WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 месяца назад +105

    gofund.me/42e49a6e
    Hey there! Saido's brother Sulieman passed away tragically, and they're raising funds to move him to a proper resting place. Your donation, no matter the size, would mean a lot to them, or please share the link below. Thank you!

    • @chybaby6427
      @chybaby6427 2 месяца назад +5

      🎉🎉❤❤

    • @Axmadansha-h4i
      @Axmadansha-h4i 2 месяца назад +2

      ASC
      CAFWAN JIGJIG BY OGAADEENIA

    • @marayanahmed8666
      @marayanahmed8666 2 месяца назад +3

      Yaarabi ilaaho fudheedhey

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад

      @@marayanahmed8666 Amiin Amiin YA RABBI

    • @khadradeganchannel
      @khadradeganchannel 2 месяца назад +3

      asc all illahay ha unaxariisto wlalkeen but maskidkii lagu maydhay maxay dadka musilmiinta ah ugu sheegi wayeeen madkiisa si loogu aaso qubuurah muslimiinta

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 2 месяца назад +210

    Ilahay Ha Unaxariisto Maskiinka Halaga Saaro Wixii Qarashna Please Muslimiintu Ha U Istaagaan

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 2 месяца назад +89

    Suleiman Ibrahim Mohamed waxu wataa sedax magac oo kamid ah kuwa anbiyadeena Ma Shaa Allah wxn Allah uga baryayaa janatul firdows iyo in mesha uu hada ku aasan yahay laga bixiyo oo qabuuraha Muslimiinta la geeyo

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 месяца назад +150

    Hadii kharash loobaahanyahay hanalala socodsiiyo Kharashka waa labixinaynaa illahaydartiis isagana alle ha unaxariisto iyagana samir alle haka siiyo

    • @IstandwithGaza111
      @IstandwithGaza111 2 месяца назад +8

      Aaamin

    • @IstandwithGaza111
      @IstandwithGaza111 2 месяца назад +14

      Ale adna ajar iyo xasanaad nah haku siiyo

    • @malabey197
      @malabey197 2 месяца назад +7

      Aamiin aamiin 🤲🏾

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 месяца назад +7

      ALLAH ajar ha ka siyo

    • @AhmedFarah23
      @AhmedFarah23 2 месяца назад

      @@khadramahdi4116 walal Link aad lacag ugu diri karto aya kor kuxusan(qoralka ukoreya) gabadha caawin wa ey rabta.

  • @AnisoxussenCabdulle-gu7ng
    @AnisoxussenCabdulle-gu7ng 2 месяца назад +96

    Walashey qaali ilaahey qalbiga haku qabojiyo

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +2

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @manasufi3421
    @manasufi3421 2 месяца назад +91

    Alla naxdin weyna sister samir iyo iiman Allah haka siiyo amiin

  • @munasom1815
    @munasom1815 2 месяца назад +41

    Allah U Naxaristo Hoyo iyo walaalo. Qalbiga Allah ku qaboojiyo wll

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 месяца назад +83

    AKHYAARTA MUUQAALKA LIKE HALAGU BOOBO SI UU MEEL FOG U GAARO GUULAYSTA

    • @AhmadAbdulahi
      @AhmadAbdulahi 2 месяца назад +1

      @@BRITSOMALITV waxaasaad waxku doontaa saqajaan fool xumo

    • @waaallliiiiiiii721
      @waaallliiiiiiii721 2 месяца назад

      1:38 1:39

    • @cabdifataax2587
      @cabdifataax2587 2 месяца назад

      @@BRITSOMALITV sawdigii wadadka ahaa maxaad caalaamad kiristanta arsaaqada ugu raadsanaysaa sawirkan ayaad soo dhigtay

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 месяца назад

      @@cabdifataax2587 calamada waa sawir Sheekada ku jira walaal wax dhib ma leh

    • @ZakiDucaqabewaalid
      @ZakiDucaqabewaalid 2 месяца назад

      Ha degdegin ee warka fahan bro qofka dhintey kulama.weyna calaamada yar ayaa kula weyn allaha u naxriisto maad u quudhi weysay ​@@cabdifataax2587

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 месяца назад +20

    Subxaanallaah walciyaadu billaah,Alle SWT ha idin fududeyo Aamiin
    Thnk U Mr Britstv 🌿

    • @samoneymaker1
      @samoneymaker1 2 месяца назад

      @@imanomarhassan8942 bro what that green mean Ioud you might mean?

