I’m proud to drive excel and so much excited been participating the families legacy ❤ hereri media pride documentaries enjoining on the highway behind the the wheel now keep up 👏🏼
Barnaamij qiimo badan buu ahaa. Waxaa loo baahan yahay oo kale inaad program ka soo diyaarisid ardayda high school iyo universities dhigta insha'allah, bal si aan information uga helno.
Walee waxan been ahayn in somalidu markay shaqaysanayso ay shaqaynkarto 14 saax oo xidhiidha waxan xasuusta 2021 mar aan shirkad soo saarta biyaha sifaysan aan ushaqaynjirey anoo 8 maalitii shaqeeyay ayan hadana isla makhribkaba ku noqonjiray siaan ushaqeeyo 4 saat oo dheerada oo la lacag noqonaysa intan mantoo dhan shaqaynayay
Masha allah Truck le Europe Jooga aan Ahay shaqaale ahaan as an employer ma ii casumi karta Saaxib Europe fursadahaan malahee Holland Gaajo aan Joogaaye😂😂😂
Soomaalidu Dalka mareykanka Waxaa looga yaqaan dad Aan belaash isaga imaan waa dad Runta ka sheega shaqadooda Waa dad aan Nina u Joojin Maadaama Dadka Madow ga loo yaqaan kuwo liita Waa dad Mareykanka Dadka ahi ay Barteen Xaqiiqdii Waa dad Maanta Dhinaca la Qabsaday Cadaan kii Kuraas tii Dalka ugu sareysay Waxaan se ka Xumaha intaanu Dalkii kaga nimi In ay meel kaga Dheceen Magicii Soomaali lahayd Oo Ay Maatadii badeen silic iyo Burbur aan Dhamaanayn Guuuuul Soomali Isha Allaah
Somalidu hadey wax bartaan intey trucks ka sameetaan iyo inka badan waxay ku samayn karan wadanka dhexdiisa iyagoo reerahooda la jooga hudo xumina ku dhicin
Babuur qanaax ah an aduunka uu nebcahay. using an old truck to try and make money is a false economy. Barbuurka hadu cusub yahah, waax walaga keni kara lakin, barbuurgu mar hadu duuq yahay, wuxu shaqeyo asaag diib uu laqaya, garash iyo spare part ya nafta lagaga keney. 120 garii oo abe laha an hal malin wax an auction'no iyo waax an spare-part aha an uqalno an kawa dhigney. Markaas aa naf iyo miyir nowgu horeysey. Naga taag, balayo gari ku kexeysey.
Mashallh maxaad ku qabsaday markii ad ku cusbeyd wadida truck ga e aad ugu rafaadaay od noo sheegi kartaa? Sida wadida, exits ka, rest areas ka, Dock parking ,miisanka etc. Nin hadda baran rabo ayan ahay sxb e Wax noo siyaadi. Thank you
Sharmaarke bro inta kaa muuqato xaasid ma tihid Ilaahey ha ku xifdiyo adiga iyo Abdi salaan hareeri
Maasha Allah, barnaamishyada tayada leh ee wanaagsan ayaan kuugu jeclahay C/salaan. Guuleyso Saaxib
Waa wax fiican laakiin truck keliya business ma ahan waxaan idinkula talin talahaa inaad uwareegtaan dhanka lahaanshaha guryaha waa ween sida xafiisyada dukaamada apartments taas ayaad kunoqoneeysaan dad hanti kuleh oo ixtiraam fiican kaleh laakiin walaalayaal transportation keliya ma ahan hanti maguurtaan ah sababtoo ah waa dhaqaale iska socdo xataa hadaad hurudid lacagtaada weey kii socotaa laakiin taraaga shaqadiisa waa wax dhib badan oo maalina kaa farxiso maalina weey kuxu meeyneysaa laakiin markaad leedahay dhul iyo guryaha ama apartments iyo commercial buildings waa dhaqaale marwalba kobcaaya iskudarsada lacagtiina ee iibsada guryo ama real states please
Muse-layl and keen were the stars of the show, both friendly and quite funny. Hore u socda.
MashaALLAH ALLAH u barakeeyo shirkada iyo shaqooyinka kaleba
I really cant wait to see the Somali Lady driver.
Ilaahoow riyada iyo hamigayayaba noo rumee ❤
Masha Allah proud of you brother. In sha Allah Somali community Truckers dhanka safety-ga waxbadan beynu kabadali doon’naa
Ani ikena nh ana shaqesanaye wllkei
❤Maansha ALLAAH😂 Tabaaraka ALLAAH 😍.
