Gabadh Somaliyeed oo qoyskooda ay ku jiraan quruumaha Ethiopia qaar badan oo ka mid ahi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 322

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 Год назад +18

    MAANSHA ALLAAH
    Way ka muuqataa inay tahay gabadh wax baratay oo Illaahay siiyay hibo iyo hal abuurnimo dheeraad ah
    Walaal Guulayso aakhiro iyo aduun ba❤ qurux iyo qalbi wanaageeda ayay ka muuqataa inay tahay gabadh meel fog hiigsanaysa
    Mahadsanid sidoo kale Abdisalam Hereri nin qaaliya

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Год назад +14

    Herer iyo hawaas mar uun gacanta soomaaliyeed dib bay ugu soo noqon insha allah.
    Waa rajo iyo riyo laabtayda ku xardhan .

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis Год назад

      Waa rajo iyo riyo lumisay intii kale iyo boqolkiiba sagaashan Somali Galbeed ooy Ethiopia ogoleed marka aynu qabsannay ka dib. Laakiin Harar iyo hawaas annagu ma lihin.

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 Год назад +2

      @@XalaalSomalis taariikhda herer dib u baadh bal iyo goorta xabashidu qabsatay
      Guud ahaan magaalo islaam ayay ahayd qowmiyada ugu badnayd ee lahayd maamulina jirtay waxay ahayd Soomalida , waxay ahayd caasimadii dawladii Axmed Guray .

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis Год назад

      @@sangemohammed2057
      Walaal, I am fully aware of Harar’s history. Your referenced history is self-serving and has no relevance. Your approach and understanding are very much what caused our defeats, among other reasons. Ethiopia will never relinquish Harar.

    • @Libaax00
      @Libaax00 5 месяцев назад

      @@XalaalSomalisbro im ashraaf from itoobiya and my grandfathers all buried in herar bro herar was founded by Somalis!!!!

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Год назад +8

    Hani.
    Waa gabadh Soomaaliyeed,oo garaad,badan ALLAHA ku dhowro,waa gabadh ku dayasho mudan guulayso.

  • @dhool77
    @dhool77 Год назад +10

    Msha Allh hana waa gabar daganan iyo heybad ay ka muuqato abayo aad ban ku salamya guul bdna ku rajeyna😍

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 Год назад +8

    Waa gabadh aqoon iyo dhaqan iyo diinwanaag kamuuqdee illaahay nin wngsan oodhaqan iyo diinleh hasiiyo

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Год назад

      Masha Allah gabada quruxa O asturan wa runta

  • @mametosalat8040
    @mametosalat8040 Год назад +11

    Maansha allah cabdisalaanoow doorashada waraysiyadaadu Dhinac walba oo nolasha soomalida ayay taabtaan halkaas ka sii wad walaal guulayso walaal

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 Год назад +12

    100% pure Somali girl abdi salaam inan ta ii doon

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Год назад +1

      Fariid

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Год назад +1

      She is 50% Somali and 50 Adari as she said. Please dont discount her ethnicity.

  • @maxamedcaliyare8938
    @maxamedcaliyare8938 Год назад +4

    maasha allah abayo allaha ku barakeyo gabdhaha marwalbo ku baraaruji diintooda

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +6

    Mashallah gabar qiimo badan abwaanad ah laandheere ah qowmiyado badan kadhalatey turkey harariyad oromo cafar iyo 50% soomaali yaahelikara
    War gabadha igu xira anaa doonaya.
    Igu taageera.

  • @caydiid15
    @caydiid15 Год назад +1

    Soomaaliyey hereri gaarsiiya 10000000 subscribers.

  • @moeabdi9
    @moeabdi9 Год назад +7

    Waa inan wayaa arag ah ,caqli iyo qurux iyo adaab mashaa Allah

  • @ahmedabdiismail6900
    @ahmedabdiismail6900 Год назад +2

    KEEP UP THE GOOD WORK - ALLAYO BARIK

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Год назад +15

    Guuleyso insha Allah wll qali hormar wacan baan ku rajeenayah wllo waa naa ku mahadsantahay siida ogaa hadashay dhiibatoyiin kaa aduunka kaa jiira khasatan Africa 😄😄🥰🥰🥰🖐🖐🖐🖐

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +15

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah. Sister we're very happy 😊 for you. Move on.

