Inay bada hareereheeda iska nadiifiyaan bayahayd oo qashinka aykudaadinaayaan ba wanaagsanayd anigo maka Ahmed waxaan idin dhihi laha iska nadiifiya bada agagaaraheeda qashinka ka daaya
Mash'Allah inder vediogaagani mlintayduu qurxiyay aad bad u mahadsanty jawigan bada la dul tag markale camerada oo clip ka soo samee thanks from Burao😊
Waligood sidaasey ahaayeen xitaa dowladdii siyaad bare Guryahooda bulaacadaha ayaa cagaar ka dhigi jirey xafadahooda Marka aad gudaha u gashona basal basal iyo raashin la shiiley siniintooda ayaa kaaga soo dhex uraya. Ma aqaan hadda in ay sidii soomaalida kale khumkhumkii barteen iyo in kale. Sorry Guys tani Waa Waxaan usoo taagnaa. Dhanka kale reer xamar haddii aan nahay inkastoo baryahan xamarnimadu reero gaar ah noqotey haddana Waxaan nahay dad bulsho ah. Aniga awoowgey ayaa xamar ku dhashey, Anigaa ku dhashey inkastoo aabahay barbara ku dhashey waxaase nasiib u yeeshey caasimada in ay ku dhashaan aniga iyo awoowgey aabahay dhaley. Reer xamarku waa sidaa cuqdad iyo kala sooc ma yaqaanaan. Hadda Haddii wiil reer xamar ah xeebta uu xaqa u leeyahay haddii uu tago ee Barbara isla markiiba kumanaan afka wada qaloocinaya ayaa ku soo xoomi lahaa iyagoo leh “ war kaagan gudhuuga ahi Maxaa halkan keeney, Mee dee reerkiinii awoowgaa Waxaa ku sameeye, mayee Hayaay iwm 😂”
Awalba marti doon ku timid baad eheedeen hal dagmo ku kooban magacna reer xamar qaatay ileen deegaan iyo qabiil ma haaysataan dhulka na hada asalkii baa u haray lama goodle lakiin noo soo noqda waan u xiisnay ganacsigiinii
25:49 this is not a swimmer waxaa ladhahaa mool dooro ayaa loyiqaanaa.waa meshaan dabaal ku bartan waan aan yaray ee halkan waa caasimadaada ee Muqdisho .somaliweyn too soo isku tirsada💪
Kolay rer xamar ayad tahay ama qof kaso jeeda hadad sidan ufikirayso ama aad xamar cid ka xigsanayso dee dadkan aad isku dhajinaysan eed midnimada karabtan iska fasaxa wadigan alshabab qarxinaya dadka u arka ka idin imade
ma waxad aaminsathy somali adigo ah oo xadarad kumanan sano aa lahed in yemeni iyo hindi gumeystaha kensaday inu horumar kuu kenay ayago ganacsi u imaden xiligaa....marti ayay ahayen deegan ayan ka dhignay...dadka hada dagan oo somlida ah aya waligod dagna kana talinayy
@@hassanomar1283 adiga cadawada qabiilka aad xmr daga u qabtid darteed ayad u tageresa dad aanba asliyad somali lahayn oo yemen ka yimaday...adiga bal tag dalkoda cunsuriyadoda so arag doqon
Waxa la ku dhisey caano geel guriyaha .geel laq waa meel aad mool u ah xitaa keel wey laqeysaa guryahaan waxa dhisey talyaanika dadka waxa la ka siiye shilin iyo bar deen ah ha I wareerin la ku bixin jirey 2sanno 1/2 iyo bar.
waan ka helay ciyaal Xamar | waad na soo booqatay maanta!
Goobaha tarikhiga ah aad bay u QURUX badan tihin , magaalada dad wacan ba ku nool. Mahadsanid.
