2017kii ayey ahyd markii Sweden ay dadka wadanka ku nool usoodirtay book ay uga wadhalayaan hadii dagaal ama musiibo kale dhacdo waxa dadka samaynayaan waxaa ka mid ahaa qoraaladaas in hadii dagaal dhaco qofwalba horay uqaato kaarkiisa aqoonsiga buurta ugu dhow xaafadiisana iska xaadirsho Waa dowlada dadkooda ka fakaraya
😂😂😂😂😂Waxba Ma Ogid ,Somalia Madax waxaa Uso Donto Kuwa Wadankeey jogaan Ku fashilmay ,Shilimaad Rabo ,Og Hadii Qalad Subiyaan In Qabiil Lagu Tageerayo Logana sacab Tumaayo,Qofkii Damiir Leh Somaliya Madax Uma So Doonto ,Waayo Wxuu Ogyahay in uu Guleysaneynin Qabiil Dartiis .
Qofka 40 adhi ah iyo laba awr haysta, ee geeskii orod ku gaadhi kara, ayuumba laga yaabaa inuu badbaado hadi WWIII dhaco. Wax kale oo wax tarayaa ma jiro!
Waan ku salaamaya cabdisalaanaw saaxiib waa nin jooga Norway oo layidhaahdo cabdi xiis saaxiib hore
Maashaa Allah weriye Abdisalan Hereri, iyo Shucayb Yassin oo ah siyaasi laga soo doorto Xaafadda Stovner Oslo.
Cabdi salaan ibraahin hereri wariye qli ah ilaahay haku xifdiyo
If iyo akhiraba
Waa Loobaahan Yahay Taxadarka
I only sujuud my creator all mighty allah
Si alle baa loo bad bad badaa lkn iyagu waxay is lee yihiin waxba maydaan hagran
Adunka mustaqbal iyo raje dambe ayu ka fakara inagana somali hadan nahay qabil iyo is qab-qabsi ayeynu wali ku jirna illahow saxda ina haleshii oo caqliga salimka ah kuwa ku intifacsada inaga yeel
Mansha Allah
Aduunyadu waa kala tagtay annagu wax aan ku noolaano ayaan la'anahay dadna haddii ay masiibo dhacdo ayaaba laga sii diyaar garoobay 😢
qabyalada iyo qurunka weye huno iyo beenta khiyanada naftada ka bilow inta iska ilaali
Sabab too ah Duli baa tahay
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri& Xildhibaan Shucayb.
Asc abdisalaan heesaha kadaa channelka
Cabdisalaan qof qaali ah
Wacnaan lahaydee in "odayaasha dhaqanka" iyo "siyaasiyiinta" halkaa lagu-xidho oo furahana la tuuro. Wadankeenu rajo ayuu yeelan lahaa.
Caalamkii waxaa laga fakarayaa lacala hadii hadey musiibo dhacdo sidii dadka loo badbaadin lahaa
Inagana soomali hadaa nahay qofkii bakaaraha ama xamar weyne ama meel walbo dalka ka mid ubaxo nabad inuu ku soo noqon doono lama oga oo ilaaheey baa awoodiisa isaga nool nahay anagoo wadada mareyno aa baabuur agtaada socdaa bul iska dhahayaa😢😢😢😢😢
Somaliya waa dhibaatadii oo wadan ah 😂😂😂
Somalia Waa Naarta aduunka ka carar waligaa
Mashallah horumar wacan cabdisalaan hereri 🎉😅
Maxaa laqosli nacasyahow
قل إن الموت الذي تفرون منه فإنه ملاقيكم
أين ما تكونوا يدرككم الموت ولو كنتم في بروج مشيده
Ti illah hade imato dhulka hosti hada gasho hada malagu kama harayo 😂😂😂
Mountains are the best place to get away from both man-made and natural disasters since Creation .
Aduunyadu waa tagtay inaguna hadaaynu soomaali nahay raadkeeni ayaynu dib u raacnay
Asc
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
walalayal faldan ka faidaysta waqtigina qabriga ha hilmamina iyo qiyamaha
Inaba cadi ma ahan gabar jeclan jiray ku nol wadanka wagii dugsiga😂
Yaa u shegi marka
This area is called Safe Heaven Location, Is place where you are protected from harm or danger:
Commentiga haku baran english
Tani buurhakabay u egtahaye
2017kii ayey ahyd markii Sweden ay dadka wadanka ku nool usoodirtay book ay uga wadhalayaan hadii dagaal ama musiibo kale dhacdo waxa dadka samaynayaan waxaa ka mid ahaa qoraaladaas in hadii dagaal dhaco qofwalba horay uqaato kaarkiisa aqoonsiga buurta ugu dhow xaafadiisana iska xaadirsho
Waa dowlada dadkooda ka fakaraya
Wariha somaliyed
Godaadka norway lagaloh xiliyafa dagaalka waa badanyhin oslo 10 kabadan ayaa kuyaal
See wax u jiraan 😂
Horta wax garadkka iyo mutacalimiinta iyo dadka Dawladaha shisheeya isku sharaxaaaya May Somalia ugargaaraan oy isku sharaxaan
Somalia qof taclinleh logama bahno kamana shaqenkaro shacabku jahil qabyaladeste ah ayay donayan😂
Soomaliya nin reer hebaluu noqone muxuu kufali ninkii caqli lihi marabo meel indhi reer lagu arkayo
😂😂😂😂😂Waxba Ma Ogid ,Somalia Madax waxaa Uso Donto Kuwa Wadankeey jogaan Ku fashilmay ,Shilimaad Rabo ,Og Hadii Qalad Subiyaan In Qabiil Lagu Tageerayo Logana sacab Tumaayo,Qofkii Damiir Leh Somaliya Madax Uma So Doonto ,Waayo Wxuu Ogyahay in uu Guleysaneynin Qabiil Dartiis .
Adida sidaa na leh haduu isa soo shadaxo codkaaga waxaad siineysaa mid reerkiina oo waliba jaahila. Horaan usoo adagney jooji qiirada aan meelna jirin
@@Akhyaar142walahi waa runta jaahil qabyaaladiiste ah baan doonaynaa 😂
Hareeri waxuu wareestaa 90% reer waqooyi
Wadamo badan ayaa leeh xaafd walba wayledahay
Qofka 40 adhi ah iyo laba awr haysta, ee geeskii orod ku gaadhi kara, ayuumba laga yaabaa inuu badbaado hadi WWIII dhaco. Wax kale oo wax tarayaa ma jiro!
Hereri halkaa ka sii wad
Asc A/salanow ma tii ALHA baxasanaya waba yaabe!!!!!
yaa war maxaad uga jeeda 😳
buurta hadii nuclear lagu dhufto miyey saas ahaneysa
Yaa ku dhufanaaya nuclear
Russka malaha.
Dee Ciday ka Dhisteeen Meesha.
Cajiib dunida dagaal lee kusoo socda
Horta cabdisalaan hereri faallooyinkeena(comment) maba akhriyeee sidee wax u jiraan? Kkkkkk
Waryadeheen dagal hadi uu dhoco aa laga waada tii illah way jirta
Hareri wax u cuno kaliya u daran 😂😂