Barnaamijka Hornsat Qaraam iyo Heeso xul ah |-HCTV/Hornsat-| 2021.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 329

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 3 года назад +49

    Wali ma arag Safiya tusmo oo bilaa shalmad ku Soo heesaysa Masha allah wa gabdh sharaf hagoogan heesahana alle ha ka madoobeeyo

    • @axmedtafay2464
      @axmedtafay2464 3 года назад

      7ya

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 3 года назад

      Xijaabka diinteena sheegtay ma aha mara khafiifa oo madaxa la saarto waa astur dhameystiran oo gabadha muslimada la rabo inay madaxa gacmaha qoorta iyo jirka kalaba la asturo ee meel la asturo meel kaga tago xijaab ma aha

    • @hindamohamud1078
      @hindamohamud1078 3 года назад

      2 DE@@mahadihassan5203
      AA q 1q1111

    • @xaruntacilmibaadhista4019
      @xaruntacilmibaadhista4019 3 года назад

      @@axmedtafay2464 i0l0ioii

    • @xaruntacilmibaadhista4019
      @xaruntacilmibaadhista4019 3 года назад

      0

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 года назад +28

    Woooow Safiya tusmo gabadh an Jcyhy qurux iyo haybadeeda One love Tusmo From Berbera xaruntii Jcylka❤️💯🙏🙏

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 Год назад +2

    She's very beautyful..i didn't get it she was with this guy now it's done She's with a handsome guy and rich ..happy for her

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 3 года назад +10

    safiya ilhaay ayaa ninkaas ha kaa abaal mariyo dhibta uu kuu geystey amiin

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 3 года назад +26

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw
    wiilku inkasta uu yidhi hore umaan heesin hadan barteeda ayuu dhigay heestaa qalinle iyo maandeeq isaga iyo safiya

  • @faizam523
    @faizam523 3 года назад +9

    Caabi mire tolow ma shey mire walaalkiibaa? Allah ha u naxariisto shey mire. Safiya tusmo ilaahay muxuu qurux ku maneystey, masha Allah, guuleysta fanaaniinteena iyo hargeysa hoygii fanka horimarka Alah ha u siyaadiyo.🤲❤

    • @mrshassan887
      @mrshassan887 3 года назад +3

      Haa caabi iyo shey wa walalo wana asal reer ceerigaabo
      Tusmo wa quruxley masha Allah

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад

      @@mrshassan887 Mahadsanid walaalo, jazakala kheyr.

    • @farhiyamohamud4992
      @farhiyamohamud4992 3 года назад +1

      Haaaaaa

    • @ismaaciilmaxamed880
      @ismaaciilmaxamed880 3 года назад

      Haa haa. Waa caabi mire dacar

  • @mubarikmawlid2234
    @mubarikmawlid2234 3 года назад +14

    Caabi Mire Waa farakutiriska Fanaaniinti somliyeed inta ka nool ee Aan codkooda iyo Qaabka jiliinkoodu aan isbedelin Allaw Caafimaadka u barakee

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 3 года назад +7

    Safia iyoabdi jecel dhaba ka dhexeeya wa laga dareemyaaa😍🥰

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 3 года назад +23

    "Qofkan la heesaayo igu qaaliya" uu dhahy wiilku xasid baa helay dadka labadaba wajiyadoda farxad iyo jacay ayaa ka muuqda horaa lodhay jcyl xasid ma waayo

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 3 года назад +5

    MashaAllah safiya tusmo qurux badan miyer badan iyo libse cajiiba aad iyo aad baan u jeclaan laha inan arko next time come to Toronto please

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +4

    Safiya iyo cajuun manshallah tabaarak cod baa Alla ku manaystey 👍👍

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 3 года назад +7

    caabi mire waa fanaan reer ceerigab ah masha alaa

  • @Kaadsiye1
    @Kaadsiye1 3 года назад +11

    Yaa salaam Caabi Mire heestii Cumar Dhuule Caadimaha waxasa fanana. ✌️👍👋

  • @burcocabdu4864
    @burcocabdu4864 Год назад +2

    4:33

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 3 года назад +6

    Always Safia Tusmo have great personality and professional that is true and beautiful woman and we very proud her long life SafiaTusmo and your Family we love you soooooooo much ❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 3 года назад +8

