Qasriga ugu qurxoon Muqdisho | Amazing tour.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 721

  • @jimcaaledeals
    @jimcaaledeals  2 месяца назад +107

    Haddii aad daneyneyso in aad dhisato gurigaan oo kale ama aa rabto in aad gasho mashruuc kale oo dhismo, waxaan kaa caawin karnaa in aan kugu xirno shirkadaha ugu qiimaha jaban.
    E-mail: jimcaaledeals@gmail.com
    Whatsapp: +252619874953

    • @AbasMohamud-k2t
      @AbasMohamud-k2t 2 месяца назад +11

      Hadii guriga banaankisa soo baxdo naba daro so ma jirto

    • @farjanotvso
      @farjanotvso 2 месяца назад

      Guriga waa qurux badan yahay balse albaabka hore wadada qashinka iyo wasaqda in laga hagaajiyo ugu yaraa 1 miles agaag ku dhow interloog la saaro ku sii qurux badnaan lahaa gudaha iyo dhismaha waa ok balse nadaafad hore guriga 20/100 siin lahaa dadka dhisanaya ku dhiiri gali nadaafada guriga banaankiisa that’s my opinion for me cud be is right or wrong

    • @mohamedroble4989
      @mohamedroble4989 2 месяца назад +3

      Brother guriga cabirka uu ku fadhiyo wa imisa 15x20 miya

    • @anwarsharif25
      @anwarsharif25 2 месяца назад

      Kan hadan dhisto ama aan gato yaa iga qawanaa moriyaan iyo kuwi kale arsenal kan camal hadad dhisaneso waa inaa igu yaraan lahataa 2 tigniko hadiikale hawada aa lagugu baranaa lkn jeclahay inaa kadhisto guri somali😅😅😅😅

    • @suadaabdirahman7499
      @suadaabdirahman7499 2 месяца назад +3

      @@anwarsharif25 Inshaa allaah amni waa imanaa naxariista illaahey wasacwaaye

  • @MaryamaAamin
    @MaryamaAamin 2 месяца назад +512

    Kan mid ka qurxon janada allh iga dhiso ani iyo walidkeyga iyo walalaheyga iyo musliminta oo dhami in.a amin

    • @sahrahajifarah5509
      @sahrahajifarah5509 2 месяца назад +12

      Aamiin Yaa Allah dhamaanteen

    • @KhadiijoMohamed-k8o
      @KhadiijoMohamed-k8o 2 месяца назад +7

      Aamiin wll🤲 dhamaanteena Allaha jannada hanagukulmiyo

    • @alfaklash3427
      @alfaklash3427 2 месяца назад +5

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @fatimabarre936
      @fatimabarre936 2 месяца назад +2

      Aamiin 🤲🏼Allahuma Aamiin Aduunyo inta la joogayo baaba in yar ah قل متع دنيتي

    • @MaryamaAamin
      @MaryamaAamin 2 месяца назад

      @@fatimabarre936 aad io aad aqirada allh noo hagajiyo habigen

  • @farjanotvso
    @farjanotvso 2 месяца назад +195

    Waa iska guri aduun allah guriga nooga dhiso janada Amin

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 2 месяца назад +4

      Aamiin Yaa Allah ❤

    • @suadaabdirahman7499
      @suadaabdirahman7499 2 месяца назад +3

      @@farjanotvso allahumma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba

    • @darishore814
      @darishore814 2 месяца назад +1

      Masha allah u dheh walaalka dhistay Kadib ilaahay guri jano ka bari

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад +1

      Amiin Amiin ya RABBI ❤️

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад

      ​@@darishore814ma wax xuune dahday aduun kula weyna jannada io guuri xun aad biri kadhimaneysid guuriga hormarine yab

  • @vdgvhdhc3802
    @vdgvhdhc3802 2 месяца назад +102

    masha allaah guriga allaha u barakeyo qofka iskaleh cimri iyo caafimad uu ku gaaro allaha siiyo inta aan haysan allaha siiyo

