Oomaar Barbar oo live soo galay asoo askar ku hareereysantahay 🤲🏽

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Oomaar Barbar oo live soo galay asoo askar ku hareereysantahay 🤲🏽🤲🏽 Ree Norway ninka u gurmada hadaa nasab tihiin #wararka #ciyaalxamar #somalitiktok #siyaasada #ilaqosol #hiiraan #sharmaboy #dulqaad #banaadir

Комментарии • 346

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 Месяц назад +49

    Ilaahow caafi 😭😭😭😭 Walaala yaal sidoo kale walaalkay ayaa wax xoogaha xamuunsan ee usoo duceeya, please 🙏

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад +10

    Alaha caafiyo oomaar iyo inta xanuunsan oo muslimiin ah Aamiin

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman Месяц назад +18

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيه😢😢

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 Месяц назад +35

    Plz let him sleep give him tablets to make him relax and sleep.

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Месяц назад +4

      Wallahi i can see he is soooo tired! He needs to sleep

    • @Mohamed-kv8to
      @Mohamed-kv8to Месяц назад +2

      Hooyada tablet ka was waa sun ee quran ha loo daaro

    • @Wiil_hoog...
      @Wiil_hoog... Месяц назад

      Quraanka haku qabto hada maxad Hooyadiis ku Caaysay walaalkaas ​@@Mohamed-kv8to

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Месяц назад +2

      Mj tewayada naga yarea viewski mel xun bu idin la maraya waxan lacag ku heali maysid.. irbad ba lagu mudi hadi ad waxa jojin waydio

    • @aidan2_3
      @aidan2_3 Месяц назад

      Bal hada maxa hooyadi ku cayday, kinin hurdo ayu u bahan yahay su u seexdo uunbu yidhi quranku wa muhin lakiin qofka marka hore wa u nasto marka ilahay ka baq waxan wa aduunyo omaar ilahay ha caafiyo ​@@Mohamed-kv8to

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Месяц назад +9

    Gabar naxariis badan oo abaayo fiican ah

  • @MahamadRashidgarabkiinaalahuak
    @MahamadRashidgarabkiinaalahuak Месяц назад +9

    Alaha ku caafiiya wllky cumar

  • @khadijoabdiqadir4655
    @khadijoabdiqadir4655 Месяц назад +18

    Allaha caafiyo insha allah qur aan ayuu u baahan yahay

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Месяц назад +5

    Qaaq xumaa oo xumaa walaal allaha ku badbadiyo❤❤❤❤walaal❤❤

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Месяц назад +1

    Inaalilaah wainaaileyhi raajucuun ilaahayoow caafimaad sii inta dadka dhibayana kaga filoow Aameen

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v Месяц назад +14

    Allow mas kaxdiisa uso celi yaa Rabi

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation Месяц назад +15

    Fadlan ciddii taqaan dhakhtar ha seexsheen ku saacida hurdada kow nasasho baa daruuri u ah dagdag ah. Kadd8b 2. Adkaar iyo 3. Qur'aan Insha ALLaah. ALLah caafiyo. Shukran.

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 Месяц назад +9

    Nasteexo indho meeeday iyada Norway jogta ninka u tagto plz

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Месяц назад +10

    Gabadha waa Helpful,

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d Месяц назад +6

    Gabdho soomaaliyeed waa naxariis❤❤

  • @M4mp5be8w
    @M4mp5be8w Месяц назад +3

    Yaarabi ilahayow daji maskaxdiisa wiilkan😢😢😢😢😢😢😢

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 Месяц назад +3

    WALAA XAWLA WALAA QUWATI ILAA BILAAHI CALIYUL CADIIM
    ILLAAHAYOOW ADIGAA AWOOD LAHE U GURMO. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    WIILKA KU SOO CESHA DALKIISA KANADA .

