Aragsan Village Hargeisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 232

  • @skyabdig4893
    @skyabdig4893 2 месяца назад +17

    hayaay cimiladii hargeisa iyo huryahaa waa jano aduune ...ALLOW BARAKEEY from MOGADISHU ...MUCH LUV....

  • @sihamcora5463
    @sihamcora5463 2 месяца назад +51

    Maashaa allaah xaafadan aad bay u qurux badantahay,caruurtaydu aad bay u jecelyiin. Mudo yar baanu deganahay xaafada waanu ku soo dhawaynaynaa. Inan ku daawatay baa tayda yar garatay oo ii soo dirtay oo walaashay ah. Hada markay is daawatay qosol bay rafatay kkk ma ogayn in youtoube na gelinaayo bay tidhi.

    • @Bulshaawi2024
      @Bulshaawi2024  2 месяца назад +5

      Mahadsanid siham sharaf iyo karamo

    • @King55555-x
      @King55555-x 2 месяца назад

      Mashallah qurbaha miyaad katimadeen❤

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 месяца назад

      Asc Walal Siham, Walal waxaan u baahanahay more information about those beautiful houses. Sideen kuula soo xidhiidhi karaa please

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 месяца назад +1

      @@Bulshaawi2024Walal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 месяца назад

      guryaha iibkoodu waa imisa walaal adigoo mahadsan

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak 2 месяца назад +48

    M.a hargeisa wey tagtay from mogadisho ❤

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 2 месяца назад +8

    Waan jecelay
    Hargaysa
    Jeg elske hargaysa
    From Danmarka

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 месяца назад +11

    Yaa Rabbi ii sahal inaan dego ❤🤲

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 2 месяца назад +8

    MashaAllah, only wider roads and exclusive gardens can add more attraction to the buyers

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 2 месяца назад +8

    Mashallah waa meel qurux ku dhaamaatay,.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад +10

    Masha allllah ilaaaahow hargaysa barakeee dadkeeedana xiftiii aamiin ya rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @umaaisha9876
      @umaaisha9876 2 месяца назад +1

      Somaliland Hargeisa oo keliya ma ahee walal Wadanka uwada ducee😊

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 26 дней назад +1

      Masha allllah iilaaaahow dadka somaliand daaaa oo xiftiiii aaamiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MowliidAli-z2h
    @MowliidAli-z2h 12 дней назад

    Masha allah hargaysa hadh wanaag❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Месяц назад +3

    Machaallah dhulki hooyo
    Qurbaha stress iyo qabow iyo fikir aya nagu dileey

  • @hamzaahmed5966
    @hamzaahmed5966 Месяц назад +1

    Legend thanks for the vlogg

  • @hanihassan55
    @hanihassan55 Месяц назад

    Mansha Allah, that was an amazing video. Thank you for posting it well done great presentation.

  • @Mastikochannel
    @Mastikochannel 2 месяца назад +4

    Great Video Guuleyso Saxib 👏

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 2 месяца назад +8

    Manzhallaah ❤❤ talow kii iibin lahaa mee 😊 alloow soo dhawee duco qabahaas

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +3

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 2 месяца назад +2

    This is beautiful masha Allah

  • @HAAMPE19
    @HAAMPE19 Месяц назад

    MASHAA ALLAH
    KEEP GOING INVESTORS

  • @MUHANNADHASSAN-b4n
    @MUHANNADHASSAN-b4n Месяц назад +2

    War xaafad wey dhaaftay❤ masha allah❤ Eroupe baa la mooda gal codsi 10k guriyo cml halaga dhiso😢❤

  • @xuseensandheere5153
    @xuseensandheere5153 Месяц назад +2

    Nice ❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Месяц назад +2

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @abbascadde963
    @abbascadde963 25 дней назад

    Mansha Allah wlhi cadi maha

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 2 месяца назад +3

    Maansha Allah tabaarakal laah

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 2 месяца назад +2

    Mashallah qurux
    Waa isma cawrido Allow u barakeey❤

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 2 месяца назад +2

    Mashallah it is so beautiful I love it❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedibrahimex-burao596
    @mohamedibrahimex-burao596 Месяц назад +2

    good vlog brother Abdiaziz farah jama
    duubis cajiib ah iyo qaabtebin wanaagsan guulayso brother

