Asma dauus oo fashilnatay ineycabudo qolada masooniyada iyo arimakale fashilmay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 299

  • @Warya24.
    @Warya24.  Месяц назад +1

    fadlan subscribe isaar channalkas
    youtube.com/@mudnaan?si=TDvO1yyB0mIey1hk

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 2 месяца назад +14

    XASBIYALLAAH WA NIMCAL WAKIIL. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад +18

    من أحب قوماً فهو منهم
    والعياذ بالله منهم ☝🏻🤲🏻🤲🏻

  • @salaxabuukar3615
    @salaxabuukar3615 2 месяца назад +6

    Aa cuudi bipaahi mina sheeydni rajiimi Alle ayn kga magn galny sheeydantiina shartooda iyo jiniga yarbi 😢😢😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад

      Waxa laleyahay gurigay kugu imanayan o wa dad ilama aha dad waa shaydan umaleyna 100/100
      Waayo dad haday yihin aya ka fura albabka markad hurudid iyo markad sexatidba
      Somaliduba wey adegsadan mingus layiraahda iyo shaydanu mariid iyo jinja
      Alahumaa najaynaa

  • @Scrub101
    @Scrub101 2 месяца назад +4

    I think she is one of them. May Allah protect us. Dahir seem to be interested too 😂😊

  • @AxmedSahlaaye-yi8cn
    @AxmedSahlaaye-yi8cn 2 месяца назад +7

    waar waxan Aad ka baqanaysaan imika Maxay Ahaayeen Ana Hooyadood Wase🤗
    ilaahayba laga baqa niyow

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 2 месяца назад +3

    Subxan.ALLAH😢😢..ALLAHU..AKBAR😢😢😢

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад +14

    Asma in dadka kacaqlibadan baymooda😂 alla waxay moogtahay dadbadan in fahansanyihin

  • @hannnahdek
    @hannnahdek 2 месяца назад +1

    Subhanallah SUBHANADLLAH SUBHANALLAH

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 месяца назад +9

    Yaahuu dheh naag shayaadiin difaacaysa,wayba ku jirtaa baan filayaa😳😳😳

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +1

      Waaba lashegay inay ku jirto xasbun allaah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +3

    Jin maahan waa shaydhaamo shaydhaan inay caadi nooga dhigaan acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim Xasbunallahu wanicmalwakiil illaahow adaan magantaa nahay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад

      Aaaamiin laakiin naaagtu way qarisay owaxay dhahaday waa iinsan la adegsado
      Ma aha insane waayo yaa siya furaha markan baxo markan sexdo?
      Waxaan somaliduba barba yaqaan siiba jareerta o jinka wey adegsadan iyo shaydanka alahumaa najaynaa

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 2 месяца назад +4

    Subxanallah hasbunallahu wanicmal wakil ilaah ayan kamagangallay yaa Allah

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 месяца назад +4

    Xasbiyallahi wanimcala wakiil 😢
    Subxanallaah Yaahuu

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 месяца назад +3

    Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah hasbunallahu wanicmal wakil ilaah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +3

    subxanallh say ugu indha adagtahy bal dey Allha ku soo Hanuuniyo adiga iyo wixii kula mid ahba

  • @zarahhassan4823
    @zarahhassan4823 2 месяца назад +13

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    حسبنا و نعم الوكيل

  • @hanajama1812
    @hanajama1812 2 месяца назад +1

    Subxaan Allah. Allahu ma najaynaa

  • @Abusabirin
    @Abusabirin 2 месяца назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @MoysmeJr
    @MoysmeJr 2 месяца назад +1

    ana waso shidanka

  • @hanimustaf
    @hanimustaf 2 месяца назад +1

    Subxnallah ...inta kle bini aadamka siiweydi aniga hoosan udaganaa waa Jin naagtas sey ila tahay

  • @abaytamohammed9969
    @abaytamohammed9969 2 месяца назад +18

    ‏اعوذ بالله السميع العظيم اعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @AliizaCuthmaan
    @AliizaCuthmaan 2 месяца назад

    Xasbiyallahi wanicmal wakiil innaa lillaalhi wa innaa ileyhi raajicuun xasbiyallaahi wanicmal wakiil🤲😭

