Safarkii dheeraa ee Abdinasir Angola ilaa Maraykanka, iyo wadooyinkii uusoo maray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Safarkii dheeraa ee Abdinasir Angola ilaa Maraykanka, iyo wadooyinkii uusoo maray

Комментарии • 216

  • @hodhare961
    @hodhare961 Год назад +31

    C/Naasir waa war galeen Maashaa allaah si wacan buu noogu waramay oo safeexa. Mahadsanid. Maine baa aad u fudud xaqa sharciga Cabdisalaan iga gaadhsii wiilkaa.

  • @MAS_01
    @MAS_01 Год назад +51

    Waa talo: dadka immigration sharci darada ah ku soo galay mareekanka hadana si public ah aga sheekeynaayo waa in aay ogaadaan in ay halis ku noqon karto immigration case kooda. Xittaa haddii la lagu aqbalay waa in aad ka feegajignaata arrintaas.

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 Год назад +5

    Waa nin yar oo aftahan ah m.A. dadaal dheer ayuu soo galay Alle riyadiisa iyo tan qof walba oo Muslim ah ha rumeeyo.

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад +29

    One ☝️ day California inzha Allah ❤️💪

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +13

    Waa muuqaal waraysi ah oo faa’ido leh sharciga wadanka inuu helana Allah haw fududeeyo

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Год назад +10

    MashaAllah this guy is very clever you will succeed inshaAllah never give up on your dreams ❤

  • @mosalahsalah7133
    @mosalahsalah7133 Год назад +19

    Allah ha kuu sahlo sharcigaas haddii uu khayr kuugu jiro

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 Год назад +11

    Masha allah geesinimo ayey mujiyeen gacmo wadajir bay wax ku goyaan

  • @KeydKEYDSANE
    @KeydKEYDSANE Год назад +8

    cabdisalan one of my favorite youtuber
    allah ha ku barakeeyo
    wllhi wax yaabaha aan ku ogaaday in aad sariyr heersare tahy waxaa kamid ah sualihii iga dhaxguucayey in aad qofka weydiiso

  • @fahiimafani4500
    @fahiimafani4500 Год назад +21

    Inta sidayda tahriibka ku fikiraysa wan salaamaya😅💔

    • @ahmedyasein29
      @ahmedyasein29 Год назад +3

      Gabadh ayaa tahy kuuma fiicna tahriibku😢 dhibaatooyin fara badan ayay wajahan dumarku sida kufsi wadareed

    • @AbshirCabdi-fq6ot
      @AbshirCabdi-fq6ot Год назад

      Waan ka qaaday😅

    • @yussufhassan5265
      @yussufhassan5265 11 месяцев назад

      hhhhh waa israaceynaa iskuna qabsaneynaa soo dhaqso

    • @abdikaafiahmed9003
      @abdikaafiahmed9003 11 месяцев назад

      @@yussufhassan5265war ani wa bixi raba ee goorme ku bixesa brother

  • @سبحانالله-ق7م4ع
    @سبحانالله-ق7م4ع Год назад +2

    Indeed it is a Big story go forward never get up then you will succeed . Thanks my bro abdinasir.

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Год назад +68

    Never give up unless you achieve your dreams, Vamnos

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 Год назад +4

      Luuqada sii baroobee 😂😂😂

    • @Khaliiid212
      @Khaliiid212 Год назад +1

      @@aryanali6527 the early the better😂😂😂

    • @yussoufabdi6770
      @yussoufabdi6770 Год назад

      ​@@hamisare5073 ❤😊😊😊❤❤l😊 all all was GCo CCT its oi as Dr bp on on😮

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 Год назад

      @Abdisalam Husain that's cool brother, if u ain't speak English in America u wouldn't get more chances keep it up

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 Год назад

      @@Khaliiid212 😂😂😂😂😂always

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi Год назад +3

    Salaam walaal Abdisalam; fadlan barnaamijyada noocan oo kale ah aad noogu soo badi. Mahadsanid.

  • @burhaanciise9583
    @burhaanciise9583 Год назад +1

    Waa baramij caiba abdisalan soo badi warysyadan oo kle mahadsanid..

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Год назад +6

    Maansha allaah ninkaa yari waa dadaalay Ilaahayna waa la qabtay
    Anana Alle hanoo fudaydiyo

    • @ahmed01010.
      @ahmed01010. Год назад +1

      illhay adna haku fudaydiyo wxan filayaa inad ku jirto qolyha jidka ku jira hada

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Год назад +7

    Maa shaa Allah Gacma wadajir

  • @tiger4437
    @tiger4437 Год назад +2

    Abdisalan barnamijkaga ku so dar cunto dhadhaminta maqaxiyadaha ad boqoto.
    Shukran.

