Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 654

  • @diiniYare-b1r
    @diiniYare-b1r 7 месяцев назад +33

    Waraysigan marka la duubay somalia ayaan ku daawaday, kadib safar dheer oon ku soo jeexay wadadaas maanta qoraalkan waxaan ka soo qorayaa Colina Park san diego oo ah meesha ay waraysiga ku duubayaan 💯✅

    • @Zakicadde1646
      @Zakicadde1646 7 месяцев назад

      ma dvloterry ayad kutagtay pro

    • @diiniYare-b1r
      @diiniYare-b1r 7 месяцев назад

      @@Zakicadde1646 maya waddadaan soo jeexay

    • @SOMALIBADBOY
      @SOMALIBADBOY 4 месяца назад

      Caloosha ayaad i hurisay pro, balse maalin uun waan soo caga dhigan plans-kayga ayay ka mid thy inaan ka safro dalkeennan dibusocodka ah.

    • @Ruwayda-s7d
      @Ruwayda-s7d Месяц назад

      Waw 🎉congratulations pro inad iwadey aheed😂

    • @diiniYare-b1r
      @diiniYare-b1r Месяц назад

      @@Ruwayda-s7d thanks inader. Ma joogto la i dhahay waan ku soo maray kkk

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +140

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA QOFKA QOFKA IISAARA IISAARA WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 2 года назад +206

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤🌹

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 2 года назад +44

    Barnamij yadan iyo kuwa kale oo badan wan kaa sugaynaa. Hareri guul iyo Gobanimo Horay usoco 🙌❤.

  • @MHIbnusheik
    @MHIbnusheik 4 месяца назад +6

    Waraysigani Wuu idhiirigalyay Waxan Daawaday Marar Badan Si aan uga Helo Rajo iyo dhiirigalin maanta Waxan kudaawanaya afrika, Ethiopia, Jigjiga
    Waxan illahay ka Rajaynayaa In maalinmaalmaha Kamid ah aan kudaawan doono🇺🇸ama🇨🇦
    Inshallah

  • @abdirizakmahmod1858
    @abdirizakmahmod1858 Год назад +9

    Waa legend wlhi ninkaasi waa runtii halkaas uun baad fadhiyi hadii aad badali waydo nolodhaada

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 2 года назад +102

    Yaa rabbi Af-Soomaaliga noo xafiid 🤲🤲🤲🤲 Cajiib sidaan u fahmaayo ayaan la qiiroodey!

    • @gorgor5149
      @gorgor5149 2 года назад +1

      Say wlhi miyaad ahayd

    • @magoolmohamad4412
      @magoolmohamad4412 2 года назад +1

      🤣amiiin

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 года назад +4

      @@gorgor5149 🤣 Say wallaahidaa I dhaanta walaalo. Anoo gaboobey baan qurbe soo galay.🤣 Saan iska ooyaa markaan wax fahmi waayo🤣🤣

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 года назад +2

      @@magoolmohamad4412 Aamiin walaalo shukran

    • @gorgor5149
      @gorgor5149 2 года назад +1

      @@fatmasugule9969 Oh my god ayey dhahaan markan oo kale gaaladu

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 2 года назад +9

    Masha allah hareeri allow cimri dheer iyo cafimad ku sii wa nin wareysadiisa cajiib yihiin masha allah

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 2 года назад

      Haaye haaye
      my sistare from to borama

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 2 года назад +19

    Alow qofkastoo muslimna ooomusafura gargar danbiyaga iyo danbigii waalidakayo dhaaf aloownahadee qofkastoo dhiban oomuslina if iyo aakhiraba unaxariiso yaarabii aaamin cabdisalan waa wariye qaaliye ale wlllo hakugargaro ifyo aakhiraba nabiga csw Rabi rafiiq jigka sieraad kuwa kulanoqda ale haynagayelo aaamin aaamin yarabii Alo baryada naga aqbal asmin from burco

  • @umaddamediachannel104
    @umaddamediachannel104 2 года назад +13

    Masha Allah shukran Hereeri, waa ku mahadsan thy qaabka aad noogu soo gudbineeso qisooyinka ay u soo joogeen dadkeena

  • @abdullahwarsame4704
    @abdullahwarsame4704 2 года назад +19

    hareeri barnaamijkan wa sugaynay ad bad u mahadsantahy allah haku barakeyo

  • @cimraanahmed
    @cimraanahmed 2 года назад +5

    Barnaamij fiican, mahadsanid Wariye sare C/Salaam Hereri

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 года назад +21

    Soomaalidda iyo nolosha adag waa deris, umado kale oo badan kama dabaalan karaan xaaladahan oo kale.

