Somali Museum 2018 Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • useum 2018 Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @nuuracaynaan385
    @nuuracaynaan385 5 лет назад +32

    ragu markay xaas wanaagsan haystaan uma muuqato oo nicmada ma arkaan lakiin ilahay ha noo soo hadeeyo rageena iyo dumarkeenaba amiin

    • @bossbursad7228
      @bossbursad7228 5 лет назад

      Amiin ragoo keliya maaha ee dumarka xitaa kuwo aan nimcada fahmin baa jira waase run hadalkaaga

    • @abdirizackadanali3190
      @abdirizackadanali3190 5 лет назад

      War sax going through the same Dua in shaa Allah

    • @mohamedmohamed-sl1tf
      @mohamedmohamed-sl1tf 3 года назад

      Aamin walal Balse Raggu magacuu ka simanyahay dumarkeenuna waa dahab wlh ilaahay hanoo Barakeeyo

    • @user-dj2pd4bh6h
      @user-dj2pd4bh6h 6 месяцев назад

      Lmk
      L​@@bossbursad7228

  • @ugasbihi5464
    @ugasbihi5464 5 лет назад +301

    Inta Nairobi Kenya 🇰🇪 jogto like saar oooo yeaaaaah.... don’t give up u guy and learn to appreciate & respect our girls (diamond) they are good and beautiful

  • @abdirahmaankhadar6395
    @abdirahmaankhadar6395 5 лет назад +11

    Waar somalidu
    Meelkasta way qabsatay
    Waxaaso qof ahi masomaliba shawga joogaa mashalah💖💖💖

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 лет назад +285

    oyintaan ooyin baa kahoreysay hadda kahorbaa wii iyo gabar is barten markaasbeey wiilka lacagta ka guran jirtey deedna wiilkii aad buu ujeclaadey inantii honey ayuu lambarkeeda ku qortey maalin maalmaha kamid ah ayuu ka codsaddey iney isku yimadaan markeyn isku yimadeen beey inanti doontey cabitaan deedna inankii baa isyiri balfiiri magaca ugu qoran telkeeda lambarkaaga meeshuu wadnahayga iyo naftayda sugayayy yeey ku qorataty dhuuqaaye oo ay kala jeedo kii lacagta aanka dhuuqi jiray shib ayuu iska dhahay mana uusan dareensiin sideey uwda joogeen buu tagay inankii wuxuuna goan ku gaaray inuu aarsdo ileen rag laciilay masharyaree dhawbil kadib wiilkii inantii wuxuu usheegay inuu shhidey ama waxla'aani ay soo wajahdey hadaa wuxuu kadalbaday inay caawiso sidi wiilkii ookale uu lacagata ugu daldali jiray ugu daldasho weeyna ka ogolaatey kadp aadbeey ujeclatey sidii inankii ookle ayey lambarkiisa ku qoratay my love halka uu asagana ku qortay dhuuqeeyso markeey fiirisey telka magaca ugu qoran ayeey tiri maxad kawadaa sidaaan isna mawalwaline ...wuxuu yidhi dhuuqeysdssn dhuuqaaye aa ka horeyay marka pracetomolow ooyintaada ooyintii tusmo baa ka horeysay ok wuu ku mahadsayhy qofwalpo oo aqriya shhekdaaan likta haila dhafin wixii kaaga baxayna isoo sheeeg

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 5 лет назад +26

    war reer mudug jecliya alaw idin xafid wlhi wan jclahy jookar parcetamol iyo tusma😍😍😍😍😍

    • @horeeye10
      @horeeye10 3 года назад

      Gaalkacyo jooga anaguna reer Mudug hadaan nahay waanu ku jecelnahay

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 5 лет назад +13

    Waa bandhig wanaagsan. Gabadha matalaysa ilmo la’aanta ayaan ka helay deganaanteeda masha Allah. Ubadka Illaahay baa bixiya ee xigmadu waa samir ee maaha in lamaanaha midkood lagu dulmiyo wax Illaahay uun uubixiyo. Mahadsanidin Somali Museum Minnesota