  • @ahmedsahal1127
    @ahmedsahal1127 Год назад +10

    Masha allah walaalkey wad mahad santahay cabdi nasir wado dheer baad so martey waxa ad u so martey wadaa dher allaha ka siiyo America waxkastana waxaa fure u ah sharciga wxan kuu rajeynayaa inaad sida ugu dhaqsiyaha badan ad hesho,
    Cabdi salaan hareeri adiga wad mahad santahay wll,

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 Год назад +1

    Mashallah wa wareysi dhxl gal ah inkasto tahriibta aysn fcneyn dadkana ay ku dhiiran anyway cabdi salan hareri aad bad u mahadsan thy muqalada iyo wareysyada dhaxal galka ah ad umadada u so gudbiso

  • @HonestMajka
    @HonestMajka 6 месяцев назад +1

    One day ☝️ Insha Allah California ❤

  • @MeymunIsack
    @MeymunIsack 3 месяца назад

    Masha.Allah Masha.Allah Masha.Allah li xun idin maarato walalkay

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad Год назад +2

    Cabdinaasir bakayoka ahaa Hormar wanagsan ku rajeynayaa saxibkyga

  • @YoundIjust
    @YoundIjust 6 месяцев назад

    M.a waa nin noloshiisa risk galshe heerna gaarisye I.a ku dayasho uu mudan yhy❤👏
    Qiso cajiib ah waye waa jeclahay video nuucaan oo kale

  • @mahadalisiad7280
    @mahadalisiad7280 Год назад +10

    Foormig ama bakayoka angola wa isla so jabnay hadana waxa ku kulanay xabsiga ku yaalo mississippi mudo ku dhow 2 bill ayan halkas ku xirneen wa nin aqyaar ah sxbkey

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +3

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &C/Nasir Angoola.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +1

    Masha allah wad mahadsantihiin

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 Год назад +1

    Maansha allaah Tabarakalah

  • @abdirashidahmed2853
    @abdirashidahmed2853 Год назад +3

    Alllah ha kuu sahlo hawlaha!

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад +5

    #Breathtaking & sensational INTERVIEW😱😱

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Год назад +2

    Waa cabdisalaan harar baramaamajeeyda noocas ee Tahariibata was barkiican kaa joojiiy

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 Год назад +4

    Mr c salaan hareri well come back to Seattle Washington USA 🇺🇸 ninka na alaha u fududee yo sharciga anaga Seattle ku so dhawaw

  • @Shaaciye84
    @Shaaciye84 Год назад +1

    Waaa fikir fiican wll

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +5

    WARIYE A.SALAN Hereri
    Iyo wiilka Waan salamaya
    Kabacdi waxad Noo waydiisa
    Sideen Angoola ku Soo gali kara
    Anoo jooga somalia

  • @jirdefilms3836
    @jirdefilms3836 3 месяца назад +1

    waar yaa iraacaya aniga

  • @zakihajiali2217
    @zakihajiali2217 Год назад +9

    War foormigow waku salamay mr bakayoko😂😂😂

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Год назад +2

    War sxbkey bakayoka kingsalami. Vamos juntos irmào

  • @YahyaHassan-m2o
    @YahyaHassan-m2o 2 месяца назад

    Mashaallah allah ku fududeyey 😊

  • @BUKHAARICABDI-hw4sc
    @BUKHAARICABDI-hw4sc Год назад +3

    Best Wariye A/salan Hareri Good job

  • @maxamedmoha2740
    @maxamedmoha2740 Год назад

    Hareeriyow anna mar uun America waad igu wareysandontaa insha allah

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад +1

    Keeb app pro dadaal wcn ha is dhigan

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 4 месяца назад

    MASHAALH

  • @CabdiCasiismohamed-q5b
    @CabdiCasiismohamed-q5b 6 месяцев назад

    Masha allah

  • @mahadabdilahi7093
    @mahadabdilahi7093 Год назад +3

    Firts one

  • @gaaranegardaro3600
    @gaaranegardaro3600 Год назад +5

    Abdisalanoow Somali Cowboy nin ladhaho oo America baadiyadeeda joogo wareeysigisa ayaan kaa sugeeynaa

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Год назад +6

    Waa nin fariida hadalka uu ku gabagabeeyayna waa fariin muhiima ninkii caqli iyo fiiro lehna uu ka faaiidaysankato

