OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 273

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Месяц назад +9

    Like saar & subscribe welcome thnks

    • @AbubakarMohamed-ro1qv
      @AbubakarMohamed-ro1qv Месяц назад +1

      Maxamedooow walaaalow waxan ahay walaalka ,Nambarkaga Iisoodir mise keyga sev dheh isooqabo

    • @caaliyahasan1608
      @caaliyahasan1608 Месяц назад +1

      War beenta ka xishoo yaa dilay

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Месяц назад

      Balo like ku saartay kan aan bisha d doodaynay beer naxa malaha

    • @AbubakarMohamed-ro1qv
      @AbubakarMohamed-ro1qv Месяц назад

      Walaaal maxaadhacay sorry

    • @Tusayma
      @Tusayma Месяц назад

      Lagu dulay kulaha sida umada maxa ku diday la dili rabo

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Месяц назад +26

    Wiilka ma waalno ee dhaafa
    Waxeey rabaan in la shirqoolo oo laga dhaadhiciyo doolada in uu waashay soomaali waa xaasid allaha naga qabto
    Subxanallah

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

      Allow kaqabo

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Месяц назад +1

      Omaar Maha wiil xun cadawga allaha ka qabto

    • @user-pj7ge1zx1b
      @user-pj7ge1zx1b Месяц назад

      My waa.mansuuniyad dadkasi waa halis waka leh triangle Iyo nuurki iftiinka 😢ayan ahay ninkan dadku magac yadooda uu shegayo waa dadka haysta diinta shaydanka ee mansuuniyada qofki ka baxa way dilan ama ki jabiya sharuucdooda lkn ninkan dhibta hayasato dhan wu shegay somali ma fahmayso ninkan waa nin ku jiray diinta oo shuruuc dooda jabiyay ama waa nin ka baxayay ama waa xog bu ka helay

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Месяц назад +13

    Subxaanalaaah walaahi Omar khatar buu ku jiraa Canada ha lagu soo celiyo

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 Месяц назад +1

    Maxaas cunay albtii waa weynka la siiyay maskiin usuga dhan aa biibooyay iska duul huuno adinka Allah ka dheerateene.

  • @warish9081
    @warish9081 Месяц назад +7

    Norway shayaadiintaa ku badan oomaaroow allaha ku badbaadiyo boowe

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 Месяц назад +11

    ALLAAH hacaafiyo wiilka

  • @user-kj9pk5gs3w
    @user-kj9pk5gs3w Месяц назад +13

    Ala anaa aqaana wiil sidano kala ah waxan waa cudur jiro oo maskaxda kudhaco marka wiilka quraan halasaaro. Wallahay waxan waa cudur maskaxda kudhoco oo qofka uu umaleynaayo in geedkii dhaqaaqaba uu yahay qof dilili rabo wilkan quraan badan halasaaro. Nasiinyo badane halasiiyo. Ilaahay hacaafiyo

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +2

      Wiilkaan waligis qurbo jogaye waxbaa lasiiyay 2cisho kahor casumaad lasiiyay ugu dambeysay ax yaa alaah

    • @user-kj9pk5gs3w
      @user-kj9pk5gs3w Месяц назад

      @@user-sn5yz7vg8v xanunka maskaxda waa wax jiro mana kala yaqaano qof qurbo joogo iyo qof wadankiisa joogo ee ilaahay hacaafiyo intii dhimirka kaxanunsan.

    • @YurubAyanle
      @YurubAyanle Месяц назад

      Bisinka ninkani depression halisaa haya , haddaan si dhakhso ah wax looga qaban isagaa suicide isku samayn doona.

    • @TheFutureWillBeDifferent
      @TheFutureWillBeDifferent Месяц назад +1

      1.Heesteyda ayaa mugdi lugu xirey ayuu leyahay
      2.Triangle iicawi ayuu leyahay waa sedax geeska sheydaanka
      3.Ruuxdeyda rabaan ayuu leyahay
      Iyo waxyalo kale oo cadeen uu ah iinu wax un dhaxmare asaga iyo sheyaadin caabudka Europe
      Quraan ayaa daawo uu ah
      Allah hacafiyo wilkaan

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Месяц назад +6

    Subxana Allah Omaar Babarow Ka Soo Tag Meesha Cidlada Ah Ee aan Soomalida Joogin ?? Canada 🇨🇦 Adigaa Ku Caasiyey Oo Wadan Cidla Ah Ka Doortay?? War Gurigaaga Ku Soo Noqon??

