Laba jeer ayaan sigtay, dadki kale Badda ayaa liqday dibna looma arag!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 авг 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Комментарии • 556

  • @maxamedjaale1468
    @maxamedjaale1468 Год назад +135

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet muhammed SCW ❤️🙏

  • @mohamedabdelwahab8246
    @mohamedabdelwahab8246 Год назад +34

    Ninkaan waa nin adag wlh nolosha ayaa challenge iska ah nasiibkaaga iyo calafkaagana waa meshiisa 💯

  • @ahmedabdul2020
    @ahmedabdul2020 Год назад +36

    Sheeko sheekadan ka macaan waayan maan maqal sida ay sheekadu kuugu soconeyso, thank you my two brothers

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj Год назад +46

    noloshan waan soo maray Afar qof oo wakhtigu na walaaleeyay oo dadkii aduunka iigu fiicnaa intaan dad baranayay Ayaa ku dhintay Ilaahay naxariistii jano hawgu deeqo😥

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Год назад +18

    Waa qiso xanuun badan Allhamdulilah hadaad manta ka nooshahay walaalow waqtiga kuma xumeeyo 😘

  • @hamdaadan3968
    @hamdaadan3968 Год назад +53

    Alla gabadhii dhahdey idinka noolada ilahy ha u naxriiso🥺😭

    • @jananjb6812
      @jananjb6812 Год назад +1

      Amiin wlh ilahada gabdhaas qalbigeyga kama baxin

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад +1

      @@jananjb6812 dadkaas maa kuu jirtay adiga wll

    • @cabdisalammohamed7110
      @cabdisalammohamed7110 Год назад

      Aamiin allaha unaxariisto😭😭😭

    • @leyla1omar-cm8bc
      @leyla1omar-cm8bc Год назад +1

      Gabadhii dahade idinka noolaada filimkii titanic ayeey isoo xasuusise alle haa u naxariisto

    • @mohamedsalimiin5441
      @mohamedsalimiin5441 Год назад +1

      ​@@leyla1omar-cm8bcaax aax dumarkeena tahriib waxa kukalifay rafaad iyo ilmo koris 😢

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 Год назад +35

    Tahriibka waa naafo 😭 dadka kala reeba Ilahey ha unaxariisto intii ku dhimatay Amen yaa Rabi

  • @leaderman812
    @leaderman812 Год назад +71

    Hurdadi xaley baan hadda kakacay. Muuqaalkan ayan kedis u arkey. Waxan kuqaabanaadey inan dhameysto. Waxa idareen rogey😥 Gabadhi lagu buuqey ee dhahdey idinka noolaada kadibna dabaal duudka sii qaadatey😭

    • @Isxaaqmr
      @Isxaaqmr Год назад +3

      Haa wlh caloosha i gadoontay tahriibka waa dhib kaba daran cariiriga doonta & cabsida ka jirta gudaha badweynta alle ha unaxariisto

    • @mohamedbashirmohamed9859
      @mohamedbashirmohamed9859 Год назад +2

      Hdlka ilin bad i boday marku dhahay 😭😭😭

    • @sagalahmed3240
      @sagalahmed3240 Год назад +2

      🥹😥caloosha na hurtay

    • @raheesh4969
      @raheesh4969 Год назад

      😭😭😭🇸🇴

    • @laylaabdulkadir3784
      @laylaabdulkadir3784 Год назад +1

      Ibrahimbarow soo qabo wareyso

  • @WardiAMahdi
    @WardiAMahdi Год назад +16

    Ayaanloow aad baan kaaga tacsiyadaynayaa inuu walaalo ka mid ahaa dadkaas ku halaagmay meesha. Rabbi ha u naxariisto isaga iyo dhammaan dadkii la halaagmay ba.

