Maan shaa alaah adeer you look young like 70 I think waad Cibaado badan tahay ilaahay ha kuu siyaadiyo cimrigaaga aniga maalin baan itiri i caawi oo aad raadinaysay maryan mursal tacsidii Ali sugule hallkii lagu qabanaaye oo Ahayd southall.
WAXAAN CODSANAYAA INAAN MAQALNO HEESAHA AY MAANDEEQ LA QAADO CABDULQAADIR JUBBA IYO HEESAHII AY LA QAADAY MAANDEEQ LEGEND AXMED CALI CIGAAL OO KU JIRAY RIWAAYADHII AABAHEEY KA SAMRAYE ADIGA IYO JACAYL BOOB UMA BAAHNA THANKS
Taariikhda maandeeq baad meesha utimid een wuxuu Kuu sheegay riwaayad uu dacar Udhiibey mageceed maad weydiisid Alla yaa halkaa keena hereri Tan kale cigaal baa fadhiya meesha cayaal yaryar baad Ka horaysiisay bilowga Meel dacar joogaa cigaal Lama horsheegi karo Cigaala lagama hormarinkaro Dadkan yaryar Barta hormagrlinta waxa la dhoho Aw barkhadlr iyo hargeysa Hargeysa ayaa la horsheegayaa
Af ixtiraam walaal haan isticmaalno waa oday islaameed oo somali ah? Ha Seedi ayuu u yahay. Issagase Dumaashi bay u tahay; marka issagu dumaashi bu odhan ayyaduse Seedi bay odhan.
Tonight is nice i say all of actors but dont forgey my lovely mother mandeeq god bless you thanks i love you uk and somalia.
Maasha Alla, Adeerkay Dacar waa Raggii Fanka la’haa, Garxajis, Habaryoonis ❤ Xirsi Osman 🎉🎉🎉🎉🎉
Wllo maad iska dhaaftid qabiil ku dhaaftid Somalilander
@@IkranBihiadiguna maad soomaali ku deysid
@@axmedsixteen8509 Somalilander wuu yahay
@@IkranBihithere's no such a shit somalilander, SOMALIA IS THE ONLY NAME ALL SOMALIANS BELONG TO PERIOD.
Maandeeq Ilaahay ha xafido Cimrigana ha u Waasiciyo Aamiin.
Allaya raxmee Kuluc Mandeeq haduu u baxshey uuna gursadey suaal kama tagnaa marxuunka isagon guursan buu mandeq u baxshey waa jaceyl uu u qabey magacaa
ADEER DACAR ALLA HA BARAKEEYO AAD AYUU IIGA QOSLIYAY, WAX BADAN AYU NOO SHEEGAY WAANAN WAAWADAY WAAR KAMIDA RIWAYADIHIISA ..
A Cali Cigal mashallah hobal weyn oo codkisuna isbadalin .
Daganeey inb halkaad joogtid uun baa layga so helaa❤❤
Maan shaa alaah adeer you
look young like 70 I think waad
Cibaado badan tahay ilaahay ha kuu siyaadiyo cimrigaaga
aniga maalin baan itiri i caawi
oo aad raadinaysay maryan
mursal tacsidii Ali sugule hallkii lagu qabanaaye oo
Ahayd southall.
Adeer dacar fanku waa seef laba afleh kolba heer buu marayay maanta halkuu marayaa waa xaaraan maqdaca
Caleeeeek nimco & Egal❤️
WAXAAN CODSANAYAA INAAN MAQALNO HEESAHA AY MAANDEEQ LA QAADO CABDULQAADIR JUBBA IYO HEESAHII AY LA QAADAY MAANDEEQ LEGEND AXMED CALI CIGAAL OO KU JIRAY RIWAAYADHII AABAHEEY KA SAMRAYE ADIGA IYO JACAYL BOOB UMA BAAHNA THANKS
Juba lama heesin lamana heesi karo xidigta maandeeq.
Aad Iyo aad barnamijkan waaa MaShaAllaah.