Badan tee wyae sxp geel liq miyaa mise afsiyoni
@@AbdiqafarIlyaas geel lax
@@rashkabarre hh
waxa ugu qaalisan aduunka waa nabad Illahay ha xifdiyo mar walba XAMAR WAYNE🇸🇴❤💯
Reer xamar waa dad wanaagsan dad jecel ❤❤❤
Inay bada hareereheeda iska nadiifiyaan bayahayd oo qashinka aykudaadinaayaan ba wanaagsanayd anigo maka Ahmed waxaan idin dhihi laha iska nadiifiya bada agagaaraheeda qashinka ka daaya
ku so dhawaw muqdisho...rer hargeysa iyo somali oo dhan halkaan waa laga jecelyhy ❤ this your home welcome
Waraa wuu tisbiixsaday kulaha reer hargrysa wan idin jeclahy from muqdisho ❤😅
Walaal sodhowow waa casimadata waye waa dhulkaga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa muuqaal kale qurux bdn waa kaa haaynaa haa reer xamar nahay
Welcome to mogadisho pro X hargaysa
Mahadsanid wl.
Mash'Allah inder vediogaagani mlintayduu qurxiyay aad bad u mahadsanty jawigan bada la dul tag markale camerada oo clip ka soo samee thanks from Burao😊
Tnks wl faladaadu muqalka dhiiri galin bay u tahay.
Kusoo dhawow dalkaaga hooyo
@@MaamulgobaleedmarabnoMahadsanid wlo mar uun waan iman
Adna noo kaalay wllo🥰🥰
Wey qurux badan tahya lkn qashinka ha iska xaadhaan reer xamar weyne 😮
Waa runta walal lakin maxa la dhaha hee waa muuqsuqmaasuq bay Jirta iyo waani salaaamay ehelkeena reer Somaliland ❤
Waligood sidaasey ahaayeen xitaa dowladdii siyaad bare Guryahooda bulaacadaha ayaa cagaar ka dhigi jirey xafadahooda Marka aad gudaha u gashona basal basal iyo raashin la shiiley siniintooda ayaa kaaga soo dhex uraya. Ma aqaan hadda in ay sidii soomaalida kale khumkhumkii barteen iyo in kale. Sorry Guys tani Waa Waxaan usoo taagnaa.
Dhanka kale reer xamar haddii aan nahay inkastoo baryahan xamarnimadu reero gaar ah noqotey haddana Waxaan nahay dad bulsho ah. Aniga awoowgey ayaa xamar ku dhashey, Anigaa ku dhashey inkastoo aabahay barbara ku dhashey waxaase nasiib u yeeshey caasimada in ay ku dhashaan aniga iyo awoowgey aabahay dhaley. Reer xamarku waa sidaa cuqdad iyo kala sooc ma yaqaanaan. Hadda Haddii wiil reer xamar ah xeebta uu xaqa u leeyahay haddii uu tago ee Barbara isla markiiba kumanaan afka wada qaloocinaya ayaa ku soo xoomi lahaa iyagoo leh “ war kaagan gudhuuga ahi Maxaa halkan keeney, Mee dee reerkiinii awoowgaa Waxaa ku sameeye, mayee Hayaay iwm 😂”
Geel laq macnahu waa meel geelka dheer ama mool kadheer dhererka geela😎😎😎
Kan yar maxuu yiri badda ha inaga siinin itobiya kkkkk waa runtii muse biixi waa oday wax u dhiman yihiin ma badba la isasiiya viva somali wayn
@@zaraosman2096 wad edebdarantahee intaad muuse wax ka sheegayso tiinan cudurada laga qaado ka xaadha qashinka gudaafadyey
Viva somaliland
Wllhi anigu aad baan ujaclaan laha
In xeebtaan aadka quruxoon
Qashinka iyo wasakhda laga qaado😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wakugu racsanahy wllka
Hadaaa xamar joogto maxaaa kaaa hortaagan walal
Wsc Mansha ALLAH Geel liq waxaa loogu bixiyay oday murusde ah oo ka keenay Dayniile oo suuqa marwaas keenay bey ka liqday geelii,marki uu geeli waayay buu yiri geeli waa la liqay.