    Maaduu ahaa shalay ruuxii imagac dhabay 😉 mise waa is.moodsisi maqalkiyo dhawqani ana sii macansaday👋

    • @ismaaciilmaxamed880
      @ismaaciilmaxamed880 3 года назад

      Maaday ahayd xalay. Horta taanu. Muraneen. U. Macneeyey caashaqa
      Mise. Waa ismoodsiis oo. Maluhu waa been. Masalada ujeedadu

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 3 года назад +3

    waaw Cabi mire dacar fanaan khaliji somali Asxaab Yafuur. Masha Allah

  • @nashaadmohamed7431
    @nashaadmohamed7431 3 года назад +11

    Unaba caadi maaha mabakala dhacaan codka iyo mirahaba😍❤💕💗❣

  • @almas8915
    @almas8915 3 года назад +11

    Hesta labada la qadayso waa dardaran qof il dheer un baa fahmi kara runti 😢😢😢

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 года назад +31

    Anuu Ahaa Xalay Ruuxaa Muranee Sawirada Faafiyay Buu Leeyahay
    Inkaar Gugu Dhacday Heestaan Waaba Waxuu Ka so baaraan dagay 😭👀👀👀
    Labada hees La Qaaday Mida Danbe Waa La Dar darmee Xitaa Alla Maxaa
    Shaatiga La Wada Sitaa Rag La Is Moodaa Horn C Hadii Aad bulshada Sumcad Ka
    Rabtiin labadaan hees Ka saara plz Xanuunka la qeebsada Walshiin
    Lacag Waa la helaa Lkn Waji Ma Dhamaado Safiyo Waxa Ugu hiilin kartiin
    Idinkoo Ka saara Labadaas hees insha Allah In Aad Qadataan filaa ✌🏾✌🏾✌🏾👁👏🏽

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 года назад +2

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 года назад +12

    Horta ninku waa fanaan fantastic ah lkn inkaarteena ku dhacday ileyn wuu naga wada oohinsiiyee

    • @ummuhamdi8413
      @ummuhamdi8413 3 года назад

      Nin kaawarbadn dhaxal abahaa ayuu kulaqeybsdaa ninkaan kabadha jacelbeen oodaneysi kujirto ayuu ku awuuray lkiin dumaarka garashadooda wey gaabantahy inkastoo walashen qalat laheen lkiin nin waa cadow markaste in meel leyska xiro ayaa fiicn hadii wx loofududeyay abaalkeedii kamasoobixin raka soomaliya wx abaal lookalo makalaan ileen sida luugudo abaalkaba mayaqanaan

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 года назад

      @@ummuhamdi8413 gabadhan wiilka waxay u qaaday jacayl ay rabtay inay naagtiisa kale kaga furto waa nin aftahana oo gabdha jacylkiisii baa jiidhay walahi waxaas jacayl bay u samaysay ee la ooyaysay

    • @sacidosam536
      @sacidosam536 3 года назад

      inkaarta ma xaqbaadku leedahay? inkaarta hoostaada weyn lahel

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 года назад

      @@sacidosam536 maba karo habarkiisu ninkan naagta way jeclatay wuuna dee kaga baxay

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 3 года назад

      @@sacidosam536 hoosta weyn eed igu caayesid hooyada iyo walaasha ka eeg weey heestaane wacalkiyow adigoo kale wacal inaad tahay isweeydiin malahan

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 3 года назад +10

    Safiya tusmo waa gabadh qiimo leh qurux hanaan iyo hubqaad xishood dhaqan maashaa Allah asal hablahi soomaliyeed weyan

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 3 года назад +5

    Woooow caabi mare inaba caadi maaha aad buu u cod macaan yahay 🌹❣👍

    • @ayuuabdi8727
      @ayuuabdi8727 3 года назад +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farta5510
    @farta5510 3 года назад +6

    Viva safiyo tusmo cod macaan iyo dhaqan wanaagaa usidataa

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 3 года назад +20

    heesahii hore way ka heshaa safiya. imika heeso maba jiraane

  • @yasminabdi3493
    @yasminabdi3493 3 года назад +7

    Asc walalo waxan kaa codsanayaa inaad sahra kiin kuu soo casuunto ,barnamijka kun su’aal iyo su’aal please thanks

  • @safiyayosof6060
    @safiyayosof6060 3 года назад +1

    Waan ka xumahay waxa ku haysta magacaaga kuma aqaan jiljileec waad kabaxaysaa insha alaah

  • @ikraamjama6720
    @ikraamjama6720 3 года назад +11

    Safiyo tusmo❤️cod iyo qurux iyo deganaan, asturnaan👌😍

  • @ismailyusuf1011
    @ismailyusuf1011 3 года назад

    cabdi ciise iyo safiyo tusmo waay na waalayaan waan ku wareeray!

