Malabkeenii Doocaan Dacar Buu Dhadhamayaa ,SOMALI MUSEUM NIGHT 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2016

Комментарии • 182

  • @qalifcilmi7535
    @qalifcilmi7535 2 года назад +2

    MaashA allaah hibanuura inta aad tiri waad noo tiri ee ha ha ogaadeen dawacooyinka xun xun ee gumeysi isku sheega ahi.

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 3 года назад +3

    Qofka marku asturan yahy wxu kagaqurxon badan yahy maleh....ceebo qarsoon baa soobaxo mrkad isqaawiso gabdhaw saas u ogada....diiteenu wa sharaf ilaalis...ma shaa Allah Allow yaana xijaabka tuurin ...intii tuurtayna soohanuuni...Amiin

  • @habibainab9950
    @habibainab9950 4 года назад +21

    Wallahi heesti DALKEYGOW baan la ooyey , Allow dad iyo dal nabad ah oo isogol nasii. Amiin

  • @cabdulrashiid1208
    @cabdulrashiid1208 5 лет назад +4

    maama hibo Axmed Cali cigaal qadiija huraan iyo dhalinyarta kale runtii Waad keenten dhaqankii iyo hidihenii aad baa u mahadsn tihiin maasha alaah

  • @muwaahibaxmed1668
    @muwaahibaxmed1668 2 года назад +2

    Dalkaygow meelankugu doorsanaayaa miyey dunidaba kutaalaa dalkaygoow 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤ wanqiiroday jidhidhicooday dalkaygow cadow kumahaleelo dalkaygoow

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 года назад +1

    Waxan aad uga helay hiba nura waxey u labisatan sidi african princess i like her crown and the belt so amazing

  • @xaawomaxamedfaarax4684
    @xaawomaxamedfaarax4684 3 года назад +2

    Afsomaliga saxa oo canaha waa dhamise cabaa kadaa

  • @ahmedharun1701
    @ahmedharun1701 4 года назад +1

    Abwaanka ayaa Somalida run ka sheegay. Waa dad wada danaystayaal. xataa qabyaaladda danaysi awgeed ayay uga dhigeen wax macno weyn samaynaya. Waxa kale oo Somalida caan ku tahay xaasidnimo. Siyaasi kastaana waa tuug.

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 года назад +3

    Abtigay Baan Arkaa 🙌🏻😍🙌🏻🙌🏻CAbdi jibaar Alkhaliiji 🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @hamdaabdillah5089
    @hamdaabdillah5089 7 лет назад +2

    mansha allaa runtii dhaqankiibaan soo xasuusty manta halkaa kaga haya waad mahdsantihiin

  • @cabdulrashiid1208
    @cabdulrashiid1208 5 лет назад +3

    aad baa u mahadsan tiihin Waad soo noleseen hidihii iyo dhaqankii lumay asal Somali

  • @abdihakimigeh2421
    @abdihakimigeh2421 7 лет назад +3

    waberi legend walee waa ruwayd safiya tusmo wad ka baxsatay

  • @aysywankahilyayysys3801
    @aysywankahilyayysys3801 3 года назад +2

    Asc wll mashaa allaah wll qali

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 4 года назад +4

    Masha alh riwayad asal iyo dhaqankeni Somali

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 года назад +1

    Adigaaba lagu furi waa maxay
    Subxaanallaah

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 6 лет назад +1

    as.soomaalidu dagaal ayey wax ku saxdaan.dalkiina waxaa asturi jirey qaraabada.bal aan is daba qabano.oo la ha dhiso dhalinta.wabilahi towfiiq.

