Maa shaa Allaah . Allaah ha kuu barakeeyo ! Waa gabadh Somaaliyeed oo cuntadii Somalilaand ee gurigeeda ay ku samaynaysey Caalamka soo dhigtay oo ku guuleesatey Waa intelligent ! Meel yar ayay cunto nooc walba ku iibisey !
Birmingham ayaan deganahay waa balan inanta inaan soo maro every time aan London imaado. Guulayso horay u soco waa wax lagu farxo ilaahay ha ku barakeeyo. Inantan oo kale waxay istaahisha Award 🥇 Somali 🇸🇴 Community’s, Hooyo kaligeed ah with 4 kids sidaasna u dadaalaysa, dadka dalka wax ka bedeli kara waa noocan, laakin nasiib daro damiir nooma shaqeeyo, war hala taageero oo hala soo salamo at least.
Cuntada somalida waa cunto lagasameeyo waxyaabo dunida si ween looga isticmaalo bariis baasto iyo Canjeero iyo sanbuus iyo bur iyo wixii lamid ahna waxa lagasameya Qudaar 1.pasta italiyan 2. Baris Asiya 3. Canjeero iyo wixii lamid ah marka ma ahan sida itoopiyanka iyo kuwa kaloo badan o Afrika ah o waxaan dunida Tariiq hore o ween xitaa kuleheen nin 700 o sano kahor xamar imaday ibnu batuta ayaa sheegay ayaa ladhahay in bariis subag lagu karinjiray la isticmali jiray. WAAYBA FIICANTAHAY NASIIB WANAGA CUNTADA
Asc sister waxaad ù baahan tahay inaad sii raadiso talooyin kale oo badan si aad u sii balaariso waxaad u baahan tahay machines yaryar oo kaa caawinaayo fidinta sambuuska pizza si guriga aad ugu sii diyaarsato shaahana waxa uu leeyahay different tapes oo Asian like a thailand
Roon’s Catering Location…maps.app.goo.gl/gRkKqEMnNVwEqkpD9?g_st=com.google.maps.preview.copy
Mashallah I’ll come InshaAllahu walaalo ❤❤❤
Maashaa Allah, waa gabar fariid ah ilaahay xoogeeda iyo maalkeedaba ha u barakeeyo. Jecliyaa qof shaqeysanaayo markaan arko oon baahi iyo iyo kibir isku darsanin . Baarakallaah
Abyo wadwagsantahy dhaqanka lkn xijabka nakudar asikaaa mudan inlailaaliyo ❤❤❤❤❤❤
Illaahey ha kuu barakeeyo abaayo ganacsigaaga bes hijaabka kalee ku dar Quruxda NOO qari qurux badaney ❤
Aamiin walaashay Ruuneey guulayso wadankeenana midnimo iyo barwaaqo baan U rajaynaynaa.
Masha Allah waa wax fiican ee walaaleey kudar tii aakhiro oo inta kale waad fiicantahay ee qoortaada quruxsan qarso yaan lagu cawrine
Good step forward Londoner's experience Somali food
Ma Sha Allah, Umalkheyreey Ilaahay ha kuu barakeeyo Walal. Fariid weeye Somalinimadu ku wayn tahay
umul Khayr Gabar marna hooyo Aad u wanagsan oo qalbi furan Masha Allah ilahay hakuxafido
Maashaa Allah. Walaasheen Allah swt ha u barakeeyo. Muujiya wanaaga walaalayaal. "Soomaali u diida ceeb."
Odkaci iyo canjeero subaxdina kudar. Allaha kuu barakeeyo walaashay
Waa lagama maarmaan waa cuntadii dhaqanka inoo ahayd
Wich Area
Masha'Allah,Ilaahey ha idiin barakeyo Ganacsigaan Cuntada Somalida dhaqan u ledahay👏🏾👍🏾😍Wa wax lagu farxo.
Maa shaa Allaah . Allaah ha kuu barakeeyo ! Waa gabadh Somaaliyeed oo cuntadii Somalilaand ee gurigeeda ay ku samaynaysey Caalamka soo dhigtay oo ku guuleesatey
Waa intelligent ! Meel yar ayay cunto nooc walba ku iibisey !
Masha Allah 👏👏👍🚶🏼➡️🏃🏻♂️➡️ horey u socda soomaali waa dad shaqeysta meel walba oo ay tagto.