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 3 года назад +7

    Sfyo waalhy way jaceled ninkaan lkn isgaa xawanaku noqday ixtiraami weyey😢

  • @dagan6219
    @dagan6219 3 года назад +1

    Maanshalaal.safiyo.tusmo.quruxkey.noolow.we love u so much

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 года назад +12

    Caabi Mire waxaaba aad modaa Cumar Xasan Rooraaye codkisii

  • @footballgoalshd9773
    @footballgoalshd9773 3 года назад +4

    Masha allaha safiya love ❤️ u

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 3 года назад +3

    Aduunyada Faaladeyda Xumaan Laga Faafinayaa Anigu Kaa Faagan Maayeee Maxaa ka Danbeeyay inuu Xumaan Kaa Faafiyo Rabbi Talo Saaro inshallah Waad Ka Bixi Farxadi Waaa Kuu Hadhoow inshallah

  • @garaadgalaydhjeesto2756
    @garaadgalaydhjeesto2756 3 года назад +6

    Badelkii nimco samriye weeye Ee Horn cable suall xumadeed waxad moodaa danbi baadhe haayada sirdoon Qof ku waraysnaysa

    • @abdis70
      @abdis70 3 года назад

      Su'aal xumo ma ahee, Waa gabadh codkeeda iyo su'aalaheeduba at xigmad ku jirto- Haddaad si gaara u necebtayse mooyi.

    • @garaadgalaydhjeesto2756
      @garaadgalaydhjeesto2756 3 года назад +2

      @@abdis70 ninba lagu hebelaw gabadhaadu Ma qurux badna
      Markaas Ayuu ku jawaabay waa rune dhankaad ka istaagtay kaman istaagin
      Imika dhankaan ka eegay Kamaad eegin sidaada usido mid kalana aan kuugu daree necbaanshiyuhu waa xanuun Ee maaha aragti

    • @nasramuuse3564
      @nasramuuse3564 3 года назад +1

      Naagtan waliye Maher wa xoogsato balo su al qalafsan

  • @farta5510
    @farta5510 3 года назад +7

    Even iyo qurux viva Safiya

  • @hasenhirsi6062
    @hasenhirsi6062 2 года назад +2

    Safiyo Tusmo waa fanaanad abwaanad
    Qaaday koobkii jacaylka cabdiciise cajuun jecel kana yaabisay umuda soomaalida

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 года назад

      😂😂😂😂😂gabadhas doqon aan calaf lahayn baa helay kuna dheelay oo cebeyay

  • @hamdamohamed163
    @hamdamohamed163 3 года назад +7

    Woow kan fankaa ubahan axsan cod apwaanka

  • @fatumomaalin8155
    @fatumomaalin8155 3 года назад +14

    Yaa ila arkay nagtan wariyaha ah waa naag sualo ad adadag weydiso sida ma ficno sida

    • @zahramohamedraydabkhatumo3454
      @zahramohamedraydabkhatumo3454 3 года назад +1

      Wa bahal reer miyiyada 😂😂😂 eee eee ee badana😂😂😂

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 года назад +1

      Nagta wariyaha walalked ba qabi jiray safiyo tusmo iska fahan ala maxay safiyo meel walan so sexatay tana ex dumashi bay ku tahay

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 3 года назад

      @@bilicdumar7403
      Sax meel xuney is dhigtay
      Malaha nabsi horey soo gashay
      Intan alaha ugu ekeeyo

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 года назад +1

      Haa walahi amiin waxba ala tusay maskiinta ninkan waxa hada suqa so gashey maba qabin boyfriend bay ahayeen meher ma jirin koley allah naga og koley shekaba sheko ka walan ba so baxeysa allah sahlo amuraha

