Waraysi Cajiib ah Taakeeye oo Taageeray Macalin Xaliye kana Hadlay Maalinta Jaceylka Aduunka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 ноя 2024

Комментарии • 207

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Год назад +1

    Believe it or nt taakeeye is really very intelligent intellectual knowledge historians philosopher men

  • @ayobmahdi1258
    @ayobmahdi1258 2 года назад +16

    Afar , xaaslle waa macqull mararka qaar ayey maskaxdu islledahay wan' ku racsanahay fikirkiisa , war / Dumarka runta ha loo sheego ❤ 🇸🇴

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 2 года назад +2

      Aniga waligey leygama dhex hadlin Lkn 4 xaasle Waa beenaale dumarka gaalada ah cadaan iyo madowba leh iyo carabtaba wa laga dhex hadlaa xitaa ciyaal laga dhex hadlay ban arkay marka 4 xaasle intusan dhahin dumarka caalamka Lagama Dhex hdlo inu baaritaan sameeyo ayay aheyd

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 2 года назад +26

    100% pro xaley and taakey I support them because we lost alot of money and they get encouragement to have googol dhaaf

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 2 года назад +12

    Team Xaliye and Takeye gacanta taaga

  • @ahmedsheikhmohamed8896
    @ahmedsheikhmohamed8896 2 года назад +7

    Show sheikh Xaliye xisbiga talakunol ayuu kujuraa

    • @ayobmahdi1258
      @ayobmahdi1258 2 года назад

      Firo, gaara ) waxba halka nooga soo baxay

  • @jaceyldhab3477
    @jaceyldhab3477 2 года назад +11

    Haa waan tageersanhay. Sababtoo ah lacagtii inta nsga dhameyeen ay leyihiin raga somaliyeed wax maqaban karaan dowlad madhisi karaan xaaskisa wuu dayacay.✋✋ abti waxaa idinkaa sabababay diintana maqabto in xaraan naag lacag lagu siiyo.

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 2 года назад +5

    thx macalin taakeeye iyo xaliye

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 года назад +3

    Masha Allah , sida su aalaha uwaydisay ka helay walaalkay Allah ku sharfo

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 Год назад +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @nasaribashiir16
    @nasaribashiir16 2 года назад +3

    M a sufiyaan aqliga alaah kubarakeyo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +2

    Thank you shiekh

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад +6

    Subxaanallah subxaanallah hada qofkan macaadibaa 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @ardoabdi9215
    @ardoabdi9215 2 года назад +5

    War wllhi wa qoslay alle khayrka ha ina wafajiyo

  • @abdicobra5789
    @abdicobra5789 2 года назад +4

    جزاك اللهُ خيرًا
    Sufyaan iyo Ilka Case
    Sufyaaan maanta waxuu bulshada lawadaagay waxyaalo u wanaagsan diinta Islaamka iyo bulshada Soomaaliyeed.

    • @mubashirmohamuud9748
      @mubashirmohamuud9748 2 года назад

      Maasha Allaah, Raga aqoonyahan sheeganaya hadana aan aqoon diinta iyo dhaqanka suuban waa in ay cashiro iyo wadada toosnaanta nolosha kabartaan Professor sufyaan iyo xaliye iyo lahalmaala.

  • @jaceyldhab3477
    @jaceyldhab3477 2 года назад +2

    Thanks shiekh takeye.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +2

    Jazaaka Allah khehr

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 2 года назад +1

    Mashaalaah waa taageersanahay sida adag uu u hadlo iyo sida uu diinta ugu dabaqo hadalkiisa wariyahana waa ku mahadsanyahay @@@@@@@@

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 2 года назад +6

    Shheekh umal maad su'aashaa waydisid isagaa mudan fas lu ahla digri in kun tum laa taclamuun

