Thank you asad sida quruxda badan ee barnaamijyo fadhiya oo loo hagar baxay nogusoo gudbisid thank you &jasakallah wll ilaahay caafimad soo degdega ayaan ku weydinaya dhiirigaliye,tusaale fican baad utahay bulshada kugu xidhan markale waxan ku leyhy horumar wacan marnaba ha daalin hore usoco wax ku dhiba alle kuma tuso guulo bdn gaadh insha'alh ❤🎉
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN
M.a waxa ka muqdo cafimad badan m.a cafimadka u heysto wexe u samexesaa in u ku nolaDo ila 15 sanoo danbe Ani ahan wa guursan lahaa duq nocan ❤❤❤❤ masha'allah tabarak raxmaan
Ninka waynba kudhiqi kara maaha 20 jir vs 60 jir wixiba idinka qaldan waa 20 jir vs 25/30 jir ugu badnan. 60jir waxa ku habon 50jir ay is fahmayan, 20jir iyo 60jir isma fahmayan mana wada jogikaran sikasto ay isu adkeyan wakuwa kala booda inti ila fikira 👍😂
Malay ayu kusokoray kulaha hhhh Asad barnaamijyada cadaanka ayu fiirsada kuwa qosolka iyo kuwa dooqaga iyo waxyaalo badan aya jiro cadaanka ayu soofirsana kadib ayu wax yer kabadala si reer magaalimo cml waad fahanteen aan fila inta Geme u sameeyay dib u fiiri cadaan aya wada sameeyay saas ula socda somali maryoley 😷😷😷😛😛😛
creativity ga waa muhiim balse Asad waxaa muuqata maalin walbo maalinka ka dambeeysa iin aad muuqalada aad ka fikireen anshaxooda iyo respect ga buulshada kuu daawaneeyso .Ma ogtahay iin ee jiraan ilaa maanta gabdo caruur ah oo xoog loogu guuriyo odeyasha ayna ka mid tahay dhaqamada xun aan isku dayi rabno bulsho ahaan iin aan wax barano oo dadka ka waaninno.Pls we love and respect you lakiin wax walbo views ma ha .Gabdaha barnaamij ka ka qeyb qaate badanaa waa gabdaha teamka ku cusub, mana dhahayaan muuqaalkaan ma kula dhuubeeyno, because wexee rabaan teamka iin ee kasoo qeyb galaan but please bulshada wexee kaa mudan tahay xushmad waa iin aad ka fiirsataa ama ka taxadartaa muuqalada aa soo gudbineeysid ,makula tahay maanta koko hadee joogi leheed iin ee muqalkaan ka qeyb qaadan leheed? waa MAYA waxaan filayaa bulshada ku dhaawaneysa qaar siiba gabdaha iin ee ka yaxyaxeen ama ka xishodeen ama dhameeysan waayen muuqalkaan.
