Cabdiqaadir Xuseen Mayow (Buunis) iyo Barnaamijka sannadka Cusub 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2022
  • Barnaamijka Sanadka cusub waxa marti ku ah fannaanka caanka ah Cabdiqadir Xuseen Mayow(Buunis) oo aan in muddo ah kasoo muuqan masraxa fanka.
    Singer:
    Cabdiqaadir Xuseen
    Mayow Buunis
    Jiibta:
    Ismahaan Xaashi iyo Ikraan Jaamac
    Musicians:-
    Bass Guitar:
    Cabdinasir Macalin Caydiid
    Guitar:
    Nagiib Axmed Xaashi
    Drum:
    Buullo Xuubey
    Conga Drum:
    Bushaar Faamoos
    Keyboard:
    Maxamed Xaaji
    Saxophone:
    Cabdale xaaji
    Camera Operators:
    Mubaarik Gabyaaye

    Faysal Ashour
    Fu’aad Cabdilaahi
    Cabdiraxmaan Khadar
    Editing:
    Faysal Ashour
    Vocal Record/Mixing:
    Shabcaan Isko
    Program Director:
    Caafi Abdirahman
    Special Thanks:
    Maxamed Yaasiin
    Hasan Haadi
    Aamiin Cumar
    Faysal Cabdilaahi
    Cabdiqaadir Sheekh
    Nimco Fariido
    ASTAAN 2022

Комментарии • 1 тыс.

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 2 года назад +102

    Fanaankan waxan xasuustaa 2005 ayaan Baligubdle habaryartay dharka markay maydhayso dhagysan jiraty rekord natoinal ah intay tuwaal dusha kasaarto si uu bayss uyeesho xasuus iigaara Bunsi well done♥️

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 2 года назад

      Cabdifataax indr waan ku salaamay 👍

    • @cabdifataxadan4526
      @cabdifataxadan4526 2 года назад +3

      @@imbashiir1825 waan kaa qaaday walaal bashiir hablihii baraagta dharka ku maydhijiray xiligaas aduunbaa fahmaya dadkan danbe mobileka ayay la garaadsadeen ♥️

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 2 года назад

      @@cabdifataxadan4526 Haa wallee I remember.

    • @mahamouthhashi47
      @mahamouthhashi47 2 года назад

      Masha Allah nostalgic 😢 🙏 💖

    • @mohamadmustafa486
      @mohamadmustafa486 Год назад

      Xasuus fiican baad i galisay wakhtigaasu noloshu macaanayd

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 года назад +33

    Cabdiqaadir xusen Mayaw buunis wuxuu inoo sheegaya in fanku aanu ahayn inaad hesho qalab music iyo Cid kaa qabata codka dabadeed aad sida fanan ku noqoto ee fanku yahay haybad,
    Wali codkiisa isma badalin mudo badan Ayaan raadinayey waxa iigu danabaysay mar uu ethopia,lkn maanshallah mar hadii maanta HARGIESA joogo waxaan u mahadcelinaya Astana TV oo isga uun maahe guud ahaan fanki somalida Dib usoo nooleeyey,
    Al-ustaad buunis waxaan u rajeynaya cimri dherer iyo caafimaad suuban inshallah.

    • @iftinxaajicabdi791
      @iftinxaajicabdi791 Месяц назад

      ❤❤❤❤❤❤buunis❤❤xfdullaah❤❤wll aan derisnhy❤wll iyo mamo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicasiis.germany7601
    @cabdicasiis.germany7601 2 года назад +19

    Libaaxu markuu meesha yimaado waraabuhu nin reerka ah buu noqdaa Legendkii soo rogaal celi🔥🔥🎤

  • @muktarseid7584
    @muktarseid7584 2 года назад +32

    No filter no fake sound supporter. Hi is original Somali legend..✌️✌️

  • @awilabdulahiadan4973
    @awilabdulahiadan4973 2 года назад +31

    Sharaf iyo karaamo
    Laabta ayan ka Salamay Walalkey Buunis King 🦁🥇🏆

  • @XulashadaWararka
    @XulashadaWararka 2 года назад +111

    Fanku waa heybad iyo u dhalasho, ee maahan kan Yuu Beezaani, Cabdiraxman Yukreyn iyo Faladagan.

    • @hargeisabigboy4775
      @hargeisabigboy4775 2 года назад +2

      kuwaas aad sheegtay ma fanaaniinbaa walaalo!! maanta maqalkooda iigu horaysa!