    • @Nima.Mahmoud
      @Nima.Mahmoud 2 месяца назад +1

      amiin 💞💞💞💞

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад +1

      Amiin Amiin ya RABBI ❤️

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz 2 месяца назад +52

    Waa guri aad u qurux badan qofkii dhistay Allah u barakeeyo

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 месяца назад +44

    Aad buu noo soo jiitay gurigaan qurux Mashallah muqdisho iyo inta ku nool dhamaanteen allah na barakeeyo amiin yaa allah

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад +1

      Amiin Amiin ya RABBI ❤️

    • @samsamjama144
      @samsamjama144 15 дней назад

      Allah ha ubarakeyo gofka iskaley

  • @popular7493
    @popular7493 2 месяца назад +48

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️

  • @MohammedaminAbdullahi-ou5zh
    @MohammedaminAbdullahi-ou5zh 23 дня назад +5

    Sad many people are hating..yes we all want a palace in heaven InshaAllah..but it's better you have both heaven and earth. Take this as an inspiration my people. Somalia hanolato❤️

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 2 месяца назад +54

    Xaqiiqdii waa masha allah guriga laakin madan sheegi dhulka oo kufadhiyo cabirkisa iyo qiyaastii inta lagudhisay fadlan nososheeg

    • @abdulle5
      @abdulle5 2 месяца назад +1

      Waa boos iyo bar

  • @fatmaomar2659
    @fatmaomar2659 2 месяца назад +18

    Masha Allah. Cumri dheer iyo amni uu kudago allaha siyo qofka guriga iskaleh. Runtii aad buu uqurxoonyahay Allahuma barik.

  • @maanIsmailrays
    @maanIsmailrays 2 месяца назад +2

    ﴿ وَلَا تَمُدَّنَّ عَيْنَيْكَ إِلَىٰ مَا مَتَّعْنَا بِهِ أَزْوَاجًا مِّنْهُمْ زَهْرَةَ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا لِنَفْتِنَهُمْ فِيهِ ۚ وَرِزْقُ رَبِّكَ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰ﴾
    [ طه: 131]

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад +1

      Maasha Allaha, lkn guryo qurxoon in la dhisto waa wanaagsantahay qofkii awooda...

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 месяца назад +23

    Maasha allah wuu qurux badan yahay laakiin meelyar ayuu ka qaldan yahay oo ah in dhexda inta aan jaranjarada la fuulin hool fadhi yaalo ayuu ku qurxuunaay intaas mis ayaa ka qaldan qolal badan ayey ka dhigeen meeshii hoolka fa dhiyo badan oo kala nuuc ah ey dhigi lahaayeen

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 месяца назад +1

      Aabahay guriga daarta uu dhistay sanadkii 1961 ayaaba saas ahaa. Fadhi lagu nasto ku dhex yaalay marka la soo galo oo aanan ahayn fadhiga martida oo qol kale ahaa.

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 месяца назад +4

    Guryaha muraayada badan u yeela si uu natural light u helo sealing ka kor uqaada fadhigana double sealing qofki first floor jooga wa inuu fadhiga kor daawan karaa daahyada curtain box kadhafa just birta daahyo fudud just simple qololka balcony u yeela iyo daaqado waaweyn sidiisa kale masha Allah wa dadaasheen 🎉🎉🎉

  • @Hamzah-7-w6d
    @Hamzah-7-w6d 2 месяца назад +26

    Halmid oo soomalida waligeed aysan ka fikirina jirta caalamkana priority lasiiyo taaso ah in dadka cuuryaanka iyo dadka waayeelka ay loo sameeyo wiish ama waxwalba oo ka caawinaya guriga iney meshey doonan ka tagaan taas waa mid muhiima.