  • @janagaleahmed6896
    @janagaleahmed6896 6 лет назад +10

    Waa ruwaayad cajiib ah oo qusul badan iyo waano waalid

  • @nasirjeyte9231
    @nasirjeyte9231 7 лет назад +5

    masha allaaah wlh wa riwayad so jiidasho leh dad ayan ujclestay aad ayeyna iga qoslisiisay

    • @abdielmi1287
      @abdielmi1287 3 года назад

      q111111111q111qq1qq1111111111111111111q111111111q1qq11111111q11111111111111111115111111 q111111111q111qq1qq1111111111111111111q111111111q1qq11111111q11111111111111111115111111 111q111111111q111qq1qq1111111111111111111q111111111q1qq11111111q11111111111111111115111111 111111111111111111111111111111111151111111111111111111151511151111155111151155qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqåäq

  • @sadiahussein6326
    @sadiahussein6326 5 лет назад +2

    Masha allha

  • @runcadeyibrahimyusuf2088
    @runcadeyibrahimyusuf2088 6 лет назад +2

    Manshalah walahi wankahelay so faniy

  • @nevertolate288
    @nevertolate288 7 лет назад +5

    masha allah wa ruwayad ficn iga da qabil

  • @axmedkadawoxasan8395
    @axmedkadawoxasan8395 2 года назад

    OGAADEEN AF WANAAJE DHAQAN HAYE HIDE DHAWRE WEEYE

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 4 года назад +2

    Aduunyooy xaalkaa ba’ weriyanimadii ma hebel xaraare ayaa danbaabaya maanta...

  • @xaruntaalhilaalherbal
    @xaruntaalhilaalherbal 6 лет назад +3

    dhaqanki hore ee soomaaliya miyaa

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 5 лет назад +1

    Waa bilaa xikmad abti.

  • @calicabdifarax9059
    @calicabdifarax9059 5 лет назад +2

    Maamo hibo m hodon allow cimrigaaga dheere fanaanad qaran big love 😘😘😘😘😘

  • @amh7737
    @amh7737 7 лет назад +6

    Ma sh allh dad ayaa isugu yimi meesha waaperi legends full rezpect

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 года назад +3

    Waw khadiija hiiraan,
    Waa muqaalkeedii waaya waayo 88-89 iminkaa ii xigtey

  • @cabdijaamac5340
    @cabdijaamac5340 3 года назад +1

    Waxan ubah nahay malab ka docan wamaxay?

  • @guuleedmaxamed5430
    @guuleedmaxamed5430 7 лет назад +8

    wad kabaxsateen

  • @maxamedaxmed3186
    @maxamedaxmed3186 5 лет назад +3

    Riwadihii hore raadkooda

  • @qiyaliidiid1160
    @qiyaliidiid1160 6 лет назад +2

    Shekadan jadiidin bee ubahantahay khaqtuuf baa ku dhellay

  • @badricali5784
    @badricali5784 7 лет назад +3

    masha Allaah waa barnajimyo ee bulshada idinka sugeysay somaliweyn hanolato

  • @cabdulrashiid1208
    @cabdulrashiid1208 5 лет назад +1

    wad maadsan tiihin dhamantiin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 года назад +2

    Mama hibo iyo adeer waa runtood

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 лет назад +4

    ALi XaRaaReH AhMet ALi EGaL And OPdOL JiBr AL KHaLeeJiH WaaN WataaH_____________________🔥💙💛💝🔥💜❤💚🔥

  • @fathiomer2837
    @fathiomer2837 5 лет назад +2

    Masha Allah , SI fican ayad uso abaabushen ,lakin intaa ciyarta iyo raga wax tumaya dhaqanka ku may jirin