  • @SaabirOmar
    @SaabirOmar 3 года назад +6

    Oo safiya Tusmo may heestaa wlhi gabadh marwa ah baan moodi jiray oon aan heesin murti xigmad iyo haybad kale oo ilahay siiyay uun ay leedahay wlhi waan ka naxay gabadha iska daa Eedo

  • @samatarhassandahir5388
    @samatarhassandahir5388 3 года назад +2

    Walahi habaryar marwo Safiya tusmo iyo ninku iskuma qalman
    Adunka gabadha ugu qurqurxon ayu calafku ka xumada marka waxan aminsanay iney gabadha has xurarxaynta ee janada jooga inu rabi weyne ugu balan qaday DON'T WORRY GABADHA SOMALIYEED EE QURUX BADAN

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад +5

    Cabdi ciise waxaad abwaan iyo fanaan adigoo sidaa ah maxaa kugu kalifay inaad aduunka oo dhan ku ceebayso xaaskaaga mise waa is mood siis doqon ma tihid oo waxaad hantiday gabadh adiga kaasii aqli badan qurux iyo abwaan iyo fanaan ah qofka noocaas ah ee naf teeda kugu aamin tay maxaad u ceebaysay kaama mudnayne?????

  • @fardowsaabdullahi9175
    @fardowsaabdullahi9175 3 года назад +10

    Viva safiyotusmo qiimo qaayo leedahay ee hore usoco

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 3 года назад +9

    Woow mardoof woo ka ga hadliyey kabanka

  • @anibrahim1224
    @anibrahim1224 3 года назад +10

    Gabadha waraysatay waa cusriyad waxaan umalaynayaa in ay soo diray ninka gabadha safiyo tumo ceebaysanay walee waa saas

    • @amii_015saidali4
      @amii_015saidali4 3 года назад +1

      May, waa ex dumaashideed waa asxaabe ha ku dambaabin

  • @zahraahmed3397
    @zahraahmed3397 3 года назад +9

    Safiya iyo ninkeda cusub mabruk horey usoco abdi dumashi no ilali gabaerta

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 3 года назад

      kee baa qaba maka la heesaya

    • @zahraahmed3397
      @zahraahmed3397 3 года назад

      @@hibaaqsaakin9790 haa

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 3 года назад +1

      @@zahraahmed3397 oo miyaan horay loo qabin kani waa inan yare wll

    • @idilwarsame2127
      @idilwarsame2127 3 года назад

      Really is that true anyway haday run tahay ilaahay ha isku khayro

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 3 года назад

      @@hibaaqsaakin9790 odeyasha sow kuwaan qursado hablaha kar yar.

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 3 года назад

    Fankeeyna waa cajiib caku murti & jabiibsanaa 😯😯😯😯😯😍😍😍.

  • @abdis70
    @abdis70 3 года назад +9

    Labada heesba xikmad iyo Xarabaa ku jirtaa- waa Film cajiiba, kani waa Masiibo yar, Tusmana jacayl bay karinaysaa oo dabka u saaran- Yaa xasuustaa Dab jacayl kari waa !...

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 года назад +1

      😂😂🤣jin baad tahay waleee dab jacayl Kari waaa oo imika ninkan jacylkii Safiya Kari waaa taloow heesta muxuu u dooray khaayinsanaa yarku

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 года назад +4

    Barnaamijka magaca ka beddela, heesahani QARAAM shaqo kuma leh.
    Mahadsanidiin.

  • @luckyabdi8337
    @luckyabdi8337 3 года назад +3

    I really love this soning

  • @farduusf4909
    @farduusf4909 3 года назад +5

    Ismoodsiis majire aduu ahaa kii faagiyay sawirada

  • @maxaasmedia2436
    @maxaasmedia2436 3 года назад +5

    Abwaan Cabdi Ciise Cajuun Caadi maaha fanaan +abwaan

  • @jibriilabdule8127
    @jibriilabdule8127 3 года назад +9

    Inanta wariyada too much question

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 3 года назад +1

    Fantastic vedio

  • @keyfmohamed780
    @keyfmohamed780 3 года назад +2

    Safiya iyo Cajuuni waxey iila muuqdaan dad isjecel malaga yaaba in ay minweynta dhibaateysey oo waxan dhan ayka danbeyso sidii nasteexo indho