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 месяца назад +61

    Alaaah u naxariisto 😢😢😢waxa alle ka barine janad fardos Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Mahamud-kq6vp
      @Mahamud-kq6vp 2 месяца назад +4

      Wall wan kahumahay wa dibatadha ay ledahy qurbaha iyo wadamadha galadha halugu dadhalo si dhii logo sobihi kahaa

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +3

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 месяца назад +28

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

    • @safia6698
      @safia6698 2 месяца назад +2

      Csw ❤❤

    • @NimcoMaxamud-nh5gq
      @NimcoMaxamud-nh5gq Месяц назад

      Allaahu masali wasalim calaa nabiyunaa muxammad

    • @idilahmed4449
      @idilahmed4449 Месяц назад

      Allahumma salli wa sallim alaa Nabiyyinaa Muhammad ❤

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 месяца назад +47

    Laa xawla walaa quwata illaa billaah,
    Innaa lillaahi wa Innaa ileyhi raajicuun 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭💔💔💔💔

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +48

    Qurbah walida maskaxda wee soo baten anaga hada wiila naga xanunsan dawe sii jiren lkn hada wuu ka daray wuu dhar dhigtay Allah cafiyo wilkana Allah unaxaristo

    • @HODANDALMAR-p8z
      @HODANDALMAR-p8z 2 месяца назад +3

      @@ShamisAli-r3u Allah hacafiyo wll bal illaaliya oo oo daryeela sifiican insha Allah

    • @cabdirisaaqcali4296
      @cabdirisaaqcali4296 2 месяца назад

      Wll ilaahay ha caafiyo wadankii haduusan joogin geeya oo quraan saara ilaahay ayaa ku caafinaya quraanka

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 2 месяца назад

      Allah swt cafimaad sareecan ha siiyo walal ya'rab

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

      @@cabdirisaaqcali4296 walal meshan qofka maqasbi kartid hado qangar yahay xitaa galada hado dawada diido maqas bayan meel ilahey ka deyriyay joogna Allah naguma waalo meshan

    • @nihaalali1398
      @nihaalali1398 2 месяца назад

      Allah cafiyo wllo

  • @abdirisakbuni8076
    @abdirisakbuni8076 2 месяца назад +25

    Well you need to take the matter to court in order to get him out because there are other people in there with him. We need fund raising to get the best solicitors is not going to be easy

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 месяца назад +26

    Reer uk gabadhan ha u kacaan ha caawiyaan xaga qarash wiilka lagu soo saarayaa .halaga shaqeeyo bes

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 месяца назад +21

    Marxuumka Allaha u naxariisto laakiin dayac weyn baa ka dhacey meesha hada iyo dan hadii la awoodo halaga saaro meesha waa arin murugo leh runtii illaahey ha saqiro!😢

    • @aminaali1542
      @aminaali1542 2 месяца назад

      @@fowzia-hy6fc I agree with you,May Allah give him better than what he had in this world

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +42

    Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 2 месяца назад +7

    Waa xanuun wlh ilaahey ha u naxariisto yaarabi wiilkaas hoyana ha u naxariisto

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 2 месяца назад +20

    SubhaAllah, SubhaAllah, SubhaAllah. Siday kudhacday arintaani. Ilahayoow unaxariisto wiilkaas. Waa arin murigo badan SubhaAllah.

  • @munisha163
    @munisha163 2 месяца назад +17

    Abyo watas xitaa hadadhimato kamahareyso ilhy haunaxaristo walalken atadana waxey doneeyso ilhy haufududeyo amiin yaarabi 😢

  • @amaarandadnaan6253
    @amaarandadnaan6253 2 месяца назад +13

    Allahu naxaristo suleiman ilahey waxan kaga baryaa asaga iyo hooyadiis aamino ruuxtoda inu ilaah ku kulmiyo meel wangsan aamin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +13

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 2 месяца назад +18

    Ilaahow unaxariiso😢 ninkaas asagoo dhimirka la hayo ku geeriyooday meel cidla ah,🤲🏾 Ilaahow waafaji in laga sii saaro qabrigaas gaalada OO u fududeey in lagu duugo oo uu daris aakhirad muslim ah helo, cidiisana qalbiga u qabooji