Mashallah gool iyo gubanimo somalia uk gabdha haloo kala keciyo 🇸🇴👸🤲🏽
Mar uun waan booqan doona from Sir Antonio Canada 🇨🇦 👌🏿
Mashaa ALLAH HOROMAR WACAN CADEEY HORAY USOCO ALLAH MACAK
MaShaAllaah inbadano kale ku guuleyso walaashen Somaliyed.
Let us put our differences aside when it comes to challenging our fellow human beings. Guul Walaal Allaha Kuu kordhiyo.
Maansha Allaah illaahey ha idiin Barakeeyo wallo.
Mashallah walalo, congratulations ❤😊
Masha Allah waa shaqo wacan kubdayasha mudan
Lkn is astur Wll cunto iyo ganacsi ilaahy raali galintisaa wax kasta ka qaalisan😢
Ilaahay ha u barakeeyo ganacsiga adna waadku mahad santahay muqaalkaan quraxda badan❤
Mansha Allah wad ku mahadsantahay in aad dhiiri giliso Abaayo horay u soco allaha kuu barakeeyo
❤❤❤❤❤ waad mahaadsantahay inaad soomaaliweyn cuunta soomaaliweyn aduunka u iftiimineysid guul insha laaha
Mansha'Allah Gabadha walalshy ah Isku day fiicanbay samaysay alle ganacsigaga haku barakeeyo
Masha Allah. Allah hakuu barakeeyo. Business- ka . Somaliyey inanta u camira 😍😍😍
Kuna dar waffle &crepes good luck sister ilaahey hakuu siyaadiyo
She’s doing Somali lol waffles 🧇 cidwalba sameyn san karto but Somali food is unique
Masha allah waa hooyo fariid ah lkn astur jirgaaga
Masha Allah sister ❤️ ❤️
Good job 👏 👍 👌 🙌
Wa shaqo wanagsan oolong baahna we are happy to you
We proud of you 👏
Maansha allah ilaahay ha, barakeeyo meherada
Birmingham ayaan deganahay waa balan inanta inaan soo maro every time aan London imaado. Guulayso horay u soco waa wax lagu farxo ilaahay ha ku barakeeyo.
Inantan oo kale waxay istaahisha Award 🥇 Somali 🇸🇴 Community’s, Hooyo kaligeed ah with 4 kids sidaasna u dadaalaysa, dadka dalka wax ka bedeli kara waa noocan, laakin nasiib daro damiir nooma shaqeeyo, war hala taageero oo hala soo salamo at least.
Masha Allah ilahay ha ku barakeyoh Good job 👍🏾 from kuwait 🇰🇼
asc waa hooyo dadaalaysa allah ha u barakeeyo ganacsigeeda waa hooyo gard work
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
waan garanayaa Safiya yar
Cuntada somalida waa cunto lagasameeyo waxyaabo dunida si ween looga isticmaalo bariis baasto iyo Canjeero iyo sanbuus iyo bur iyo wixii lamid ahna waxa lagasameya Qudaar
1.pasta italiyan 2. Baris Asiya 3. Canjeero iyo wixii lamid ah marka ma ahan sida itoopiyanka iyo kuwa kaloo badan o Afrika ah o waxaan dunida Tariiq hore o ween xitaa kuleheen nin 700 o sano kahor xamar imaday ibnu batuta ayaa sheegay ayaa ladhahay in bariis subag lagu karinjiray la isticmali jiray. WAAYBA FIICANTAHAY NASIIB WANAGA CUNTADA
Masha Allah horey usii soco wlshy mcnto ❤❤❤❤❤
Ha lagu yaaco Roona. Iibsada, dhiirageliya walaashiin.
Keep going my sister
Woolwich mashaa ALLAH 🎉
Allahumma barik 👌🏽👏🏽👏🏽❤️ ♥️ ❤
Mashaa Allaah umalqayr Go Ahead
Keep going walaashey
Mashallah Mashallah ❤somalia 🇸🇴 food 😋 😍 ❤️ like 👍🏽 👌 😋 ♥️ guleso abayo cuto somali aad ayan ujecelhay cabulo iyo mufo iyo cajero ku dar iyo dalac bilesh horay loqato waxa tahay gabar somaliyeed dadashay
Allah hakuu barakeeyo wllo
aamiin aamiin.
