Geedi sahan soo maalida gobanima ayaa lagu yaqaanay. Maadaama dalxiis iio baashaal aad kujirto. Ninka kula socda waxaad cunaysaan wax kasiiya. Si ay ubartaan soo maalida. Iyo gobonimadooda
Geedi sahan sxb somali wa dad gob eh mida aya katagtay oo ah dawalka doonida idinkuwado halmar xitaa wax umagadin kaligiin uun baa gadanesen wana kuhor cunisen tas neh gobanimo mahin sxb
Wax walba xisaab ayeey ku socdaan sxb ee inanku maaha inu lacagta faraqo ee wa wiil sii qorshaytay safar kiisa iyo kharashka kaga baxaya ayeey ila tahay ee sida somalidu u badan tahay iney hadhow ku odhanayaan lacagtii aya iga go'aday ee hebelow wax iso dir😮
Nio geediyow wxn ku waydiyay intaad doontii yarad saarnaydeen imisa ayy idinka qaadeen mise free weeye Ta kle kan yaree Camerata idin haya dee miyaanu naflahayn😂
Fadlan 10kun like iyo share
Ahmed instagram:
instagram.com/scw571/
Ok pro
OKy zxp
Cajiib weeye suuqan Wàda biyaha ah. Micnaha. Looga jeedo noo sheeg
Geedi sahan soo maalida gobanima ayaa lagu yaqaanay. Maadaama dalxiis iio baashaal aad kujirto. Ninka kula socda waxaad cunaysaan wax kasiiya. Si ay ubartaan soo maalida. Iyo gobonimadooda
Sxb somalida xagee ka degtaa Thailand?
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Geedi sahan sxb jeeb kaga kama war haayo lkn hadaad wax heysatid noqo qof wax lacun leh qofka kaligiis cunka ah wax qurxoon maahan Thanks
Runtaaa waaye wiilka waaa gacan adagyee wiilasha la socda oo waqtigooda uhuraayo waxba lama cuni karaane il xitaa kama baqayo miyaaa 😂
Wax usheg walahi waan waybaye 😂
Ninkaam waan baraamij fiican, lkn kkkk wllhi meela kala duwana waan ku arkaye kk gacan adeeg uu u dhashay uu leeyahay malaha.
Lkn waa nin 100% qiima badan, oo aan waxyaabo badan ka faa'idesano.
●Runti waa baraha ina bara deegaanada bulashada caalamka iyo dhaqamadooda.
★Marki aad barnaamijkiisa fiirsaneesana; waa dalxiis bilaa safar ah, ( micmaha waad soo dalxiiseesaa adiga oo qolkaaga kooga).
#Shar iyo sheydaanba ALLAA haka xijaabo.
@@mubaaraksaney3642 amen we love him ❤️
🥺 🥺 🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
It was good vlog from Thailand 🇹🇭
Thanks Geedi sahan to share we us .
Ninkana 1m u qalma oo dadka wax faa'ido iyo waayo aragnimo leh so gudbiya Keep Going Bro🫡
waaba riwaayadii u dambaysay caalam cajiib waan kula dalxiisnay saxiib maanshallah Geedi
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
رَحِمَ اللهُ عبدًا سَمْحًا إذا باعَ ، سَمْحًا إذا اشْتَرى rasuulku scw waxuu u duceeyay qofka markuu wax iibsanayo dabacsan adigoo aan lagu dhacayn
Geedi sahan sxb film 📽️ gaaban nagadaa qolal baanu kuxiranahay kadhig 30daqiiqo ugu yaraan ❤❤❤
🥺🥺 🥺 🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
ilahey waxa kaga baryaa inuu ku caafiyu rajeynaa wll ilahey haka dul qaado culeeska wll
Geedi sahan sxb somali wa dad gob eh mida aya katagtay oo ah dawalka doonida idinkuwado halmar xitaa wax umagadin kaligiin uun baa gadanesen wana kuhor cunisen tas neh gobanimo mahin sxb
Rageedi guuleyso saxib iney ka hoos baxday baan u maleen
wllo waa runtaa midaasi
😂😂haka yaabin tiisuba sfcn ugadan karin o ka bakhaylayaaye ma cidkaluu wax ugadi karaa hortaaban yabay
Isku fakar baanu nahay
Gobanimadii somalida lagu yaqiinay sidaan maaha
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah sxb keep going guuleyso
Gedi sahan xishodka baa ku gu ween hore usoco walalka❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 muqdisho baan kala socda
Hebel waa gacan adagyahay hada maqli jirtay waa geedi sahan 😂😂
😂😂😂 ninkaan inow iloobaa dhici karta lkn mid ridwaan la yiraa oo Nairobi jooga waligeey ma arag wax ka gacan adag hhhh
Masha allah muuqalo qurux badan ❤
Woow manshllaah wlhi wadnkas tai Waa wadn aan jaclhy
TiirkA noloshA______salaada dhowra dhalin yaro 🤞🥰🤔✅
Taliye Thailand jeep hanun miyaa
Wali ma arkiin adhigu sidaan u gorgor tamayo
Jaac iska deh.
