War runta hadii laga hadlo ck 10 milyan u qalma si gobonimo bu uga hadlaya halka kuwa kale famous ka ah ay la ganbadeen runta , Balse asiga alle ka cabsi bu uga hadlay waa mazul aan u kacno legend ka ❤🙏🏾
Cid aan ilahay ahayn oo aduunkan maamusha ma jidho waa shirki iyo gaalnimo in ilahay wax lala wadaajiyo cid kale ee somaliyeey hala iska qabto waxas la sheegayo yanan la aaminin
Masha allah sxb inta aan youtubero arkayey ama aan daawanayey ck adiga oo kaliya ayaa kiiskan UGA Hadley sidii igu aqliga badnayd Masha allah ilaahay ayaa maskaxda fayaw bixiya waa in aad ku xamdi naqdaa sxb guul hawshan si fiican ayad nooga dhaadhicisey thanks
Waxaa macquul ah video gaan inee dacweeyaan lkn Haka baqina manager adag kawataa ee like ta ubadiya video ga like ta waa
Muhiim video gaan
Hore usoco wll allaha haynaga badbaadiyo masiibadooda oomar allaha haka badbaadiyo😢
I.a🎉
Videow yo badan soo duub oo ku saabsan ckeeyow
Waa runta waa ladagaan ka nuurka sxb waa illuminer
@@KingCkFilmsVlogs wll jira qofwanagu biyo dhigay cumar
Waligayba hadal oo ck dhaho ma beensan qofka kaliya xogta aa ka sugo wye legend thank you 😊
Wax garad baa tahay
Pdf bn haya Ka hadlysa Mansoniyda wlhi wx badan pn ka dhax arkiyo wx bn oo somli ka dhaca hder
@@akrammohamettofficial4591maisoo diri karta wll
@@akrammohamettofficial4591 wll macquul haday tahay talow sidaad iigu soo diri 😢🙏
@@akrammohamettofficial4591abwe isoodir plz
Nabi maxamed igula Salida scw scw scw scw 😢❤
Scw scw
Scw scw scw
Scw
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعي
sallallahu alaihi wasallam❤️
اَلَا بِذِکْرِ اللہِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوۡبُ
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Amiin adig nah sidokale Amiin Amiin🤲🤲🤲🤲
Aamiin
❤Amiin❤Yaa❤Raabi❤🤲❤🤲❤🤲❤
ameen
Takbiiir Allhu akbar laaxwla Wala quwata illah billah😢❤️
Allah akbar
Ilahay cadowgaa hanaga qabto umadaa muslumuntaa mel kastoy jogan ilahay cadowga ha ka qabto amiin yarabi😢
Ck ilahey haku ilaaliyo quraanka badso shartooda Allaha ka haaye ❤
Aamiin
Isoduceya in alleh shaqo xalal isahlo Omar alleh haku cafiyo ❤
Xirfad noocee leedahay iyo shaqo nocee qaban kartaa
Xirfad ma lihi @@eliteandroidgamer732
@@eliteandroidgamer732 cuno karin cook
Shaqo qeyr qabta alaha na siiyo iyo intii na lamida
Alle shaqo qayr qabta alaahuma aamiiiiin
Salaada tuko wll waa maalmo aduunyada kusali xabiibkeena mohamed scw
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼
Scw❤
Scw scw scw ❤
Scwscw Scwscw Scwscw
Scw scw scw❤❤
Scw❤
Ck waxa Uu Dhaho Wan Rumaysta sabab To Ah Ismaacil danan kiiskiisa run Buu Ka Sheegay Markaa Waxa uu Dhaho waa run
Gormu ka hadlay an soo dawade
Ha sax
Lailaha ilalahu maxamad rusuululah ilhayow umada somaliyed badbadi waa in dadkan waxaas amisan kutubada towxiidka iyo tafsiirka qurranka kariinka labaraa walahi waa in dadka qurbaha diinta iyo towciidka loo dhigaa waa indhalinyarada diinta taqan dacwada fidiyan oo qurbaha jooga baraaruga walalayan diinta hala barto shaydanku yuu idin qadan heesaha kasoo hara ilhay dhamantddn hana hanuuniyo amiin 😊