  • @MoysmeJr
    @MoysmeJr 2 месяца назад +1

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم souldan saerar

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +2

    Waa shaydaamad Naagta asmaa anagay nagu shubay saa shaydaamadii ayaa badbaadiyay oomaar

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014 2 месяца назад +4

    SubhanAllah 😢😢😢😢

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 2 месяца назад +3

    Allaahuma akfinihim bima shita

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 2 месяца назад

    Inalaha yuursuqu manyasha bikhyrii xiisab

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 месяца назад +1

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم وحسبي الله ونعم الوكيل إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 месяца назад +3

    War gabadhaan kadaaya waxaan quran ku akhriya naa orad quran isku akhri oo culumada u tag oo rabigii ku abuurtay u toobad keen jid khaladan baad qaadaye

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 2 месяца назад

    Subaaxnalh subaaxnalh subaaxnalh

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 месяца назад +5

    SHAYDANUL INSI WAAYE. HADA DIFAAC XIRTA NAAGTI CIIDANKODI BAY RAADSATAY

  • @ShakiMiya-i8u
    @ShakiMiya-i8u 2 месяца назад

    In college A lady told me we are all somali but different religions but same language so what i chose is to be alone i don't trust anyone except Allah

  • @TrafiKo-x6p
    @TrafiKo-x6p 2 месяца назад +2

    Daahir caawa waxaa kaa sugeynay maxkamad waxaa nasaartay Doon waalan oo shaydaan ah

  • @luulabuuni3735
    @luulabuuni3735 2 месяца назад +5

    Waa dad waad buufisqaba oonrabi aaminsanayn gurigaa laguusogali kulaha kkkkk iyaguunbaa guriga isku kala o shaydaan iska dhiga 😅😅

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад +8

    Somalida in qeyb jiifta iyo qeyb shayaadiinta caabuda iyo qeyb wada iskusheega ee caloosjoods ushaqeysta

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 месяца назад +4

    Xasbunallah wanicmal wakiil

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 месяца назад +2

    Acuudubillaahi minash-shaydani Rajiiim

  • @Ali-s8s5h
    @Ali-s8s5h 2 месяца назад +1

    Waa ibliisat ku faarad ah acudu bilaahi mía sheydaani rajiim

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 2 месяца назад +1

    Aniga waxaan aamin sanahay hadii qofka uu qur.aanka alle aqristo oona gurigiisa suuratul baqra gudaaro in uu wax arkeen adkaarta subaxdi iyo galabti alle ayaa xifdinaayo

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 2 месяца назад +1

      Waa sixir oo sheydaan laguu soo adeeygsanayo gurigaaga adoo jooogo Allaha naga qabto anaga iyo intii islamka ah

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 2 месяца назад

      @@Ummu-ayash aamiin yaarab

    • @Amina-m3h
      @Amina-m3h 2 месяца назад

      Subxaanallah,

    • @Amina-m3h
      @Amina-m3h 2 месяца назад

      Way badbaadiyeen kuteh

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy2002 2 месяца назад +1

    Hasbun Allhaa waanimaa wakiile😢😢😢

  • @letsknow2587
    @letsknow2587 2 месяца назад

    Marka ay indhaha tilmaamaysay iyo 3da farood ay isticmaashay.
    Tan si toos ah bey ugu talax tagtay dhinaca sheydaanka.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 месяца назад +8

    Gabadhan asma waa badaw ku soo dhex dhacday westren world madax madax weliba Scandinavian ka oo ah the most secular waa miskiinad laga yaabee in ay qabto cuduro nafsi ah

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 2 месяца назад +7

      Absolutely!!!!

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 2 месяца назад +2

      Saxiix

    • @AH--173
      @AH--173 2 месяца назад +1

      Ma oga in meesha looga soo horeeyey. Waxay badowsataa dadka wadankii jooga oo ilbax isaga dhigtaa

  • @Canab90-z1w
    @Canab90-z1w 2 месяца назад +3

    Subxanalaah

  • @abdifataaxmohamed7829
    @abdifataaxmohamed7829 2 месяца назад +1

    Subxanallah

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад +9

    Dadkeena wali cas baa ka buuxdo 😂😂😂

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 2 месяца назад

      Aad iyo aad. 😂

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 2 месяца назад

    Subhanallah aloow na xafid social media wax walbo waa arkeyso

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 2 месяца назад

    Daahir wuu baqay kkkk
    Allah Subxaanallahu wa tacaalaa Jin insi iyo shaydaan
    Allah ayaa sameeyay ,Allah ka cabsooda oo Allah ku xirnaada cidna in-game xoog badna.

