sarahartan1560 aniga raba iga caawi
Ala wll waan raba in aan maro process kan ku iman lahaa mexicona wuu dhimaystiran yhy e i caawi pls
@@mariaabdalla6120 walaal inaan maraa rabaaye fadlan ila wadaag processka 🙏
Mexica ayaan u socdaa
Ma is raacna
@@ciisediin1735wxn ku racin laha wllky oo tagaaya 2023 /7/ 15
Yaa ila tahriibaya ilaa mareykanka qorsha fiicanna anaa haya oo si fudud lagu galayo mareykanka
Aniga sxb. Wadankeed joogtaa?
Lbx anaa socdee xageen kaala soo xariiraa
Hadaa baxaynaa
@@caaqilka3712 whatsappkga libax
Waar inader no sheeg anaguna qorshe ayaan hayaaye halkan kala so xidhidhaa
Meeshan bil kahor baan marey latin america barazil ilaa maxcio
Hada maso gashay 😂
wll muqalaska kuwady ma igu xeri karta😢
Imisa lacag ah kaga baxday
Warya iraacaya
Asc hhhhhhhhh
Waad ku mahadzan thy akhbaartadada
Baadhitaankaygi ayaad iga caawisay
Maad tahriibeysaa zhp aynu is raacne
Uma socdo lkn hada tagi laha darbiga bada mari laha dabasha aqana
Maanso aye leedahay
What is the size of Muslim live here kulaha wariyaha afka qalaad kuma fiicno
The size of population means number of population he is correct.
Xaduuda karonto meledahy😢
Walahi waan qosleyna maxay kala dooneen gidaarkaas ilaaa bada bisinkeee 😂😂😂
Laatiin America baa daroogo soo gudbiyan baa luugu xiray. Qaxooti kaliya maaha
😊
Paplo scoper daragiski wayna waye iska ilaali
Somali.nudo
Labada darbi dhaxdod lug ku maray ano ad u rafadsan
Ma gashay zhp
Ninki cabdisalam aha sakay ninkadherba lasocda wax dhan wuxu rag kadherado