GALAB: Tii ugu xumeyd abid ayaa kudhacday maanta Asraa'lll, Natelyahuu gurigiisa oo la duqeeyay, iyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • GALAB: Tii ugu xumeyd abid ayaa kudhacday maanta Asraa'lll, Natelyahuu gurigiisa oo la weeraray, halkuu joogay isaga xiligaas? Warbixin faah-faahsan

Комментарии • 299

  • @mumtaazofficialchennel6012
    @mumtaazofficialchennel6012 2 часа назад +17

    Darooonada waxey u arki la,yihiin
    Illaahaey ayaa wato ❤❤❤alxmdullillaaah

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Час назад +11

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 2 часа назад +58

    Allaha unaxaristo ya rabi 😢yaxya sinwar janatul firdousul aclaa Allaha ugu bishareyo aamin 😢

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 часа назад +46

    Ilaahow aqbaar aan kuwada faraxno oo dhegena ku raaxeystaan namaqashii ilaahow reer galbeedka iyo xulufadooda cudur aan daawo laheyn ku salid ❤❤❤ guul isha allah aamiin dheh wll ❤❤❤

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 часа назад +9

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 часа назад +15

    Ilaa netenyaahoo laga dillo muslimiinta xanuun baa haya ee rabiga garabkooda ha gallo muqaawada falastiin iyo xisbullaaha guul ween allaha siiyo. Saaruuqeey gemaanba allaha ku hagaajiyo meesheey u rabeen allaahuma aamiin

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Час назад +3

      Allah SWT sixun haudilo nacdal yaahu

    • @AbdullahiXaashi-c8y
      @AbdullahiXaashi-c8y 50 минут назад +1

      Aamiin

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 29 минут назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 2 часа назад +7

    Asc rer nadaaro waan idin salamey dhamaantiin aan wada habaarno daalimiinta gardarada ku socoto umu alle haka qabto inta gaso xasuuqdey inta garabka ku siisey inla xasuuqo inta hubka soo siisey alle Meel madoow ha marsiiyo uqubada rer gaso alle hasoo dadajiyo allahuma aamiin aamiin soo wada dhaha

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 2 часа назад +7

    Asc ustad nadara waanku salaamey musliminta illaah ha guuleyo guuk guul allaahu akbar

  • @CalixoorCigale
    @CalixoorCigale Час назад +3

    Insha allah xaqa ayaa ka hadashiinayo reer galbeedka mulimiinta guul iyo naxasiita rabi iyo janno

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 часа назад +8

    Alow dhamee yuhuuda iyo maraykan aamiin yaa rabi

  • @mumtaazofficialchennel6012
    @mumtaazofficialchennel6012 2 часа назад +7

    Baaarakallaah wariye nadaaraaa cafmd iyo cimridheer allaha kusiiyo

  • @mumtaazofficialchennel6012
    @mumtaazofficialchennel6012 2 часа назад +5

    Islaamka qaasatan reer palestin allaha awood xoogan allaaha siiiyo ❤❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 часа назад +4

    Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 2 часа назад +2

    Maansha Allah Guul iyo gobanimo. Maansha Allah.Rag,Rag dhalay.

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 часа назад +3

    Allow Jabi yahud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow guusha sii mujaahidiinta Falastiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 часа назад +3

    Victory for xisbulaah ee reer lebanon 🇱🇧

  • @CalixoorCigale
    @CalixoorCigale Час назад

    Wa ku mahadsan tahay nadaar show guul ilaahey hakuljiro insha allah muslimiinta ha guuleysatan aamiin

  • @AbassYarrow-y6l
    @AbassYarrow-y6l 12 минут назад

    Illahayow musliminta kafaraxay yaa rabbi

  • @AbdirzagYara
    @AbdirzagYara 56 минут назад

    Allhu akbar allaahu akbar muslimiinta guul insha allah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Час назад +1

    Waa xiligii yuhuudi dhamnyso
    Insha allah yaxye kadbaynmayo Ameen

  • @AsadDeKing
    @AsadDeKing 15 минут назад

    Rabi hanaxariisro almujaahid alshajiid yaxya al siwaar ilaahayow kawarabi Jinatu alfardowsa🤲🤲🤲

  • @Amira_Abdalla
    @Amira_Abdalla Час назад

    عاش بطلا ومات بطلا شهيدا في سبيل الله ☝🏻يحيى السنوار حيّ يرزق في لقاء مع الله نحن الاموات في ثوب احياء 😢

  • @Maxamudyasin1234
    @Maxamudyasin1234 2 часа назад +5

    Saaky ma seexty nio waan ku sogeynay cabdiqaadir nadaara❤❤ wankaqady slanta ilahey ha ku xifdiyo

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 часа назад +1

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

  • @XasanqoobeyXasan
    @XasanqoobeyXasan 2 часа назад +1

    Masha Allaah Allaahu agbar

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi 2 часа назад +2

    Maansha.. allaaah..ilaaahay...
    Hadhameeyo..israa
    Iil..cadha..ala.kudhacdy