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 5 лет назад +9

    Walahay riwadana waa sad koley dadbadan waa ay tabatay oo dareemayo ilmo la’aanta inay aad u dhib badanaa tahay waana aragnaa marwalbo dumarka haday wax dhalin inay raga qaar ay dhibsadaan lasii joogitaankeeda waxay u arkaan inay waqti ka dhumaysay oo kuma qanacsana qadarta rabi Walahay si xaqiiq ah waaye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shibiskadheh2745
    @shibiskadheh2745 5 лет назад +31

    My third time of watching it. Whoever wrote this is genius. Tusmo❤️Paristimol👏 and Jokar are the best actors of this generation walahi

  • @ugasbihi5464
    @ugasbihi5464 5 лет назад +58

    This is one of the best video of all I have watched for Somali’s movies...so nice I like it

    • @ashajama8015
      @ashajama8015 5 лет назад +2

      Agreed.

    • @thinkbeforeyoutype7106
      @thinkbeforeyoutype7106 2 года назад

      Love my beautiful Somali brothers and sisters.
      ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾

  • @fatimajimale2298
    @fatimajimale2298 5 лет назад +642

    Waligeey like lama ima saarin. Bal iga farxi fadlan 😥

  • @runlawinahaji7398
    @runlawinahaji7398 5 лет назад +64

    Gabadha la dulmiyey say wax u jilaysa waa khatar inta ila aragtay jilaga qisoyinka murugta ku fican ee so baxay like igu darensi

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn 5 лет назад +74

    safiyo tusmo oo kale lama helo, waa one in a million, hada hadalka utaagtaagto ama aad ku gardarooto xitaa waa iska raaliyo waa dhaqanki lagu yaqaanay hablaha xalaasha eh ee soomaaliyed, ragoow hadaad heysato midaan oo kale ku fara adeyg xaqedane iska ilaali

    • @ashwaakahmed1434
      @ashwaakahmed1434 5 лет назад +6

      kaalay iska arag walalashey ila dhalatay curadii hooyadeey mcn ayaa sida tusmo ahayd wlhi wa baari raaliya kuli lkn nin kuma dhicin mid garaacaya jir dilaya rafaadinaya ayaa ilaahey calaf uga dhigay 14sana ayay silac iyo saxariir ku nooshahay ya allah wax qeyr qaba igu badel

    • @queenikran1591
      @queenikran1591 5 лет назад

      Ashwaak 143 Alle wax khayr qaba ha ugu badalo qofkii samar badan illaah ayaa caawinaaya.way ka bixi doontaa noloshaas dhib ka badan inshl 💙❤️💙❤️💙❤️💙❤️

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 5 лет назад

      @@ashwaakahmed1434 ma caruur bay udhasahy qli maa laga furo

    • @MohamedOmar-nl2qn
      @MohamedOmar-nl2qn 5 лет назад +1

      Ashwaak 143 waka xumahay, sida badan gabdhaha wanaagsan rag wanaagsan oo u qalmo ma helaan inkastoo guurka god madow oo gacanta loo ritay yahay misane waqtiga haasawaha ayaad qofka dhaqankiisa ogaan kartaa. Ashwaaq Adiga sida walasha oo kale maa raaliyo utahay hada kula kaftamo hhh

    • @suleekhafaysal3057
      @suleekhafaysal3057 5 лет назад +1

      😍🤗🤗

  • @zirmubarak7025
    @zirmubarak7025 5 лет назад +137

    TuzmoooY Tiir la unkayey
    TusmoooY Tufaax iga got kortaY
    TusmoooY Tarzan jcyLeeY
    TusmoooY Tu lagu xamdiYaaY
    TusmoooY Tii jiLiin dhamaYzaYey
    TuzmoooY Tariikhda gapadh gazhaY
    TusmoooY Tusmo HuunooY💝

  • @naimanaturalbeauty8167
    @naimanaturalbeauty8167 5 лет назад +119

    5day ago In Mineapolis I was watching live it’s was amazing may allah protect our country

  • @nuurabdi1364
    @nuurabdi1364 5 лет назад +2

    Waan kaa heloo jaceylaan hubaa heedha kuu hayaa..
    Intaas ayaa ku heystaa maadaama aan ahay qof Caashaq uu haleelay.
    Qofteyda Allaha iisoo xero galiyo Qalbigeedana Allaha ii jilciyo

