Waxay umada Soomaliyeed kuleeday Taariikh madaw oo Xanuun badan Waa meeshii 1989 Dawladii Afwayne Ku Xasuuqday 41 Qof Oo Soomaliyeed Si isir Ah waana markii Caalamku ogaaday Argagaxa Siyaad bare ku hayo umada Soomaliyeed
dont know if you guys gives a shit but if you guys are stoned like me during the covid times you can watch all the new movies on instaflixxer. Have been binge watching with my gf during the lockdown =)
Masajidka wa goniye tan israfka iyo kabadbadiska ahba wa Tan sheqa Mala didano inu wanagsana shaqa wangsane qabtay lkn si marki lo firiyo xita wariyaha tabinaya nocma lexasho ah ba ku jirta ama weneyn anan ku haboneyn si kasto qofi uwanagsan yahy lama waynayo dad xadkisa dhafiya anyway ale nama lumiyo adunkabo iska dhib bdne
(Dad somalia jooga wxaY u arkaan in somaliland dhalinteedu ka cararayaan balse arrintaa saa maaha ee waa dalxiis micnaheedu maaha hadday muqdisho tagaan in somaliland naceen waayo lama arag qoF hooyadii nacay markii arkay meel dad gudboon la joogaan)
Dawlad waxaa diidan kuwa tuulooyinka ka yimaadeen ee isbaarooleyda ah iyo Caruurtii ay dhaleyn,Somaliya Dawlad xalaal ah maheleyso buunka ayaa ku yeeraayo Sababtoo ah kii maamul loo dhiibo ee laga raacdeeyo Al-Shabaab ayuu soo hogaamunayaa si ay qarax u fuliso Dawladana Baaris mataqaanno oo Madaxdeeda iyo Madaxda Al-Shabaab dhammaantood Tuulooyin ayey ka yimaadeen warbaahintiinna iyaga ayaa qabsadeyn Alle ayaa weyn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha allah bahda astaan waan idiinkaga mahadcelinayaa inaad nala wadaagteen barnaamijkaan quruxda badan.
Waxaana rajeynaa inaysan halkaan ku ekaan barnaamijyadaan ee aad noosoo gudbin doontaan kuwoo kasii qurux badan oo deeganada soomaaliyeed ah.
MAHADSANIDIIN......
Iyadoo nolosha kaluumaysatu sidaa u adag tahay ayay hadana dadaaalayaan. Waa filim wacan. Thank you astaan tv
Manshaa Allah waaaw Illaahoow nookeen Dowlad Qeyrqabto markaan waxaan arko waanqiroda nimcada ilaaheey nasiiyay iyo sida aan uga bahanahay Illaahoow nabad qeyr qabto nasii 💯🇸🇴💝💝💝🥰🥰🥰🥰🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Masha allah guul iyo gobanimo somaliya ha noolaato 💙🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴❤💙🇸🇴🇸🇴❤💙💙🇸🇴🇸🇴
Maashaa allaah qurux badnaa wadankeena, allow alle waxaasaa qabow ka joognaa 😭😭😭😭😭😭
Soo laabo sxb mcn
Best Somali channel
Great cinematography
M/Allah, deybih gartuun.
Dall waako degaani'nih waako oo kheraad baddin liihaan koobi kornille lakiin dadsheey hunyiin oo inni wall bobaanlley faddayaan ammih SHISHEYILEEY in adegaan faddayaan.
Rabbiyoow hannodeer. Amiin.
Edda inki mahasintiin haniin gudbiyoowkiin. Asc. Meggin Allih.
M.a horumar wcn
ALLAAH ha unaxaristo sheikha
Waa Barnaamij si xirfdaysan loo duubay oo tayo leh masha allah. 👍👍👍ASTAAN keep going,
MashaAllaah Astaan tv, mahadsanidiin.
Mashallah I misa my hometown
⁰päälläääpo⁰sa
Allow nabad buxda sii wadankeena. Allah arsaqda ha waasiciyo dhamntood meelkasta ey jogan. Amen yarabi❤️❤️
Sheeqal jasiira guuleysta
Wllhi waa cajiib gabadha 10 daqiiqo koofiyad ku samaynaysa
Wan u baahneen Barnaamijkan oo kale. AstanTv. Waad mahadsantihiin.
Masha. Allah
Waad mahadsantahay
Warbixi loo bahaana waad mahadsantihiin astaan Tv
Waxay umada Soomaliyeed kuleeday
Taariikh madaw oo Xanuun badan
Waa meeshii 1989 Dawladii Afwayne
Ku Xasuuqday 41 Qof Oo Soomaliyeed
Si isir Ah waana markii Caalamku ogaaday Argagaxa Siyaad bare ku hayo umada Soomaliyeed
Xaqiiq weeyaan...xasuuqii al jasiira. Siyaad bare ehlu naaar buu ahaa
Meydka ka xisho allah aya la xisabtamiye
Qashin qadhmuun baatihiin mash kasta aad kahadashiin marxuun dhintay teeda kale meeqaa adiga xasuuqday calaacal aad waddaa
Somali pure naclad qabiil ka guuxaayo ayaa tahay. Meeqaa adiga iyo aabahaa xasuuqdeen. Doqonyahaw kuwiina wax xasuuqay waxaad ugu yeertaan mujaahid. Ama waxaad ka mid tahay kuwii habraha gaboobay ku kufsan jiray Muqdisho. So shut upp dhiigana faraha ka dhaqo nacasyahow.
