Waraysi Maxamed BK oo ka waramay waayihiisii Fanka iyo arimo kale - Qaybta 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • #subscribe

Комментарии • 220

  • @Cajabocudoon1
    @Cajabocudoon1 3 месяца назад +62

    Mahamed siciid cabdi bk waa nin goba oo qalpi daahira leh❤

  • @mohyadinhassan
    @mohyadinhassan 3 месяца назад +22

    Reer barigu waa gob waa dad qalbi nafiifa Maxamed siciid BK legend ❤️ guulayso wll wakhtiyo badan baad na madadaalisay

  • @WaxcusubCusub
    @WaxcusubCusub 3 месяца назад +13

    Bk wa nin ad u qalbi wanagsan allah cimriga ha usiyaadiyo dadow aaminta raaciya💕🤲

  • @retwanneman3536
    @retwanneman3536 3 месяца назад +12

    War ninku hdu qof kale wax uqiro wlhi waa nin raga salute to Bk

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 3 месяца назад +25

    Bk saxibkay rer bosasaso wayo waayo waligay isma Oran fanan boo noqon ilhay baa soo hadayey manshallah ❤

    • @ismaip1
      @ismaip1 3 месяца назад +2

      Bosaso uu jogi jiray un sida imikaba hargaysa u joogo
      Lkn wa reer ceerigaabo

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 3 месяца назад +11

    Maansha allaaah soomaalinimo walee waa qaali Ma kla maarano guleyso walal maxamed siciid BK

  • @UpdyRisaq
    @UpdyRisaq 3 месяца назад +97

    Inta neceb inuu ku noqdo fanka😂❤ like

    • @wiilocabdul6383
      @wiilocabdul6383 3 месяца назад +2

      Illahayba kuma soo celiyo aamiin

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 3 месяца назад

      Wan ugu duceeyaba in u kuso laabto waayo fanku wa wax qurux badan o duniduna iska aragto fankeeni iyo dhaqankeeni in wax xun nogala dhigo sax maaha​@@wiilocabdul6383

  • @MohamedAbdi-wn3dg
    @MohamedAbdi-wn3dg 3 месяца назад +21

    Maxamed bk waxa uu ahaa fanan aan heesihii jecelahey laakin hada waan iska dhaafay❤

    • @Burco.
      @Burco. 3 месяца назад

      Anba Walaahay hada ma dhagaysto hore waan jeclaa ❤

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 3 месяца назад +5

    Waa nin go'aan wacan gaadhay oo ka dhabeeyey.
    Alle haku xifdiyo.
    Runtuna waa ta ragga kala saarta ee ragannimada muujisa

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA 3 месяца назад +6

    M.Bk waa shaqsi aad u wanaagsan oo calool xaaran masha Allah ilaahay ha xafido.

  • @abwaanqarayare
    @abwaanqarayare 3 месяца назад +26

    Dadku waa gobe waayahaa gabay Bk 🎉

  • @saalaxcabdi_
    @saalaxcabdi_ 3 месяца назад +43

    Bk waa nin qalbi wanaagsan wllhiy😢😢

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 3 месяца назад +19

    Dadku Waa Gobe, Waayahaa Gabay.! 🙋‍♂️

  • @seithtaariikh
    @seithtaariikh 3 месяца назад +7

    waxa layidhi
    haduu wad kudaayo gabow baan ku daynayn
    bk na haduu fanka daayo❤ laxankiibaan daynayn

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 3 месяца назад +6

    Mnshlh wll mxed Bk waa nin gob ah oo qlbi fcn alle ha barakeeyo waa nin aad u wngsn

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz56 2 месяца назад +1

    Masha Allah gobnimo hada maqashid waxay ku’idlatay Ragan👑🌹 ayaga goba dadkaga waxsan ka’sheeg waa dhaqanka ninkar’medka . Miisan Tv⚖️👑👑👑

  • @akramkhalid5177
    @akramkhalid5177 3 месяца назад +21

    Reer puntland si gaara u salaamaya guri gobeed weeyi o ilbaxnimo u dheer tahay waan iman insha Allah 🤗
    From Hargeisa 🤝

  • @faaido1217
    @faaido1217 3 месяца назад +30

    Maxamed siciid bk waa nin qalbi wanaagsan

  • @khalidqeys5841
    @khalidqeys5841 3 месяца назад +7

    Lalalala dhindhindhin dhin dhin lalalaaaa

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 месяца назад +27

    ManshAllah our legend 😊 we love him.Bk😊

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 3 месяца назад +4

    Labadaan ninba Waa Legends Bosaso Deeqa Ayeey Noloshooda Qayb Ka Mid ah kusoo qaateen.
    Bosaso Walee Dad Badan Wey Soo Saartay.