Waa war farxad leh oo lagu diirsado; Wariye-sare, Cabdisalaam Ibraahim Hereri.
"ALLE ha ku Barakeeyo in; badan. Aamiin...."
Eebe hamiga quluubtaada hakuu hirgeliyo Masha allah ❤❤❤
NABIGA HALAGU SALIYO SCW❤
Sallalaahu caleyhi wasalam
Scw❤
Scw
اللهم اعزالا سلام والمسلمين وذل الشرك والمشركين ودمر اعداك أعداء الدين، ،اللهم أنصر المجاهدين في فلسطين، اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،اللهم أيدهم بروح القدس، ،ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم
aamiin Wll
Aan ducada badino sxp
Ilaaahow USA 🇺🇸 I gee sandkan 2024
Amin inshl labadeenaba
Amiiiiin wllo
King mansha allah waa gabadh geesiyda guulayso insha allah
Inshaallah Amiin
Muuse layl funny weeye😂 sido kale kiin hambalyo 🎉
Bari horu dubay odaygu haduu soo galiyay muqalka. 😂😂😂
I’m proud to drive excel and so much excited been participating the families legacy ❤ hereri media pride documentaries enjoining on the highway behind the the wheel now keep up 👏🏼
😂Me too; Dear brother❤.
Go forward, we will be win, were ever we're - incha ALLAH❤ (SwT)
The goal is (We w ,ll get there)👍🏾
As long as we can pray on time…..Perfect goal!
Keep going Excel truck 🚚
Muuqaalkan dadka dawan doono waxay gaari doontaa hadu alle yiraahdo. 100k ilaa ka badan sababta, sababta waxaa. Qayb ka ah, gabdho somali ah oo darawalada ku jira, hereri ❤❤❤❤❤❤ from #SOMALIA DHULKII. HOOYO,
Waa shaqo xun oo isku darsatay hurdo xumo,cibaado xumo iyo cunto xumo isku darsatay runtii cimri degdeg ayaa laga qaadaa ,xilligan lacagtii badnayd lagama helo.
Hurdo waa laguu oggolyahay 8 hrs within 24hrs ,cuntada waa inaa karsatto, cibaadada na waa un tii musaafirka
Waa howl adag though
Agree
That's true
Masha Allah Sharmarke is Humble man
Mashaallah hereri mahadsanid, eebeheen hadin lajiro, sharma'arke oo kalehna oo runtii nin ku dayasho mudan ah ilaahay ha u barakeeyo shaqadiisan rarka
Naanaystaa aniga ayaa iska leh oo ciyaal hargaysa qadiimi mah
Hereri sanad Wanaagsan the best vlogs corn of african abdisalam haye"haye"haye.😁
I’m very excited to drive for Excell trucking
Masha allah alaha business haubarakeeyo
Masha alah
hareri waa inuu iwarystaa insh allh
I used to work for them Waa dad boqoro eh sharmaake and cabdullhi Somali badan Aniga ka mid ahay so Gacan qabteen ilahey unarakeeyo 😅
Barnaamij qiimo badan buu ahaa.
Waxaa loo baahan yahay oo kale inaad program ka soo diyaarisid ardayda high school iyo universities dhigta insha'allah, bal si aan information uga helno.
Abdisalam bal halmar noo eeg dhanka wax barashada ardayda high school ah si wax badan uga faaido waxna uga ogaaano
Mahadsanit abdisalan💝❤👍
👋 Weriye C/Salaan hereri&Sharmaake Axmed.
Good luck 🤞🍀
Walee waxan been ahayn in somalidu markay shaqaysanayso ay shaqaynkarto 14 saax oo xidhiidha waxan xasuusta 2021 mar aan shirkad soo saarta biyaha sifaysan aan ushaqaynjirey anoo 8 maalitii shaqeeyay ayan hadana isla makhribkaba ku noqonjiray siaan ushaqeeyo 4 saat oo dheerada oo la lacag noqonaysa intan mantoo dhan shaqaynayay
Xaguubuu ahaa wadankaasi zxp ?