  • @raxmoruxi8297
    @raxmoruxi8297 5 лет назад +2

    Ww ruwaayadani waa la isku tagay

  • @sheikhmohamedsaciid7888
    @sheikhmohamedsaciid7888 3 года назад

    ruwayada maxaa ladaawadaa nin walan baa xayaysiinayee

  • @ilaqosoltv1641
    @ilaqosoltv1641 5 лет назад +2

    Cali xaraare wax kale ayow keenay meesha

  • @asiaaxmedabdi1495
    @asiaaxmedabdi1495 5 лет назад +4

    Tani riwayad maaha waa cuuuu caaaaa ixiiiiiii

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 4 года назад +2

    Mansha allah ceebla waa magacay

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 7 лет назад +6

    Boqor Xaaq ♥♥

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo 7 лет назад +4

    abwaan duufaan iyo hibo nuura aa meesha ka shidan

  • @abdisaakalkhaliiji1469
    @abdisaakalkhaliiji1469 6 лет назад +4

    axyaaa soomaalilandr

  • @misspamba1
    @misspamba1 4 года назад +1

    Walee murti waa waqoyi iyo ba ba

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 года назад +1

    WAA RUWASYAD XAYRAAN BILAA XIGMAD AH

    • @salahliif7413
      @salahliif7413 4 года назад

      somaliland tayda walaal waxaan kuumaleynayaa in aad xanuusan tahay caafiya alle, hadii ay kudeeqiweysay ruwaayada.

  • @abdiomar699
    @abdiomar699 6 лет назад +3

    I like this mom,she is a great somali

  • @adanmohamed3197
    @adanmohamed3197 7 лет назад +7

    mashallah reer Minnesota

  • @dayyabsomalia4466
    @dayyabsomalia4466 3 года назад

    I like my language somali

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 5 лет назад +1

    Abti wax huun iyo waano dhalin tu fahmay so. Nac nac da kala Ka tagay.

  • @farhanibrahim4894
    @farhanibrahim4894 5 лет назад +1

    They can dance mashallah

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 лет назад +5

    Hadal badan how galine biilka weydii, tororog tuunbey haysaa, kuye......kkkkk walee waa asalkii.

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 4 года назад +1

    NIMAN TALIN JIRIN NIMAN TAGEYNON AUAATAGA HABAR GIFIR WAA HABAR QABR

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 года назад +1

    Waxaan Xusuustay Dalkeenii Iyo Dhaqankii Waxnaa North America Midia

  • @inanabiaadanburcosomalilan4884
    @inanabiaadanburcosomalilan4884 7 лет назад +5

    sooraan iyo jawaan soo kiraysta.............. Riwaaydu meel ayka socoto iyo meel ay usocoto lgaran maaye

  • @minahassan6227
    @minahassan6227 7 лет назад +6

    hooyo hibo nuura

  • @bileduuble8043
    @bileduuble8043 4 года назад +1

    Masha Allah waayo waayo ayaa laxusayaa

  • @indhohariif1782
    @indhohariif1782 6 лет назад +4

    Microphone ka inany iska fogeyaan bay aheed lama socdaan in La maqlayo marba qofbay uyeerayan

  • @abdirisakhussein8686
    @abdirisakhussein8686 6 лет назад +1

    Hal saacad oon daawanayay wax aan ka faa iiday lama yaqaan waxwalba riwaayad bay ku sheegayaan

  • @hafsathatsmyname6479
    @hafsathatsmyname6479 7 лет назад +7

    waa riwaayad wanaagsan

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 лет назад +10

    gabay Qiimo leh bu tiriyay Masha alah

  • @haashimabdi8874
    @haashimabdi8874 9 месяцев назад

    Axsan

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 лет назад +1

    Dhaqankii somalida ayey ka hadlayaan se ciyaalka dibada ku dhashay ma fahmayaan

  • @nasridigaalefcp2329
    @nasridigaalefcp2329 7 лет назад +2

    Hhhhhhhh ninkiii khaakh tufuu ayaa ku jira wli kaftankii ayuu wataa tahriib miyaa tihiin

  • @Mohamednegeye
    @Mohamednegeye 6 лет назад +5

    dad caan ah ayaa isku yimi mesha

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 6 лет назад

    Kan anibo malajogeen

  • @qalifcilmi7535
    @qalifcilmi7535 2 года назад

    Usheega falleenu hadda dowlad qiima lehna waa yeeshay goboladana nabad ayaa kajirta ee kasoo taga meesha aad sidaa ugu rinji-kacdeen,war maqabowbaa sidaa idiin galay war kadoo carara meesh hoog

