RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @abdikarimmohamed6977
    @abdikarimmohamed6977 4 года назад +37

    Sharaf ayay i ahayd inaad Soo gaadho oo dadka fanka saaxiibka la ahaa oo qaarkood aan deris ahayn sida sahra axmed Alle haw naxariistii waxana ahaa ninkii camirada ka duubayay habeenkaas riwaayada La dhigayay Alle intii hada ka nool cimriga udheere inti dhimatayna u naxariiso🤲

  • @Ikraanapdigeele
    @Ikraanapdigeele 3 месяца назад +6

    Waxan dawanaya 2024 riwayadaan kama daalo markaste aan uu xiiso wan dawada ilahey ha u naxriisto inti dhimatey inta noolna cfmda bn u rajeynaya insha allah ❤

  • @yahyejama2150
    @yahyejama2150 7 месяцев назад +25

    Who still watching 2024?

    • @AliIsmail-cn5cv
      @AliIsmail-cn5cv 7 месяцев назад

      Me

    • @user-yy9ob1zt5w
      @user-yy9ob1zt5w 6 месяцев назад +1

      Me😊

    • @Ayanle13
      @Ayanle13 5 месяцев назад

      I am Here✌️ Ramadaanadaa Galay Way iga qabatay Caawa😁😜

    • @rayanniaz645
      @rayanniaz645 4 месяца назад

      ​@@AliIsmail-cn5cv🎉تر

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 3 года назад +46

    18 /2/2021 Ban dawanayaaa inta iga danbayso I so dhaha ILHAY HAKU DANBI DHAAFO CAFIMADNA IGU DUCEYA ❤️ mahadsanid wllyaaal

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 4 года назад +32

    Yaaa daawanaya sanadka 2020 ilahy how naxariisto intii dhimatay Ahmed moge sahra ahmed abwan sangub😭😭😭😭 Iyo inta an ka war hayn inta noolna cafimd qab iyo cimri dheerer ayn u rajaynaynaa

    • @aminaali6892
      @aminaali6892 3 года назад +2

      Micaad migane uu dhintaay iyo horyo alle ha unaxariisto dhamaantood aamiin aamiin yaa raabii

    • @Mohameddjamamoussa
      @Mohameddjamamoussa 10 месяцев назад +1

      Vs étiez qui

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 года назад +9

    Allehaw naxariisto intii dhimatay qof wallowna waad dhiman ee caafimaadku yuuna beenkuusheegin

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +7

    Riwaayadan Juba, Faynuus & Abwan sangub baa shiday😊Allah ha unaxariisto inta dhimatey inta noolna Cimrigiina ha raago Fanaaniin Qiimo badnaa oo dib loo helayn❤️

    • @alishadhaqane4077
      @alishadhaqane4077 Год назад +1

      Gabdhaha ha iloowin ileen riwaayada dhan dhaqanka iyo casriga gabdhaha kala duwan kusocotaa 😅

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 5 месяцев назад +4

    Riwaayadan waxan dawanayaa 3/28/2024 2:00 habaynimo wana Ramadan wn huba wad iga danbaysaa e 👍 dheh

  • @sidikmuse2388
    @sidikmuse2388 5 лет назад +25

    Riwaayadan wxn ku sabootiyay 2018 iyado aan manta dhamaystay anigo uso xiisay iyado ay ku beegantay 18-Dec-2018 malin salaasa ah Rabbi ha u dambi dhaafo fananinta inta dhimatay ❤

    • @sacdaabdi8485
      @sacdaabdi8485 5 лет назад

      an cawa firsanayaa wa marki igu horaysay wan maqli jiray lee

  • @ibrahimabdillahi6548
    @ibrahimabdillahi6548 6 лет назад +20

    Allah haa u naxastoo med mooge iyo zahra ahmed djama / amine ya Rabil calamine

  • @abdikarinhajijama5418
    @abdikarinhajijama5418 5 лет назад +6

    Riwaayadaha aan duugoobin lagana xiiso dhicin ayey ku jirtaa.
    Alle ha u naxariisto inta dhimmatay
    Inagana gadaashood inama fidmeeyo
    Waxaan daawanayaa 22/3/2019
    Waddanka koonfur Africa
    ● SOUTH AFRICA

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 6 лет назад +28

    Sahra Axmed Jaamac iyo fanaaniinta kale ee dhintay allow u naxariiso dhammaantood. Waxay beri-samaadkii waagii fanku qiimaha lahaa.

