Masha allah wll waxa tidhi waxa kala baranaya dhylka ilahay khaur hakugu dhameto insha allah Lkn waxa kusiinaya hal talo oo ah inaa intaa wadamada kala baranayso aanad faafiso kalmada لا اله الا الله محمد رسول scw Waxad faaidaysa kala barasho aduun iyo inad faafisay kalmadi inagu waajibka ahed dhamanten ogowna hal qof oo kuso hanuuna ajarka uu helayo markasta oo uu camal sameyo inkleeg ayad helaysaa hana karaadinin waji waa hadi aanay dhib ku keenayn sxb qali | Mahadsanid👍
Inshaa Allah coming soon 1M idanka alle dhakhsada asxaabtayda qaaliga sababtoo ah wuu uqalmaa geedi sahan dad badan waxay soo dhigaan aad waxba kafaaideyn baa 1M gaarsiisaan asaga ayaa kaga haboo waayo waxyaabo badan ayaa laga faaidaa❤❤❤❤nabigana aan ku salino mar walba idanka alle coming soon 1M Harry up asxaabta dabaal dageenu waa 1M idanka alle
M.a Geedi Sahan maanta waxaa booqatay meel aan in badan ku Fiirsaday flimkii SRK ee Dilwale2 ♥️ I hope inay ahayd wadanka Georgia🇬🇪. Diyaaradaas waxaan ku xasuustaa Heestii Caanka Ahayd Ee "Gerua"
Fadlan 10kun Like
Mohamed Instagram:
instagram.com/m_qadar01?igsh=MTJueHF4Zjh1aXRxbw==
Miisan Instagram kiisa:
instagram.com/akram_miisan?igsh=MXQ3MjVyYW1tYm01eQ==
I need your contact Geedi sahan
Malin kasta waxan idinka codsada isoi booqda wlal maanta Hay kala hadhina 2k I gaadhsiiya illahey dartii iyo somalinimo❤😢
😢
Dunidan masomarin Rux kaajar badan kana dhoolacadayn badan Nabi maxamed صلى الله عليه وسلم❤❤😊
quit making us predicted a possible election
Maxamuudow sow anagii ku balansaneen diyaaradaan inaan wada tagno 😀
😂😂
Osman Hosow Walal Muuqalkan Geedi saha wuu nagu badhjaray Meeshan inoo tag neo😂😂 Muuqal cajiibana kasoo sameee
🤣
😂 raali ahow
August diyaar noqo
Hosow meeshaan muuqal nooga soo samee iyo taariikhda diyaaradan mahadsanid
Wlhi wiilkan hal million uqalmaa shaqada haayo caadi maha geedi sahan guuleso
Masha allah wll waxa tidhi waxa kala baranaya dhylka ilahay khaur hakugu dhameto insha allah
Lkn waxa kusiinaya hal talo oo ah inaa intaa wadamada kala baranayso aanad faafiso kalmada
لا اله الا الله محمد رسول scw
Waxad faaidaysa kala barasho aduun iyo inad faafisay kalmadi inagu waajibka ahed dhamanten ogowna hal qof oo kuso hanuuna ajarka uu helayo markasta oo uu camal sameyo inkleeg ayad helaysaa hana karaadinin waji waa hadi aanay dhib ku keenayn
sxb qali |
Mahadsanid👍
Ku sali nabiga scw
Hal mar Nabiga aan ku wada saliNo scw 😢
Salahu calyhi waselam
What a beautiful peace
Keep going Geedi Sahan
Guulayso saaxiib geedi sahan
Soo dhamaystir geedi sahan
Masha allah geed sahan youtube somaaliyeed oo meel kasta na baray sxb horay usocoh
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
Soomaaliyeey walaalkeen @geedi sahan 500k aan gaadhsiinno
Dhameestir warbixinta diyaarada adigoo mahadsan wll
Mashallah, reer Jabuuti ha ka faidaystan Jabuuti waxa ku yaal dhul sidaas oo kale biyo kulul ka so baxya.
Inshaa Allah coming soon 1M idanka alle dhakhsada asxaabtayda qaaliga sababtoo ah wuu uqalmaa geedi sahan dad badan waxay soo dhigaan aad waxba kafaaideyn baa 1M gaarsiisaan asaga ayaa kaga haboo waayo waxyaabo badan ayaa laga faaidaa❤❤❤❤nabigana aan ku salino mar walba idanka alle coming soon 1M Harry up asxaabta dabaal dageenu waa 1M idanka alle
Inta jecel daĺxiiska wa idin wataa idina like 🙏🏻
Waa filimka diwale heesta gerua ayaa lagu duubay 😢❤
Geedi sahan big fan from Burco
Iceland 🇮🇸 waa wadan aad u qurux badan 😊
M.a Geedi Sahan maanta waxaa booqatay meel aan in badan ku Fiirsaday flimkii SRK ee Dilwale2 ♥️ I hope inay ahayd wadanka Georgia🇬🇪.