  • @munamahamed3024
    @munamahamed3024 2 месяца назад +15

    Ina lillahi wa ina ileyhi raajicuun allaha u naxariisto adiga na qalbiga allaha kuu qawoojiyo 😢

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 месяца назад +17

    سبحان الله ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم. 😢

  • @Xamiidah
    @Xamiidah 2 месяца назад +48

    Wiilkas ilaah haunaxaristo, balse wey dayacday wiilka Hadana Waxa sii dayacay qolyihi masajidka ee dhaqay Kadibna Anan dhihin anagaa aasanayna😢

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 2 месяца назад +9

      Ilaahay ka cabso maskiinta hooyadeeed baa ka jiratay wiilkana way xariirin jirtay any daruuf baa ku dhacday

    • @Xamiidah
      @Xamiidah 2 месяца назад

      @@fatimaahmed4226 abayo koley wixi dhici rabay wey dhacen ilaah haunaxaristo khatumadana ilaah hano tosiyo

    • @fatima-said976
      @fatima-said976 2 месяца назад +3

      iyadu ma dayicin wll saas hadhin qof ilmo leh hadana hooyadeed hor iyo gadaal udaba socoto qaan gaadh haduu yahay lama qasbi karo qurbaha

    • @Xamiidah
      @Xamiidah 2 месяца назад +1

      @@fatima-said976 wa sax qasab majiro balse wilka wu xanunsanay sidey shegtay, qadarallaahu wamaashaa a facal ayn leyahy naxaristi Janno ilaah hasiiyo.

    • @hibomuuse1296
      @hibomuuse1296 2 месяца назад +1

      Walaal saas ha dhihin somalidu waxay ku maah maahaan qolo kaa cararaya ayaa la ceshtaa laakiin dad kaa cararaya lama ceshan karo wiilku waa qaan faar wuunu diiday in uu la noolaado maxey saneyn kartaa walaalki8s baa xataa damcey in uu la xariiro oo uu diiday

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 месяца назад +17

    subxaanalaah soomaali waa udhamaatay alow noo gargaar aaamiiin aaamiin 😮

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 2 месяца назад +25

    Ax miskiinka waa la dayacay hadii ay hooyadii joogi lahayd qurbaha oo cafimad qabto sikatuu udiido way ogaan lahayd wll walalka wad dayacday hadii aad run rabto cidla haku dhinto lakiin markiiba wad ogaan lahayd hooyo markay xanuunsatay iyo dhimashadiisa sidad sheegayso dhimashadiisa horaysa see dowlada itidhi hadii aay waxku dhacan wan ku soo wacayna meeday sowkumaysoo waceen qof dantiisa racday imikan is qoomameyey baad uu eegtahay

    • @FarhaiKayse
      @FarhaiKayse 16 дней назад +1

      Waa runtaa u dayeycamay wiilkaa miskiina mad somaliya u so kaxaysid quran sarti markii uu yaraa ee xalaadisay 😊

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 2 месяца назад +12

    Ilahayoow unaxariiso abyo samiir iyo iimaan ilahey hakaa siyo

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад +15

    Waa wiil dad la,aan ku dhacdey Allow ku naxariiso Aaamiin 😢

    • @suadabdi5018
      @suadabdi5018 2 месяца назад

      @@CawoiyoAyaan ilaahay ha idiin caafiyo

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 2 месяца назад +28

    Kuwii meedka dhaqey masuliyadoda wey gabeeb sababtoo ah heyado qeyri bajira somalida xita waxwey iskugu darilaheyd specialy no we a social media so sad allah yarxamhu

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 2 месяца назад +14

    africa aad ama meel kale walalka hadad dan ka leedahy waa la socon laheed sheekadas ha noosheegin

    • @chybaby6427
      @chybaby6427 2 месяца назад

      abaha iyo dhiladii kudasheiwass

    • @mhassan4506
      @mhassan4506 2 месяца назад

      @@chybaby6427 anigaba jooga maxaa walidkeyga ku gaarsiiyey doqon ayaa tahy.

