XIDIGAHA GEESKA DHULKAAGA LAGU HODDMAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Комментарии • 148

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 5 лет назад +56

    Fananiinta xidigaha allow noo daa ayagan somali odhan dheernehee
    Cabdi hani
    axamed bakaaal
    Cabdi raxmaan oday
    Mursal muuse
    Mukhtaar beerof
    Khaalid meesi
    Axmed aarshe
    Yurub geenyo
    Ifraax hargeisa
    Barwaaqo qalanjo
    Asma love
    Ugbaad aragsan
    Asma saban
    All I love♥♥♥♥♥♡♡♡♡♡♡
    and all my people somalilndres one love my
    blood ♥♥♥♥♥♥

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 года назад +2

    After 2years Listened
    Xidigaha Geeska xisbiga Afraad ee SomaLiLand ledahay
    Allow barakee SomaLiLand
    From dhuLka uduga

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 лет назад +68

    Allaw Barake Jamhuriyada barakaysan ee somalilnad ❤️😍😍

  • @khalidfaysal18
    @khalidfaysal18 5 лет назад +28

    Koox aanu dadka dheernahy
    Waan idinku faana
    Lkin kooxda ha lagu so celiyo
    Boqorkii iyo boqoradii
    Mbk und khadra sinimo
    Dhmn long life💕💕💕🙏🙏

  • @ayaancayni3285
    @ayaancayni3285 5 лет назад +8

    Wllo hada qoraalkyga Aqridaan farxda iyo nabda aynu hysano alxmdulilah dhaha Dadkena walalheena Xamar KU madhay u duceeya inay intii dhimaty alle u naxariisto inta buktana Alle caafiyo Inta nabad qabtna u siyaadsho Dadkeenii Ha ilobina wll😭😭🇸🇴

  • @ahmeddalxa6582
    @ahmeddalxa6582 5 лет назад +10

    Alllaw Sonaliland Cadawgeeda jebi allaw barakee adigu

  • @libaanmohamed4083
    @libaanmohamed4083 5 лет назад +5

    Laxan Kaa Cajiiba Hadan Duhul Laabsaalah Ereyada Saaxiibkay Marna Abwaankayga Sadiiq Mahamed Burmad Noolaada

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 лет назад +6

    Codkoodu aad uga dhex muuqda Sowtu Raxma Yurub geenyo iyo boqorka codka Abdi hani xaashi labda fanaan heestaba macaaneeyey codkooda Alow dhowr jamhuriyada barkaysan somalind

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 5 лет назад +5

    qaran barakesan ,allow noo siyaadi nimcoyinka ,aamin ,#somaliland ku faan😍💪💪

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 5 лет назад +12

    Hargeisa lagu nastaa dhulkaga lagu hodmaa been maaaha saxiix

  • @abdiayeeyo4102
    @abdiayeeyo4102 4 года назад +2

    Somali dhalad from muqdisho ah ban ahay
    Somaliland weyba tilaabsataye
    Maxan u ictiraafi la nhy

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 5 лет назад +16

    Guuuuuuul jamhuriyada Barakaysan ee Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

    • @garradhassan4923
      @garradhassan4923 5 лет назад

      Calanka xerta iska gooya oo dadka soodhexgala cidlaad ka heesaysiine c hani was reeer muqdisho

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 5 лет назад +1

    Hormud meel aad u tahay Halyeeye meel aaad ka tahay
    My home somaliland ❤👏👏👏💔❤ thnku so much xidigaha geeska hubka somaliland

  • @nimcoahmeth4118
    @nimcoahmeth4118 5 лет назад +3

    Viva dakaygii dalkaygiiii one love Somaliland my Mather land💗💗💗💗💗💗

  • @ahmedxajimuse392
    @ahmedxajimuse392 5 лет назад +11

    Yurub geenyo codkeedu ma aha cod ku dhex lumi kara 100 hawena.
    Yaa ila qaba

  • @sadiqsaidabdi5017
    @sadiqsaidabdi5017 5 лет назад +2

    Cidayda haybsada wana ku fana one love Somaliland

  • @marriamsuleiman1325
    @marriamsuleiman1325 5 лет назад +6

    Somaaliland💓💓💓💓💓Dad AaaN jclhy Horay usocda💓💓💓Hadaa Somalilanders Tahy Wn ku jclhy💖💖💘💞💞💞💞💞

