Masha Allah dhismaha wuu fiicanyahay keliya jiingad waa laga tagay dhuulkeena xoogaa cimalada waa is badalay oo jilay ama Tile roofing ayaa ku fiican oo Dhisamaha ka celin kara Biyaha Roobka Waterproofing resistance .
@@SagalMohaned abayo illah haku fududeyo maalmahu adag waa iska dhamanayan inshaallah ilmaha abtiga u ahayna allah kula koriyo gacan biniadam na allah ka koriyo
Guriga aan ku dhashay wuxu kuyaala xamar wana 30sano lahor jiingadna ma aheyn korka sare ama saqafka wa guri vila ah dhex kadhis ah jilay ah marka dooqa qofka isaga leh imikaa laga baxay ama lajoga maha mida kale weathwrka xamar iyo hargeysa wa kala duwan yihiin , hargeysana 2ba sano kahor baa igu danbesay ilaa borama wan tagay masha allah borama aad ujeclestay hargeysana ma xumeyn
waa run arinta jikada iyo suliga in ay iskudhagsanadan ma fiicno.ta kale jiingadu inay casaan noqotaa kaga qurxoonan lahayd bay ilatahay guriga. jiingadan cawlan waxay u eekaysisay guri qadiima oo kale
Mashallah its beautiful house 🏠 hal suaal baa rabaa inaa iga jaahil bixiso why only loo isticmaala gas why electricity loo isticmaali waayay stove cooker somaliya ma waxaa laga isticmaal gas waana meeqo marka aan gadanayo guri diyaarsan si fiican noogu sharax Please adigoo mahadsan thank
Asc waa u jeda waxa soo qoraysan soomaliyey engineerrka waa dadalay designka waa qurux saqafka sare waa mesha ugu sahlan ma is weydisen qofka wax loo dhisayo qarashka ku yarado nash nashka mar kale waa lagu samay kara
Ma xuma lakin engineer waxa ka dhiman u fahmo energy house side loo ilaaliyo qofka kuri dhisanaayo ama dhisaayo in aan wax koranto lagu bixin kariba la dhisaayo gurigan waxa ku baxaya korantada bishi ugu yaraan 60 USD faaido ma laha
Uma qa;mo lacgtaa wlhi qaabkiisa iyo nashqadiinaba waalaga wanaagsan yahay somproperty shirkadaa bal ilasoo arka qaabkay u dhisto iyo qiimayaasheeda guridhan 24mx20m wax ka yar 50kun ku dhisaan
Jimacaale Deals adiga sxbow gobol maa hada ka soo gashay... waxaan aa ku heyso waa casri waa outdated orod horta soo daawo sida decorations iyo evolution-ka halkuu maraayo...
Qofka dhistay allaha u barakeeyo
Aniga ilaahay ha isiiyo guri xalaal ah
Iyo xoolo xalaal ah oo baraka leh
Amiin pro Allah ha ina siyo 🎉
Dhamaanteen sxb ❤
Ameen!!!!!!
اللهم امين يارب العالمين
Masha Allah dhismaha wuu fiicanyahay keliya jiingad waa laga tagay dhuulkeena xoogaa cimalada waa is badalay oo jilay ama Tile roofing ayaa ku fiican oo Dhisamaha ka celin kara Biyaha Roobka Waterproofing resistance .