    • @mhassan4506
      @mhassan4506 2 месяца назад

      @@chybaby6427 malaha waxaa tahy kuwa kaniisada lagu dhalay afsomali xitaa ma taqanid

    • @Qabyaaladdiiday
      @Qabyaaladdiiday 2 месяца назад

      ​@@chybaby6427haku dabawin wll geeri balagashekenayaa😢

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад +19

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun walaalo qalbiga allaha ku qaboojiyo qurbo kurbo badna waxa umada somaliyeed nasoo barakiciyay aaqiro xageed galeysan dhibkan waa la waaydiin doonaa ragoow waxa aan allah uga rajeynayaa janadii udgooneyd allaha geeyo aamiun maadama uu qabay xanuunka dhimirka allaha yarxama

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 2 месяца назад +5

    ilaahay hawnaxariisto walahay waa xanuun ilaahay qalbiga haw qaboojo inanta hooyo naxariis waasaca alle ha siiyo

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 месяца назад +18

    Waa arin naxdin leh, Allah ha u naxariisto

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 месяца назад +14

    Bismilah nin iyo nag la isla wada duugey ilahayow adaa islam naga dhigey wilkas ilahey ha u fududeyo in laga soo saaro subxnlh💔

    • @farhiyaabdilahi2326
      @farhiyaabdilahi2326 2 месяца назад +1

      @@Kaafiya_25 waaba meydad e miyey is fuulayaan mxa dhiba kujira agah

    • @AweisAAli
      @AweisAAli 2 месяца назад +1

      Haddii la isla wada duugo nin iyo naag ma waxaad ka baqaysaa in ay isu hawoodaan? Maydku dareen malahan.

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 2 месяца назад

      @@AweisAAli hawo beel

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 2 месяца назад

      @@farhiyaabdilahi2326 xaliimo xagee nala aadey🤦🏽‍♀️

    • @mohamedhirsi9738
      @mohamedhirsi9738 2 месяца назад +3

      @@farhiyaabdilahi2326 walal maxa hadalka si xun ugu qadeysa isheeg mel dumar iyo rag lagu duugo oo muslim ah alle rali kama dhigin. Waxas waa dhaqan galeed lkn muhimada waa in goob xabalo muslim ah wilka lagu duugo si ehelkisa iyo qarabadisa mesha utagan mararka qar usoo duceyan

  • @مرحبا-ن9ت
    @مرحبا-ن9ت 2 месяца назад +6

    Ilaahay ha unaxariisto yaarabi walahi waa very sad 😢😢😢

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +10

    SubxanAllah wa in laga so saara😢😢😢😢

  • @farhiajama5556
    @farhiajama5556 2 месяца назад +13

    Allah ha unaxariisto hooyo iyo walalaba😢😢😢

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 2 месяца назад +8

    Allah ha unaxaristo hoyo iyo wiilka a Allah qalbiga hakuu qaboojiyo 😭😭

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 2 месяца назад +8

    subxaana laah ilaahay qalbiga ha uqaboojiyo walaashaa maanta warwarku haysto insha allah ilaahay haufududeeyo xalka mushkilada haysata waana arin degniin u ah kuligeen qurbaha kunool.

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 месяца назад +3

    Masha Allah wax fiican ayaad samaysay qeer Ilaahay haku siiyo Ilaahay ha unaxariisto walaalkeena shukran Aqii siiwad hoosha I am from Yemen thanks for bye

  • @manasufi3421
    @manasufi3421 2 месяца назад +14

    Alla hooyoy waa calool xumo Allah ha u naxaristo marxumka amiin jannatul fardawsa Allah ha ugu bishareyo amiin

  • @eliasosman9603
    @eliasosman9603 2 месяца назад +14

    Ilaahey haunaxriisto, walal samir iyo iiman Allah hakaasiyo Qalbiga Allah kuu Qaboojiyo. 😭😭

  • @walfanbii6366
    @walfanbii6366 2 месяца назад +7

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahey ha unaxariisto marxuumka kitaab kiisana midigta haka siiyo qarabadiisana samir iyo iimaan alaha ka siiyo wlh waa dhibaato qofkaagii oo xanunsan oo aan misna aadan utalin karin waxna aan kaa maqleen oo weliba kaa rooraya waa arin dhibaatadeeda leh marka dhamaan dadka magaldas degan oo somalida ah iyo looyarada waxan ka codsanaya iney gabadhaas ugu gar garaan si ay meesha uga saarto walalkeed oo ku aasan qabuuro gaalo war soomaliyey isu gurmada oo is caawiya meel kastood aad joogtaan ilaahey waxanu ka bariney gabdhas inuu ale u fudeedeyo dib u aaska walaalkeen asgana alaha u naxariisto