Soo dhowaada xamar cadey minanku minankiini waaye Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
😂😂
Masjidka Xeebta Saaran '' Aa Aweyska Aaala Dhahaa'' Waxaa Loogu Magac Daray Aweys Ibnu Caamir Oo Yemeni Ahaa Somalida U Taqaan '' Aweysul Qarni'' Waa Ninkii Uu Nabi Mohamed C/s/w Uuka Dar Daarmay Qulafaa'u Raashidiin R/c Uuku Dhahay Hadoo Aweysul Qarni R/c Yimaado Dhulka Braakeysan Asagaa Ducey Haaya,
Welcome S.land you are legend saaxiibka ku hogaaminaayo waa LEGEN as well, YES this is the real MOGADISHU soo dhowaaw
xamar waan jecla ilaahay nabad hasiiyo waa halki xundhur taydi ku aasnayt week baan joogay bishi kowad sanadkan lakin aad ayaa u baqan jiray lakin wiilkan naga dhiiran luuqaan ka yaabay khatar cadiin 😂😂😂
WAA magaalo CAJIIB AH oo wacan tnks.
Muuse xamar saad umooday mahaan😂
Welcome to Mogadishu city Walaalaheena Soomaaliyeed
Hargaisa iyo dadkeedoow Allah ina dhowro ❤❤❤
x hargeysa muqdisho aa tagtay masha-allah kusoo dhawoow nin culus hadaan joogo meel kasta aan ku geyn lahaa walee chanel kaada waaku xiranahay walee
Shukran wl NEXT Time goobaha ugu fiican bad noo tilmaami boqortooyo.
Aad baan ugu farxaa markaan Arko qof gobolada waqooyi ka yimid ee soo bandhigaaya gudaha muqdisho waxaan idiin leeyahay magaalada waa magaaladiini waana la idinka jecelyahay soo dhawaada ❤
❤❤❤
Gobolada waqooyi ❌
Somaliland ✅ Magaca naga sax brother
Mansha Allah Alle nabad hasiiyo somalia anaga somaliland walalahoda jaarka ahna hanoo siyaadsho mansha Allah aamiin❤🎉
(وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة
( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU
ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN )
Surat Al-Baqara
ADEER XUSEEN
Mansha allah muqdisho waa magaalo qurux badan
lkn ciyaal xamar waxan dhihi lahaa badda xashiishka ka ka ilaaliya, hadda Berbera ayan joogaa weligey ma arag qashin intaa le'eg oo beach ka yaala.
Walaal waad mahadsantahay waxa xamar haleeye waaa bacaha bac qafiif baa na wareerise lkn dowlada baa ka gaabise I.a waa hagage❤
@@AdnaAbdullahi-do8kr Hada waa la mabnuucay bacada saas baa wanaagsan caafimaadka uma fiicna iyo bilicda
Manool yahey makaa baa goormu soo baxey 😂😂😂
Masha alah wexee ehed ina wadatiin wiil rerxamar asalow ah
Xeebta xamarweyne ugu quruxbadned xilligi nabada maanta wasaqdaas laga buuxiyey😢sorry xamarey xaalqaado
This is your home meelkasta oo aad ka timid, Mar hadaad somali tahey.