    • @asmayusufdahiir5819
      @asmayusufdahiir5819 Месяц назад +1

      Wriyaha magacii wll òo bosasay kunolayen miya

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 Месяц назад

      @@asmayusufdahiir5819 Ahmed Siciid Xasan baa la dhahaa Shimaali ku magac dheer waa Ardaydii Ka qalin Jabisay School Al Najaax Bosaso.

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 3 месяца назад +4

    Qof wanaagsani wakan midkale wuxu yahay u qira “Nimcaan cabdiraxman xasan “HiLAAC” iyo “Cabdi-hani Xaashi Cabdilaahi “ waa labada nin ee xidigaha ugu codka tolmoona BK-igsaguna one’s best singers ayuu ahaa caruurnimadi wad no qurxiseen the best childhood memories “Xidagaha geeska “ heesti ugu horaysay en xigahas ka maqlay 2015-Nimcaan “Jacaylki qabyoobay “ i think 7-8 years ban wakhtiga ahaa hdana yaraan waxba lagu ilaawi maaye alla maxaan waayo qurux badan soo marnay ❤

  • @ABDIREZAKIBRAHINTimacase
    @ABDIREZAKIBRAHINTimacase 3 месяца назад +2

    xashiishada qofka caba laxbuu noqonayaa kkkk BK- ILAAHAY Adunyo khayr badan oo fara badan ilaahay ha siiyo si uu khayr badan ugu shaqaysto insha allah

  • @NeymarJunior-e2h
    @NeymarJunior-e2h 2 месяца назад +1

    Machalaah mouhmed pk 🫡🙂‍↕️🥰🥰🥰🥰

  • @Sapriiina123
    @Sapriiina123 3 месяца назад +5

    Sharaf iyo karaamo wll kaa qaaday wn ku jecelnahy ❤🫶

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 месяца назад +4

    Good speech🎤my legend 😊

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 месяца назад +5

    Fanaan iyo Samatalis waxgarad iyo nin qalbi xaadhan mohamed siciid cabdi Bk alle ha sharfo. waa nin wayn oo taariikhdu xusi doonto.

  • @mustafeshekeye5471
    @mustafeshekeye5471 3 месяца назад +13

    Inta nabiga csw jecel iso raaca❤❤

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 месяца назад +1

    fankii waan ka baxay buugna ka qor heesihii iyo qofkii sameeyay halkee ku qorantaa bk yoow

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 3 месяца назад +1

    Mansha allah waa nin qalbi furan maxamed

  • @IxsaanCabdi-c8t
    @IxsaanCabdi-c8t 3 месяца назад +1

    M.a Maxamed Siciis Cabdi Bk waa nin wanaagsam runtii❤

  • @Tallaab0
    @Tallaab0 3 месяца назад +1

    Allah yaa codkaas, mashallah

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 месяца назад

    Woow bk waa nin dalmara wayo arag wayo keep going walal farxada oo qoofah tarikhdu waa wax wanagsan

  • @robibra2413
    @robibra2413 3 месяца назад +16

    Bk xamalkuu waan niin shaqaysanaya..ee caay mahaa..haa khaldamiin

    • @its_dcc9846
      @its_dcc9846 3 месяца назад +1

      Duurtabaa lasoo boodaa hadaaloo qaloocaan

    • @abdullabdhu3853
      @abdullabdhu3853 3 месяца назад

      Haa walahi Xamaaligu Waa Shaqo Caadiya Laakiin Ninka Ku Caayey Iyo BK Waxay Cayda Ugu Qabaan Waa Shaqo Landheere Maaha

  • @sakiyaabdilahi5779
    @sakiyaabdilahi5779 3 месяца назад +5

    Nio ninkan taageran uhay xataaa isago fanka ka baxay ❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 3 месяца назад