    • @drjimalehaibejama7257
      @drjimalehaibejama7257 4 года назад +2

      Allah Haw Naxariisto Wixii Ka Dhintay Inzha Allah

    • @abdiaxmed65
      @abdiaxmed65 3 года назад

      Ty

    • @zainabxassan8032
      @zainabxassan8032 3 года назад

      4r44r44r4444h444hhhhhjhhhhhhhhhhhhhjhhjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhjhhhhjhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhjhjhhhhhhhjjhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhjhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhjhjhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhjhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhjhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhjhhhhhhhhjhhhhhjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhjhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhjhhhhhhhjhhjhhhhjhjhhhhhhhhhhjhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhjhhhhhjhhhhhjhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhjhhhjhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhjhhhhhjjhhhhjhhhhjhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhjjhhhhhhhhhhhhjhhhhjhhhhhhhhhjhhhhjhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhjhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @danjiretolito1582
    @danjiretolito1582 5 лет назад +38

    Allah ha u naxaristo Abwaan Sangub oo geeriyo 17 6 2019

  • @hah7064
    @hah7064 Год назад +3

    Fikradii abwaan Maxamed Aadan Dacar Allah ha xafido abwaankeena. Inta dhimatay Illaahay ha u naxariisto Amiiin.

  • @shaaciyeabdirahman368
    @shaaciyeabdirahman368 4 года назад +7

    Bishii 1aad 8deedii 2020 1/8/2020 ayaaan daawanayaa lagama daalo dadkii hore allow unaxarioso dhamaantood inta dhimatayna janadaada kucasuuum maalin khamisa 11:46pm

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 года назад +7

    Dadkoo dhan waxay ahaayeen abwaano balse anaga waxaa nala haray af suuqeedka iyo macno la,aanta wlhi waqtigaan abwaan cml ban u hadli lahaa

  • @guurkaofficialchanneldahir1491
    @guurkaofficialchanneldahir1491 4 года назад +58

    2020 qofkii ila dawanyo Like saar

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 7 лет назад +86

    Fanaaniinta danbe hadalka ma yaqaaniin bal u fiirsada Sida hibada ah ee ay u hadlayaan Maansha Allah ilaahay intii dhimatay haw naxariisto aamiin

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 3 года назад

      In leeskaba dhaafo oon laheesin rieaayadna la jilin baan ku talin lahaa ee yaa iga dhegeysanaya.

    • @tasfayehomerchigma1822
      @tasfayehomerchigma1822 2 года назад

      @@AhmedOmar-no1ci riwaayad waxay kamid tahay xaraabaha..I don't agree to you

    • @sharmarkecismaan8236
      @sharmarkecismaan8236 2 года назад

      amiin yaarabi

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 года назад

      Haa wlhi iska hadal maaha Dadkii hore hadalada Talent ayey u lahaayen Sahro Ahmed AHU siday u hadlayso ka wrn Talentigeda Naagtaan aad u moodo in ay geed ka boodeyso miyan ku dayanaa Fanintan dambe gabar yar oo hibaaq gobaad la dhoho ayan Arkay wax hadalka talent u leh oo marka ay wax jilayso Eray curin leh

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 2 года назад

      @@AhmedOmar-no1cicaqligaaga ayaad hadashay

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 года назад +17

    abwaan sangub mamo sahro io dhammaan inta dhimatay allaha u naxariisto❤❤❤inta noolna cimrigood io cafimadba haraago❤

  • @somalihiphopproduction5774
    @somalihiphopproduction5774 4 года назад +9

    Riwaayad qiima badan iyo hobaladi waa bari oy ugu horayso habaryartay rumad faynush sheekh daahir somalia allaha mankoda mid haka dhigo amin❤❤❤❤❤

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 3 года назад +33

    Inti Dhimatay Alaha Unaxariisto Inta Noolna Alaha Xafido Aduun iyo Aakhiro insha alaah

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 3 месяца назад +1

    Wxn dawaanayaa caawa 16/05/2024
    Alle ha u naxariisto intii dhimatay.

