Deeqa Bilan Fanaanad iyo Jillaa "Wareysi Xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Deeqa Bilan Fanaanad iyo Jillaa "Wareysi Xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya"

Комментарии • 410

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Год назад +68

    Soomaalidu waa dad xun Bal Hereri Oo ruug cadaa ah oo Muddo dheer Inaga farxinayay ayaad 1 M kaliya Gaadhsiin waydeen ❤❤❤❤

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye Год назад +2

      dhawaan buu soo galay . lkn waakugu raacsanhy nin wuxuu dadka gaadhsiiyo masuuliyadeeda qaata . oo ka taxadara

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +47

    Fanaanada hadaa iigu horeysa inta illa mida 😅🎉

    • @marwaanmaamuuz9999
      @marwaanmaamuuz9999 Год назад

      Kulamid baan ahay lakiin hesta arooska waa maqlay🤣🤣

    • @mcwadaad6046
      @mcwadaad6046 Год назад

      Ana hadaa igu horeysa

    • @muxiyadinmuxiyadinaxmed216
      @muxiyadinmuxiyadinaxmed216 Год назад +1

      Sxpyal gabadhan waa fanaand caana oo aad ucod mcn o qurux iyo qaab isku darsatay ayay ahyayd wanan taageeri joray lkin goorta ay sidan uduqawday baan ayaa yaable heese heeda kugu shidnaa waxankamida waad imaan qaaday iyo heesta hargaysa e shawga ay kudhigtay asxbay bal ilaso arka insha allah

    • @faatuumoha9484
      @faatuumoha9484 Год назад

      Ilaahba og😂😂

  • @ahmeddheere3832
    @ahmeddheere3832 Год назад +66

    Ilaahoow walaasheen hanuuni oo quruxda xijaabka iyo xishoodka tus

  • @monagoth
    @monagoth Год назад +21

    Allah ha hanuuniyo walaashay deeqa. xaqa ha ku hagaajo. Allah ha na asturo. Aamin yaa rab

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +36

    The way he listened her whole story without interapting her is something that we need today's journalist to be such a profession way ❤

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Год назад +8

    ALLAH hayow soo hanuuni xijaabku waa waajib heesuna waa xaaraan

  • @Oldisgold48
    @Oldisgold48 Год назад +5

    Deeqa qurux badan aragtidii hore atariisho Hindi ayaan moodayay mashaallah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Год назад +25

    Mashalah dadka somalidu diinta way barteen inta commentska qoraya way isku raacsan yihiin inay is asturto walashen.
    Walashay Inshalah asturaada ku dadaal inoo qari Timaha ishana iska ilaali iyo lumintiisa.
    Idinkuna walashiin u duceeya haday hoos martay inay xijaabato

    • @rahmaadenabdi6977
      @rahmaadenabdi6977 Год назад +3

      Inshaa allaah way xijaaban gabadhu

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Год назад

      Allah hasoo hadeeyo oo xijaabka wanaagiisa hatuso tanka iyo heesahana Allah haka madoobeeyo Aaamiin

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Год назад +1

      Aamin dadka qaar inay bartan baa fiican sida wanaagsan ee loola hadlo qof walal kaa ah. Adoon caayin cebayn

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      kk, beentii ugu waynayd ee taariikhda waa tan, Teda kale Somalida inteeda badan waa jaahiliin iyo munaafiqiin aan waxba ka aqoon diinta,

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 Год назад

      ​@@ugaskawadanka2623sax 👍

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +2

    Waaw manshallah ishcala qurux wa idin salamay wa fananad sheko badan iyo cabdisalam hareri ad usheeko fican

  • @mumtaza7417
    @mumtaza7417 Год назад +4

    Masha allah gabadhaan waan jeclahay walhi. Waa humble person masha allah.