Haaa wallhi alle hanagadhigo kuwaa daaciyiin ah daaciyaad ah
Omar bar bar allah ayuu leyahy wlhi waan ka xumahy waxa ku dhacay😢😢😢😢😢
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
Ck waxaa tahay ninka somali ugu maska badan ilahay ha ku xiftiyo Amiin🤲🤲
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏
miyaan kugu soo niira wall@@amalamuli376
Team ck is muujiyaa
Ku sali Nabigeena scw scw scw ❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Ck walal barnamijkan sobadi kheyr alle hakusiyo umad badan ba kugu xiran sida waxan la iskaga ilaaliyo please
Asc wll qli plz igu so bir ❤🙏🙏🙏
Sxb ck boorka gadaashi ku yaal fiiri labada dhinac waxa ku yaala calamadoodii si fcn u fiiri bro waxa laga yaaba inuusan War u hayn
@@c.zhakurizbariije8228😳😳😳
@@c.zhakurizbariije8228warunta wlhie zxp🥹🥹
wr waa game xoolo😂😂😂@@c.zhakurizbariije8228
Waa marki iigu horeysey aan soo Raadiyo ciwaanka wiilkan ck ah xogta omaar iyo qolyahan sheydan cabudka ah darteed ban usoo booqday
Alle Ha caafiyo wllkeen Omar adiguna Guulayso wll Qof wnagsan baa tahy sida hadalkaga kamuqata
Same
Thanks nagu so biir team CK family❤🎉😊
Ck sxp adne allaha ka ilaaaaliyo maaasoniyada
أللهم إنانسألك إيمانا لايرتد ونعيما لاينفد ومرافقد نبينامحمد في أعلي جنةألخلد"
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯
Allaahu Akbar
Allahu akbar ❤
Allahu Akbar ☝🏽❤
الله أكبر
CK nin wax badan fahan san legend hore u soco sxb allaha Ku ilaal she 💗
لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين❤
Allah Akbar❤🎉❤ Guul walaal Cumar Horhoray Allah ku xifdiyee Fijirkaaga waa Sax Qur'aanka kareemka Ayaa un wax looga qaban karaah.🎉🎉🎉
Ck runta ku jeclahy ilahay ha hanuuniyee poowe allah hku xifdiyo❤
THE LEGEND KING CK ALWAYS KEEP GOING ✔️💯✔️
Sxbyaal xanuun daran ban daremaya iso duceeyo 40 qof ducadoda wala aqbalaya
Allah ku cafiyo walal
@@halimaibrahim4471 Aamiin wll
Alha caafimad taana haku siiyo wll🤲🤲
Allh ku caafiyo wll
Allaha ku caafiyo sida cajinta tinta ooga saaranto oo kale allaha kaaga saaro xanuunka ku hayo aamiin yaa rab
Salamad minkuli Afad wa sheka Kale 114 Quranka Karima magangalnay carurtana allaha nobadbadiyo🤲🤲🤲
May Allah protect you aboow, you are a great reporter! I knew from a long time that Dj Zubear was one of their soldier
Allahu akbar ilaaheybn aminsanay aduunku iskaga maamula ✊✊ takbiir
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤
𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐨 𝐚𝐤𝐛𝐚𝐚𝐫 ❤
Allahu akbar
War runta hadii laga hadlo ck 10 milyan u qalma si gobonimo bu uga hadlaya halka kuwa kale famous ka ah ay la ganbadeen runta ,
Balse asiga alle ka cabsi bu uga hadlay waa mazul aan u kacno legend ka ❤🙏🏾
Kusaliya nabigeena Muhammad scw❤
ck nin wanaagsan aya tahay oona dad jecel qalbika nadiifka ayan ku jeclahay