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +28

    Keeps goings my brothers c/salan hareeri 100k coming soon insha allah 💯💪💪😍😄

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 Год назад +3

    Mashallah tabarakallah gabadh caqli badan thank you so much my sister

  • @mohammedgorod1499
    @mohammedgorod1499 Год назад +10

    MAASHA ALAAH WAA WAREYSI AAD IYO AAD UQIIMA BADAN

  • @xawom3016
    @xawom3016 Год назад +2

    Waa gabar wanaagsan, alaha sharfo, way helin inshalh mid dhaqda oo unoqda xaaji,runtii waa hibo alasiiyey,mahadsanid hereri.

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Год назад +4

    Masha Allah gabarta yar caqliga saxiibad hore u soco

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Год назад +6

    Hani.
    waa gabadh Soomaaliyeed oo garaad iyo dhaqan Soomaalinimo iyo muslimnimo ka muuqato.
    ALLAHA ku dhowro,waxaad tahay qof ay tussale u noqon karta dhamaan hablaha Soomaaliyeed ee imanka dunida ku sugan guulayso.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +11

    Maasha Allah Hana Illaahay ha ku xafido waan ognahay Somaali,Orama,Axmaaro,Tigray,Hereri,iyo dhamaan Ethoipian waa isu eg yahiin Illaahay nabad iyo barwaaqo iyo wadajir iyo wada noolaaasho wacan iyo derisnimo wacan Ha inaga wada yeelo fadlan ducadaa Aamiin Aamiin Ha la dhaho Waa Aamiin

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Год назад +6

      Duluf yohow anagu Soomaali baan nahay uma ekin xabashi iyo wax kale toona qurun yohow daba dhilifka ahi

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад +2

      @@ducaysane1133 Waxaa jira kuwo badan oo noo eg, waxaana jira qaar badan oo naga mid ah oo iyaga u eg

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 Год назад

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi bi,idnilaah kariim

    • @mawlidrashid4057
      @mawlidrashid4057 Год назад

      Aamiin

    • @adamnordinrogers
      @adamnordinrogers Год назад

      Duff kubax

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 Год назад +2

    Waan ka xumahay inaan arko gabadh soomaaliyeed oo ku faanaysa itoobiyaannimo, waliba u muuqata inaay wax baratay, me from Daraawiishta Dhulbahante

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 Год назад

      gabdhu waa darood laa sooco ader daroodka wax walpa waa laga heela😂

    • @nadiirbuux7987
      @nadiirbuux7987 Год назад +1

      Inuku isaaqa iska celiya vav samaroon💪💪

  • @baromadadaxisaabta8027
    @baromadadaxisaabta8027 Год назад

    Masha allah waa gabadh waxbaratay allaha barakeyo

  • @abdirashidmohamed5534
    @abdirashidmohamed5534 Год назад +1

    Maasha Alaah waa gabar qurux iyo caqli u saaxib ah waanu jeclaani lahaa in aan helo xariirkeeda iyo waliba buuggaagta ay qortay.

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Год назад +2

    Mashaa Allah rukcadaa C. Hereri, wareysiyo qiimo badan ayaad noo soo gudbisaa.😍🇸🇴. Gabadh Somaaliyeed oo qurux badan, hiba Alle siiyey, buugeeda dadka dibadda intey Kaheli karaan..?

  • @zeplue8565
    @zeplue8565 Год назад +5

    Maansha Allah Hana .Guuleyso Wallal.