  • @engsadiiq
    @engsadiiq 3 года назад +1

    We believe tusmo best singer in somaliland

  • @fathiaahmed8315
    @fathiaahmed8315 3 года назад +6

    Waaaw safuya

  • @osmanadan5979
    @osmanadan5979 3 года назад +5

    Caabi waxa ka khatarsanaa walaalkii shey mire allaa yarxamuh

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 3 года назад +4

    Safiya nooolow❤❤💥

  • @SalebanDabar
    @SalebanDabar 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @kaysemohamed3575
    @kaysemohamed3575 3 года назад +5

    Safiyo tusmo wxan jaar ku nahay usa isku xaafad lkn waa gabadh shaqaysata meelaha laguma arko sida fanaaninta qaar

  • @awdalsomaliawaaye9604
    @awdalsomaliawaaye9604 3 года назад +10

    Tusmo qurux guleysoo

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 3 года назад +9

    Tusma qurux wad u qalantaa in aad noolaato adoo faraxsan
    Ee ha uciishoon nacas aan karan qiimahaaga
    Anagaa ku jecel mar walba

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +2

    Fahiima barnaamijkan waxaad noo soo casunta farduusa vip qoftaas codkeeda wa ka helaa

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 3 года назад +3

    Waaw.hoygii.fanka...waytimi.safiyaa.

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 года назад

    Mashaa Allaah

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 года назад +2

    Ya salaaaaaam legend caabi salaam sare

  • @hodanmaxamed8287
    @hodanmaxamed8287 3 года назад +3

    Safiya iyo cabdi hambalyo hambalyo❤❤❤😘

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 3 года назад +6

    Viva sland waa meel dhinac walbahorumar fcn

  • @abdiwalialijibril8876
    @abdiwalialijibril8876 3 года назад +1

    Waa nabsi aad geetsaty hadii inan ku aamintay aad sawiradeedo faafisay adiga is ceebeeyey

  • @sacduush4009
    @sacduush4009 3 года назад +7

    Inta zoo dawTay dhipka tusmo k dip liketa hyla dhaafin

  • @tufaahabdi1804
    @tufaahabdi1804 3 года назад +2

    Mnsha allh

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 3 года назад +5

    Waaaaw safiyo tusmo ku jecli wlhi

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 года назад +5

    Caabi mire fanaan wayn heestan halkedaad dhigtay

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 3 года назад +3

    Woow caabii and tusmo caadi maha

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 3 года назад +7

    Marti kuma aha WA somaliland wana dhulkeedii

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 года назад +1

    Safiya 2 sano Aya dhib kujira tiri asne 2 Sana xiriir leenahu dhahay marka maxad darenteen Allah haka baqan umada

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 года назад +1

      Koley aniga tasi wn amini la ahay wllhi koley way isjeclayihin lkn cadow baso kala dhex galay wllhi ilahy umba og runta

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +7

    Ax ax somaliland gabadha quruxdaa iyo qiimahas leh bey xabsi dhigeen ma safiya xabsi loo quuraa

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 года назад +1

      Maxaa loo xidhay? Ha ma la soo daayay?

    • @engjaamcxusen6801
      @engjaamcxusen6801 3 года назад +1

      Iyaduba soo reer somaaliland maaha

    • @rasheedadam5032
      @rasheedadam5032 3 года назад

      Caasha digaag baad tahaye qofka sharci baa la mariyaa Quruxda iyo foolxumada midna kuma xidhna

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 года назад +1

      @@engjaamcxusen6801 boorame masoo maaliland miyey hoos tagtaa wllo

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 3 года назад +3

    Cabdi cadaw ilahay kuma naxariisto coronavirus o dhiimo ilahay idankii

    • @nastehobashiir9112
      @nastehobashiir9112 3 года назад +1

      Walaley maxa u habaaree Wiilkaan shidan cod qurux wuu haayaa masha allaha Lakiin wajigisa firi uma egka qof waxaas ka suur toobaan

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 года назад +1

      @@nastehobashiir9112 Walaahi anigu waan ka helay ninkan xataa wajigiisa xishood baa ka muuqda iyo ixtraaam codkiisana ka daran hadna waa la eedaynaya waxa la leeyahay isga ceebeeyay gabadha

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 3 года назад +2

    Wooooooowww inanka cabsi ciise abwaanka walahi uu cod macaan yahay

  • @kadirali500
    @kadirali500 3 года назад +3

    Wajiga safiya tusmo iyo wajiga wariye fahima wajigooda maxa kaga baxay

  • @sacidosam536
    @sacidosam536 3 года назад

    alla is jeclaayaa cadow baa helay. illaahow xaqa ha qarin

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 3 года назад

    Wey Wey Wey Saan Idinka Rabnaa Axsan Barnaamij Waaye Lkn Fadlan Noo Joogteeya Oo Qalabka Musiga sidaan ku Daaya.