    • @cashodervish
      @cashodervish 2 месяца назад +1

      Wll See looga saaraa soo ma dhamaanayo qofku ma dadkii gaalada ahaa baa laga aqoonsanyaa hada

    • @walfanbii6366
      @walfanbii6366 2 месяца назад

      @@cashodervishmadama uu ugu hooseyo walakala sooci karaa

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 месяца назад +2

    Allaahu akbar illhey ha unxristo ax xanun bdanaa yrabbii

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 месяца назад +5

    qof xanuunsan oo ku ogalayn way adagtahay inaad ogaato xaaladiisa.Ilaahay oo u naxariiso.

  • @FaaisoJaamac-si6zo
    @FaaisoJaamac-si6zo 2 месяца назад +5

    Sister ilahay qalbiga haku qabojiyo marxunka alaha unaxariisto inshalah😢😢

  • @alinoorabdi7898
    @alinoorabdi7898 2 месяца назад +17

    Aad baan ugu xumahay wlhi in calaamada ay kaa ag muuqato

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 2 месяца назад +3

    Farxiya abaayo
    illaahi ha u unaxariista walaalo
    in laga saara galaada dhexdooda hafududeeya
    haka harin ilaa lagasaara illaahi hakuu kaalmeeya
    Allaahuma aamiin aamina aamiin.

  • @SalmaSahardiid
    @SalmaSahardiid 2 месяца назад +3

    Ilahayow u naxariso ❤walalken aamin dhaha🎉

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 2 месяца назад +1

    Subxanallah 😢😢😢 Alle ha u naxaristo ilaahay SWT ILAAHAY HA U NAXARISTO

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 2 месяца назад +3

    Illheey ha u naxariisto hooyo iyo wllo adigana samir iyo iimaan alle haka siiyo abyo

  • @fatahabukar
    @fatahabukar 2 месяца назад +1

    Allah u naxariisto reerkana qalbiga u qaboojiyo abdihafid adigana waa mahadsantahay Wariye qiimo badan ayaa tahay Mahadsanid

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 2 месяца назад +5

    I’m sorry for the loss ya Allah complete our journey in this duniya with good khatuma.

  • @siradm
    @siradm 2 месяца назад +5

    Dowladda reportgiisa waydii, waxa uu sababsaday iyo aaska iyo warbixintiisa oo dhan, isiiya dheh waraaqaha. Ilaahay swt ha u naxariisto

  • @mnn2436
    @mnn2436 2 месяца назад +9

    Ilaahey ha u naxriisto

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 2 месяца назад +2

    illaahay ha u naxariisto marxuum ka jaarkiisa aakhiro na ihelo jannah ha ka heeyo 🤲

  • @abdiomar9509
    @abdiomar9509 2 месяца назад +5

    Salama alleykum Allah ha u naxariisto Aamin
    Sharciya uk lama ogaa in dad aan isku diin aheen leys duugo waxyaabo badan ayaa khaldan waa in Sharciga hor tagtaa oo lawyer wanaagsan ay Qabsataa sababta keeney in Qabuur wadareed la sameeyo la soo ogaadaa

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 2 месяца назад +1

    Subxanallah. Subxanallah Subxanallah. Ilaahayow. U madeena u gargaar yaa rabbi raxmaan.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 месяца назад +9

    Illaahy husaho sida fiican insha allah

  • @MohamedAdan-hg8si
    @MohamedAdan-hg8si 13 дней назад

    Walashey maan Samar Allahakusiyo naharista Allah hakufuthutheyo All Muslim we will stand with u inshallah and thinks will change jaafar from kenya

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 месяца назад +17

    Salamaad ilahoow namooti habbo cabdixaafid maxamuud jaamacoow waa saminu aaqiro subxaana laahi

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo Месяц назад +2

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun masiibo ayaa gabadhas ku dhacday qalbiga allaha hakaga reebo
    Hooyo iyo walaalkaana allaha ha u naxaristo aamiin 🤲🏼

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 месяца назад +17

    Ilaah ha u naxaristo dhamaantot amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢💔
    Ilaahow kaso bixi qabuurah galada amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🤲😭

    • @itzManha125
      @itzManha125 2 месяца назад +2

      Maxaa ka wadah dhaqankooda ma gaala u raadinah dhimasho kadib naxriiso wiilka kaliyah aa muslim ah

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 месяца назад +2

      Gaal looma duceeyo haduu dhinto ee diintaada baro Inshaa'Allaah.