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 года назад +1

      @@hargeisabigboy4775
      Ma adaaba fanaan arkey
      Hadaadan arg socdaal
      Iyo falaadegan iyo balbalaarka🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hargeisabigboy4775
      @hargeisabigboy4775 2 года назад +1

      @@shernm5551 kkkkkk magac kale kuwaa ugu yeedhaa fankii xabaalaha ayay ku dareenee! Kolay waa wallawayn dadkii ehelka u ahaa fanka inaysan ahayn waan hubaayee

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 года назад +2

      @@hargeisabigboy4775
      Anigu dadkii hore
      Ayaan ahay kuwaan
      Fanaan uma aqaan

    • @hargeisabigboy4775
      @hargeisabigboy4775 2 года назад +1

      @@shernm5551 kkkkk majaajilaystayaal haloogu yeedho maahan in la dhaho fanaaniin

  • @hoodocali7305
    @hoodocali7305 2 года назад +10

    Ciyaal xunoo baalashlayaala na wareershee oo hadal music lasaaray heeso nooga dhiga aar yaa fanaaniintii hore boodhka nooga jafa
    Legend cabduqaadir xuseen mayow Bunis codkaaga lagu diirsaday codka100% music 100% iyo masrixiyad dhamaystiran keep going bro

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 2 года назад +12

    Sidaa u hees ama naga aamus Buunis waa boqorkii codka🇸🇴🌺🇸🇴🌺🌺👌🏾❤️

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 года назад +9

    Dad waa dadki hore hadalna waa Intu yiri Wabilahi Towfiq Cimriga Cafimad Alle Hakugu Daro Buunis🙏🙏🔥

  • @abdullahiibrahim7609
    @abdullahiibrahim7609 2 года назад +20

    Legend waaye ninkaan. Stage intaas oo qof garaacayaan ayuu la heestaa. Daaqada kama uusan galin Fanka.

    • @xamseibraahim6366
      @xamseibraahim6366 2 года назад +1

      Aad iyo aad waa haraadigii iyo labeentii qarankii somalia ee wabari

    • @eartrail
      @eartrail 2 года назад +2

      Kkkkkkkkkkkkk wa iga qoslisee adaa ku haystee wa runtaa ninkani wixiisu wa ituso itaabsi wa dhab maha FAKE.⁹ wa ka dhab qaarna wa ka ciyaar. Marka ninkani wa hibo gaara Ayu ilaahay u siiyey Fanka. ALLOW BARAKE⁹

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 года назад

      Kkkkkk.

  • @deeqoowdalnuurshe879
    @deeqoowdalnuurshe879 2 года назад +2

    Meel Libaax soo galey, Lo ma joogeysee, WAJIYAXUN, Abwaanka wax ka barta, ama STAGE ka ha IMAANINA. Live long life legend BUUNIS, tnx Astaan.

  • @dirhamcumar2810
    @dirhamcumar2810 2 года назад +19

    Fankii caadiga aha imika ayuu saxada soo galay
    Kooxda music 🎶 100%
    Fananka 100%
    Stage 100%
    Camera and editing 100%
    Astaan keep going

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 года назад +38

    Gar iyo gardarraba, Ilaahow noo hiilli baa nin laga sheegey. Wacade, godob jaceyleedka Bosnia Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdiqeys) la meel dhigey waa midaan yareyn!
    Wiilkaas madaxa bannaanna anu wax kaloon dhaho garan maayee, Irmaan buu gelin hore ku dareershey masrixii❤️❤️❤️

    • @sacadhassan2854
      @sacadhassan2854 2 года назад +3

      Irmaan laguuma wada garanaye u macne....🤣

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 года назад +1

      @@sacadhassan2854 hhh hatric inaan idin dhaho miyay rabaan qolyihiinnaaan danbe😂😂

    • @HolaFarh
      @HolaFarh 2 года назад +2

      Irman. Shaxda gododkeeda Halish’s ah lagugu dhigo. Ceeriinka ku guro. Irmaan Afareey wadato isnuugto kugu taal. Xeryaha laguu madoobeye 😃😃

    • @mukhtaarxaaji3856
      @mukhtaarxaaji3856 Год назад +1

      @@HolaFarh ragaygi mesha isku helay sadex iyo irmaan hhhhhh irmaan maxay kagaran ciyal messi hatric ayey uyaqanin sidu shegay ninkasi shegay hhhh