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 3 года назад

    Wa xayran kani

  • @beerlula8876
    @beerlula8876 3 года назад +3

    Wiilka safiyo tusmo qabo ma nadiira neyruus walaalkeda ine nadiira mataano yahiina mooda

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 года назад

    Qalinle iyo maandeeq na gaadhaane xitaa codkoodii ma.keeni kartaan

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 3 года назад +4

    Safiya Tusmo boqoradayadii caabi miira 👏👏👏❤️

  • @najaxkhayre1432
    @najaxkhayre1432 3 года назад +4

    Hhhhhh naagtan uraaysa Eee Waariye iskusheega dhaaqan Ceelis HaaLagu Saameeyo

    • @anigaaniga4592
      @anigaaniga4592 3 года назад

      Iskuxisho inad bila akhaaqtahy hadalkageykamuqataye maquruxdadkucunaysa gabadha.

  • @hamzenour5176
    @hamzenour5176 3 года назад +14

    Ma adigu ahaa ruuxi sawirada faafiyay mise waa ismoodsiis malahu waa been😁

  • @neecaw6931
    @neecaw6931 3 года назад +1

    Meesha waxba ka qaldan dumarku wa isku dahab midka wax tumaya sanku faraha kula jiraa wariyadu huruuf badanaa

    • @Fatma12120
      @Fatma12120 3 года назад

      acudubillaah soo maa arkin 😂😂😂 wlhi commentiga wax sidaydoo kale yaaban ban ka baarayay
      wariyadu inay dadka la dagaashantahaa moodaa 😂😂

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад

    Labada fanaan way keenee heestii rooraaye iyo kadra daahir

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 года назад

    Safiyi mara inantay eegaysa mara isaga mara faraheedey ku mararoobeysa ilaahow yaa gantaal ku dhuftey isleedahay isna kama qasna mada sheega mise aniga miyeynu isla ogayn hadalo ciyaara bu ku ganaya ujeedana aan ka madhneyn

  • @fali9372
    @fali9372 3 года назад +1

    Sabcan badana 😚😚😚

  • @almas8915
    @almas8915 3 года назад +4

    Ada ku fanayo ficilku iga guri mayo jacaylkeni fogad hada ku faro adagne😢😢😢😢 hestani waa dardaran

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 3 года назад +3

    Digaale yare on fire

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 3 года назад

    dad is jecel ayaa meesha ka muuqda somaliyey wareer

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 года назад +1

      Waliba iyada jacylku xoog uga muuqda taloow yaa isku diray anigu yaabay oo fajacay waligay qisadan Oo kale mA arkin

  • @hodangurhan8246
    @hodangurhan8246 3 года назад +4

    In nanta wariyaha ah maxaa ka qaldan faar???

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 3 года назад

      Dhaga baw maxa ka khldan ahhahaha

    • @jibriilabdule8127
      @jibriilabdule8127 3 года назад +1

      war ma ila aragtay inanta wariyada too much question I don’t liked her

    • @fatimahmohammad7806
      @fatimahmohammad7806 3 года назад +2

      Way maseersantahay ex dumashi bay aheed

    • @janadunia2950
      @janadunia2950 3 года назад +2

      @@fatimahmohammad7806 ma wlhiba dumaashi hore ayey ahayen
      Xata suaal mabay weydiin 😇

    • @fatimahmohammad7806
      @fatimahmohammad7806 3 года назад +2

      @@janadunia2950 haaheey barasho wanaagsan ex dumaashi waaye weliba dumaashidii ugu horeysay waaye

  • @degansh1939
    @degansh1939 3 года назад +1

    Ilaahow soo hadee dadkan

  • @hodanbarwaqo9539
    @hodanbarwaqo9539 3 года назад +1

    Woowo safiya tusmo Allha ha ku xafido