  • @sharafxariir2788
    @sharafxariir2788 2 года назад +3

    Sstv waad is ceebeysen qalad bad gashen subxanalah af adaga war af adagaaas

  • @mubashirmohamuud9748
    @mubashirmohamuud9748 2 года назад

    Maasha Allaah, Sufyaan Allaah wuxuu isugu daray Kudhaqanka shareecada sida aan kubaranay iyo xikmad uu kuhaleelay sida xaqa ah, waa xaqiiq oo Nabiga SCW wuxuu yiri ( Haduu idin yimaado mid diintiisa iyo akhlaaqdiisa idin raali geliya uguuriya hadii kale fitno iyo fasaad dhulka kadhacaya
    ( ( إِذَا خَطَبَ إِلَيْكُمْ مَنْ تَرْضَوْنَ دِينَهُ وَخُلُقَهُ فَزَوِّجُوهُ، إِلَّا تَفْعَلُوا تَكُنْ فِتْنَةٌ فِي الأَرْضِ ، وَفَسَادٌ عَرِيضٌ )
    kalasoocid qabyaalad inooma tilmaamin, dhanka kale, cilaajyada lacagta loo furtay oo xitaa ay dhacdo in gabdhaha lakeeno qaarkood midka sbeekh isku sheegay uu guursado, dhanka kale gabdhaheena percentage guurkooda aad ayuu uyaryahay oo saaxibkeen sufyaan Sababaha waa uu sheegay ee si dhab ah in xalka looqaato ayaa loo baahanyahay.

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 года назад +3

    Wallahay sufyan waa libaax

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 2 года назад +4

    macalin taakeeye machallah adiga iyo macalin xaliye shaqo fiican ayad bulshada uheysaan allaha idin siyadiyo caqliga thx

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 2 года назад +1

    Macalin xaliye Guul

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад +6

    Kani isagaa U Baahan in akhlaaqda Laga dhiso

  • @sukaynaibrahim2758
    @sukaynaibrahim2758 2 года назад +3

    Xaliye waa reer talow ku nool saas baan u fahmay 😂😂

  • @ahmedelmi9400
    @ahmedelmi9400 2 года назад +4

    100% sax waayo

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 2 года назад

    Allah haku xafido Run badnida Legent wariye taakeye

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 2 года назад +1

    Taakeeye iyo xaliye waa dad xumaan iyo xasidnimo iyo naceyb badan ku jirto subxaanallah naga aamusa

  • @hassanmuhumed6721
    @hassanmuhumed6721 2 года назад +3

    Macalin xaliye iyo taakeeye si wayn ayaan u ayidsanahay wayna saxan yihiin

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 2 года назад

    30% wrong
    70% correct

  • @abdirisakhusseinmohamed4900
    @abdirisakhusseinmohamed4900 2 года назад +10

    Taakeeye naga cilmi badan, "Erayga Love waa Galmo ama Dhilaysi kulahaaa,"......Jacaylkuna waa Dareen" Afar xaasle waa wax kale. 😆.

    • @Halkaynoomaraysay
      @Halkaynoomaraysay 2 года назад +1

      Love galmo ahaan wa loo adeeg sadaa sida let’s make a love waa caadi

    • @dhiirigeliyechannel4840
      @dhiirigeliyechannel4840 2 года назад

      Love waa Dareen haa laakiin dareenku xaguu Ku geeyaa ama halkuu kugu hagaa! Inaga unba jacayl iyo galmo Kala nidhiye waa uun qaadis iyo jiidis

  • @wajicunugwaradeeg1436
    @wajicunugwaradeeg1436 2 года назад

    Mise Fariinteydu
    ( Jafaaye Media )
    Ayan Kugu Soo Gudbiyaa

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад +6

    Diinta astur bey Ku tidhi ee been haka sheegin

  • @abdicobra5789
    @abdicobra5789 2 года назад +12

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    I love it, I like such program which improves the culture and wellbeing of our youth. There is one especial love day in Muslim. We love our wives everyday and night. A Muslim can give money to his wife, sister and daughter . Don’t give money to a girl who is not your wife.
    Anyone gives money to a girl before marriage, he is encouraging adultery.

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 2 года назад +3

    Meequu la soo dhillaystey ninkaan waa tubtii uusoo marey

  • @diriyemahamud8143
    @diriyemahamud8143 2 года назад +1

    Ilkacasa wa danyer

  • @aom6168
    @aom6168 2 года назад +2

    Galmo Gariir, sexual frustration 🤣🤣🤣

  • @mahdialihadhadhi9558
    @mahdialihadhadhi9558 2 года назад +4

    Takeye iyo xaliye haddi aan taladodda racno wax naga halabao male

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 2 года назад +1

    good ilike ur conversation

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 года назад +1

    Afar bnka qabaa dumarka wn jeclahay Taakeeye absolutely run buu sheegay

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 года назад +2

    Jezakalah qayr taakeeye Valentine’s Day waa xaraan waa dhaqan gaalo

  • @asiliya1344
    @asiliya1344 2 года назад +5

    Ala been badanaa tolow ma waxa uu aminsan yahay inaa dadku jaahil yahiin oo waxba akhrinkarin bal waxa uu sheegayo