  • @modanboy3062
    @modanboy3062 4 года назад +8

    xila Bey Ahayd Fanku Uunolaa Hada 2020 Fankii dhulkaa Lala Galey Heer Wuxuu Marayaa Lagu Heeso Dabo iyo Waxaan jirin 😥

  • @cabdixakiimmaxamedjaamac4179
    @cabdixakiimmaxamedjaamac4179 2 месяца назад +1

    Runtii waa Ruwaayad qiimo badan, maskax iyo fikir badana la geliyay. Alle ha u naxariisto dhammaanta dhimatay inta noolna Alle caafimaad haku nooleeyo. 15 june 2024.

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur7992 6 лет назад +9

    Singub Kutuuro Dhaantada Goob Walba Iyo Goor Walba Aabo, Qalbigaa Ku Ogol'e❤❤❤ "qarsho weeye qalbigu amuu naga qarxaa"

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 5 лет назад +11

    Dadka dhigaya riwayada qayb dhan wey dhimatay Allah yarhamahum qaar kalana wey xanuunsanayaan Allah ha caagiyo dhamaan ixtiraam ayaad dhaga mudan tihiin 10/01/2019

  • @abdiwahabhassanofficial
    @abdiwahabhassanofficial 5 лет назад +150

    2019 yaa ila Daawaday like

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 года назад +3

    Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay intooda kalena waa iska da’ alle caafimad ka ha udheereyo
    Ahmed mooge liibaan
    Maxamed huryo
    Cabdi basbaas
    Cabdilhi sangub
    Sahra ahmed jaamac
    Alle ha unaxariisto dhamaantod iyo intaan ka tagayba

  • @hawoabdi4104
    @hawoabdi4104 5 лет назад +13

    ruwaayadaan BEENEY WAA RUN kama xiiso dhigo siiba waxaan kusii heystaa cabdiqaadir jubba, Allow cimrigaada dheerey.

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 4 года назад

      Hawo Abdi waa runtaa Jubba waxaad u malaysaa kalsooni xaga heesaha ayaa aad uga muuqata

  • @ducaaleofficial7954
    @ducaaleofficial7954 7 лет назад +23

    dad wa dadki hore hadalna wa intu yidhi allow sharafti aan laheyn noso celi

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 7 лет назад +66

    Allah dadku qurux badnaya iyo qadarin lahaya 😃😘😘😘
    Jcliya dadkena illahow dadkeyna sharaftodi soceli

  • @bbelove3522
    @bbelove3522 4 года назад +15

    2020 yaa ila dawanaayo✋🤣

  • @mamarijalkitchens7619
    @mamarijalkitchens7619 5 лет назад +4

    Kadijo boqran cadimaahan wana minyaradi abwan sangub allaha unaxariste

  • @mysandwichmine7187
    @mysandwichmine7187 4 года назад +9

    DACAR ABWAANKU HARGAYSA AYUU JOOGA WAANA NIN YAR WALI alle cimriga ha u dheereeyo intii dhimatayna jannatu farduusa ha eego

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 5 лет назад +18

    The body language of legend Amina Abdullahi is exceptional

  • @somalilandersomalilander2781
    @somalilandersomalilander2781 8 лет назад +54

    Allah haunaxaristo ahmed moge libaan iyo dhaman muslimintaaa dhimataybaaa

  • @hassankeydomar929
    @hassankeydomar929 5 лет назад +7

    Goorshegtu waxay ku beegantahay 1:40 AM . Taarikhduna waa 06/08/2019 . lamaane hadaynu nahay waxaaba inaga maqan love.