  • @abdirahmanmohamed821
    @abdirahmanmohamed821 2 года назад +23

    Waw fankii iyo musigii somalida wali waa Nool yahay Hargeysa cadeyn u ah guul iyo gobonimo faneed hoygeedii thanks Astaan tv

  • @OsmanGelle
    @OsmanGelle 2 года назад +22

    Waxaa is helay rag hibo u leh fanka kooxdaan hada ayey heleen qofkii saxda ahaa ee ay u tumi lahaayeen hees
    Legend Buunis sharaf iyo karaamo ku noolow
    #Astaantv million jeer mahadsanidiin

  • @yacinali1587
    @yacinali1587 2 года назад +72

    one show its enough we need more of buunis walahi so amazing wa fanki o qof ah

    • @Subscribesjsh
      @Subscribesjsh 2 года назад

      Hhh haday enough tahay waa maxay waxa kale oo aad sii sugayso

    • @macab6141
      @macab6141 2 года назад

      Please more of him

  • @ayanahmed3005
    @ayanahmed3005 2 года назад +11

    7/may/2022 , soomaalay ogaada fankeenu waa jiritaanka dhaqanka iyo afkeena hooyo, isu haya si aysan u dabar go’in, fanaanintu waa baraarujiyaasha bulshada. Fanku mahaa wax xun iyo xaran oo laga cararo , maaha sida wadaad xume idinku waramag, fankeenu waa jiritankeena.👏🏻👏🏻😲❤️❤️

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh 2 года назад +87

    Music macaan, masraxiyad qurxoon, muqaal wanaagsan, codkii legend Bunis.
    Thanx Astaan well done ❤️

    • @simanesalbuur5734
      @simanesalbuur5734 2 года назад +3

      Music laysku soo habeeyey niman meesha la soo joog sadeen. Ceeb

    • @caydiidaxmed7807
      @caydiidaxmed7807 2 года назад +3

      WLLE NIMANKA MUSIC TUMAYA AYAA CAJIIB AH ISMAN LAHAYN RAG SIDAN WAX U GARACA SOMALIA MAANTA JOOGABA KUWO BADOW AH AYAA PAYBACK U HAYSTA SIDA LOO DALBADO MUSIC GA XATA MA FAHMAYAN KKK

    • @bozos7139
      @bozos7139 2 года назад +1

      He is legend

    • @mustafaahmed2165
      @mustafaahmed2165 2 года назад

      @@caydiidaxmed7807
      À!

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 года назад

      Showgii hargaysa ayu ahaa

  • @alcabalimancasaovabbas248
    @alcabalimancasaovabbas248 2 года назад +14

    Super star c/qadir buunis heeso badan ayaa ku maqan wali odayga waqti maa loo waayay heestii heesihiisa aan ugu jeclaa Gariiree ala gariiree guuloow ilaahow gabadhiin gacloodayaa gooni iiga goosatee

    • @hghvg2946
      @hghvg2946 2 года назад

      🥀😢💔

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 2 года назад +1

      Walalkay Qayr alaah ku nolow dadkan maxay ka yaqanan Guri Gaajo Waa Laga Guura Gacal baana Waa Laga Goosta xasus bunis meel uu ku danbeyo ma ogayn Fanan waa kala dhumaty ilahow wadankena culayska ka qaad Ameen ya rabi

    • @MuhiimMedia5223
      @MuhiimMedia5223 2 года назад

      Sxb way soo baxday heestan

  • @chadyosman4712
    @chadyosman4712 2 года назад +6

    Macha Allah the legend never dead , Illahow cimri dharaar ku si amin
    CABDULQADIR BUUNIS MAYOOW❣❣from Djibouti 🇩🇯

  • @awoelmi1200
    @awoelmi1200 2 года назад +28

    Thank you Astaan Dhaxal baad inoo Ka Reebteen Buunis Allaha Xafido ❤️

  • @mohadaahir2785
    @mohadaahir2785 2 года назад +4

    Dahabka marnaba ma duugoobo buunis legend masrixiyad qurxoon cod aanan is badalin cimri dheer sxb habeen qamiis soo galeso
    24 feb 2022 habeen xusuus qaasa

  • @AhmedRama-lf3ml
    @AhmedRama-lf3ml 6 дней назад

    Amazing song listening 👂 from the city of toronto ontario 🇨🇦 canada 2024

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 года назад +2

    Wa hees siyasad ah ,somalia iyo somaliland ,abwaan cabdi qays baa curiyey dadku jeceel bey uqateyn.🇮🇷👍