Agreee jiigad waa kaga tagay jili ayaa fiican dhan kasta iyo quruxba halka meel ee ka dhiman waa roofing ka
Weli aragti ayaa igulaaban master bedroom bathroom. Why y’all so fast. I was looking forward to that 😊
.5 Internet ku shubto maheysto saas ay tahay muuqalka waa dhameyste mashaallah ❤ allah ubarakeeyo qofka leh anigana allah haisiiyo
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️🎉
Qayr aduun ma waayeysid allaah swt uhogaansan Saliga nabiga Scw istiqfaarta badi salaadaha waad heli somalia joga puntland ma shaqeyo waa ku siin laha allaah igu og caruur la igu furay koriyaa Alx waxaan weheshadaa cibaadada allaah baryadiisa waad qayri bi idmilaaah wallo
@@SagalMohaned abayo illah haku fududeyo maalmahu adag waa iska dhamanayan inshaallah ilmaha abtiga u ahayna allah kula koriyo gacan biniadam na allah ka koriyo
Waad mahadsan tihiin laakiin ereyda ingiriiska ah ka daaya waayo dadku ma wada yaqaanaan.
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🎉🎉🎉 walal shukran🙏🙏🙏🎉🎉🎉💙💙💙
اللهم امين ويرزقنا وظايف
❤️
Saqafka in jiley la saro u dhiman bes😊
HARGEISA Design kan waa laga baxay imika.
Gurigga waa in aanay Jiingadda sare aanay Muuqan.
Sida kale waa MASHA ALLAH.
Guriga aan ku dhashay wuxu kuyaala xamar wana 30sano lahor jiingadna ma aheyn korka sare ama saqafka wa guri vila ah dhex kadhis ah jilay ah marka dooqa qofka isaga leh imikaa laga baxay ama lajoga maha mida kale weathwrka xamar iyo hargeysa wa kala duwan yihiin , hargeysana 2ba sano kahor baa igu danbesay ilaa borama wan tagay masha allah borama aad ujeclestay hargeysana ma xumeyn
Definitely
Jikada Iyo Musqusha sidaas inaad iskugu dhejisaan kuma haboonayn mana wanagsana Nadaafad ahaan.
Mida kale Saqafka Kore Design kaan Jiingada Waaa looga wanaagsanaa.
Spaceka Packing-ku waa yaryhy.
Inta kale waa OKEY
waa run arinta jikada iyo suliga in ay iskudhagsanadan ma fiicno.ta kale jiingadu inay casaan noqotaa kaga qurxoonan lahayd bay ilatahay guriga. jiingadan cawlan waxay u eekaysisay guri qadiima oo kale
Kkkkkkkkkkkkkkkkk necbiyaa guri jikada iyo musqusha xitaa ay isku dhawyihiin iskadaayee iney isu muuqdaan ama ay garabka isku hayaan so disgusting
Dhismaha waa cajiib kaliya 3 meel Design-kiisa ku dheelay waa saqafka sare, daqadaha laga tagay iyo albabka bananka ee single-ka wuxuu toos ugu adanyahay gudaha kaaso laga arki karo qofka gudaha sii dhexmaraaya mrka albabka qofka laga furaayo inta kle waa msha allah
Jiingada kore ayaa foolxumeysay guriga. qarashka la galiyay gudaha iyo jiingada saqafka sare isma lahan
Lacag aan ku casheeyo ma hayo gaajo waliba niyada waxaan ka leeyahay 2026 kaas mid ka khatarsan baan rabaa
😂😂😂
Masha Allah qurux gacmahena Allaha idin xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Well done walal dadka inta badan qimaha weey qariyaan that’s why this channel is different ❤❤❤❤
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله بلادي بلادي منار بلادي لكحبي ولادي 🇸🇴💘💝💝💕💔♥️♥️🇸🇴💙❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nice design loo sameye 10/10
Guryo qurxoon waa la dhisey cimilo aad u fiicana waa heeysanaa lkn nabadii ilaa hada laguma guuleeysan
Masha Allah, Allaw u barakee
Annagana Nasii .
