Dawlada Rwanda oo Somalida ku amaantay ganacsiga, kana dalbatay in ay maalgashadaan Wadan-keeda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 253

  • @mohamudmohamed4863
    @mohamudmohamed4863 Год назад +21

    Wad mahadsan tahay abdisalaaan barnamijkan aad buu somalida muhiim ugu yahay 🙏🏼🙏🏼

  • @kayseking1908
    @kayseking1908 Год назад +37

    We appreciate you for this wounderful interview, and information you always share us as Somalis

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +14

    Legendary always legendary keeps goings c/salan another's levels hereri media 💪💯😀

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Год назад +12

    Aad baad u mahad san tahay wll hereri ❤
    Insha Allah Wxn rajay naya Somalia inay halka gaadho

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Год назад +5

    Codkii tooska aha ee sidan oo kale ahaa ee hereri wlhi waan u xiisay bbc war kiisa waan jeclaa ❤

  • @_Khaalid
    @_Khaalid Год назад +5

    Caalamkii oo dhan free baad nagu soo daawadsiisay.
    Thank you so much 💓
    And wishing you all the best brother hereri.
    @qabridahar qoraxey.

  • @awesamin1930
    @awesamin1930 Год назад +9

    The interview is wonderful and you are an outstanding person. I really admire your programs. May Allah bless you, and please keep on the good and an amazing work.

  • @hassanmohamedibrahim2140
    @hassanmohamedibrahim2140 Год назад +23

    Assalamu alaikum Adeer Apdisalaan ,
    Waxaan jeclaan lahaa inaad noosoo gudbiso dhanka waxbarashada ee dalka Rwanda 🇷🇼 specially Universities,
    If it's possible .
    شكرا 🥰

  • @mohamedlagad
    @mohamedlagad Год назад +6

    masha allah warbixin aad uqiimo badan weeye rwanda waa dal tusaale u ah in dhibkastoo dhaca iyo sikastoo qaranjab udhaco ay tahay wax laga gudbi karo hadii bulshadaasi cashar kadhigato wixii dhib dhacay

  • @halimaaden759
    @halimaaden759 Год назад +13

    Dumarka wadanka ❤❤ waa maskaxda Wadanka waayo wadankasta waxaa dhisa dadkiisa Ragga iyo Dumarka ❤❤

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Dumar la antis horumar majiro xqiq

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 месяцев назад +1

      Siyaad Barre wuu ogaa xaqiiqadaas AUN,

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Год назад +12

    Waa dad is diley lkn is cafiyey qiso yar iga hoo idaacada VOAda ayaa wareysatay gabadh ka badbaaday xasuuqii gabadhasi waxay tidhi markuu dagaalka bilaabay sadex caruur ah oo inamo ah lahaa mid waan xambarsanaa labana waan daadahaynayey waanala qabtey abahay wey dileen ninkaygii wey dileen sadexdii caruur ahaa wey iga dileen aniga waa la i kaxeeyey waxa la ii geeyey ninkii haystay ciidanka gole la buuxo ayuu igu kufsaday dadka hortooda markay halkaa mareyso ayaa la weydiyey ka waran maanta waxay waan saamaxay dadkii waxaa igu sameeyey dalkayguna maanta hore ayuu socdaa aad iyo aad ayey arinkasi iisoo jiitey markaa sidaas ayey ku hormaren ogowna paul kagama ruwanda waa dadkii la xasuuqayey markaa hadaynu Somali nahay sidaad ayaynu isku cunaynaa ogaada dadkaa reer ruwanda maaha muslimiin inaga somali meesha la inaga haystaa waxaynu nahay dad beenayaal ah qabiil iyo qudhun walaaqanaya dadka noocaa ahina horumar ma gaadhaan dib aynu isugu noqono soomaliyey

  • @HassyTube
    @HassyTube Год назад +15

    It was a wonderful interview.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Год назад +6