  • @deckabdullahiabdi8657
    @deckabdullahiabdi8657 2 года назад +55

    Nin raaxo ku yimid baa la waraysanayaa walahay badan jab soo marin 2018 ayaan brazil diyarad ku imid si raaxo ah lkn jab baa iga danbeyay ilahay mahadi waanse ka nolahay ima soo marin safar iga adkaa oo aan galo 11 wadan oo latin america ah baan lug ku somaray wadan aan la igu xirina waa yara wadanka ugu yar baan 10 casho ku xirnaa xili la maro xiligii ugu adkaa baan halkaas maray jangalka banama iyo colombiya u dhexeya qof soo maray un baa surayn kara qofkale se maya 7 bari ayaan halkaas ku lugaynay ilaan aan banama ka soo garnay sxbeday qarkood intay socon wayeen baan dhul cidlaa oo howd ah uga tagnay waayo waxaad u qaban kartaa iska yar waxaan uga socdaa ninkaan odaygaa wadan raxaad ku soo gashaye ader khayr qabe hada waa cadaab

    • @carafaddhuure8705
      @carafaddhuure8705 2 года назад +2

      Nio layn walaltinimo ba ii xaresan balse waa adag yahay waxtiguu qadanaya badan. Wax akhbara iga sii sxb

    • @SweetySweety-cf6yn
      @SweetySweety-cf6yn 2 года назад +5

      Wu raaxaystay wlhi wa nin diyaarado raacay o xabsiyo raadsanayeyba hada 2022 wiil naga tagay rafaad ki u darnaa bu maray..xata caga goo go ay alxm week gan dhexdisa la fasaxay

    • @israaxuseen9015
      @israaxuseen9015 2 года назад +3

      Wallo hada yawar kahayo dhulka maritankiisa mahalisbaa walaalkey iyo dhalin yaro kale baa hada inee sobaxaan rawaan illaahey ha amaansado

    • @muhanadkaaheemk2489
      @muhanadkaaheemk2489 2 года назад +3

      Somalida waa kaligood hero hada waxaad naleedahy ninkaan iyo anigaba America waan usoo tahriibny isna raaxuu kusoogalay Ana rafaad 🤣🤣

    • @somalitiktok2637
      @somalitiktok2637 Год назад +1

      Asc abowe

  • @drmaxamedaxmed4671
    @drmaxamedaxmed4671 2 года назад +15

    weriye abdisalaan hereri waa weriyaha keliya ee ay qoomiyada somalidu leedahay wl waad ku mahadsan tahay xaqiiqooyinkaa umadda somaliyeed ay lasoo kulmi jireen ilaa rubuc qarnigii u danbeeyey waanan ku taxanahay barmamijkaa hereri guul sxb

    • @richman_
      @richman_ 2 года назад

      Wa runta🎉

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 года назад +20

    I love this kind of stories 👏🏻

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo Год назад +10

    Legend is always Legend We Need just Like this Interview He Motivates me and open me allot of hidden issues kkk

  • @xassanaadansamatar3755
    @xassanaadansamatar3755 2 года назад +13

    Aadbaan kuu salaamayaa Cabdisalaam hereri

  • @suldaanmandho471
    @suldaanmandho471 21 день назад

    Masha allah abdi salam Niin Waxbartay ayu waraystay o waayo Arag ah Wooow

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 2 года назад +13

    Wllhi Ninkani Waa Nin Adag Somali ILaaHey Ha DaaYo🙏

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 2 года назад +7

    Waa nin rag ah run ku darsaday ka fiican somalia badan oo qurbaha tagay leh waayo aragnimo og xalka yaala dalkii iyo africa

