Majaajiliiste Diidan Nolosha Truck-ga iyo Waayaha Maraykanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 274

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 8 месяцев назад +72

    Alle cimriga iyo caafimaadka ha u barakeyo Saxafi sare Abdisalam Ibrahim Hereri Hereri Media 2024

    • @Hilal-mq3fv
      @Hilal-mq3fv 8 месяцев назад

      Ormadhi kudashay was

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 8 месяцев назад

      @@Hilal-mq3fv😂😅

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 8 месяцев назад +57

    Wall hadii Aad caafimaad qabto ku sali nabigeena muxammad SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤

  • @YaxyeAbdibrashid
    @YaxyeAbdibrashid 8 месяцев назад +72

    Wareysi aan laga caajisin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Diidan Waa funni😂😂😂😂

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 8 месяцев назад +33

    Hereri waa ninka keliya ee wax xiisa leh soo daayaa halka kuwa kale ay siyaad qabyaalad ku dhisan ku waasheen.

  • @LovelyHammerheadShark-yu5hu
    @LovelyHammerheadShark-yu5hu 8 месяцев назад +27

    Abdisalan herari wan
    La kulmey haaye haaye
    Imu odhan legend weye
    Didan

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 8 месяцев назад +24

    Diidan Libya wada joogi jirnay 2009-2011 markii dambe dagaaladii Liibiya waxaan u wada qaxnay Tunisia, isaga maraykan baa loo qaaday ana Europe baan ku noolay hada waa nin aad u wanagaasan diidan

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 8 месяцев назад +27

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @loo6837
    @loo6837 8 месяцев назад +20

    Your interviews recently have been incredible. Great work.

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 8 месяцев назад +56

    2 Somali Legends

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller 8 месяцев назад +52

    Boqor khaakh tufuuu soo qabo truckly ayuu noqodeee plza ninkaa soo qabo wariye sare apdisalaan😊

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 8 месяцев назад +5

    😂😂😂😂😂 MANSHALLAH ALLAH HAFID walahi kaligeeyban howlku jiraay sii aan fileenba uqoslaay ALLE haino kiin barakeeyo ❤❤❤ 2 legend anka yareeysan

  • @Engjaawo
    @Engjaawo 8 месяцев назад +21

    Ilahay cimriga haydin barakeeyo labadiinaba

  • @Abdirahmaan43
    @Abdirahmaan43 8 месяцев назад +6

    ILAAHAY caruurtaada iyo adiga diinta ha ku barbaariyo janadana ha idinku kulansiiyo wll ILAAHAY dartii iso sabis garee ❤❤🙏

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 8 месяцев назад +7

    Waa nin qosol ah. barnaamij fiican weeyi wariye sare cabdisalan hereri

  • @Zaak2710
    @Zaak2710 8 месяцев назад +17

    Kkkk from Djibouti 🇩🇯 special balbala🎉

  • @nourcade8654
    @nourcade8654 8 месяцев назад +11

    Runtii waraysi aan laga caajisayn buu ahaa.
    Waraysiyada noocana mararka qaar nooso dhex geli ustaad.

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 8 месяцев назад +6

    2 legend ayaa is helay hereri iyo diidan rabi hani xifdiyo

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 8 месяцев назад +6

    Hereri nin farabadan masha allah cimriga alle hakuu barakeeyo

  • @AbdirisaqJamal14
    @AbdirisaqJamal14 8 месяцев назад +26

    Ninkan hadalkisa aaaba qosol ah mida kale hareri socod badana😂😂😂

    • @ahmedgureyhighschool7126
      @ahmedgureyhighschool7126 8 месяцев назад +3

      passort british ah ayuu wataa

    • @axmedcaafi7475
      @axmedcaafi7475 8 месяцев назад

      Is​@@ahmedgureyhighschool7126 isbuuci hada ahaa ayuu joogey Hargeysa orod madaanaa 😂😂😂😂