  • @ismailtelloh9711
    @ismailtelloh9711 3 года назад +10

    2021 ya ila dawanaYa like ha iladhafin hadad socotid wakhtigan

  • @nastamoha387
    @nastamoha387 5 лет назад +88

    Habka lodiyariyay barnamijka cadi ma ahan👍👌somalia hanolato😍🇸🇴

  • @user-ci4wz5qb4j
    @user-ci4wz5qb4j 5 лет назад +78

    Riwaayadan waa riwaayad miskax lagaliyay qaybo badan ayay ka hdlaysaa intii ila fahantay like haysaaran

  • @mariaabdullahi50
    @mariaabdullahi50 5 лет назад +145

    Habo mcn safiya tusmo Love you from Mogadishu

  • @deeqomacalin4417
    @deeqomacalin4417 5 лет назад +12

    Msha alaaaaah riwayad ficn weye Tani like isaar Ina ducee inuu nin ilaah isahlo

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 5 лет назад +203

    Intii qosolka naciman jokor u xiistay like
    Ha ila dhaafin

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 5 лет назад +12

    Gabadha uu barastamool furay Waa Complete actress walaahi Mashallah💯👌🏾👌🏾👌🏾

  • @ridwanmahamedabdi7405
    @ridwanmahamedabdi7405 5 лет назад +130

    Alla ayeey dey ayaa iga xanuunsan igu so duceeya wllayaal😭😭😭😭😭😭

  • @a-azizabdallah9841
    @a-azizabdallah9841 3 года назад +8

    Dadkayga somaliyeed ❤️ waxan idinka salamayaa Berbera Ramadan kariim

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 лет назад +5

    Miss africa #joker iyo #tusmo #prastimol dhaman jilayasha wan idinka mahad celin waqatiga galisan riwayadaha thnkz alot off #Somali maesum

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 5 лет назад +187

    Inta Tusmo la murugootay like ku taageera......

  • @zakixapiip6088
    @zakixapiip6088 5 лет назад +5

    Allow sanadkan sanadkiisa iikas inan ka qeeb galo bandhigaan aamiin iidhaha inta qoralkeyga aqriso insha allah

  • @zuleah8916
    @zuleah8916 5 лет назад +86

    Am from Somalia by origin but I was born and brought up in Nigeria. Am trying to back to my real family. Any somali interested to help..?

    • @abdirizackadanali3190
      @abdirizackadanali3190 5 лет назад +4

      Zu Leah Contact me will help you to find out for your root in shaa Allah

    • @adanguled5396
      @adanguled5396 5 лет назад +2

      If you send me your contact info I will pass to my family & friends, I’m sure you will find your family in a week.

    • @misspamba1
      @misspamba1 4 года назад +2

      Zu Leah send me your contact, love from Hargeisa

    • @abdiomarmohamed1103
      @abdiomarmohamed1103 4 года назад

      Welcome syster!👍🏾😊

    • @ji8698
      @ji8698 4 года назад +1

      I can't say I will find your family but I will pray for you insha Allah

  • @Milgo258
    @Milgo258 5 лет назад +81

    Xanun badana qofan Ku jclen marka jeceshhy😭😭😭

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 лет назад +21

    Raga naagta ashahaada ka xidhay jecelyihiin Ee naqaska ku dhajisa. Miskiin yaroo wax walba ka yeesha doqon bay u yaqaanaan.

  • @LakshaDeirwa
    @LakshaDeirwa 5 лет назад +41

    Love my people 🇸🇴 from India

  • @sahroaden8549
    @sahroaden8549 5 лет назад +44

    Inta ducada Tusmo amiin kal iyo laab igu dhahday farta taaaga 👍🏼👍🏼👍🏼🤚🤚🤚🙏🙏🙏

  • @aminacali2774
    @aminacali2774 5 лет назад +11

    Walaalyaalo muradban leeyahaye in alle i fudaydsho iso duceYa

  • @asiyamoha4353
    @asiyamoha4353 5 лет назад +26

    Naagtan ninka wey ciqaabtay ragu saan bay ku macanyihin lkn nagtan maryihin baa ka badane wax laa leeg ma loo wayay yaa ila aragay ruwaayadu wey shidantahay qeybta labad noo so galiya inta iku raacsan like ii sara