    Thank you Mr.Ali Hereri for touring in Rawanda and giving information in different fields how Rawanda had recovered from its civil war after twenty eight years very amazing I hope Somalia can do the same if they have the will Somalia needs examples such as justice, peace, to against tribalism and to be very sincerely and honestly to their religion and belief and constitution love and happiness can create through,employment and fighting against poverty United we prosperous unite is the source of development

  • @SomGrl88
    @SomGrl88 Год назад +2

    Waa meeshi Farmajo inoo waday. Nasiib daro dad bahaloobay oo qabiil iyo laalush dilooday baka awood batay. Congratulations to the beautiful people of Rwanda for rebuilding their country and putting the past behind them for prosperous future ❤❤

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад +1

      Xaarmaajo naartu kugu waday haku wase utag adi&xaarmaajo anaga wasne

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 Год назад +5

    Masha Allah, what an amazing interview. Thanks both of you.

  • @mrhaaf2452
    @mrhaaf2452 Год назад +4

    Ascw, mr cabdisalaan we're delighted your interview with the minister.
    And I'm appreciated the minister on her recognition of somalian citizens .
    Thanks, we havet to visit Rwanda.

  • @mohamedahmedjaamac9544
    @mohamedahmedjaamac9544 Год назад +10

    Hereri is the best Somaali journalist.

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 Год назад +13

    1994 waaa xiligoo anakane burburka nagu bilawday 3sano horteed ayagane sidaas ayey u badaleen lknse anaka wali fari kama qodna hormarkeena goormaa kabsan doonaa oo heshiin doonaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😥

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 Год назад +1

      Somalia iyagaa is necep weligoodna hashiin maayaan
      Sababto ah qof welipa Qabyaalada ayaa qalbiga uga jirta!!!!!
      Somali is Filed?

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Год назад

      @@cumarlaki884
      Correction….
      ISNECEB, not IsneceP
      QOF WALBA, not QofwalPa

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Год назад +2

      Soomaalida waa dad jaahil ah waligoodne nabad haka sugin. Waa umada aan xoolaha waxba dhaamin. Waxeey ka aqli liitaan south sudan.

    • @AAA-bb5xc
      @AAA-bb5xc Год назад +1

      Anaga dhibaatada. Nahaysata. Waa caasimada. Caasimadii. Baa mooryaan. U afduuban. Geel. 1991. Ku qorantahay. Bay. 2022. Ku dhex qalanayaan. Caasimada. Waligeed. Hagaagimayso. Somalia. Inta caasimad. U tahay. Muqdisho

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Год назад

      adiga diwladaada dhan ayaaba qabiil ku dhisan dowlad qabiil lagu dhisay horumar ma sameyso saas ogoow

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 Год назад

    Maansha Allaah waa war aad wax tar u leh mahadsanid A slan hereri

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Год назад +3

    Maashalah Great Country Rwanda City

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Год назад +8

    Ilahayow na astur ruwanda iyo somalia isku xalad bay mareen lkn manta her bay garatay halaka anagu anu mesheeni taganahay waliba kasii xalad kasii xun o kala go go ah siyasin tuugo ah alshabab o cancer ka ka daran🥺

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Год назад +10

    Somali ceeb u dhinta Africadii aanu Hogaanka u ahayn manta Taxadkaan naalaa , Nasiib darro umadd Saaqiday ka soo qaad khayrkeed iyo jaarkeedna ka hadhay.
    Qof Somaliya inuu Aamuso weeye Hadal kuuma furna

    • @bartashidan
      @bartashidan Год назад

      inyar ayaa leh dareenkaas, laakiin yey naan niyad jabin haa waan dhisi karnaa, keena, dalka Soomaaliya waa ka fursad badan yahay, maxaa yeelay xeebta ugu dheer ayaad leedahay!