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu 8 месяцев назад

      Video yada kal hora la duubay mid ba mar ba laso daaya

  • @AbuWalad-u4u
    @AbuWalad-u4u 8 месяцев назад +6

    Diidan legend 🙌 👏 Herari ninba soo qabatay 😮😂

  • @Khalid-y1y
    @Khalid-y1y 8 месяцев назад +3

    Legendary somali Hereri iyo Diidan ❤🇸🇴

  • @abdi2883
    @abdi2883 8 месяцев назад +2

    Dadkii qiimaha badna waan idin jecelnahay A/hereri iyo Diidan🇸🇴🙏🏽

  • @xabdi9667
    @xabdi9667 8 месяцев назад +4

    Best interview Diidan and Abdizalan Hereri 😊

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 8 месяцев назад +4

    MASHA ALLAH
    LABA NIN OO IGU QAALIYA MR HERERI & DIIDAN
    WAD SALAMANTIHIIN

  • @TherealNomad01
    @TherealNomad01 8 месяцев назад +7

    “Suxuuntii baa igu farabadatay”😅
    Armuu imikana mile-ku ku bataa😅😅

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 8 месяцев назад +2

    Notification ka caloshedey ka daremi laheyd wlh waan qoslay

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 8 месяцев назад +7

    Waalidii u casayd kulahaa waan dhagala'aye iga raali ahaada

  • @Yahyaduulaye
    @Yahyaduulaye 8 месяцев назад +3

    Legend weyeh wlahi diidan respect shb

  • @abdirizakfuad4036
    @abdirizakfuad4036 8 месяцев назад +3

    Diidan part2 kzo samee abdisalan herari adoo ka waraysanaya track iyo lacgta lagu qaato

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 8 месяцев назад

    Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey Thank you 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +2

    🥺 🥺 🥺 😢 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

  • @MaxamedCadde-ln9ni
    @MaxamedCadde-ln9ni 8 месяцев назад +4

    Abdisalaan hareri legend.
    Ruug cadaa saxaafadeed

  • @waakuma-rv8fi
    @waakuma-rv8fi 3 месяца назад +1

    Barigeey riduu dhimatay marxuumda allaha yaraxma😂

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад

    Laakiin AbdisLam hereri dadka dhintay Allow u naxariiso ma yaqaan

  • @muhanadmaxamedcabdu
    @muhanadmaxamedcabdu 8 месяцев назад +7

    Diidan waa madax sare waa taageera❤😂😂

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag 8 месяцев назад

    ❤❤❤🎉🎉maasha alaah absalan hereri iyo abtigay diidan oo ah laba qof oo aan aad utaagero aadna ugu hayo respect alaha idin xafido abti diidan sigaara aad baan ku salaamayaaa🖐🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯

  • @faaido1217
    @faaido1217 8 месяцев назад +15

    Waraysi qosol iyo xiiso leh 😂

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 8 месяцев назад +2

    Alla qosolkii wuu iga dhamaaday sidan u jeclaa jeclaa diidan iyo ruwaayadihiisa😂😂😂

  • @kamole3
    @kamole3 8 месяцев назад +3

    Best advise 🎉🎉🎉🎉

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 8 месяцев назад +12

    Walaahi waa xarabe diidan

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 8 месяцев назад +3

    Cabdisalaan hereri thanks

  • @Axmed-gu8bu
    @Axmed-gu8bu 8 месяцев назад +2

    Ilaahy cimriga iyo caafimaad kaba haydon barakeeyo labadiinab

  • @Casee0
    @Casee0 8 месяцев назад +23

    Ilahaw Riyaadayda ii Rumee 2024 In Aan USA Ka Dago Somaliyaay Ameen ii Dhaha❤ Pls 40 Qof Ducadooda❤ Waa La Aqbalaaye❤

    • @Khadar12-u6j
      @Khadar12-u6j 8 месяцев назад

      Tahriib shp

    • @Casee0
      @Casee0 8 месяцев назад +1

      @@Mustafe787 Qalbiga Un Iga Duce Wll

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 месяцев назад +1

      Aamiin aamiin aamiin

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 8 месяцев назад

      wadnkaka joog ader

    • @MohamedZugulle
      @MohamedZugulle 8 месяцев назад

      Aamiin

  • @CabdicasiisMuuse-sl1gk
    @CabdicasiisMuuse-sl1gk 8 месяцев назад

    Allaah habarakeeyo . Waanin wanaagsan masha allaah qabyaaladana allaah haynaga madobeyo .

  • @muhadinudle1235
    @muhadinudle1235 8 месяцев назад +2

    Hargaysa ayu Si Kaftan ah Gobol Ugu Tilmaamay lamana Dareemin 😂😂😅😅

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller 8 месяцев назад +9

    Boqor khaakh tufuuu soo qabo truckly ayuu noqodeee plza ninkaa soo qabo wariye sare apdisalaan

  • @suhaip---chann
    @suhaip---chann 8 месяцев назад +1

    Ma jeceshahay dhagaysiga muxiyadiirooyinka
    Khayrigaa nagu soo biir mahadsanid

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 8 месяцев назад +5

    Uuuuu uuuu mar haduu diidan taraagle noqday waa inaan ku qabsadaa si aan nimcada ula dhuuqo