Mashaallah tabarakallah guriga riyada dayda wye ilahy haynagusimo nafta ama walidkayga udhiso😢😢❤
gurigaan wlhi saficn bay u dhisen kalarka alabta kuli way isleyihin masha,allah
Mansh Allah Mansh Allah ilahay ha iyo cimri dher iyo cibado subaan rabina ha ubarakeyo
Mansh Allah❤ Guri Qurux waye its My Dream in the Future Insha Allah
Mashallah wuu quruxa badan yahay laakiin jiingada ayaa cilada ku ah dhisamaha dhexada good
Asc jimcaale brother gurigan beec miyaa haduu yahay waa xaafadee iyo company dhisay magacooda iyo qiimaha guriga hadii tar tartiib lagu bixin karo details brother nagasii inshallah jimacaale aad ayaa ku tageera brother jazakumullah
Qaabka ay u hadlayeen uma eeka beec, haduu yahay way shègi lahaayeen ayay ila tahay
Mesha lamayeeriga laga dhigey in laga dhigo Jiley ayaa fiicneed😊
Shaqo cajiiba maasha alaah, dhaliil uma haayo, 🙏
Interior-ka Guryaha casriga ah ee soomaalida mostly waxay kala mid yihiin caalamka kale lkn Exterior lama mid aha caalamka kale
Masha allah
10/10 aan siiyay aniga Maansha Allah
Maasha Allah. Shaqo fican teams-ka.
Masha Allah walo bahna injeneradan casrega ah hana la jebeyo qaradhka dhiseda
Masha allah❤Dhismahan waxan ku arkey noc shabaho ethopia
Masha Allahu gurigan waan kaheley aniga
Bhooyadeey baaa rabaa inaaan guri weyn u dhiso iyo walaalhaeee ilaahay ha ii rumeeeyo
Waa imisa gurisidaan ah ku dheeri ah korkiis biyaano kale?
Ama
Dheh
Waa imisa guri labbo (biyaano/dawaq) ?
9/10 ayaan siiyay. Sababta waa jiingadda kuma haboonayn.
Asc Adeer fadlan kaqaad muusiga kuna badala shukran Allah
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen tihiin
Maasha Allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴fifa somaliya mugadisho
Maansha Allah waa isoo jiitay dhismahaan alaahumaa baarak insho Allah waa lasoo xiriiraa
Guriga aakhiro allah ha noo qurxiyo
Masha allh 10/10
Guriga lacg tiisa waa miqo hadi lagada inan ogaad qiimaha guriga masha Allaha
Wll guri hofka waxuu ugataa in uu ku noolaado mudo badan 50 sano kaban marka jiingad markii kor lasaaro 5 san weey mirireeysaa joojiya farsamadaan
Maasha Allah laakiin kabaha guriga kala baxa
Maashaa Allah aad ayuu u qurux badan yahay
Waa guriga riyadeyda ah mustaqbalka. Dhow
Mashaa. Alaaha
Masha Allah, I am from Djibouti 🇩🇯. Kindly give me the address of the company. Thanks
Masha allaah, very good design ❤❤❤
Mashaa Allah guuuuuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah hori usoco eng
Waa guri qurxoon ❤❤
Masah Allah Masah Allah
Allahumma barik ❤❤❤
Masha Allah❤Tabarakallah qurux
Mahadsanid jimcaale deals.
Masha Allah wow wow Beautiful House.💯👍👏👏
Mashallah its beautiful house 🏠 hal suaal baa rabaa inaa iga jaahil bixiso why only loo isticmaala gas why electricity loo isticmaali waayay stove cooker somaliya ma waxaa laga isticmaal gas waana meeqo marka aan gadanayo guri diyaarsan si fiican noogu sharax Please adigoo mahadsan thank
electricity is quite pricey in somalia so gas cookers are more popular
Masha Allaah waxan u malanayaa waa muqdisho Hargeisa gurigaaso kale $$1050 iyaa lagu dhisalaa
Masha Allah wa guri qurux badane i have question maxa laga wada 20 15 guriga cabirmisa wa meqo ma one boos miya mise boos & bar thanks.
Waa hal boos walaal, Cabirkuusana waa 20 meter X 15 meter.