  • @khadiirbaxnaan5491
    @khadiirbaxnaan5491 2 месяца назад +4

    Walaal qalbiga ha kuu qaboojiyo isagana ilaahay janada ha ka waraabiyo xabaashana sidii looga soo saari lahaa ha loo kaco Muslim power

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 месяца назад +5

    Yaa RABI 😢😢😢😢 wadan gaalo dhibadanaa qofkii qof kaga geeriyooday ayuubaa og 😢😢😢😢😢 Allah sabirka hanoodakeeyo inta nagadhimatayna qabriga Allah howaasiciyo dhamaan ehelkiina sabir hakasiiyo inaalillahi wainaailayhi raajucuun

  • @sucaadcabdala6425
    @sucaadcabdala6425 2 месяца назад +2

    Wllhi waa xanuun intiisa la eg ilahay ha unaxariisto walashiisna qalbiga allaha uqabojiyo

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад +13

    Yay kaga tagtay walaalkeed subxan allah

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 2 месяца назад +10

      Qurbaha ayaadan joogin saas maad dhahdeen

    • @mukeyfmohamed4034
      @mukeyfmohamed4034 2 месяца назад

      Inna lilah wa inna ilayhiraajicuun 😢

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 месяца назад

      @@mohammedpalle5934 Haa wlhi Qurbaha waa lagu dhiban yahy balwadaha xun iyo xanuunka dhimirka somalida wey ku soo bateen. Ilahay somali u maqan dal iyo dibad ba 💔

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka 2 месяца назад +5

      Qof aan qurbo aqoon ayaa sida uhadlo ilmaha dhashay baad utalin karin

    • @Amina-m3h
      @Amina-m3h 2 месяца назад +1

      Hooyadeed.w
      alaalkeed,kee.xq.bdn

  • @Sirsultan77
    @Sirsultan77 Месяц назад +1

    Walaalo illaahay qalbiga haku qaboojiyo aamin

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 месяца назад +14

    Walaal c.xafiid kow adoo raali sawir isku talabta sawirkaga ilama qurxoona takale walaal wiilka somali dhamaan halaga shaqo galo halaga soo saaro xabaalaha islaamka halagu aaso

  • @MaryanCanshur
    @MaryanCanshur 2 месяца назад +6

    Alle ha u naxaristo samir iyo iiman Alle hakasiyo Rerkisa 😢😢😢

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 месяца назад +6

    Illahay ha,unaxariisto geerida waxaa oga xanunbadan goobta iyo gaalada ,aygodka kularideen

  • @ugbaadhani
    @ugbaadhani 2 месяца назад +1

    Ax Alle ha u naxaristo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 месяца назад +3

    😢😢😢😢😢😢inalillah wainailey rajacun wa murugo in qof muslim ☪️ ah lala xawalo galo uma qalmo waxan ka codsanaya umada somaliyeed iney ugurmadan walasheyn si marxumka loga so bixiyo godka ey kula jiran dad an islam aheyn in lageyo xawalah musliminta ilahey haunaxaristo walalkey dabigisa alaha dafo walashey alaha u bogadayo qalbiga alaha uqabojiya cabdixafid mahasanid 😢😢

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 месяца назад +1

    Ilahay ha u naxariisto

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 2 месяца назад +9

    Ilaahey qalbiga hakuu qaboijiyo xbbti marxuumkana ilah fardowsa ha geeyo aamiin

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 2 месяца назад +2

    Ilaahey samir iyo iimaan allaha idinka siiyo walasheey isgane allaha u naxariisto

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад +3

    اللهم ارزقنا حسن الخاتمة 🤲🏻🥺

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c Месяц назад

    ilaahay ha u naxariisto dhammaan ehelkiisa iyo ummadda muslimka ahna samir iimaan allaha ka ka siiuo, jannadii firdoowsana hooygiisa ha la dhigo