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 Год назад +27

    Wllkey ayaa 7 ilaa 8 cisho bada ku jira alxmdulliillah wuu nabad qabaa
    Waana allabarinay

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Год назад +22

    Dhibkaas yaa ka masuul Ah Soomaalyey,Subxaana Allah Illaahay subxaana watacaalaa Waxaan ka baryayaa inuu Nasti Qayr qaba Soomaali u soo Diro
    Inshaa Allah 🤲🤲🤲

  • @faisalmahamud9140
    @faisalmahamud9140 Год назад +58

    Wiilkan wadada uu soo maray ayaan ana soo maray qisooyin kala duwana waan lasoo kulmay axlm maanta waan caafimaad qabaa.
    Inaan qisadayda kula wadaago ayan jeclaan laha ayaanlow

    • @cabdiraxiin5116
      @cabdiraxiin5116 Год назад

      🤝🤝🤝

    • @MohamedBk2002
      @MohamedBk2002 Год назад +1

      Sxb xitaa ado wareysi lagaa qadin tiktok sodhig ado ka shegeynysid pls

    • @hamdimoha7399
      @hamdimoha7399 Год назад

      @@MohamedBk2002 hhhh tiktk faido malaha ha ka waalin

    • @AbdallaNasir-21
      @AbdallaNasir-21 5 месяцев назад

      Alx for everything😊

    • @asmoabdi9921
      @asmoabdi9921 4 месяца назад

      Hada intee joogta marka

  • @ibrahimbaraw6063
    @ibrahimbaraw6063 Год назад +131

    Macalinka tahriibka wa aniga walahi 9 jeer bosaso yaman saudi arabia 1 jeer Libya talyaniga 1998 ilaa 2017 tahriib bosaso yaman 2008 Libya italy 2009 nadeland 2010 sweden 2011 finland 2012 italy 2013 germany 2022 germany frankfort alx alahu akbar inta dhimatay alah ha u naxaristo aamin aamin

  • @farhiahassan6373
    @farhiahassan6373 Год назад +4

    Allah ha u naxariisto inta ku dhimatay waan aqanaa sedex gabdho oo wallalaha ah aad ayaa ugu naxaaarka aamaqlo.

  • @mohamedgedisaidhagar222
    @mohamedgedisaidhagar222 Год назад +116

    Wll Ayaanle wiilkan na xiriirsii, waxa jirta Islaan Habaryartay ah oo waqtiga uu ka sheekaynayo Tahriibtay, xogteeda waqtigaaa ayaa noogu danbeysey, wll naga caawa in uu garto ayaa macquul ahe.
    Waad mahadsanthy wll

    • @najuumacadey3763
      @najuumacadey3763 Год назад +9

      Waqtigo shegayo yarakn wiil wallkey aya baxay nolol iyo geri midna lagu layahay wlh😢

    • @cabdiwaaxid6640
      @cabdiwaaxid6640 Год назад

      @@najuumacadey3763 😥😥😥😥

    • @mohamedhassanali2074
      @mohamedhassanali2074 6 месяцев назад

      Magaceed eedadaa walaal

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +8

    Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @kahinshukri8197
    @kahinshukri8197 Год назад +11

    Allah waxaan ka magan galay inan tahriibin nolol walbo adag wadankeyga umban ku noolana insha allah

  • @luuulxasan2879
    @luuulxasan2879 Год назад +8

    Allaha u naxariisto walaashey iyo intii dhimitey dhamaantood

  • @MsJanagale
    @MsJanagale Год назад +9

    HaNoolaato Guuleyso Saaxiib 🙏

  • @mamasomaliyeed8202
    @mamasomaliyeed8202 Год назад +9

    Maansha alaah ilaahey haku ilhaamiyo waa wax u baahan yahiin dhalinta qurbaha mooda nolol cajiib ah iney kajito kuno kadoomayo dhibta tahriibto

  • @osmanabdi3185
    @osmanabdi3185 Год назад +1

    Thank you

  • @fowzias9513
    @fowzias9513 Год назад +6

    Waa Cajiib Subxaanallah!

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 Год назад +3

    Alle Ha u Naxariisto Walalka iyo inta ku dhimatayba

  • @l.Mohamednoor
    @l.Mohamednoor Год назад +2

    Maxamed deeq Waa nin adag oo Soo jabay Khayr ilaahay hasiiyo Qisadiisa adag sida oo inaga wadagay

  • @amiiraamiira7561
    @amiiraamiira7561 Год назад +2

    Walalkey mcn 💋❤️ axmad Ibrahim gabow waaniga duceystay wallahi intii kudhimatay illah ha unaxaristo

  • @ayubpro
    @ayubpro Год назад +3

    Hanoolaato horey usoco bro

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 Год назад +10

    intii ku halagsantey halkas ILAAHOW Unaxariiso, qaasatan dadkan qaraabada aheyn, qaasatan WAlaalkey mooyaale Raboow Janadadii gali.