    Nimcaan hilaac wallee Gacan baa loo taagay Cid ka Cod macaan ma jirto ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад +10

    Bk boqorka codka adaaa ah nimcaaan xiiita muursal baa ka cod macaaan nimcaaan heesahaa macmacaane loo dhidhibayba ayu ku soo baxay

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming 3 месяца назад

      Shekaa heysaa😂

    • @suufishirwac1789
      @suufishirwac1789 3 месяца назад

      ​@@Shujaac_gamingada ka daran

    • @abdilahicabi
      @abdilahicabi 3 месяца назад

      Nimcan wu cod wacanyhy lkn fanan bk ka cod wacan ma jiro

    • @Hagardiidj
      @Hagardiidj 7 дней назад

      Hhhhhh hye 😂

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 3 месяца назад +6

    Aniga waxaa ku dhashey moqdishu iyo bk adigana like tada hala gaaa arko❤Alx 🙏

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 3 месяца назад +2

    Maxamed waa nin aad u qalbi wangsan nolow maxamed

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 месяца назад

    Alle Mxd Fanka si walba ka yeeshay dabadaa Organ lama tuman Awow Alle Hakaa danbi dhaafo intad so samaysayna ❤️❤️

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 3 месяца назад +4

    Bk walahi waa nin gob ah oo qalbi wanagsan

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 3 месяца назад +1

    Sheikh Med said abdi BK ❤❤ tous les Djiboutiens vous salut 🎉🎉🎉.

  • @SABABEEYE
    @SABABEEYE 3 месяца назад +2

    Nin taariikh sare leh hore usoco sxb

  • @axmedfarxaancismaan6682
    @axmedfarxaancismaan6682 3 месяца назад +2

    Ahmed shimaali. WRiye dhab abbaar ah 🎉 congratulations bro

  • @ahmediiyasin984
    @ahmediiyasin984 3 месяца назад +1

    bk talent,kisii waaku xaragooday allena waa waafajiyay inuu isaga fadhiisto xligii loogu jeclaa

  • @IbrahimabdallahHassan
    @IbrahimabdallahHassan 2 месяца назад

    Je suis djiboutien es j aim tro c chanson med bk

  • @nimcosaleeban8662
    @nimcosaleeban8662 3 месяца назад

    M.a maxamed siciid bk qaab hadalkiisa aya laga garanaya wanagiisa💖

  • @AhmedMahamud-fo6lu
    @AhmedMahamud-fo6lu 3 месяца назад +1

    Maa shaa alaah walaalkay

  • @Kujecliyaa
    @Kujecliyaa 3 месяца назад

    Bk waa nin qalbi wanagsan lakin marmar ka dhiiqootaa ku qaadano bk keep going bro

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 3 месяца назад +2

    Walhi wariyha baa barnaamijja qurxiyey sida uu anu uga qaseyn

  • @FaYSaLl_RaShKeY
    @FaYSaLl_RaShKeY 3 месяца назад +2

    Waa legend soo jabay layrka dhexe shid😂

  • @hamzegoolato8081
    @hamzegoolato8081 3 месяца назад +2

    The Goat

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 3 месяца назад

    Alle haku sharfo bk alle kuguma so celiyo fanka

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 3 месяца назад +5

    Wllhi 1 qof ayaa iga soo horeeyey commenti bkyoow hees aad leedahay oo iigu damabysey barigii aad ka baxday ayaan dib u dhagaysanayaa hada ayeeyo ayaa naga bakhtiida I haysa maxaan yeelaa waxan kula doodayaa ayeeyo waa sheeikh bk ii yara daaa

  • @dahiryareofficial2356
    @dahiryareofficial2356 3 месяца назад +3

    Sxip wayeydii heesta ishq Ahmed biif miyaa leh mise bk suaash waa muhiim ahmed biif wuxuu dhacayey aniga ayaa iska leh

  • @DEQASHODE
    @DEQASHODE 3 месяца назад

    Masha allaaah tabaarakalaah is bedel dhab ah

  • @khaleid1
    @khaleid1 3 месяца назад +4

    Miisanaw sheekooyinka aamina al mufti iyo cali xasan salaama playlist u samee si ay daawashadoodu noogu fududaato mahadsanid