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 2 года назад +3

    Expectly

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 2 года назад +3

    Waar,ninkan,,isga,ma,dhiliiyinka,Ayuu,ka,ganacsan,jiray.acuudubilaah,dhiiga,ilaahay,kansar,kaaga,rid,waar,cawrsha,ka,xishoo.dh,ada,uunzbay,,kaga,dhegtay. Hadal,kaaga,control.,dh,da,iska,dhaaf ni waynbatahay.,dh,du,waa,ceeb.colaad,dumarka,uqabaa.,love,women.16jeer,ayuu,kusoo,celyay,,dhilo,iyo,dhilo,uun,bay,kaga,dhaftay.waar,xishioo..

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 года назад +1

    Wll iga daa lacagta gabadha lacagta rabta laakiin ninka caruurta iyo islaanta uuqabo yiri katag hana udulqaadan ilmahaaga

  • @sadiasaid5565
    @sadiasaid5565 2 года назад +5

    🤣🤣🤣bahda tala kunol waa asaga iyo afartisa xas

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 2 года назад +3

    Hater warkiisa waa sidaan wax xun iyo aqlaaq xumo buu ku hadlaayaa baro si sharaf badan u hadal subxaanallah

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 года назад

      May wllshy guur xalaala ayuu la rabaa gabdhaha iyo mustaqbal cad.. lacag ma caruurby keentaaa la qaato

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад +3

    Fadlan luuqadu waxay leedahay ereyo akhlaaqiyan ah ee isticmaal

  • @abdinasirmohammed6880
    @abdinasirmohammed6880 2 года назад +1

    Ka fogaada naagaha oo lacag haa siinina shillin kuma siinayao ilaaa aan ku guursado

  • @dawosheikh2967
    @dawosheikh2967 2 года назад +3

    Qabyaalad waa midaa u leesay 4wariye dhiigya cab

  • @ibrahimbalaag8995
    @ibrahimbalaag8995 2 года назад +1

    Waan salamay Shaik sufiyaan warkaga wan waynay

  • @amranibnukhayre6722
    @amranibnukhayre6722 2 года назад +3

    Dhashi odho fanada waa cili qaba yaal wayo iyago yar Yar bayi hooyadod turtayi waayo ilma xalalku dumar ka waxaab kama sheego

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 года назад

    Viva Prof xaliye

  • @omaromaromar1018
    @omaromaromar1018 2 года назад +7

    Wllhi ninkaan taakeya ah waa ilasaxanyahey 100%100 Mr xaliye isaguna wuu saxanyahey waayo waligii gabdhaha marwooyinka ah iyo kuwa dhowrsoon oo cafiifooyunka ah waligii waxbo kama sheegin

    • @ayobmahdi1258
      @ayobmahdi1258 2 года назад +1

      Aad Aad , fikirka wan kulla racsanahay /

  • @maimunmohamed291
    @maimunmohamed291 2 года назад +3

    Ninka haddii uu bikro ahayn maxaa lagu sameeyn karaa⁉️⁉️

  • @maxamedcabdi4141
    @maxamedcabdi4141 2 года назад

    Sufyaan so intelligent person

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 2 года назад +1

    Waa run😀😀😀

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 года назад +10

    War luqada u toosiua waa nin war badan
    Gogol dhaaf dheh ama haba dhihin
    waxaas oo kale luqada waxay
    Leedahay akhlaaq loogu
    Hadlo Sorry 😞 😔

  • @axmedfadumo4647
    @axmedfadumo4647 2 года назад +1

    SSTV tv wanagsan oo anu kuxiranahay baad tihiine qofkasta hasoo daynina waa maxay ninka wayn ee afka xumi subxanalaah

    • @abdalarockstar915
      @abdalarockstar915 2 года назад

      Axmed fadumo kkkkk nin ma tahy mise naag 😂😂😂😂😂

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 года назад +1

      @@abdalarockstar915 😂😭😭😭😭😂😂 ahmed ibnu faadumo amuu kawadaaaa

  • @caliyuusuf1900
    @caliyuusuf1900 2 года назад +4

    Wllhi dadkii wanaagii I indhahaa laga qarsanaya xumaantiina waa ladhiiri galinayaa Naag aanad qabin lacag Maan dadka masakinta caawiyo sax weeye ma baahibaa haysa gabadha lacagta lasiinayo mise israafban usiiyaa