  • @randomin8390
    @randomin8390 Месяц назад +4

    subxaanallaah wiilka Quran sarah wiilka waayo gabadhi ishood ku dhacaday😮😮😮😮

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Месяц назад +2

      Sara run u jclty isagana kaftan ka aha

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад +11

    Indhiihiisa Eega Wiilka Waa Hurdo La’aan His Eyes Are very Dry 😮

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 Месяц назад

      Yes

    • @Zusan15
      @Zusan15 Месяц назад

      You now iftinka nuurka ilhay hanga haaye inta yutuub ku qoor ilaa haw wuxu ilaa xalay akhrinayay

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo Месяц назад +6

    Ilahay ha caafiyo Omaar

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Месяц назад +5

    Allah caafiyo wllkeen

  • @HodanOsman-yq7oq
    @HodanOsman-yq7oq Месяц назад +18

    Ninkan ma walana lkn waxa la raba waali in qoro lkn ninkan heshisbu ka baxay Waxan u ku bedabadi kara inu alllah u toobad keeno ayatul kursi iyo suratul isra inuu akhariyo

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 Месяц назад

      Lakiin balan see ah ma kuwii shaydiintaaha ,bisinkow alow ka bad badi atkuwaas lama agtago

    • @shamsoqurux3547
      @shamsoqurux3547 Месяц назад

      😮​@@kaafiartan7788

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p Месяц назад +1

      He is on drugs

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Месяц назад

      ​@@HakiimHakiim-t8pogoow qof jiran hadaad ku jeesjeestid Ilaah wuu kaa Aari wax aadan hubin ayaad ku caayeysaa SubxaanaAlaah

    • @Professor4555
      @Professor4555 Месяц назад

      ​@@HakiimHakiim-t8pI'm glad that you can see what is so obvious

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 Месяц назад +32

    Acuudu billaahi war ninkan quraan saar buu u baahan yahay

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 Месяц назад +8

    Wuu xanuunsanyahay markaasu kuleeyahay maxaa utiri wuu xanuunsanyahay, ninkaan isbitaal halageeyo madaxaa waxka gaareene

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад

      He needs quran first and ever

  • @AbdullahiMohmaed-k1h
    @AbdullahiMohmaed-k1h Месяц назад +2

    Omaar alla haa cafiyo haa sixir haa ille haa xassid Quran haa laguaqriyo wa rune

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 Месяц назад +4

    Police kii Norway bay leeday english ma yaqaanaan somali turjubaan uma baahno wiilku idinkaa waalaya ba

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Месяц назад +15

    Ninkaan waxaaa larabaa in lawaalo

    • @LEULBULAA226
      @LEULBULAA226 18 дней назад

      What do you mean he needs to be laughed at what did he do

  • @user-pk8pf8xv9h
    @user-pk8pf8xv9h Месяц назад +2

    Alle inta xun naga qabo wiilkan alle ugargar yaaa rabi 😢

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 Месяц назад +7

    WAR NINKAAN HOTEL GEEYA MASKAXDIISU KU NASATO
    WAR NINKAAN WAAD SII WAALAYSAN

  • @JacfarNur
    @JacfarNur Месяц назад +1

    ALLAH Kucaafiyo wll

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Месяц назад +2

    Allah ha caawiyo wiilka pls let him sleep and take some rest Bismillah

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 Месяц назад +7

    Illaahow u kaalmeey adaa naxariis badane ahee yaa Allaah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад +4

    Ilahey bakubadbadinkara sxb.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Месяц назад

    Subxaanallaah illaahoow ka dulqaad balayaada haysata oo istusaysa yaarabi

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me Месяц назад +1

    Ilaahay hacaafiyo wlhi waan ka naxay cadawga Ilaahay haka qabto anoo ah qof isaaqa dhibkiisa waan la ilmeeyey wlhi waxna uma qaban karo aan duco ahayn ax ax ax

  • @KoureichaOsman
    @KoureichaOsman Месяц назад +2

    Yarabi ishfihi shifanaan la yaqadiru saqama omar walahi wa Will wanagsan

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад +1

    Waa xagga maskaxda, ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) cafiyo……QUR’AAN saara, oo
    Daqtarka ha aado.
    Mahadsanidiin