  • @Axmadansha-h4i
    @Axmadansha-h4i 2 месяца назад +8

    Waa Axmed sh Cabdi jigjiga ethiopia

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 месяца назад +7

      Jigjigaa itoobiyaa yaa kuyiri

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 месяца назад

      Shitiopia🤮

    • @Almaaz-gh2ub
      @Almaaz-gh2ub 2 месяца назад +2

      Jig jiga miya itopya lwdahy ey ba adiga ehe maqnud yohow 😮😮😮

    • @csalaandheeman5754
      @csalaandheeman5754 2 месяца назад +1

      Afkaga sameyso jig jigo amxaar malahane mise adiga.itopiyan afka somaliga.bartay ah

  • @hothanahmed2919
    @hothanahmed2919 2 месяца назад +2

    Haa uma qalmo ee halaga saaro si degdeg ah 😢😭😭Allah ha u naxariisto marxuunka🤲

  • @familyNew139
    @familyNew139 2 месяца назад +6

    Istaqfirullah towba Allah ino naxariisto Dhamaanteen aduun iyo Aaqiro🤲

  • @AbdimalikSheikhAbdiwaxid
    @AbdimalikSheikhAbdiwaxid 15 дней назад

    Alle Ha.uNaxriisto Hooyo iyo
    Walaalkeena
    اللهم اغفر لهما وارحمها واسكنهما فسيح جناتك يارب العالمين

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 2 месяца назад +8

    Illahay how naxariisto hana idiin fududeeyo in qabriga laga soo saaro idin kana qalbiga haydiin qaboojiyo

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Месяц назад

    Ilahay ha unaxaristo wlalka sabar iyo imaan illahay ha idhinka siiyo 🤲😘🙏

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 месяца назад +9

    ❤INTA BADAN YURUB MANTA QOF QOF RABO MABA JIRTO XALADA WEEY CAKIRTHAY XITAA HADAAD CAFIMAD QABTO

    • @maryamhassan8093
      @maryamhassan8093 2 месяца назад +4

      Waa runtaa walaal illaah umada xaqa tuso

  • @HousseinYare
    @HousseinYare 2 месяца назад +2

    Huno samiir iyo imaan saido Ibrahim allah cunaxariisto amiiinnnn amiiinnnn 😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 2 месяца назад +13

    Asc walal xaq ayu u leeyahay in laga soo saro oo lagu xabalo musliminta

  • @Nimo-o3c
    @Nimo-o3c 2 месяца назад +1

    Walaahi waan oohay allaha u naxariisto wllo qaliga allaha kuuqabojiyo

  • @alinoorabdi7898
    @alinoorabdi7898 2 месяца назад +27

    Lknse
    Abdiyow
    Maxaa sawirka aad soo gashay qoraalka waxaa ka daran calaamada adigaa isku soo sawiray😭

    • @fahimacadey3546
      @fahimacadey3546 2 месяца назад +3

      Wlhi waan yaabay anba Xasbiyalaahu wanicmal wakiil

    • @Hiirpalmia
      @Hiirpalmia 2 месяца назад +7

      Views is power

    • @NasNasra-vo4ye
      @NasNasra-vo4ye 2 месяца назад +2

      Waa qabri gaalo leedahay calaamada gadaasgooda fog ka muiqata waa iyada crosska leh

  • @INTERTIANMENT12345
    @INTERTIANMENT12345 Месяц назад +1

    Alle haw naxariisto walaalkeen

  • @ducaysanducaysand6900
    @ducaysanducaysand6900 2 месяца назад +3

    Markay ilmaheeda africa gaynaysay may walalkeedna kaxayso subxanallah

    • @HalimoSacdiyo-gf6ok
      @HalimoSacdiyo-gf6ok 2 месяца назад +2

      Waa sax waxaan la rabay ineey kaxeeyso

    • @warsamemohamed2166
      @warsamemohamed2166 2 месяца назад +1

      Ma isagaaba ogolaa wuu xanuunsanayay taleefankuuba ka qaban waayaye ma Africa ayuu uraacaya

    • @aidarussyussuf4028
      @aidarussyussuf4028 2 месяца назад

      @@ducaysanducaysand6900 caqliga ku forara qof ka cararaya oo ku block gareyay side ayu ku racaya