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 Год назад +14

    Calool xumo waxaa arkay nin tahriibay bisinkow rabi ha u naxriisto intii bada Ku dhimatay xanuunka igu cajaacib Sana waa gabadhi dhahday idinka iska nolaada😥

  • @user-yi1hu2en7f
    @user-yi1hu2en7f Год назад +6

    Amiin Amiin ya rabi Somali peace and love

  • @muhamudhassan1097
    @muhamudhassan1097 Год назад +9

    Allah yaraxma inta Ku geeriyoote xanuun waye walahi 😭😭

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Год назад +1

    Masha allah tabarakallah xog fiiican nasiiyey walalkey

  • @abdifatahabdulleaddow2446
    @abdifatahabdulleaddow2446 Год назад +1

    "Sheeko Xanuun iYo XoG-Ogaal is-Wadata" !! Alle Ha U naxariisto Walaalaheen !!

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +1

    Runtii wa qiso xanuun badan dhalinyarada soomaliyeed waxa ay ku dhamaadeen badaha iyo colaadaha dalka ka socdo allow adaa u maqan ummaddaan dhibaatada haysato ma jiro qof jecel inuu ka tako dalkiisa laakin duruufaha iyo waayaha nolosha ayaa ku kalifay inay dalkii hooyo ka tagaan
    Mahadsanid hanoolaato ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba walal

  • @mucaadabdishow9290
    @mucaadabdishow9290 Год назад +30

    Ninka hurda badanaa 😂😂😂😂
    WARAYSIGII UGU CAJIIBSANAA HANOOLAATO
    QOSOL IYO QISO

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 Год назад +3

    Mashaalaah ilow noo xafid soomaali

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 Год назад +7

    Waan idin salaamay bahda hanoolaato runtii waa qiso xanuun keeda leh aloow dalka iyo dadkaba noo hagaaji

  • @mohamedhassanali2074
    @mohamedhassanali2074 Год назад +13

    20 may 2012 waa maalintii igu dhacday isla taariikhdaas, dadkana badbaadada bay ku baaba.aan illaah ha u naxariisto inta ku dhimatay maalintaas wiilkaana wuxuu ka sheekeenaayo waxaa dhimatay saamiya gabadhii orodada china soomaaliya mataleesay ayay ahayd

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Год назад +2

      NINKAAN WAA NIN DAKANA QABO MAXUU ISKU WARINAAYAA?

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +3

    Ilaahay hawnaxariisto intii dhimatay

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 Год назад +8

    Ayaale, my deepest condolences 🙏 sxb

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Год назад +10

    Intressant interview ayaanle wiilkan JAB waa soo maray. Inta dhimatay Allah u naxariisto

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 Год назад

    Taariiqda dalka iyo dadkaba kala soco haanoolaato rv

  • @xiddigxuseencabdi3147
    @xiddigxuseencabdi3147 Год назад

    Wiilkan fani waye m:a inta mesha ku dhimatay Allah ha u naxariisto 😔

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 Год назад +11

    Subxan allaH mucjisaad aragty wllhi
    Alle dilaa dhinta
    Wiil qalbi fiican ee wllalaha kala badbaadiye
    Kani waaba xaraabo qosol badan mr hurdaaye

  • @iqroilwaad6068
    @iqroilwaad6068 Год назад +6

    Wllkey aan ku waayy Libiya illah ha u naxariisto inta dhimatay

  • @elminasibb
    @elminasibb Год назад +15

    Waxaan la muruguunayaa gabadhii doonta ka dhacday ee markii ay isku dayday in ay dib u soo korto lagu qeyliyay ee tiri inta istuurtay: “idinka noolaada”! 😔

    • @caabileabdi
      @caabileabdi Год назад +1

      Wali wan kanaxy maskinta

    • @fahadabdi5361
      @fahadabdi5361 Год назад +1

      Wlh kulamid baan ahay aad baan ugaxumaday aduunki bay kaquusatay

  • @hanatosman6075
    @hanatosman6075 Год назад +2

    4 mar daawaday barnaamijkan ayaanle nosobadi barnaamijka waresiga tahriibka thanks

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 Год назад +5

    Niiniile ilaahey naxariistii jano allaha siiiyo

  • @cabdixakiinmaxamed3225
    @cabdixakiinmaxamed3225 Год назад +5

    Inta nimatay Allah ha unaxariisto

  • @abdirisakjama
    @abdirisakjama Год назад

    allah ha unaxariisto inta dhamatay
    tahriibta & halaga waxaa inoogu wacan madaxda xun ee wadanka qabsatay

  • @abdalaabdala8176
    @abdalaabdala8176 Год назад +9

    Ayaanlow dadka tahriibay waraysiyadooda soo badi sxb, sbbtooda waaya aragnimo iyo taariikh bay kuu kordhinayaane.

