Geedi sahan wa nin ka Experience badan Qays Qayser xaga safarada wuxuna haya information badan lkn waxa ku yara adag sidu uso gudbin laha Any ways Geed sahan iyo Qays Qayser two legends 👊
masha allah way wangsan tahay in sidasi la isaga waraystaa marmar oo aad dadka doonaya inay youtuber noqdan idinka faiidaystan wayo dad badan ba raba inay dalxiisan hadna ka cabsaanaya aad uga soo shekeyaa wax badan way fiicantahay
Wxad soo samaysa wll baranamij aad dhalinyarada ugu sheegayso siyaabaha kala duwan ee ay ula jaan qaadi karaan dunidan casrigah iyo motivations iyo aportunats ka jira siday uga faaiidaysan lahaayenn ❤❤❤❤❤❤🎉🎉 wxn kaga codsanaya wxa wayeey qysow wxa aan kaa bartay wxbadan oo doqoni ma garataya wnan ku sheegaya wxnad tahay nin hibo uleh unuu dhalinya ugu sheego luqad ay fahmayan 😢sida wxn ka faaiiday oo aan aad ula dhacay odhah odhanaysa 😮ka ag dhawow dadka lacagta leh aad iska noqotid ka ugu faqiirsan Lakin maalin uun waad ku biiri doontaa group Kan 😮😮😮😮 waa xigmad cajiiba wlhi runa ah si koobana oo laba erayana aad wx igu tustay ilahay wxn kaga barayay zxp inu janada ku geeyo
Tourist means like Travelled one another country all over the world different places also different countries just go one another place where people always travel around the world
*Our God indeed is a covenant keeping God. Has he said a thing and not perform it? I watch how things unfold in my life, from penury to $356,000 every three months and I can only praise him and trust him more. Hallelujah 🙌🏻🙌🏻🙌🏻*
After I raised up to 525k trading with her I bought a new House and a car here in the states 🇺🇸🇺🇸and also paid for my son's surgery (Oscar). Glory to God.shalom.
I've always wanted to be involved for a long time but the volatility in the price has been very confusing to me. Although I have watched a lot of RUclips videos about it but I still find it hard to understand.
Qolyahan dhaha hebaal ismuujiya miyad dhiman tihin video kahdala ama fikir kudarso😂😂😂 ama naga daya wxad isdhahyasaa comment eeg mis hebal ismuujiy ba kabuxda😂😂
WAXAA AHAY QOF BUSINESS AH LAKIN WAXAA JECLHY INAA KU NASTO DALXISKA IYO SOCODKA WADAMADA WAXAA I FARXAD AH INAA HESTO DAD EXPERT AH OO I SACIDI DONO MARKAA MARKAA KU SO BIIRO RUclips KA OO AA LA XIRIRI DONO NABAD AA IDIN RAJENAA LEGENDS 👑👑👋🙌
Come to Indonesia🇮🇩 It consists of over 17,000 islands, including Sumatra, Java, Sulawesi, and parts of Borneo and New Guinea. Indonesia is the world's largest archipelagic state and the 14th-largest country by area, at 1,904,569 square kilometres (735,358 square miles).
Qays waan jecelahy inan ku arko inshlh wxan hay gabadh somali ladara hada wxaan joogaa jabouti oon heer ku dhaqayaa tagero 1br kuu hay wn is arki dona haduu ale yidhahdo
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه Nabigu (SCW) waxuu yighi : ( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS . QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU GARGAARA IS-TUTUS KAASI . ( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA) WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY ADEER XUSEEN
@@AsuumHossain adigaa dawaadi buukotay ah huuno bal maxaan kugu dabiibnaa? naceyb uma qabo sL ileyn waa dad walaalo nahay mana ka cabsooda runta dadko dhan ban u sheega in soomali sooomali tahay adigu indhaha kala fur koley qalbiga wuu kaa xidhmee.