Ana waxa islahaa qofka maraykan tagaa wuu hurdayaa waxbuu iska cunayaa ilayn meesha hawlbaa taaala ragaa horumar fiican ayaan u rajaynayaa
Masha allah Truck le Europe Jooga aan Ahay shaqaale ahaan as an employer ma ii casumi karta Saaxib Europe fursadahaan malahee Holland Gaajo aan Joogaaye😂😂😂
Soomaalidu Dalka mareykanka Waxaa looga yaqaan dad Aan belaash isaga imaan waa dad Runta ka sheega shaqadooda
Waa dad aan Nina u Joojin
Maadaama Dadka Madow ga loo yaqaan kuwo liita
Waa dad Mareykanka Dadka ahi ay Barteen Xaqiiqdii
Waa dad Maanta Dhinaca la Qabsaday Cadaan kii Kuraas tii Dalka ugu sareysay
Waxaan se ka Xumaha intaanu Dalkii kaga nimi
In ay meel kaga Dheceen Magicii Soomaali lahayd
Oo Ay Maatadii badeen silic iyo Burbur aan Dhamaanayn
Guuuuul Soomali Isha Allaah
Mashallah wariyeheena qaaligaa waa ku mahad santahay barnaamishyadaa xitaa waxey anfaceysaa shacabkii dalkeenii hooyo adiga daawanaa Dispach ayaa noqon kartaan adinkoo wadankii hooyo joigo soodhawaada indhahana kala fura qabiil wax mataree qofkasta waa walaalkaa internet kana xirfadaha kubaro oo RUclips ka information nada karaadi every 10 days xirfad cusub kabaro inshallah. Open the eyes.
Ilahow America 🇺🇸 igey 😢😫🤲🏾
USA Land of opportunity mar uun baan tagi insha Allah
Ilaahay hayna wada geeyo zxp yurub baan joogaa wlhi sida qof africa jooga ugu fikiraa one day waan gaadhi insha allh
Land of opportunity meelkasta oo adduunka ah weeye! Keep that in mind!! Adduunka waxaad ku leedahay oo wanaaga Illaahay aynu ka barrino.
Barnaamij xiisa badan . 👍
Fits coment wariye hereri sharaf iyo karaamo 😊🎉❤
Maansha allaah sharmarke iyo dadka Somalimeel kasta wax ka qabsady addunak lakiin nasiib xumo niinka lafttiisa sharmarke reerkisa dumin why somali waa dad qabiil diley sharmarke taada wado qofk kasta ku shaqreeya qabil ha u eegin somali u eeg si inasha alaha ilaa somali aad trucks uga yeelato down somali qabiil
Walalo maqabil xun ayuu kasoojeda asagu 😂😂😂 I thought he is mr 😂😂
waxbarasho la aaan baa ugeyseey
Somalidu hadey wax bartaan intey trucks ka sameetaan iyo inka badan waxay ku samayn karan wadanka dhexdiisa iyagoo reerahooda la jooga hudo xumina ku dhicin
Qur aanka----kariimka ah ban cidhidhi
Ka daremaya kulaha naagtu .mxy ahayd ma gaalba mise wa dadki kale e laso dirsaday subxanallah
Man sha Allah kiin guuleyso
Man sha Allah ❌
Maashaa Allah ✅
Hadayba dumarku wadaan ana waa inaan kaxeeyaa
baayo qaali xagee joogtaa di ? insha allah hamigaaga alle hakuu rumeeyo baayo ,mcn
@@MegaMotivate24hrs aamiin wll somalia joogaa riyaaan ku kaxaynayaa
Mansha Allah, Allah ha siyaadiyo Owners of the Company and Drivers, Somali are hardworking people!!!
Yes, you're right friend
Ilahayow truckle iga dhiig yaa. Rabi
Ilahow naga wada dhig
Wax kale maa Allaah weydiisatay
Iyo irsaaqad Xalaal ah waasacna ah
Allah wuxuu kaa dhigi karaa hadii aad weeydiisato, Imaam Masaajid oo ka mushahaar wanaagsan truck driver ajarkii na kuu dheeryayay!
Cabdisalaanow waxaana joogey 1999 gobalkaas qaxey ku sheqeyn jireen wiigii 200 oo dooler aniguna hollen baan ka imi waxan ku sheqenjirey wiigii 600 oo doler waan yaabey waan kabuudey xadkuna ilbax ma heten refer miyi ssc
Wakhtiga salaada waydii hareeri
Very good
Title ka dib u fiiri C/salaan.
How i can get a chance to work as a truck driver?
U need to have leicence CDL and also have experience over 2 years.
Badii la qaaday awoowe maxaa ku helay adigaa codkaagu meel fog gaadhayaaya #awoowe wax uun kadheh baddeena iyo dhulkeena iyo gobanimadeena
Ninyow maxaa ninkan muusiga ku saliday
Yes
Waxaan jeclahay in Ganacsigeena iyo hormarkeena qarsano.