  • @sadkiuu2
    @sadkiuu2 Год назад +2

    Best history respect

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Год назад +30

    Runtii Waa sheko xanuun badan😭Markad Nolosha mel tigso ledahay Hadane Adan Awodin 😭Xanunkedey ledahay Wlhi😭

  • @najmomaxamuud6003
    @najmomaxamuud6003 Год назад +4

    Alle ha unaxriisto intii dhimatey😭😭😭🤲

  • @nuurgame4951
    @nuurgame4951 Год назад +5

    فإدآجآء أجلهم لآيستأخرون سآعة ولآيستخدمون😌

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +17

    Aad Baan Ugu Murugooday Gabadha Lagu qeelyay ee Is Dhiibtay😢Arxan Daranaa dadku Ma Hal qof Baa doon Uu qabsaday Haligi Kara😭😭😭 ilaahay Ha Kuu raxmo

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Год назад +4

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    INSHA ALLAH. 👉
    Don't Forget salatul layl
    🎧 Listening To The Holy 📖 Quran Calms The Heart
    khair The sake of Allah Remind me I remind you
    Barakallahfikum 🎁

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +2

    SubxanaAllah yaa Rabbi

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Год назад +11

    Ax Ax Ax Ax Waa wiilkeeygii markuu dhintay jimco beey eheed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aidid1178
    @aidid1178 Год назад +4

    Waa runtii xasuus hore buu isoo xasuusiyey Allah haunaxariisto asxaabteenaas.

  • @IbrahimTripleM
    @IbrahimTripleM Год назад +9

    Wa Runtis Ah-lul cibado Xadad tahay wax kudhibayo majirto💯

  • @sacdiahassan4800
    @sacdiahassan4800 Год назад +18

    Ala gabadha tiri adinka nolada aa qalbiga ii xanujisay allha u naxaristo 🥺💔

    • @moonlight2373
      @moonlight2373 Год назад +1

      wlhi anba waa fahmey dareenkeda wey kuwada queyliyeen oo lagayabo weliba iney ku qeylinayeen intii lasii socdeyba

  • @abshirsaid2374
    @abshirsaid2374 Год назад +3

    Thanks!

  • @xamzesaalaxbunow3078
    @xamzesaalaxbunow3078 Год назад +7

    😰😰😰😭😭😭😭😭 wlhi waa sheeko qalbiga i xanoonayo ma dhamaysan garo ayanle fadlan intaas ku adkay wax kale haa ku soo darin fadlan

  • @hibaaqhappy5976
    @hibaaqhappy5976 Год назад +33

    Waaan tahriibi lahaa lkn ma heysto dhaqaale aan isku furdaamiyo waalidkeeyna waa dad sabool ah😭😭😭😭😭😭

  • @mubaragahmed9521
    @mubaragahmed9521 Год назад

    Mash alaaah wlhy wil iyo kuwa kale wxay soo maren nolol adag

  • @noobman6045
    @noobman6045 Год назад +11

    Aniga hada ayey nolosha bilow ii ah hada ayaa tahriib ii bilaawan rabo 2022 Wana soo socda insha allah inta ila mid ah

    • @Rama____1
      @Rama____1 Год назад +5

      🥺plz ka joog ma fcno in noloshada haligto xta malinta qiyama wa lagu weydina hdi ku dhimato

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 Год назад

      Waa israacaynaa sxb isoo qabo legend anaa diyaar ahe

  • @mahadabdihusseen4306
    @mahadabdihusseen4306 Год назад +2

    Wlh aduunyo waaye doonta 7 qof ka dhimatay an sarnay 😢ilahey ha u naxaristo

  • @iskasomali3298
    @iskasomali3298 Год назад +1

    Allah hanuxriisto

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 Год назад +3

    Allha unxristo calool.xuma badnaa iyo murugo wallee inan xitaa yeeleyn lacgta ana ka baxaayee tahriib naftaada biimeey not possible