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад +2

    Subxaana Allah

  • @hiraharun8850
    @hiraharun8850 2 года назад +6

    Naag wa magaca maxaa ceeb ka dhigay
    Hadii naag ceeb tahay nin asagana wa ceeb

    • @ayobmahdi1258
      @ayobmahdi1258 2 года назад

      Wan kugu racsanahy , sister 😊

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 2 года назад +1

      Aniga xitaa Wax dhiba Uma arko nagaha ereyga naag diidan Waa naago xanuunsanayo Wax qalada ugama jeedo Naag iyo nin Waa magac mana Ahan ereyga naag Wax la dhibsado magaranyo islaamaha qaar waxey dood uga keenayaan

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali6098 2 года назад

    4 macan

  • @engmahamedalinouh5722
    @engmahamedalinouh5722 2 года назад +1

    Waa nin alle habarakeeyo waxbadanbaan ka faa iidnay

  • @dreammoney392
    @dreammoney392 2 года назад +4

    Taakey you make me laugh 😆, how to answer all questions. It doesn’t mean all correct ,

    • @Never_give_up484
      @Never_give_up484 2 года назад +1

      Taakeeye waa libaax waa ku wataa sxb nooloow💪💪💪

  • @ubahbunow8921
    @ubahbunow8921 2 года назад +4

    Taakeeye 100% true

  • @axmedfadumo4647
    @axmedfadumo4647 2 года назад +4

    Wuxu kuhadlayo eeg gabadha halaceebeyo kuyeh raga somaliyeed waxay donan bay sameyaa n yaa ceebeysta waxan xishoonayn buu maanta bare ilkacase soowaraystay war cidna lcg idinkama qaadato raga somaaliyeedow naga xishooda waxun dhalayaal Banu noqonay Hadan dumarka somaliyeed nahay naag naag wakan kuwardinaya Naagtu sawtii kudhashay maaha

  • @fatumarage813
    @fatumarage813 2 года назад +1

    Ateena idul saaran 🤣🤣🤣

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 года назад +3

    Why somalia government can't do something about bad culture of somali youth

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 2 года назад +1

    Waa runtiin team talo kunool

  • @mowlida918
    @mowlida918 2 года назад +4

    Ninkan diin mayaqaan fadlan wax diin kusaabsabsan yaan lawaydiin

  • @abdihirsi9800
    @abdihirsi9800 2 года назад +3

    War kan maxad kawaryasan naysan mangab wayan Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @mssasiyo9528
    @mssasiyo9528 2 года назад +2

    kani waa nin jiran kulahaa naagta sinaysatay reerkeda la og

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 2 года назад

    Muran la'aan waan kutaageersanahay ninkani waxa uu kaga hadlay dhambaalkan guud ahaan🙏💯👍
    Wariye nuurna waa mahadsanyahay.
    This is really a good one💯

  • @rowda318
    @rowda318 2 года назад +1

    Subxaanallaah

  • @maryamjama7537
    @maryamjama7537 2 года назад +1

    Takeeye iyo xaliye horta ma walaalaa

  • @partidotalokunooldesomali.7911
    @partidotalokunooldesomali.7911 2 года назад +4

    Waa hagaamiye dhab ah

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 года назад +2

    EEYGAAN TAAKEEYE AH OO 5 WARIYE SOMALIYA DILAY MOORYAANKA AH JAAHILKAA QASHINKA AH WARKIISA MA DHAGEYSTO, OGAADEEN KAAN WARAYSTAAN LA YAABAA

  • @shukrisiyad3964
    @shukrisiyad3964 2 года назад +1

    Waa yaab niin kacan kudiigle ah ayad waxa weeydiini

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv 2 года назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Wlahi wuu iga qosliyey

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад +2

    Kkkkkkkk kkkkkkkk ilkacase belaalatusay balaayo nagnagle oo bilaaxigmada afxumaa subxaanallah uff

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 2 года назад

    Yaa sheikh ninkan hadalkiisa oo dhan waa negative

  • @muqtarahmed7457
    @muqtarahmed7457 2 года назад +2

    Hawiye Iyo dir dambe yaan la wareysan

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 2 года назад

    Profassor xaliye waqti wanaagsan ayu Raga uso baxay fikir wanaagsan talo fiican ayu ku so kordhiyay