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Месяц назад +2

    Dadkan live ka saaran ayaga as siiwaaley m gabdha Norwegian ku hadlesa bis in hadalka loodaayo teedakale ninkaa mana fiyoobo

  • @user-nm2pi6uh2e
    @user-nm2pi6uh2e Месяц назад

    Allow cafi oo caafi wllkeen wax u qabta atlest u duceeya

  • @AbCd-r1r
    @AbCd-r1r Месяц назад +1

    Allaha ku cafiyo wllakeyga mcn

  • @NuuralceenHassan
    @NuuralceenHassan Месяц назад

    ILAHEY HA KA QABTO CAFIMAAD DAG DAG ILAHEY HAKU SIYO ALAHUMA AMIIN AMIIN AMIIN YA RABI WALALKIS

  • @safiahussein8687
    @safiahussein8687 Месяц назад +1

    Wallo is daji police ka waxey ku modayaa in aad naftada wax yeeliye is daji Allah ku caafiyo aamin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Месяц назад +2

    afxuma norway honey maxaad uu dhaheysa. Naaya?
    allaha caafiyo oomar

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 Месяц назад +11

    NINKAAN HOTEL GEEYA DADKIISA EHELKIISANA HALA JOOGO WAAGU HADUU BARYANA TICKET U GEEYA CANADA KU CELIYA QOFNA HA RAACO
    MAXAAY TAHAY MAXAAN KUU QABANA

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Месяц назад +1

    Qof ilaahey haw caafiyo asagoo noocani ah Diyaarad ma Raaci Karo.

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 Месяц назад

    Ax ax wlh aad ayn uga naxay wiilkaa somaliyed ee dhibaataysan
    Ax allaah haku caafiyo hno

  • @AYuush__Vp5
    @AYuush__Vp5 Месяц назад

    Dadka Wuu garanaya wuuna magacabaya liveka isaga soo galay war bal arintu xagay ka qasataan waan yaabee Allaha ku caafiyo wll in bdn baad iga qoslisee😭😩😢

    • @deeganuur6997
      @deeganuur6997 Месяц назад +1

      No wllo sixirku waa bila cantrol lkn wax kasta wad garanaysa qof bila cantrola oo wuxu rabo shegaya noqonaysa

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 Месяц назад +1

    Ilaahow umadeena u gargaar somaliya yaa isku diray ninkaan stress lee haayo isbitaal hala geeyo dajiye ayay siinayan guriga yaan lagu haayin please

  • @hfm9834
    @hfm9834 Месяц назад +8

    Yaa Rabii maskiin Allow caafi😢

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 Месяц назад

    He made me cry I’m so sorry bro 😂😂😂😂

  • @sacdiyonafta8623
    @sacdiyonafta8623 Месяц назад

    Allaha ku caafiyo Rabbiyow😢😢

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 Месяц назад +3

    TELL POLICE HE IS NOT OK
    NO PROBLEM DO NOT WORRY

    • @Abdi-libaax
      @Abdi-libaax Месяц назад

      They want to clone me 😭

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Месяц назад +1

    Wiilkaan waxuu u baahan yahay in la seexiyo marka hore oo la geeyo hospital bixi taanka ha idiin dabeeyey lana fiiriyo xaaladiisa

  • @Maria22727
    @Maria22727 Месяц назад +1

    Maxaa rabtaa maxay ugu heysaa maanta dhan yaa rabbi wadankeyga iguceliya ayuubo leyahaye mey usheegto askarta in laceliyuu rabaa dhahdo qalaas waisku dhamaatay waxanoo wareer ah usii gelinee maskinka asagaabo awal yaabanaaye

  • @abdikanimohamed9081
    @abdikanimohamed9081 Месяц назад

    Walalken galada cathowga allaxa badbathiyo allahuma ameen

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Месяц назад

    😢😢😢😢Ilahayo caafi ninkan nin dagan ayuu ahaa maskiin 🤲🤲🤲🤲

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Месяц назад +2

    Waxan xasuustaa maalinkii uu saara kulahaa fircoon miyaa laguu guday mise sunne waa ninka intaa la eg hadaad ilaahay isku xidhi waydo oo hees iyo music irsaaqad ka daydo saasaa kugu dhici