    • @ahmedshimaali2731
      @ahmedshimaali2731 3 месяца назад

      Insha allaah wlaal sida ugu dhaqsaha badan waan fulinaynaa codsigaaga

  • @FarahaliFarah-mo4jr
    @FarahaliFarah-mo4jr Месяц назад

    Bk legend weeye lakiin marnar baa hahadalku kadhacaaa

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 месяца назад +2

    Waxa fican in bk uu heesaha qisooyinkeeda iyo heesahaba book ka sameeyo

  • @mosomali3034
    @mosomali3034 3 месяца назад +24

    Inti ila tageersan buugisa inu si dag dag ah noogu soo saro like ta ku muhiya👍🏻

  • @Apdihakim_mohamett
    @Apdihakim_mohamett 3 месяца назад

    Xasuusaha aanan ilaaway heesahaga ka mid dhiri galina aniga qaas igu ah 𝙃𝘼𝘿𝘼𝙉𝘼 𝙆𝘼𝙈𝘼 𝙀𝙀𝘿 𝘽𝘼𝙓𝙀 𝘼𝙇𝙇𝘼 𝙏𝙄𝙄𝙎𝘼 𝙇𝘼𝙂𝙐 𝙎𝙊𝘾𝘿𝘼𝘼𝙔𝙀 𝙉𝘼𝙎𝙄𝘽𝙆𝘼𝙉 𝙇𝘼 𝙀𝙀𝙂𝘼𝙔𝘼𝘼 𝘼𝙉𝙄𝙂𝙐 𝘾𝘼𝙒𝘼 𝙊𝙈𝙂😢
    Nabad kor kaga allh haka dhigo walal❤

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi 3 месяца назад

    Maxamed bk my favorite singer

  • @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024
    @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024 3 месяца назад

    Allah haugu wado nasiib wuxuu usyeeshay in alle soo hanuuniyo

  • @XamzeCumar-z5w
    @XamzeCumar-z5w 3 месяца назад

    Maxamad siciid bk ilahay ha kuu dambi dhaafo❤❤❤

  • @AbdiIdle-uk3gl
    @AbdiIdle-uk3gl 3 месяца назад +1

    Sxp qeebta 2waad so daa Plz

  • @mohamedamin2040
    @mohamedamin2040 3 месяца назад

    Halkan ban kasalamaya I like it…

  • @MariamAdan-u3k
    @MariamAdan-u3k 3 месяца назад +2

    Wan ka qaadnay walale allaha ku sharfo mar labad ku so dhawow puntland

  • @XalimoMahad-es2kh
    @XalimoMahad-es2kh 3 месяца назад +1

    talyaha seedings qarabankuunahay❤😮

  • @sharmakemudug8343
    @sharmakemudug8343 3 месяца назад

    Legend weeyh walhi ninkan

  • @maanyareyacke9576
    @maanyareyacke9576 3 месяца назад

    Nin Ragaa Abaal guda fv singer bk

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 месяца назад

    Bk SANAAG SOO DHAWOOW INDR💚🤍❤️🫡👆✊🎉💯

  • @idirissanqoole1555
    @idirissanqoole1555 3 месяца назад

    Bk saaxiib fantastic ku soo l aabo

  • @AshaIbrahim-h7o
    @AshaIbrahim-h7o 3 месяца назад

    Mashallah❤

  • @dardaahassen5696
    @dardaahassen5696 3 месяца назад +1

    War yaaraheen bk ma is tirahdeen wuu soo siniqsanayaa xaga fanka In nin fagaanayo uma eega

  • @Maxamedjeeko
    @Maxamedjeeko 3 месяца назад

    M.bk lagend la tabay waan ku wata ❤

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 3 месяца назад +1

    Bk wa hanti qaran 🎉🎉

  • @suldaand
    @suldaand 3 месяца назад +3

    10:01 10:20
    Cajiib.