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom 2 года назад +1

    wa asturo gabadh

  • @leila5546
    @leila5546 2 года назад +3

    Jaahilkan ya iga amusiya hedhe qofan quraan lagu aqrinin miyey wax ka dhex hadlaan gaalo maxay quraan ka ogyihiin wa waxay depression iyo magac ula bexeen jini iyo il na quraanka lagu sheegay😏

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 года назад

    Aacuudu billaahi ma’ dilaagii baaba hadlaaya oo diin wax laga waydiinahayaa bisinka ilaahoow umada ka qabo

  • @fouziakarani4266
    @fouziakarani4266 2 года назад +2

    حسبنا الله .
    Markan dhagaysray takeye iyo comments kiina wax arkaya in akhiruzaman la jogo ,dad Muslim sheganaya on islamka waxba ka garanin bad noqoten سورة النور ayada number yahay 4 iyo 23 so akhriya .
    Ilkacse soo baar horta waxad mowduca kadib dood gal.
    Ninkaan hadal anshaxa daran ku hadlaya hasoo cazumin pls.

  • @rayan781
    @rayan781 2 года назад

    Odaygan wamacalinka kawayn xaliye kkkkkkkk

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 2 года назад

    Kani wariye isku sheg waye sheydan ah doqon ah

  • @abdulahimahamed7048
    @abdulahimahamed7048 2 года назад +2

    Sxb macalin xaliye wuxu kaso
    Horjeeda in raga been lacag loo
    Qaato marka adigu sxb Dayeer ha
    Noqon hadi aad thy na ka bax Dayeernimda

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 2 года назад +1

    Malinta Dhileysiga 😂😂

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 2 года назад

    Gabdhaha xanuunsan waa kuwa aad afar affarta u guursateen oo gaajada ku disheen. Waa gabdho maseersan oo dhaqaalaha lagu cariiriyey ilmo badan laga dhaley.

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 2 года назад +1

    subxana.laaah..Waleed.waxacadatay.cidasodirtay.xaliye.munafaq..waiting.rergalbed.iyo.yahuud.ushaqeyo.oo.lasokirestay.somaliyeyka.fojignada.timkaan.

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 2 года назад +3

    Wantagersanahay 100% fikirka xaaliye iyo takeeye halabadiyo wacyigalinta nocanokale ah adbey muhim utahay bulshadana waxbadan ayeey utareysa xaqiiqdi.

    • @yusuf2412
      @yusuf2412 2 года назад

      Xaliye wa legend

  • @umucabdalabitucali2287
    @umucabdalabitucali2287 2 года назад +2

    Woow soomaalig dhar uxir

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 2 года назад +1

    Waa wareysi iyo tabin wacan laankiin wax yar oo sixid ah eryeyga “dhileysi “ waxaa ka fiican kana asturan kana anshax wacan dhagahana u roon ereyga “Gogol-dhaaf”. Fadlan isticmaala ereygaa asturan mahadsanid.

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 2 года назад

    Afsoomaaliga uuadeegsanayo ayaaban fii

  • @anisali2266
    @anisali2266 2 года назад +2

    Aduun dad bilaah caqliah dadka wax u sheegayaan dadkaan bilaa macnigsa maxaa laga wareesan qofkaan waa bilaa akhlaaq

    • @ayobmahdi1258
      @ayobmahdi1258 2 года назад

      Wallahi, adaa saa is idhi runta ka hadllaya ceebna maaha sister / 😊

    • @mohamednur3681
      @mohamednur3681 2 года назад

      sister mxa ka qaldan adiga miya laga hadlaya mise mxa Isku ogtahay

    • @shariifhassan7144
      @shariifhassan7144 2 года назад

      Waa runtis qofka islamka ah oo Valentine’s Day u dabal daga waa jahil

  • @zeynepdahir4933
    @zeynepdahir4933 2 года назад +1

    Raggii aduunyada ku noolaa awood sheegasho iyo difaac. Maskaxdiinii iyo caqligiiniiba ma naag bey noqotey. Caqli kale miyaanu jirin. Arinkaa Somaliyi ha dhaafto oo caqligiinu ha shaqeeyo. Odeygan qalfoofka ha wareysan si anshaxa ka baxsan ayuu u hadlaya.