    • @FeysalNice
      @FeysalNice Месяц назад +1

      Zahra indha heeda ayaa haayo sababto ah wuu ku ciyaar ciyaarayi zahara 😡 waa Stupid ninkaan

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq Месяц назад +1

    Allah habadbaadiyo

  • @CqaniCumar
    @CqaniCumar Месяц назад

    Allah caafiyo ❤

  • @lulali6059
    @lulali6059 Месяц назад +4

    Allahayow caafi, wiilkaan wadankiisa halagu soo celiyo quraan na hala saaro, walaahi waa ay ka hawaarsadeen dad kii sidaan u galeen.

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa Месяц назад

    Ilaahoow caafimaad sii yaa Rabi

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Месяц назад +1

    Liveka demi waxay uledahay in la khaarajiyo la rabay

  • @Anasbuler
    @Anasbuler Месяц назад +1

    Arintan okle aniga igu dhacdey dhakhtar ha tago dawoyin ayu isticmali dona Alx hada wa fcnhy dadko dhana ka cabsaney dadkana wa lagugu dira marka wa arkay waxan

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Месяц назад

    Ilaahoow caafi. Hurdo la aan ayaa ku dhacday. Ilaahoow caafi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Ilaahay ha caafiyo ninka qur aan saara Naag jin ah Ayaa gashay oo ka Cabsiinaysa degdeg qur aan usaara oo seexiya ninka

  • @shaybaaraxmed245
    @shaybaaraxmed245 Месяц назад

    war..qurasnka...quraan..sara..allahana..cafiyo

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Месяц назад

    Ilaahay ha isku xiro asagaa seexan Doona oo dagi doonee

  • @FeysalNice
    @FeysalNice Месяц назад +1

    Laba hadal ayeey kabaray naagtan xun Pologna la dha ho 😂😂😂 Naa iska amus

  • @hussainomar1729
    @hussainomar1729 Месяц назад

    Airportka Norway miyaaney lahayn turjubaan iyo dakhaatir face to face ah. Ninkan maskahda laga hayaad

  • @deqaali1709
    @deqaali1709 Месяц назад

    Ilahay ha bad badiyo Ilahay ba wax badbadiyo

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h Месяц назад +1

    Ninians wuxuu u eeg yahay nin isagoo shiid ah holiday u baxay ka dibna drugs cabay 😅😅😅

    • @FeysalNice
      @FeysalNice Месяц назад +1

      Waaba sidaas xashiish iyo waxdaran buu cabay

  • @user-pc7kh9bq2s
    @user-pc7kh9bq2s Месяц назад

    Ilaahayoow caawi miskiinka badabaadi

  • @UmaymaQaasim
    @UmaymaQaasim Месяц назад

    Alle hacafiyo😢

  • @nuuriyahirsiducaale3694
    @nuuriyahirsiducaale3694 Месяц назад

    Alah cafi iyo caafimaad aamiin

  • @sacdiyonafta8623
    @sacdiyonafta8623 Месяц назад

    أستودعك الله يا عمر😭

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Месяц назад

    Alloow ku caafi amiiin yaa rabi 🤲😭😭😭😭

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Месяц назад +4

    Wiilkaan waxaa sirxey kaftan ayuub waxaa saan ugaley dadkiisa

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Месяц назад

      Umada ilaahay ha ijaafeen

    • @saja9892
      @saja9892 Месяц назад

      Sahra dadkiisu sixirka mayaqaan sixir waxaa barta nin Cuqdad qaba ama ciilan Ayuubna waa baarqab muxuu sixir ku falayaa

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 Месяц назад

      @@saja9892 Haa maanta waxaa layaqaanaa wax sixir ka daran rer ahad amaa qabii ma sheegaayo ayuub iro iskilaaji baa dilayaa ninkaas ,bar bar waa wiil aan la quudheeyn oo wanaagsan waxey rabaan iney fanka ku shaqeeystaan oo lacagna la siin waa adoonsi cusub ,waana lagu sameeyaa dadka fanaaniinta ah ,wiilkaas xaley kama seexan waana qaracmey walee waayo hooyaan ahey.