    • @King55555-x
      @King55555-x 2 месяца назад +1

      Qofka gurigan leh maxuu wiish kufalaa? Alhamdulilah waye dadna meley sexdan mahaystan .kakiya mashallah udheh umada

    • @jcm3349
      @jcm3349 2 месяца назад

      Curtain qasab maaha Lkn waxa dhici karta inuu qof xanuunsado ama waayeel aan kaabada kori karini jiro. Lkn waxaad ogaataa in wiishku kharashkiisa wato

  • @Amilah859
    @Amilah859 2 месяца назад +22

    It needs a swimming pool aswell ❤️😊

  • @Purple-nu2gl
    @Purple-nu2gl 2 месяца назад +5

    Waa guri qurxoon balse Guri yaal xaafad aad uga hooseyso, xaafada Aad degee ee Aad lacag badan ku degee Waa in ey tahay dad isku level ama iska ag dhow anoo qasri gelaayo dad masaakiin ah ma ag degeen mana aha in aan ka faanaa ee xaqqooda Kama soo bixi kareen

  • @Mariamaria2-j8l
    @Mariamaria2-j8l 2 месяца назад +10

    Wxaan idin haya fursad aad ku baran kartan quranka karimka ah qofki raba welcome

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад +1

      JazzakaAllah Kheir ❤

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 2 месяца назад +8

    Guuri sidaanokale ah inaa Hargeisa an Ka dhiisto ayaan raba boos waan haysta lakiin lacag ahaan intee ku baxayaa❤❤❤❤it is so beautiful

    • @نوردين24
      @نوردين24 Месяц назад

      Guryahan nocan ah G+1 la dhahaa kan inta hore aya qasri loga eekeysiyey nooc kle wad ka dhigan karta wxana ku baxda somaliland marka la joogo 200k iyo dheerad

  • @AbdulkadirMAdan-g7v
    @AbdulkadirMAdan-g7v 2 месяца назад +2

    Waa sax Guri waa Koi Aakhiro ki Aakhiro Alle swt ha inoo hagaajiyo Hana inoo nuuriyo Allahuma Aamin Aamin dhaman teyna Insha Allah.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 месяца назад +22

    Waa guri aad looqurxiyay ilaahow ubarakey intaan haysanesii

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Месяц назад +1

      Amiin Amiin ya RABBI ❤️

  • @SirtaBoore
    @SirtaBoore 2 месяца назад +17

    Masha Allah alow ubarakey anga nah nasii

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 2 месяца назад +17

    MASHAA ALLAH HADII XOOLO XALAAL AH LAGU DHISAY

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 месяца назад

      Xamar iyo xalaal xilligaan qof aqalkaan camal ku gadanaayo waa kala fogyihiin.

    • @darishore814
      @darishore814 2 месяца назад

      Malada qaar waa danbi walaal xaasidnimo ayaa lagaa dareemaya

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 20 дней назад

      ​@waryaawariiri1812 adi maa og qofkii guri dhis macnaheed ma ahan inuu xaraan ku dhistay adi iyo qoftaan cuqdaad baa idin haysa 😂😂

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 20 дней назад

      ​@@darishore814waa runtaa waa sababta somalida u hormari waayeen waa dad xaasidiin ah marwalba waa dad negative ah bal qof guri dhistay bee leeyihiin ma xoolo xaaraan buuku dhisay ilaahow xaasid hanaga dhigin subxanallah

  • @OsmanHaji-tt2gm
    @OsmanHaji-tt2gm 2 месяца назад +14

    Mashlah somalia xasud nimada daaye vilahey kabaqa waxan inta na dhigay wa xadid nimo walahi mashlah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 месяца назад +2

      Cuqdad Ku hayso badana
      Maxaa keenay Xasadnimada aad Ka hadleyso

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 20 дней назад

      ​@@batulasmail8261orad comments aqri mise iyagoo kalaa thy waa runtiis dee

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 2 месяца назад +5

    manshaaallah. guri aad uqurxoon. laakiin nooma aad sheegin. dhulka uu ku fadhiyo inta uu le egyahay iyo qiimah dhis mah

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 2 месяца назад +1

    Maashaa Allah aad buu u qurux badanyahay Alle ha u barakeeyo dadkii lahaay cimri & caafimaad ay Kula noolaadaana Alle ha siiyo inta aan haysan oo aan aniguba Ka mid ahayna mid la mid ah ama Ka khayr badan Alle hana siiyo

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 2 месяца назад +2

    Guriga aduunyo leeeee ma ahow!Kuwii Allah Wayne dhisay ee janadda ku yaalo Alle Wayne Ha nagu deeq inshallah....