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Месяц назад +6

    Oo xagee buu joogaa war oomaar miyu waashey

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 Месяц назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @prosl11
    @prosl11 Месяц назад +3

    Subxanallah maskaxda yare kuluulatay ee dhaktar in laa geeyo weeyan

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Месяц назад +9

    War somaliyeey ninkaan caawiya.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Месяц назад +2

    oomaar ilaahay ha cafiyo dadbadan baa noo caanoqda waxaa lagayaba in uu san ha beenobadan sexan o ey hurdalan aani kudhacday oo uu o bahanyaha nasasho🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🕌🕌🕌🕌🕌

  • @DeeqoAhmedHassan-wk2xr
    @DeeqoAhmedHassan-wk2xr Месяц назад +7

    Wiilkaan ilahay ha caafiyo wiilkaan wax buu cabay maskaxda xoogaa wareertay

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 Месяц назад

      Daniga waa denbi wayan, allah ka cabso, qofka wax cabay sidaa uma hadalo, caafimaad allah ha siiyo yaa allah.

    • @nafiizayuusuf2343
      @nafiizayuusuf2343 Месяц назад

      Ma shaaahid ka tahay arinkaa?? Haduu run kahadlayo ooo beenisaan markuu dhinto anaba wax gaadhan maxad odhan?

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +1

    Walaahay waan oyay wiilkaan cadow sixray
    Casumadi ugu dambeysay ax naag isaqq ku jirtay yiri o ayaan la dhaho o meel dhimirka haysata harti iyo isaaqnna colaad dhextaala

  • @aminajama160
    @aminajama160 Месяц назад +3

    Walal Hargeysa ayaan kaaga soo ducaynaynaa inuu ilaahay wixii ku dhibaya kaa qabto, ilaahow caafimaad sii ilaahow dhibka ka qaad ilaahow wixii dhibaya ka qabo, walal u naxariista, waxaan u malaynayaa inuu qabo bipolar disorder, dhakhtar ma ahi laakin waxan garanaya dhakhtar Hargeysa jooga oo noo sheegay xanuunadan dad badana ka daweeyey,

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Месяц назад +2

    BALAAYO. SOOMAALI. UA UTIMAADO
    MISKIIN. ILAAH. HAXAFIDO
    HADA. WAXAA KAHADALEESO NIMCO HAPPY
    NINKEEDA. KAXEEYEY. WAA FIICAN 😢AHEY

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Месяц назад +2

    Zubxaanallah Social media iyo Qabyaalad u xiiqa waa lagu waashaa walaahi waa xaqiiq

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад

    ILLAAH BAA WAY DILA EE SALAAD TUGO DUCAYSO ISDAJI ILLAAHAY LA HADAL

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t Месяц назад +8

    Ilaahayow ugar gaar wiilkan soomaaliyed dadkii Soomaali yed mid isla hadlay iyo mid is dilo ama ladilo ayeey ku dhamaaden ilaahayow nasri deg dega ayaan ku weeydiistay

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 Месяц назад

      Amina abaayo waa iga oohisay, In Shaa Allaah khayr. Dadka uu la joogaa maxay u soo daayeen SubxaanaLaah istaaqfurlaah Ilaahay ha sahlo.

  • @AmenaAs
    @AmenaAs Месяц назад +4

    Waa laba mid inu cabsan yahay ama wuu qafiifay allaahu aclam

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff Месяц назад

    Subhanallaah

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Месяц назад +1

    Subxaanalaah wuxuu dumar waalaba mala waalay Allah caafiyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +4

    Bismi allahi war ninku miyuu waashay

  • @maryanjama6730
    @maryanjama6730 Месяц назад +2

    I’m so sorry so sad brother you mad so please come down

  • @luulshire1152
    @luulshire1152 Месяц назад +6

    CID dileeyso maleh alaha caafiyo buuq baa kujira

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) caafimaad siiyo.
    Balse afkiisa waxaa ka muuqda wax cad….oo dry ah.Muxuu cuney ?🤔
    Sidaan ookale, waxaad nacaysa dadka Inta kujecel oodhan (waa xagga maskaxda)
    Mahadsanidiin

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Месяц назад +5

    Khalaas,, waa waashay kan.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад +1

      Nin drug addicted ah wa saas

    • @hussinmohamed9907
      @hussinmohamed9907 Месяц назад

      @@bluerain3282maadaa arkay isagoo drug qaadanayaa? Can you prove?