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 Год назад +5

    Masha Allah 🌺❤️🌺❤️🌺❤️🌺❤️

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Год назад +3

    Masha Allah wa gabar quruxa badan O asturan hor U soco qaali

  • @shukri1395
    @shukri1395 Год назад +3

    Masha alaha 💚🙏 very bright sister!!🙏
    Waa farax iyo dhiira galin wanaagsan oo kudayasho mudan💚

  • @maamka07
    @maamka07 Год назад +19

    ''Imika xoolaha waxa aanu ka uruurinaa wadooyinka waawayn,balse markaanu wadooyinka ka dhamayno waxa aanu u soo gudbaynaa gudaha xaafadaha dhexdooda,oo ay riyo badani joogaan.''
    Duqa Caasimadda Hargaysa
    Cabdikariin Axmed Mooge.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад

      Oo maxaa islaamaha riyahooda kudiray ninka

  • @qudhmunwaxid5704
    @qudhmunwaxid5704 Год назад +6

    Mazha allah alaha ino dhowro
    Hal abuurada somaliyeed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤣❤️

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Год назад +7

    Dhaqanka iyo diintu waa qurux ilaahay ha barakeeyo inantan da da yar

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 Год назад +1

      Safiyooy wamaxay dhaqanka iyo diinta ad kahadleysa xabadkeeda ayaanba ujeednaa
      Adiguna masidas ayaatahay 😀😃😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Год назад

      @@jeimaani2024 Diintee Kuubaneeysay Inaad Fiiriso Xabadkeedda? Maad Diinta Kudhaqanto Adigu Oo Hoos Fiirisid? Qaabdarro Iyo Qaablaawe.

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 Год назад +2

      @@Cici_mimi hoos hadii an fiiriya muqalka siden kudaawanaa walashey
      Midakale goormad xaqa kahadleysaa markasta hadii sidan aad isaga indhatirto
      Ogoow gawadhas xag qabiil hadii ladhaha iskuqabiil ayan nahay
      Lkn qabiil qabri ilama galaayo

    • @daahircabdikorme490
      @daahircabdikorme490 Год назад

      @@Cici_mimi xabadka gabadha maxaa meesha keenay maba arakneeee

    • @daahircabdikorme490
      @daahircabdikorme490 Год назад

      @@jeimaani2024 kkkkkkkkkk war maxaakutusay gabadha xabadkeeda hoos fiiri noh?

  • @ayanmohamednoor7218
    @ayanmohamednoor7218 Год назад +1

    Ma sha Allah, Waa Inan da'yar oo maskax furan, Rabbi ha barakeeyo🥰

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Год назад +9

    Masha Allah. Inan caqli iyo qurux isku darsatey 💐

  • @Multipurpose_Channel
    @Multipurpose_Channel Год назад +23

    I really love intellectual ladies who honor Islam and traditions. She is a model for a lot of girls who have left their deen, culture, and tradition and do crazy stuff on social media.

  • @ahmedabdiismail6900
    @ahmedabdiismail6900 Год назад +1

    Hana waxay mudantahay in la hambalyeeyo waxanan ku dhiirigalinayaa himiladeeda wanaagsan inay meel fiican ka gaadho. CONGRATULATION

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers Год назад

    Kilink5 shanaad land of great folks gabay culture reserve area warriors

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Год назад +2

    Keep going my sister Hana c/Laahi Ahmed 🙏

  • @kasaimahamud6519
    @kasaimahamud6519 Год назад +3

    Hana Abdullahi Ahmed. Who wrote this book and she got her education from Kenya. Congratulations my sister. She is also linguistis and comes from large Ethiopian family

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....1531 Год назад

    Masha allah, runti waa gabar ku dayasho mudan, allaha ku xafido. Gabdhaha soomaaliyeedna waxaan dhihi ku dayda gabadhan.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Год назад +2

    Masha Allah Rabi hakusiiyo mustaqbal aad u,aydo aakharo iyo aduunba

  • @unknownperson3272
    @unknownperson3272 Год назад +10

    Maxay tidhi inantu Ethiopianimadu waa u dhalasho ma itoopiya injiray baa noqotay wax lagu faano ma adoonta beeraha lagu qodo ee oromoada baa faan noqotay ma cawaanta ilka qorata ee canfarta qaawan ee saboolka baa faan noqotay ma xabashida xaarkeeda cunta baa faan noqotay
    Kuwa ugu liita waa oromoda waa cawaan adoomo ah oo suulida iyo beeeraha lagu qodo oo masaakiin tuugsato ah
    Ma waxa noocaasa baa lagu faanaa markaa
    Walaahay Ethiopia gumaysiga ku hayso somalida ay maamusho waad yaabaysaa waa xad dhaaf boqol jibaarmay 😭😪😥🤐
    Ilaahoow Ethiopia noojabi aan ka aarsanee godobtii ay gashay ha dhadhamisee xanuunkeeda ☝️🚀🗡🔫