#Big fan Gedisahan
Best RUclipsr
Geedi sahan to the world 🌎❤🎉
Masha Allah wa wadan ay faidha taalo
Waxaa fiican in ninka kula saaran Doonta iyo kan wadaba aad waxa aad iibsanaysid wax ka siisid
Geedi shahan tha goat🎉
Wallhi wax garad ma tihid zhp. Gacan adkidaa subhanallah. 😂😮
😂nio gedii waax dhaqaleysigaa wad kuficnthy lkn markasta ogow zxbka🎉
War ninyahow geedi si wnaagsan wax ugu iibso umadaa dalxiis ahaan ugu tagtid ileen veiws ayaa ku haleysaa daawashadooda bakhilnimada jooji fadlan
@@QaamRaam33sax 😊
Wll music please xogaay naga gaabi mahadsanid ❤
Mahadsanid ustaad wan idin salamay rer somalilanders😍
Kaa qaadanay kaape sharaf iyo karaamo💯💯💯
Khatar ma jirto WA nimco iyo Amni Amni dhalay barwaaqo ah 👍
Geedi Sahan waa bakhayl wlhi😂
Zaaid dhoormar ufiirsaday kaligiis cun waaye heheheh
Sidaas maaha wll ee dadka dalxiiska ah badanaa waala dhacaa isaguna wuu ogyahay iney dhacayaan sidaas uu ula hardamayaa😅
Wax walba xisaab ayeey ku socdaan sxb ee inanku maaha inu lacagta faraqo ee wa wiil sii qorshaytay safar kiisa iyo kharashka kaga baxaya ayeey ila tahay ee sida somalidu u badan tahay iney hadhow ku odhanayaan lacagtii aya iga go'aday ee hebelow wax iso dir😮
Wad ku mahad santahy geedi sahan
Af somali u ganbi nio dadka wadanka u dhashay la fal gal si aad u heshid bulshooyin kala dugan gulayso sxb💪🏿
Suuqii Biyaha dul sabaynayay
Salan sare Geedi Sahan
Walal wiilka cuntada u gad. Ilayn wakhtikiisu ku isiiyee geedi rer keniya miyaa horta😂😂😂
Somali meel waliba waa tageen,luuqad waliba waa barteen.