  • @abdirashidarale8397
    @abdirashidarale8397 2 года назад +4

    Abdisalaam Hareri. caadi mahan ..haaye haaye..keep up the good work mashaa allah

  • @XamseDaahir-l2x
    @XamseDaahir-l2x Месяц назад

    Waxan ka dawanaya dalka ethiopia lkn marka danbe waxa rajaynaya. Ina inaa maraykan aan tago allow iirume❤❤❤

  • @mohamedabdullahi3698
    @mohamedabdullahi3698 2 года назад +17

    Si aan ku galaba inshaalaaahu tacaala waan soo gali maraykanka inshalaah inshalaah

  • @tahriib8809
    @tahriib8809 2 года назад +42

    Waan soo soconaa aniyo 7kale 17/10/2022 inasha Allah guul 2023/3inan galno usa 🇺🇸 ama aa dhimano waxkale dhexeeyo

    • @abdirahman5020
      @abdirahman5020 2 года назад

      sxb xgee hada joogtaan

    • @Hogaanmedia1
      @Hogaanmedia1 2 года назад

      Aniguna waan socdaa insha allah xgeen iska helnaa sxbayaal

    • @shayga5656
      @shayga5656 2 года назад +8

      Subxaanalah wll naftaada aduunyo ha u cadaabin

    • @Internut1985
      @Internut1985 2 года назад +8

      Hadaad dhimato Naarta inaad gali sooma ogid

    • @Muslim-d9d
      @Muslim-d9d 2 года назад +1

      Number kaaga soo qor

  • @akhlaazabdi1696
    @akhlaazabdi1696 Год назад +5

    wax u kadhekeeyo ayuu haya walee anna wamarkeygii isoduceya somaliyeey insha allah

  • @MARACADDE-2
    @MARACADDE-2 2 года назад +18

    A man is one who goes through hardships

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 2 года назад +22

    Legend wlahi
    Runtaan kugu jecelahay rashiid ❤❤

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 2 года назад +1

      Sxb ninkaas la yidhi waa nin xun rashiid markey wada degeen maxuu kala kulmey kii hore ee 4 bilood iyo 15 daya la deganaa ee somaliga ahaa maxey ku wada joogeen ileyn waakan rashiid ku yidhi haka xanaajine

    • @dagaalcusub9523
      @dagaalcusub9523 Год назад +1

      @@xaajimasaleh8837 somalida wxy tiraahda timirba laf aya ku jirto shekas ani waxna waga fahmay waxna kama fahmin🌝

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 года назад +12

    Wallhi rashiid waa legend tijaabiya buu tagn yahy idinkuna Anba waan tijaabiyeee wana kuguulystee😂😂😂

  • @mohamedkiiko3836
    @mohamedkiiko3836 2 года назад +8

    Amazing history i want to come USA after aview months

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 Год назад +2

    Somalidu waa dad cajiiba markaad wadan qalaad ku nooshahay ayaad dareemaysaa somalinimadu waxay tahay🥰

  • @cabdirisaaqsale
    @cabdirisaaqsale 2 года назад +3

    Cabdisalaan aad baan kuu salaamaya adiga iyo camra manka

  • @fataato2792
    @fataato2792 2 года назад +88

    28:29 "never give up" is the short phrese but it's meaning is huge.

    • @abdis70
      @abdis70 2 года назад +4

      Labada Ninba Af-Somali ayey ku sheekaysteen.

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 2 года назад +3

      100% it’s deeply meaningful
      He is right

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 2 года назад

      Runtii weeye waa in aan la isdhii in

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 года назад +1

      Ninku
      Noomuusan dheehneyd adifki uu raadinayey in uu Ka heley America we dhaqaalaha

    • @kewayekaas803
      @kewayekaas803 2 года назад

      @@abdis70 nocan ookale kuwan dhihi jirney waa iistus ama qarasle ama shawiste 😂

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 года назад +9

    Wllahi ninkan waa legend xaqiiquu sheegayaa 😆😆

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 2 года назад +4

    2007 kii ayuu soo maray anigana 2021 kii aan soo maray alla maxuu safar adag ahaa’ lkn allhamdulillah ilaahay ayaa iisoo fududeeyay finally i Am in the state Now

