Talo bixin gaar kuu ah :- sxb soo jeedinta hadalka ama codaynta uun iska hagaaji muuqaal soo gudbintaadu waa top 👌balse xagga hadalka ayaa kaaga baahan xooga soo diyaarin iyo soo jeedin togan ............ waadku mahadsantay dedaalkaaga
waa waaligii oo iska cascas inkastoy wanaagsan tahay inuu horumar dhismayaasha ahi inosoo kordho hadana waxaan aaminsanahay oo xaqiiq ah in ay dhac iska cad tahay qiimaha ay ku iibinayaan waana xaraan in ay lacag intaa le'eeg ku iibiyaan walaahi waxaan ku dhisan karaa 200000dollars laba guri iyo dhismayaashoodii oo waliba qurux badan waana nasiib daro in lacag intaa le'eeg ay ku iibiyaan se waxaan aaminsanahay oo kale in ninkii hawl fududaysi rabba aduun badanna illahay siiyay uu iibsan karo waxbana aanay ku jabnayn
Kala saar guri meel banaaana ka dhisanasid oo kaliga un ah iyo mel adeeg qurux amni wax walba wadata service ahan dhisan way u qalanta inta iyo inkabadanba
Somalida qurbaha jooga hadanad u guurayn somaliland hmaxad ka faidaysaa in asd guri ja iibsato sland. Qurbaha ad jogging ka iibsada caruurtina ma joogayso.
Talo bixin gaar kuu ah :- sxb soo jeedinta hadalka ama codaynta uun iska hagaaji muuqaal soo gudbintaadu waa top 👌balse xagga hadalka ayaa kaaga baahan xooga soo diyaarin iyo soo jeedin togan ............ waadku mahadsantay dedaalkaaga
Masha.alllah❤
Masha allah runtii Hargeysa wey dhisaytay.
Hore u soco wll
Masha allah Hargeisa is not easy isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq waa isaaq guuuuul somaliland
Intaad Isaaq leedahy maad Hargeisa uun Ku amaantid. Meel walba inaynu qabiil la dhex cararno saw lagama fiicna.
Waa jaahilnimada saasaynu caasimad öa rabnaa inago qabiilkaa ku hadaaqaynao@@noohaliahmed3978
Masha allaah
Rugsan argatideedaa
nafta raaxa gelesoo
dadku waw riyaaqoo
rugtu waa hargeysee
Rabbiyow amaankiyo
nabad noogu roonow
Awoow wadna dawaysay
Sharaf iyo karaamo madaxeey
Muuqaal Qurux badan Weeye 👍👏
Wow mashallah wa xaafad aad ushidan
Masha allh waa guryo qurux badan biyo ma leeyihiin wallo
Masha Allah
Amigo waan kahele Masha allah socodkaaga
Hayga waalin inabti😂😂😂
Masha allah somaliland ❤
MaShaAllah
Mashallh tabarakallh hore usoco ❤
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
Doqonimada mesha kala fadhiso nacasyey
Masha Allah ❤
Maansha alaah
😊😊😊😊
❤❤❤❤❤❤
Sxb hore u soco
Ee isogu
Is it also available for rent wllo
🎉🎉🎉🎉🎉
aragsan iyo rugsan village imisa guryo ayey kakala kooban yihiin
Geedhka lagu xeeray walaga fiicna
Jeel jeeel u eekatay
Suuqa waaheen warbixin kasoo diyaari fadlan
sxb waa diyaar bari ama saadanbe wad iga haysaa
waa waaligii oo iska cascas inkastoy wanaagsan tahay inuu horumar dhismayaasha ahi inosoo kordho hadana waxaan aaminsanahay oo xaqiiq ah in ay dhac iska cad tahay qiimaha ay ku iibinayaan waana xaraan in ay lacag intaa le'eeg ku iibiyaan walaahi waxaan ku dhisan karaa 200000dollars laba guri iyo dhismayaashoodii oo waliba qurux badan waana nasiib daro in lacag intaa le'eeg ay ku iibiyaan
se waxaan aaminsanahay oo kale in ninkii hawl fududaysi rabba aduun badanna illahay siiyay uu iibsan karo waxbana aanay ku jabnayn
Way u qalmaan
Kala saar guri meel banaaana ka dhisanasid oo kaliga un ah iyo mel adeeg qurux amni wax walba wadata service ahan dhisan way u qalanta inta iyo inkabadanba
Somalida qurbaha jooga hadanad u guurayn somaliland hmaxad ka faidaysaa in asd guri ja iibsato sland. Qurbaha ad jogging ka iibsada caruurtina ma joogayso.
Its very cheap realy i can't believe
Masha allah