Asc waa u jeda waxa soo qoraysan soomaliyey engineerrka waa dadalay designka waa qurux saqafka sare waa mesha ugu sahlan ma is weydisen qofka wax loo dhisayo qarashka ku yarado nash nashka mar kale waa lagu samay kara
Asc mashaa allah
10/10 great job 👍👍👍
Mashaallah mashaallah 😍 ❤️ 💙
ASC walaal guryaha xagee ku yaalaan magaaladee laga dhisay
Maasha Allah ❤
Asc su aal hadan idinwadiyo lacagta ushegay ijineku magurigokeliya mise alabadakujirta madankl. Qadin balkasojawaba
Cabirka fadhiga waa iloowday iyo jiingada ka bedel
Musqul iyo jiko isa saaran yaahu
Asalaam Aleikum
Do you have a branch in puntland
Walaal Zeinab, waa ka shaqeeyaan Puntland waa ka shaqeeyaan. Faahfaahinta kala xariir: 0610222117
عمار بلدي الغالي
Masha Allah my brother
Masha alaah
Dhismaha bis miyaa masa dhulka wow kujiraa
Gurigu wuxuu Ka dhintay baakinka
Waxaa ku ha boonayd in uu leeyahay
2-3 labo ilaa sadex baakin haduu in taas la haan la haa guri buu ahaan lahaa
Mashaallah
Maashaa Alaah
Dhal-dhalaalku waa qurux balse Lafaha & dhuuxa gudaha (Material) ka lagu dhisay yaa naga hubiyay.
somalia waa dhankeeh
Waa magaaladee?
Mashallah 👍
Masha alla 🎉
Masha Allah waaye Lakin lacgta 45 kun macquul eh , 59,60 kun G+1 oo dhisaa , wabilaahi tufiiq
Asc Adeer Dhisma haan waa Wadankee?? Mahadsanid
Wadankeena xagee wadanka waa weenyahayee ma muqdishaa mise gobolada kale
Waa qurxantahay lakin waa qaali
Solar Panel kaliya aa ka dhiman✌
M.a waa guri shidan lkn somalia ma la is waydiyey korontada intaas nal shidayso wxy soo saari bilkasto. Waa 400$ ugu talagal koronto😂😂😂😂
Asc jimcaale gurigaan kor waa jiingad laakiin mala shubay shub miyaa ruufka kore
War mana dhacaysan agah guri bis hadu intas yahe kwrn dhulka neh😂😂
Ma xuma lakin engineer waxa ka dhiman u fahmo energy house side loo ilaaliyo qofka kuri dhisanaayo ama dhisaayo in aan wax koranto lagu bixin kariba la dhisaayo gurigan waxa ku baxaya korantada bishi ugu yaraan 60 USD faaido ma laha
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉ماشاءالله تبارك الله
59 ila 65 ma dhismaha kaliya ama dhismaha iyo gogasha oo dhan sida oo hada u firaashanyahay?
Uma qa;mo lacgtaa wlhi qaabkiisa iyo nashqadiinaba waalaga wanaagsan yahay somproperty shirkadaa bal ilasoo arka qaabkay u dhisto iyo qiimayaasheeda guridhan 24mx20m wax ka yar 50kun ku dhisaan
Tirniga ama jingada ama saqafka sare inad qarisan ayey ahyd guriga
Jimacaale Deals adiga sxbow gobol maa hada ka soo gashay... waxaan aa ku heyso waa casri waa outdated orod horta soo daawo sida decorations iyo evolution-ka halkuu maraayo...
10/10 w
$59k miyaaaa including the land mise dhismaha kaliya ah need more information please
Mashalaah allah ❤
waxan rabay inaan ogaado, 59000-65000 alaabta guriga taalaa ma ku jirtaa mise waa dhismaha oo keliya.? mahadsanid
Alaabaha kuma jiraan
Jiingad baa soo bandhigtay, wax kale ma odhan karo