  • @11stars26
    @11stars26 5 лет назад +260

    Comments aqrinta hda jcshy isku dokh nhy 😁😁

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 лет назад +15

    Gabadha tusmo ladhuho waa jaliaaa caalami ah wlhi dhab baad mooodaysaa jilliinkeeda

  • @SumayoSumayo-jv5ej
    @SumayoSumayo-jv5ej 5 лет назад +38

    Naciima jokar. Quruxley masha allah

  • @Milgo258
    @Milgo258 5 лет назад +20

    Tolow aan furee mxaan Ku furaa inleen raga ka siman😢😢😢😢

  • @hilo1055
    @hilo1055 5 лет назад +34

    I Love u My People Form Germany

  • @anadsomaliboychannel1905
    @anadsomaliboychannel1905 3 года назад +1

    Mansha Allah waxa iga gadan nimco jookar iyo sida macan eey u kentay filinka iyo dhaman farsamada quruxda badan ee aad ula jan qaden dhalinta reer Minnesota keep going

  • @ashajama8015
    @ashajama8015 5 лет назад +12

    I’m on my moms phone and I’m ten this is so hilarious I like where that African American lady and the Somali lady talk 🤣😂😂😂😂

  • @gamerstylelol4945
    @gamerstylelol4945 5 лет назад +7

    10 jeer wan dawaday riwayadan tusmo iyo persitomal tardood u tawada ❤️❤️❤️

  • @muniitaadenxayd6490
    @muniitaadenxayd6490 5 лет назад +2

    Walaalyo qof an niyad ku hayo oo an jacelhay igu zo ducya inu allllhe igu guuleyo amin amin ya rabi plz ducdan ha ila dhafin hada argtan qorlkan

    • @horeeye10
      @horeeye10 3 года назад

      Allaha ku siiyo mid aad naftaada ku aaminto,

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 Год назад

      Allaha ku sahlo haddu khayr ku leeyahay wllo macan

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG 5 лет назад +30

    Hadaad la yaabantahay koofiyada parastamool iyo jilistiisa qac iigu sii suulka

    • @sabringulwade55
      @sabringulwade55 5 лет назад +1

      Samowade somaliyed oo maxa lola yaba so qof bili adana maha

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад +13

    Nimco Joker
    She nailed it 👏🏾👏🏾👏🏾♥️♥️♥️
    Kudos to all of you for job well done
    👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾♥️♥️💐💐💐💐

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 5 лет назад +36

    naciima jookar baan kahely markaad qurxoontoo qoortaadu dheertahy qalajey kudhahayaan markaad qadarisoo qiima uyeesheey qoloocanaay walhi hees kahadleysa xaqiiqda raga soomaaliyeed inta igu raacsan like👍

  • @sofiamohamed8820
    @sofiamohamed8820 5 лет назад +36

    Next year Somali museum Minnesota ayaan kadawanayaa insha allah

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 лет назад

      Sofia mohamed *wllo subscrbe iisar ilahy dartis* 🙉

    • @Mohmudcarab8
      @Mohmudcarab8 5 лет назад

      ˢᴼᶠᴵᴬ ᴿᴬᴶᴼ ᴷᵁᴺᴼᴼᴸ

    • @mamkhayr5279
      @mamkhayr5279 5 лет назад

      Asc allaaha kugarsiyo

    • @abdiabdi3813
      @abdiabdi3813 5 лет назад

      Wan ku so dhaweyaa

    • @abdijirde6124
      @abdijirde6124 5 лет назад

      Hhhhh hada xaage ku dawanaysa rajo kunol matahay

  • @naftayartaa8081
    @naftayartaa8081 5 лет назад +2

    Wlhi waa qiirooday tusmo wxay jilaysaa marwo daacado kuu diir naxdaa dumar laga xushaa ,
    Buraanburka ducada ah wn ka helay allahuma aamiin

  • @ayanaamoha4226
    @ayanaamoha4226 5 лет назад +107

    Dalmar yare in u caylay inti ila aragty like

  • @cheekza9245
    @cheekza9245 4 года назад +3

    MaaShaAllah 🇸🇴 🇸🇴 I definitely enjoyed watching this with hoyo!