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 2 месяца назад +4

    Naag qaawan ninka wax waydiiyaaba kasiinwaalan😂

  • @IshaCabdulaahi
    @IshaCabdulaahi 2 месяца назад

    Levkan isagoo dhamesyiran rabaa please🤭

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc 2 месяца назад

    Waa faqi buuraalle

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 2 месяца назад +5

    Acuudu bilaah mina shaydhani rajiim see wax yihiin

  • @adenmahamoudali3675
    @adenmahamoudali3675 2 месяца назад

    Wallaal dahirow waxaa la yidhaahdaa qool madax jinka qool ilumaatiga waa koox

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 месяца назад +1

    Soomalida😂oonoqday dadka kaliya eediintoda kuciyara ooxumanta fafiya subxanalah

  • @CabdisalanMacalin-yn8cc
    @CabdisalanMacalin-yn8cc 2 месяца назад

    Daahirow waxaan waxaa ka shekeynayo shameful mucaaraf oo ka kooban afar mujalad

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 2 месяца назад

    Allahu ma ajirni mina nar

  • @NadifoMohamudOsoble
    @NadifoMohamudOsoble 2 месяца назад

    Subxanallah subxanallah 😭😭

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 2 месяца назад

    She is clearly bn sarcastic!

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 2 месяца назад +10

    Waa naag been badan tan asma dahirna wa jahil

  • @KadarElmi-vf2ht
    @KadarElmi-vf2ht 2 месяца назад

    😮

  • @Ali-s8s5h
    @Ali-s8s5h 2 месяца назад +2

    Waa sixir subxaana lahaa

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 месяца назад +3

    YAA U SHEEGEY IN NR MALAIKTU WADATO. .... JAAHILNIMO BADANA

  • @faizam523
    @faizam523 2 месяца назад +1

    GABADHAAN ASMA AH WAA MID LUNTEY OO ADUUNKA IS RAACISEY AAKHIRINA ILOWDEY. ALLAH HA SOO HADEEYO TAN UMADA AYEY LUMINEYSAA HADII LA SII BUUNBUUNIYO WARKEEDA.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад +1

      Gaal ayaa qaba uf carurey udhashay

    • @faizam523
      @faizam523 2 месяца назад

      @@SagalMohaned Subxaan@

  • @CumarMaxamedcukash
    @CumarMaxamedcukash 2 месяца назад

    Subxaana Allaah

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 месяца назад +2

    Naagtaan waan kashakiyay

  • @DekowMohamed-y8e
    @DekowMohamed-y8e 2 месяца назад

    #Muximada wa .... inan caan noqdo danka cadanka
    #Norka maxa ladaxa.. wa ado diip usodashii
    #275 wanabaar malaiiig
    #wajinka wa malaaiig maxa
    #wa inada barato wacashiir
    # 888 ayaga number usamay
    # shadanka wa kala baxa
    #midko jira marka diib kalii
    #daaqtar xata masarii karo jinkaa
    Please like saar😢

  • @CacadaLaugh
    @CacadaLaugh 2 месяца назад

    Runta ah oo maar wuxu aqoon buu isticmalay anigay igu dhacday lkn arintan qabyalad kala kujirta waliba Waxan filaya arintan iskalaaji kama maqna oomaar iyo iyo iskilaaji na idinkay idin walayan I aamina anay igu dhacday oo ka badbaaday alxamdulilah

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 2 месяца назад

    Waad mahadsantahay Mr Alasow, sual aad weydiisay waana fahmay naagta gaalowday aana aaminsanahay in ag horay u galoowday dad badan ayey igu diideen, laakiin naagatan in gaalo geyso waa weyn in ay tahay shiki yuusan laa gelin. Isha sedexaad waa dajaal.