  • @mustedahir6070
    @mustedahir6070 2 года назад +7

    War idinku meeshan eega koox musician aan caadi ahayn iyo fanaan heer sare ah oo ka tirsanaya musica 🎶 xaraf xaraf yaaaaaaaaa salaaaam salina minal afaaaad,💯💯💥

  • @bashiradenkheire1613
    @bashiradenkheire1613 2 года назад +11

    Wow wa halka fanan ee codkiisa io miraha heestiisa laqiiroday legend buunis myoow✌❤

  • @KACDOONKA_SHACABKA
    @KACDOONKA_SHACABKA 2 года назад +136

    LEGEND CABDIQAADIR XUSEEN MAYOW BUUNIS CIMAAMADIISA LAMA HAYSAN KARO

  • @mohmaedwarsame9431
    @mohmaedwarsame9431 2 года назад +14

    Bunnie, I used to listen to you since my childhood in Somaliland, Dire Dawa Ethiopia and in United States, I would like if you visit Somaliland. Somaliland people love you so much!

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 2 года назад +1

      Here is Hargeisa,Somaliland

    • @mohamedabdimohamoud8328
      @mohamedabdimohamoud8328 2 года назад

      War ninku waa rer xamar waa maxay landta aad nagu waalaysaan

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 2 года назад +2

      @@mohamedabdimohamoud8328 laanta haka muraara dilaacine qoraalada caadi u akhri
      Ninkaasi wuxu yidhi ( waan jeclaan lahaa haduu Hargeisa Somaliland iman lahaa fanaankani)
      Ana waxan ugu jawaabay meeshan showgan lagu qabtay waa Hargeisa Somaliland.
      Maxaad kaleed haysaa

  • @mustafeahmed9658
    @mustafeahmed9658 2 года назад +4

    AstaanTv horaan u nidhi waa astaantii fanka somalilada oo dhan. Legend buuni waayo wayad na so xasusisay

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 2 года назад +5

    Astan Waad Mahadsantihiin from Ohio legend buunis Hargaysa ku haya odeygu Ethopia Waa soo nacaan u malaynayaa.👍👍👍

  • @haldoormedia6140
    @haldoormedia6140 7 месяцев назад +2

    Catoosh iyo Sharma boy baaa Ina wareeriye wA kuwan dadki fanka❤❤ meel sare gaadhsiyay

  • @shaakiribnunaxar4243
    @shaakiribnunaxar4243 2 года назад +2

    Dadkii hibada ulahaa fanka ban arkaaa bonis rabbi haku sharfo

  • @hayatgemini2915
    @hayatgemini2915 2 года назад +208

    What a entertainer and amazing singer... Who knew? I thought I knew most off Somali singers🤔 I did a bit of research and I noticed he has been seen for a while....Well done sir, you gain a new fan👏🏽🎶💯

    • @Anshaxa007
      @Anshaxa007 2 года назад +14

      Welcome he is Old Somali Singer he has thousans alms songs And progrms but the life is luck from allah pefore Evry thing couse his luck some slow but he is legend Honey voice

    • @Anshaxa007
      @Anshaxa007 2 года назад +4

      Abduqadi husein mayow buunis is full name

    • @hayatgemini2915
      @hayatgemini2915 2 года назад +8

      @@Anshaxa007 Thanks for the info, I do appreciate it. Yeah I realized after I researched he has more songs that he made over the years.. He has an unique voice and I'm sure I'll appreciate listening to his songs more often now on.

    • @maahadyare
      @maahadyare 2 года назад +3

      As you said he’s been around for a while. He has one of those rare voices that gets better with age. That first song was stable at HornAfrik radio in the early 2000s in Mogadishu. Glad he’s back.