  • @farxiyadahir9133
    @farxiyadahir9133 4 года назад +13

    2019 Yaaa iladaawanaya😂

  • @moogedheere2084
    @moogedheere2084 5 лет назад +177

    Ninkii naag furo alle guur kale uma sahlo

    • @edebsan3655
      @edebsan3655 5 лет назад +2

      Abdullahi Abdi Omar hhhhh hhhhh hhhh all beerka

    • @laylaadan4862
      @laylaadan4862 5 лет назад +3

      Amaad adi isla heshaa habarka hhh rag hada tihin maba dahirtane

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 лет назад +7

      @@laylaadan4862 ani waan ka duceysaa waliba waan dabeecad xumahay sida dadka igu xantaan lkn marka hore aan guurka ku fududaaheyn inshaallah mid qunyar socodaa rajeynaa

    • @qadanqaali9578
      @qadanqaali9578 5 лет назад +1

      aamiin lama dhihi karo oo waxuu illaah jideeyay lkn illaah ha sahlo umuuraha

    • @fathiajama6834
      @fathiajama6834 5 лет назад

      Amiin

  • @hawomohamed123
    @hawomohamed123 5 лет назад +5

    waxbaa kadhacay ilaahay haidin amaansado intaasoo somaliya oo meel iskuimaato alaha ii xifdiyo dadkeyga meelkasta

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 5 лет назад +26

    Waan kaaheloo
    Jacayl aan hubaan
    Heedhe kuuhayaa
    Waa wada hungoo
    Raga haatan jira
    Kuma haysto ani
    Guri howsa iyo
    Gaari heersaroo
    High landheraan
    Heedhe kuuhayaa
    Hanti dayna iyo
    House paymentiya
    Layguma hodee
    Iska hayso war
    Lahuleel walaal
    Hoboo hoboo hidi diidii
    Iyo howlkalaan heedhe kuuhayaa
    Hodhodhow hodhow
    Iyo hadal tirada waan
    kaa hayaa

    • @abdifahmohamedkadiye9347
      @abdifahmohamedkadiye9347 5 лет назад

      Gabay hersara bad qaday lkn section two rag hada joga kuma hesta ba tidhi ma ragi hora hhhhh

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 лет назад

      Zainab Mohamed *wllo subscrbe iisar ilahy dartis* 🙉

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 лет назад

      Dagane Maxamed axmed *wllo subscrbe iisar ilahy dartis* 🙉

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 5 лет назад +1

    Wow Tusma Boqorad Fanka Maanta 2018 HOre U soco one and the only Jiliinka Maanta JIraa Tahay

  • @aishaabdirahman2189
    @aishaabdirahman2189 5 лет назад +31

    Naagan nimca jokar u dhigo wanba ka waaye gayiga somalida respect jokar

  • @moogedheere2084
    @moogedheere2084 5 лет назад +85

    War isku sabra somaliyeey mar hadaa guursato culees waa imaana aduunka qof walba imtixankiisa heesto nolol macquula raadi dadka kaa hooseyo fiiri mar walba dhoola cadey

    • @qadanqaali9578
      @qadanqaali9578 5 лет назад +1

      sabarkaa wax walbo xal u noqdo xaqiiqdii

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 лет назад

      Xaqiiq walahi waa runta

    • @razmi4568
      @razmi4568 5 лет назад

      Wlhi waa runtaa wll

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 лет назад

      @@razmi4568 qof nolosha ku raaxesto ma jiro waa imfixan lkn dadka kala nasiib badan oo kala cusles badan lkn waxaan hubaa qof walboo aduunka joogo gaal iyo muslim maskaxdiisa waxbaa ka guuxa oo ka dhiman sow ma arag rer galbed oo ugu dhaqalo badan in ey is daldalan marka alx hadaa dhahdo alle ayaa kuu siyadina