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 Год назад +5

    deeqa bilan fananad daacada runtii waan ku salaamay adiga iyo hereriba

  • @saadaqkhaliif
    @saadaqkhaliif Год назад +8

    subxanllah alla abaayo hooyo isku noqo fadalan aduunka waa iska end

  • @mahad5581
    @mahad5581 Год назад +15

    waligay maanta kahor ma maqal magaceeda😁😁😁😁

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Год назад +2

    😀 😀 Cabdi salaan hareeri nooc walba wuu waraystaa waaa xariif
    Waxaan markasta ku xasuustaa oo ku qoslaa Mar uu Dumar qayilaya soo waraystay, markuu waraygii ka dhamaystay buu inta wada salaamay ku yiri, Dee waayahay marqaan wanaaagsan 💯 🌴 😀😀😀 😀 😀 qosol nafta iga baxday

    • @mahadoaden5586
      @mahadoaden5586 Год назад

      😂😂😂😂 wa légend

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 8 месяцев назад

      😂😂😂
      Wallaahi, wuu ku odhanayaaba isagu. Waa isma-lure odaygu. Horta, marka Ilaahay laga baqana, waa ilbax.

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Год назад +14

    Deeqa i hope inaad is asturtid 😊 you have a great voice

  • @liibaancajiib242
    @liibaancajiib242 Год назад +3

    Naag cadaan u heysty wlhi Allh haku so hanuuniyo

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 Год назад +1

    gabadhan inay deeqa bilan wa markii ugu horaysay ee magaceega iyo waraysigeega aan arko

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +5

    Wonderful story and beautiful Bilan.

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 Год назад +9

    Ilaahay ha hanuuniyo wlaashay aad Bay u qaawantahay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      munaafaq, adiguna mar walba waad daawanaysaa, (-‸ლ) Hadday erayadaadu run iyo xaqiiq ahaan lahaayeen halkan ma aad joogi lahayn, Hadalladaada oo dhan waxaa ka buuxa labawejiilenimo iyo nacasnimo,

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      munaafaq, adiguna mar walba waad daawanaysaa, (-‸ლ) Hadday erayadaadu run iyo xaqiiq ahaan lahaayeen halkan ma aad joogi lahayn, Hadalladaada oo dhan waxaa ka buuxa labawejiilenimo iyo nacasnimo,

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Год назад +2

    Deeqa Quruxley Waa tageera God bless you 🙏❣️

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Год назад +6

    Munaafiq nimada somaalidu xumaa, waar gabadhu ma qaawanee shalmad madaxa ayuunba ka maqan, hadaad diin iyo imaan leedihiin wadankiina qabiil kumaydaan haligteen, caruurtiina tik tok iyo social media muruxa ah astura, alahuma ihdi qoum al daalimiin, amiin ya rab 🤲

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 Год назад +1

      Ayad ale ku tumatey hadeyba tan asturan tahy oo shalmad kaliya kadhiman aad ledahay subxanalah

  • @dr.sh.cabdikarimcalirafle7116
    @dr.sh.cabdikarimcalirafle7116 Год назад +2

    Asturku waa waajib wll qofkaad waraysansyso walaal inuu xushmeeyo diinta iyo adiguba oo ka dheeraato wixii diinta ka hor imanaya sida muusiqa iyo qaawanaanta iwm.
    Waa iga naseexo waxaan rajaynayaa inaad sidan wax kabadali doonto

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 5 месяцев назад

    Ilaahaay ha soo hanuuniyo Deeqa Bilan ❤

  • @_faatax
    @_faatax Год назад +10

    Barnaamij ugu liitay ee aan halkan ka daawado op waliba bilaa xijaab ah
    Sorrowful

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      munaafaq, adiguna mar walba waad daawanaysaa, (-‸ლ) Hadday erayadaadu run iyo xaqiiq ahaan lahaayeen halkan ma aad joogi lahayn, Hadalladaada oo dhan waxaa ka buuxa labawejiilenimo iyo nacasnimo,

  • @dhamme0
    @dhamme0 Год назад +5

    What a voice mansha allah

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Год назад +3

    Horta kinsi xaji adan gormay dhimatay Allah haunaxaristo 😢😢😢😢😢😢

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 Год назад +1

    Waan ka helay waa gabdh dun xariira leh siday u sheekaynyso waad ka dareemaysaa iilbxnimada iyo xadaarada faraha badan ee ku kulmay
    abwaanad fananad jilaa iyom shakhsiyad wanaagsan bay kulansaty walaasheen
    wllo hadaad dalka imanayso Koonfurta ha tagin aminigeeda kuma halayn karnee Anaka waqooyi noogu imo haragaysa iyo Borama

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi Год назад +1

    Heesaha iyo qaawanidu waa xaaraan uu ilaahay xarimay.
    Ilaahay hasoo hadeeyo iyda iyo c/salaan ba.
    C/salaan wariye fiican ayuu ahaa laakiin intan danbe waxaad moodaa inuu xaga xumaanta u dhaqaaqay subxaanalaah!.