    • @Ahmedjaylani-dt1qs
      @Ahmedjaylani-dt1qs 8 месяцев назад +1

      quruxdiihablaha1234. Naag nool 😂 hhhhhh

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 8 месяцев назад +1

      @@Ahmedjaylani-dt1qs wll sow gar maaha inaan nimcada la jaqo

    • @Ahmedjaylani-dt1qs
      @Ahmedjaylani-dt1qs 8 месяцев назад

      @@quruxdiihablaha1234 haa abyo mcnto sax 💯 runtaada waaye guuleeso waligaa abyo 🥰

  • @abshirali313
    @abshirali313 8 месяцев назад +2

    Haaye haaye

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 8 месяцев назад +8

    Horta ninkaas la leeyahay Deeq Darajo magaciisaaa ka caansan
    Sawirkiisa aaway

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 8 месяцев назад +1

      Nio maayla aragtay😂😂😂😂

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 8 месяцев назад

      @@abdusalansaleban7339 waan maqlaa un

    • @khadarismail5809
      @khadarismail5809 8 месяцев назад

      ​@@abdusalansaleban7339😂😂😂

    • @HassanmohaAdow
      @HassanmohaAdow 7 месяцев назад

      Caan waye adan aqon wariye waye 😂

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 месяцев назад

      @@HassanmohaAdow wariye la arkaa la arki jiraye, muxuu kan camerada luuqa soo dhiggay😄😄

  • @MaxamudAbukar-dv9gz
    @MaxamudAbukar-dv9gz 8 месяцев назад +2

    Riwaayadiis from three and form four baa Lagu gaataa

  • @abdirashiidosman7261
    @abdirashiidosman7261 8 месяцев назад

    Weriyanimadu waa isku dir wll.
    Sawirka nooluhuna waa xaaraan

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 8 месяцев назад +6

    Diiddan waa magac naageed

  • @WaradOfficial
    @WaradOfficial 8 месяцев назад

    Masha allah aad ayuu u hadal wanagsanyahay DIIDAN allah haku barakeyo

  • @abdisharmarke8934
    @abdisharmarke8934 8 месяцев назад

    Masha alah wariye sare
    Abdisalan hereri iyo Didan kafsol legend

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 8 месяцев назад +8

    Waraysigiisa ayaaba funny ah

  • @MustafeOFFICIAL-if5hq
    @MustafeOFFICIAL-if5hq 7 месяцев назад

    Cabdi salan herari❤ The best

  • @xasandhiblaawe543
    @xasandhiblaawe543 8 месяцев назад +7

    Diidan ninkii shuusha aaaa kawada imaanay😂

  • @suldaanak5517
    @suldaanak5517 8 месяцев назад +1

    C.asalaan hareeri sxb waxaan ka codsaneynaa inaa la kulanto mataan true story

  • @XaliCali-v2q
    @XaliCali-v2q 8 месяцев назад +1

    Walahi waa runti markad wax ubahantay kuma yaqanin balseh markad waxna ubahnayn kuleyihin wanu ku garab istagaynah

  • @hanasiciidoffcal1204
    @hanasiciidoffcal1204 8 месяцев назад

    Ala waa diidan👏👏 my bra keep going my dear

  • @Bettereveryday003
    @Bettereveryday003 8 месяцев назад +4

    Haaye Haaye is my favourite Somali words at the moment 😂😂

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 8 месяцев назад

    Masha allh Harere barnaamij xiiso leh .
    Diidan waa fanny

  • @cabdixakinrashid3626
    @cabdixakinrashid3626 8 месяцев назад

    Khaakh tufuu inaad noo sooqabato ayaan kaa codsanaynaa cabdisalaan hereri ❤

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 8 месяцев назад +9

    Hareri

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 8 месяцев назад +2

    My self kuye Ragedii. Musaasadii joojiyey kuye Mr diidan waa Funny😂 Hereri waa Weriyaha Somali ugu weyn Ruug cadaa Haaye haaye. Libaax 👍

  • @HamzeTahir-kc9ym
    @HamzeTahir-kc9ym 8 месяцев назад

    2 legend Somaliyed 🇸🇴

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 8 месяцев назад

    linkiga Udhexmari Si Ay Notifationka Ufurato😂😂😂 Diidan Waan Ku wataa

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq 8 месяцев назад

    Hadii aan link yo u diri lahaa shiikhoow notifications ka caloosheedaad ka dareemi lahayd 😅😅😅😅😅😢