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif Месяц назад +5

    Norway dad lagomadilo Allah diley moye norway ciji qof magarsinkartit

    • @user-fe8gy9mh3n
      @user-fe8gy9mh3n Месяц назад

      Walagudilaa 20 halmar ladilay somali ano isudishay oslo e wa kucusubtahay hada jogto norway

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g Месяц назад

    Ilahayow cafimaad sii ya allaah

  • @isdaji
    @isdaji Месяц назад

    Omaar nafta ayaa loo keeney 😢😢😢 waa in la garab istaago. Waa will ad iyo aad u fiican oo calooshiisa nadiif ah

  • @jibrilcabdala9673
    @jibrilcabdala9673 Месяц назад

    Illahayow Maskaxdiisa usoo celi oo u gargaar

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g Месяц назад

    Cumar waa wiil nadiif ah ee ilahay ha. caafiyo

  • @nadiifohassan2914
    @nadiifohassan2914 Месяц назад +3

    Waa laduray miyaa mise asaa iska waashay

  • @AbdirisakSaid-k4m
    @AbdirisakSaid-k4m Месяц назад +2

    Allhow ugargaar

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Месяц назад

    Ilaahay heesaha uakaa madoobeeyo looguma talagalin waa nin iska edeb leh marka horeba😢

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Месяц назад +2

    Wilkaa maxad ka raabtaa 😢😢😢😢

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 Месяц назад

    Allaha caafi qalbigaa ixanuunay

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Месяц назад

    Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar miskiinkaaneh ugargaar umaciim amiin yaarabi

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Месяц назад

    لاحول ولا قوه الا بالله العلي العظيم... أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه ويعافيه شفاءاعاجلا لايغادر سقما ولا أذى يارب العالمين

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Месяц назад +2

    XasbunaLah..Wanicma..WakiiLan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +1

    Maxaa ku dhacay? Miyuu xanuunsaday? Allaha badbaadiyo . 🤲 🤲 🤲

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Месяц назад +2

    Bismillaah ninka maxaa helay.
    Ma waashay.

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    Wixii telefoonkiisa haya ha waydiiyo, muxuu cuney oo afkiisa iyo ilkahiisa laga arkaayo, oo qalalan, iyo indhihiisa aad udaalan.
    Fadlan hadalka ka yareeya….

  • @trsadiq7
    @trsadiq7 Месяц назад

    Kan fulisanayaa maxuu haleeyey

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 Месяц назад

    Si deg deg ah ninka wadanka hooyo halageeyo quraan halasaaro bilahi caleykum . Qurbaha wa laguwasha dadkana wey kusiiwaalayan

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Месяц назад +2

    Waan yaabanahay whi qof miir qaba ilama eka maxey siiyeen barbar qof caqli iyo garaad u sxb ah buu ahaa😢

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Месяц назад +12

    𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗧𝗶𝗸 𝗧𝗼𝗸 𝗞𝘂𝘀𝗼 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗮𝗬 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗜𝗚𝗨 𝗦𝗜𝗜.😂😂

  • @xamdiqali6250
    @xamdiqali6250 Месяц назад +4

    Beenta daay qof ma dilin wuu fcn yahay

  • @user-rj8ko5gc1c
    @user-rj8ko5gc1c Месяц назад

    Ilahayoow ku cafi❤❤❤❤

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn Месяц назад

    Waawashay moyaa yaadilYa

  • @user-ct9cb7yq2x
    @user-ct9cb7yq2x Месяц назад +3

    quraann Sara'a

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    Moxamed Buskud, adigana, dadkii kumaageen, iskacafi walaal.
    RAGGA Soomaaliyeed waxaa waaley waa Alsheydaamadii ee wadanka qarixiyaan
    ……Maskiin Adiga deg, ayuuyiri (gabadha)😢