  • @SHUBAALMEDIA
    @SHUBAALMEDIA Год назад +2

    Hadaana been sheegeen maantaa iigu horeesa magaceeda weligey maan maqal,

  • @shaakirsaid5981
    @shaakirsaid5981 Год назад +16

    😂😂😂😂sheekada aya wax kle ah😢 sidey usheekeyneese ayaaba wax kale ah😅

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Год назад +4

    Gabdhan waaba funny Wlhi say u hadlyso ee somaliyay dadka Aflagdada ka daaya qofku Asagaa xorah wuxuu doono xiranaa ❤

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Год назад +1

      Xor ma nihin adoomo ilaahay ayanu nahay

    • @Maahiryare77
      @Maahiryare77 Год назад

      @@mustafeadan6924 waa la ogyahy lakiin mashulku ma fiicna

    • @mohamedabdikadir9671
      @mohamedabdikadir9671 Год назад +1

      Qof xor ah waaye yaa aduunkaan jooga oo xor ah

  • @musababraham5089
    @musababraham5089 Год назад +11

    Waar ina herreriyoow caawa halkeed ka keentay naagtan , ilaahoow balaayo qoorta hanoo galininee 😂

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 Год назад +2

    Allaaha kusoo hadeeyo walaal cimri biliseed baad kujirtaa

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. Год назад +1

    Is astur Maamo Deeqaaay please 🙏

  • @maan-raac7355
    @maan-raac7355 Год назад +6

    Csalaam wll dhaqanka iyo anshaxa wanaagsan haka tagin cid walba waa daawataa marnaamujkaagee

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Год назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Gabadhey shaydaanka iska naar oo kaaley somalia. 2.0. Waxan dawanayaa wereysiga aad la samaysey weriye hereri.
    3.0. Waxan kaa rabnaa inaad aflaam nooga sameyso daallo iyo buuraha dhaadheer ee cerigaabo.
    4.0.Waana idin salaamayaa.
    5.0. Fannaanada deeqa bilan waanu ku sugaynaa.

  • @talaal-ps9ey
    @talaal-ps9ey Год назад +3

    Ilaahay amarkii nikaan waxaan aad u xiisaayaa markuu leeyahay haaaye haaye haaye waan qoslaa wlhy

  • @Abdimaalikxaaji
    @Abdimaalikxaaji Год назад +2

    inintan in kasta oo aan aad loogarayn laakiin waa qof yara daacad ah oo degan xasuus wacan

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Год назад +5

    Waaaw my friend Deqa,keep going

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +1

    Xijaabka waa qurxda dumarka iyo dhowr sanaantooda ee Bilaneey ha moogaan.

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Год назад +10

    Acuudu bilaaah maantu udarnaa hereri oo shaydaamad noo keenay😂😂😂😂

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 Год назад +2

    Subxanalah ilahey kabaqa somaliyey aqara aya dambeyse

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Год назад +4

    Da'daas ayey madaxeedu qaawan yahayna ayaan darado weyn weeyan.

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Год назад +2

      ALLAH ha soo hanuuniyo waa saman aaqir

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 Год назад +1

      Alow yaa adi kuu fiirsadaa waligaa inaad salaad tukatay😂

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Год назад +1

      ​@@Cherrie173 istaqfur ALLAH xijaabku waa waajib heesunah waa xaaraan

  • @matmat735
    @matmat735 Год назад +4

    Heer sare Deeqa!

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ Год назад +4

    Walaal is astur bilaneey.❤

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Год назад +1

    Waa Deeqsiyad gabadhani magacan way u qalantaa

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +2

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri & Deeqa Bilan.