Soo bandhigidda ilama wanaagsana.
Wax la qariyo maaha tani wa public maha axog sir ah wax baar saas maaha wllo
@@dailycontent3955 sabab.
Meshan Somalia lamajogo bro oo laga baqaa shabab inay sako kuso waydiiyan 😅
@@abdullahiali7121😂😂😂😂😂
@@abdullahiali7121 Isha iyo carabka dadka ayaa hor markaaga laga qarshaa. Hadal heyntana ma wanaagaana.
Haay haay haay
Marka somali ma darwal bay shaqo fcn u haystaan 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Haa lacag aanad heli karin bay ka helaan 😮
@@mawiidcali6786
Subhalh waar wax barta
Ani 3640& bishi qadataa 20 cisho bisha dhan shaqeeya
Shaqo qabow baa helaysaa hadaa wax baratid insha Allah
8 sano ayaan waday
Waan kadagey
Dhaqaaala badan malahan
Qaasatan past 24 months
Waa shaqa xalaal ah
@@ahmedkulowabdi821
Wa rafaaq shaqo darawal
Waxbarta intaa darawal ku fekeraysid
Somali tracks
Lafta dhabarlaxaadka Ala ala😅 waar waa adke ninkani
Hambalyo
Mashallah
Manshaallah
Boqol kun oo dollar ah seen ku heli karaa ?????
Afyarta dhiibo 😂😂
@@mhasaan8447😂
@@mhasaan8447 maku fahmin ee waxaan ahay qof sharafsan ii bashal sxb wax barashadana ku dadaal
Taladiii laygula taliyay ayaa ahayd inaan darawalnimada sooo parto intaanan iman America
Ma bilowday nio hda
Hareri yurub waa kasoo wareegty
Babuur qanaax ah an aduunka uu nebcahay.
using an old truck to try and make money is a false economy. Barbuurka hadu cusub yahah, waax walaga keni kara lakin,
barbuurgu mar hadu duuq yahay, wuxu shaqeyo asaag diib uu laqaya, garash iyo spare part ya nafta lagaga keney.
120 garii oo abe laha an hal malin wax an auction'no iyo waax an spare-part aha an uqalno an kawa dhigney. Markaas aa naf iyo miyir nowgu horeysey.
Naga taag, balayo gari ku kexeysey.
Allah ❤❤❤❤❤. Cswcsw ❤❤❤❤❤
😊
xayasiin waa yaabay
❤❤❤
DOQON CALOOL WEYN WAA KAN OO KALE
8 sano ayaan waday
Waan kadagey
Dhaqaaala badan malahan
Qaasatan past 24 months
Mashallh maxaad ku qabsaday markii ad ku cusbeyd wadida truck ga e aad ugu rafaadaay od noo sheegi kartaa? Sida wadida, exits ka, rest areas ka, Dock parking ,miisanka etc.
Nin hadda baran rabo ayan ahay sxb e Wax noo siyaadi.
Thank you
Markaad aakharo iyo aduun ba lacag ka dhigatay baad sidaa naleedahay 😂
Hadda ayaaa lagusoo batay oo uu yara xumaaday dheh balse lacag malahan been waaye wax america ama qurbaha oo dhan ba laqabto waxa ugu lacagta badan weeye
❤
Musica waa xaraan nin wayna waa tahay hada wakhtigu waa isi sooguray ogow
Cabdi salaan dhawaan hobyo ayaad joogtay gadana ohaayo adjoigtaa😂
Somali maskaxda ka shaqaysiiya xamaal xal maaha.
ADEER MAXAA YAALO COLUMBUS OHIO WAA MAGAALO YAR OO FOOLXUN OO FAQRI AH HERERI WAA NAAG CANDHO WEYN OO IRMAAN WAA CIRO OO KALE HABARYOONIS WAA WADA QANIIS
HERERI WAA CALOOL WEYN OO UR BADAN
Ceeb oo xishood
Xishoodku iimaanka ayuu kamidyahay waa iga nasteex qofka walalka ahna waajib in loonasteexeyo
Hadaad doonto icay anigana hadaad faaido kuhelaysid
Hadaad
MARKA UU LEEYAHAY HAAYE HAAYE GUS AYAA KU JIRA WAA CAGMADHIGAHA ISAAQ CAGMADHIGE WAA ADOON DAAROOD MUXUU HAWIYE U TARAA WAA WAXBA KANI WAA CAG MA DHIGE
Mansha Allah
Maansha Allah