    • @cabdirashiid6440
      @cabdirashiid6440 5 лет назад

      Abdullahi Abdi Omar n

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb 5 лет назад +10

    Wow Niciimo jokar , Qalanjo qeybsami weeydaay 👏🏾 mash allah

  • @aweishajiqalif7582
    @aweishajiqalif7582 5 лет назад

    Riwayadaha soomalida ma dawan jirin
    Waligeey lkn wlhi wax badan igu dhafay dawasha laanta riwayadahena jilaan abwanada
    Soomaliyed waxan dhihi karaa
    Dhac dooyinka saxda ah ee
    Qoys saska soomaliyed
    Ka dhax dhaco ayay riwayadan
    Ka hadashay guurka hortiis
    Hadu jeceyl jiray umalay naayo in si fudud lagu kala tagaayo
    Ku kal soonow alle xaas kagana ula dhaqan sida diinta nafarayso
    Xushmad iyo kalkacyl sii dhaman
    Inta riwayadan ka qeeb qadatay
    Waxan idin lee yahay hamlayo
    Wax fiican ayaad noo soo ban dhigteen thanks all👏✔💯✔🇸🇴😍

  • @shukriaxmed6132
    @shukriaxmed6132 5 лет назад +33

    kkkkkk.raxma roos gabnidedaa waxaban idhahy armey kufta gogarada bafta heysa wallhi funey anigaba is layabana viva gagabka

    • @amiinacasaanyo4170
      @amiinacasaanyo4170 5 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂gograda baftaa hysa hhhh waa IGA qoslisey wlhi yaaqii

    • @kunjeeranigakujecel32
      @kunjeeranigakujecel32 5 лет назад

      Hhhhhhhh ragga dherer wax loosaar 😍

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 5 лет назад +23

    Women power Nimco Jokar ❤💪

  • @parttimetvmaliking5804
    @parttimetvmaliking5804 5 лет назад +128

    Intii only joker ku haysatay like ta hala bakhaylina 😂🤔✌️🌍🇸🇴🤣😂👀😂

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb7903 5 лет назад +26

    Top walahi eesh cala majaajilo waaberi back👍💐

  • @dizegalal5339
    @dizegalal5339 2 года назад +2

    What a masterpiece.
    Well staged .
    Nice audience.
    Both Genders clear vocals.
    Wordplay on point .
    Somali thang on display.
    The list goes .
    Whoever came up with these idea was one real G , deserve to be protected and natured .
    The whole team is wow .
    I blv you can still do a reunion, re group and pull out another one based on modern day and the young generation knowing nothing about out somali unwritten standing orders or giving a fuck about the past .
    They deserve these kind of knowledge, I blv they will be in touch what it takes to be a somali .
    Big up to the whole squad , you guys kill it .
    Respect

  • @ibtiabdy1228
    @ibtiabdy1228 5 лет назад +15

    Tusmo awgeed ayan u daawanayaaa

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +5

    Wwwww wlhy ruwaaYadan cadi mhn waaa lo0 fakiray wax bdn waxa ay ka hadlin Qurbaha dhibka yaaalaH🤨🤨🤨🤨🤨🤨😍

  • @MZRUSCKUTA
    @MZRUSCKUTA 5 лет назад +2

    Qofta Turkish ta ah xabadooo u eg baa leyga aroosay reer garowe ah.. Allah ha unuuuuriyo gurikeeda masha Allah.

    • @umusaabir2356
      @umusaabir2356 5 лет назад +1

      Mo A Omar rer grwe nazabad kamila
      My blood 💕

    • @MZRUSCKUTA
      @MZRUSCKUTA 5 лет назад

      @@umusaabir2356... Haa abaayoo waan lasocdaa boqorad saas cml ah nagi xariiiri heee.. Hhhhhhhhhhh

    • @umusaabir2356
      @umusaabir2356 5 лет назад

      Mo A Omar igaso doono inantayda wnku siine abowe 🤣

  • @hodanabdikadir4920
    @hodanabdikadir4920 5 лет назад +2

    Anu calaf doon ayaan ahy qofki ila miid aa like nd yr number igu reeb hoos hhh🤣🤣😉😉

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 4 года назад

      Hodan Abdikadir Hadeertaan magursatay?