  • @ayaanxaajicabdiraxmaan8655
    @ayaanxaajicabdiraxmaan8655 5 лет назад +24

    Somaliland allow dhwro my mother lanad I love you my dalkiygii 😍😍😍😍😍

  • @mms7038
    @mms7038 5 лет назад +1

    SOMALILALND SOMALILAND SOMALILALND ALLOW DHOWR OO CADOWGA KA QABO OO citiraf degdega sii cadowgu naxdiin halawada dhintaane xidigaha geesta fananiin qaran allow daa

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 лет назад +4

    Ugbaad ma uur bay leedahy si bay uyara calool kuusan tahee😂 af dheeri hayga noqto Inader ugbadeey🙏🌹
    Mnshllnh dalkyga habaar iyo duco toona uma baahna 🙏💚💚✷✷❤❤😍😍😍😍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 лет назад +1

    Masha aalllah ❣️ Waan farxaa mrkaan arko wadankaygii ooo qurux badan ❤ ilahayow nagu nabad celi

  • @GUURETUBE
    @GUURETUBE 5 лет назад +1

    Allow Noo barake dHulkaYaGa
    We Love SomalilanD

  • @amenxared8505
    @amenxared8505 3 года назад

    Dhulkaaagaa lagu hodmaa hadhkiisaa lagu nastaa

  • @husseinahmed7222
    @husseinahmed7222 5 лет назад +13

    Bisinka asma saban iyo asma love maxa ku dhacay way sikhiren e folxumaden 4ta hablod e kale sokuwa qurux badan

  • @nasreensomalilander9090
    @nasreensomalilander9090 5 лет назад +6

    Yurup geenyo iyo cabdi hani cod Koda ayaaa ka wada muuq dheer inta kale Aya ila arkay

    • @cismaancabdi2818
      @cismaancabdi2818 5 лет назад +2

      Waa run walaal ayaa cod dheer uguna cod wanaagsan Alow noo daa waan Ku fanaa 2abdi hani iyo yurub geenyo

    • @abdullahiomar-ali194
      @abdullahiomar-ali194 5 лет назад

      NASRRRM DEE IYAGA LA YADHII COKAA KU DHAWAQAA KUWA KALE WAAY LA QIURXINYAAN LOL HEES KASTA FAANANII BADAN QADYAAN WAA AYNKAA

  • @bintuissa9151
    @bintuissa9151 5 лет назад +3

    Abdihani siduu heesta u daremayo 🥰🥰😍

  • @mumtaqueen5781
    @mumtaqueen5781 5 лет назад +2

    Allow barakee jamhuuriyada sllnd

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 лет назад +7

    JAMARIYADA BARKAYAZN ALLOW DHAWRO

  • @najmoqaali4355
    @najmoqaali4355 5 лет назад +4

    Wlle iny imtay yurub geenyo boqorda codka wta koxdii dhismty m.a sowtu raxmo

  • @ubaaxibraahim8515
    @ubaaxibraahim8515 5 лет назад +5

    Masha allh

  • @laylajaamac1331
    @laylajaamac1331 5 лет назад

    Mansh Allah my soomaliland love you like intii jecle soomaliland

  • @abiibsalax7098
    @abiibsalax7098 2 года назад

    Warun

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 5 лет назад +4

    Heestan asma love yurub geenyo ifrax hargesa xamda queen aya qadaya xaga habalaha kuwa kale afkay dhaqdhaqjinyan

  • @leilacaynab6305
    @leilacaynab6305 5 лет назад +2

    Alle ha barakeeyo somaliland aameen aameen

  • @mustafemostapha7650
    @mustafemostapha7650 5 лет назад +7

    Allaw noo barake dhulka reer somAliland suldaanka subscribe ta ha kala bakhaylina hada ka hesheen barmaamijyadiisa one love somalilanders ☁️🍎🍏🥒