  • @abydby
    @abydby 2 месяца назад +1

    Masha Allah

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 2 месяца назад +3

    Waaw mashallh hore usoco ❤

  • @HAAMPE19
    @HAAMPE19 Месяц назад +1

    Kkkk 😅😅😂😂ma ahan
    Cumaan
    Saxweeye dhulkeenaba

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад +2

    Masha allaaah tabaarakalaah

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 2 месяца назад +12

    Masha Allah 💚🤍❤️

    • @june6206
      @june6206 2 месяца назад +1

      War waxa I maha gurus dhulkaga laga dhisto

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 2 месяца назад +2

      @june6206 adigu waxan Qadaadweyn ka ahaw sxp

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 2 месяца назад +4

    Mnshlh dunni kle Hrgysa thankz wacnaan lahayda anoo dega inshlh wn degi doonaa

  • @hamseyusuf2806
    @hamseyusuf2806 Месяц назад

    Masha Allah Allahuma baarik

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 месяца назад +2

    Turki ma rabne sanca somalilander cusub ayaan la rabaey ❤

    • @1mGotcha
      @1mGotcha 2 месяца назад

      lkn de wlley engineering baa la raba somaha, dhalin yarteena ma lahan xirfada noocan ah ee engineerinka ah

  • @Wassup309
    @Wassup309 2 месяца назад

    ما شاءالله تبارك الرحمن

  • @Khalidyaasiin-s6l
    @Khalidyaasiin-s6l Месяц назад

    MashaAlllah TabarakaAlllh legend

  • @NurAda-vk4rl
    @NurAda-vk4rl 2 месяца назад +2

    Mashallah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад

    masha Allh

  • @NaasirAhmed-m1x
    @NaasirAhmed-m1x 2 месяца назад +2

    Mansha. Alah suldan wa mural ad uqimo badan

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

      Caasimada jamhuuriyada Somaliland weeye, umada yaan la sheegan

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 Месяц назад

    telsom baa historyttt

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 месяца назад +5

    Mansha allaah hargeyso waxaa ula yaabanaa geedo la aan sidaan hadey kawada dhigaan hargeyso qurux ayey ahaan laheed fadlan geedka meel walbo halagu beero

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 29 дней назад

      Wa lagu beera wllo hada khamiis kastana wa la nadiifiya hargeisa laamiyo afar haad ah iyo mid 6 haad ahna wa la wadaa waxaana la sameeyey boqolaal laami o wata biyo mareenadoodi qaar hoosta mara xata sida yurub iyo trafic lights o loo wada sameeyey iyo layrar

  • @hmmmjamz9348
    @hmmmjamz9348 2 месяца назад

    Ma sha allah

  • @aminajama160
    @aminajama160 2 месяца назад +13

    Hadaad Hargeysa dhul ka iibsato dhismuhu wuu jabanyahay waxaanad dhisan kartaaa kuwan iyo kuwo ka Qurxoon, marka hore dhul iibso

    • @Bulshaawi2024
      @Bulshaawi2024  2 месяца назад +1

      5 years weeye paymentigu wllo

    • @RitaMia000
      @RitaMia000 2 месяца назад

      ​@@Bulshaawi2024asc walaal guryaha ma hafta lagu iibinaya xge beey ku yaalaan

    • @RitaMia000
      @RitaMia000 2 месяца назад

      ​@@Bulshaawi2024imisa la iska doonaya imika

    • @haniabdulkadir9794
      @haniabdulkadir9794 2 месяца назад

      @@Bulshaawi2024waxa ku idhi wall imisa weye hor maris

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 Месяц назад

      Mashaah wan kahelay Guriga kaligii waxaa ka quruxbadan maraka group lasku raaco qiiman loo dajiy sidan xaga amaanka melo lagu meesh caruurta

  • @shukrimohamed1999
    @shukrimohamed1999 Месяц назад

    Masha allah beautiful

  • @MunaAdanjama
    @MunaAdanjama 2 месяца назад +1

    Mashallah 🥰

  • @axmedsakibarrecali5575
    @axmedsakibarrecali5575 2 месяца назад

    Mansha Allah sxb waa xaafad qurux badan

  • @laylafaarax652
    @laylafaarax652 2 месяца назад +1

    Maansha alaah

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim Месяц назад

    Masha allah ❤

  • @AyaanAbdi-qf8ui
    @AyaanAbdi-qf8ui 2 месяца назад

    Mshallah wa xafad qurux badan

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 месяца назад +2

    MaashaAllah walalehen guul Somaliland

  • @popular7493
    @popular7493 2 месяца назад +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️

    • @maxamedxaashi6197
      @maxamedxaashi6197 Месяц назад +3

      هذا العلم شيطان شيطان لكننا شعب صومالي ولكن هنا يسمى أرض الصومال

    • @popular7493
      @popular7493 Месяц назад +1

      @maxamedxaashi6197 mxaa kala guraysaa abti Wuxuba waa hal magac Yeysan kuu Kala qaad qaadin Isku day inaa wax fahantid ❤️ 🇸🇴