@@mnviepapa2003 thank you iin kasto aan ka gaban iin aan fikradeyda ka hadlo hadala waxaa ka baqaaye iin aa kaligeey sida dareeme,waa ii farxad iin aan kaligeey sida ku fikirenin
Runtii waxaaba umalaysaa inaa ani iga dhex hadashay , horta waxaaba fool xumo ah hablaha cusub ee la soo hor istaajinayo raga dookhaaga ma yahay ma qaadan laheed kuwa hadda caanka saaid ka ah ma sameeyaan masakiin doonaya inay muuqaal la sameeyan waxan cml sameeya la dhahaya
@@abdirazakmedbarreh7167 adigaa 60 jir kale ah miyaa oo waxa qoor sagaaraysid raadinya, saa darteed u difaacaysaa. Anyway shinbirba shinbirkuusa inu la jaan qaado wax ka ka quruxsan maleh
Aabo hantida iyo malka aad sheegeyso iina hayso Masakinta iyo daadka kuwa kaa tamar daran dhanka nolosha oo bahan waax ka sii ajar ka heleysa manta 60 jir Guur waa soo dhamaystay inti Ilahaay awlad ku siyey Alx guur badan ayad soo martay Saa sheegtay hadda midna manta la jogin ogow sideeda horeba ma jiro nolosha qof waligis kula jogaya tasi waa nolosha malka waax fican aqiro adun ku anfaca ku qabso inta nolahay ❤️🥰
War odayga isla weynaa😂 mida kale qof ka weyn baa ku dhaqi kara marka la leyhy waa hadey gabdha jirta 20/ isagana waa inu jira 30/ ama 25/ ee ma aha 60jir gursanaya 20jir ee asadow geme mankeni no samee❤❤❤🎉
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad
(صلى الله عليه وسلم(❤
Scw scw scw scw❤
Scw scw scw ❤❤❤❤
This old man he don’t serve them 😂
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 😘💕❤️❤️💕💕❤️❤️💕💕
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫶🏻
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
The only reason why you can’t be a part is because of your religion you 😊
Hooyadaa was tii Nabi ku qaraabadka aheyd
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🤩🤩
Salallaahu caleyhim wasalam
Ilahay ramadanka cafimad qab ha inagu gaadhsiyo wax yar ba ka hadhay 😊❤
Amin
Amiin
Aamiin yaa rabbi
Amiiin ya rabi
amiin ya rabbi❤❤❤
HadAd legendnimo taqaNo cadawgA ha ii jabin eE like isaar 😂❤❤
Hye❤😅😅
@HidaayoMaxamed-z8f shukran walaashey mcn
Like muxu kutaraa Bala ho 🤔🙄😏
@@AsiyaMohamed-ro3dl iska saar thuluxeey🤣🤣
AHMED MATEKA dartii like iigu saara😂😂
😂😂😂 ibanka dhuus
Asad
8:34 @@SiciidMaxamud-s3s
like maxa kafaidee
99 names of Allah one name❤
الرحمن
الرحيم
المالك
القدوس
السلام
المؤمن
المهيمن
يا علي
Ankusalino xabibkena (muxamed)scw❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤
Scw❤
Sallalahu calayhi wasallam ❤Sallalahu calayhi wasallam ❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Inta uxiistry Ceyda iyo Amiira iyo Asad iney dib usopwada muiqdaan😂😂😂❤
May isdagaal saanyihin?🙄
No More Ceyda and Amiira😂😂
7+7
Bause chalang aa rabaaa
👆
Asad walhi intii aan dawanayay.ilaa.2021 wan dawanayay wa qof farxad badan sodhawayn.badan qof walaltinimo.leh.qof qalbi wanagsan kaftan.badan qof dadnimoleh.wllky.waxan.ilahy.kaga.rajaynayaa in ilahy cagahagi.kuso celiyo nolow wllky mcne
Asad waa inaad keentaa ayeeyo guurdoon ah iyo wiilasha teamka dadki waxaan game uma arkaan ee run bay moodeen
Hh anaa biseel ka ku cunaayo ayeeyada hala keeeno
@@DhiloKoriye-k2d aabaha cun qoq baa naf tahe 😅
@@AmiinDeAlberto23 kftnee iga thy🤣
😂😂
😂😂