    • @zaki799
      @zaki799 2 года назад

      Immisa kaaga baxay bro

    • @pahjaa5562
      @pahjaa5562 2 года назад

      Bro xagee kaso qabta hada kuso guda jiraye

    • @ismailhidig343
      @ismailhidig343 2 года назад +1

      @@Dhambaal55 ani ahaan 10kun qarashka qofba waxbaa ku baxa sxb dadka isku qarash ma noqdaan meelaha laga kala imaanayana weey ku xirantahay

    • @ismailhidig343
      @ismailhidig343 2 года назад

      @@pahjaa5562 ma hada soo baxday mise in aad soo Baxdid ayaa rajeyneysaa ?

    • @zaki799
      @zaki799 2 года назад

      @@ismailhidig343 sidaan usoo baxaa bro burcaan joogaayee lacagna waan haystaayee

  • @KulanbiHassen
    @KulanbiHassen 8 месяцев назад +2

    Indho jogi malihi anigu waan socda

  • @abwaanriyaale8939
    @abwaanriyaale8939 2 года назад +35

    this is Another level wow? so Amazing

    • @abdis70
      @abdis70 2 года назад +4

      Labada Nin Af-Somali ayey ku sheekeysteen.

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 2 года назад

      @@abdis70 markaana

    • @abdis70
      @abdis70 2 года назад +1

      @@guledhamud1567 Inay sheekadu ku socota Afkii at ku Bilaabantay !.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      Haye haye😂

    • @fadumofarax
      @fadumofarax Год назад

      Asc

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +8

    Never give up keep your dreams till u realize ✨️it

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 3 месяца назад

    Muqaalkan dhiiri galin ayuu ii yahay runtii Insha allah fariintan farinteeda anoo africa ka soo baxay oo yurub ama america jooga ayaan soo qori donaa safarka alle hanoo fududeeyo insha allah

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 Год назад

    Haji abdi salan herari wanku salamay barnamijyo fican bad so jedisa wadku mahadsan tahay Somali wayku wada jceshay adiga iyo cawke alha unaxariiso walhi wan ka samei la ahay warye axmed xasan

  • @sabrinbeauty9058
    @sabrinbeauty9058 2 года назад +10

    Never give up bu yiri,
    Yasocdo aan bahne
    Wais racena Nairobi joga ani hada

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 2 года назад +8

    Walahi nin adag weye waa gobalada dhexe lahjadiisa ilaa kiilka 5aad

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 2 года назад +32

    Waqti hore oo aan la aqoon baad tagray waad jacday iminka xalka kali ah ee furani waa lotary ga in ilaahay kuugu beego kuwaa Allah haynaga dhigee Aamiin dhaha 😂

    • @abdirahman5020
      @abdirahman5020 2 года назад

      aamiin😩😂

    • @feierniemandsland7059
      @feierniemandsland7059 2 года назад

      Wax ka wanagsan Allah ku sahlo 🎉

    • @abdullahabdi2986
      @abdullahabdi2986 2 года назад

      Lotary gu octoper waa imisadeeda

    • @xildhibaanismadhibe3731
      @xildhibaanismadhibe3731 2 года назад

      @@abdullahabdi2986 5 teeda ayuu furmayaa bro Insha Allah diyaar ahow

    • @xildhibaanismadhibe3731
      @xildhibaanismadhibe3731 2 года назад

      @@feierniemandsland7059 sidoo kale wll hadafkeena uwayni waa aakhiro iyo in aynu janno helnee Allah haynagu kulmiyo dambigeenana ha dhaafo inaka iyo waalidiinteen iyo dhaman intii diinta inooga horaysay oo ku dhintayba aamiin Ya rabbi 🤲

  • @mahadabdirizaksulaiman7252
    @mahadabdirizaksulaiman7252 2 года назад +17

    wiil hoog reer hawd ah weeye, ''ragga socodku waw door hadduu mawdku daayo''

    • @maajiddhunkaal6273
      @maajiddhunkaal6273 2 года назад +2

      Killinka OG Weeyaan Hawdkan Dhaw Ma aha

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 Год назад

      kan wa ogaden lahjad adaga ma rer nogbedba alla muxu geel racay shkeda wala macaneeya

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 года назад +42

    Take the risk to achieve your goal 💯

  • @bilehaddi8826
    @bilehaddi8826 2 года назад +1

    Barnaamijyada noocana soo badi. Thanks.