  • @habonibrahim2404
    @habonibrahim2404 Час назад

    Mashaa Aallh guushu way dhowdahay idan Allaha

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Час назад

    MASHAAA ALLAAH MASHAAA ALLAAH MASHAAA ALLAAH MASHAAA ILA HOW BAAABII YA HOOODAA IYO REE GALBEEDKA ALAAAH HA BAABIIYOO CADOWGA

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Час назад

    Allah ha guuleeyo Muqaawamada xaq u dirirka ah🇵🇸🤲🏼🇱🇧🤲🏼🇾🇪🤲🏼

  • @CabaasCabduqaadir-by6hn
    @CabaasCabduqaadir-by6hn 2 часа назад +1

    الله آكبر ☝🏻☝🏻☝🏻

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 часа назад +1

    Insha allah inahay wakasuliyo
    Aduunka is.iil io dhaman cadawga muslimiinta insha allah 🤲 Aamiin ilahoow

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 Час назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Час назад +3

    Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin Yaarabi yaaraxmaan

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 2 часа назад +1

    Allahu Akbar laxawla walaa quwata ilaabillabillah

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 49 минут назад

    Guul Iyo gobanimo muslimiinta dhamaan cadawga muslinka Allow jebi adigaa awood lehe àaaaamiiiin yaa Rab

  • @yassinsheikh8241
    @yassinsheikh8241 Час назад +1

    سنفرح بجثته قریبا ان شاالله

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 2 часа назад

    Maansha Allah Guul iyo gobanimo.

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 2 часа назад +1

    Wacaleykumslaaam waraxma

  • @AbdirahmanHassan-f2q
    @AbdirahmanHassan-f2q Час назад

    Allaahu AKBAR. Yaa Rabi

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Час назад

    Mahadsanid nadaaro guuleyso😊❤❤

  • @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
    @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 2 часа назад +1

    Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 35 минут назад

    Waxaa cajiiba shayaadhiiinta horey kama dhintaan
    Mu'minka aduunka waa la dhaafiyaa
    Allah anarkii
    Yaa caliimu yaa allaaaàaaaaaah

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Час назад +1

    Ilaaheye ayn ku dhsreteye shaleye marki idacadahu so dhigen ninki la dilaye op issgoo jajaban usha kula dagalmaue cadawagis syn Aad u mutigodaye😢😢😢😢 markasn niyad rani cazwajale Ka baryeye ina aan aragano ama maqalano inu naytenyahu ku xigo iinshalaa wan imaneysa ina u xanuunka dhadhamiyo

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye 2 часа назад +1

    ALLAAHU AKBAR

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 часа назад +1

    Alle awoodiisa qofkaste waqtigiisu ku dhiman

  • @InasiciidXaaji
    @InasiciidXaaji Час назад +1

    Alnadar guul masha Allah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 часа назад +1

    ❤wcs ❤ masar iyo. Emarka ❤ dilkii yaxye sinwar ❤ geesigii sinwar alaha naxariisto ❤amiin amiin ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv Час назад

    Masha alah alaha suuliya yuhuud

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 28 минут назад

    ALAAHU Akabar ALAAHU A5 Alxamdilaah ❤❤

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 21 минуту назад

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله الحمدلله الله اكبر الله وليله حمد الف مبروك عليك

  • @saafi1302
    @saafi1302 Час назад

    Gubta yuhuudeey oo guura alle haka dhigo waqtigii ay guuri lahaayeen dhamaad koodii rabiyoow kadhig isreal

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y Час назад

    Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa allaah qayuum Yaa Allah qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @alexfoot8555
    @alexfoot8555 2 часа назад

    Yes you are the best in the world and your news is clear

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Час назад

    Illaahow aqbaarkasta oo soo socota mid Gaza- Palestinian ay kufarxaan kadhig anaguna aan kula faraxno Aamiin Aamiin

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 Час назад

    Alaw caawi qofwalba oo cawinaya muslimiinta falastiin yarabi

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z Час назад

    Ilahay ayaa wayn marna Rabi madayacayo
    Insha Allah 🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed Час назад +1

    Ilaahayaw Ladila daalinka daalinku dhaley dhulka lajar yuhuuda kibirtey xusbulaaha walee waa dagaalyahan waaney baabiineyza yhuuda waanad arki doontan iyago dhulka lajarey yuhuuda insha allah

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 Час назад

    Aaammmnnn yarabi cudur aalamaqli lana arkin alaw kurid yuhuud iyo xulifadooda yaarabi

  • @HodanXusen-o1i
    @HodanXusen-o1i Час назад

    الله الكبر🥰

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Час назад +1

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم .

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 46 минут назад

    Wcs allaha gubo Netanyahu iyo kuwa lamida muslimiinta rergaza falastiin allaha guuleeyo aamiin gaaladana allaha jebiyo yahuudaa iyo xulufadooda aamiin

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 32 минуты назад

    اللهم عليك باليهو فانهم لايعجزونك

  • @MuminaMohamud
    @MuminaMohamud 27 минут назад

    Yuhuuda waxey wadaan waa aabow kan yar iga celi kan weyn aan iska celinaa ,Xamas ayey iska celin waayeen ,Yuhuuda masibo Allah ha ku rido Alhuma Ameen Ameen Ameen.