ilaahow omar caafi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏🥰
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
Scw scw scw
Scw
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Ck run uu sheegooyyaa amba rumaysta amba Haa rumaysaninna❤
Welcome back again legend King 🤴 ck ❤❤❤❤
Asc wll qli igu so bir❤❤❤
Exactly point Oomaar barbar waxa uku hadlayo 75%waa Baaq in lafahmo ubahan 🤝
100%
صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤❤
Cid aan ilahay ahayn oo aduunkan maamusha ma jidho waa shirki iyo gaalnimo in ilahay wax lala wadaajiyo cid kale ee somaliyeey hala iska qabto waxas la sheegayo yanan la aaminin
Walee wn fahmay anigu wiilkaas allah haka badbaadiyo sheydamada
SubxaanAllah Allahu Akbar
SubxaanAllah Allahu Akbar
Allahu akbar
Is ilali wllo ck illahay ayaa ka wayiine
Wcs Mami jimaco mubarak alaah cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah ❤❤❤❤❤
Alle hana amaansado kuwaas la duufsady rabi hasoo hanuuniyo 🤲🏾oomaar alle ha gargaaro asina
Asc wll qli plz igu so bir 🙏🙏❤❤❤
Masha allah sxb inta aan youtubero arkayey ama aan daawanayey ck adiga oo kaliya ayaa kiiskan UGA Hadley sidii igu aqliga badnayd Masha allah ilaahay ayaa maskaxda fayaw bixiya waa in aad ku xamdi naqdaa sxb guul hawshan si fiican ayad nooga dhaadhicisey thanks
Team Ck family yaa ila mida oo u xiisay cumar maxamed maxamuud kahiye Ck❤
Asc wll qli plz igu so bir❤❤❤🙏🙏🙏🙏
Subxaanallaah ilaaahow naga bad baadi shayaadiinta aamiin yaa rabi
Ale ha caafiyo walalkeen oomaar bar bar😢😢😢
MAASHAA'ALLAH/King CK wllhi
Geeesi ayaad thy OOOMAAAARR
QUR'AAAANKA KARIIMKA AYUU RAWAA
sidan live kisa u dawanaye xly anigo hurdaaya ayan carary in leyso werary ban moday wlhi😂😂😂
😂😢😂
Comment tiktok kugu arkay ado shegaayo😂😂😂😂
Aniga ma seexan waa xanuunsaday maantay
😂😂😂😂😂
Allahu Akbar ☝️🥺
FROM omaaar❤😢Cafimad taam ah allaha siiyo
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏
Ilahaya hancafiyo omara
Khyr alle ha ku siiyo abwe ck wa kugu xiranahy wlkyna ilhy caafiyo
Ilahey ha cafiyo walalken omar
Illahow adhiga wax walbo awudho ya rabii adhiga naxaris badhane adhiga aaa wax ilaliyo nasohanuni ya rabii
Allaha caafiyo Oomar insha allah 🙏🏻
From tiktok❤
Frist person
SubxanAllah ck waanaga jaahil bixisay Allah ha ku barakeeyo #legend ck
Hdda sheikh rusheeye hala geyo maa leedahay sxb😂😂😂
Asc wll qli plz igu so bir❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Quraan badan aqriso hala dhaho i.a sixir gaalo mel ma gaaro ilaheyna ha cafiyo asna🤲✊️
wx walbo aan fahmi wayey ck kafahmay thanks wll wilka ilahy hano cafiyo hadan somali nahay😢
Big legend always king ck flims vlogs another's levels Omar barbaar reactions 💯💑❤❤⚽️
Subxaan Allah 💔😭 CK watch yourself, rather be scared for you 😢
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏
taageero buuxda zxp guuuleyso ck alla yahfidak wlaaal inta positive ka ahi way ku fahmeysaa wll