    • @abdifatahbashiirosmaan1749
      @abdifatahbashiirosmaan1749 2 года назад +2

      Yeah Somali language, 🥳❤

  • @barefootprofessor3455
    @barefootprofessor3455 2 года назад +13

    2001 hargaysa cinema ayaan live ugu daawaday cabdiqadir mayow. Waan ku faraxsanahay inuu ka nool yahay qaxa iyo dhibaatada somali bahdishay ee gaar ahaan dadkii fanka sida gaar ka ah u saamaysay waayo xero qaxoonti ayuu ku noolaa 20 kii sanee u danbeeyay

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 года назад +1

      Showgana wa hargaysa sanadka cusub 2022 cinema hargaysa ayaad i xusuusisay anigu ciyaaraha ayaan xiisayaa 2000 ilaa 2007 maxaan ciyaar football ka ka daawaday xusuus wcn

  • @sacadcabdi1808
    @sacadcabdi1808 2 года назад +1

    Alle cimriga iyo cafimadka haw dheereeyo buunis fankii oo nool weeyi dadbaa la lahaa way soo nooleeyene alle ayaa wax noleyee
    Waaba fankii oo nool

  • @farhanaliabdullahi8584
    @farhanaliabdullahi8584 2 года назад +2

    Hoygii Ilbaxnimada xadarada hoygii fanka shanta somaliyeed hargeysa hadhwanaag illahay ha ku dhawro isha Allah

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 2 года назад +33

    Hargysa somaliland Waa hoyaga fan ka iyo muu siga somaliyeed been maaha bal shawga meega moosig 100
    Cod iyo fanaan 100
    Masrixiyada 100 caadi maaha thanks wall buunis allah ha noo kaa daayo we love you so much waliba Waa nin dadnimo iyo dabeecad leh oo miskiina ❤️❤️much love from uk wall

    • @mohamedabdimohamoud8328
      @mohamedabdimohamoud8328 2 года назад +7

      Ninkaan waa reer xamar eedo

    • @abdimajid7445
      @abdimajid7445 2 года назад

      @@mohamedabdimohamoud8328 🤣🤣

    • @guledabdi4646
      @guledabdi4646 2 года назад +1

      Muusiguu usoo jarmaaday hargaysa igaashsii walee waa hooyada fanka somaliyed

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 года назад +2

      Ayan bililiqo ma ogolin. Ninkaan waa reer Muqdisho. Waa yaabe xataa ictiraafkii ma wuxuu galay in wixii isha qabato unukaa leh dhahdaan😄😄😄😄😄😄😄😄

    • @guledabdi4646
      @guledabdi4646 2 года назад

      @@cadeycali6723 unukaa leh yaaa llllkjk

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 2 года назад +11

    This guy comeback is huge welcome back legend CABDIQADIR BUUNIS MAN YOU HAVE BEEN GONE FOR WAY TOO LONG I SEE YOU ONE OF THE LIVING LEGENDS MY FAVORITE SONG FROM HIM IS BONISYA MAN A CLASSIC

  • @aamali7404
    @aamali7404 2 года назад +1

    Allow dalkeena nabad waarta ka dhig soommaali. Na mid ka dhig aamiin. Love somalia one

  • @kingdjjamo7093
    @kingdjjamo7093 2 года назад +5

    Woof woof eshcalaa
    qof qof ayuu asxaabta music tumaysa ugu tagay nin Fanka waxka yaqaana Abdiqadir Buunis
    actionka misic sida uu la raacayo cajaayib Millions view inoo balana

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 2 года назад +5

    🥁ka ninka tumaayo haddaad taqanaanid like bac dhac fac nac kusii. Legend waaye ninkaas.

  • @vahabwarikow4116
    @vahabwarikow4116 2 года назад +28

    We have been missing this.
    Fanki dhabta ah soo noqdey
    #BUUNIS IS A LIVING LEGEND ✌

  • @cajiibproduction2694
    @cajiibproduction2694 8 месяцев назад +1

    Tv honafrik ayaa 2000 ka daawaday heestaan xasuus ayeey ugu leeydahay
    Fan waa kii hore❤

  • @fatimaali-yousuf7496
    @fatimaali-yousuf7496 2 года назад +1

    Abdiqadir husein buunis waxay xabashi gacanta ugu jiraba our legend is back
    Ha kulaaban addis pls

  • @sacadmuse8467
    @sacadmuse8467 2 года назад +19

    Xasuustii Iyo taariikhdii cudoonay Ee hobolkii hibadiisa iyo fankiisii sundusiga ahaa masraxa soomalida in badan ugu mana tirsaday #Buunis iyo heesti Cajiibka ahayd ee Godobtii boosniya erayda waxa lahaa ALLE HA BARAKEYO ABDI ADAN XAAD waa markii uu socday dagaalkii qabooba ee musliintii bosniyaankii serbia ilaa 7000 ka xasuuqeen guulaysta Astaan team