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 месяца назад +1

    Allow u naxariisto🤲🤲

  • @hodomoh1225
    @hodomoh1225 2 месяца назад +4

    3bil markad hoyada ku maqnayd xaged ku ogayd wllka 😢ninka modow markad aragtay maxad wllka udaba gali wayday

    • @mandeeqahmed9225
      @mandeeqahmed9225 2 месяца назад

      Sax 😢😢careless

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 2 месяца назад

      Hoyada xanuunsan miyaa adiga walalka ka raaci laheed duca ayuu kaga bahan yahay

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 месяца назад +1

    Allaha u naxariisto amin amin amin yaa rabi

  • @siradm
    @siradm 2 месяца назад +4

    Sida caadiga ah wadaman dadka qof qof looma aaso, waddanka aniga aan joogo seddax seddax ayaa laysula aasaa, waa wax caadi ah. Qoysku laba khiyaar ayay lee yihiin, iney dhul gattaan, qabri yacni, kaddibna 3daba ay iyaga noqdaan iyo iney lacag la baxaan oo 2 qof lagu sedexeeyo ama dad 2 qof la kor saaro, adigu qabrigiiba waa sedex qof, marka waa sharci ee wax iyaga loogu darnaaday maaha kaliya waxaa khalad ah inuu qubuuraha muslimiinta lagu darin, ma wax ka bixiya ayuu waayay ma aqaan waxa khaldamay, dowladdu qofki aan dad u soo bixin dagmada ayaa 10 sano ka bixisa kadibna waa la saarayaa. Ilaahay swt ha u naxariisto

    • @Zuz2022
      @Zuz2022 2 месяца назад

      Wlo marka an suaal ku waydiyo adiga o raali ah saddex side lo wada aasaya ma hal meel lagu wad ridaya mise space ba u dhexaya teeda.

    • @caaqilka9446
      @caaqilka9446 2 месяца назад +1

      ​@@Zuz2022 waa sida sariirta isdul saarka cml!
      Mid aya la hoos dhigi midna dhexda midna waa la kor dhigi

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 2 месяца назад

      ​@@caaqilka9446santaqa ayaa lagu ridaa sowmha

    • @siradm
      @siradm 2 месяца назад

      @@caaqilka9446 walaalo ma aqaan santuuqyo baa lagu ridaa maydadka laakiin qaabka ma aqaan ma dultagin, sharcigaas un ban ogahay, dhulka bay beeqaminayaan, 1 qof kaliya ma ogola, Ingiriiskuna kolley waa sidaas, wariyuhu inuu soo ogaado waa jelclaan lahaa oo uu reerkan iyo shacabkaba la wadaago, wiilkaasna kolley muslim qaata ayuu waayay markaas kaniisadaha ayaa qaadaya qofka oo aasaya

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 16 дней назад

    Allah ha u naxariisto wiilka meesha in laga saarana rabi ha u fudaydiyo
    Cabdixaafid abaalkaaga janno allah haka dhigo,

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 2 месяца назад +11

    My question is hadeey iyadu keentay UK isagoo 14 jir ah markuu xanuunsaday kadib dowladu meel dejisay oo guri la siiyey intaas kadib markuu dhintay sideey suurtagal ku tahay inaad ogaan weeydid dhimashadiisa??? Soow adiga wadankaan maadan keenin??? Next OF KING soow adiga maadan u aheeyn ?????? Sideey ku dhici kartaa inuu hospital ka ama POLIS KU kuugu soo war gelin waayeen? I don't get it something is not right. Ilaahey ha u naxariisto.

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 2 месяца назад +1

      Next of kiin qofka ayaa bixiyo ogolaan shaha. Hadii uu udiido inay noqoto looma ogolaanayo

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 месяца назад

      ​@@ahlanwasahlan.211qofka hadii la waaye next of kin soo ma kaa raadinaa Qof garto.

    • @2daysago_
      @2daysago_ 2 месяца назад +1

      Definitely dayac badan ayey ugeysatay wilkaas. Ma noolo mooyee maanta haduu joogi lahaa qoftan beenta ay akhrineeyso waalaga daba tagi lahaa.

  • @abdirahmansharif3129
    @abdirahmansharif3129 8 дней назад

    Inannillahi wainaihi rajacun Allah samir iyo immana Allah xaka siyo in sha Allah bitnillahi Karim wlhi wa gabar add u iman bathan