  • @whome4851
    @whome4851 2 месяца назад +1

    War Soomaaliyeey waa lana soo galay.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 месяца назад

    Subxaanalaah

  • @shokasalah3222
    @shokasalah3222 2 месяца назад

    Wallah I will tell you I know that

  • @FarhioAhmed-o2z
    @FarhioAhmed-o2z 2 месяца назад +2

    Xasbunallah wanicmal wakiil xasbuk

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 месяца назад

    GABDHOW ILAAHAY KA BAQA TOBAD KEENA ❤️

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 месяца назад

    Ilaahay quraanka waa noogu sheegay oo yiri waa xisb al shaydaan

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 месяца назад +1

    Acuubillah acuudubikalimaatillah tamaati minshari Makhalaqa

  • @MaxahamedAli
    @MaxahamedAli Месяц назад

    Beeta dhaaf malaa igtu maaha Adiigoo Kalle Waa Adoomo Aan Alle caasin

  • @Ali34388
    @Ali34388 2 месяца назад

    xasbuna Alaah wanicmalwakiil 😢

  • @CVT_12
    @CVT_12 2 месяца назад +1

    Ugbaad aragsan way isku sawirtay isha garabkweda mår ay hees gaadaysay?

  • @KpCadde-vf2lh
    @KpCadde-vf2lh 2 месяца назад

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 месяца назад +3

    8:29 qoftan istustuskeda xad ma leh

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 месяца назад +6

    Malaig ku dishay ,xage malaigta jogta

  • @FarhiaEsmail
    @FarhiaEsmail 2 месяца назад

    Wllo waa runteed wlhi anigu cilmi ayaan u leeyey walaalday baa qaba

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 месяца назад

    Subxana Allah

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад +1

    bart 2 palace

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 месяца назад

    Subxaanllah Subxaanllah

  • @CumarcadaaniCumarcadaani
    @CumarcadaaniCumarcadaani 2 месяца назад

    Lkn DJ subeer kuma jira beey dhahay see ku ogatay

  • @caamir7996
    @caamir7996 2 месяца назад +1

    المرأ مع من احب

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 месяца назад +1

    من عاشر القوم اربعين يوم صار منهم😢😢😢

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 месяца назад

    Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan

  • @umuquzeymaAdan
    @umuquzeymaAdan 2 месяца назад

    سبحان الله

  • @XiisOdowaa
    @XiisOdowaa 2 месяца назад +1

    Nag walan oo somalida kabaxay alahu akbar

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 2 месяца назад

    Xasbunallah

  • @baal5213
    @baal5213 2 месяца назад +1

    Marak ada adigoon waxab akharin western country ada timado waa isak sidan jinka galada intoda badana baa kushaqista there are too many groups ayagii baa intaa kasoo fakanaya diinta hala barato jiman cabudakii waa soo bateen hada

  • @ahmedhamud911
    @ahmedhamud911 2 месяца назад

    Shaydaanka iyo waxa caabduba nacadal baa ku dhacday, ilhay baa anku ka baqan hadaan caan rabanan ilahay xagiisa caan ka noqoday

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 месяца назад +1

    XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan

  • @hodomoh1225
    @hodomoh1225 2 месяца назад

    😢😢😢somaliyey

  • @Fad_galbeed-ow1ck
    @Fad_galbeed-ow1ck 2 месяца назад

    Nuurka waaa diinta iyo imaanka

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 2 месяца назад

    Horta oomaar iyo intii kaloo xanuunsan ba Allah caafiyo Alle ayaana waxbadbaadsho
    Tankale Asma dhiiqaa lugaha laguu gashay wax walbaana intaan isleedihiin indhaha dadka ama hadal heyskooda soo jiida idinka hays dhibaateeyn
    Cid Soomaali wax kufaleyso majirto waayo ayagaaba wax isku faleyn qofka isaga is qiimeeyaana laqiimeeyaa maogi hadii xubnaha jirkiina laisticmaalayo intaa unbaa shayaadhiibtu xitaa aad ugu biiri kartaan

  • @HappyBoat-fj3tv
    @HappyBoat-fj3tv 2 месяца назад

    Supxanllah ilahow adaa kaamagangay walciyadubilah

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 месяца назад +1

    Acuudubilaah 😢

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 месяца назад +1

    Maama malyuun jinka kugu jiro waa kii soomalidu miskis iyo boorane ay u yaqaanan ee midkaan laguu sheegaayo waa mid gooniya