    • @Learnandgrow770
      @Learnandgrow770 Месяц назад

      🫸🇸🇴💣​@@popular7493

    • @suuuuuuuuui-w8m
      @suuuuuuuuui-w8m Месяц назад +1

      Calanka shaydanka ka qaad mesha legednow lagama hadlayo somalia ye 👍

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 29 дней назад

      @@popular7493adeer meeshan wa hargeisa caasimada somaliland magaratay calankaasna Kama shaqeeyo meesha 1960 ama 1980 lama joogo adeer calankas waki diyaaradaha ku rusheeyey e gabigeedaba dhulka la simay adeer calankayaga somaliland aya leh adeer dheef kasta iyo qurux kasto kuso siyaayada dalkayaga

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin Месяц назад

    Mnsh allh hargaysa cadey

  • @RitaMia000
    @RitaMia000 2 месяца назад +2

    Walaal waa xaafadee

    • @MRBOXMAN111
      @MRBOXMAN111 2 месяца назад

      Masjid faadumo xaga grand haadi loga labaya

  • @ashaahmed8799
    @ashaahmed8799 2 месяца назад

    Masha allah illahow noo barakee dhulkeena

  • @bostoneorge1487
    @bostoneorge1487 2 месяца назад

    Wow this is it

  • @Mo_Daud
    @Mo_Daud 2 месяца назад

    MashaAllah ❤

  • @FilsanmaxamedCaasha
    @FilsanmaxamedCaasha Месяц назад +3

    Hargey wey tagtey hora lo oga❤.lakin dad cilan ba kunool o waxaso jano ah kaqatan.wax kaqadiyeyna an lagaran.tan waxa ladhahaa social fitness😢😢😭

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud Месяц назад

    MASHALAH ❤

  • @Onlybestfilm
    @Onlybestfilm Месяц назад

    Vi älskar Hargeisa från sverige

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 2 месяца назад

    mansha allah hargaysa caday allhausiyaadiyo

  • @NimcoMaxamed-is7ut
    @NimcoMaxamed-is7ut Месяц назад

    Ma Allah ❤❤❤

  • @AbdirahiimYousuf
    @AbdirahiimYousuf 2 месяца назад

    Mashallah xafadeydii b.kaljexn😊

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 Месяц назад

    ARAGGSAN, MAGAC SOOMAALI WACAN BAY U BIXIYEEN❤

  • @adoonkiialle1750
    @adoonkiialle1750 2 месяца назад +4

    drone hadadan haysan waxaagu waa ka kac muuse sidaa ula soco bilaa drone muuqaalkaagu ma nuurayo
    M.a Allah from Muqdisho

  • @Fransiis
    @Fransiis 2 месяца назад

    MAASHALAH

  • @popular7493
    @popular7493 2 месяца назад +1

    Hargeisa Somalia 🇸🇴 ❤️

    • @abdishakur3791
      @abdishakur3791 2 месяца назад +4

      Sida liis haw neefsayne meesha xuf Ku dhaaf qadaadwayneey

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 29 дней назад

      Somaliland

  • @Obaxbila
    @Obaxbila 2 месяца назад +3

    Kawaran hadey Somalia oo dhan saas gurayheeda noqon lahayan kaley iska arag 😭🫶 i.a💕

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 29 дней назад

      Meeshan Somalia ma ahan wllo wa somaliland

    • @Obaxbila
      @Obaxbila 29 дней назад

      ​@@AbdiganiIdris guud ahaan Somalia ka hadlyaa wll waa oghay iney hargeysa tahay

  • @DHEGEYSIWACAN
    @DHEGEYSIWACAN 2 месяца назад

    Mashallah reer hargeysa 😍

  • @nuuraxmed7131
    @nuuraxmed7131 2 месяца назад

    Hore usoco walal , caasimadda meelaha sidan oo kale ah soo duub.

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 Месяц назад

    HAKBAD😅

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 2 месяца назад +3

    Somaliland cadow badan bey leedahy oo somali dhexdada ah ilahay naga qabo anaga waxan ahan dhulkayaga dhisano marabnee

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 2 месяца назад

      Mxad ku hadlaysa Axmed indr.
      Dhexdeena isxaasidna.
      Meelkale ha tagin.
      Wanaaga umada ka hadal walaal.

  • @sahraabdi7246
    @sahraabdi7246 2 месяца назад

    Masha Allaah💚⚪️❤️🌹👏🌺💐

  • @kurtinhouse
    @kurtinhouse Месяц назад

    waa kuwa qadeeyay

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 2 месяца назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹maansha
    Alla

  • @AboudiM
    @AboudiM 2 месяца назад +2

    Guul iyo Gobnimo

  • @abdifatahmuhmod9966
    @abdifatahmuhmod9966 Месяц назад +1

    Sultan quruxdaasi waa lacag

  • @NouraMahamoud-if3pj
    @NouraMahamoud-if3pj 2 месяца назад

    Qimaha no cheg❤❤❤

  • @abshirlaaloodjagax8767
    @abshirlaaloodjagax8767 Месяц назад

    Hambalyo tolka 🎉

  • @NajaaxAbdilahi
    @NajaaxAbdilahi Месяц назад

    🎉❤

  • @osmanabdiarab6811
    @osmanabdiarab6811 2 месяца назад +2

    Abdi aziiz faraax xaafadan waxay bilcisay magaalada hargaysa adigana RUclipskaaga waan lasocon doonaa