    • @mustafemostapha7650
      @mustafemostapha7650 5 лет назад

      JANADOON TUBE FILMS adi iyo dhashii casinadaba waan idin salaamay

  • @nafisabaashe491
    @nafisabaashe491 5 лет назад +2

    Intakle. Naagaha afkey dhaqajinayaan. Yurub unba heeseysaa

  • @idirisahmed3833
    @idirisahmed3833 5 лет назад +2

    Xidigihii way soo noqdeen

  • @haby18maysomalilander67
    @haby18maysomalilander67 5 лет назад +2

    Guuuul Guuul soomaaliland 🙂😧🙂

  • @ifrahahmed8783
    @ifrahahmed8783 4 года назад +1

    Top song

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 5 лет назад +2

    Hamuun looguma dhinteee
    Hoobaantiiisaad cuntaa
    Dhulkaaga hoooyo

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 лет назад +4

    Heestan codkoodu ka dhex muuqda Sowtu Raxma Yurub geenyo iyo ifrax hargeisa asma ove barwaaqo.qalanjo asma saban iyo ugbaad aragsan heesta ma qadayaan ee afkay dhaqaqjinayaan

    • @saynabjaamac3943
      @saynabjaamac3943 5 лет назад +1

      Beroof asma Saban miisi ugbaad intuba xidigaha kumay jirin markii la qaaday heesan

    • @nimomahad7210
      @nimomahad7210 5 лет назад +1

      Barwaaqo kuma jirto

  • @xamdicabdi9119
    @xamdicabdi9119 5 лет назад +3

    kama.daalo heesah jamiriyada

  • @rudwaaniid9323
    @rudwaaniid9323 Год назад +1

    Allow xafid s,land

  • @xamdicabdi9119
    @xamdicabdi9119 5 лет назад +3

    ax ax jecliya heesa jamuriyad.barkeesan smlilan alow dhow dhibto kahay

  • @mohamedyussuf3813
    @mohamedyussuf3813 3 года назад

    Afsomali wa dadki iskalaha somalida kale way jajabiyaan heesaha

  • @ayaanlesaleeban2651
    @ayaanlesaleeban2651 5 лет назад

    Guul guul soomalilnd hore u soco

  • @sadiyodahirjimale9123
    @sadiyodahirjimale9123 5 лет назад

    Hory u socad xidigah somaliy guul iyo gob nimo

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 5 лет назад +1

    dadkagad haybsata ciidadad hiishata ❤somaliland❤

  • @khaalidcawad1675
    @khaalidcawad1675 5 лет назад +1

    C Raxman Oday iyo yurub codkoda aad uga dhex muqda ufirso

  • @roodamohamed7451
    @roodamohamed7451 5 лет назад

    Mansha'allah allow cadawga naga qabo ishooda

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 5 лет назад

    McHa llaH ale Hano barakeyO
    Dhulkena❤❤❤❤

  • @farihaabdirahman818
    @farihaabdirahman818 5 лет назад

    Play back inta aragty waxgarad ba thn

  • @deeqasaeed5820
    @deeqasaeed5820 3 года назад

    Viva Somaliland guuule guuule lyo gobanimo Somaliland allow 💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 лет назад +2

    wllle somaliland xidigo ayay hystaa

  • @alhousseiniegueh6259
    @alhousseiniegueh6259 5 лет назад +4

    codka yurub geenyo aad uga dhex u muqdaa

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 лет назад +3

    *dhulkaagaa lagu hodmaa hadhkiisaa lagu nastaa*

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 5 лет назад

    Alle ha barakeeyo slland

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 лет назад +3

    Ugbaad Aragsan barwaaqo Qalanjo Asma Saban Safka Pronoun Ahaan bay U Taagan yihiin Waayo Majirto Mid Joogtey Xiligii Heestan la duubayey
    Waxan Aad ugu Raaxeysanayaa Codka Boqorada Codka Somaliyeed Yurub Geenyo Sawtu rahma