  • @AbduraxmansaidAwale
    @AbduraxmansaidAwale 8 месяцев назад +1

    Diidan nolosha ubahan inad sxb LA noqoto qof sidisa ah

  • @AbdiHd-i8f
    @AbdiHd-i8f 8 месяцев назад

    Muunadii somaliyed🇸🇴Hereri & Diidan

  • @bakarahmed10
    @bakarahmed10 8 месяцев назад +1

    Wareeysi fani ah

  • @mohamad3510
    @mohamad3510 8 месяцев назад +1

    Diidan waa funny lagaend kan😂

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll 8 месяцев назад +3

    asc waryaa diiten asxabti libiyr iyo shuusha campi waad hilmaanry sow mahan

    • @muxyadiinbaladka1388
      @muxyadiinbaladka1388 8 месяцев назад

      Haa, waxakale oo la iga lahaa borama na wuu daganaa Xaafadaha sheikh Ali ,xitaa asxaabta uu salaamayay kuwii borama ma xusin.
      Xanuunkaasi ayaan garan waayay?

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 8 месяцев назад +2

    Woow mansha Allah very funny 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maxamadaxmadismacil1826
    @maxamadaxmadismacil1826 8 месяцев назад

    Great interview

  • @Daivehassan
    @Daivehassan 8 месяцев назад

    Vermont to California ayaa aad udheer

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 месяцев назад +3

    Diidan waa mixnad socota.😂

  • @tornadoboy1026
    @tornadoboy1026 8 месяцев назад +4

    Haayo haayo

  • @Bulqaasacademy
    @Bulqaasacademy 8 месяцев назад

    Title ka waxaan u akhriyay nin diidan nolosha truck ilaa magaciisa Diidan la dhahaaa

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 8 месяцев назад

    😂😂😂😂😂adoo haaye haaye leh bay kaa baxysaaaa 😅😅😅😅😅

  • @Muuse-pp3wf
    @Muuse-pp3wf 8 месяцев назад +2

    halkana qabilkii bad latimid oo hada hadii laguu shego maxad kahelin

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 8 месяцев назад +1

    Hayaa jooji wareesi ,waxaa loo baahanyahay wixii horumar Soomalida wax uu taraaya samee.

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 7 месяцев назад

    DIIDAN MA ILA SOO XIDHIDHI KARTA WAA SAXIIBKA

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 8 месяцев назад +4

    Mashaalh abdisalam hareri

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 8 месяцев назад +1

    Kkkk haaaheee waa beenta waa beentaa
    Aad ayaan ugu qoslay😂

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 8 месяцев назад +3

    Wllhi diidan waa lagan 😂

  • @Cabdicusmaan-f5d
    @Cabdicusmaan-f5d 8 месяцев назад

    Waning Aajeeb ah mayagaano ingeleshaka kulahaa

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 8 месяцев назад +1

    Haahee haahee dadka dhan wey kujecelyihiin anigu na wankujecellahay

  • @sarkaalka12
    @sarkaalka12 8 месяцев назад +1

    14:09 waa runtii dadka Tiktok joogaa Maytidu kama baxsato oo way caayaan

  • @CaliYoz
    @CaliYoz 4 месяца назад

    Next hodan abdirahman soo waraysi

  • @CabdirisaqIsmaaciil-go1sg
    @CabdirisaqIsmaaciil-go1sg 8 месяцев назад +1

    Camerada wax yar oo shucaac ah ayaa ku furan inaga hagaaji cabdisalaanoow😂

  • @ZackpazhiirMohometh
    @ZackpazhiirMohometh 8 месяцев назад

    Signal ka I dhaqaaqay E. MXA xal Ah😂😂😂😂

  • @AbdukadirMohamett-k4j
    @AbdukadirMohamett-k4j 7 месяцев назад

    😂😂taariiqda c/salaan hareeri😂😂 inaba caadi maahan😊

  • @Madadaalomedia42
    @Madadaalomedia42 8 месяцев назад

    Camerada stand u isticmaal sxbow Gacanta marka lugu dubaayo aad beey u daq daqaaqi. Mahadsanid

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 8 месяцев назад

    boqor khaakh tufuu soo qabo csalaaan❤

  • @apdiqani6882
    @apdiqani6882 8 месяцев назад +1

    Waray si kale kasoo samee wll😅😅😅😅

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 8 месяцев назад

    Nin aad wada garanaysaan! Garan mayno anagu

  • @abdullahiabdihabib2560
    @abdullahiabdihabib2560 8 месяцев назад

    Multi talentend diidan😂😂

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 8 месяцев назад +1

    😂😂😂😂Aaaaaaski Og Weeyi Walee Soomalidu