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 33 минуты назад

    Ilaaheyow masiibo ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 2 часа назад

    ALLAHU AKBAR, XAQA WAA DHAWYAHAY.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Час назад

    Wcs walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤

  • @ifrahyusuf1117
    @ifrahyusuf1117 21 минуту назад

    Sakan dawaday lakin wan iska jeclahay warkaga mashalah

  • @ZamzamMahamed-t2g
    @ZamzamMahamed-t2g 2 часа назад +1

    Maansha.alahu.guul.guul.is.laamka.oofaar.ka.taniyaahuu.hadhin.too.yuhudiga.narta.alaaha.ku.foogeyo

  • @zumayaothma
    @zumayaothma 48 минут назад

    Allaha baabi,iyo yuhuuda musiibo Allaha ku rido

  • @abdullahiCabdi-mp3lj
    @abdullahiCabdi-mp3lj 2 часа назад

    Ilaahay haburburiyo yahud iyo wixii lahalmaala

  • @Jimale4Ali
    @Jimale4Ali 34 минуты назад

    Yaarabi ugargaar falastiin

  • @sakariyebaa6094
    @sakariyebaa6094 35 минут назад

    اللهم انصر اخواننا مسلمين 😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 часа назад

    Thanks Brother

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 32 минуты назад

    وعن أنس  قَالَ: قَالَ رسولُ اللَّه ﷺ: إِذَا أَرَادَ اللَّهُ بعبْدِهِ خَيْرًا عجَّلَ لَهُ الْعُقُوبةَ في الدُّنْيَا، وإِذَا أَرَادَ اللَّه بِعبدِهِ الشَّرَّ أمسَكَ عنْهُ بذَنْبِهِ حتَّى يُوافِيَ بهِ يَومَ الْقِيامةِ

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 2 часа назад

    Mashallah 💪💪💪💪💪💪💪

  • @ilyasAli-yn9vh
    @ilyasAli-yn9vh 42 минуты назад

    Yuhuudi dunidan kuma waarto qarni
    Waana dhamaadkeedii insha allah
    Guulban urajaynaya umada islaamka ah hamaas iyo xisbullah
    Vive falestine
    Mahad ilahayba iskaleh Allahu akbar
    Wnku salamaya nadaara show

  • @Abdiabdullahi-w1y
    @Abdiabdullahi-w1y 55 минут назад

    الحمد لله الحمد لله

  • @SiciidAbdi-x4o
    @SiciidAbdi-x4o 2 часа назад

    Allaahu akbar

  • @shiinedheere
    @shiinedheere 2 часа назад

    ‏اللهم لك الحمد

  • @MohamedQaadiroJacaylNu
    @MohamedQaadiroJacaylNu 57 минут назад

    Allaha Ugargaaro walaalaha falastiin

  • @MaxamedCali-s2u
    @MaxamedCali-s2u 52 минуты назад

    الله ءكبر عليهم

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 2 часа назад

    Allah hu akbar yaa rabi.yuhuda jabi iyo wixi lajiraba

  • @MamaFartun-k9d
    @MamaFartun-k9d Час назад

    Aamin yaa alaah

  • @khadramohamud3026
    @khadramohamud3026 Час назад

    Ilahow war nag farxiya oo ah geerida nataniyaawi ilahawo baryada nag aqabal oo war deg deg oo aan ku faraxno yaaa allah yaa allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ifrahyusuf1117
    @ifrahyusuf1117 23 минуты назад

    Cidan allah usodirv walee wan somilaha farxad haduu dhimanlaha

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 2 часа назад

    Allahu akbar ☝️

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 16 минут назад

    Wa lagu festeye Allahu Akbar fataxa nassar

  • @calicarab940
    @calicarab940 2 часа назад

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 36 минут назад

    Xisbullaaha guuli 🫡🇮🇷🫡🇮🇷🫡🇮🇷✌️🇮🇷✌️🇱🇧🫡🇱🇧🫡💪🇱🇧💪🇱🇧💪🇮🇷💪

  • @NimcoCabdullahi-j3g
    @NimcoCabdullahi-j3g 2 часа назад

    Alahu agbar

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 40 минут назад

    Allah unaxariisto yahay sin war jantul firdows al acla

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Час назад

    Guul guul good

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 2 часа назад +1

    Musliminta Rer palastine qaasatan marinka gaza iyo Rafah qaanyonis Allaha kadulqaado Dhibatoyinka lagu haayo aamin ya rabi

  • @AbduhabIsmail
    @AbduhabIsmail 57 минут назад

    Alxamdulilah

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 Минуту назад

    Allahu Akbar

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 2 часа назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 Час назад

    Yaa Allah iigu bushaare yuhuudka wayn OO baqtiyay OO Qudhmay

  • @sophiaahmed9997
    @sophiaahmed9997 Час назад

    Alley haburburiyo xukumada netayahu

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 2 часа назад

    Masha Allaha waa guul muslmka uso huyatay

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 30 минут назад

    Maalxun Allaah ahku dabesiiyo