    • @ahmedabdi4842
      @ahmedabdi4842 Год назад

      @@bartashidan
      Walal qaali mid yar waligaa Maskaxda ku hay Sidii Hagaamiyihii Malaysia u sheegay Dalkasta Hantidiisa ugu qaalisan waa Dadkiisa Qof Somalia bal miisaan saar 80% waa Zero Anigu hadaan Somalia Madaxweyne ka noqon laha ilmaha Cawa dhalanaya ayan ku tabci lahaa kuwa hada wada Nool Khashinkan racin lahaa .
      Somalia waa Dal hodan ah lkn Dad ma haysato !!!

    • @zaimahassan1183
      @zaimahassan1183 Год назад

      Geel ayaan lahaan jiray dooro ayaan leeyahay baa dhaanta!

  • @MohamedAhmed-pt5ev
    @MohamedAhmed-pt5ev Год назад

    Ustaad mahadsanid.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah legend hereri always u doing great job somaliyay wax kabarta Rwanda qabyalad meel lugu gariwayay ujeedana

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 Год назад +1

    Abdisalan Hereri werye Rugcadaye oo Aan jacaylhay warkiisa keep going

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Год назад

    Ruwaanda goodcaunyry we hope you guul from soomaaliya

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 Год назад +3

    C/salan dadra somalida dhibatada dilka iyo dhaca haysta kunfur Africa ugu baaq inay ka faa'idaystaan janiskan ruwanda kana sooguuran

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Год назад

    Mahadsanid wariye sare sida markasta
    Aad noogu soo gudibiso warbixino mihiim ah
    Sidoo kale habalayo in RUclips ku gar ah aad furatay

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Год назад

    Mahadsanid C/ALSALAAM HARARI good program as always.thanks

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 14 дней назад

    Waaa dad tashaday dalkoodana dhistay

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 Год назад

    Ibnu khalduunka somalida you are great 👍 Mr Abdi selam

  • @Fandaam_maxamud
    @Fandaam_maxamud Год назад

    Thnks hereri media cheif of invest in the Rwanda
    Iwill invest in future Rwanda insha allah

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +2

    👋 Wey Mahadsayihiin Werye C/Salaan Hereri&Kaleera Kamaansi Oo Ah Mas,uulka Horumarinta Iyo Dalxiisks.

  • @zakariamahamudali6913
    @zakariamahamudali6913 Год назад

    masha allah hereri you are my hero keep going.

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Год назад +10

    Cajiib gabadheey wadmahadsantay lkn wadandanbe faraawil unoqonmayno kaayagaan dhisanaynaa hada kadib ( lamahuraan waa cawsjiilaal)

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 Год назад

      Xaqiiq lama huraan waa cowska jilaal wadankada dhiso yaan. Lagugu dhisan wadan shisheye asoo kaada uu burbursanyahy hada islii sidaa udhisnay waaaa aragtaa😓😓😓

  • @fotballontop
    @fotballontop Год назад +1

    Thanks weriye Hereri.

  • @madaliyow
    @madaliyow Год назад

    Wonderful Ahla Rwandia Thanks I am Abriciate Equerels Rwanda it's country

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 Год назад +1

    masha allaa masha allaa c/salaan

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 Год назад +1

    Mahad Sanid Wariye C/salaam Hereri 😊

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 Год назад +1

    Masha Allah xagaas baba la ii hayaa

  • @maxamedcabdulqaadir4945
    @maxamedcabdulqaadir4945 Год назад +10

    Mahadsanid c/salaan hareeri Rwanda waa dal Nagu qaali ah waana nagala jecel yahay waana tageynaa insha allaah

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Год назад +3

      Hadi aad tagtan bari wa la idinka nacaya somalida aya aheen dad wanagsan

    • @mohamedyussuf7519
      @mohamedyussuf7519 Год назад +1

      Meeshaas ciyarta majirto....sharciga wa adagyahay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Год назад +4