  • @ayaancabdi6254
    @ayaancabdi6254 4 года назад

    CABDI HANI iyo yurub geenyo iyo kifaax hargaysa un baan maqlaa show kuwa kale waa waxba yahay

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed5014 4 года назад

    Hargisaa lagu nastaaa💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤

  • @mirremokhtar7331
    @mirremokhtar7331 5 лет назад +2

    Hobaaantiisad cuntaa
    Dadkaagad hiishata
    Allow dhowr lipaaxa soomalida

  • @nadiiraguray2271
    @nadiiraguray2271 5 лет назад

    Allow dhawr dhulkyga hooyo 😍😍😍❤️

  • @muniiracabdiqadir673
    @muniiracabdiqadir673 4 года назад

    dhulgaaga lagu nastaa

  • @cumarcabdulahi1893
    @cumarcabdulahi1893 5 лет назад +7

    Yurub iyo ifraax keliyaa heesta qaadaya inta kale waa koobi

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 лет назад +3

      Shaqo kuu taal maaha waa hees Somaliland ciddii kasta ee Somaliland baa qaadI karta AAN MAALO HASHEENA MAANDEEQ BAA WALAWAYN BARAWAANI EELAY AFKUBA DIRQI KU YAHAY QAADAAN OO CALAASHADAA TAASAA DAMBI QARANKA SOMALILAND LAGA GALO AH

  • @somalilandtoday7000
    @somalilandtoday7000 5 лет назад

    Wwwwwww Masha Allah dhulka hooyo

  • @hoodocabdi46
    @hoodocabdi46 4 года назад

    Somliland hanolato cadaowgeedu hoos

  • @Sasa-zj3oo
    @Sasa-zj3oo 5 лет назад +5

    wxn layabay asma love asma saban barwaqo ugbad argsan mikirofan beena is modaya iney codkodu kujiro mesha 🤣🤣😂😂😂😂 hesta codkodu wxu moqda yurub grnyo iyo ifrax hrgesa kuwan layby

    • @samawade282
      @samawade282 5 лет назад +1

      Been maad sheegin labadaa gabdhoodbaan codkooda haynaa

    • @munasagal1229
      @munasagal1229 5 лет назад +1

      Susu 😂😂😂😂

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад

    Dhulkaga lagu hodmaa❤

  • @istahilahmed4810
    @istahilahmed4810 5 лет назад

    Xidigihi qaranka 💚💭❤

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed5014 3 года назад

    Hargiesa lagu nastaa💚💚💚🤍🤍❤❤❤

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 5 лет назад

    Ciidadaa haybstaa 💋

  • @mukhtarmahamedcilmi9650
    @mukhtarmahamedcilmi9650 5 лет назад

    Waxaad tihiiin kooxda aan ku faano lkn fadlan soo celiya khadra cabdi sinimoo

  • @ayaanlesaleeban2651
    @ayaanlesaleeban2651 5 лет назад

    Nacabku wuu ka naxayaa kanaxaw nafta waa

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 лет назад +1

    xidigaha geeska
    ma qaranka ayay u shaqeyan somaliland

  • @simanqaali8758
    @simanqaali8758 5 лет назад +4

    Oday Abdi hani yurub geenyo Ifraax hargeysa intaaas leyba codkoda maqlaaa intakala. Wax nool maaaha sidan so ufahmay 🤣🤣🤣

    • @mohamedcazkah3602
      @mohamedcazkah3602 5 лет назад +1

      May heesta ayaa bari hore ahayd markaa qaarbadan ayaan ku jirin barigaa way raacinayaan