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 года назад +9

    Naaa hungurigaan aan arkaayo 40.milyan muu marine lacagtii xagee aaday

  • @muhammadibraheem5397
    @muhammadibraheem5397 4 года назад +8

    Yaa iladhawanaayo December 2019, big love somali weyn

  • @Nazer74
    @Nazer74 5 лет назад +78

    24/6/2019 time 12:55 inti iga danbaysa liketa iigu qabta

  • @shamsamohamud2795
    @shamsamohamud2795 3 года назад +6

    Kkkkk wle Abdiqadir jubba ruwayada barteedi ayuu dhigay dhulkaba hanala gale 😂😂😂
    Joog dheer jubba❤

  • @salmamohamedderie4089
    @salmamohamedderie4089 2 года назад +11

    2022 yaa ila dawanayay 😂😂

  • @farhiaabdullahi5759
    @farhiaabdullahi5759 3 года назад +4

    2021 2 apriil galbnimo jimca ah sacadane 3:48 inta dhimatay ale ha u naxariisto Ruwaayadii beeni waa run

  • @samawade2498
    @samawade2498 5 лет назад +14

    Waa riwayad sifican loo jilay cidii iga dambaysa likta haka baqaylin wll

  • @maxamedkhaliif9680
    @maxamedkhaliif9680 4 года назад +6

    dhageeysi markay noqodoo waxaan dhageysan jiray 2006 lkn muqaalka 2016 sahra axmed axmed mooge abwaan sengub cabdiqadir juba abwaan maxamed dacar salaax qaasin

  • @ayanmusse2619
    @ayanmusse2619 3 года назад +2

    11:23am 20.05.2021 maalin khamiisa, anoo intaas oo jeer daawaday riwaayadan ilaa yaraantii haddana kama xiiso go'o inaan ku ceshado marar badan oo kale. Alle intii dhimatey ha u naxariisto inta noolna ha barakeeyo oo towbada ha waafajiyo. Raggi waa raggiii hore hadlana waa intuu yidhi. Allow noo naxariiso if iyo Aakhiraba Aamiin yaa rabbi. Waa maalin xusuus gaar ah le

  • @mohamedaminali6594
    @mohamedaminali6594 Год назад +7

    لن تموت هذه المسرحية أبدًا!!!! ستبقى ترن على اذهاننا الي الابد ❤❤ رحم الله من توفي منهم وغفر لهم من هم على قيد الحياه ❤❤

  • @abdimahdielmi3611
    @abdimahdielmi3611 5 лет назад +37

    29:9:2019 sacadu Waa 3:33pm inta iga dambaysa Sulka dhac ku si 👍like

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 5 лет назад +6

    Sahra ahmed rabbi ha u naxariisto iyo dhamaan inti dhimatay

  • @hodanntoahmed3759
    @hodanntoahmed3759 6 лет назад +24

    heesta go gaalisigaa ka heley
    waaa ruwayad wada xigmad ah
    caku dadi waa dadkii horey ❤💯
    kama daalo wlhi

  • @abdinoursaleebaan9871
    @abdinoursaleebaan9871 6 лет назад +87

    riwaayadan markii la dhigaayay waan joogay waxaan ka hagaajinayay korantada riwaayada lagu dhigi jiray waxaan ka shaqeenanay shurkadii korontda ee xalane

    • @Duco2515
      @Duco2515 5 лет назад +3

      Abdinour Saleebaan wax badan ayaad waayo arag uthy

    • @axmeddheereoffical7115
      @axmeddheereoffical7115 5 лет назад +2

      Abdinour saleebaan
      Sxb qaali sanadkeebey eheet sxb isheg

    • @sharmarkecumar1450
      @sharmarkecumar1450 5 лет назад +1

      Wall run noo sheeg

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 лет назад +2

      Horta waxaa isweydiin mudan xalanle shirkad koronto ma kutaalay waa idiin dhiibay baska xariifkaan anaa live udawanayay habeenkaan wayo wayo