  • @keynanyare7083
    @keynanyare7083 2 года назад +6

    Waan heebiyaa mana haayo USA 🇺🇸

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +3

    Walhi ninkaan waa legend cabdisalaan hareri best interview keep going bro

    • @naciimohassein6623
      @naciimohassein6623 Год назад

      wiilkeena sharafta bdn wacalow mgciisa hku qaaraban ma gaartide 😎

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 года назад +9

    Ogaadeen tahriibay oo iidoor waraysanayaa qosol badanaa!!!

    • @prosl11
      @prosl11 2 года назад +2

      Cagdheertu waa riwaayad

    • @saalahyare369
      @saalahyare369 2 года назад

      Kkkkkk

    • @xilwaxaaji7414
      @xilwaxaaji7414 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AhmedMohamed-qh4je
      @AhmedMohamed-qh4je 2 года назад

      Am sorry you can't reached his level Qantas aararka

    • @prosl11
      @prosl11 2 года назад

      Sxb waan tageersan yahay ninkani ee shaydaanka iska naar cagdheertu cid walba iska xigna

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 года назад +2

    Mnsha allah waraysiiyo xiiso badan ayuu qabtaa

  • @YoundIjust
    @YoundIjust 6 месяцев назад

    Wow nin soo jabay I.a Anna heer waa Gari doonna alla haduu idmo

  • @YoundIjust
    @YoundIjust 8 месяцев назад

    I interested these videos and give me a a good hope walahi hareriyoow❤

  • @mohamesabdirahman8613
    @mohamesabdirahman8613 2 года назад +5

    War ninkani waa legend wlahi

  • @suliemanabdi1729
    @suliemanabdi1729 3 месяца назад

    "Jaamacada ha daali"
    War ninkaani waa dhiirigeliye wayn alle habarakeeyee sida faseexa ah oo uu talooyinka ubixinayo iyo siduu somalinimada ugu mintidsanyahay baan layaabay guulayso Eng

  • @abdirahmanabshir4042
    @abdirahmanabshir4042 2 года назад +5

    Panama City Ayaan Hada Jooga , Mesha ninba Marbu Marayaa Alla Ha Sahlo

  • @mo.dinaari5918
    @mo.dinaari5918 2 года назад +5

    One day a hard to stand a place finally he success ✌✌✌

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 года назад +4

    Kama daalo sheekoyin The legend Haaye Haye❤️💪🔴

  • @yusufabdul1261
    @yusufabdul1261 2 года назад +5

    Give the man chance to explain!!

    • @rodamuhumed7839
      @rodamuhumed7839 2 года назад +1

      He's talking to only 1 man not many ar muu afkeenu inoo roonyahay

    • @Blac4hunnid
      @Blac4hunnid 2 года назад +1

      @@rodamuhumed7839 hahaha

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 2 года назад +4

    Sheeko wanaagsan guul hereri

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 Год назад +1

    Haaye Haaye😃 Abdisalan Herari Legend

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 2 года назад +3

    Somali ninka ugu socodka badan hereri

  • @ahmeddey3968
    @ahmeddey3968 2 года назад +6

    Wllhi waa nin legend ah 😂😂

  • @malekalahi8909
    @malekalahi8909 2 года назад +1

    Waxaan rajaynaynaa in aad ninkan barnaamij kale kasoo samayso waxyaabo badan ayuu og yahay sheekooyin badana wuu hayaa sida hadd a ka muuqata .... guul ban ku rjaynyaa herreri

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад +2

    Good story 😂❤🇸🇴🇺🇸

  • @yusufhasan5802
    @yusufhasan5802 2 года назад +5

    Asc ma wanaagsaneeyn in uu ka sheekeeyo wadadaa dhibkooda kaliya haka sheekeeyo balse meelaha ma wanaagsaneeyn Soomaali sir malahan