Qays aragtidada mid ka duwan ban qabaa laba qof o sheeko wadag ah in ay waxooda public ka dhigtan kolsooni ma kordhiso in laysku kiin aqanana runti wa fican maha Qofka markaad isguursatan unba fican in public la keeno lkn lba isla sheekaysta maxay waxooda nogu sheegi waxay wadanba xaraan weye diiniyan islays barto uun wye 2yrs iyo 3yrs sheko ah wa khalad
2badi nin ee an tagerijiray hore usocda xushmad layaal🙏🏻💯
team geedi sahan ismuujiya like 😅
can’t lie about it reason the way sure even breed said the new 😂
@@Supr93 🎉
Weykan❤❤❤
Wareysigaan wuxuu ku fiicnaan lahaa labadiina oo wadajir ah in uu qof kale idin wareysto💯
Yes
I don't think so waa fiican yihiin seey u qadeen wareysiga waa natural
Geedi sahan wa nin ka Experience badan Qays Qayser xaga safarada wuxuna haya information badan lkn waxa ku yara adag sidu uso gudbin laha Any ways Geed sahan iyo Qays Qayser two legends 👊
Qof kasta wax buu ku fiican yahay
Please aan saamiyo ahmed 200k aan ku tuurno😊
Geedi sahan waxn uso jeedin laha xaga wax jeedinta iska dhis yacni hadalka
Alxaqiiqa
Waa muqal aad aan sugaynay waliba laba legend ee somalida waxbadan kusoo kordhiyey 🔥👍
Ninka Somali ugu travelka badan geedi Sahan✌️
Abdisalaan herari ayaa ka sa farbadan
Dawlad deegaanka eraygas wuu iqanciyay erayo badano somalidu adeegsatu dhaamaa❤❤
Cabdi iley iyo tigrey iska leh magacaas. Somali galbeed waa magaca ugu haboon.
soomali galped ba sax❤
Waa muqaal kulmiyey dalxiisayaashii waweyna 😊abdirahmaan qaysar iyo Mr.geedi sahan ❤
C/raxmaan cabdi wali guul baan kuu rajaynayaa ninka 1m hala gaarsiiso waa big legend
Geedi sahan waa jeclahey channel kiisa Because I love travel Channel Marka. noo soo badi Good job 👏
nin weyn Geedi sahan baad soo qabatay thanks zhp
99 name of Allah.one ☝️name ❤
ALLAH ❤❤❤❤
Al raxamaan ❤
الملك القدوس
السلام المؤمن❤❤
Almuminu
❤❤❤MASHA ALLAH ❤❤❤❤
masha allah way wangsan tahay in sidasi la isaga waraystaa marmar oo aad dadka doonaya inay youtuber noqdan idinka faiidaystan wayo dad badan ba raba inay dalxiisan hadna ka cabsaanaya aad uga soo shekeyaa wax badan way fiicantahay
Qays wa my favorite Somali youtuber wallahi. Salaan sare awoowe from Las Canod., SSC.
We love you man. Sii wad oo barakoow.
Laaacaanood haduu yimaad isaaq ahaan ma loo dilayaa mise waa ok hadeer xaalku 😂?
Cmaalik codon yimi maxamed bakayle yimi Iwm iyado xabadu socoto isaaq iyo dhulb waa wallo shaydan isku diray from Qardho @HassanAhmed-yf7vm
Wxad soo samaysa wll baranamij aad dhalinyarada ugu sheegayso siyaabaha kala duwan ee ay ula jaan qaadi karaan dunidan casrigah iyo motivations iyo aportunats ka jira siday uga faaiidaysan lahaayenn ❤❤❤❤❤❤🎉🎉 wxn kaga codsanaya wxa wayeey qysow wxa aan kaa bartay wxbadan oo doqoni ma garataya wnan ku sheegaya wxnad tahay nin hibo uleh unuu dhalinya ugu sheego luqad ay fahmayan 😢sida wxn ka faaiiday oo aan aad ula dhacay odhah odhanaysa 😮ka ag dhawow dadka lacagta leh aad iska noqotid ka ugu faqiirsan Lakin maalin uun waad ku biiri doontaa group Kan 😮😮😮😮 waa xigmad cajiiba wlhi runa ah si koobana oo laba erayana aad wx igu tustay ilahay wxn kaga barayay zxp inu janada ku geeyo
Dinta baro walal
Masha allah ❤❤❤❤
Wallnimo oo la isku jeclaadaa kaweyn wax walbo xitaa janada ayaa lagu galaa wallaltinidaas
Alle dartiis aan isku jeclaano guys
sebtember iyo kuala lumbur OMG waxaan jeclaan lahaa waliba in Team 27 muuqaalo iskala soo muuqataan
On Fire
Geeri sahan horay uu u tagy oo team 27 oo la kulmee qaysbaana wali tagin
Maanshallah, Qays Qaysar is the BEST OF ALL SOMALI RUclipsRS . . . waa macallink Geeddi Sahan & qaar kaloo badan !