  • @Moha.Official
    @Moha.Official Год назад +10

    Ragiyo Jabku Waa Wllo Wadada Wanku So Jira Allle Ha I Nabad Kene😂

    • @Updichanel
      @Updichanel Год назад +2

      Taliye isoo qabo an is waheshane 🙂

    • @Hamselmaj
      @Hamselmaj Год назад +1

      ​@@Updichanelanaa diyaara sxb

    • @cabdicasiisaxmed9092
      @cabdicasiisaxmed9092 9 месяцев назад

      ​@@Hamselmaj ma taktey sxb

  • @aishasuuleysiyaad
    @aishasuuleysiyaad Год назад +3

    Tahriib wax sahlan mahan ilahaw dhalinyaradena u gar gaar😢😢

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 Год назад +6

    Waxaa iga qoslisay inanka IPhone ma dhigaayo 😂😂wllow jeebka gasho waan Ku aragnaaye

    • @sheeylong9946
      @sheeylong9946 Год назад

      Xaragada walo baahanyahay

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад +2

      Oo wll IPhone ku Waa mobile caadiya uune ma wax wayn baad uhaysataa?
      Lagaba yaabe sidaa adigu aad Waxa wayn ugu aragto inaanu isagu ugu aragba muhiimadana waraysiga unbuu siinayaa Ee gacmihiisa Waxa kujiraba inaanu xasuusnayn soo lagama yaabo?
      Midakale Inta aan waraysiga fiirsanaynay Malaha Adigu mobile ka unbaad ku maqnayd 😂
      Dadka africa jooga Bahalku lawaynaa 😂

    • @hamzahussein4981
      @hamzahussein4981 Год назад +1

      ​@@wehelashaq3368Kuwa Africa jooga oo jeebkooda ka iibsaday na way jiraan hadda iPhone ka 😅

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Год назад +3

    16:56 Xaqiqada jirto Ninba Wuxuu Shaqeystay Ayuu Tabcaa Meshaad Jogtidba

  • @AHAPPY_LOUTH
    @AHAPPY_LOUTH Месяц назад

    Wll Angola 🇦🇴 ayaan jooga pasport ethopia 🇪🇹waa haysta portugish 🇵🇹wan ku hadlaa lacag igu filan waa haysta balse qorshahayga melan ka bilaabo la ahay😢😢

  • @ahmednoormohamed1181
    @ahmednoormohamed1181 Год назад +1

    Allah ha ku siiyo sharacika

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman Год назад

    Best interview

  • @amiin28
    @amiin28 Год назад

    Wa mahasanthy

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 7 месяцев назад +1

    Runtii afrika qofkasta oo joogaa haddi uu jaanis helo wuu ka faaidaysanayaa

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Год назад

    Nosobaadi adeer mcn

  • @axmedalinuur9249
    @axmedalinuur9249 Год назад

    Guul

  • @Halane994
    @Halane994 Год назад +2

    Wareesigan ninkan dhibataa uga imaan karta wax micnaleh uu shegana uma jeedo wa wax lawada ogyahy ninkan ha baxareen e wareesigan ka saar

  • @AliMahamed-n1h
    @AliMahamed-n1h Год назад

    One day in arizona inshallah

  • @shaficitahlil8966
    @shaficitahlil8966 Год назад

    Absolutely

  • @madaale5465
    @madaale5465 Год назад +7

    Nio gabdha yar yarka ah wax ma daawadaan miyaaa wilasha 16 iyo 15 jir ka ah social media ayagaa lehe😅😅

  • @khadargaash4510
    @khadargaash4510 Год назад +1

    Idamka waad ku guulaysan sharciga degaanashiyaha maraykanka

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 Год назад +13

    wa mahadsan tahay mesha so mari laha i shegtay😂

  • @josephlyrics1480
    @josephlyrics1480 2 месяца назад

    Waraysigi ugu fiicna an dawaday ninkan dhalinyarada ah sifcn ayu wax walba inoogu sheegay

  • @aayahenatours
    @aayahenatours Год назад +4

    Dadkan oo kale ayaa wadoyink iska soo xirayo hada sharcigi ayuu isku aqonsan baaritan waala soo heli meshu kasoo galay

    • @Haldoorka-18
      @Haldoorka-18 Год назад

      Waa run oo muuqalkan inay daawadaan ayaa dhici karta

  • @ahmedhaaji2250
    @ahmedhaaji2250 2 месяца назад

    Iinshllah one day clafornia

  • @akramabdiahmed4335
    @akramabdiahmed4335 3 месяца назад

    😢

  • @XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION
    @XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION Год назад +1

    Waan kula socdaa legend hereri

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh Год назад +1

    Waxaa jeclaa inaad weydiisid "adigu wareysigan oo kale dad ku sheegaya inay riyada Maraykanku sida loo dhigayo ahayn miyaad maqli jirtay?".