      Haku xaarina un, kokeey waxad tie-in ninsoomaaliye🤣

    • @moh4127
      @moh4127 Год назад +2

      Somalidu waa dad xun wadan kasta oo nalaka jecelyahay yagaa ku ciyaara

  • @farhantahliil275
    @farhantahliil275 Год назад

    Wax badan ayad no faideysay guul Ayan ku rajeynaya mr hareere

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Год назад

    Hereri sxb kambala ayaan kaa soo salaamayaa,waa xiiseeyaa barnaamijyadaada micnaha leh,waana sidaa saxafiga waxbartay,kuwan maanta micrafoonka wada qaatay,ku dayda Hereri

  • @SakiQalbi
    @SakiQalbi 10 месяцев назад

    Amazing weeye wallaahay. Sannadkan 2023 bisha October ayaan booqan doonaa I.A

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Год назад +1

    Waraysi qiima leh, waxaana i soo jiitay hadalkeedii ahaa in dawladda Rwanda ay doonayso in qofkasta 100% ay adeegsadaan isticmaalaan bartaan teknolajiyadda cusub ee casriga ah taas oo muujinaysa hanka iyo hiigsiga dawladda Rwanda ee uu hogaamiye mudane Paul Kigame.

  • @faiidochannel4
    @faiidochannel4 Год назад

    Waa war bixin buuxda thanks

  • @mahamedgadhle266
    @mahamedgadhle266 Год назад

    Mahadsanid

  • @mohakabadhe3142
    @mohakabadhe3142 Год назад +2

    Maansha allaah c/salan wararka soo badi

    • @mohakabadhe3142
      @mohakabadhe3142 Год назад

      Waan taageeraa warbixinadaada.mudo kodhow sodonsano

  • @masteryare8110
    @masteryare8110 Год назад +1

    Waa jaanis cajiiba ilaahow nagu guulaysii

  • @aragtidamaanta8916
    @aragtidamaanta8916 Год назад

    Maansha allaah hareeri

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 Год назад +2

    MashaAllah

  • @MohamedHassan-in7rn
    @MohamedHassan-in7rn Год назад +1

    Insha allah waan imanayaaa

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 Год назад

    dazzling and wounderful interview.

  • @Sarta100
    @Sarta100 Год назад

    Hareri keep going

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад

    Thanks for sharing

  • @somalistadalistmrham8631
    @somalistadalistmrham8631 Год назад +14

    Dukaan ayaan ku leeyahay dalkan. Aad baan uga macaashay.
    Gabdho sharaf lehna waa ka aroosay. Oo sida naagaha somalida aan afdheereyn. Masha allaah

    • @daganahmedbolisoficial
      @daganahmedbolisoficial Год назад +1

      War hana aflagaadeen oonaga xishood hooyadaa oo kalaa nahee

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 Год назад +7

      Hhhhhh nio hablaheena ma afdheere adiga u sbb waxaa aragtay

    • @nuraegal4395
      @nuraegal4395 Год назад +9

      Ha caayin gabdha somaliyeed aduunka laga amaanay dumarkanee walaadan ka jelayn dhaqankii dumarkeena sida caraf iyo nadaafadii hadii aad ku qanacsan tahay guurkaaga allaha kuu barakeeyo

    • @mahamedabdisalan6238
      @mahamedabdisalan6238 Год назад +11

      Alaha kubarakeyo ganacsigada balse gabdhaha Somaliyeed cid gaadha meleh arintaas kalaabo

    • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
      @maanragaragtemaskaxdumardh4221 Год назад +8

      waxaad garanayso guurso aad waxaad garanayso dhashidee, hana caayin dumarka soomaalida neefoow

  • @DABCI
    @DABCI 9 месяцев назад

    Waysan si cad ucadaynanine, waxaa meeshaan kucad ogaysiis ah 'Somalida ha usoo guuraan Rwanda oo hadagaan' Kaliya ganacsi ma aha hadalka. Waa soo guura oo walaalihiin xoojiya. War cad dheh.