@@canabsoomaali3285
Adeerkaa Haduu Gacanku dhiigle ahaa
Maaha micnaheedu inaad Dambi aanad lahayd Dusha Saarato adigu
Walaal
Aniga Qabiil Ma Sheegin ee Shiqsi Dulmi Sameeyay ayaan Miyaad Diyaar Utahay Inaad Dambiile Naarta Lagasho
Hadaad Taa Diyaar Utahay Udood Cidkasta oo Reerkaga ah Oo dambigasha
Hambalyo waxaan barnamijka USO diyaariseen si caalami ah marbaan moday in aan Al Jazeera English dawanaayo ❤❤❤ congratulation
Masha allah Jazeera waaa Mel anjeclahay xaqiqdi
Mansha allah qurux allow nabad buuxda sii
Waa inaan Dib usoonooleeynaa Dhaqanka iyo Hidaha Umadana Meelaha ay leeyihiin Loodhaafo oo weli Lagacaawiyo Kobcinta Meelaha Umadda Taariiqda u ah . Waa in Shaqo abuur lagasameeyaa teedakale Waa in Dalxiiska Somalida ay Wadamkooda usoo dalxiis tagaan.
Masha Allaah waa deegan qurxoon
Mashallah
dont know if you guys gives a shit but if you guys are stoned like me during the covid times you can watch all the new movies on instaflixxer. Have been binge watching with my gf during the lockdown =)
@Zayne Brayan Yea, I've been watching on instaflixxer for years myself :)
War Axmed Rashiidwo yaan lagug qarxin meesha wankabaqa muqdisho wayo maliwaba dad masakiin lagu laaya wanjacalh miqdisho walgii hore maxan kasoodadeegay suuqa Bakaarah 1987 dawolldii jiratay somali
Waa inconto raqisa loyelo jazira sidadbadan usodegan
Baa xasan waa magac yamani lkn waxa dhici karta inuu sucuudiga wax ku soo bartay oo uu sidaa uga yimid.
Sheikhu ma carab buu aha mise somali ?
Cajiib.
Wali ma arkin mashan aad uqurux badan lakin dawal waa u aaday
Masha allah sheekhaal jaziira next historic city of Gendershe
❤️💗💛💜💚💟😍
Sidee uga yimid sucuudiga?? Haddii berigaasba aanu jirin dal la dheho sucuudi.????!!!!!!!!
Sucuudiga waa la dagnaa lkn magacas sucudiga ma lahayn xijaaz aya la dhihi jiray
Maalin tagay 2018 dabeel eheed
Ilmaha dabasha halabaro gabar iyo wiil
Jaziira waa xeebta dhiiga iyo qudh goynta 😢
Jaziira iyo dalxiis maxaa isu soo arkay miyaanay ahayn meeshii dadka lagu xasuuqay
mangaroofka waxay kubadan yihiin jasiirada sacadadiin
Jazira 1999 kiya iigu danbeysay
Jaziiro qurux wanag waa dhulki uduga badnay
Aujourd’hui tu peux pleurer.. et je te dires pleure ce que tu ne pas capable de garder comme un H
jasiira wa meel an jeclahay
Xeebta isaaq badan ayaa lagu xasuuqay 1989
Mashaa alaah i like my people ✌️✌️✌️✌️✌️
Masajidka wa goniye tan israfka iyo kabadbadiska ahba wa Tan sheqa Mala didano inu wanagsana shaqa wangsane qabtay lkn si marki lo firiyo xita wariyaha tabinaya nocma lexasho ah ba ku jirta ama weneyn anan ku haboneyn si kasto qofi uwanagsan yahy lama waynayo dad xadkisa dhafiya anyway ale nama lumiyo adunkabo iska dhib bdne
Astan m.a hogadinaya melaha tariqiga ah inad so noleysan
Waxn kalo bogadinaya iney ka qeyb qatan dabar jarka ama sulinta dhaqmda xun xun sida midab takorka ama yasida qabailda qar
Sido kle bararujinta dhalinyarda dhaqanka ku ah Lidia o so gudbinaya ficilda xun xune dinka iyo dhaqnkaba ka dhanka ah I.n
Wow
Waligey gobolka banadir in Ay ka mid tahay moodijiray deegaanka jaziira waaba gobol kabaxsan miyaa
Siyad bare added to shabelada hose
Team astaan TV is mujiya like iyo subscribe iso sara
M..a
(Dad somalia jooga wxaY u arkaan in somaliland dhalinteedu ka cararayaan balse arrintaa saa maaha ee waa dalxiis micnaheedu maaha hadday muqdisho tagaan in somaliland naceen waayo lama arag qoF hooyadii nacay markii arkay meel dad gudboon la joogaan)
C’est con des .. et pose toi question qui a tues la Somalie 🇸🇴 c’est toi Homme 😂❤🇩🇯Somalie Land
😂😂😂
Doqon sanidaa walaaley 😅
Dawlad waxaa diidan kuwa tuulooyinka ka yimaadeen ee isbaarooleyda ah iyo Caruurtii ay dhaleyn,Somaliya Dawlad xalaal ah maheleyso buunka ayaa ku yeeraayo Sababtoo ah kii maamul loo dhiibo ee laga raacdeeyo Al-Shabaab ayuu soo hogaamunayaa si ay qarax u fuliso Dawladana Baaris mataqaanno oo Madaxdeeda iyo Madaxda Al-Shabaab dhammaantood Tuulooyin ayey ka yimaadeen warbaahintiinna iyaga ayaa qabsadeyn Alle ayaa weyn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha Allah
Msha allah
MashaAllah