    • @hodanabdinasir1745
      @hodanabdinasir1745 5 лет назад +1

      Bisinka

  • @hiboibrahim1983
    @hiboibrahim1983 6 лет назад +5

    " Lanadiinan aloolna eraf aan ku idhaahdo" Noolow Sangub. Abwaan run ah

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 4 года назад +10

    Qofka daawanaya 2020 oo iga danbeeya hay dhaafin👍

  • @theheba.0
    @theheba.0 Год назад +9

    WOW juba is so freaking talented and so handsome

  • @aishaayanle1780
    @aishaayanle1780 5 лет назад +8

    Kama daallo 18.03.2019
    Fayruus iyo san gubb baan ku haystaa alle hatdin baxariisto inta dhimatay inta noola cimri dherer

    • @imanmohamed2076
      @imanmohamed2076 5 лет назад

      Caasha Maxamed ana laba cisha kaa dambeeya😂❤️❤️

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 года назад +2

    Waqti hagaagsan buu ahaa oo somali❤ walaalo ahaayeen qolo qoleeysi jirin 😭😭😭

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 3 года назад +17

    Golden Time
    SOMALI WEYN♥
    inta ila Daawanaysa 2021 fadlan like saar ♥♥

  • @abdifatahadam5015
    @abdifatahadam5015 5 лет назад +5

    Yaaaa daawanaaya 2020 liketa ii saaara

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 4 года назад +2

    Eebe hawnaxariisto intii geeryootay ee ku jirta inta noolna eebe cimrigooda hawdheereyo 🤲🏻Ameen ameen yaa rabii

  • @cabdilahidahir9769
    @cabdilahidahir9769 4 года назад +1

    wow eesh calaa ruwayad iyo hoygii fanka iyo hargeysa al abwaan mohamed aadan dacar alle cimriga hakuu dheereeyo

  • @hamzexadaari6842
    @hamzexadaari6842 4 года назад +7

    Ruwaayad izlaantaydu ibartay hothan zullup iprahim ❤❤

  • @daryeelemedia9729
    @daryeelemedia9729 4 года назад +61

    24/10/2019 maalin khamiisa cidii iga danbaysa Ee dabadey daawato like iyo comment iiga soobixiya

    • @nuurosman858
      @nuurosman858 4 года назад

      Waanu masabideynaa dumar waa kaa qiyaanadoodu waa kkk hadane ragu waa quruxda dunarka
      Xigmadu waxay tahay labo qof oo iska toosan ma jirto lkn sabir
      Sabir weeye aaqir murtidu iyo xigmadu raguna waa aqir talo

    • @nuurosman858
      @nuurosman858 4 года назад

      Durey ayad tihiin iyo cudur islaamku ka ducesto
      Saw ma ahan eraygaas
      Corona viris oo aheyd mar hor

  • @asmailkacaz358
    @asmailkacaz358 5 лет назад +106

    Riwayad shidan qofka dawada 2k19 like ii saar wll👍🤙

  • @mohammedadam3605
    @mohammedadam3605 5 лет назад +84

    Yaa daawa naya ilaa 2019🎵😎

  • @faysalcismaan881
    @faysalcismaan881 8 лет назад +14

    waa riwayad runa ee ilaahay haw naxariisto inta dhimatay aamin aamin

  • @cumaryaasiinwarsame9407
    @cumaryaasiinwarsame9407 3 года назад +3

    Inta daawanaysa 2021 waan idin salaama
    Illaahay jilayaashaan inta dhimatay hau naxariisto
    inta noolna cimri dheer io cibaado suuban ❣️

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 года назад +5

    2020 bn dawanaya yaba ka dalaya dee mr bn isiru waga hdad iska dhalan lhydba

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 года назад +2

    xasaska la iskuma diree
    usii daaya wuu qabaaa
    erayo cajiib ah oo murti badan ku fadhiya
    yaa 2020 daawanaya somaliyey

  • @Libanwolf
    @Libanwolf 6 лет назад +10

    Somalis were people with class

    • @zakariamohamed1059
      @zakariamohamed1059 4 года назад +3

      Peace and stability brings love amongest people , higher class, integrity, patriotism and happy people.