    • @ayanmuuse4620
      @ayanmuuse4620 2 года назад +3

      Godobta boosniya waa erayadi cabdi qays iyo laxanki isla fanaanka buunis

    • @sacadmuse8467
      @sacadmuse8467 Год назад

      Abdi aadam xaad waa isla Abdiqays hbrowadaag

  • @ahmedabdirahman8444
    @ahmedabdirahman8444 2 года назад +10

    Waad lasoo habsaanteen run ahaantii, waan sugi kari la'aa LEGEND C/QADIR BUUNIS❤🙏

  • @ahmedwadaadyare800
    @ahmedwadaadyare800 7 месяцев назад +1

    Allaa ya cisak yaa buunis...the best show i ever watch from astan tv.

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 2 месяца назад +1

    Waa fananiinta aan aad codkooda ugu raxaysato tariikhdii aanbilaabay hawlo badan oo aan single kaga baxay lkiin maanta garan maayo meelu ilamaraayo
    Alle cimriga hawdheereyo

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +3

    Rug cadaadigi soo roogaal celi. Waa ragii fanka iska lahaa ee waaberi Abdiqadir Hussein Mayow Bunis. Masraxa uga leexda ciyaalka mixed iyo play back ku heesow.

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 2 года назад +14

    Wow what an amazing singer. Bless you bunis. Showayo wa wayn u qabta ninka walahi wa fanan

  • @MrTapha10
    @MrTapha10 2 года назад +2

    Great Somalia ayu ii xasusiyey, musicians nada tumaya iyo the great Buunis just wow Allow Somalia so nabad ceeli amiin .

  • @sayidsayid5812
    @sayidsayid5812 2 года назад +3

    Yaasalaam! Fanku in uu hibo yahay waxa aad ku garataa Buunis oo masraxa ka maqnaa sannado marka uu soo koro ee uu gilgilo dibna u waraabiyo ruuxda taageerayaashiisii hore ee u hilowsan codkiisa kuna kasbado kuwa cusub oo hor Allaa.

  • @mohamedheersare9071
    @mohamedheersare9071 2 года назад +5

    In badan waanu sugaynay barnamika oo dhamees tiran waan fanan alle u dhiibay cod hibo ah 🥰🥰🥰

  • @akramyare5444
    @akramyare5444 2 года назад +19

    My mum use to Listen his songs and he was her favorite artis when she was underage all the time alx now she quiet listing songs

  • @yacinosman9682
    @yacinosman9682 2 года назад +1

    Waw cabduqadir buunis xasuus qaali ah jabuuti mar u dagana iigu dembeysay. Masha Allah cod la keeni karin

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 6 месяцев назад +1

    Waa ragii fanka Somali soo rogaal celiyay cqaadir xuseen mayow .buunis allah yahfadak

  • @lungedulug7302
    @lungedulug7302 2 года назад +3

    Waa fannaan rugcaddaa ah, waa dadkii hore, cabduqadir xuseen mayow buunis.

  • @mohamustafmustaf5680
    @mohamustafmustaf5680 2 года назад +33

    Mr buunis fanaan dhamaystiran weeye runtii, heeso heersare ah buuna qaaday kooxda muusiguna waaba heersare xaqiiqdi. Mahadsanidiin dhamaantiinba❤️👍

  • @maxamedxasan6387
    @maxamedxasan6387 2 года назад +2

    Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadsho buunis jir oo joog

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 2 года назад +16

    Ayyyyyyyy ☺️🥺Abdiqader Husein mayow buunis..
    long time kadib Legend is back. Mudooyinka UU danbeeyey wuxu ku noola Xeryaha qoxontiga ee UU dhow jgjga… Buunis Waa legend ha’la gacan kaqabto
    Walalayal… AstanTv Thnk U Guys, guuleysta 🙏🏾😍

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 2 года назад +1

      ASC walalkay Bunis soo mahan wiilka HEESAHA Reer xamarka qaadi jiray waana Alifi jiray Markas isaga oo soo baxay ayaan wadanka ka Tagay hadii uh yahay waa aduun waxa igu danbaysay 1987 ka dibna wadanka waa ka tagay

    • @Farm_With_Suhaib
      @Farm_With_Suhaib 2 года назад

      @@sacdiyasiyaad7241 haaa wll waa isagii
      Long time wuu ka maqnaa shashadaha
      2000 ilaa 2002 ugu danbeysey Fanka

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 2 года назад +6

    Buunis live ayuu u heesayaa, fanku waa hibo.woooooof caleek

  • @susankhayr3918
    @susankhayr3918 2 года назад +4

    Ha lagu soo casumo yurubta waaw what a beautiful kooxdan music waaw...iyo fanaan qaaliya..HAMBALYO..