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 2 месяца назад +4

    Waw maansh alaha wadamadaan aan jogno maqabaan guryahaan ilahow dalkeena nabad noga dhig yaarabi ❤

  • @ummabdallahrqyh511
    @ummabdallahrqyh511 2 месяца назад +3

    Guriga Aakhiro Alle hanoo Qurxiyo kan waa mid aan iraaceen Allow Janno ayaan ku weydiisanay

  • @saynf
    @saynf 2 месяца назад +3

    Mashallah tabaraka allah. Jaarkiina ee danta yar ogaada!

  • @abdulkarimmohamedsharif4029
    @abdulkarimmohamedsharif4029 2 месяца назад +3

    runtii waa game changer aad uga duwan amaba aan horay loogu arag wadankeena xitaa waa gii hore iyo kii dhexe iyo kan aan hada jooganaba lkn waxaa ii cad in markaa ka dambe laga baxay dhismayaashii hore laguna bedelan doono insha allah mid kaan aad hada inoo soo bandhigtay so, masha allah.

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 2 месяца назад +8

    kuwa ku jiro wa "guri aduunyo wa laga tagaa" ,,, ilaahay waxa la weydista : اللهم آتنا في الدنيا حسنة و في الآخرة حسنة و قنا عذاب النار .. m.a alaah u barakeeyo 💞💞

    • @NimcoOmar-u9u
      @NimcoOmar-u9u 2 месяца назад +4

      Dadka aqiiro ku mar mar siyonaayo waa xasid ur mariid ah kuligen aqiro guri iyo mael qurxoon waan wada rabnaa e masha Allah u dheh walasha ama walalka guriga iska leh in u ilahey u barakeyo cimri iyo cafimad u ku qato na ilahey siiyo iska daaya xasid nimada

    • @Nima.Mahmoud
      @Nima.Mahmoud 2 месяца назад +1

      @@NimcoOmar-u9u sax wallahiii walasheey ❤< intaas le raba ... maxxa hadal badan o negetive lo sheega!!!

    • @FY-Editzz
      @FY-Editzz 2 месяца назад +1

      @@NimcoOmar-u9u *Saxiix* maxaa diidaya inaan u noolaano sida biniaadanka.

    • @King55555-x
      @King55555-x 2 месяца назад

      Maxaa uladaba warege dadka commetiyada negativeka mashallah kaliya udheh waqtigasa hakaqate ilhey nomadidine nolosha inan kuraxeysano ok.kaliya mashallah udheh aqiro cid ilowdey majirtee muslim wada dhahay.yaab

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 2 месяца назад +1

    masha alaah waa dhismo qurux badan oo waliba cajiib ah Somalia Nabada Allah ha usiyaadiyo insha alaah adigana guuleyso sxb sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbisay sxb

  • @abdullahibotan
    @abdullahibotan 2 месяца назад +22

    Masha Allah 💯🇸🇴

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 месяца назад +1

    Wa guri qurux badan masha alaah akiid somali ma dhisin dad ajnabi adhiseen somalida waxle jacbur ah ay dhisaan

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 месяца назад +15

    Gurigaas cml ayaa qofteeda u dhisi rabaa❤❤

    • @ISMAEL-ul5eb
      @ISMAEL-ul5eb 2 месяца назад +1

      Wa sax, laakin 3 xaas wuku filanyahay

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q 2 месяца назад +1

      ​@@ISMAEL-ul5ebamus fqiiiryhow

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 2 месяца назад +1

      Hooyo na ku dar

    • @aadamabdi6148
      @aadamabdi6148 2 месяца назад

      War naag aad qabto waliga guri ha u dhisin... hooyada ama 2alashaa guri udhiso waa iga talo

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 месяца назад

      @@Amallllll-j8q😂😂😂😂

  • @abdulkarimmohamedsharif4029
    @abdulkarimmohamedsharif4029 2 месяца назад +1

    masha Allah, Jimcaalow runtii wadankeena aad iyo aad ayuu uhorumaray waana wax jeclaankaro indhaha iyo dhegahaba uroon. m. a.