  • @IdontKnow-hh2fc
    @IdontKnow-hh2fc 2 года назад +2

    Waa markii tahriibku qiimaha lahaa lacagtuna barakada lahayd oo waxa laga yaaba ninkaas ilaa america tagay inuu waxan dhawr kun ahayn sitay hada se kadabkii waa goay oo waxad maqli hebel siduu u yurub tago 30k dollar baa laga qaaday

  • @MahadCabdisalaan-y4k
    @MahadCabdisalaan-y4k Месяц назад

    Waa nin dadaalay dheh waayo Arag

  • @zakiahmed7427
    @zakiahmed7427 2 года назад +4

    Rafaad kasta oo aan maray alxamdulilaah maanta hadaan mareykan joogo balse waxa iigu yaabka badan ee aan xasiistu 5 days oo lug ah iyo rag aanu kala hadhney markii la iisheegey inay dhibaato soo gaadhay balse tahriibka liibiya iyo suudaan been buu noqonayaa markaan arkay amaba xasuusto tahriibkan balse ninkan wuu iga horeeyey aniguse 1 year ayaan hada joogaa sharcigana allaha iiga soo qaado soo duceeya soomaalay

    • @tiktokshactiro3192
      @tiktokshactiro3192 2 года назад

      Sxb wx information maka heli karaa madama xogta aad hysid ood soo martay hraa wxaa loo dhahay dab nnkii ku gubtaa laga wrestaa mnta dhlinyaraa ahay wqti adag wx wlpee nqdaanba adkayskgeeda leeyahay

    • @fartunyusuf415
      @fartunyusuf415 2 года назад

      War sharcina lagaga darane naftiina ha halaagina

    • @zakiahmed7427
      @zakiahmed7427 2 года назад

      @@fartunyusuf415 sister jaceyl.la iga guursaday awgeed ayaan u soo tahriibey anigoo tahriib ka soo bilaabay africa ilaa carabta ilaa yurub hadana alxamdulilaah america insha allah waxwalbana nin rag ayaan u ahey nolol iyo geeriba waanu u joognaa sister ee iisoo ducee adna ducaan kugu ogahay

    • @zakiahmed7427
      @zakiahmed7427 2 года назад

      @@tiktokshactiro3192 bro halkan kagama sheegi karo balse G@ mail keyga fariin iiga soo dir

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 года назад

      @@zakiahmed7427 alla wllo khayr badan iyo barwaaqo baaan ku rajaynaya hamigaaa laheed haduu ku rumoobay aduunka markaa meel iska soo saartid ayagaa dib ku xasuusan wixii maalin kuciilay 😢😢

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16 9 месяцев назад

    South afric ban ku nolhy san rajeyna mar dhaw inn baxo. Brzil.ilh ha ifududeyo

  • @mohamedabukar1158
    @mohamedabukar1158 2 года назад

    waaaye haye ma ahane ninka chance ku hadlo sii, sidakale wa ku tagaare legend tahay hereri

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад +1

    Asc cisalaan he reri alle hadii horey usoco wayo arag suxafinimo o dher baad leeda hay wll nabad galyo

  • @sucaadabdihassan9056
    @sucaadabdihassan9056 2 года назад +4

    Mashaallah

  • @caalinentertainment8874
    @caalinentertainment8874 11 месяцев назад +1

    Hadaan bixi rabaa isoo duceeya

  • @farhandauud7949
    @farhandauud7949 2 года назад +2

    wooow waraysi fcn

  • @mohamedabdulwahab7661
    @mohamedabdulwahab7661 3 месяца назад

    Inshallah coming soon wadadas waanku soo wajahanay

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 7 месяцев назад +1

    Ninkaasi waxa uu igaga qosliyay markuu yidhi cadayqorigii ayaa mushkulad igu noqday waan la yaabay runtiii somalida cadaygaas ayaa wada ilko tiray runtii

  • @cabdiraxmanguray7950
    @cabdiraxmanguray7950 Год назад +1

    Abdi salan hereri gormaad ana I waraysan

  • @Eid1999
    @Eid1999 2 года назад +1

    INChallah waan soo socdaa hada Belgium jogaa

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 2 года назад +1

    Legend weeye wllhi runtu ku dhintaaa lakiin xiligaaa adigu soo jeexday wadada iyo manta isku mid mahan