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 5 лет назад +3

    Mash Allah love North America film star especially naciimo jookar and tusmo beautiful lady's

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 5 лет назад +2

    Waa ruwaayada ugu wangsan ee masraxiyad ah aan daawado kadib ruwaayadihii bari samaadkii aan Video gooda daawaday.
    Maxamed Barastimool
    Dalmar Yare
    Nimco Jokar
    Tusmo
    Raxma Rose
    Iyo dhamaan teamka ka qeyb qatay waan u mahad celinaa sanad kasta noo sameeya riwaayad sidaan oo kale ah.
    Thanks All Somali Meseum Of Minnesota

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 5 лет назад

    CODSI: Fadlan iso jawaaba!!
    ❤️❤️❤️❤️❤️
    Xabada dheer aya jaclahy oo ka helay
    oo dhaheysa baabur iska dhaaf basaaska wadaya war qoftaas meel aan kala xariiro ii sheega fadlan qofkii taqan xitaa meel eey u badantahay

  • @hindaismail5255
    @hindaismail5255 5 лет назад +41

    Ka nag fiicaan haysta happy ma ahaa ka xaas fiicaan haysa ma ahaa happy maxaa inaga qaldaan dadka aduunka ku nool maanu raacno ilaahoow no sahaaal

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 5 лет назад

      Anaa happyya huuuno lakin bahyar wan aska rabaa😁😎

    • @fahadcabdi557
      @fahadcabdi557 5 лет назад

      Lkin kudar lama helayo naag nin fican heysato happy Kuma ahan

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 лет назад

      Hinda Ismail xbbti subscribe isaar please

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 5 лет назад

      @hubbi hayii reer kalu yeshay ninka reerkii horu nacay ma aha...ee reeruhuu badinaya weeye nacas ha noqonin dee agah😂😃

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 5 лет назад +3

    Asc walaalayal waxaan ahay gabar somaliyed oo kunool dalka norweey kumana heeysto wax sharci ah waxaana la,iku leeyahay lacag lixkun iyo lababoqol waxaana la ahay qof muslim ah oo ikacaawiso deendaas walaalayalow hadiiy eey islaam nimo jirdo icaawiye si alle dardiiys ah waa idin baryaa

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 лет назад +50

    Wax yaabo badan bay Ka turjumaysaaa ruwaayadaan wlhi
    Cashir halaga qaaato

  • @aminablock2990
    @aminablock2990 5 лет назад

    ruwayadaan waqti badn ayaa siyay
    masha all wax waqti lakaliyo wey tahy tusmo beer jlc ayee kujilesay weyna kaso baxdy msha allh
    ❤❤❤❤👍👍👍👍👌👌👌👌👏👏👏👏

  • @heydo4780
    @heydo4780 5 лет назад +34

    Hhhh sidee ufuraa ku yiri, garoobada ay nagu badiyeen. Allow gabdhaheena unaxariso

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 5 лет назад +3

    Mnsha allah somalida melkastey jogaan waa salamaya ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umutanaad3156
    @umutanaad3156 5 лет назад +55

    Dalmar yare sidu ujilay inta ku qososhay like ta ha ila dhaafina

    • @bintiyuusuf4441
      @bintiyuusuf4441 5 лет назад

      👍

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 лет назад +1

      umu tanaad *wllo subscrbe iisar ilahy dartis* 🙉

    • @bintiyuusuf4441
      @bintiyuusuf4441 5 лет назад

      @@daaddalyrics8282
      Caalamo laga muujiye naga amuu waxba kusari maynee

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 5 лет назад +1

      binti yuusuf 😂😂😂😂xoog mahan wad iska dyn karta hhhh

    • @bintiyuusuf4441
      @bintiyuusuf4441 5 лет назад +1

      @@daaddalyrics8282
      Walal isku xishooda oo waxaan aad ledahiin dar ilahay igu saar daya subxanallaaah ilahay khayrka aya lala kashada

  • @hoyomcnto9570
    @hoyomcnto9570 5 лет назад +11

    Viv hagardher iyo Jookar big love sis walaga hakafanin

  • @falastiinabdinasir3463
    @falastiinabdinasir3463 5 лет назад +2

    war halkaan waxaad kuheysaan
    wax aan jerin tusmo iyo dalmar
    midakali dhalinta maanta yaala mara habaabin gabdhaha wey noo fiican yeheen hanaga mer habaabin
    waxaan cml yaa lisku kinin gobaha babliga ah
    yaa igi raac saan like waa xagiina