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

    ILAAHAY AYAA AH NUUR IYO IFTIINKA E ALLE UNOQO OIS QURAN SAAR CALAMADAHA SIXIRKA AYAA HAYA

  • @xaawo1
    @xaawo1 Месяц назад

    Acuudu bilaahi war beenta iska daa cid dishay ma leh beenta umada ka daa xooga stress baa ku dhacsy bess waa fiicanyahsy hadeer alhamdulillaahi wa waalateen wiilka inooga lewxda

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Месяц назад +1

    Cinwaankaas inaad qortid sow wax aad u xun maaha OOMAAR OO LA DILAY, ma dareemi kartaa beentaas inta ay leeg tahay. Oomaar waa nool yahay lkn wuxuu u muuqdaa nin isku buuqsan si kastaaba wax ha u jireene. In views iyo soojiidasho la helo waxaa ka muhiimsan runta iyo in la ilaasho qalbiyada dadka ehelkiisa ah, Mahadsanid

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Месяц назад +1

    Oomaar daal baa ka muuqda laga yaabee in uu arkayo wax aan dadku arkayn wiilka ha loo gurmado...good in uu telephone ka uu furay

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 Месяц назад

    Ninkan wax kale mahayo dhafar baa diley suu tik tok live ugu jirey habeen iyo maalin wuu stresey walaahi hindhiisa fiiriya dhafarka ka muuqdo 😢

  • @halima8680
    @halima8680 Месяц назад +5

    War soomaliyay wiilkan xanuun baahaya askarta u waca in isbitalka lagaynaya

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад +2

      waxas oo balwada iyo bila deenta heesaha iyo fasaqa uu kujiro

    • @ziabeauty8830
      @ziabeauty8830 Месяц назад

      @@bluerain3282 xanuunka iyo caafimadkaba ilaahey baa keena ilaaheyna sabb uu kugu imtixaamo ma raadiyo marka waxba qofka waxyabhu samayn jiray xanuunkisa sabb ha uga dhigin ilahy cafimaad ha siiyo

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад

      @@bluerain3282faqash haday mayd iyo maxbuus kaa dhigtey mad daba socon 😂orod muuse nacas meelaha sacabka uga tun qabyaladi wataa halka idin dhigtee nacay aqli yar batahee

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 Месяц назад

    Malaha walasixra xasbiylaah wanicmal wakiil😢😢😢yaarabi cafimaad degdega sii🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥲

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Месяц назад +2

    Ma nagihiiba sixrey tollow

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Месяц назад +2

    Wu washee walhi

  • @YasinNur-sd9px
    @YasinNur-sd9px Месяц назад

    Odaygau må bibiilu cabay tolow 😅😅

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y Месяц назад

    subxaanalaah ilaahoow ugargaar maskiinkaan dhibkiisa qof arkay waxa oow kacabanaayo ayaa dareemikaro qoraan boow ubaahan yahay culumada ugeeya wiilka

  • @XamseWali-co5jt
    @XamseWali-co5jt Месяц назад +1

    Ma lixdii cishe waalida ahaabuu galay

  • @Abdirahman750
    @Abdirahman750 Месяц назад

    Doqonkaan isoo saray ninkaan miskiinka ah xogaa isqalday ban layaabay doqon ninkaas uduceeye intii Alle kabaqeeso 😢

  • @user-yj1sg9hr1g
    @user-yj1sg9hr1g Месяц назад

    Omar ba bar alah ku caafiyo aamiin yaa rabi

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Месяц назад

    Heesaha
    Dadka
    Dhibaato Ayaa Karaacda,
    #IL IYO ILAACO AYAY LEEYIHIIN.

  • @TopG20fn
    @TopG20fn Месяц назад

    Ilhy ba og waxa haya oomar ilhay ha cafiyo

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Месяц назад

    Walaalkaan Quraan ayuu u baahanyahay qof drugs cunay uma eka Ilaahey caafimaad hasiiyo.