Allow u gargaar qofkastoo islaam iyo somalida dhimirka ah
Waan radiyeey wana ogdey xanuunka omaar😢 ilhy haku cafiyo wllkeyow🤲🤲🤲🤲😢
Wllhe buuga 1year ago baan akhriyay alle ha amaansado omaar wllkeen😢😢
Intee ka hela iga cawi
@@MishAbdianaa heeyo
@@MishAbdi wllo caadi ahaan baan uhayay isagoo buuga maktabad ka qaatay ee pdf kuma hayo
@@Howslife1234 ku caawi wllo gabadhaa udir
Anaa pdf ku hayo
The one and only somali RUclipsr waa ck sxb take care yourself ilaahay na ha ina ilaaliyo
Allah ha cafiyo 😢😢
WLL KING CK waa marki kobad ee anso boqdo 😊😊
Saxbow wllhi anoo arimahaas Wax badan ka ogeeyn ayaan ka shakiyay omar hadlkisa
Ascwb maashaa alaah caqliga iyo caafi
Madka alaha ku bad iyo ck Aqiyaar ayaad tahay maashaa alaah
Dadbadan aa fashilmay walaahi waxaan maqlay xitaa in ladilo daka quranka aqrista wallo ilaahow idin xifti ❤🎉🎉
Ck wllkee adna is ilaali wll Omar alle ha cafiyo isagana❤😢😢😢
IFTIINKA NUURKA WAA QURAANKA NIN HEESAAYO IFTIINA UU WADO WAA MAXAY
😢😢😢WAA LADIIKA WAALAY WALHI
Si fican ayad uga hadashay ck well done 🤝🤝
Ilahay Hanaga Qabto sharwadayaasha 😢
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🥰🥰
Team 27 ee jecel qulasada filimada 1 mar soo booqda chanelkeyga kuma cajisi dontiin idhiirageliya waqti ba iga gale thanks🙏
ok pro
wa iga hesa sxp
hye sedi
horey usoco abowe
ok
Wll ck wan kuwata sidar allah ah
Abwe adi waxaan ka hadalkooda iska daa allaha ku xafido insh allaah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw
Ninka waxkaradka waa ninka meel dher wax ka arko king ck the legendary ❤
Maracade show ladagaalanka nuuka waan dhageestay hurtaaa saaxib
Asc wll qli plz igu so bir❤❤🙏🙏🙏
Take care brother. ❤
Hora looyiri wixii lasheego wax baa ka jira😮
Youtuper qalbi wangsn ck waligeyba ma beynsan hdalkisa❤ ilhow wallkeyn ommar cafi
Buugas waxbanka aqriyeey manta wax badan baba iga baxey subxanallah
Abyo intee ka heshay inaa aqriyo rabaye
@@maryamahmed9518 anaa heeyo
Wll luqade ayu ku qotan yahy
Beleystorka ma ku jira
Oo wanba ka baqayye yaqoray
@@DeeqaIbraahim-pe8lw my wll buuga waa sheeko faneed pdf ahaan ayan uheeyaaa
@@maryamahmed9518pdf anaa hayo
Wlhi Quranka Alle hadii loogu dedalo wuu cafimadaya wyo Quruanka Alle cudur kasta ayuu dawa uyahaya ee waliba halageyo meel baadiya ah oo culimo iyo xirtoda joogto oo masakin ah hana ka farxiyo culumadas wuu cafimadaya insha Allah
Allah akbar
Allahu Akbar Illahay baa koonka maamula Allxamdulilah Cala nicmatil islam ☪️ Like 👍 u saara si an lo sarin video ga
Alle diinta hanagu barakeyo😢❤
Quraafaad ayeey aamineen, Ilaahow nabadbaadi sharta iyo shayaadiinta ayaanu kaamagan galnay.
Omar Barbara Allah ayuu layaway walking waan ku xumahay waxa ku dhacay😢😢😢😢
First one❤😂
Asc wll qli plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🙏
ALLAAHU AKBAR
First comment 😢❤
Ilaahay ha caafiyo walaalkeen Oomaar ilaahay cadawga haka qabto,dhalinyarooy ilaahay haydin xifdiyo rabbi hayna badbaadiyo 🤲🤲🤲😭😭😭💔💔💔💔💔