  • @zahraali4487
    @zahraali4487 4 года назад +26

    I so love Dalmar and his talent of acting man 😭😂😂

  • @khadraismaacil6517
    @khadraismaacil6517 5 лет назад +40

    Paracetamol iyp tusmo aad ayan u taagera jilidooda hore u socdaaa

  • @asiyatushka7495
    @asiyatushka7495 5 лет назад +1

    Wll isoo duceeya ducadina ubahanhy muraad ayaan leyahaye

  • @maryanomar8509
    @maryanomar8509 5 лет назад +10

    Tusmo yalamurugooday😌😌😭😭

    • @filsancabdi9774
      @filsancabdi9774 3 года назад

      Ilin iso qabty wlhi 😰😰😭😭😭😨

  • @drmaanlule1042
    @drmaanlule1042 5 лет назад +142

    Tusmo =qadra salima jookar=hodan paracetamol= mursal like hadaa isku fikir nahay

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 лет назад +11

    Damn Joker ca act woooow! Go girl❤️☝️🇸🇴

  • @nuuroyusufnuuroyusus1251
    @nuuroyusufnuuroyusus1251 5 лет назад +2

    Cajab waaye walalaheen waad naga qosliseen thanks

  • @cabdiwaliasad5183
    @cabdiwaliasad5183 5 лет назад +2

    Wlhi riwayadan wa iga gadantahy waligay wx la mida ma daawan wa hawl bdan iyo wakhtipa galay lkn mxay kugu taal anigu jiif bn ku daawanaya

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 5 лет назад +2

    best riwaayad walahi mashallah somali museum hambalyo.

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 лет назад +3

    Waa waxa caruuuraha soomaaliyeed ku halaabeen,hooyinkii ayaa kibirka ka badiyay

  • @ayubahmedmohamud5670
    @ayubahmedmohamud5670 5 лет назад +5

    Kuwo badan aan si fcn luuqada u fahmeen oo iska qoslya ba mesha fadhiya alow ya ogaada

  • @amiirolovelygirl340
    @amiirolovelygirl340 5 лет назад +2

    Ala barastamool jacliyaa soo ujilayo ilove you huuno hore uso meniyabulis kugu imanay sow ima soo dhawanaysid

  • @fartuunfartuun9258
    @fartuunfartuun9258 5 лет назад +30

    Mamo tusmo calosha ixanujisay😂😭😭😭😭😭😭

  • @MrBulle252
    @MrBulle252 5 лет назад +13

    Completely educative and full of lessons

  • @kawtharrashed3344
    @kawtharrashed3344 5 лет назад +2

    Kkkkkkkkkkkkmm dalmar yare wlhi wuu iga qosoliiya nolo my pro Ressbti buxa wlhi hore uso wllky

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 Месяц назад

    Nimanyahw naagtaa faadumo tusmo waan jeclahay somaliyeey ha la ii raadiyo waxan oo ga baahnahay male jacayl keedan rabaa bas dhaqale haday rabto anaa u haya

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 5 лет назад +4

    dadka fiirsanaayo oo intaas la eg mawaxa la ii sheegaa in afsomaliga fahansanyihiin taloow yaa u fasiraayo weeyna qoslaayan layaab illaaahoow af soomaliga caruurta noo bar

    • @amlahassanamla671
      @amlahassanamla671 4 года назад

      😂😂😂😂😂😂😄😁😁😁😅😆🤣

  • @naasirxooshka7691
    @naasirxooshka7691 5 лет назад +5

    Wllhy guurku maaaha wax fudud tusmo kaalin fiican ayey matalaysaa mnshallah

  • @nuuracaafimadkanolosha2578
    @nuuracaafimadkanolosha2578 5 лет назад +4

    2019 like i saaraa somali weyn

  • @ruudicawaale1643
    @ruudicawaale1643 3 года назад +1

    Tusmo 😍
    Ruwaayad kaalay iska arag ah waaye, mashllh