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 Месяц назад

    Aww miskinan. May Allah sw grant him shifa❤

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Месяц назад +1

    Subxanallah sixirka iyo xaasid nimada googiya

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 Месяц назад

    Ilaahey caafimaad taam deg. Deg.

  • @kaltunguled9707
    @kaltunguled9707 Месяц назад

    Mental health is something. Illahay farash ha u firo.

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Месяц назад +1

    Waxa mesha ku so qortay saxib se camal

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 Месяц назад

    Dalka halugusoo celiyo hala nasiyo quraana hala saaro

  • @user-sx7py7dy3l
    @user-sx7py7dy3l Месяц назад

    aan uduceyno walalken ilahay ha caafimad siyo

  • @zakariye11111
    @zakariye11111 Месяц назад

    Allaah hacaafiyo ninkaa caadi. Ma ahee waxbaa qaldan

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 Месяц назад +1

    Waar Ninkani in badan ayuu Social Media Ka Qaylinayay oo uu ku Saamalayli jiray Daroogona Wuu ku Daray Sidaasuu Kaga Shubay horena Waraysigii uu C/Salaan Herari ka Qaaday Wuxuu yidhi Lix Cisho ayaan Waalnaa Malaha tii buu Alle uga Dhabeeyay Xitaa Walaashii ayuu yidhi iima imanayso oo kuwa isoo Weeraraya ayay ku jirtaa Camaradda horteeda ayuu ku Waashay Live Alle Ha Shaafiyo Innaa Lilaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun

  • @engineerzuzu4151
    @engineerzuzu4151 Месяц назад

    Buskudoow been badnidaa mad adaa dilay

  • @Hana19800
    @Hana19800 Месяц назад

    Ilahayoo caafi wiilkaan adigaa caafimaadka haye🙏

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h Месяц назад +1

    Waa smart Omar mention bay rabaan inay u dhigaan. Waxba ma qabo wiilku

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Месяц назад

      Wa. Ka naxay nin firid bu aha

  • @TheFutureWillBeDifferent
    @TheFutureWillBeDifferent Месяц назад

    Marku dhahay heesteyda barbar ayaa kuxirtey mugdi ayaa fahmey Omaar dhibka heysto,haddii ad dunida waxa kasocdo fahamsaneen way kugu adkaneysaa inad hadalada ninkaan waxka fahamto
    Shayaadinta inaad kubiirto way fududahay lakin kabixitaankooda way adagtahay
    Allah ayaa kamagan galney

  • @maxamedshadoor3946
    @maxamedshadoor3946 Месяц назад +2

    Alle hacafiyo

  • @MohamedAhmed-nu2sb
    @MohamedAhmed-nu2sb Месяц назад

    ninka gaagabki ba so weraray dikriga badso iyo salada

  • @qumanugaas
    @qumanugaas Месяц назад

    😭😭😭😭😭😭 oh my god ilaaahaw caafi rabiyooow 🙏

  • @saafi1302
    @saafi1302 Месяц назад +1

    Maxaa lagu dilay barbar

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Месяц назад

    Ilahow caafimaad deg dega sii waiilkan

  • @shukriomar309
    @shukriomar309 Месяц назад +2

    Ilaaheey masaajidka haguu kaso inshaalaah

  • @abukar6
    @abukar6 Месяц назад

    Mareykanka u tahay ayaantu 😮

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Месяц назад

    Like usaar

  • @user-jq4mo8rq1w
    @user-jq4mo8rq1w Месяц назад

    Ilaahow ka badbaadi😢

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 Месяц назад

    Dani wa judan Musabix wa judan😂😂😂😂 yaaab

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Месяц назад +2

    Meesha waaba cidlo see cml

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Месяц назад

    Waxbeey siiyeen waa loo qariyay miyaa

  • @user-sx7py7dy3l
    @user-sx7py7dy3l Месяц назад

    War waxan u maleynayaa in lasixray walahi tan ookale wey igu dhacaday jinka ayaa sikasta iskukatusayo

  • @samiaali5002
    @samiaali5002 Месяц назад

    yesterday mohamed Buskut
    today oomaar, لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم وانا لله وانا اليه راجعون يا لطيف الطف

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 Месяц назад

    Allaha Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +1

    Muxuu ka hadlayaa? Maxaa ka fahantay?