Soo galootiga muqdisho ma kala yaqanaan ama bajaajley mogadisho corn ka corne ku warejinaya balansa oo ku dh3h goobaha dalxiiska oo dhan maqaaxidaha ugu shidan hotelada waaweyn ugu cansan tag
WAR AAWAY REER MUQDISHO KAARAAN BUN IYOCABUULO SUBAG LO, AAD BARA IGAARTA HATGEYSA WAX WALBA BARA FURUTISKA KALA NOOCA AH DALKOODA HA ARKEEN WAXA YAALA DIBEDA KA WANAAGSAN ORGANIC FOOD AND FRUTS IN SOMALIYA❤ GUULEYSTA❤
WAR LUUQAD MAAHA WAXA LAGU KAL DUWAN YAHAY WAA LAHJADA WAANA WAX CAALAMIYA DUNIDA WADANKASTA DADKIISU GOBALADIISU WEY KALA DUWAN YIHIIN EREYADA AY AĎEEGSADAAN AYAA KALA DUWEYSA MÀRKA REER WAQOOYI IYO RAXANWEYN SOW WADA SOOMAALI MAAHA MARKA LUUQAD WAA AFKA LAGU HADLAYO LAHJADNA WAA EREYADA LA KALA ADEEGSANAYO
😂😂😂😂 isagoon views iyo youtube la aqoonba waan nooleyn ee allah qolo kasta meesheda ha u barakeeyo Adna wad buktaa dhakhtarka aad dadku waa xor ee is kabee 😂😂😂 waar u macneeya inta danbe koley ma fahmayee
Asxaabta 40k aan gaarsiino channel keena 🫡👏
Balcad ama warshiikh labadas mid booqo
Nbb
Omg legend always ninka dhahey luqadan ku kala duwan nahey lkn dhalashadan ka Siman nahey Allah ha sharfo wiilkaas❤
Masha Allah Ameen yarabi 🤲🥺🤗💛💛
Alla ninka marku dhahayo luuqada kugala duwanhy lkn dhalashada walala ka nahay 😭🫶🏽
Of course xppti dhiiga iyo dhuuxa walalo ka nahay siyaasi ayaa inakala fogeyey😢love you 😊
Luqadjna waa uun isla mid!! Weligeedba waa isku mid. Waxba yaan yeelyeelin… waa lays leeyahay!!
Af soomaali baa lagu wada hadlaa luuqad laguma kala duwana e af guriga lagu kala duwanyahay "lahjad"
Lahjada inuu dhoho eheed😂
Xanuuni ma ahan, ee waa Canuuni❤.
Reer muqdisho waan soo socdaa mar haddaan muuse aftaag aan xilka ka qaaday 😂😂
Welcome pro ❤😅
😂😂 muuse wd ka qadey lkn wdnku ismu bdlin😅
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Ma.sha allh.ano guriga jooga dalxiisay.niyadsame.hore usoco wll
Dadka mogadisho ku dhashay oo A to Z u yaqaan i wareejiya ku dheh
IS DHAXGAKKA. BULASHADA. WAA MUHIIN
MIDBA MIDAKAKE. AADO. MEELUU WALIGIIS ARAG
SOOMAALIYA NINCAA TAALA. ILAAH USIYAADIYO
WAR HATUFIN. DHANAANKA. U ADKEESO. ANAGANA. INDHAHAA KACUNOOBAA❤❤❤
Alla yaa dhangalowgaas isoo dhiiba oo tol iyo qaraabo nahay😭😭😭
Wlh waa u xiisay
That guy how said we have different language and politicians have changed us that view words i felt it love❤From wajir
Allow dad Isla dhashay lahjada Mogadishu iyo hargeysa!!!!!
جميله مقديشو ماشاء الله ❤
Welcome to muqdisho pro.
Soo badi street food ka thanks 🙏🏽
Waankahayaa niyadsamow pro I can't wait 100k 🎉
Xanuni ma ahan. Canuuni waaye
Wll maamada ku daba taagan maad arkyn subxanalah ilaahow irid khyr qabta u fur
Rer badiya caadi ah magaalo joogta candhuufta wa bila dhaqan.
Masha allh allow barakee xamar ❤
Waa. Reer. Muqadiisho. Waa. Idiina. Salaanay. Masha. Allh. We. Love. You. Guulasta. From. Buraco. Soomaaliland. Gurigiisii. Goobata. Waaw. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Niyadsame muufada dabayare so cun🙏🥰👌
Masha Allah
Soo galootiga muqdisho ma kala yaqanaan ama bajaajley mogadisho corn ka corne ku warejinaya balansa oo ku dh3h goobaha dalxiiska oo dhan maqaaxidaha ugu shidan hotelada waaweyn ugu cansan tag
Somali somalibaa leh❤
Nio yara habsan bad tahay sheekh waayo asluubta cuntada lguma barin dadkiiba ku hortufaysaba hhh
Muuq wanag muqdisho ❤
Maasha-allaah
Masha allh horu soco walal❤
From santander baara
Wuxu ku af quruxbadanaa allahuma baarik 😍🫣
Hanune is called Soursop in English the man is right it kills cancer. Lucky Somalia has accessible fresh fruits.
