Dhowr jeer ba laga qaday lakiin wareysiyada hore keligii mu ahaan jirin ama fanankale ayaa la socon jiray ama xaskiisii khadra silimo sida awgeed bayna u dhicin jirin waraysi keligii ah
Mursal wax ahay fanankii ug horeyay an taageero u ahay hees walibo leeyaha wa dhagaysan jira lkn maalintu khadra la guursada nacay Ilaa hadan ma dhagaysto
Mursal wa tagera lkn maa hubo kuma dababayo ee lkn sidu shegay carurtayda hoyadod wa sax ragu way gursadan lkn see sababtu uu furay dan dhof baa umaleya wayo adigo qaba aya haysanaysa rerahaga lkn mursal markiba ii fur ay tiriy kadra horey buu kaa furay snn bro j vs salut from Djibouti 🇩🇯
Akhlaaqda iyo Xikmadu waa udhalasho🙏
Illaahay Amarkii Reerka Samaroon Siciid waan kayaabay, kooda fanaanka waakaa🙏
Maanshallah abti noolow adiga iyo familigaaguba inbadan inshalah
aad iyo aad ayaan uga helay warysiga mursal muuse aad ayaan ku u salaamya sxb
Masha Allah mursal muuse cumar guulayso inader
Mashaallah Mashaallah mursal muse ❤❤❤❤❤❤❤
Abwaan updilaahi bade Xuseen legend qiimo leh
Wareysigi ugu horee yay laga qaday
Lkn sidee ku dhac day asigii fanana weyn ah hadana wareysi dhan uso bixin
Dhowr jeer ba laga qaday lakiin wareysiyada hore keligii mu ahaan jirin ama fanankale ayaa la socon jiray ama xaskiisii khadra silimo sida awgeed bayna u dhicin jirin waraysi keligii ah
Mashallah wow🎉🎉❤❤❤😮😮😮
Caqliga markuu bislaado oo koro oo dhambalmo ma qarsoomaayo Mursal Muse legend lamaanaha aan ka taageero fanka asaga iyo Hodaneey
Mursal legend mudo so dawanaye hesahisa wan tagera Ninkan
Mursal muse cumar❤
Mach Allah mursal❤❤
Mash allah mursal muse❤❤❤❤
heesta dhexdhaxaadin qisadeeda 😢💔😭
Mursal maansha allah ❤❤❤
Nollow zxp horay usoco wll❤❤❤❤
Aadban Ku Salamayna sidokale moursal Moussa Umar nolol wanagsan ban Ku rajaynayna iiyo cimri deer
Legend mursal ❤❤❤❤❤❤
Al fanaan mursal muse cumar salaan sare
Asc abti salaaanka dib abti waxaan doonayaa in aad fariin iga gaarsiisid mursal muuse waxaan doonayaa qisa igu saabsan in uu hees iiga sameeyo iina qaado waxan ahy midka mida funs kiisa pls abti intaaas iga gaarsiii waliba si dagdaga abti i.a🥺🙏
isheeg anaa kuu samaynayee
Legend Legend dhalay madaxbad tahee
Asc
somalida blackmail miyaa lagu wada hystaa oo in qofku inta uu jiro sheego ma wax waynbaa
Waa yaab dadii waxay noqotay caay
Waaw waa barmaamish shidan
Fanaan qaaliya moolah wll
Moi meme ce l jour ou j connais mursal machllh
Muuuse huuno waa adrky lacgtiii iskla kaaaaly
Mursal wax ahay fanankii ug horeyay an taageero u ahay hees walibo leeyaha wa dhagaysan jira lkn maalintu khadra la guursada nacay Ilaa hadan ma dhagaysto
Inader waligeedba sawtii la isla guursan jiray, ma intaayar ayaad kudaysay heesihiisa.🤔
Kkkk sheeko xumada war naagtada maxaa keenay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Fanan buxa ❤
Oo mahadaad reer dhistay soow kiii hore ma dumin eedo
Mursal
Samaroon waa dad wax bartay
Mursal wa tagera lkn maa hubo kuma dababayo ee lkn sidu shegay carurtayda hoyadod wa sax ragu way gursadan lkn see sababtu uu furay dan dhof baa umaleya wayo adigo qaba aya haysanaysa rerahaga lkn mursal markiba ii fur ay tiriy kadra horey buu kaa furay snn bro j vs salut from Djibouti 🇩🇯
Bagi waa ruun
Heesta magaceed tolow gabadhan jeclaayey uu leeyahay😮
Dhiigga u sharaf badnow a la dhaha heesta
❤
Waraysigan ma fura
Liibaax
Bilan heesta aanan ka daalin
Mursal muuse waa rageedii
𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒈𝒖 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒐 𝑲𝒐𝒐𝒙𝒆𝒆𝒅 𝑴𝒂𝒂𝒉𝒂 𝑯𝒂𝒅𝒂𝒃𝒂
𝑴𝒂𝒙𝒂𝒂 𝑨𝒏𝒂𝒈𝒖 𝑴𝒆𝒔𝒔𝒊 𝒖𝒓𝒂𝒂𝒄𝒊 𝑾𝒂𝒚𝒏𝒂𝒚😂