Sidii wabi dur durayo labadiisa daamood 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hees aad u macaan badan.❤️💐💐
Mama QADIIJA C/LAHI Allah U Naxariisto oo u danbi dhaafo ❤❤❤
Weey nooshahay
Maasha Allaah
Ma.nadeeq waa been darood keenaan haddii la micneyo manadeeq uraqķha hawiy maalka hawiy e magaalad muqadisho
Faadumo Kaahin Maandheeq waa falaal qabyaladeed
ma fanaanad qabiil bad ka wadaa Falaal saw adaba wax ka boodey saw qabiil ma ahaa kkk
Bal qabyaaladaaa cad eega somaliweek bay labaxeeeen waana 10 iidoor ah ,walee Somali waa laydunku sooo dhextuuray.
@cashuurcashuur3317😂😂😂😂❤
Somali aaan Iidoor ahayn maba jiraan.
Taariikhda maandeeq baad meesha utimid een wuxuu
Kuu sheegay riwaayad uu dacar
Udhiibey mageceed maad weydiisid
Alla yaa halkaa keena hereri
Tan kale cigaal baa fadhiya meesha cayaal yaryar baad
Ka horaysiisay bilowga
Meel dacar joogaa cigaal
Lama horsheegi karo
Cigaala lagama hormarinkaro
Dadkan yaryar
Barta hormagrlinta waxa la dhoho
Aw barkhadlr iyo hargeysa
Hargeysa ayaa la horsheegayaa
Waa dad demi iyo rabbi ka fogaad ku Wada faanaya
Somali week baad ku magacawdeen Reer Hargeysana Meesha waad keenteen Fanaaniita Somalidu Ma reerkan oo qudhaa???
❤❤❤❤ kkkkkkkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤dacsr❤❤
Caadi maaha runtii
waxaan ka helay Hadalka ah
Darardooriyaaba naasnaasi
waa hadal macnawayn xambaarsan
waa ninkii fahmayee.
Fanku.waa.farxad
Dadku.waa.laba.fanaan.in.fanka.matasha.iyo.in.fahamtay.fanka.waa.inoo.farcade.walalayaal
Koox Qabyaaladeysan oo isku reer ah!! 😢😢😢😢 oo Juffo-land!! Taariikh xun ayaad ku qorantihiin
@rayidka 😂😂😂😂AOL❤❤
War ninku ma dumaashi buu Yidhi
Seedi maanu u ahayn
Af ixtiraam walaal haan isticmaalno waa oday islaameed oo somali ah? Ha Seedi ayuu u yahay. Issagase Dumaashi bay u tahay; marka issagu dumaashi bu odhan ayyaduse Seedi bay odhan.
Beenay waa run waxaa lagaa AUN-tee MAXAMUUD CABDULLAAHI SINGUB.
Dirqi maaha jacaylku waxaa iyana lahaa MIICAAD MIIGANE AUN.
War habarta dembiga iyo cadaabta ka qabtay
Markii hore maxay umaamuusi waayeen maandeeq. Iidoor xin badanaa. Markii Hibo nuura muqdisho lagu maamuusay ayay meelwalba la ordayaan maandeeq 🤣🤣🤣
maandeeq yaa gaari karaa
Hargeysa lagu maamuusay inta keli ma aha anaa
Wad xanuunsan tahay miyan RADIO HARGEISA LAGU MARTI QAADIN
OROD IS DAWE
@@ah5023 isasoo baadh adigu waxweyn kuhayee 🤣
@@aliabdi-ys4uvAUN DALAYS IYO BAXSAN AYAA KA QIIMO IYO QAAYA BADAN MAANDEEQ
Fankuna waa fusuq waa waxyaalaha lagu cadaab muto .heesaha. macsi iyo khmriga ayaa lagu cabaa markaa ruuxa macsi iyo khamri iyo diin darro wadaa waa xaalada cadaabeed abwaanka iyo muusigiistuhu naarta bilawgeeda
Nebi Maxamed ayaa gabdhaha u heesi jireen waa xadiis saxiix ah
Nebi maxamad s❤c❤w❤ haku been abuuran mamaqal gabdho uheesaye ❤subxaanallaah❤