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Год назад +1

    Cabdi salanow waxan sugayey goormu weydiin dumar maydinla socdeen lkn maad weydiin waan ka qiyaas qaadan lahayne

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Dumarka meshas mara tiro yar waye tusale tobanki group o somali ah hal group in gabar ama labo lasocata macqula sida warkisa laga daremi karo dumar kuma jirin

    • @ahmedyasein29
      @ahmedyasein29 Год назад

      Dumarku dhibatoyin ayay wajahan ay ugu daran tahay kufsi marka wll haku fikirin tahriib

    • @Munisha-j8d
      @Munisha-j8d Год назад

      Anaa ku geynayayo USA 🇺🇸 diyaarada ku saara diyaar ma tahay

    • @nadiiracali0123
      @nadiiracali0123 Год назад

      @@Munisha-j8d ina isla tahriibno ma rabata 😁

    • @Quruxsanc
      @Quruxsanc 21 день назад

      ​@@Munisha-j8d run miyaa hee

  • @janno4217
    @janno4217 5 месяцев назад

    Hada raba ina baxo waaba cabsi cabsi🥺 ilaahow balayo Hana Tusin Yaa rabi

    • @zamzammaxamuud8426
      @zamzammaxamuud8426 3 месяца назад

      naa ha iga tagin😂😂😂

    • @janno4217
      @janno4217 3 месяца назад

      @@zamzammaxamuud8426 na Hage jogta

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +4

    East or West Home is the Best

    • @libanbile9818
      @libanbile9818 Год назад +1

      💯%

    • @Faces189
      @Faces189 Год назад

      Lol 😂 stop it, home isn't until you come here in the states and get home sick.

    • @libanbile9818
      @libanbile9818 Год назад

      @@Faces189 I been in the states over 15 yrs and moved back home 5 yrs ago, don’t lie to yourself nothing is better then living your homeland brother !!

  • @karti-soor
    @karti-soor Год назад +4

    Salaan Sharaf Abdisalan Hereri. Saxafi calaami. Dhallinyaradda Soomaaliyeed colaadahii Sookeeye ku dhaashay ama ku koray dhiiraana. Naftooda Huurreeyaal dhoof jacyl.

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад +3

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Год назад

    Ninkaan waa nin soo jabay

  • @hasandubad
    @hasandubad Год назад +2

    Sxb baciyako wad ku mahadsantahay waraysiga wanagsan eed naga garsiyay dadki an kaso tagnay

  • @anascali3012
    @anascali3012 Год назад +1

    War waan socaa yaa i raacayo 🎉🎉🎉🎉🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @mo.dinaari5918
      @mo.dinaari5918 Год назад

      Waynu israciye diyaar ma tahay anuba waxan radinaya qof anu isisii weshane instegaram kaga halakan iso dhig

    • @anascali3012
      @anascali3012 Год назад

      @@mo.dinaari5918 oo wallhi yaa anika daacad ayeey ika tahy bro 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @mustafejiinje8771
      @mustafejiinje8771 Год назад

      Wllke isqbo

    • @AbshirCabdi-fq6ot
      @AbshirCabdi-fq6ot Год назад

      Ani kuraaca xagee kala soo xiriira

    • @AbshirCabdi-fq6ot
      @AbshirCabdi-fq6ot Год назад

      ​@@mo.dinaari5918war ani baa raba ee xagee kalasoo xiriraa zxp

  • @Barkhad-wn5pl
    @Barkhad-wn5pl Год назад +1

    On day amrca

  • @abdikadir1855
    @abdikadir1855 Год назад +1

    Qiso xanuun badan anaa kahaya wada daas 🥹

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Год назад +4

    Marekanka Darata Ayaa Bayaan laga so saray dadka Sharci Darada Wadanka kuso Galayo

  • @abdinasirhaji
    @abdinasirhaji Год назад +2

    Welcome to Seattle hereri

  • @abdikaafiahmed9003
    @abdikaafiahmed9003 11 месяцев назад +1

    Inta hada kadib bixi rabto

  • @cabaasqarameyste-wn3pe
    @cabaasqarameyste-wn3pe Год назад

    Wadada waanku soo jirnaa

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 Год назад

    #Angola🇦🇴

  • @apdulzalamomar850
    @apdulzalamomar850 Год назад +5

    Dariqas xasus bu igu leyhy ninkana ina isku wakhti ahyn bn filaya sidu ka dhawajiyay wakhti nolashyda xasus ku leh bu aha runti