  • @sawdamuhiyadin87
    @sawdamuhiyadin87 3 месяца назад

    Mohamed Bk wan kaa qabnaa legend

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 3 месяца назад

    Mashaalh

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад +3

    Bk ninka ugu codka macaaanbad tahay soomalooodhan fanku waa danbiyad yaryar❤😂

  • @hubimohamed951
    @hubimohamed951 3 месяца назад

    We love you too bk❤

  • @MustafeDheere-k4d
    @MustafeDheere-k4d 3 месяца назад

    Maxamed bk waa nin qiimo badan❤

  • @JamiilaomarCige
    @JamiilaomarCige 3 месяца назад

    Maxamad mubarak charaf ku nolow

  • @Abdirahma88
    @Abdirahma88 3 месяца назад

    Legend sare

  • @RidwanCabdilahi-oe2nn
    @RidwanCabdilahi-oe2nn 3 месяца назад +1

    Waawaynkiii❤

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 месяца назад

    VIVA CEERGAABO SANAAG LIBAAX QARAN WE LOVE LOVE LOVE YOUUUUUUU💚🤍❤️🫡💯🫶❤️❤️❤️❤️✊❤️✊

  • @mohammedhassen964
    @mohammedhassen964 2 месяца назад

    🙏🙏🙏

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 месяца назад +1

    Bobobo beautiful song🎤🎤🎤🎤🎤😊

  • @Husseinibrahim2024
    @Husseinibrahim2024 3 месяца назад

    Masha allah maxamed siciid sharafi korkaga ha ahato

  • @MunaMohamud-n3w
    @MunaMohamud-n3w 3 месяца назад +4

    Wasr bk aamusnaantaad ku asturan tahay wlahi hadii kale nacasnimadaada soo baxayso ee pls iska aamu ama iska hees

  • @252Studio
    @252Studio 3 месяца назад

    Ninka jaceelka ii Maa caaneyay 😢😢

  • @MohamedQalbiabdulahi
    @MohamedQalbiabdulahi 3 месяца назад +1

    Maxamed siciid bk guulayso zxp❤

  • @abdijunlay8435
    @abdijunlay8435 3 месяца назад

    Saarey ayaan ahaa muxuu kawadaa

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 месяца назад

    Allaylahee dadku waa goobe wayaha gaabay halka uu daa hadalka

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 3 месяца назад

    Dhalinta muqdisho aad bey kuu wataan mohamedow

  • @SaalaxYare-vx8ht
    @SaalaxYare-vx8ht 3 месяца назад

    Bk waa legend wllhi

  • @anintertainment6094
    @anintertainment6094 3 месяца назад

    Bk waa nin aad u qalbi wngsn xaqiiiq

  • @bashiryousuf701
    @bashiryousuf701 3 месяца назад

    Waligay wareysi uu bk bixiyo oo kan ka fiican man arag

  • @DORUKMAHTHI
    @DORUKMAHTHI 3 месяца назад +7

    Nimcaan Hilaac wlhi waa poqorka codka❤🎉

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад

      Bk boqorka codka nimcaaan hilaaac xaga dambaaa

    • @DORUKMAHTHI
      @DORUKMAHTHI 3 месяца назад

      Sawka kule yurub iyo nimcaan baa nogu cod mcnaa ma indhahaa lagu hyaa😂😂

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад

      Adigu ma waxa uuyidhi baad maqlaysa nimcaaan waxa uu nasiib u helay heeso macaaan cod kiisi maxuma oo walima codkiiso sojidashuu laaayaaay laakiin bk ma gaaaadho wlllo❤

    • @DORUKMAHTHI
      @DORUKMAHTHI 3 месяца назад +2

      @@JamiilaJiimi-xq3pv ma wxu yidhi pd maqlaysaada bk ma nin walanbaa aduun waxn joogna kii hesayay u cimamada tuurayo kuwii dhaysanyyna ay hayaan🤣

    • @DORUKMAHTHI
      @DORUKMAHTHI 3 месяца назад

      @@JamiilaJiimi-xq3pv cawale adan nimcaan Hilaac iyo maxamad siicciid bk ♥️ zadàsa loo kala horeeyaa wllo

  • @horseedmedia3333
    @horseedmedia3333 3 месяца назад +1

    Weriyaha wuu nin degan.
    Barnaamijka wuu innagu socodsiiyaya.
    Waxan soo xasuustay weriyad Nimco Samriye iyo sidii ay barnaamijyada u daadihin jirtay.