  • @hamseapdirashid1860
    @hamseapdirashid1860 Год назад +5

    Wllkey iyo zxpkii wax ka nasiib badan waa wayay 2020 bisii 9 lugta aay hargeisa ka qaaden bay Germany ku wada joogan kaliya 6 months bay liibiya kaga baxeen 😬😬🥺🥺🥺

    • @benrahmaaj2378
      @benrahmaaj2378 Год назад

      Sanadki baxen sxp rnti waa dad nasiib bdn

  • @mohamedwardimohamed1118
    @mohamedwardimohamed1118 Год назад +2

    Adigoon baariis tagin, ama boon ka sheekayn, ama badaha waaweyn, nafta aad ku biimeyn, barashada dalkaagaa, horta laga bogtaayoo, beryo laysku hawlaa. Xigasho abwaan hadraawi. illaahay ha u naxariisto janadii fardowsana haka waraabiyo Abwaan maxamed ibraahim warsame HADRAAWI.

  • @abdisalamabdullahi1142
    @abdisalamabdullahi1142 Год назад +1

    Ilahow Adan tahrib ka man galay diwada un Soma ahan si nawad Ayan ku tagi dona insha allah

  • @abdirisakhassan2584
    @abdirisakhassan2584 Год назад +6

    Doontii xawaadlayaasha waan joogay libiya lkn beenbu ka sheegay waxay isku uruursadeen qabiil ahaan waaney fashadeen, faalki ayaa been u sheegay Alle ha u naxariisto dhamaantood hablo aad u quruxbadan baa ka buuxey

  • @Binuhass
    @Binuhass Год назад

    Walalkey abdifatah Niiniile Allah Hau naxariisto

  • @diishka1277
    @diishka1277 Год назад

    Walhi wa sheeko cajibaa inta dhimatay Allh u naxariisto

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад +4

    Cabdifitaax niinile Aad ayaa u garanaaye Allah ha u naxariisto iyo dhamaan dadkii doonda ku geeriyooday

    • @libanabdulle7715
      @libanabdulle7715 2 месяца назад

      Walaaley Abdifitah miyaa mise ismail niiniile, wuxuu ahaay sxbkey ilaa hada nolol iyo geeri midna kuma haayo

  • @guushaumadasomaliyeed3511
    @guushaumadasomaliyeed3511 Год назад

    Allah unaxariista amin intii dimaty

  • @abdikadirosmanshamin848
    @abdikadirosmanshamin848 Год назад +1

    Ayaanle sheeksdan maxamed wll qeebkale kassler please

  • @aliibinkher7761
    @aliibinkher7761 Год назад +1

    Painful story 😭😭

  • @Isxaaqmr
    @Isxaaqmr Год назад +7

    Yaab kuwa soo qoraayo muxu wajiga la qarsanaya shaqsiga maanu doonis laheyn muhiimada waa in uh qisada nala wadaago ❗

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Год назад +2

    😩😭 ya allah

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Год назад +4

    😪😪😪. Yaa saatir yaa rabbi. Wallaahi massibah

  • @abdirahmanahmed.1816
    @abdirahmanahmed.1816 Год назад +4

    Waa dhibaato dhalinyaradeena haysta,taasi waa dhibaatada wadankeena haysta.
    Iyo wax qorshe oo aan dhalinyarada loo samayn.

  • @balacayismail7815
    @balacayismail7815 Год назад +2

    Ayaanle bsxb waad iga oohisiisay subxaanalah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @abdirahman2316
    @abdirahman2316 Год назад

    waa wareysi.xanun badan ilahey ha unaxaristo.inti ku dhimatay.

  • @mahirooz
    @mahirooz Год назад +24

    Doonta Uu Saarnaa Yarkaan Iyo Aniga Tii Aan Saarnaa Hal Maalin Ah Ayaan Halmeel Kasoo Wada Baxnay Teena Ayaa Ugu Dambeysay Wax Soo Dhaqaaqo Waxaan Badweenta Ugu Tagnay Doontooda Oo Halaysan Waana Aan U Dhawaan Weynay Maxaayeelay Anagoo Ka Baqayno Hadaan U Dhawaano In Ay Inoo Soo Dabaashaan Oo Ay Nasaaraan Culees Maxaa Yeelay Doontooda Waxay Ku Saarnaayeen 117 Qof Anagana Waxaan Wadanay Doon Tooda La Eg Oo Ay Saaran Yihin 146 Qof Marka Ma Aanan Awoodin In Aan Gargaar U Fidino Ama aan U Dhawaano Maxaa Yeelay Anagaa Teena La Cabsanay Nasiib Wanaag Anaga Teena Malta Ayeey Kasoo Xiratay