  • @abdiali7775
    @abdiali7775 Год назад

    Israaqadaada ilaaahaybaa qoray waaadna Heli ee qaawanaan iyo fisqi hakuraadin Muslim ayaad tahay cawradaada astur ilaahayna kabaq

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Год назад +3

    Deeqa bilan qurux dumar ❤🎉

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 Год назад +3

    This interview is for Somalia people not western people, therefore, Haaye haaye should tell her to cover your hard or no interview, this is encouragement’ for wrong doers.

    • @abdihakimmohammed3389
      @abdihakimmohammed3389 Год назад +1

      You're 💯 correct

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Год назад

      Rooble am soory for asking .is this a somali woman

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Год назад

      Chanelku waa somali fanaanadu wa somali wariyuhu waa hereri, adigu waa maxay luqada aad wax ku qoraysaa, isla tali adigu horta intanad qof .kale la talin

  • @abdiqaniahmedjama4326
    @abdiqaniahmedjama4326 Год назад

    Walaasha diinta halagu waaniyo sifiican hadalnwacana ku dhaha fadlan waa walaashiine kaliya wanaaga si quruxbadan ugu sheega

  • @dahamusse6459
    @dahamusse6459 Год назад +2

    IlaahY soo hadee

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Год назад

    Subxanalah qof lacdan bad horfadhisa waxad na tahay qof wayn

  • @user-yk2oy3zq8v
    @user-yk2oy3zq8v Год назад +4

    subxaanallaah waa qof weyn bal cidiyaheeda eega

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 Год назад +1

      MashaAllah dheh waa gabadh qurux iyo is hagasjin ba leh😍 ha cunin

    • @user-yk2oy3zq8v
      @user-yk2oy3zq8v Год назад +1

      @@Cherrie173 sheydaan maa waxlacuno leh waxaytahay harka sheydaanka cidiyaha iyo timaha fail sada. nabigeena mohamed scw wuunacdalay qofka sameysta waxaanow laheyn. subxaanallaah laakiin maxumid koley waa dhaqankaaga oo meel iney kula joogtaa dhicikarto. waayo dal islaama ayaanu kunoolnahay ciideena hooyo dhagax ayaanu kudililaheyn noocan dhaqanka xun ee cimriga ku gabowday alle magan

    • @golahacodbixiyahaxortaah8843
      @golahacodbixiyahaxortaah8843 Год назад

      Cidiyahan toori miyaa

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      @Cherrie gabadhii qurxoonba wey ku jiradaan arageeda raga Soomaalida qaarkooda diiba kuwooda badowda ah.

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Год назад +1

      ​@@Cherrie173 ALLAH ha so hanuuniyo

  • @sheekh_baruud72sheekh_baru68
    @sheekh_baruud72sheekh_baru68 Год назад +3

    Intan arkayay Abdisaln hereri qofki???

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +3

    Well come deeqa qurux hore u soco, labiskeeda ayaan ku haystaa❤

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Год назад +1

      Istaqfur ALLAH

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад

      @@user-gr4qg5zm1d naag fool xun in aad tahay waa i muqata, naag isku dhex daadsan baad tahay, naagaha somalidu xijaabka diin uma xidhaan ee jidhkooda bilaa sport ah ee jilcay ee isku dhex daatay bay ku qariyaan, waayo naag is hubta un baa sidaa u labisan karta

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Год назад

      @@dalaisacgibril5899 AYAD QURAN ah baa ku soo degtay XIJAABKA in ay dumarku xirtaan qofkii ku jees jeesa amarka ALLAH waa Gaal cad ALLAH ha ku soo hanuuniyo asc

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад

      @@user-gr4qg5zm1d dumarka Somalida ayaan ka hadlaya diin uma xidhaan jidh fool xun bay ku qariyaan, dumarka carabtu xijaab iyo cabaayad wada socda oo qurux badan iyo jidh fican bay leeyihin, laakin somalidu min muqdisho ila jigjiga, Hargeysa waa wax qaab fool xun, quruxdu diinta ayay ka mid tahay, ilaahay ma ragana si fican u labista buu yidhi, dumarkuna bilaa qaab

    • @xashicali9633
      @xashicali9633 Год назад

      @@dalaisacgibril5899 oqurux aan alakusiin xagee ka keenaysaa

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Год назад +1

    Illaahay ha soo hanuuniyo may xujaabato

  • @jimcalejoofey2376
    @jimcalejoofey2376 Год назад +2

    Waan ka xumahy in hooyo somaliyed o hadana xijabnen an arko wan rejeynaya Ina mar kle arko iyado asturan