  • @abwaandunee7720
    @abwaandunee7720 2 года назад +1

    Fanaankan aad u qiima badan Ahna Laxamiiste Aad ban ku Tageeraa Ustaad Buunis

  • @Khfyjbf
    @Khfyjbf 2 года назад +2

    faanaan ka dhabta waa kaa iyo 🎶 music band haduu jiro .thank you astaan tv

  • @ibnucawilcawil8115
    @ibnucawilcawil8115 2 года назад +18

    Legend of the Legends,ciyaal danbaa na waalee,waa oday Buunis.

  • @awilabdulahiadan4973
    @awilabdulahiadan4973 2 года назад +9

    Mohamed Aalto iyo Dalmar yare iney fashilmeen inta ila ragtay
    Like 😂😂😊

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 5 месяцев назад +1

    Al Ustaad Buunis Xafidukalah My Bro i am big fans of you Xasuusuhu Weey idilen

  • @ROONETV
    @ROONETV 5 месяцев назад +1

    FANKU MA AHAN WAA LA HEESAY UN WAA HAYBAD
    ABDIQADIR BUUNIS LEGEND
    COD
    MASRIXIYAD
    NO FILTER
    NO SOUND EFFECT
    CAJIIB 🎉❤

  • @abubakarissack1042
    @abubakarissack1042 2 года назад +5

    CABDIQAADIR XUSSEN MAYOW {Bunis}♥️🥺🤞🏽💯From Konfur afrika ASTAN ONE LOVE

  • @hassanmoussaabsiye7170
    @hassanmoussaabsiye7170 2 года назад +30

    BUNIS 🙏my favorite is back !!! We want one big show in Horn of Africa !

  • @hanamohamed1803
    @hanamohamed1803 2 года назад +52

    Je ne jamais commenté sur RUclips mais c'est un vrai artiste .sa voix🤩 wow machallah

  • @suldanjarr333
    @suldanjarr333 2 года назад +3

    I saw him ethoipia in 2006 asigoo daruuf daran ka muuqato legend garab waayay wallahi

  • @abdulkadersubeerijaamac3749
    @abdulkadersubeerijaamac3749 2 года назад +12

    Masha Allah ilaa hada codkiisu waa sidiisii isagoo mudo badan ka maqnaa masraxa fanka

  • @nickal2018
    @nickal2018 Год назад +2

    Buuni wa Steve Wonder ka somalida fanaan sare

  • @abdikanimuhumed3790
    @abdikanimuhumed3790 Год назад +1

    maansha allah caawa waxaan idinkasoosalaamaya magaalada harar ee itoobiya iyo alfanaan buunis

  • @bazhkamohamed6556
    @bazhkamohamed6556 2 года назад +2

    Ninkan dadki hore ayaa si fiican u yaqaan xamari ayuu si fiican ugu caansanaa iyo riwaayada badan aan ka xasuustaa

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 года назад +4

    Waa dadkii aan Ku garaadsaday oo xigmad iyo qaab lahaa.
    Canduqadir caafimaad ban kuu rajaynayaa boowe

  • @Deekhbile
    @Deekhbile 2 года назад +3

    Cajiib buunis iyo jubba wa Labrada fanaan e sigaar ah uxiseyo astan thnks

  • @khalilabdi2647
    @khalilabdi2647 5 месяцев назад +1

    Thank you Astaan Tv Buunis Dadki fanka hibada ulaha

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 2 года назад +1

    Buunis waa u xiisay, ilee wali waa khatar iyo badh siduu gacmaha u tuuran jeclahay, heesaha wuu ku raaxeeystaa, keep going buunis❤️🙌🏾

  • @MATALAAD
    @MATALAAD 2 года назад +4

    C.Qaadir Xuseen mayow bunis , waxaan jeclahay heesta Anigu abaabul qabiil magelin ogoon xoolaheed ma cunin

    • @hassanalisaid2255
      @hassanalisaid2255 2 года назад

      Aad iyo aad waxay aheyd shirkii carta 2000.

