Gabadha nikeeda ku aragtay naagta la qabo kedibna reeraha dumisay waxaa u furan Towbad keen ee waxaan leeyahay Alle u towbad keen hana ka quusan Naxariista Alle.
Dadka commentska soo qoraya ilaahay ka cabsada waxaad caay iyo af xumo aad gacantiina manta aad ku soo qortaan beri waa la idiin waydiin doonaa sheekha ahmed alle dambigiisa ha dhaafo xumaan malaxan alle hadhowr oo ha ilaalsho gabadha walasheyna ah kheyr alle ha siiyo
Su'aalahaan dhan waa abuur been ah gabadha iyada ayaa sameysay waxaana taas daliil u ah su'aalo dad ay soo qoreen waxaa qasab ah inaad aqriso oo aad hoos u foraarsato dabcan Haa waxa waa muqaal lkn inta madaxa aad kor u soo qaadeyso waxaa ka badan doona inta aad su'aalaha ku foraarto lkn gabadhaan marna telka ay wadato ay nooga dhigeyso in su'aalaha meesha ku qoranyihiin waxaa ka hoos baxday inaad si fiican u jisho
Subxanallaah adoo gabadha waanin karo mx u ceyne mxase iska galay wxey kuso gudbineyso iyo seey u taalo wxi wanaagsan ka qaado intakalena ka tag diinta si fcn uso baro
Anigu waxaan qabaa in ay u fudadaysay sababtoo ah naagta iyadoo nin leh nin kale shukaansatay waxay ka dhigan tahay ninkeeda may Rabin sida dhabtahana illahay raga wuxuu u baneeyay in ay 4 guursadaan macnaheedu maaha in uu naagaha la qabo xidhiidhi la sameeyo markaa waxaan ka wadaa way u fudadaysay in ay kuwaasi is guursadaan khiyaamadiisii bay ogaatay ee guri may dumin
16:27 hhhhhhhhhh labada nin markay is dilayaa live hanoso galeen haday commentigyga arkaan 19:45 wuuuuw wwuuuuuw subxanalaah taaseey lagaa shamiiteey iyado nin leh maxaa nin kale ku wata danbi jecelaa
❤❤❤masha Allah ❤❤❤shiikhan ❤allaha ka abal mariyo kheyrka iyo diinta muslimka oow ugargaraya❤❤❤
MSHA ALLAH SHEKH AXAMED
SIDA WAFIGA AH OW NOGU FAHFAAHIYAY SU ALAH.
Alxamdillilaa waa sheikh fiican sidaa u uga jawaabayo suala haa
صلى الله عليه وسلّم ❤ صلى الله عليه وسلّم ❤صلى الله عليه وسلّم ❤❤
Sheikh Ahmed u mahadsanyahay.....tlf giisa ayaan rabaa inaan heelo
Diin baad leedahay waa soo gudbin, Sheekh baad horfadhidaa, xijaabo oo xijaabka sharciga ah qaado.
Xijabka maxad u taqana jahiahay😂😂😂
@
Malaha kuwa Xijaabku dhibo baatahay
Mashaa Allah
@@qanaatuqurtubah waa sidaas qofbaan diinta sida sharciga alke usoo dajiyay aqoonin ayaa iska hadkaayo cijaabka soo baro dheh wll sharcigiisa
@@qanaatuqurtubahwa taa is waydiyy wlhi ilaahow nagu hanuuni xijabka
Masha Allah shukran walal ❤❤
Su,aalah intee laagy sooo gudbiyaana sheekha
اللهم إني اسألك ان تحفظ علينا النعم وتدفع عنا النقم وان ترزقنا حلو الحياة وخير العطاء وسعة الرزق وراحة البال ولباس العافية وحسن الخاتمة 🤍
اللهم امين يارب العالمين
ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲاكبر ﷲاكبر ﷲ اكبر ﷲاكبر ﷲ اكبر ﷲاكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر ﷲاكبر ﷲ اكبر ﷲ اكبر
Alahu akbar
Gabadha nikeeda ku aragtay naagta la qabo kedibna reeraha dumisay waxaa u furan Towbad keen ee waxaan leeyahay Alle u towbad keen hana ka quusan Naxariista Alle.
Dadka commentska soo qoraya ilaahay ka cabsada waxaad caay iyo af xumo aad gacantiina manta aad ku soo qortaan beri waa la idiin waydiin doonaa sheekha ahmed alle dambigiisa ha dhaafo xumaan malaxan alle hadhowr oo ha ilaalsho gabadha walasheyna ah kheyr alle ha siiyo
Mansha Allah jasakallahu khayran sheekh
Aallahu akbaar
Sheq ahmed mashallah
Su'aalahaan dhan waa abuur been ah gabadha iyada ayaa sameysay waxaana taas daliil u ah su'aalo dad ay soo qoreen waxaa qasab ah inaad aqriso oo aad hoos u foraarsato dabcan Haa waxa waa muqaal lkn inta madaxa aad kor u soo qaadeyso waxaa ka badan doona inta aad su'aalaha ku foraarto lkn gabadhaan marna telka ay wadato ay nooga dhigeyso in su'aalaha meesha ku qoranyihiin waxaa ka hoos baxday inaad si fiican u jisho
Ma Sha ALLAAH
Naagta jareer aroosta hadhow ilmaheedu seey u ekaan doonaan
Aminin Amin amin
❤
Hej kan du ringa till mig
Farax ayaanle uduceeya ilaa hada waa single in alle nin wngsan siiyo❤
Subxanallah subxanallah subxanallah
Masha allah
Asc mashallh mashallh
Waa su aalo cajiiba
M.a soo badiya
Indho adkaa qoftaan ayadoo qaawan sheekha wareeysatay
Mansha allah
Maad ka soo xijaabatid shiish qalbigaa ku madowe
Saax saax saax ana dhaney naheysata taasi
Masha Allaah
Hal furniin , Waa furniin .
