hada ani ahaan sidani qalad bay ila tahay qamaarka waxa ka daran saamiya laba farood baa isku dhagay wllhi ani ahaan waan ka naxay 3 dan gabdhood markay noqoto na sundus baan taagera yacni uma danaaninayo kuwa kale balse qalad bay ila tahay waadna igu raaci kartaan ama iguma raaci doontaan lkn asxaab waaye wixi ay rabaan ha isku sameeyan marka intaas yare ay asxaabtu xanaaqen ama sundus la dhahaa hadana waa lagu bahdilay dad waxa jira sundus asxaabteeda ku dira yacni hada tusaale kiki saaid bay u xanaaqday moho falcelinteedaas iyo falcelinta asxaabta kale dad baa markay arkaan sundus ku dhihi doona waa lagu bahdilay naagahan ka har
@ sax wye samia aad bay prank u taqana ma xanaqdo markeda le aarsata. Sido kle cumer dadka xanaaqa dhow ayu ku jira marwalba oo prank lagu sameyo ma is celin karo marka dadka we kala dabecad duwanyihin
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Sundus baby sidan ma fiicna ha samayn mcn mar danbe tan kle video ereyga u danbeeya o cumeer isticmaaley e disgusting ah maahan kalmad fiican waa kalmad aad u xun o aan kugu haboonayn ula kac buuna kugu isticmaley marka fadlan ka gaabso dadka aad wada shaqaysatan ha samayn is dhexgal camal iny family ku yihiin o kle aad bn ku jeclhy saduu baby❤❤❤🎉🎉🎉😍😍
🙈Ay yaa ila midah oo soo carary🏃♂️ tiktok ayaa kaso carary runti sundus jcl lee wye intaas❤sunduseyyyy 600k coming soon Qalbi i. a❤🎉🤚🏼
Sundus quruxeey barnamijkan mar mar isaga tuuro mar walba hasamayn dadka yaysan ku dhibsan jalanjiyo dadka cadaanka sameyan soo samee insha allh babi anagana garabkaga nahay❤
Uma maleyn mayo indhahaan sidaan uqurux bdan io gacmahan iney dhafayan saliga nebiga scw
Scw
Team sundus iyo Koko iyo ladna iyo Kiki iyo samia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Top team kuli waa wataa
kiki mid lala ciyaari kari mahaa dadka cadi cadi u dilshaaa 😬😬
Wllhi waa iga qoslisay sundus guulyso marwalpa😂❤❤
Sudus hori usoco ina ader guul wacan ❤❤🎉in sha Allah
Samiyo waa iga qosliday wlhi naa hedhe kobkii waa igu dhagay kulaha 😂😂😂😂
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
Sundus abayo ilahey Haku xafido mcnto ❤❤
🇵🇸 I am the daughter of Gaza, I ask you by God to pray for us, my Muslim brothers and sisters 🇵🇸❤؛؛؛♡♤؛؛؛؛؛؛؛،؛؛؛؛؛
i,n sister
sundus gabara aan jacla aa tahau hormar wacan
Sunduseyy noso dhaqso bayo love you lkn ayamahan somaliga maa luuq kagalay 😂😂😂😂😂
Ay abyooh wllhi waa xarabooh sundus bart2 waa sugaya hadabah ogow😂walashah gays kuu tuura hee inaayanle maxad kuu haysatan 600k🎉🎉🎉
3:22 kiki marka laga xanaajiyo saa u jeclahay ayada iyo koko😂😂😂
Abyo sundus horey u soco qalbi 🫀 saafi Sundus ❤😊❤
Sundus ayanle guleyso My sister so funny wlhi 😂❤❤❤❤
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤
Samia wa funyy wlhia 😂😂😂
Heeeee👏👏👏👏🤩🤣 Masha"Allah Sundus Ayaanlle Hussein 😂❤Waa Adleee ❤ Viva Team 27❤ I Love You ❤
Ala sundus dhibadana wan suxay wlhi saamiya say ugashay 😂😂😂😂😂😂
Naa mucjisayahy balaya kobka u kenta saa u qosly lee ar smia😂😂😂
😂😂😂😂😂 qosol igu ma harin waa ay sii kala jeexin ka wrn