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 Год назад +1

      👍

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад +2

      Alxmdullhi hadaa dhib arkin oo doonta idiinka halaabin 🤲🤲

    • @mohamedhassanali2074
      @mohamedhassanali2074 6 месяцев назад

      Anigana waxaan saarnaa doontii sidaxaad nasiib wanaag anaga waa nala soo badbaadshay lkn doontaan lagu baaba,ay ayada nama arag ee midi badbaaday ayaa na aragtay nagana carartay xasuus captain na waday Naf yare

  • @dailyqosal4
    @dailyqosal4 Год назад +3

    Hada libya 🇱🇾 jooga InshlllH ramadanta waxan galaya badda so duceya

    • @MaxamedweliMaxamedweli
      @MaxamedweliMaxamedweli 9 месяцев назад

      Sxb ilhy haku nabad Geeyo

    • @jikartoz88
      @jikartoz88 9 месяцев назад

      Sxb matagtay

    • @MubaarakJaamac
      @MubaarakJaamac 5 месяцев назад

      Soo jawaab wll manabad tagtsy😢

    • @hu5367
      @hu5367 5 месяцев назад

      War Shb Hda NosHahy iso JwB 😢

    • @maahir376
      @maahir376 5 месяцев назад

      Legenoow matagtay😊

  • @maanhaji5534
    @maanhaji5534 Год назад

    Yarkaas niinile la dhaho aadban u kasaa isku xafad ba ahayn kubadna Wan isla ciyaari jirnay Alle ha u naxaristo

  • @hassancade5559
    @hassancade5559 Год назад

    Wlhi waa xanuun aad u weyn e rabi dalkena iyo dadkena qulubtoda haino daweyo

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 Год назад +2

    Ayaanlow walaalkaa alle haunaxatiisto iyo dhamaan inta kudhimatay bada noosoobadi wareysigaan

  • @aosmah865
    @aosmah865 Год назад +2

    Doonta Xawaadlaha Allah Aya iga Badbaadiyey Habenkaas Wanka Haray Aniga

  • @thakidgt
    @thakidgt Год назад +6

    Niiniile he’s my brother ilahey ha unaxaristo 😭🤲

    • @naimamohamed1822
      @naimamohamed1822 Год назад

      Illah ha u naxariisto magacaas ma igu cusbo ciyaal bula bucleey gubta daganaa🥲

    • @mohamedsalimiin5441
      @mohamedsalimiin5441 Год назад

      Sxb Niiniile Iga Dabageey Magacaas Yar Aan School isla Dhigan Jiray ayaa Ladhihi Jiray Niiniile School Macmuur ayaan isla dhigan jirnay asaga miyaa😢

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 Год назад +11

    Somali wakasa sidss bey dhib u so argney hadana kuwas wakuwa ku jira social media ku dhexeashtey walina qabil nadaba wada😥

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Год назад +2

    Naxdin waaye wlhi illahow dalkeena noo badbaadi

  • @hussainilmi6630
    @hussainilmi6630 Год назад

    Subxaana Allaah

  • @AbdikhadarN
    @AbdikhadarN Год назад +10

    Gabadh tiri nolada iyo dhaman inta dhimatay Allah unaxaristo

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Год назад

    Ilah haunaxariisto intii kudhimatey. Wadankeena wax ka fiican malahan

  • @timesmusic3510
    @timesmusic3510 Год назад +2

    Anaa so bixi rawo ha layso duceyo wllayal😭😭

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад +10

    INTAAD BOODIN BADAHA WA WAWEYN. OO NOLOSHA KU BIIMEEN. BARSHADA DHULKAADA BARYO LA ISKU HOWLA.. ETC ETC XADRAWII OO MAANTEY GEERIYOODA LAHAA.. ACUUDU XATAA SUGAANTA?LA AFDUUBTEY.... NINKAAN MAXUU ISU QARIYEY HADUUD DHIIG SOMALI QABIN... 00