he mispronounced we call it "CANUUNI" and also theirs slightly different fruit we call "CAAD"
Noo soo badi muqalada muqdisho niyadsamoow
maaha akhlaaq fiican indr inaad cunto tufto kajar meelahaa
Maansha alaah ❤❤❤❤
Sxb muuqalada markad magalooyinka somalida siiba goobaha suuqyada eed wax iibsaneysan maamoyinka liita isha ku haya oo caawiya
CANUUNI WAAYE. BARO😊😊😊😊
Niyad same❤
keep going brother Niyadsame🎉
Keep going our bro niyadsame 👏
Heesta aad ku bilowdey waan kaheley ❤ isheega
Xanuuni ma ahan wah😂😂 waa canuuni😂
Hhhhhh canuuni waaye xanuuni mahan
Wow🔥
Sxp Hore usoco mela badan kuharsan
Muqaal aad u qurux badan wlhi❤❤
WAR AAWAY REER MUQDISHO KAARAAN BUN IYOCABUULO SUBAG LO, AAD BARA IGAARTA HATGEYSA WAX WALBA BARA FURUTISKA KALA NOOCA AH DALKOODA HA ARKEEN WAXA YAALA DIBEDA KA WANAAGSAN ORGANIC FOOD AND FRUTS IN SOMALIYA❤ GUULEYSTA❤
Vegetables 🙌🏾🇸🇴🙌🏾
ASSALAMACALEYKUM WALLAL❤❤❤❤❤❤❤❤
Luqda waa afsoomaali ee dhah waa lahjad
Xanuuni ma ahn❌️canuuni✅️
Alaadi ahaa canka rer xamar weyne😅
Frr vient à Djibouti ❤❤❤
Mashall niyad.same
Mogadishu kama Baxdo ee beeraha shabeelooyinka iyo gobolada kale uu ka baxaa
😂😂
😂
Canuuni dheh
Canuuni ❤❤
Xanuuni maha canuuni dheh😂😂😂
xanuuni maahan wll ee waa Canuuni
Somalinimadu macaaanaa🇸🇴💙🤍💯
Canuuni✖️
Xanuuni✔️😂
Wan uxiisy dhangallow😢
Canuuni waye
First🎉❤
Lahjada dheh😂🙆♂️
🎉🎉🎉🎉
Save waaye wa laga hubaa 😂
Maamada sadaqada sii
Canuuni dheh xanuuni maaha
Xanuuni maaha waa canuuni
War nio ninku wuu ku dhacay 1 canuuni 4 shilin somali ama 6 shilin waaye 😂waxan daremayaa odaygasi ka badana inuu kaa qaadan lahaa
Xarif ciyal xamara hore u wado sxbow
Soo badi😂😂
Xanuuni ku lahaa war canuuni dhih 😂😂😂
Waa canuni xada intee uwada 9:13😅😅
Legend
rer badiyanimadaada candhufada ka fahmay
Niyad samow reer xamarka waxaa cas iga soo qaaad😂😂
Anaa kuu keenaayo inte kugu keenaa😂
@@mahdimohamed7056 burco igu keeen 😂
Niyadsame dagmooyinka kale tag qof magaalada kalayaqana balanso wllky liido mlinki tag
❤
Caadibaad lahjadii u badalatee😂
Canuuni
Xanuuni maaha niyad samow ee Canuuni naga adke shoodhe😂😂😂
Canuuni waaye= xanuuni maha
Xayawanada soo duub beeraha afgooye tag
Xanuuni mhahn canuuni dheh 😂
Cafega allatiina so tijaabi zxp😅
WAR LUUQAD MAAHA WAXA LAGU KAL DUWAN YAHAY WAA LAHJADA WAANA WAX CAALAMIYA DUNIDA WADANKASTA DADKIISU GOBALADIISU WEY KALA DUWAN YIHIIN EREYADA AY AĎEEGSADAAN AYAA KALA DUWEYSA MÀRKA REER WAQOOYI IYO RAXANWEYN SOW WADA SOOMAALI MAAHA MARKA LUUQAD WAA AFKA LAGU HADLAYO LAHJADNA WAA EREYADA LA KALA ADEEGSANAYO
Waxaa tagtaa maqqayada dabayare ee fagax ku taal oo muufada caanka ku ah raqiis 3 dolar kusoo qadeey qof aan tegin ma jira
😍😍😍😍❤️
lph lph dhalay 😂😊
Dhangalow miyaa tuftay
Waxaa tagtaa taleex kiilo mitir 4
Wr hooyada macawisid he mx udhageysa ne zxb 😂😂
Walaal ma arkayn wle
Asxapy maila aragteen naagti duqda aheyd miyey tuugsaneysay mise anigaa umaleeya bal iiso kalasheega aynu ninka weerar kuqaadnee
Tee jeda
Xanuuni aa canuuni dheh walalow
Xeebta Jaziiro goorma tageysaa
Caadka ma ahan canuuni wey isku egyihiin aniga gurigeena ayu ka baxaa caadka wuu yar yar yahay canuni ayu u egyahay mala kala garan karo
Mid kasta oo views la aan kusoo dhacdo xmr ha imado isakoon somalinimo ogilayn😂
😂😂😂😂 isagoon views iyo youtube la aqoonba waan nooleyn ee allah qolo kasta meesheda ha u barakeeyo
Adna wad buktaa dhakhtarka aad dadku waa xor ee is kabee 😂😂😂 waar u macneeya inta danbe koley ma fahmayee
Hhh