    • @raaxoahmed2443
      @raaxoahmed2443 Год назад +1

      qofka wxa oka soojedo halagu ixtiraamo wyo dadkas way Naga dhuntyn bedelkod anaga dunida uga dambyno aan uwada ducayno teda kle qosaskas ayshegayso aykasoo jeedo wxa lagayabaa inay Muslim yihin teda hadlkoda inaa bartaa jeclahy aydhaday ownxiseya inaa barto lagayabee inay masoyin karabto inay katiriso mrkay barato

    • @unknownperson3272
      @unknownperson3272 Год назад +1

      Anigu inantan kuma haysto wxii Dhalay iyo wxii u abti ah waa inan somaliyed oo dadka deegaanka ah ma jecli in gumaystahaa shere loo sameeyo oo dadka la jeclaysiiyo kasoo maalin iyo habeenba dhiigooada daadiya maato aan waxba galabsan kuna khasba wuxuu rabo inay sameeyaan
      Adiga xanuun iyo dhibtoona kuguma hayo xukunka iyo taliska halkaa ka jiraa markaa waxaa inaad soo qorto waa kula fududaatay
      2. Teeda kle anaga muslim nimadooda waxba nagama galin Allah ayaa kala xisaabtamaya waxay yihiin iyo waxay ahaayeenba
      🦁🔫🚀🗡🤴☝️

    • @financialrevolution5560
      @financialrevolution5560 Год назад

      Hadalkan oo dhan intada soo qorin iska xore gumaysiga Amison iyo Alshabaab ee malin cad jidadka lagugu xasuuqayo sidi qarixi soobe in ka badan 400 lagu xaduqay sidi xoolihii 😂 ala maxa wax idin haysta iska xoreya xaduuqa matida ee gumaysiga Alshabaab

    • @unknownperson3272
      @unknownperson3272 Год назад +1

      Ka la xasuuqayaa ee aad ku diganayso ee aad waliba qoslayo waa somaali kula dhiiga kula dhaqana adeero inan yar baatahy oo dood maalayacni ah usoo diyaar garoobay adeero orod kunoqo cilaajkii aad kasoo baxsatay wali dhirtii kumaad caafimaadine tag oo dhirta sifiican usoo qaado 🛌

    • @financialrevolution5560
      @financialrevolution5560 Год назад

      @@unknownperson3272 iska xoree xasuuqa Alshabaab. 😶

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 Год назад

    Mahadsanid Abwaan hareeri

  • @abdurezakmuse1963
    @abdurezakmuse1963 Год назад

    Abdisalam herari waa mucjisadda Wariyasha Somalida

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 8 месяцев назад

    inan hibo hal abuur alle ku maneysey weye dedna waxbaratey kolka masha allah weye hore usoco huno

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Год назад +4

    Masha Allaah , guulayso wllshy

  • @scofieldgang1495
    @scofieldgang1495 Год назад

    Waa gabadh qiimo badan waxaa ka muuqata daganan iyo diin wanagsan iyo akhlaaq wanagsan Ilahay haxifdiyo marwalba guul iyo horumar ayaan urajeynaya ❤️💯❤️🙏

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Год назад +6

    Sayyid Hareri. The legend.

  • @amineta378
    @amineta378 Год назад

    Hana guu iyo horumar ayaan kuurajeeynayaa

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад +1

    Mncha Allah Hanna Gabdh Qiimabadan Iyo xigmadaba
    Haaye Haaye Hereri oo Herer Jooga weyaan

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Год назад +2

    Thank you Mr.Ali Hereri interview with
    this beautiful Somali girl well educated let she have patience inshaallah Allah well grant her the husband that she is looking for as long she have good belive and faith in her Islamic religion
    Inshaallah I wish her good luck as I wish for my daughter