  • @damaceey
    @damaceey 7 лет назад +3

    hoyadaaa maxaalavgu furey kullaqhaaaaah omg

  • @AbdiSiyad-uq9qr
    @AbdiSiyad-uq9qr 7 месяцев назад

    😊😊

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Nunsesesesesese khstraaaaaydahirqaabcaday qiimobadan qurux dumsar sahraaycada, y iyaaaaah

  • @hajiabdi9908
    @hajiabdi9908 5 лет назад

    Humbayl

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera6084 5 лет назад +6

    Hiibo nuura mac mac eedo

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 4 года назад +2

    waa cajiib

  • @abdijabarshimoyali7409
    @abdijabarshimoyali7409 5 лет назад +2

    C/jabar Alkhaliji away likes kiisa

  • @walidmohamed1247
    @walidmohamed1247 7 лет назад +10

    hodaneey is astur wll please

    • @AsadAli-es7hu
      @AsadAli-es7hu 5 лет назад

      Yahu soran iyo jawan wax ma ahan e dadkan a ya dad laka dhaaa

  • @ilaqosoltv1641
    @ilaqosoltv1641 5 лет назад +1

    It was 2016 lool

  • @marizalovemazaa8410
    @marizalovemazaa8410 7 лет назад +2

    rubayadaba waxa ugu shidan
    boqor qaaaq xabad sowda iyo willki

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 7 лет назад +4

    Hadal micnadara ah markey naagaha kahadlaayan

  • @maxamuudsheikhsaalax6911
    @maxamuudsheikhsaalax6911 3 года назад

    maxamud sheikh saalax

  • @mustaferashidcabdale2043
    @mustaferashidcabdale2043 4 года назад

    Singl kuray

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 6 лет назад +3

    Somalida haben mucaarad baaladhalay waxwalba waa hadal
    Yaab

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 4 года назад

    Ad lugu furin

  • @MOHAMEDABDISOYAN
    @MOHAMEDABDISOYAN 3 года назад

    Safiya tusmo

  • @guuleedmaxamed5430
    @guuleedmaxamed5430 7 лет назад +3

    axmed cali cigaal

  • @Supr93
    @Supr93 10 месяцев назад +1

    Dependent virtual

  • @bashiirbarkhad7061
    @bashiirbarkhad7061 2 года назад

    Tusmo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 года назад

    Beerta marka La abuuraya waxa horeya kan yaan Ada wata Ama gudinta matkuu dhulka qodo gabdhaha a waa Inay abuurka ku ridaan...... . ..... Ma. Maqlin miya dalees Ani lundhowaaye abuur Sheen dhahaa

  • @ugbaadaxmed4001
    @ugbaadaxmed4001 4 года назад

    Waar kan yaa kasaara maba xishonayee khaakh tufuu

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 5 лет назад

    Wwwww

  • @geeljirecagaarey3249
    @geeljirecagaarey3249 6 лет назад +1

    uuyuu

  • @calimyarejamac6327
    @calimyarejamac6327 5 лет назад +7

    Kuligood waa singal mather sariirta heeso ku qaado

  • @raxmoruxi8297
    @raxmoruxi8297 5 лет назад +2

    Hhh single kuray kkk

  • @zahraz6043
    @zahraz6043 7 лет назад +1

    waaayo waaayo baad naxasusi seen wale kkkkk

  • @abdigees357
    @abdigees357 3 года назад

    Wac

  • @cabdisuudi412
    @cabdisuudi412 2 года назад

    Ok

  • @mohamedelmi2711
    @mohamedelmi2711 7 лет назад +3

    bal u fiirsada hibo waxay u galiyeen wixii badarigu xidhan jaray, waxaa ku Sawiran Marada yar ee ka laalaada bal egga waa ➕ gaalada

  • @bocoryare5872
    @bocoryare5872 7 лет назад +1

    www

  • @mohahassan1303
    @mohahassan1303 6 лет назад

    So nice

  • @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
    @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 5 лет назад +2

    DHAQANKA XAGAA KU ILAALIYA MAREYKABA BADALA