Sundus wllhi balaayo waaye say saamiya ugashay wllhi waa qofka ugu miskiinsan team ka saamiya❤😂😂❤❤❤
Maanta Walaahi Shukada & Turuxadaada Aad Baan Ooga Hely👍🤲 Masha"Allah ❤❤😂 Waadne Ku Soo Ifeysaaa ❤Aad Ayaad Ugu Baxeysaaa🤲💜🤲 ❤ Allaha Kuu Barakeeyo ❤ Sundus Ayaanlle Il Xun Kuma Aragtto Macaan Badan❤ 🎉❤ Keep Going ❤🎉❤
hada ani ahaan sidani qalad bay ila tahay qamaarka waxa ka daran saamiya laba farood baa isku dhagay wllhi ani ahaan waan ka naxay 3 dan gabdhood markay noqoto na sundus baan taagera yacni uma danaaninayo kuwa kale balse qalad bay ila tahay waadna igu raaci kartaan ama iguma raaci doontaan lkn asxaab waaye wixi ay rabaan ha isku sameeyan marka intaas yare ay asxaabtu xanaaqen ama sundus la dhahaa hadana waa lagu bahdilay dad waxa jira sundus asxaabteeda ku dira yacni hada tusaale kiki saaid bay u xanaaqday moho falcelinteedaas iyo falcelinta asxaabta kale dad baa markay arkaan sundus ku dhihi doona waa lagu bahdilay naagahan ka har
Ani ahan waxan khalad u arka waxaso kale dadka laguma sameyo likn wa dad is fahmay oo wllah marka inay cidi wax ba ka so qadayn uma laynaya
Dadkaan waa dad is fahmay oo wlloh ah wxs ha u bixin wll
@@rahaafhusein705 ani hablahan iny waligod sa ahadan jeclhy ilahy farxadoda how siyadiyo
Sundus waxaa ku soo jeediyaanaya Samiya waa gabr fiican marka ixtram I mooji
Sheeko kiki ba we kusamese mxa samia gaar ka dhige dadkan ayaga iska kaa jecel kadhax bax farac
iska amu dad kan yaga wll ah ama ha is dhiban ama hays kada yane😊
Samiyo silama yeelin Cawa laseexo kobka😅😅
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ❤❤❤ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
Sundusey qosolka badan qimhaga hos udhigya iyo ciyarta ciyalmida
N gndh ka dhamow
Sundusteena cashaqa wakuwadana waxad doonto noqo gudbi
Acant wait 600k❤🎉
❤❤❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. ❤❤❤🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤
Sundus waa markii ugu horeysey aan channelkaaga comment kadhiibto Runtii Taageere ku ahay Horumarkagana waan jeclahay lakiin walaal waxyaalaha ciyaalnimada ah asxabtada haku sameyn Mida kle qaar aan kaftanka aqoon baa jira oo caadi u xanaaqaya sida kiiki camal hada
Kiki ayade tahay inay dabeecadas iska badasho mar walba we xanaqda wax weyn ma lagu sameynin
@Legendnos Haa wlhi wax weynba laguma sameyn Inkastoo aanay wacnayn qof dharkiisa maqas lagu jaro hadana inanta samiya wey ixtiraam badan tahay risk weeye super glue waana chemico hadana siday kiki u cadhotay umay cadhoon
@ sax wye samia aad bay prank u taqana ma xanaqdo markeda le aarsata. Sido kle cumer dadka xanaaqa dhow ayu ku jira marwalba oo prank lagu sameyo ma is celin karo marka dadka we kala dabecad duwanyihin
Aga in dharka la iska jarjaro miyaa wx caadi ah waaba danbi in lagu tanafaso illahy ma jeclo tafaska
Kicking wx ween lguma sameen in ay jppjiso xanaqa
Sundus maskiin waye wllhi 😢
sudus hori usoco abyo❤🎉
Wlahi caawa qosol udhintay😂❤😂
Alle saamiyo waa fuuray see loo galay 😂😂😂😂