  • @fhu621
    @fhu621 2 месяца назад +2

    MashAllah MashAllah ❤
    Alabta jiifka halga bedelo
    Isma laho giriga iyo furniture
    Guriga mashallah ❤
    Wa guri aduun aqiro alha uga dhigo sidan oo kale 🤲🤲🤲🤲

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 5 дней назад

    masha Alah Alah ino xafido wadankeyna soomali 🇸🇴Alah inoga dhigo nabad

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 2 месяца назад +1

    Maashaa alaah dee waa iska guri aduunyo ilaahay ka aaqiro hanoo qurxiyo gurigaan qofkii ilaahay siiyay alaha barakeeyo cimri uu ugu noolaado alaha siiyo

  • @luulyalahow3163
    @luulyalahow3163 Месяц назад +2

    Maasha Allaah waa 100 kii ba 100

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 2 месяца назад +1

    Maasha Allaah waa guri lagu fara yareystay Allaha ubarakeeyo dadka iska leh.

  • @NajmaCabdulahi
    @NajmaCabdulahi 7 дней назад +1

    ani kaaas camal ka dhisana mar dhaw🎉

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 месяца назад +2

    Mashallah illahay hadin barakeeyo amiin

  • @suadaabdirahman7499
    @suadaabdirahman7499 2 месяца назад +1

    Wll waa Mashaa allaah tabarakaraxman
    Saqafka ama satuxa ugu koreya xoogaa darbiga in ladhereyo si ilmaha ugu dhicin wax xun allaah hanaga haayo allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 месяца назад +3

    Wsc Mansha ALLAH waaw That is Amazing,l loved ❣️🇸🇴❤️❣️🇸🇴❤️❣️🇸🇴❤️

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 9 дней назад +1

    مشاءالله تبارك الرحمن

  • @RakiyoSaamsl
    @RakiyoSaamsl 2 месяца назад

    Masha allah
    Waa Guri qurux badan markii runta laga hadlo ❤
    Kan mid ka qurux badan allah janada naga siiyo🤲🤲

  • @RogueDemonExposer
    @RogueDemonExposer 2 месяца назад +3

    Maa shaa allah gurigan cabirkiisa meeqa waaye

  • @ismahaanyasin2988
    @ismahaanyasin2988 18 дней назад

    Masha allah Allaha kuu barakeeyo cimri aa kunoolaato iyo caafimaad Allaha siiyo qofki dhistay anakana Allaha noo sahlo guri Waa guri janne

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 2 месяца назад +3

    saxib Jimcaale guriga noocan oo kale ah inte lacag ah aa kukaceyso . dhul aan kuleyahay Degmada Gubadey waxana jeclahay in aan u'dhiso sida oo kale.

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile 2 месяца назад +3

    Mashaa allaah run ahaanti waa qurux badan yahay❤❤❤

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 2 месяца назад +1

    Barakallah qofkii dhiistay Masha Allah wadanka hala dhiisto.

  • @ahmedimanb.4307
    @ahmedimanb.4307 3 дня назад

    Masha Allah illahay haku xafido walaal it's a very nice Home
    Great design illahay haka dhigo Guri laggu Nagaado illahay ha ubarakeeko wallaha dhistay waa Guri Aduunyo Mashaa Allah illahay haku xafido walaalaha Amma walaal ka leh Allhumma Amiin yaarabi 🎉🎉🎉

  • @bashirmohamud9639
    @bashirmohamud9639 2 месяца назад

    maansha allaah
    waa horumar aan gaarnay, illaahay hanoo siyaadiyo
    amiin

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 месяца назад +1

    Masha allaah illaahay how barakeeyo reerka dhistay waa kuri lagu noolaado ❤❤❤

  • @abdinasirheybi8507
    @abdinasirheybi8507 2 месяца назад +2

    ❤❤❤mansha alaah ninkii dhistay alaha ubarakeyo anagana alaha nasiiyo

  • @CookingEverydaySpecial
    @CookingEverydaySpecial 2 месяца назад

    Maasha Allah, 😊this is the best house built for Somalia and others are coming, it is a game changer.