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 Год назад

    Rugcadaa saxaafadeed abdisalam hereri, Waa inoo Kala dhigdhitay wadanka Rwanda horumarka uu talaabsaday 20 kii sano ee dambeeyay mahadsan in badan

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u 8 месяцев назад

    Mashaalh abdisalam hareri

  • @Hikma855
    @Hikma855 Год назад

    Waad mahadsantahay walaal Abdisalaam, xog wanaagsan ayaad naga siisay wadanka Rwanda, hadaynu nahay ganacsatada Soomaaliyeed sahankani oo kale waa noo muhiim mar waliba.

  • @soobax7544
    @soobax7544 2 месяца назад

    wariye rugcaadaya mashalah. cimrigaada alaha dhereeyo cabdicalaan hareeri. cashar wanaagsan ayaad inoo sharaxday. wax badan ayaa iimuuqato in ruwanda laga barto. khaasatan somalia hadaan nahah 2 million iyo kabadan ayaa iska dilnaya, walina waan kasoo kabsan laanahay dagaalkii sokeeyo

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 Год назад

    Rwanda waa wadanka ugu qalisan aduunka taasna la soco

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Год назад +2

    waa ayaan darro iyo murugo iyo ciil in aan an hadba wadan african ah dhisno keenanaa la gubo oo lagu yidhaahdo hantiidina noo keena damiir alle idin ka qaad oo qalbiga idiin ka madooma saad mustaqbalka cariirtayada u madoobaysen dhaaman shanta somali oo qabiilka qalbiga uga buuxo oo moodey qaran haaye haaye baad iska leedahay intaad somalida odhan lahayd mesha ka kaca meelkasta waad aragtay adoo muujinaya dareen somalinimo ma arag.

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 Год назад

    Hereri maashaa allah, weriyayaashii ruug caddaaga ahaa codkoodu dahabiga ahaa meeshii ay fadhiyi jireen tolow maanta ma. La dhegsysan karayaa kuwa beddelay ee hadalka jilicsan iyo codkii noolaa iyo afsoomaaligii saxda ahaa iyo cod saxaafadeedkii raggaa hore

  • @muniirxuseen4576
    @muniirxuseen4576 Год назад +1

    Rwanda 🇷🇼

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад

    Utuga Qunyar socodkaa Haaye Haaye.Mr A salaan Weriye Professionalisme kiisu sareeyo Keep Going Brother

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Год назад

    Masha Allaah Lakiin Rwanda Nolosha Ma Qaalibaa Maxaase Ganac seka Laka Beloobi Garaa Guryaha ma qaliba Garda

  • @iftinabdi3529
    @iftinabdi3529 Год назад

    Msh Allah hereri codkiisa ayaa baa wax kle ah

  • @munirkh
    @munirkh Год назад +4

    Wadankeena aan maal gashano marka hore.

  • @Ururshemadiai4523
    @Ururshemadiai4523 Год назад

    Mashalah

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Год назад +1

    Woow musikada jawa gel Aun Msaleman tunec inaba cadi ma aha keep going Mr hareeri

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 Год назад

      Muqaladiisab intaas ku nacey niyow.
      Ee miyad la dhacsantahyba, cajaaib

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +3

    ❤❤❤❤❤❤
    ALLAHU AKBAR
    ❤❤❤❤❤❤

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Год назад

    Hereri media ✅✌️🏆

  • @ciiltire8467
    @ciiltire8467 Год назад

    Somalida halkaas joogto may naqataan qaxootibahaan an ugu shaqeynee

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 Год назад

    Wow warbixin loo baahnaa aad ayaa u mahadsan tahay weriye

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад +1

    Somalidah isku dhamaysay qabilkah waxaa wanagsan in ay ku daydan Ruwandah matanah waa dowladah ugu horumar wanagsan

  • @11naa44
    @11naa44 Год назад +1

    Rwanada wxy leeyhn madaxweyne adag oo gacan bir ah ku hagajiyey wadanka inkasro uu muddo bdn heystey

  • @baaqimotirechannal4488
    @baaqimotirechannal4488 Год назад +1

    Cabdisalaan heriri hadii uu sii wado sheekooyinka uu wadanada iswanaajiyey kaga hadlaayo waxay sababi doontaa in madaxda soo maalidu istoogtaan. Waayo wanaaga markii qof xumi arko wax walba waa ka suuroobaan.