Team geedi sahan ismuujiyah 🎉
Dad ka ugu wanagsan een tagerno keep going 🎉❤
Ragu iney midabka mdowga iyo mariinka qurx kuyihiin inta ila tageersan liketa hhhh geedi sahan qurx weeye midabkiisu
Rag iyo dumar ba wey ku quruxbadan yihiin midabtakoorka jooji ha liidin illahay abuurtiisa.
Halkaaba ulama jeedin ee midab badaasi rag iyo dumarba way ku qurxanyhiiin cid walba way ogtahy
Yes
Qays mu is cadeyay
Si kala ufahantay
Dabcan waxay ug jeda midab kisu sitaa@@sunshineseaandvitamind8620
Nin weyn. Ayad so Qbty. Qays qayser. Alle ha idin barakeyo dhamantin
Tourist means like Travelled one another country all over the world different places also different countries just go one another place where people always travel around the world
Yaaa kuwaydiisty waxan aad shubayso...
Qac@@MohamoudRaage
@@MohamoudRaage😂😂😂😂😂 qac caadi ah😂
Fahfaahinta aan waxba kajirin ayaawa iigu daran
Ictiraaf saan kuma helesit😂😂😂
Baajuun Waa Qowmiyad sida Soomaalida oo kale Tanzaniya ,Kenya iyo Soomaaliya waa dad noocaas ah
*Our God indeed is a covenant keeping God. Has he said a thing and not perform it? I watch how things unfold in my life, from penury to $356,000 every three months and I can only praise him and trust him more. Hallelujah 🙌🏻🙌🏻🙌🏻*
Hello how do you make such monthly??
I'm a born Christian and sometimes I feel so down🤦🏼of myself because of low finance but I still believe in God🙏.
Thanks to my co-worker (Alex) who suggested Ms Christy Fiore
She's a licensed broker here in the states🇺🇸 finance advisor.
After I raised up to 525k trading with her I bought a new House and a car here in the states 🇺🇸🇺🇸and also paid for my son's surgery (Oscar). Glory to God.shalom.
I've always wanted to be involved for a long time but the volatility in the price has been very confusing to me. Although I have watched a lot of RUclips videos about it but I still find it hard to understand.
I can't wait 2diina oo isla safraya🤍
Qolyahan dhaha hebaal ismuujiya miyad dhiman tihin video kahdala ama fikir kudarso😂😂😂 ama naga daya wxad isdhahyasaa comment eeg mis hebal ismuujiy ba kabuxda😂😂
Waxay ka faaidayan baan wali fahmi la aha
Geedi Sahan baa khatara and More Experience, leh 👍 great.