  • @aminawarsame00
    @aminawarsame00 Месяц назад

    Mashallah I pray our country becomes peaceful.

  • @fahmoaadan7802
    @fahmoaadan7802 2 месяца назад +1

    Masha Allah illah ha u barakeyo waa guri Qurux badan waan ka heley insha allah mustaqbalka haduu illah nafta noo daayo iyo ku soo laabadka dhulka hooyo👌👌👌

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 2 месяца назад

    Maashaa allaah Wiil kaan wuxuu soo bandhigaa caadi maahan allaahu mubaarak Ilmaha aan yurub ka soo wadan weyney ayaa ubaahan indho sarcaad kaan ookale iyo abni qurxoon iyo nadaafad

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 9 дней назад

    Mansha allaah injineerka dhisey waa fadhidaa gacantiisa guri aduun waa u qurux badan yahay alaaha noo qurxiyp kii akhiro

  • @DuniyoOmar
    @DuniyoOmar 2 месяца назад

    Mashallah sas kuwada wadan shisheye alloow naga kaal yarabii❤

  • @sahraali7823
    @sahraali7823 Месяц назад

    Masha Allah tabaraka Muqdisho wa iney heshaa guryo aan oo kale & ka badan

  • @UmulKheyr-w9r
    @UmulKheyr-w9r 2 месяца назад

    Masha ALLAH waa guri aad u qurux badan waanan ka helay si aad ah

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 2 месяца назад +3

    Maasha Allah guriga waa qurxoonyahay laakiin music ga ka daa

  • @Neima.Hassan
    @Neima.Hassan 2 месяца назад

    ماشاء الله تبارك الله فيلا فخمة الله يرزقنا واياكم❤

  • @abdijamuhamed1926
    @abdijamuhamed1926 2 месяца назад

    Masha allaah tabaraka laah qatar ad iyo aad ayuu u qurux badanyahay

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 месяца назад +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    meeqaa lagu dhisayaa gurigan oo kale Cabirkiisuna waa maxay

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 Месяц назад

    Masha Allah Allahuma baric Allow u barake umadda

  • @waryaamaanta168
    @waryaamaanta168 2 месяца назад

    Maan sha allaahu la kiin Dariska ma la raraa bacween ku dhagan

  • @King55555-x
    @King55555-x 2 месяца назад

    Inshallah mid saas uqurxan dhisanaya mustaqbal ❤

  • @abijan3902
    @abijan3902 2 месяца назад +4

    Guri qurux lakiin banaankiisa foolxumo. Dadkeena somaalida danta guud ma jeclo, guri qurux, baabuur fiican lakiin laami la mariyo ma leh.

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 месяца назад +1

    Mashaa Allah waxaa umadaay America 🇺🇸 lakiin gratulation. 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @aminahassan9199
    @aminahassan9199 Месяц назад

    Waa Masha'Allah Tell ISoo Dir Inshallah

  • @QaniYusuf
    @QaniYusuf 2 месяца назад

    Manshallah wlh inba cadi ma’ahin wow ❤ best house.

  • @FarahmoussaAbdo
    @FarahmoussaAbdo Месяц назад

    masha allah ad iyo ad ayu u qurux badan yahay guurigan

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 месяца назад +2

    Mashallah illahay baa mahadas iska leh

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 2 месяца назад +2

    Maasha Allah qeemihiisa noo sheeg mise waa baraayfid..

  • @abdulmahd4389
    @abdulmahd4389 2 месяца назад +4

    Masha Allah Guriga aad iyo aad ayuu u fiican yaxah illaahey ha ubarakeeyo qofka leh Amiin dheh. mana umaleey neysid inaad xamar add joogtid masha Allah tabaraka Allah

  • @FaaisoHassan-k3d
    @FaaisoHassan-k3d 2 месяца назад +2

    Hambalyo My Country 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @falisa576
    @falisa576 2 месяца назад +16

    Guri aduunyo quruxdisa so laga tagi
    Maayo ilaahooow daarta aakhiri
    Ino qurxi dhamanteena

    • @KowsarabdiQurux
      @KowsarabdiQurux 2 месяца назад +1

      Haa wlhi waa laga tagi aaqiro ilah hainoga dhiso🤲

    • @omarmohamoud5892
      @omarmohamoud5892 14 дней назад

      Saab laga tagas, balse uga tag aduunka wax qurxoon. Intaas maku dhacday?