Maasha allaah hooray u soo Walsall
Guul Umal qayr. ❤
Mashala dear sister ilaahey haku barakeeyo business kaga Amin amiin
wa xafade meherada umul khayr
ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يوفقك😊❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🌷
shuayb root mahadsanid sxb
Maanshalaah ilaaheye ha u barkeeyo❤❤❤
Masha Allah Baaraka Allah
Great videoo👌👌👌Shucayb
Success for the sisters business i.Allah😊
Maasha Allaah
Wan jeclahay inay gabdhaheena wax qabsadan dhexda xiidha walalayal ❤ change , but start slowly , because direction is more important than speed.😎
Masha allah walashey guleyso huno
Masha allah abayo horay usoco ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Well done sis❤
Masha allah keep the great work sister
Mashalaah tabarak keep going
Mnsha Allah waa maamo dadaaleyso but asturnantakale ilowdey sorry raga qurbaha masuuliyadii fmly weydayacen runbaficane
Gabadh karti badan
Asc sister waxaad ù baahan tahay inaad sii raadiso talooyin kale oo badan si aad u sii balaariso waxaad u baahan tahay machines yaryar oo kaa caawinaayo fidinta sambuuska pizza si guriga aad ugu sii diyaarsato shaahana waxa uu leeyahay different tapes oo Asian like a thailand
It’s a Great Maasha Alla
Masha allah horay usoco wllshay
Mashallah
Saxibayaalo gabadhan single mother ta iya ii geeya an caruurta la koriiyee gabadh indhayar ah oo caruur badan an rabin aya gursadaye 😂 guulayso marwo
Allahumabarik sister
Way Fiican Tahay Gabadhu Balse Iney is As Turto Aad Bay U Fiican Tahay
first ☝🏽 keep going pro 💪🏾🔥
Greetings from USA! I love it!........ Shucay Rooy waad mahadsantahay walaal sida quruxda badan, tafatiran ee aad noogu soo gudbisay Roon's Catering busniess. Gabadha soomalida ah waa fariidad oo kalsooni iyo hami wanaagsan ayay leedahay Masha Allah. Ha la taageero gabadha iyo maheradeeda reer London. Ruuney guulayso walaalshay qaali, horey u soco! insha Allah. Mahad.
London xagey kajoogtaa ama ay kaga sugantahay
Go ahead sis
Manshallah Walaashey
❤❤❤❤❤mashlhaa
Shuceb wan ku xasusta waagi ad kabexesen adiga iyo walalaha Addis ababa to London igu salam jidhibo
Addis abeba alla maxaan ku qayilay oo ku geerasheeyay 10 sanaan joogay boolirwanda
@@hassanhussein272 allaha ku cafiyo walaal, ka towbad keen hadii aad weli ku jirto dhaqankaa xun
Masha Allah
Kep gowing 🎉
Maashaa'allaah
Ma woolwich baa, waa xaafadii habaryoonis ta , waa inaan imaadaa weekend ka
Kkkkk eesh calaa sporti ar sugurta iska yaree
Nolosha uk shaqada iyo guryaha kaso warran
Ingiriiska waa kii 2010 ilaa 2019. Hada ma ahan biritishtii markaa isbedel ayaa kudhacay.
Waaw where
Sxb waa howl aad u qurux badan waxaad noosoo gudbisay lkin aniga hal qalad ii muuqday inay sax tahyna laga yaabaa ,qaandada shaahaaga cupka ku dhex jirtay intaad kasoo saartay ayaad gelisay gasaca sonkorta ku jirtay sorry inay sax tahayna waa dhici kartaa lkin qasaca mar walbo mid qalalan ayaa looga tagaa mhdsanid
Yes Is not health.
Inantaasi way shidantahay post code soo raaci
You didn’t add her postcode
Please can u do sambusa receipe next time inchallah thanks
Somalida xamashatada xde saa ufahmi laayen hormar ayan gari lahen
Masha allah
Waa xaafadee aan soo doontee ma whitechapel baa
sambuus gormaad barateen
Roon catering, sug cabdi salaan hereri kugu soo xidhee
Wll is astur
Wich Area
Woolwich London
South East London
caano geel iyo hilib geel canjeero 3daas ayad ku caan noqoteen inta kale laangaabyada ayaa leh
Lnga iyo lnandher wax la dhahayo ma jiro Illaahay hortiisa waalagu wada siman yahay. Qofkii karti dherra iyo Maska la yimaado ayaa amaan mudan
Xagee kutala
Masha ala
Mashaalah