  • @khadarjigre1459
    @khadarjigre1459 Год назад +1

    c/salaanoow barnaamij yadaada dadbadan ayaa daawan jiray oon anigu kamid ahay balse aniga iyo inbadan ookalaba hadeed dhagaysan mayno sabobtoo ah lacag raadintu meel walba waykula gashay dadka dhaqanka islaamka iyo kii somalidaba meel kaga dhacay ayay kuula gashay

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Год назад +2

    Ilaahay khaatumada hakuu wanaajiyo. DB

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 Год назад +2

    Hore usoco cabdi salaan hereri

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Год назад +1

    Kalsoonida kamuuqata masha allah iyadoon laga codsan ayay kolba heesta yara qaadaysaa

  • @GALOOL.
    @GALOOL. Год назад +1

    M.a Codka

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 Год назад +2

    C/salaan sxb kanaalkaaga kama aanan sugayn naaga qaaqaawan fadlan nagadaa waxaan diinta iyo dhaqanka kuwanaagsanayn

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 Год назад +2

    Deeqa bilan 20 yrs ka hor baan daawan jiray barigaas bay roonayd. Awalba khayr ma sheegin nuudey kusii darsatayy.
    Ilaahow balaayo hanoo qurxin, qaawanaanta Ilaahay u qarxiyay.

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Год назад +5

    Fanaaninta cusub waxbaa kudhacay "sheeko xabxab"
    😂😂

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 Год назад +1

    Mansha allah ❤❤❤

  • @dualehassan4146
    @dualehassan4146 Год назад

    Meeshaan waxaa igaa muqda dhaaqan Reer Galbeed

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Год назад +1

    Walaley eega ma gaal ba tahay mise gabdh mudlimada maxaa weye labiskan subxaanallah

  • @triplem804
    @triplem804 Год назад

    Tan ma fanaanad baa maanta ba iigu horeysa magaceeda

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад +3

    30 sano ayaan heeso dhagaysanayay maanta ayaan magaceeda makhalay cajiib xataa Mursal faldaganbaa ka caansan

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 Год назад +1

      30 sano heso dhagey sanaye oo waliba aad ku sii farax san tahy waa nasiiib daro aaad u weyn lkn hadad katobad keni weydo wale malin aaan manta aheyn baad kashaleyn dontah

    • @nadiirbuux7987
      @nadiirbuux7987 Год назад

      😅😅

    • @khadramahdi3685
      @khadramahdi3685 Год назад

      @@hibohassan3817 xagjirnimadaafa Alle hakugu cadaabo aamiin
      Anaga somalibaa markaan shakhaynayno waan heesnaa ama hees baan dhagaysanaa aniga Weelkaan kudhakhdaa naagahaan
      Shakhaday ii fududeeyaan adiga
      adoo xanaaqsan cadaabka kuwaar

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 Год назад

      @@khadramahdi3685 hadan heso hadhageysan ku dhahy ma xagjirnimaah🤣 mida kale saaa ku dhimo balanqadiii ale mel buyalah ee manta adun jogtag 30 sano iskadaye 100 sano hadad dhageysatey oo ale u tobad kento wa alxm lkn malinkaa sa ku dhimato adoo ku farax san abal markeda wad heli hadal badan wax matarayo

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Год назад

      ​@@hibohassan3817Sidaan naseexo ma aha ee ha dambaabin. Si dabacsan oo naxariis leh ugu naseexee oo waliba xushmo ku jirto hanuunka Rabbiyaa haayo. Adiguba balanqaad uma haysatid inaad hanuunkaa hada haysato sii haysan doonto. Marka u ducee ayada, adiga iyo annagoo dhan.

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 Год назад +1

    waa qoloma .marka

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 Год назад

    Alle ha hanuuniyo oo fasaadka iyo fisqiqa ha ka dhex saaro.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Год назад

    Walaalo gabadh soomaaliyeed baad tahaye is astur oo timahaaga astur fanka kuwii kaaga horeeyey ka warayso waxba lagama faa iido ee iska daa

  • @engrabdihassanlodoon6840
    @engrabdihassanlodoon6840 Год назад +1

    Fanaanad iyo Filin Sameeye The best Girl star

  • @looyaan323
    @looyaan323 Год назад +2

    Waa ficantahay lkn is astur wll❤

  • @nugaal012
    @nugaal012 Год назад

    Allaah ha soo hadeeyo.