Thank you asad sida quruxda badan ee barnaamijyo fadhiya oo loo hagar baxay nogusoo gudbisid thank you &jasakallah wll ilaahay caafimad soo degdega ayaan ku weydinaya dhiirigaliye,tusaale fican baad utahay bulshada kugu xidhan markale waxan ku leyhy horumar wacan marnaba ha daalin hore usoco wax ku dhiba alle kuma tuso guulo bdn gaadh insha'alh ❤🎉
abaayo 10$ maka heli kara kabo Salax ayaa raba😢😢❤😊
Wll mcn igula sali Nabiga❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️
Scw
Scwscwscwscwscwscwscw
Scw
Scwscwscw ❤❤
Asad waxa tahay qof illah ka raliyahay waxad nokenta ayeyo gurdon ah waa ind cadalad ka shaqeyso waan sugeyna insha allah guuleyso Asad ❤❤❤❤❤❤
😂😂😂❤
Arooska maamabilaweyna😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Odeygan nagta u qabo lee hanalo keeno ay luley islanta mesha geysay
Ku sali nabigeena muxammad scw ❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw
Scw scw scw ❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw scw ❤❤❤❤
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤
Scw scw scw scw scw
Mashaallah dheh Asad...qof Muslim ka markey wax cajibiyan...mashaallah aya fican iin u dhaha
Asad keena caawa qosolkaa iga dhameessy😂😂😂 tank you habeenkaan asad fiirsanin habeenba iima ahan ❤😂😂😂
Ku sali nabigena muxamad scw❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤
Ygeivxmo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
Surat Al-Mujaadala
ADEER XUSEEN
Kusali nabigeena muxamad scw ❤
Scw scw❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw❤❤😢
Scw like haku raadsan lakin
@@NALEEYCali-ve8ty S C W maxaa waay caadi caadi ugu Sali nabiga ﷺ
Kiki iyo samiya markasta malxiis bey ku nuurayan😂 m.a
😂😂😂waa runtaa
M.a waxa ka muqdo cafimad badan m.a cafimadka u heysto wexe u samexesaa in u ku nolaDo ila 15 sanoo danbe Ani ahan wa guursan lahaa duq nocan ❤❤❤❤ masha'allah tabarak raxmaan
Waxaad tiri ani ahan waan gursan laha duq nocan cml hadaba Aniga 57 jir ah see ku helikara qofyahe 😷😷😷
@@Abdelrahimmohamed-jy7lp😂😂😂
@@ifraaxali4487 😀😀😀😀😀😀
Asad ugu imaaw barnamij qurx bdan wana waleysaaa asad hagio😮
Ha whli😂
Asadoow wana waleeysaa maistiri qalbigada allaha kuudhafo malinba wax new ayaa laimaataye ❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
Kkkkk odayga Runtii waa xariif Wajigiisa farxad ayaa ka muuqata asiga iyo gabadha Run Run haloogu dhigo wayba isku soo baxayaan❤❤
DADKA DALIGA NABAIGA KU TUUGSADA WAR SALIGA NABIGA ﷺ CIYAAR MA GALAO PLEASE JOOJIYA❤😭
Neo ma aragtay shekadaas wa la fahmay wlhi
@kamaal1239 haaa wlhi social media waxaas keenayaan saliga Nabiga ﷺ ayay wax kasata la simayaan
M.a asad allow caafimad sii anigo murugaysan oo xanuusan buu iaga qosliyay m.a ❤❤😊
Nalka Abtigeed❤🔥😂legend wye Aderka😂
Nalka aderkeed miyaa wa ku warersanaa
@SaynabMaxamuud-m2b abtigeed
Waan naqaanaa😂
Naa maaha so ayadi guriga kasarsaty😂
Nalka waa teeh😂😂
ماشاء الله تبارك الله wallahy anigu runrun igu habalyeeyay waayo inantu siqalbiyanay uhadashy 🎉🎉🎉💝💞💞❤💫😍
Ninka waynba kudhiqi kara maaha 20 jir vs 60 jir wixiba idinka qaldan waa 20 jir vs 25/30 jir ugu badnan. 60jir waxa ku habon 50jir ay is fahmayan, 20jir iyo 60jir isma fahmayan mana wada jogikaran sikasto ay isu adkeyan wakuwa kala booda inti ila fikira 👍😂