Wadanka nabad Alle hanooga dhiko amiin wajimce iduceeya wadanka
Waanu idin idin jecelnahay reermuwdusho hdaanu nahay reer
hargaysa
Maashaa Allh. CAruurta illahay habarakeeyo ciyaal xamar wayne ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Malaay La Qalajiye Waaye Waxaa Loo Yaqaan Maleexaan Magacaas Cusba Aala Mariyaa Muqdisho Aaaba Lagu Dhex Gadaa
Somali hanolato 🇸🇴
Sxb Daaarusalaam tag meshaas ugu shidan xamar
Meesha saaas u qorxoon masha allah lkn qashinka ka nadiifiya😢
Anaga nalaa ga rabaa Ina isxilqanoo mahine dolad Ina sugna ma ahan
@@JacfarNur Haa waa runtaa
Musuqmaasuqa waaye iyo shacab is dhigtay maxaa iga galay waaye
Welecome wllo❤❤❤❤
Masha Allah soo dhawoow ina ader ani iyo adi unbaa dabaasha ka qadsan si loo dabaasho ma aqaan malaha fuliyad baan ahay😅😅
via roma waxaa loogu magac daray caasimada talyaaniga
walaal ku sodhawow Mogadishu cadeey waa magaala xiisa badan .ciyaalka wey iska baashaalayan ✌✌✌
الذي 😂😂😂😂
ايش اللي يضحك
لا تعليق 😅😂😂
@@hesamon33741:03 قصدي على ذي ربي يسعدك صح ماله داعي بس مشي الحال ذا وانا عايش في حمر 😂😂😂😂
@@hesamon3374 شوفتي المقطع كامل؟
ايوا شفت لا انا حسبتك عم يستهزأ بس بعدين فهمت @@امعبداللهاويس
Meeshaan reer xamar aan arki jiray hada lama goodle la wareegay yaab
Haa, laba goodle aa la wareegay xamarwayne.
Awalba marti doon ku timid baad eheedeen hal dagmo ku kooban magacna reer xamar qaatay ileen deegaan iyo qabiil ma haaysataan dhulka na hada asalkii baa u haray lama goodle lakiin noo soo noqda waan u xiisnay ganacsigiinii
HAHAHAHA GEELA WAA GEELII CIDA GALE KIKIKIKIKIKIKI
Gesisana aniga oo reer xamara ayaa ka cabsonayo war yaan lagugu dilin mesha hargeysadadi u noqo allaha idiinku xafido
Shacb hada tahy maxa u cabsanee war 8milyan oo dad ah maad ka naf weyntahy
Amaadan reer xamar ahayn,
Nagalada qofka ku nool ayaa amaankeeda dareemi karo kan ka maqan tv kaliya ka arko ki qiimaynaa isma laha
Mohamed binu nasri al marwazi waa ex schoolkeyga allow magaalada no barakey adna sxp so dhawoow waa minikaan waa minikaaga
Mardanbe Haddad aado nin rer xamar wado Asa kudos Kala baraya xafadaha
Qashinka xeebta buuxa le iska nadiifiya nadaafadu waa iimanka barkeed indhaha uma fiicna
xamarweyne waa xeebta ugu wasaqda badan liido iyo jaziira iyo seceonda liido waa nadiif
@@143-k1diyaga laga rabaa Iney isxilqaman ee nadifiyan
War zxp jaziirada duleedka muqdisho kutaala soo boqo
Waan kuu saaray. Via Roma ilaa badda. Caadi maaha.Hore u soco,
Somalia has a problem with infighting. Until this stops, they will not improve!!!