  • @abdirizakguleid434
    @abdirizakguleid434 Год назад

    Great.

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 3 месяца назад

    Kolayba wadankooda soomaalidu marabaane waxaa kuwanaagsanyihiin wadamo kale lajoogaan ee xukunka shaqo.kulahayn

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled6800 Год назад

    Waa Somali daadak aan waligod kawaan tobiin wixi somaray allow nastur

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 Год назад +6

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay cabdisalan hereri waxaad tahay safiirka somalida dunida oo dhami u jooga.dadka reer Rwanda 🇷🇼 waa umad iskutashatay koleey anaguna waan hagaagidonaa dadka somaliyeedna hadii ay ganacsi u baahanyihiin koleey Rwanda ayaa idiin diyaar ah

  • @SAKARIYE_OFFICIAL
    @SAKARIYE_OFFICIAL Год назад +3

    Marka Damaca Qayrkaa Yahay Duni dhan Maaree Adna Maaha Dib U Guur Oo Hankaaga Duuduub Darajada wax Kaa Xiga Oon Dadaal Ahayn Sheeg subscribeta hayla dhafina

  • @MohamduudIman
    @MohamduudIman 14 дней назад

    good

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 8 месяцев назад

    Somali kaas oo kale ilahay haynasiiyo

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 3 месяца назад

    Rwanda is a Somali country

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Год назад +1

    Somali marka hore dhulkeeda Ha maal gashato
    Ka Dib Dunida kale Ha maal gashato

  • @mohamuddacad1848
    @mohamuddacad1848 Год назад +3

    Codkaga markan maqlo waxan soo xasuusta sxb kaa AXMED CAWKE

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 Год назад +1

      Qabriga alah u waasiciyo janatul fardows alah siiyo aamiin yaa rabi Wali waan xasuustaa codkiisii wanagsana

    • @mohamuddacad1848
      @mohamuddacad1848 Год назад

      @@fatumaiftin6787 aaamin wll qali

  • @saeedali2019
    @saeedali2019 Год назад +1

    madaxda somalida tababar free ah ha inoo siyaan si ay ayago muslim shegana ay intas u fahmi wayeen marka bal weydi adinka oo aan muslim ahayn sida ay uga tageen wax kasta oo dib u dhac keeni kara wadankooda .

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Год назад +1

    Wariyayasha sida qaldan u fahmay wariyanimada ee ka buuxa somaliland haka bartaan casharo mr Cabdisalaam hereri oo siyaasad uun maaha wariyanimadu

  • @halimaaden759
    @halimaaden759 Год назад

    ❤❤African ❤❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Asc hereri sodaa srima ha ruwanda

  • @bartashidan
    @bartashidan Год назад +3

    waa meel aan casharo kasoo baran karo laakiin ganacsi ka sameeya waa sheeko kale, jeebka Soomaalida ayaa loo socdaa!

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 Год назад +1

    Wow waa fursad qaali ah umada Somaliyeed meel walba walaga codsanaya iney yimadan sidey melgashi uga samestan, maxa yeley wadad fir fircon oo dalkey tagan oo business koodu hana qaado

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Год назад

    Mahad sanid ustaad Herri 🙏

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Год назад

    Wariyaha aan siin lahaa kaalinta koobaad waa cabdisalim mana ka hadlo qabyaalada soomaalida dilootay halkaada ka sii hay walaal

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад

    Ruwanda waxay dulloobaysaa markii ay Soomaali isku fasaxaan weliba habar gidir. Alla yaa usheega

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 24 дня назад

    Rwanda afrika dalka ugu abeeso badan bananka hadaa ku shaxeeyneyso iska ilaali abeesada

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Год назад +1

    Heestii Tubeec

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Год назад +2

    Wow kigali