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 Месяц назад

      @@saja9892 ayuub haduu baarqab yahey iyo haduu khataryaheyba nin walba ciribtiisaa la ogaan

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Wiilkan is ma caawin karo inaad caawiyo ayuu u baahan yahay 😭😭😭😭

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuabshirabshir7654
    @umuabshirabshir7654 Месяц назад +2

    Illaahoow ugargaar oomaar waa kanaxay walaahy yaarabbi

  • @FeysalNice
    @FeysalNice Месяц назад +1

    Show badnaa nagahan 😂😂 Ku lahaa aan kuu turjumee Engilsh mayaqanan 😂😂 asaga kaa badiyo Nacas yah heey k

  • @StarBoy-xk2kd
    @StarBoy-xk2kd Месяц назад

    Best prank ever .. if u trust this scenario u have to go to Chilean.. cilaaaj urself

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Месяц назад

    Ilhoow caafi walahi waan ka naxay 😊

  • @user-bc6ey3de8g
    @user-bc6ey3de8g Месяц назад

    Axx calosho ihuriyay umar walhi allw cafi

  • @DrsoJuliet-d7m
    @DrsoJuliet-d7m Месяц назад

    Ilaahay hakuukaalmeeyo

  • @user-hk2uo5so9r
    @user-hk2uo5so9r Месяц назад

    Hoppas han mår bra in sha alaah

  • @nagisiyad7031
    @nagisiyad7031 Месяц назад

    KUWII SIXRAY BAA CIIDANKA LAJOOGA NAFSADIISA MA OGOLO ARAGTIDOORA😢😢😢

  • @Somfox1
    @Somfox1 Месяц назад

    Kaliya isbitaal geeya si uu u helo adeeg Caafimaad!

  • @yaskaibro9122
    @yaskaibro9122 Месяц назад

    😭😭😭😭 sorry wlhi Allah ku cafiyo hn

  • @hamzaadde6136
    @hamzaadde6136 Месяц назад

    Walaley joji warka badan ee ka bad badi galada

  • @QaaliQaaliCabdullahi
    @QaaliQaaliCabdullahi Месяц назад +1

    ALLOW caafi😢😢

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Месяц назад +1

    Wiilkaan Canada ha Loo Caliyo

  • @mmawad9679
    @mmawad9679 Месяц назад

    Alle ha caafiyo

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h Месяц назад

    Ilaaaahoooow caaafi wiiiilka😢

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h Месяц назад +1

    Noloshayda somalida wax ka buuq badan ma arkin 🤔🤔

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Месяц назад

      Haa wlh anagii fiyoobeen baaba in yar buuqooda u dulqaadan la' qof xanuunsan xaguu joogaa

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs Месяц назад

    😭😭😭😭😭😭😭omara. Cewiye. Walayele

  • @user-mr3em9dp7r
    @user-mr3em9dp7r Месяц назад

    Allah ku caafiyo ayaa rabi

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 Месяц назад

    Ilahay hacafiyo inshlah

  • @ZamzamJama-rv7be
    @ZamzamJama-rv7be Месяц назад

    Dayaraad iskasaar mahee maxaay kuhaastaan Hadii hakan uudanihissaa u yimiid waa in uu dhamaystaa😊

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim Месяц назад

    Quran mow aqristo bisinka alle mow baryo yaa rabii u gargar

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Месяц назад

      Qofuu madaxiisa fadhiyaa waxaasoo dhan sameeya horta maxaa idinka qaldan qof waalan muxuu Quran aqristaa oo fadhigiiba qaban la'

  • @user-im4eb4dl6o
    @user-im4eb4dl6o Месяц назад

    Subxaanallah