    • @omaraliige
      @omaraliige 7 дней назад

      Wwww runti isku dooq baan nhy lkn mid ogow heestas micro badan aya ku jira

  • @assowehassoweh9638
    @assowehassoweh9638 2 года назад +6

    Cabdulqadir Juba
    Cabdulqadir Sanka
    Cabdulqadir Buunis
    Cabdulqadiradu wa wada legend

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 года назад +2

      Cabdulqaadir Xasan Nageeye Aun
      Cabdulqaadir Yuusuf Bagaag Aun

    • @assowehassoweh9638
      @assowehassoweh9638 2 года назад +1

      @@khabiirqaraam7935 cabdulqadir barud

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 года назад +1

      @@assowehassoweh9638 Cabdulqaadir kaskey

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 5 месяцев назад

      Cabdulqadir Cali Cigaal

  • @hhhh-xz6wu
    @hhhh-xz6wu 2 года назад

    Walahi waxan dhagaysan jiray 1990 june ila 2000 dee adunyo waa dhamaate waa kuwan fanaaniiti saxda ahaa manta caruurteni ba dhagaysanaya masha allah

  • @jarulejaja6427
    @jarulejaja6427 2 года назад +1

    Waawareey nin culus oo aan warkisa aan maqal longtime ama heesihiisa ayaa soodhacay ITS MY PLEASURE WALAAHI inaan markale aan arko showgiisa ama codkisa aan dhagaysto proud of you mr boonis

  • @Bikaac44
    @Bikaac44 2 года назад +61

    One of the best singer one love Somali people

  • @zakariamirealasow7319
    @zakariamirealasow7319 2 года назад +8

    Waxaan ka marag ahay in fan yahay fankii hore 🤗😍

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 2 года назад +1

    Hargeysa ciyaar ciyaar hoyadii fanka looma odhan. Bal imika Buunis oo la iska ilaabay bay inoo keentay . 👏🏾

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 2 года назад +1

    Walee waa fankii layaqiin allow ku dhowr aamiin

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 года назад +2

    Musig masrixiyad cod waaw buunis waaw hargeysa waa hoygii fanka

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 2 года назад +31

    Wooow , Iam speechless 😶 ❤️❤️❤️

  • @hassandahir9693
    @hassandahir9693 Год назад

    Buunis 1999 - 2001 ayaan heesihiisa showga ku daawan jiray inta moviega bilaaban naloogu tuurijiray. Waayo waayo iyo waqti tagay iyo xaal aduun.

  • @somnews6954
    @somnews6954 2 года назад +2

    Maalinkasta waan dhagaysanayaa daqiiqad kasta....waa fanaan aabihiii....Mayow Buunis 🙏

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 года назад +5

    Masha Allah Waayo Waayo Ayaan Xasuustay Abdiqadir Mayow Buunis

  • @ahmedabdilahi9889
    @ahmedabdilahi9889 2 года назад +5

    legend buunis fanaan cod iyo hibo faneed leh codkiisuna isma bedelin odayga show u qabta reer hargaysa

  • @hooyomcn4781
    @hooyomcn4781 2 года назад +1

    Maasha allaah wll mcn cabdiqaadir xuseen mayow iikow (Buunis) wax badan ayaa ku weynay fankaaga saaid ayaan ugu xiisnay mar walbo kasoo muuqo masraxa 😍😍😍😍😍🤩🤩🥰🥰🥰

  • @mohamadabdulahi5521
    @mohamadabdulahi5521 8 месяцев назад +1

    This is hargeisa talant and eryadii cabdiqays farah and codkii buunis shirkii carta ee somalida ay ku qabsayasay jabouti

  • @yaasiin70
    @yaasiin70 2 года назад +6

    Legend is back #22, yaryarki cd la wareegi jiray dib u fadhiista 🔥🔥🔥

  • @ibraahimnuurcali8743
    @ibraahimnuurcali8743 Год назад +6

    Af soomali inta ku Hadasha ❤

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 года назад

    Al-Fanaan Buunis, Waxaan caadi maahan allah hakuu siyaadiyo...dad badan baa islahaa odaga jaranjartuu kadhacay markii muddo lagu waayay...sii daa heeso cusub 2022.

  • @guledabdi4646
    @guledabdi4646 2 месяца назад

    c. naasir macalin caydiid alah hakuu naxariisto inta masraxa kamuuqata isagaa maanta hoygii dhabta ahaa tagay aduun waa bilaa qiimo ilaahay towbada hayna waafajiyo