massallah respekt
Masha Allah
Horu soco ilaa iyo baay ❤❤
Mansh Allah ❤wll horay usoco ayaan kuleyahay
hoobaal gal iyo moola mesha yarta
Wlh waa halki aa dabasha ku bilaabay geelaq ❤❤😮
Thank U legend meel aan uxiisa ituste 😢
Asc Allaa maxaan ku Luger yey Xamar Weyne Waar Ninyohow Xusuus baad ii Celisey
indian oceanku waa mida aad taagantahay hade sxb sidee kaa noqotay😂
Ilmaaa bada daftay maqlaa waa.kuwaan bismillaah cabsi cabsi waayey
Masajidka waxaa la Dhahaa awaweyska Ana ku qaweysanjiray advanced u jecla
Ilmaha ceshta kulaha nin raged weye kayari😂😂😂😂
Good Job XHargeisa
25:49 this is not a swimmer waxaa ladhahaa mool dooro ayaa loyiqaanaa.waa meshaan dabaal ku bartan waan aan yaray ee halkan waa caasimadaada ee Muqdisho .somaliweyn too soo isku tirsada💪
Alla reer xamar waa daacad war ninkan waa sahanka Alshababa wuu muqalka u dubaya ninmanki idinqarxinlahaa melaha horumarku kasocdo ba losoodira
🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Muuse maa ku xiray saaxibeey😅
Qalbigaa ka xanuusantahy al shabaab meshey joogaan waa macruuf umada ceebta Kala dul tag
Kala gaynta dadka wllha maxad ku fali
Walaal Ilaahay ka cabsood wallahi reer xamar waa dad jecelahay ee inta yar ee magaca naga xumanaysa ha dhagaysan wlo
Kolay rer xamar ayad tahay ama qof kaso jeeda hadad sidan ufikirayso ama aad xamar cid ka xigsanayso dee dadkan aad isku dhajinaysan eed midnimada karabtan iska fasaxa wadigan alshabab qarxinaya dadka u arka ka idin imade
Wuu kaa weeciyey wadadii saxda aheyd hhhh
Xeeb qurxoon curuba beach baa kuu dhow lkn halkan
Waa dhowr swimming pool
Ciyaalka yar yar ayaa ku dabaasho. Ninka kula socda maaha deegaanka xaafadan
Meelaha qurxoon ee taariiqda leh baa kuu dhow lkn garan maayo ka kula socda sxb
Waxa kuu muuqda 5 masaajid 1300 dhisan iyo kuwa la mid ah iyo xeeb nadiif ah, isla xaafadan ah
Magaalada ma kala dhacdo way QURUX badan tahay , goobahas kalana waynu tagi idimka Allah NEXT Time. Mahadsanid.
Yahooy kan ma xuu wadaa xuu qarinaa hayey 😂😂😂😂😂
Magaladu wey qurux badantahay lakiin hashing ka is nadiifiya beer xamar weynow
Xamar waalama huraan❤❤❤
Meesha ugu wasakhda iyo qashinka badan xamarwayne
Haa waa dadka kaliye qashinka lanool😅
Dakedda duqdda iyo liido tak noo soo duub sxb soo duub fdln
Bada hareereheeda qashinka kadaaya oo iska nadiifiya
geel laq waxaa lkoogu bixiyey waa mool \aad u dheer dadka iska daaye xataa geel way laqaysaa.
Inalilah waa ina illahy rajicuun somaliya maa siida ayu illahay u gaartay
Xamar yaaku xaalmarina xiis u❤
Ani mariza 😂
Reerxamartii xadaarada keentay waa laga orodsiiyay magaalada😢 Allah awooda leh aanu talada saaranay. Inshallah waa la qeeraa
ma waxad aaminsathy somali adigo ah oo xadarad kumanan sano aa lahed in yemeni iyo hindi gumeystaha kensaday inu horumar kuu kenay ayago ganacsi u imaden xiligaa....marti ayay ahayen deegan ayan ka dhignay...dadka hada dagan oo somlida ah aya waligod dagna kana talinayy
adugu soomali mabatihid iska dhaaf iskudirka waxaa tahay itoobiyaan afka bartay , xataa yaman iyo soomali waa walalo adiga xumaantu Haku disho
@@Omar-m8j2e haha Itoobiyaan adiga iyo aniga qofkii u eg la arki doone. Adinka ayaa Xabasho soo keenay dalka hooyo, reerxamartu cadow ma keenin somalia.
@@hassanomar1283 adiga cadawada qabiilka aad xmr daga u qabtid darteed ayad u tageresa dad aanba asliyad somali lahayn oo yemen ka yimaday...adiga bal tag dalkoda cunsuriyadoda so arag doqon
Reer xamrku waa funny
So funny 😂
Aduun uunbaaa bada kadhiman😂😂😂
Xmr wayne❤
8:02 Markab aa ooli jiray halkaa.