    • @zakariamohamed1059
      @zakariamohamed1059 4 года назад

      In the last 3 decades people were suffering ..living in a war zones ..kids have seen bloodsheds at very young ages

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад +2

    Khadiija Boqran xaaskii Abwaan Sangub wariye ayay ku fiicnaan lahayd.

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 5 лет назад +5

    Fanka Somalida Maxamed Adan Dacar la antiis maba jiri lahayn waxasa Riwayad ah inta hees ku jirta asaga sameyay iyo gerarada Legend

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 месяцев назад +1

    TVGA QARANKA SOMALILAND AYAA HABENKI JIMCAHA LA SOO DAYN JIRAY WAQTI HORE
    Mantana waa❤14.4.2024❤

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 4 года назад +3

    i love this riwaayad Mash Allah Aamina cabdi iyo Zahra axmed naxaris jano iyo jubo

  • @AN-xv1er
    @AN-xv1er 4 года назад +3

    Waa habeen talaada ah 4/15/2020 ilaahow unaxariiso dadbadani way dhinteene oo halkan kamuuqda yaarabi

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 года назад +6

    haddaad dhiig leedihiin
    rag dhaayo leh tihiin
    haweenku mar way diin dhalay
    calooshi dhexdeediyo
    lafdhabartay idinku sideen
    naaskoodaad dhaarideen
    dhabtoodaad ku seexateen
    mar kle way idin dhaxaan
    dhaqmad bay idiin yihiin
    dhareeraa haduu mid yahay
    dhaliishay ka toosiyaan
    dhibtii way dhaafiyaan
    dhaleecana uma qalmaan

  • @shakuurosman6890
    @shakuurosman6890 6 лет назад +2

    mudo hore ayaan daawada lkn waxaan dib uugu soo ceshaday september 2018 intii dhimatay alle hawnaxariisto sahra ahmed rabi ha u naxariisto aamiin

  • @hassanmohamad8755
    @hassanmohamad8755 5 лет назад +3

    Ilahow inta dhimatay u naxariso oo sangub ugu danbeyay 2019 dhintay

  • @araweelogiant2340
    @araweelogiant2340 4 года назад +2

    Riwayadaan waxaa lagu dhigay orginaalkeda muqdisho radio muqdisho ayaana duubay waxaana heesaha lahalaa. 1 xasan Adan 2. Sahra Dawo 3. Xabibo Xasan toxow 4. Juba. Rer ayaa bililiqeystay oo hargeysa ku dhigay riwayadan marlabaad. Reer waqoyi waligigoodba fanka ayay bililiqeysan jireen. Midgaanka juba ayaa soo raacay oo dadkii la jilay riwawyada halkan kaga jira.

    • @cabdilahidahir9769
      @cabdilahidahir9769 4 года назад +2

      Adeer ruwaayadan waxa leh mohamed aadan dacar wa nin reer hargeysa ah fannaaninta jilayaana waa reer hargeysa waxaba hargeysa iska leh kuwan aad sheegayso u samee ruwaayad aad leediin tan hooyadaa malahane 4 fanaan ayey koonfur oo dhami leedey oo hargeysa kusoo shaac baxay oo abwaaninta somaliland u samayn jireen heesaha misaad hadana wax naga sheegaysaa fanka hargaysa iska leh ee daawada uun

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 года назад

      Nacas ayaad tahey aan aqoon hargeysa u laheyn.