Absolutely u r right
Hawshiisaba ma qabsan karee mala is waalaya😂😂
@@iqramohamed1607 supxanallah adeer dhaga hadalka igadaa 😂😂😂😂😂
@@iqramohamed1607😂😂😂😂
20jir
Woow inta ada barnamiji sameynesay shacur kale leh runti asd 60 jirn ma kentay 👍👍👍
In gabadha laqasbo baa daran mahee haday ayadoo kuqanacsantahay guurku waa isfahan ❤❤❤❤❤❤
Waa chaaleng
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂❤❤❤ walahi ninkan asad ladhaho maskaxda illahay haku xifdiyo malay ayu kuso koray😂
Quruxay MashaAllah dheh waa walaalkaa
Masha allh
Malay ayu kusokoray kulaha hhhh Asad barnaamijyada cadaanka ayu fiirsada kuwa qosolka iyo kuwa dooqaga iyo waxyaalo badan aya jiro cadaanka ayu soofirsana kadib ayu wax yer kabadala si reer magaalimo cml waad fahanteen aan fila inta Geme u sameeyay dib u fiiri cadaan aya wada sameeyay saas ula socda somali maryoley 😷😷😷😛😛😛
War bax ha cunin wiilka afkaaga u raayo ka jeedi baqtiyow
@@qamarselemaan runta miya ku dhibeeyso somalida inta badan beenta aye jecel yihiin mida kale qofa kahadlayay maxa caayda keenay waxaad ishektay inaad tahay reer tuulo reer magal hadad ahaan lahed wax walba waad fahmi laheed 😷😷😷😀😀😀
Asc team 27 Allah Mama ha idin xifdiyo,welcome papa mateka from Djibouti❤ janoo ❤
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
Best vedio waye inta danbe ku hysta arooska io heestuba wa onether level ❤😂😂
M.a gabadhu way qurux bdnthy runti ❤😂
Machallah Alf Mabrouk gabadh guurdoon ah baay ahayd runti ❤❤❤ walal macaan Allaha guu barakeyo xaji Amiin Amiin Amiin Amiin
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Waar maxad tiri masha allah waa legend Nin raga igadheh waa sidaas hore usoco haji Rageedii
Ayy muqalka intiisa dambe wlhi waa wareer qurux ❤❤🎉🎉🎉 asad ahmed mateka nokeen😂
Walle asad video macan ayan kasodaahi😢😢
This was another one woow🎉🎉
❤❤
Asadow next ayeeyo kuurdoon ah geen
Cumeer
Jestole
Moohan please keen😅😅😅😅😅😅
😂😂
😂😂😂😂
Allah Duqa caadi mahan wuxuu sheegayaa😅 1977 guurki ugu horeyay asigoo 13Jir miyuu gursady yaab badanaa ar dad tariiqdo dhalashdooda run kama sheegaan
Wuu jilayaa😂😊
Asad wlhi wax tahy qof caadi an ehen wlhi 😂😂😂😂😂❤❤❤
Al oo taniin way igadan baysay ❤❤❤❤asdoo waxwal ba .a giim ba kasmeensa❤😂😂😂😂😂😂😢😢
creativity ga waa muhiim balse Asad waxaa muuqata maalin walbo maalinka ka dambeeysa iin aad muuqalada aad ka fikireen anshaxooda iyo respect ga buulshada kuu daawaneeyso .Ma ogtahay iin ee jiraan ilaa maanta gabdo caruur ah oo xoog loogu guuriyo odeyasha ayna ka mid tahay dhaqamada xun aan isku dayi rabno bulsho ahaan iin aan wax barano oo dadka ka waaninno.Pls we love and respect you lakiin wax walbo views ma ha .Gabdaha barnaamij ka ka qeyb qaate badanaa waa gabdaha teamka ku cusub, mana dhahayaan muuqaalkaan ma kula dhuubeeyno, because wexee rabaan teamka iin ee kasoo qeyb galaan but please bulshada wexee kaa mudan tahay xushmad waa iin aad ka fiirsataa ama ka taxadartaa muuqalada aa soo gudbineeysid ,makula tahay maanta koko hadee joogi leheed iin ee muqalkaan ka qeyb qaadan leheed? waa MAYA waxaan filayaa bulshada ku dhaawaneysa qaar siiba gabdaha iin ee ka yaxyaxeen ama ka xishodeen ama dhameeysan waayen muuqalkaan.