  • @abdikadiralihaibe3685
    @abdikadiralihaibe3685 Год назад +1

    Legend wlhi waa kan hadad maqashay legend

  • @jabra0563
    @jabra0563 2 года назад +1

    Ninkaan waa legend wax walba run ayuu kasheegay

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 года назад +2

    C. Hareeri Barnamijyo wacan bad soo Diyaarisa lkn Waxay lamid yihiin Rashiin udgoon milixdii aad looga badashay,
    Waayo Haaye haaye haaye haaye bad every fukin single season Tiraahda marka ka kala yareey haye haye haye haye haye

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL Год назад

    Ninkaan Waa Legend 😂❤
    master ha daalin 🤚

  • @ibraahimhajiahmedbiixi5858
    @ibraahimhajiahmedbiixi5858 Год назад

    Hada gerida iyo nolosha gerida ayaan kajeclahay wa in an image in sha aallll

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 года назад +7

    hadan lacag helo marykan ban rajaynaya inan u tahribo insha allah

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 4 месяца назад

    Wareysigan waxan ku dawanayaa SS qarada africa .
    Insha allah meshaan USA ayan markle ku dawan i.a

  • @YahyaHassan-m2o
    @YahyaHassan-m2o 2 месяца назад

    Mashaallah wan so socdaa sxb

  • @omerani8
    @omerani8 Год назад

    LEGEND WEEYE NINKAAN WLHI ANOO SII JECLAYSANAYA WERAYSIGA AYUU IGA DHAMAADAY

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 Год назад

    waxa loo ordaa kaliya waa inaad noloshaada badasho arsaaqaduna meelkasta ayey taala ee dhulkiina aamina

  • @hassanosmaan608
    @hassanosmaan608 4 месяца назад

    Insha Allah

  • @cabdulaahimuqdisho4941
    @cabdulaahimuqdisho4941 2 года назад +5

    Waqtigii aan dhashay 2007

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад

      Abdullahi haduu muqdsho ku dharey waad a weyntahey 2007 kkk kaftan

  • @MaxamedGreen
    @MaxamedGreen 5 месяцев назад

    9hereri ilaaaahay haku daaayo

  • @nuurahmed8102
    @nuurahmed8102 2 года назад +4

    Anaa warbixin kuu haayo qiso xanuun badan bal ila soo xariir

  • @jockerelmi2968
    @jockerelmi2968 2 года назад

    Cabdisalaàn ibadan baanu sugaynay meel kuu khaasa oon waraysiyaada kala socono hambalyo

  • @ismaaciilmaxamuud4850
    @ismaaciilmaxamuud4850 Год назад +2

    Never give up

  • @daauudmahamuud2759
    @daauudmahamuud2759 Год назад +3

    Haye haye 😅😅😅😅😅

  • @ismailmohamed1690
    @ismailmohamed1690 Год назад +5

    Take risk in your life
    If you win you can lead
    If you lose you can guide

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 6 месяцев назад

    Legend Jabhadii ama Obosanankii) ugu khatar Sanaa Mexico city ninkan Kol haduu arkey Caadi maaha,
    Hunduras, hhhh. Wuu kariwayey. Hhhh libaax

  • @MsKingusbaby1
    @MsKingusbaby1 2 года назад +10

    I can't speak your language but I love this park, can someone tell me where is it?

  • @HubaalMediaTvcom
    @HubaalMediaTvcom Год назад +11

    Take the risk to achieve your dream
    Raga socodku waa udoor haduu mowdku daaYo
    Pls hadii walidkaaa aad indho utahay oo aad kaligaa tahay haka tagin lagayabee in ilahay niyadoood ku qabto oo nolosha waxaba ku hagaagi waayan
    Ha quusan nolosha 🫡🫵💪💪💪

    • @buunisyare3612
      @buunisyare3612 Год назад +2

      Wlhy saaxiip arintaasi anigay igu dhacday,hooyaday anoo keli ku ah 2017kii anoo 17 jir ah ayaa liibiya uga tahriibay ,waana la isoo celiyay anoo waliba lacag badan bixiyay