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 года назад +3

    14 _1_2021 waxan iidiinka soo salamaya doha Qatar
    Sanad allah haynoga dhigo sanad aan wax badan xaqijiyo

  • @hamdanuura9533
    @hamdanuura9533 3 года назад +2

    208 ki waxan xasuusta anago soo gadana cajaldo riwaydahana aduunyo mantana waka meel kasta walaga helya..
    Allah ha u naxariisto intii dhamatay amiiin

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 6 лет назад +9

    Hbo sahra jamac Allah yaraxma iyo inta kale dhimatay ba

  • @fatimajano9862
    @fatimajano9862 2 года назад +2

    inta dhimatay alaha u naxariisto inta noolna alaha xafido

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 лет назад +23

    abti afsomaligu waa qani wlhi subhan alla mxn hanti haysana ragow

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 6 лет назад +2

    kkk caawa wiilashii waa hunguri dhubuq eeshcalaa murti alle cimriga hakuu barakeeyo abwaan m aadan dacar alifaha ruwaayada

  • @abdifadxi5676
    @abdifadxi5676 3 года назад +9

    2021 ayaa ila daawanya love ha iga hilmaamin

  • @gurxankooshin9614
    @gurxankooshin9614 2 года назад +1

    10 February 2022, adduun macaankiisii, dhamaaday baanu joognaa
    Axmed mooge liibaan
    Sahro Axmed jaamac
    Maxamed cumar xuseen (huryo)
    Iyo dhamaan intii dhimatay alle ha u naxariisto.

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 года назад +3

    Murti maad iyo sarbeeb maahmahyo dhextaal heeso hadal cilmiyeysan oo macno leh ugu tag hoboladii waabari iyo dadkeeni hore
    Horaa loo idhi “dad waa dadkii hore hadalna waa intuu idhi’’

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 Год назад +1

    Maxamed Cumar Huryo Legend kulahaa hungurigaan aan arkayo fodhi milyan doolar ma marine lacagtu xagee martay war wuxu legendsanaa tolow Huryo manoolyahay dhamaan inta dhimatay Allaha u naxariisto.

  • @anizaomar3169
    @anizaomar3169 6 лет назад +3

    Masha allah ilahey ha u naxariiso inta dhamaty wlh waa ruwayad qiimo bdn 5/4/2018 ayaan fiirsaday

  • @waliabdi-xm8rq
    @waliabdi-xm8rq 8 месяцев назад

    Waxaan dib u dawaanayaa 11/1/2024 waa riwaayad wada murti ah runtii
    Waxaa ku baxay maskax iyo dadaal dheeri ah sida inoo muuqata
    Waxaan allah igu baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo inta dhimtay 😢😢😢
    Inta noolna cimri dharar cibaado leh inshaa allah

  • @nasirmaxamedkadiye7289
    @nasirmaxamedkadiye7289 4 года назад +6

    23/3/2020 malinta waa isnin
    Sacadu waa 12:58 waan idin slmy inta ika dambeyso

  • @dahirofficial6814
    @dahirofficial6814 4 года назад +2

    Abwaan sangub alle ha u naxariisto iyo intii kle geeriyootay

  • @perhofali7556
    @perhofali7556 4 года назад +5

    Fan wa fanki hore still i watching 2020

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 11 месяцев назад +1

    Maanta jubba uunbaa ka nool afartaan fanaan Allaha u naxariisto inta dhimatay. Aammiin.

  • @najaxjamac5145
    @najaxjamac5145 3 года назад +3

    2021

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 3 года назад +2

    2021 inta firsaneysa liketa saara

  • @muusecabdi2887
    @muusecabdi2887 4 года назад +4

    Yaa.dawanaya.2020.sanadka.cusub

  • @kaltuumaali2795
    @kaltuumaali2795 5 лет назад +3

    Illahay ha kuu naxriisto abwaan sangub

  • @farhaanabdi63
    @farhaanabdi63 6 лет назад +4

    Qa raamka riwayad iyo heesba waa murti waana favorite...

  • @ugbaadaadan518
    @ugbaadaadan518 2 месяца назад +1

    Riwaayadan aadbaan u jeclahay
    Si gaara abdiqadir juba ❤

    • @Adnamomett
      @Adnamomett Месяц назад

      Aniguba waa jacelahay waa funny Juba😂