  • @maganyt6125
    @maganyt6125 Год назад +5

    Cabdisalan 100k subscribers comeing soon Insha allah

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw Год назад

    ما شا الله waan caashaqay inantan

  • @cawosanyare3224
    @cawosanyare3224 Год назад

    inaalilaaah Ma adigooo Hibo sheekh maxamed sheekh cumar Kudhashay oo meel walba lagaaa garanayo ayaaad harari kutilmaantay abtiyadaada beel waynta ah naftaada iyo sharaftaada hadad nacday ehelkayga sharaftooda ha ceebayn saqajaamad yhyn awlaadada kaaga baahan korsiime
    dibjiradyhyn araga xun

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 Год назад

    Maa shaa alalh hana ilaahay ha kugu guuleyo fikirkaaga iyo dareenkaaga.
    Gabadhaa hadeey madax banaan tahay anaa diyaar ah ee harariyow ila soo xiriiri saaxiib. Wiil guurdoon ah ayaan ahay gabadhana waan ka helay

  • @dmgproduction5
    @dmgproduction5 Год назад

    Masha allah guulayso baan leenahay gabadhan walaasheen iyada iyo kuwa sideeda oo kale ee ku faana Soomalinimada iyo dhaqanka suuban 💖

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Год назад

    Aniga buuggu iimaba muuqdee Hanna ayaa iqaadday...Masha allah

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +1

    👋 Waa Mahadsantihiin Weriye C/Salaan Hereri& Hana C/Laahi Ahmed.

  • @mohamedabdukerim7607
    @mohamedabdukerim7607 Год назад

    You are really Ethiopia stand for pm of Ethiopia we elect u sister

  • @bushra991
    @bushra991 Год назад +2

    Mashaa ALLAAH walashey ALLAAH HAKKU DHOWRO

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Год назад +1

    Mansha Allah tabrakalaha hana ilahay haku xafido keep going 👍

  • @fuadahmed4311
    @fuadahmed4311 Год назад

    Mazha allh, alle cilmiga iyo caqliga ba hakuu barkeeyo sharaf ku nollow wll

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 Год назад

    Sharaf bey leeyihiin hablaha Soomaaliyeed
    Love you all wllhi, guuleyso wll Hana

  • @ibraaden
    @ibraaden Год назад +1

    Masha Allah qooys 4 qowmiyadod Ka kooban

  • @juma6506
    @juma6506 Год назад

    Asc.
    Ma Shaa Allah SWT.
    Wonderful interview.
    Weldon conclusive other books as well thumps up.

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir Год назад

    Gabadhu waa quruxleey maasha allah afsomaligeeduna aadbuu u fiicanyahay waanan soo dhaweyn lahaa haday madax banaantahay gabadhani.

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 5 месяцев назад

    Maashaallaah laa quwata ilaa bilaah

  • @rashiid187
    @rashiid187 Год назад

    Mashalah tabarakalah well spoken sister

  • @Abdulswamad
    @Abdulswamad Год назад +1

    Mshllah she’s pretty and intellectual queen who’s far sighted Mshllah 🎉🎉❤❤

  • @fatumagele5988
    @fatumagele5988 Год назад +1

    Hooray usoco huno mcn msh allah

  • @jamalibrahim6298
    @jamalibrahim6298 Год назад

    Qisa yaable ayaan ku caawinayaa gabadhaan..

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Год назад

    Maanshaa,ALLaah guulayso walaashay

  • @yasminmohamed8374
    @yasminmohamed8374 Год назад

    Maasha Allaah, sidee u heli karnaa buugaas fadlan.

  • @maxamedxuseen7626
    @maxamedxuseen7626 Год назад

    Masha Allah waa gabadh Allah aqoon siiyey dhinac walba

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Год назад +6

    Beautiful Masha Allah

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Год назад +2

    Maashaa Allaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Год назад +2

    ASC, Maashaa ALLAAH

  • @geeskamedian
    @geeskamedian Год назад

    What a wanderful girl keep going sister

  • @SomUNITE
    @SomUNITE Год назад +1

    Mashallah! She’s such an idol and inspirational for young generations to come … Anna WAAN hubaa in AHN Hadraawi ORAN LAHAA>>>
    #Heedhe HANAAY Heedhe..
    #Hadal waa ma Guuraane
    #Hiyigiyo hankaad keentay
    #Iyo Haybta ubadkeenna..
    #Halakiyo wixii GAADHAY..
    #Hanbadiyo wixii noolba
    #Hanti baad u tahay GUUNA!
    #Iyo Hadhaca geedkooda
    #GUNTA aad kasoo beertay..
    #ADNA hoodiyo ayaanba
    #Alle kuma Abaareeyo
    #Hibadaada Muuqeeda..
    #Iyo HOGO-tusaalaynta…🙏