meshu waba meel shidan woow geedi sahan waba funny 😂😂😂
Halkeeed kuu iloodeyina reeer Djibouti halkeesi ayaan kala dalxiisa big bro mise mon frère ee wxn suugaya jawbatada madax ayaaad ino sarantayina haddi nahayi reeer Djibouti
thanks 💯
gedi sahan bulshada waa u raaxeeyay runtii dalxiis iyo waayo aragnimo free just wacth
3:18 gantaal ba lagu riday geed sahan 😂
Geedi in wax laga cuno ma ogala 😂
Hore usocco wll jabuuti kaalay ❤❤❤❤
Waa suuq layaab leh
Hormar wacan bro
Masha allah
❤❤❤mahadsanid geedi sahan
wllhi hormuud hormar wacan bay wadanka galisay m.a
Somali wa jiin marakan kulayahay wa markan oo kle xagu ku bartay Afkan
Mohamoud gulayso sxb insha allah wax ku dhiba alle kuma tuso boqortooyo
GEELJIRE LUUQA INSTAGRAMKA FIIRI HADAY WLL TINIMO JIRTO😢😢😢😢
Sxb waxad video kaso samaysa dhaman tarikhda somaliyed iyo siyolka dhaqanka iyo dhaman mamuladi somaray
Waa suuq iyo dad cajiib ah
geedi saxan cml hadaa ugu fakeri lahaa lacaqteyda saacaan millioner ahan lahaa wlh qosolu igu dilaa😄😄😄😄
Thailand 🇹🇭 inan imado raba yaa somali iso dhawenayo from Indonesia 🇮🇩 😅😊
Cajiib!
Hore usoco brother
GEESI SAXAN IYO. MAXAA KALA HEEYSTA. AASIA❤❤❤
Geedi sxbw kliga lee maa wax dalbanee see cml
300k is coming pro 👏🤍
Masha alaah ❤
Saxib laakin muqalada soobadi saxib aad baanu kugu xidhanahaye
❤❤ ninka sahan gacan adagaaa
Your negotiation is 😂keep going
Machaallah
Geedi sahan keligaa waa markii 2aad aad keligaa wax dalbaneyso war ninyahow dhaqan xumidaa
Baqiil geedi sahan
Ninka doonida idiin ku wada marna ma arkin adigoo wax siinaya waxaas ceeb ayaan u arkaa wllhi.
2:21 xariiifka gacanta ka salameesay sidaas oo kale waa qatar waxaa laga yabaa in uu gacanta kaga dhago ku jiiito
Bakhiil Geedi sahan😂😂
First comment 🎉😂❤
appkee isticmalyey markaa lcgta bxinyso
Waafi
Waafi digital card wye digital iyo physical labada ayuu wataa
Wiilkan ma cabsado miyaa soomalina.meelkasta ma joogtaa
Ok sxp soo dhig
Best video
Geedi sahanow sxbow waxani gacan adeyg lama oran karee sida isku dham 😅😅😅
Pataya tag plz
Acuudubilah aduunka qof gacan adag u necbahy wlhi iga tag gobonimo maha waxan
6:38 Fanny Wlhy 😂😂🔥
Ninkas doonta wax kama siinaysin kaligod cunayal baad naga dhigten hana cebeynina
Zxbsare geediyo alwaaxo aadaheso awaaxa maxaa somaaliyalogaqabaata
Marshall allh 😂❤❤❤❤
Waafi master card iyo digital card weel walba ayuu aduunka kashaqeyanyp❤❤
Zxp gacan adagidaaa😂😂
cajiib wallee suuqyo dhul ah baan heysannaa arsoomaaliyeey ila arka suuqaan biyaha korkiisa ah
Geedi sahan baqiil ba Thy ee is daji wllo😂
masuul hada laga bilaabo qfka kula scda wax u gad mar walba waayo waa wax fcn
Nio geediyow wxn ku waydiyay intaad doontii yarad saarnaydeen imisa ayy idinka qaadeen mise free weeye
Ta kle kan yaree Camerata idin haya dee miyaanu naflahayn😂
Geedi sahanow chine tag sxp 😅😅
❤nice 👍🏾
Dhulka faaruqa ee somaliya dadkan in la keeno ku fiican uma qalman somalida dhulka ay haystan oo baaxada wayn
ninkaad doonta ka kiraysateen inaad waxaad cunaysaan wax ka siisaan bay ahayd sidaas dadka somaliyeed laguma yaqaane, sadaqadu waa muhiim
First person
Geedi Sahan nin dhulal bdn maray oo Dalmar ah
Caalamka meel ee soomali joogin maleh 😮😮😮
10:25
Geedi sahan iyagaa soo raaceysaa miyaa kulahaa hhh😅
waa videogagii igu qosalka badnaa
14:10 😅😅😅😅
Qofkii Ugu hore like saray
Wafi xagee kaqadankaraa