The 2 Legend
Laba youtuber oo aan aad uu tageero mnsha alllah mustaqbal fiican idiin rajaynayaaaa
Mansha allaaah walalo qali ilaahy hidin barkeeyo walalo qali inader qesa qesar And geedi sahan
Somalida waa labada yutuber ee aan ka daawado masha alllaah❤
Amazing guys god bless you both
Laba nin aan taageero waye labadan yutuber alle ha xfdo waan dad aad uxigmaad badan❤
role model qeys wa ku salamay wllo❤
Qays Qayser iyo Geedi Sahan Legendary guuuulaysta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I think this video is the interpretation of what backpackers or Travelers and RUclips guys mean 👏👍
WAXAA AHAY QOF BUSINESS AH LAKIN WAXAA JECLHY INAA KU NASTO DALXISKA IYO SOCODKA WADAMADA WAXAA I FARXAD AH INAA HESTO DAD EXPERT AH OO I SACIDI DONO MARKAA MARKAA KU SO BIIRO RUclips KA OO AA LA XIRIRI DONO NABAD AA IDIN RAJENAA LEGENDS 👑👑👋🙌
Qays qayser iyo Geedi sahan. Alle ha idin barakeyo. Ragedii A is heley mnta. Tagerayal 😊
#Pin Qays wad mahdsantihiin
Geedi sahan waa inan jclhy horimarkiisa wlhi wxn eega intuu marayo yutoupeka wxn rajaynaya inan arko isago 1m gaadhay isnahaalh
The best two Somali Travelers ever ❤️ 💙 💖
May Almighty be with you
Qays qeyser wuxu uqalma 1m hal gadhasiyo ❤
Garissa kusodawow sxb magaladeyda weyan wankusodaweneyna sifican inshallah ❤
Sxb Ani Nairobi joga Ina uso safro magaladas waxana raba Ina halka video ka so dubto qofna kama garanayo
Qeys Legend 600k Coming Soon❤🎉
Qaysqaysar my favorite RUclipsr somli ❤
Two Legends within A one Video.❤
malaysia imaada wa wadanka ugu fican ee ajanibta si fcn uso dhawayso
Masha alah labadiinaba waa idin daawadaa guuleysta madaxa safar jacaylkaa ahay insha Alah mar waa samayn doonaa waxaan jeclahay Adventures ❤
Mohamoud Mr Geedi Sahan Dalxiisayaasha Somalida Aabohood
Good session. Thank you guys
Mashallah Guulaysta Asxaabta fican
Nabiga kusaliya scw
Sallalaahu calayhi wasalam ♥️💯
Sallalaahu caleyhi wasalam
Salalhu calayhi wasalam
صلي الله عليه وسلم
scw❤
Geedi Sahan iyo Qays 2 legends Geedi sahan somali ga ku yar adag improve man samee
Surat Qafir (إن الله لا يهدي من هو مسرف كذاب )
ILAAHAY(SWC) XAQA KU MA TOOSIYA
QOFKII XAD-GUDBA , BEENAALE AH
ADEER XUSEEN
big legend qays qaysar 🫡
geedba geedbaa kawayn qasna geedibaa ka wayn😂
Qeys dheh walaal 🤣🤣🤣
Asladaada waze qeys qeyzer😂dheh
😂😂😂!! Waad iga qoslisey😂😂😂😂!!w RUNTAA🫶
Geedi Sahan Wlhi Waa RUclipsr Da'yar Wadadii Abdisalan Hereri Buu Hyaaa Channelkiisa Halahu Yaaco
Labo nin oo culus ayaa is helay lkn geedi sahan waxaa ka xadaarisan qeys qayser guulaysta September nooga dhiga safarka Thailand 🇹🇭
Xadaari maxa u taqaana
Niyadayda in badanbay kuso dhacday yaa isku keena labadaas hada safraane manshaallh ❤😊
Two big legends Geedi Sahan iyo Qays Qeysar ❤
Maansha alaah. Rag lajana baa maanta is helay quruxda Somaliland maan sha alaah. Soo dhaha. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qays qesar iso kaxe djibouti guedi sahan wali mu iman aa dha gaga xarufsaan ee soo tus dalka djibouti 🇩🇯
Qays waa waa varku dhiigleh🎉
Respect geedi sahan
Qeysow video ga xilli hore iga dhamaade kan geedi sahan ka soo duuba sxpyaal
Role models geedisahan and qays qaysar wad salaamantihin ❤❤
Qays qaysan iyo Geedi Sahan labo dhallinyaro oo aan taageero gulaysta.
Qaysow sxb next person in sha Allah warsame bade
legend of the legend ❤
Maxamuud wuu dedaalayaa ilahay ha la qabto inkastoo uu waqti dhawayd bilaabey waan salamayaa maxamuudcarab oo anu xagan uga naqaano magacaa😊😊😊😅
You tuur barada an Aryan Marka lagu shubay Kii ugu wacnaan Qays Qays❤
Two legends i hope to be like you 🎉
Come to Indonesia🇮🇩 It consists of over 17,000 islands, including Sumatra, Java, Sulawesi, and parts of Borneo and New Guinea. Indonesia is the world's largest archipelagic state and the 14th-largest country by area, at 1,904,569 square kilometres (735,358 square miles).