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Год назад +8

    Somali baan ahay isir iyo facial waaana kufana Somalinimada

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve Год назад +5

    Gabar Somaliyeed oo Quruxbadan

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Год назад +1

    Cafarta, oromada iyo soomaalida waa kushiti.
    Waa inta ah afrikaanka laakiin qolyaha carabta ku abtirsado kuma jiraan.

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Год назад +2

    Barnaamij aad u qiimo badan weeyi Suxufi sare Abdisalam Hereri Media

  • @Abdifatahtj
    @Abdifatahtj Год назад

    Way dadaalaysàa gabadhu laakiin waxan ku darsan lahaa magaca buuga ayaad yara moodaa inuu kayara duwanyahay waxa uu buugu ka hadlayo sida kale waa good work inkastoonan akhriyin sidoo kale ebook ahaan in lagu helayo iyo inkale ha soo sheegto gabadhu wa bilaahi tawfiiq

  • @abdihassanaden2268
    @abdihassanaden2268 Год назад

    Gurdoon baan ahee gabadhan haa la ii dhiso way ii cajabisay ruun ahanti from djibouti

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Год назад +1

    Wallee LaaNdheerenimo kaliya waxa sheegaN karta GabadhaN waa Geeskii Afriko Guuraya

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 Год назад

    MashaAllh waa gabar aqli badan aqoon leh qurux badan 🍒

  • @abdilleahmed7101
    @abdilleahmed7101 Год назад

    Keep going hanaa,may Allah help u waligaaa iska ilaali wax diinta islaamka ka horjeedo in aad qorto please sida Arima grnderka,dumarka iyo raga iyo dumarka waa iskumid. Dhanka dhaxalka iyo dhamaan arimaha aan anshaxa aan ahayn,Alle ha kula garab ❤ galo good lucky

  • @hindahassan1122
    @hindahassan1122 Год назад

    Masha allaah allay lay lahee waa
    Jimciyad innantu

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Год назад +1

    Mashallla gabadh qiimo badannnnnnnn

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah sister hore usoco

  • @wr34419
    @wr34419 Год назад

    Wow mashaallh sh is a good girl with great attitude

  • @istoqueenahmed3676
    @istoqueenahmed3676 Год назад +4

    mashallah

  • @RashidWabari
    @RashidWabari Год назад

    Somalidu itoobiyaan ama wax kale mid ma aha , waa qoomiyad adoon ah .

  • @hozzafh
    @hozzafh Год назад +1

    Mashaallah 🌸

  • @khalidahmed9649
    @khalidahmed9649 Год назад

    Abdisalan hereri hore uso walal

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 Год назад

    Ilaahay hakuu adkeeyo islaamnima daada

  • @gacalos123
    @gacalos123 Год назад

    Masha Allah

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 Год назад +1

    Waraa abdisalla hereri bro meshani jig jiga waa meshi dadkii haldoorka ah ay ku dhinteen sida cowke ilahey ha u naxaristo iyo cali khalif iyo abwaan sangub ilahey ha u naxaristo dhamaandoode meshani lama mahadineynin ee kajoog waar kajoog waxba jire

    • @zakariyemaxamed9757
      @zakariyemaxamed9757 Год назад

      Cunsuriyada iskadaa mawanaagsaneee waxnakuqaadimayside inder

    • @daahircabdikorme490
      @daahircabdikorme490 Год назад +1

      Jigjigaay manabadbaa jigjiga makeento malakulmowudka dhacankaaduna meeshuu yaalo waatagi jigjigana waahooygii nabadee lasoco

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Hereri iyo hana waan gartey sodaa bar naamijka horey na soco wll