  • @Umuliiban143inaQeyre
    @Umuliiban143inaQeyre 2 месяца назад

    alle aduun iyo aqiraba hanagu siyo guri qurux badan Amiin

  • @liibaanhaaji
    @liibaanhaaji 2 месяца назад

    Wa guri qurux badan wa imisa qimihiisa walal.

  • @abdimalikakofficial1289
    @abdimalikakofficial1289 2 месяца назад +17

    Zxb guriga bilicdisa waa in google ka la galiyaa war bxiin tisa sawiro nh laga qado all guriga dhan google hala galiyo guryaha san cml o calmka laga dhisay google ee kujraan

  • @dasomalianoTv1
    @dasomalianoTv1 9 дней назад

    Maashaa Allah waa Mansion

  • @macaanos
    @macaanos 2 месяца назад

    Qurux wayo Ilaah ha ubarakiyo dad ki dhistay!

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 2 месяца назад +1

    Mansha alah guri quruxbadan waase guri aduunyo ❤❤

  • @habibahabiba9604
    @habibahabiba9604 2 месяца назад

    Maansha Allah waaye meeqa lagu dhisay guriga in guri la ii liso ayaan rabaa haduu ilaahay yiraahdo

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 2 месяца назад

    MashaAllah TabarakaAllah amazing very beautiful 😍 🤩

  • @berlinbarawe3554
    @berlinbarawe3554 2 месяца назад +2

    Masha Allah. Can you please tell us next time a measurement of the house and how much was build please. Thank you very much for sharing with us this video.

  • @naxariis
    @naxariis 2 месяца назад +3

    Waa guriga madaxweyne Hassan sheikh ..

  • @KowsarabdiQurux
    @KowsarabdiQurux 2 месяца назад

    Mnsha allh ninki dhistey Allah haubarakeeyo anagana ilah hana siiyo adun iyo aaqiro bo guri saan uqurux bdn🤲

  • @DhaqaneBaamuqtaar
    @DhaqaneBaamuqtaar Месяц назад

    Maashaa Allaah waaye laakiin nabad malagu deganaan karaa ayadoon walwal jirin

  • @muxubaaxmed4562
    @muxubaaxmed4562 2 месяца назад

    Masha Allah Allahuma baarik waa qasri qurux badan , fikirkayga fadhiga hoose qol kuma fiicnayn ee inuu furnaado ayay ku wacnad keliya jikada uun gooni loo xiro

  • @fardusabdiraxman9961
    @fardusabdiraxman9961 6 часов назад

    Maansha allaah alle ha u barakeyo dadka leh

  • @gureydhere511
    @gureydhere511 2 месяца назад

    Mash Allaah rabbi SW ha u barakeeyo

  • @ilhanmohamed4392
    @ilhanmohamed4392 2 месяца назад +1

    Jannada Guri Allaha jooga Wadada dhiso Soomaali oo dhan isla Degto❤ anagoo is Jecel saa Janada Dagaal ma jiree❤

    • @Really2025
      @Really2025 2 месяца назад +1

      Adduunkana Rabbi waa awoodaaye Ha nagu Heshiisiiho. Soomaali waa is jeclaan jireen…waayo waayo

  • @HalimaAliarab
    @HalimaAliarab 2 месяца назад

    Mashallh Ilaahey ha ubarakeyo cafimad

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 месяца назад

    Maanshaa Allaah aad ayuu u qurxoonyahey❤❤❤

  • @xamdiismaaciil-o4h
    @xamdiismaaciil-o4h 2 месяца назад +1

    maasha Allah Allah ha ubarakeeyo naga hanasiiyo