Bro ma xagaasad joogta adigu
Qays waan jecelahy inan ku arko inshlh wxan hay gabadh somali ladara hada wxaan joogaa jabouti oon heer ku dhaqayaa tagero 1br kuu hay wn is arki dona haduu ale yidhahdo
Geedi Sahan Waa tageer0 Barcelona waan wataa
Team Ha
lla Madrid intaan saaray ayaan kaala noqdtay😂😂
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه
Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه
Nabigu (SCW) waxuu yighi :
( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS .
QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU
GARGAARA IS-TUTUS KAASI .
( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA)
WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY
ADEER XUSEEN
Mnsha alh labo qof tayo wanagsan baa tihin mar idinku isla safra
Geedi sahan the legend
Two legends ❤
Qays podcast RUclips fure markaad 6000k aad gaadho 🎉
Wllhi qeyso ana kula mida sheyga calafka layidha ma aminsani waxan aminsanahey in aan halkas qof ee aan wada socono in aan is gursanno😊
Two legend 🙌 💙 👏
Dalxiis macneheedu waa tag wadankad ku nooshahay mid an ahayn Hada badalo waa laxeseya wayo waa meel cusub wixii cusub calamka jecel
Labadiinaba waan idintaageernaa hore usocda cidii taageerta like saar wllaheen
waa mowduuc cilmiyaysan masha allah
Geedi sahan legend
iminka wuxuu na leeyahay wuxuu tagay somaliland, puntland iyo somalia😂😂.soomalida waa dad an qaran lahayn oo un degma sheegta. ONESOMALIA ONELOVE🔘
Somaliland waa dal Somalia la siman deeh laxeey
Waan qoslay wlhida😂😂
@@AsuumHossain haye bal aanu isasaxnee map ka SL inala wadaag, khatumo iyo awadal na haa sheegan!😂
@IbrahimMohamed-ti1nx map ka somaliland kun iyo kaw jeer baad aragtay naaceey kuwan aadbsheegayso eed leedahay ha sheegana waa dad somalilander ah ee ku biyo cab muskiin yar oo buka oo cuqdada somaliland goo'gaysay oo Amison iyo alshabaab iska dhashay oo daalan baa tahee luuq gal oo indhaha kala fur🤬🤬🔪🔪🔪
@@AsuumHossain adigaa dawaadi buukotay ah huuno bal maxaan kugu dabiibnaa? naceyb uma qabo sL ileyn waa dad walaalo nahay mana ka cabsooda runta dadko dhan ban u sheega in soomali sooomali tahay adigu indhaha kala fur koley qalbiga wuu kaa xidhmee.
Qays qaysar plz team 27 u tag welib big Azad hagio 🎉
Qays aragtidada mid ka duwan ban qabaa laba qof o sheeko wadag ah in ay waxooda public ka dhigtan kolsooni ma kordhiso in laysku kiin aqanana runti wa fican maha
Qofka markaad isguursatan unba fican in public la keeno lkn lba isla sheekaysta maxay waxooda nogu sheegi waxay wadanba xaraan weye diiniyan islays barto uun wye 2yrs iyo 3yrs sheko ah wa khalad
Qays runtuu sheege youtubers reactionka sameye malahan talent fcn wow great video ❤ see you September I.a
Rag culus wa idin salaamayaa saaxibiyaal🫡
Qeys qeysar wll Baladweyne muqaal kasoo samee waa meel aad uqurux badan runtii
Geedi waa magac aan jeclahay
Two legends
Qays qaysarow waku salamay
chapterka xiriirka waxa ku raacsanahay qeysar
Geedi sahan Mashalah nin dadalay manta kadib wan kugu so biri inshalah ❤
Qays qaysar ❤
Cabitanka ya lacgtisa biyey
Qas misi gedi
Laba nin oo habaryonis . Koonfur iyo waqooyi
Geedi sahan maaha hy😊