Diyaaradaas waxaan ku xasuustaa Heestii Caanka Ahayd Ee "Gerua"
Geedi sxb waan ku salaamey
God bless you more my brother
Waa kii hunguriga weynaa ee geedi gaajo.
M.a geedi sahan wll aan jecelna🙏
sharciga qaxootiga iceland sidee waaye xog naga soo sii huuuno
Geedisahan Wa GOaT🐐
Waxaa aad soo sheegayso
Maxay yihiin
Hindi maxaa naga galay
Iyo flim
Umada ka xishoo
Allena ka baq
Wax qayr ah soo sheeg
AMA
Iska aamus
Masha allah
Iceland 🇮🇸 ❤
Guleyso geedi
Next I.a greenland 🇬🇱 ka soo hdl waa labo wadan oo jaara iceland 🇮🇸 iyo greenland 🇬🇱 mahadsanid
Geeddi Sahan sxb sadigii daraad hargaysa joogay gourmand dhooftay
Geedi sahan nika kaliyee aan muuqladiisa anoo guriga joogo niyada kala dalxiiso ❤❤❤😂
Cream biyo laga sameeyey war ragu qaabkey wax usharaxayaan qaab daranaa????
Macdanta biya ku jirta laga sameeya
Woow ❤
Nin raga ah lama ciilo😢❤
Good job 🎉
Illahey dartii isoo booqo chanalkeyga zxb
Sxbkey i have advice for you,Clipskaga vlogerka ah saaid ayey u gaabanyihiin,xoogaa dheeri Time duration vediogaaga si loogu raaxaysto.
Keep going
Cajiib waa geedi dhaba
Anigu inaan qurbaha tagan rabaye 😢😂😂😂😂 wlh africa waan nacay
WadankyGi Riyada❤
Intee wye meshaaan
Video waa kala jadhay lakine
Ma hargeisa ayaad joogtaa imika geedi sahan mise waad ka tagtay
Sow digaa arka in uu Iceland joogo😅
@@xareed1😂😂😂😂 hargeisa ayuu joogaa vedioga imikuu siidayay isagoo hargeisa jooga qaybtii hore isagoon hargeisa iman ayuu sii daayay
@@abdiyousuf3157 waa wax dhici kara
Iceland 🇮🇸
Ireland 🇮🇪
Wan dawadet filmka diwali
Goat messi 299 like
Iceland 🇮🇸 leen ah ayaa rabaa yaa haayo pls
Ala gediyow dal xis band ka dharagte ..Ana xilimad I dal xisin
ani
Ardayda imtixaaNka Dowlada GazhaY dhamaan Guul io Natiijo Fcn iNaa hezhiin Nii rajeeYNaa i.a 🥹🤲
berbara ayaa lehh meel sidan oo kale oo biyo kuulule layidhahdo waana biyo kulull oo buur kasooobaxa
muuqaalka maxaad udhamaystiri wayday
France🇫🇷 vedio nooga Soo samey sxb codsi waye
Video-ga ma dhammeystirna bro!
Wadanka sida lagu imaado qofka weydiii nio iyo sharciga sida lagu qaato
dhulka somaliduba waaa leeyahy biyo kulule oo barbar kuyaaaala sido kle putuland way leedahy iyo jabutiba
Gerua😢❤
Sxb sweden biyaha kulul iyo qasabadaha waa free no only island
Geedi sahan rebly😢
Maxaa ujarjaraysaan
First comment
cool
Dadaal ayaa nolosha quruxdeeda ka kow ah
❤❤❤
Good❤😊
🎉
Nio ninkaan waan ku wareeree maalin dhawna hargisa ayu joogee qays ayaa wareesanayay
Meshaan abaarta waxay oo bilaa keymaha ah
Gerua
Waa folgana wayee ka hooseso iska ilaliya
Iceland, waa La.isku Arkay walee😂
Sxb qaxoti ma aqbashaa horta Iceland
@@moodnessvideos5488wey aqbasha bro lakini iskadaaf usa 🇺🇸 kudanta bro plz 🙏
Frist 🎉🎉
Suu ufaniyo day war biyahan wadankenaba wu kuyala lkn aya ka fa idaysanaya bosaso biyo kulule
Haa nio wax aysan lahayn bay kufaanayaan yaab
Rrfd🎉🎉🎉🎉
Maxaa kaa galay shaarukh taadiibaa cidla aad la gudaysaye dhaqan baad leedahee kaaga sare u qaad
Funny
It’s good trip 🤍
Ilaahay dhul xun iyo dad xun buu dooray maxay tahay cuqdada uu noo hayay.
Hhhhhhh
Muuqaalkaan oi dhameeystiran xageen ka helaa? Meesha u dambeeys taariqda diyaarada waad nagu kala gooysay
@Geedi sahan
Hal mar Nabiga aan ku wada saliNo scw 😢
ﷺ
Scw
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geedi sahan sxb xagee kaala soo xiriiraa
❤
❤❤