  • @mohameddeq-bz2ok
    @mohameddeq-bz2ok 14 дней назад

    Dal aaa..... Gobol deh

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 месяца назад +3

    Mashaa Allah our second city Somalia Hargaysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Maxchama
      @Maxchama 2 месяца назад

      @@omarbaalwi3544 ina shuubo ereygagu waxba ka bedeli mayo Jamhuuriyadda oo noqonaysa dalka 56aad ee Africa.

    • @Learnandgrow770
      @Learnandgrow770 Месяц назад

      Hargeisa 🫸🇸🇴💣

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 29 дней назад +1

      Keep dreaming sxb

  • @HamseJama-x9l
    @HamseJama-x9l 2 месяца назад

    Sahipkay abdi aziiz

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n Месяц назад +1

    waxaad ka ilowday in masjidka sheekh musatfe ismaacil uu kuyaalo xaafadan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 месяца назад

    Waa halkee Hargaysa marka laga tago

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +1

    Viiva Hargeisa is not easy isaaq nimo is not easy isaaq

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 месяца назад

    Waxaa ka Jaban Barline walhi iyo parise Frankreich Qaliynimade

  • @naimafarahsayt378
    @naimafarahsayt378 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 2 месяца назад +1

    Dadka qabow maaha walal kwa qadeeyay ee waa dadka imaanka badan ama mumuniinta ah

  • @h.o.y.o
    @h.o.y.o Месяц назад

    How much? Imiisa??

  • @sismail120
    @sismail120 2 месяца назад +2

    Waxa fiican in la garto in meexhu tahay Hargeisa Caasimada Somaliland, flimka kumaad muujin sababtana ma garanaayo???!!!

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 месяца назад +2

    War way ka fiicanyihiin Kuwi Xamar
    ee dhulka Mitirin jiray waxa ay Ka dhisaana marki kor laga sawira aad moodayso Teendhooyinkii Qaxootiga UN ka

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 месяца назад

    Guriga qiimadiisu waa imisa?

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 месяца назад +1

    Habar Awal😅Canshuurtayda😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @guuleedfaracade8964
      @guuleedfaracade8964 2 месяца назад

      oo ma dawlad baa dhisty ,ader nin qayrkay dhisty oo ka iibinaya

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

      In umada kale shaqaysato weeye wl oo Lagu daydo dadkan

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI Месяц назад

    No parkibg for visitors,drainage system must be review 8:47,...

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 2 месяца назад +2

    Rinjiga la mariyey wa kii milateriga in ciidanka qaranka loo qaybiyo ayay ku wacnayeen😁😁😁

  • @fs292
    @fs292 Месяц назад +1

    Aragsan lagaraye maxa village na daba dhigay.

  • @HUSSEINMohamed-ck8dk
    @HUSSEINMohamed-ck8dk Месяц назад +1

    Qoladaan darulsalam xmar jooga maa sidaan cml wax udhisaan waa mida aan layabay run ahaantii

    • @sadiyohassan4396
      @sadiyohassan4396 Месяц назад

      Hargeyso in guri Laga dhiso waa raqiis. Maadama oo dhulkii dhagaxa tahy hargeyso ila mudug lkn caro madowka dhulka beereedka shabeele dhexe,hoose banadir oo eh dhul deexad micnaha dhul xeebta taaran oo.bacaadka eh labada dhinac wabi aya ka.mari. waa qaali guri yar oo villa xamar wa 80k lkn dhulka dhagax waa ragiis

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 29 дней назад

      ⁠@@sadiyohassan4396adi miyaa raqiis ka dhigay orod gado wa raqiise adeer hargeisa wa magaalo wayn o caasimad ah guri ayaad sheeg te wlhi inaad 50k dhulyar kaga helayn magaalada ado meel ka fog o cidlo ah ka gata mooye guryahaan wa meeqo ma taqaana kulaha mudug maxa ka sheekaynaysa hargeisa xamar iyada ka qaalisan o kacagta somaliland ayaaba ka qiimo saraysan tan somalia

  • @samiraahmed3621
    @samiraahmed3621 2 месяца назад

    Kkkkkkk
    Ayuutu☕️😃

  • @abdiazizamin2402
    @abdiazizamin2402 Месяц назад

    The design looks like Televiv Israel Isaw it when Visited Israel Jerusalem in december 2023.

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 20 дней назад

    Shirkadaa telesòm dalka maalgeeliin fiicaan ayeey hargeysa ku samaysay