Isku fikrad aa nahney wlhiii
@@mnviepapa2003 thank you iin kasto aan ka gaban iin aan fikradeyda ka hadlo hadala waxaa ka baqaaye iin aa kaligeey sida dareeme,waa ii farxad iin aan kaligeey sida ku fikirenin
Runtii waxaaba umalaysaa inaa ani iga dhex hadashay , horta waxaaba fool xumo ah hablaha cusub ee la soo hor istaajinayo raga dookhaaga ma yahay ma qaadan laheed kuwa hadda caanka saaid ka ah ma sameeyaan masakiin doonaya inay muuqaal la sameeyan waxan cml sameeya la dhahaya
Isku fikrad ban nahay wlhi muqaalkaan saaidban uga xumaaday run ahaantii
Wlhi waan layabanahay Mar uu gabdhah biyo kutuuro iyo Mar uu oday buu ukenaya
kusaliya nàbiga mohammed swc like star wll
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Inta og inu odaygaan funny yahay❤😅😅
Hhhhhhhh
M.a asad the best RUclips of somali❤ keep going bro
Alla team27 Aroos Jeclaa Sey U Ciyarayan IgagaDarn😂❤
Waaaw🎉🎉hambalyo weey usku qalmaan❤❤❤❤❤
Next #Ayeeyo guurdoon ah👍
😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Al fanaan cumeer wku salamay😂😂
Wlhi blhi tlhi like ku sara isaar hee mxa sugeysa😂❤
Gemakan mid LA midaa Maan araag intaad sameyn jirtay mid klee rapaanaa❤❤❤❤
Asadow barnaamijka cawa wa kuso cayaartay waxyaabahan kale bulshada waa laga wacyi galiyaa ee laguma dhiiri galiyo😌
Goorma ayay dambi noqotay ?
@@abdirazakmedbarreh7167 adigaa 60 jir kale ah miyaa oo waxa qoor sagaaraysid raadinya, saa darteed u difaacaysaa. Anyway shinbirba shinbirkuusa inu la jaan qaado wax ka ka quruxsan maleh
Sax
Maxa laga haleye bulshada qof walbo iyo doqiisa wye
Team 27 way nawala hooyan malinba wax aan la arag kena idinku Allah maskaxda iyo cafimadkaba ha ku dayo
Ay Nalka Abtigeed ahaaa qofkaan😂❤❤
Asad abowe muqaladaan camal nosoo badi waan ka helnay😂😂❤❤
Duga kaftan miyaqano wixis run run ayu ka dhiktey asad🤣
Lacagtiisa kaftan ugu filan 😂😢😂
Gabadha uu odaygu doortay, hada ayay rag badani soo raadin doonaan! inta sidaas aaminsan like tiina aan arko
Waayelka la sheekayso sii aad Cilmi ka maqan uga bartid iyo hadal Micno leh❤😊😂
Janis hadaba haayo vedio asad ku soo ceshceshta 😊❤keep going walalkei asad 🥰🎉😍
Asad allow lugahaada kugu istaaji yaa allah🤲🤲🤲
Wow waxba lagama qaban karo sharaf iyo karaamo Asad hagio❤❤❤
Vediowgaan qarash ayaa galay wlahi bro guuleyso ❤
Anigu Gabadhii ugu horaysay baan Dooran lahaa❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiira iyo cayad usoo xidh asad wlhi waa ka helnee
Kuwas Uma xiisin ee koko uxiisny 😂
@@asmahappy1556whi waa haysa qof kaliya ee ana uxiisnya waa kokoedan cidkle no 😂Alle nabda hangu keen kokoedn❤
❤❤❤kkk😂😂😂😂😂machaallah asad hagio horey ou soco ❤❤❤🎉🎉🎉
Arooska fananki ugu shidna ba ka hesaya cumeer big faaaaan😂❤
Asadow wx kasta wd nokenysa sxb 😂 sxb horey uu soco markasta wx cusub ayd latimad m.a sxb talanti ayd ledahy m.a hore uu soco wll mcn ❤❤❤
M.a video Kan video kaquruxsan ma arkin Asad keep going abowe ❤