Sunduseyyyy❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Ala Sundus Markey samia coffee sisay kdb kula cubka walal ka waye laseho kulaha 😂😂😂
Waxas ma wax lagu qosol eh gbdha faraha sa Ka yeshay xanun waye😢
Cawa an u horeyo ong❤️🔥💋
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Congratulations for 600k🎉❤
Sundus soobdi wlhy waa faniye😅😅😅
😂😂😂😂ar sundua umadeena maaha😂😂kiki saay ugu dilacisayaaa😂😂😂
Cawa wanna sodahday yaqeyy❤
Maanta anaa u horeeyo🎉❤
Samia waan jaclahay
Ana uhoreye mata😮😂
Samia qosol iga dhmeyszy😂😂😂😂😂
Saamiya qosolkey iga dhameyzy
Sundus quruux 😂😂😂❤
Alaa manooli😂😂😅 sundus 😅😅😅😢😂😂😂😂😂😂😂😅😅kiki 😂😂😂samiya 😅😅😅😅😂😂😂😂
Samia ugu qosol bdan
Mnta ana ugu horeyo😂🎉
Sundus amiira meedayy apaayo 😢
Bismillah tan yari dhib badanaa😂
Samia sed ugashey 😂😂
Please part 3 sundus 🎉🎉
600 k coming soon🎉🎉🎉
first ana ah mnta❤😂
Sundus team27 sodib marlabad❤😂
Alla sundus wa xarabo😂😂😂😂
Sundus waxan ciyaalnimo weeyan iska daa kiki maalinti horana chargerka ka jartay saamiya biyo diiran gacant gali wayka fuqe insha allah
Ana ugu horeyo🎉😂❤
Sunduseey waxaan ma wangzana wax kle ma imoow dadka weku dhipsanayaan😩
Sundus abyo nosobadai😅
Part 3❤
Wallhi way waalantahy😂
Sundus dhib badanaa😂😂❤
Wll biyo kulul legal yaa😊
Abayo plz part 3
Qosol ma ugu harin😭😭😭😂
Sundus geam khataraa nosogali byo
Sundus cawa dhan dhib ba la maqned rer comments wa bentod prt 2 haso samen 😂
Asc setahye sundus abyo
Sunduseey abaayo chalnge cusub samee dadka inaa dhibtid maahe taalntigii wuuka lumay ayaantan qali😂🙈
Adeer Qosol ka walo bahan yahy in la is dhibo waaa Cadi
I la is dhibo wa caadi
waan joga 776🦅🦅
Qurux badan ❤
Soo badi abyo 😂😂
Qofka ugu horeeye like saara😮😅🎉
Kiki gabtee namagasho sey uu xanaqday lee😂😂
cawa lasexo.kulaha koobka😂
Walhi wan qoslay cawa manoli
Abyo sundusey wllhy aad ku jeclahay manta mobilkii iga jabay pls 10 dollar xata igu caawi waalidkayna mid kle iima awoodo😢
Sundus wll filmi noo sameee
Wale garob is not easy 😂😂
Omg aniga ugu hireeyo😂
Yaranteeni❤❤
Ala qalidaydii ku xisaye se itahay azxaptana igu sln qali❤
Plz part 3 sundus
Sundus dhib ley 😂😂
Saan uqoslaya daale 😂😂😂
Sundusay iskada ciyartan Dadka isku Dabecad mahe
Amiiro kadhamaw kuseey😂😊
Who's amiira😮
@@XanaanGallayr gabadhii bahdilka😭🦧🐀😂😂😂
Waa tee tan bahdilku amiira😊
Ani Amira iyo sundus ba waan taageera somaliyeey gabdhahan iska dhaafa xataa dagaalki hadu been noqday miyaa wadaysiin sheekada
@adoontiallesiman262 huuno anba waan tageera lkn dadkan camal fiiri kulaha amiiro kadhamow waxa hada afsoomali miya😑
Sundus baby sidan ma fiicna ha samayn mcn mar danbe tan kle video ereyga u danbeeya o cumeer isticmaaley e disgusting ah maahan kalmad fiican waa kalmad aad u xun o aan kugu haboonayn ula kac buuna kugu isticmaley marka fadlan ka gaabso dadka aad wada shaqaysatan ha samayn is dhexgal camal iny family ku yihiin o kle aad bn ku jeclhy saduu baby❤❤❤🎉🎉🎉😍😍
Naa sundus waxaas wa khatr haduu bishimaha kga dhagi laha kwrn way go ilahayen bishimuhu
I wad sheekada
Talent la imow lkn waxay maqaska dharka lagu jeexjeexayo😅
That is your not business ok😂
Kaas ba wa talati
Hhhhhh saaamiyo alha beerka