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Год назад

    Walaaleeeeeeee saan dhaqnkeena iyo diintena ma ahan eee xijaaabo

  • @mohamedbinabdullah6464
    @mohamedbinabdullah6464 Год назад

    Hareri wareysigaaga waa fiican yahay mar kastaba laakiin studio fadhigiisa fadlan in yar wax ka badal kuraasta iyo background studio

  • @ShushugmailComShushu
    @ShushugmailComShushu Год назад +1

    Deeqa bilan ❤❤quruxley mashalah

  • @farxiyacali5694
    @farxiyacali5694 Год назад +3

    Soamali waxan kala yabay dadka waxey jacelyahin iney dadka lidan gabadhan hadad ku qoran deeqo bilan waxad arkeysa heeso ey qaday 8 am 7 ka hor ey qaday marka waxa laga yaba ineysan rabiin iney ku shaqeysado heesaha sida fananinta qar ey ku shaqeysdan

  • @waberigirehmusa2873
    @waberigirehmusa2873 Год назад

    Inantani dhaqankii suubanaa ee soomaalida meel ayey kaga dhacday.
    Ilaahay ha soo hadeeyo.

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Год назад +1

    SubxanaAllah war qoftan miyeynan muzlim ehen ninku dhaqan xuma nagta qawan u agfadhiyo maxey ehed ninkan.ilen nin ficn maeehn cimrigu jogo iyo sidi udhaqmayo ismalahan

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Год назад

    deeqa horey u soco

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Год назад +1

    Deeqa nuura 👍 🎉 👍

  • @mubarakfarah3891
    @mubarakfarah3891 5 месяцев назад +1

    Naagtan Dharka Soo Dhigatay Maxay Ahayd

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 Год назад +2

    Like saar inta inay is asturto ila qabta

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 Год назад

    Subxaan waa ayeeyo qoorti haragii soo dhacay hadana IS qawinaysa ilahay kabaq

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Год назад +1

    deeq carabla waan garanaya kadhwiua arooska kadhwiya

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Год назад +1

    Cod ma lihid riyahaa kaa cod qurxoon 60 jir is qaawisay naa xijaab xiro oo Allah ka xishoo cimri kuuma hadhine !!!

  • @tayosom2025
    @tayosom2025 Год назад +2

    Hereri maanta ma naag cadaan ah baad waraystay

  • @Rashiid02
    @Rashiid02 Год назад

    Allow ino astur gabdaha somaliyed

  • @abdulleelmiabdirahman9080
    @abdulleelmiabdirahman9080 Год назад +1

    Qoftan Dalcad ayee saranthye Mar dhow inee ka dhacdo Halis ugu Jirta Blayada

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Waan.idin salaame adiga iyo deeqaba heteri

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Год назад +2

    Legand Abdislaan Hareri Ciyaalkii Hore Caawa madaxaa Nafuran Qaadayaa 😁😳

  • @nimcaydomaxamaed5673
    @nimcaydomaxamaed5673 Год назад +1

    Deeqa i love you❤❤❤❤

  • @cabdiqadirnuurmaxamed2131
    @cabdiqadirnuurmaxamed2131 Год назад +1

    timaha in labaneysto wax cadiya ayey noqdeen wlh da waye sas ay thy wali dhuni ayey rajo kasi ledhy Alloow umadeena badbaadi

  • @musemohamed2749
    @musemohamed2749 Год назад +4

    Acuudubilaahi mina shaydaani rajiim 😢, Qofkan Cidiyaha shaydaanka ah leh , Waxay dhaqan ahaan u baabiinaysaa Hablaha dhawrsan

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 Год назад

    ilaahoow na hanooni sha'allah

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 Год назад

    xishoo wll oo madaxaga astur waayo aakhiran cimri baad thy waayo maanta waa aduunyo bari waa aakhiro.hibo nuura ku dayo sida ay yeeshay imaka ee wanaagsan