Aabo hantida iyo malka aad sheegeyso iina hayso Masakinta iyo daadka kuwa kaa tamar daran dhanka nolosha oo bahan waax ka sii ajar ka heleysa manta 60 jir Guur waa soo dhamaystay inti Ilahaay awlad ku siyey Alx guur badan ayad soo martay Saa sheegtay hadda midna manta la jogin ogow sideeda horeba ma jiro nolosha qof waligis kula jogaya tasi waa nolosha malka waax fican aqiro adun ku anfaca ku qabso inta nolahay ❤️🥰
cadaalad ma,ahan in ayagoo sidaa uduqoobay eey gabar yar guursadaan halka dumarka lacaayo wiil kayar markey guursato
😂😂😂😂😢
Daadu waamuhiim , xaga ilmaha aad dhalayso qofka waayeelkaa ilmaha uudhalaya waxaa kacaafimaad badan ninka yar, ninka yar baana kajaanisbadan. Waxaana xaqiiq ah Inuu guurku kufiicanyahay Laba qof oo caafimaad isasiiya leakin Aan kala Helin, Anigu qof aan kanaxayo kulama taliyeen qof kawayn inuu guursado, kolay Waa dad baahida looga faaiidaysanayo.
Kusali nabiga scw
War waxaan game waa dhaafay waa another level keep going asad hagio🤗🤗🤗
Odayga : Isoo jiido nooh
Gabadha: laastiik maa tahay
Aniga : 😂😂😂😂😂😂😂
Ani 😂😂😂😂
Mucjiso😂😂😂😂
100M WAA UQALANTAA Msha llh wlhi asad xajiyow waa wiil qabli fcn somalinimada ku wynthy dad badana soo saray ilhow somaliya oo nabad ah alow natus 1980 mayadi cml
Asad wlalky gcliyow ado cagahada ku socdo alha natuso😢😢😢😢 alhuma amiin
Wlal jiro baa thy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hanoolato
War odayga isla weynaa😂 mida kale qof ka weyn baa ku dhaqi kara marka la leyhy waa hadey gabdha jirta 20/ isagana waa inu jira 30/ ama 25/ ee ma aha 60jir gursanaya 20jir ee asadow geme mankeni no samee❤❤❤🎉
Kula fikir ahy 😊
Usheeg haa wlhi yaab
Best video inta azad ku xirna an dawado wyeh wllhie aderka farxadisa wax lo dhigo lahenbo😂
M.allah barnaajid yadaada wlhi dhankasta way matalaan alleh madkaxdaada hakuu narakeeyo wll
Asad hagio. Dadkiisa waxa ay jecel yi heen😂😂😂 waaa og yahy😂😂 Legend ❤
Indhihii arkaa ayaan daran ma'ahan waa indhihii arkaa ayaan badan.❤
Waban yaabay wxn ıslah wabu caaye xagu ku doortay😂 lkn mahmahda sidu u shegay ba sax ah ee micnaha ka khaldamy😂
@@hodanahmed4877it means idhihii arkiinna ayana daran yaana lagu qaldin😂
Wlhi wee isku soo bxayan ilhy run aku badalo amiin yaa rabi 🤲🤲😂
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤🎉🎉
Ajjjj Xaalimo Godwayne baay kuu dhacday 😅😅😮😮😮😮
www wllky you are big legends real hasad ❤❤ continous like this
Wakusalaa may aroosada👰 sidoo kale arooskuna wa salaamay👴
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 14k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Mash allaah gawadhaan selaguheliksraa qurux iyo daganaab❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ufffff ani kuma jiro nin weyn adunka ugu mecbahay😊
Challenge waye 😂
BRO ASAD HAJI ZXP my fast time Aan comment Aanku sogaley lkn Oday Jilicsan Ayaan nalasodonatay ee oday Legend Ah nokeen o hablahan Dabkashido