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 Год назад

      Hada America miyaa jogtaa

    • @apdulzalamomar850
      @apdulzalamomar850 Год назад +1

      @@habilgaraad2441 ha wll

    • @dhalinkaabechannel
      @dhalinkaabechannel Год назад +2

      Waar lacagta iso dir😂😂

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 Год назад

      ​@@dhalinkaabechannel jahilnimada Somalida Haysato Qofka marekanka tagaba ma lacag ayuu gacanta kudigaa durba???

    • @hamzamohamedhamziinho1289
      @hamzamohamedhamziinho1289 Год назад

      ​@@positiveandfunny4332 somalida sas amin san ilhoow qofan wax ogeen ha cadaadin america gedaha kuyaal lacag baa ka baxdo ee amin san yihiin 😅😅😅

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Год назад +4

    somali waa balan balkaa uun meelna iiman san maayan

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL Год назад +2

    Wadadii aan mari lahaa
    ayaad ii sheegtay libax 😂🤚

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Год назад +2

    No More Tahaariiba

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 Год назад

    Dhibka jira ayey ilmahaan yari ka hadashay raxatiista iyo hadalka macaan qof walbaa u baahan waalidka in badan baan ogeyn sida ilmaha loola dhaqmo waliba qurbaha waana ilmo yaroo aad u caqli badan ilaahay haynoo xafido awlaada iyo gabadhan yar

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад +1

      Ilmo noocma ah wll ? 😂😂😂😂
      Malaha comment ga meelkale ayaad uwaday 😂

    • @nuraegal4395
      @nuraegal4395 Год назад +1

      @@Kusug meelkanaal u wadey baayo gabar yar oo dhiban

    • @CiiseAhmed-ns2vz
      @CiiseAhmed-ns2vz 2 месяца назад

      Nin garka iyo gafuurka leh maa ilmo 😂😂😂

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur Год назад +3

    Walee king ck dhul ayuu maray 😂

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Год назад +3

    ninkan waa aftahan waloow u fiicneed inuu Angola iska joogo halkaas ayaa ninkii raba inuu lacag kasameeyo kasameen karee

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +2

    Abdi naasir , Waa nin Akhyaara
    Siwanagsan buu u waramay

  • @nuuradiin-k5q
    @nuuradiin-k5q Год назад

    Barnaamij Qiima badan o

  • @LuqmanAli-r9z
    @LuqmanAli-r9z Год назад

    Allaha kuu fududeyo

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 Год назад +1

    Angola Ila iyo USA inta qarash ku baxday muu noo sheego Bal 🤔

  • @cazaamturow2828
    @cazaamturow2828 Год назад

    Meo irmao formig

  • @ukashahmed1888
    @ukashahmed1888 Год назад

    Arimahan wariyaha abdisalan wu ku qaldanyahay inu puplic kadigo

  • @abdirashidahmed2853
    @abdirashidahmed2853 Год назад +1

    Intii aan suaal qabeyba waad waydiisey. Weriye sare!

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Год назад +8

    Nin ragi ama dharag ama dhimay Do & Die🤲

    • @samirabeutysalon5250
      @samirabeutysalon5250 Год назад +2

      Ilaahey ma ogola in iaadnaftaada halis gelisoتفسير قوله تعالى: {وَلا تُلْقُوا بِأَيْدِيكُمْ إِلَى التَّهْلُكَةِ}

  • @moha.muse143
    @moha.muse143 Год назад +1

    Next I’m on the way bro 😢

    • @MetaXeditz147
      @MetaXeditz147 Год назад

      kada kada

    • @moha.muse143
      @moha.muse143 Год назад

      @@MetaXeditz147 maxa kaa galay

    • @MetaXeditz147
      @MetaXeditz147 Год назад

      @@moha.muse143 siil

    • @Updichanel
      @Updichanel Год назад +2

      brother anaa socda wlhi maan is raacna oo go aan ragnimo ah

    • @moha.muse143
      @moha.muse143 Год назад

      @@Updichanel wan is raacena bro iso qor phone kaga

  • @Wad-bariis
    @Wad-bariis 8 месяцев назад

    Kharashka ku baxay ilaa meequu noqon karaa.