  • @hothokalgacal3520
    @hothokalgacal3520 5 лет назад +1

    Jamhuriyada barakaysan allaw noo barakee❤👀💚💪

  • @khaliilidiris7435
    @khaliilidiris7435 5 лет назад +1

    WLHI XIDIGAHA GEEZKU WAA HORUMARKA DALKEENA HORE U ZOCDA 😍👮

  • @yuusufmaxamed5357
    @yuusufmaxamed5357 5 лет назад

    Allow daa codkooda KU diirsna

  • @DARWIISHAKANOOL
    @DARWIISHAKANOOL 5 лет назад

    Xidiguhu xidigo maaha macalimiin badan baa kabaxay 🙄

  • @mohamedyussuf3813
    @mohamedyussuf3813 3 года назад

    Somali oodhan heesta wadaniga ah masamaykaraan r dh q kh makala sarikaraan

  • @niniineima2834
    @niniineima2834 5 лет назад +1

    Waxas qadaya yurub geenyo iyo asma love iyo ifrax hargeysa iyo hamda Queen iyo khadra silimo waxan kale copy mic haysta ragana copy waxa ah khalid massi 🔥🔥🔥

  • @amiinafarah4800
    @amiinafarah4800 5 лет назад +1

    Somaliland guuuul mar walba💚⚪❤️

  • @ifrahahmed8783
    @ifrahahmed8783 4 года назад +1

    God bless somaliland

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 года назад

    Somaliland and Somalia.
    Somaliland and Somalia were tow different countries since from 1884 utpo 26 June 1960
    But unfortunately and regrettably somaliland United with Somalia which has had obtained its self ruled interior government given by Italian government government in 1954
    Somaliland has United with Somalia on first July 1960 while regrettably jaalle ignorant dictatorship jaalle siyad bare military pilots leading by Morgan bombed hargeisa in 1988 and mascared 50.000 innocent civilians and destroyed thousands and thousands of civilians goods to muqdisho or Somalia. Therefore all the criminalers must brought into international courts justice
    Ibrahim
    Omet

  • @mohamedeid2437
    @mohamedeid2437 5 лет назад +3

    ❤️👋🏻

  • @saxafdawareegta659
    @saxafdawareegta659 5 лет назад

    heesta afka unbay racinayaan codkii bk kii nimcaan hilaac lga dhaxmaqlaya hhhhh

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 года назад +1

    Somaliland recognition is on the way. Somaliand is one of the richest countery around worldwide due to its different kinds mineral resources availability throughout Somaliand regions and district of Somaliand
    Ibrahim
    Omer

  • @axmedxuseenmuuse321
    @axmedxuseenmuuse321 3 года назад

    Bb

  • @arbaritayo1033
    @arbaritayo1033 5 лет назад +5

    Hhhh xidigo jeganti racay aya lagu leyahay wa fananin madax banan

    • @nimcoismail3672
      @nimcoismail3672 5 лет назад +1

      Waanka dhargilahay sanudhagasnayay

    • @MullerOfficial
      @MullerOfficial 5 лет назад

      Plz wll subscribe ii saar

    • @MullerOfficial
      @MullerOfficial 5 лет назад

      @@nimcoismail3672 plz wllshy qaali plz subscribe

    • @ahmedyare1797
      @ahmedyare1797 5 лет назад

      Hooyadaa iyo jeegantaba was faqash faqash dhashay dadkii askartii faqashtu dhashay ayaa 2019 wada qaan gadhay ayaa hadlaaya amuuso nabad ku joog hooyada afka dher kawase

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 5 лет назад

      Somalilnd maanto kale male jeegaan iyo waxa adeer waa howl qaraan no buuq anaga ah isaaq waliba gx waan ku farax sanhy garan kayga duriyadu waa mid alle ha noo xafiido

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 5 лет назад +2

    Walee qofba waxbaa loo soo diraa
    Tii asma love nagtan asma losoo diray oo xadkii ka saartay
    Imikad modaa inay caruur noqotay alle ha ku soo hadeeyo

    • @Degaliah
      @Degaliah 5 лет назад +1

      Kkkkkk can't stop laughing

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 лет назад

      Najax Maxamed saxiibo isjace wayee maseyrka dhaaf

    • @hibobilejama7782
      @hibobilejama7782 5 лет назад +1

      😂😂😂wllhy waa run marwa ayey ahayd dirac mrksta xidhan way waashay

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji1935 5 лет назад

    Nimcaan dilaac 🖕🖕🖕😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂somaliland don't need nobody.😎💪💪😎