Geelaq Waa ku dhiman lahaa. Anoo Skoolka Xamarjabjab usoo gooyay. Baa jamal taraarax ah, Ku Taraaraxay, Mool na Dalaq dhahay.
Ninkoo i ag-joogay baa, i badbaadiyay.
Saa baan Geelaq ku xasuustaa.
Markab Bolol ahaa dhex yaalay.
Waqti hore iyo xasuu, mahadsanid
Reer mudug ma tahay adi saxib
@@XHARGEISAx hargeisa waa mahadsantay tahay inta xamar so booqatay saxib.
LIIDO kama hayno zxb
Indian Ocean qof miyaa😂
I hope i can go and se all this one day inshaAllah
Isooo racaa channel one like 👍 ❤
Ciyaalnimadeydii ayaan dib u daawaday
Hargeyso bad ma lahane see ku soo dabaalatay wllka😂😂
Hhhh hawada ayaan ka so dabashay
Hoore usoco zxp haydhiibin🎉❤
Dadka hadalka badan waa dadka youtube loogu talo galey hore u soco 😂😂
😂 iyo kuwa comment ka dhiibta , mahadsanid wl naga halee
VIA ROMA MAA SIDAAN U FOOLXUMAATEY,91 KII AA IIGU DANBAYSAY WALEE XAMAR WAA LAGU XUMEEYEYEE YAA KU XAAL MARIN DOONO
Geel laq wlhi waan u xiisay
Marumeysanaayi😂😂😂
Rumayso 😂
@@XHARGEISA masha allah wiilka kula dubaya muqaalka waa qof aad udagan caqli iyo xigmad badan badi dhalinta xamar waa dad xasiloon cilimina leh allow nabad sii kuwa wax magarata galaaftay ❤❤❤❤
Meel kale oo dhax da ah oo xeeb ah jirto qurux badan kala bar ka biya ah leh meel xeeb ah soo duub fdln sxb
Soo duub muuqaal ku saabsan Night Life In Mogadishu zxp 📸
Muuqalka hore so EEG wl mahadsanid.
Caano geel aalagu dhisay waxba kama jiraan, suurtogal xataa matahay?
Waxay soomalidu sheegto, wuxuunbaa kajira, waxayna maqal iskama odhanayaan, Laga yaabaa barigaa in jeeskiiba 3000 oo neef oo geela lahaa, laba foosto oo caano ah haddii uu kalliso iyo intaa in leeeg oo dadka kale siiyaan, sibidhka waa qoynaysaa. Haddii kale Nuuradda ayay caano geel moodeen malaha, waayo guryo nuurad iyo ciid kaliya (bilaa sibidh). lagu dhisay ayaa jira, guryahaasi way raagaan oo dhakhso uma dumaan.
War kayar kadhac😂
Alladii aayadii uuba dhameestiray ar reer gobalaa😂😂😂
wadankeena qashin baa rogay waxaynu ku yaacaynaa dalal dadkii laha quruxsadeen 😭
Dhibka ugu wayn ee nahaysto wxa weeye in aynu dhulkeeni qashin qub ka dhignay ay😢
nabaad alah keeno 😂❤
Ninkaan iyo muuse biixi maxaa kala heeysto
😂
Waxa ma aqaan cilmigee kamid tahay 😂😂😂
Waxa la ku dhisey caano geel guriyaha .geel laq waa meel aad mool u ah xitaa keel wey laqeysaa guryahaan waxa dhisey talyaanika dadka waxa la ka siiye shilin iyo bar deen ah ha I wareerin la ku bixin jirey 2sanno 1/2 iyo bar.
Sakeel lee ku qaado ma fahmten reer hargeysow😂😂
May😂
Hore usoco poqorow ❤