Na shiekh ka xishod hadd raabi k xishon waydy o xijabo saman akhir weye adunku gaabdha nin hor fadhida o hdan asturnan k fogtahy allow na astur
Naa naga hortag😮 adoo saan uyaala miyaad diin noosheegi adu iska bilow diinta kadib wax noosoo gudbi qaabdarada nagala hortag allah hakusoo hadeeyo
Subxanallaah adoo gabadha waanin karo mx u ceyne mxase iska galay wxey kuso gudbineyso iyo seey u taalo wxi wanaagsan ka qaado intakalena ka tag diinta si fcn uso baro
Sh ahmed iyo Gabadha wariyaha kheyr alle ha siiyo mashaa allh su aalo badan iyo jawaabahooda baan ka faidnay gabadha waxba kama qaldana
Waa runtaa walaal laakiin si fiican oo jilicsan ula hadal waayo waad sii fogeyneysaa
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Waxaasi wax laga haldo ma aha ee youtube lacag kagu raadinaa oo inta lays balansado sheeko aan jirin laga sheegeeyo. Dadka waqti yaan laga lumin
Diinta saan u dhaan walaaley
Diinta how adiga qaado
Sheekhow hadaad sheekh tahay iyada waani
CR7
Waa xaraan qudbisaro
Subxana allah
Shiiqoow Diinta Islaamka maxeey kaqabtaa Ineey Gabar Raga Wareeysato oo Video laga Duubo oo intaasoo Umada Daawato Codkeeda iyo Muuqaalkeeda Sidaanoo kale
Way banaan tahay ayeeyo
@@quruxdiihablaha1234
Ayeeyo, 🤣🤣🤣🤣
Shiiqoow culees ayaaisaaran guriga makabixikari quruuj inaabaxaa rabaa ilatali
Dharwasic ah ama Maro kugu Filan xidho wll mahadsanid
Shiiq tan ina hor fadhisato ma hayn ayado dhabanada qaawan yihiin
Su aalaha ugu badan dumarba soo qortay sbbtu maxay tahay tolow
Lkn shiikh tan yar maxaa udhihi waydy naa xijaabo oo is astur
Fadwada ninka madow we dont need.hanoo keenin jareerification uma baahnin fadwadaas
Hoyada lajoog kudhee
😢
Sheekhu ma wuxuu jidaynayaa in naag la qabo ay ninkale shukaansato
Anigu waxaan qabaa in ay u fudadaysay sababtoo ah naagta iyadoo nin leh nin kale shukaansatay waxay ka dhigan tahay ninkeeda may Rabin sida dhabtahana illahay raga wuxuu u baneeyay in ay 4 guursadaan macnaheedu maaha in uu naagaha la qabo xidhiidhi la sameeyo markaa waxaan ka wadaa way u fudadaysay in ay kuwaasi is guursadaan khiyaamadiisii bay ogaatay ee guri may dumin
1-ka maalin ee culimada horfadhido maka xishoon weyday inaad si fcn u xijaabato beey eheed
Saax saax saax saax
Asc gabadha macijbna
Asc
Goorma ayuu noqday caalim fatwooda diinta islaamka waa cajiib!!!!!!!!!!!!!
Ma sixun ujawaabey (Sheikh) ?
….Mise midkamid ah….kuwa jawaabta lasiiye ayaatahay ?
….Mise waxaagi waa maseer ?
…..Adugu mid fatwooda miyaatahay ?
…..Koley si wanaagsan ayu ujawaabey (Ma Sha ALLAAH)
16:27 hhhhhhhhhh labada nin markay is dilayaa live hanoso galeen haday commentigyga arkaan
19:45 wuuuuw wwuuuuuw subxanalaah taaseey lagaa shamiiteey iyado nin leh maxaa nin kale ku wata danbi jecelaa
Haduu qarinayo kawarn ila suliga lala galayo adon kuba mashqulayn o uu telfanko gacantisa kujira uu si jeedinayo ama uu qarinayo
wax.cabanayo kuli matumarba
Qamiis iyo koofi sheek nimo maahee
Wadaadow ee umadda been ha u fadwoon inbadan masaa isha aad jawaabee Sidey ahaayeen waad baal martay Dadku mawada aha jaahiliin Adne Ilaahey uga baq
Naashiiqaka xishoo😂😂
War Yemenigan wadankissa iyo dadkiisa ha ka hadlo ama wacdiyo. Get out man with your drama
Masha Allah
Mansha allah
Subxanallah subxanallah subxanallah
Saax saax saax
Subxanallah subxanallah subxanallah
Saax saax saax
Subxanallah subxanallah subxanallah
Saax saax saax