OOMAAR BARBAR oo shegay in la sixray oo na isku dhex yaacay ( halo duceyo wllkena)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • OOMAAR BARBAR oo shegay in la sixray oo na isku dhex yaacay ( halo duceyo wllkena)
    #somalitiktok #asadhagio #sharmaboy #adnanmodel #baabajeey

Комментарии • 47

  • @YooAbdifatah
    @YooAbdifatah 2 месяца назад +2

    ilahay haku cafiyo

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 месяца назад +1

    Laami ayuu taaganyahay ilaahay ha badbaadiyo yaa sixray waa lakala wareejiyey miskiin ilaahay ha caafiyo insha allah 🤲🤲🤲😢😢😢

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 месяца назад +3

    Ilaahaw qalbigiisa daji

  • @dekaali3106
    @dekaali3106 2 месяца назад +1

    Ilaahay caafimad ha siiyo

  • @PiSultan1
    @PiSultan1 Месяц назад

    Omaar xaqiiqada ayad ka hadleysa Allah Casawa Jalla Haku xifdiyo

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 месяца назад

    Walaalayaal wiilkaan haloo gurmado oo quraanka hala gaaro naagihii uu lakaftamayey ayaa isha lagaaraye hala quraan saaro

  • @SamisJaamacdaahir
    @SamisJaamacdaahir Месяц назад

    Walal xajka aad illahay Baan kugu dharsheee

  • @kl8650
    @kl8650 2 месяца назад +2

    Seems like bro was watching a bad movie. May Allah make it easy for you.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 месяца назад

    Ilaahay cadawga haka qabto,wiilka quraan hala saaro 🥲🥲🥲

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 2 месяца назад

    Subxanallah allah hacaafiyo fanaanka

  • @MohaAasa
    @MohaAasa 2 месяца назад

    😢Allah ku caafiyo

  • @abdiasisnurtube7522
    @abdiasisnurtube7522 2 месяца назад

    War waxani miyaanu illaahey aamin saneyn isagaa is erysnaya wsr illaahey aamin

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 месяца назад

    Subxaanalaah subxaanalaah ilaahoow caafimaad dagdaga sii brother suratul baqara shido oo dhagaha gasho oo kuseexo oo kusoo toos

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 2 месяца назад

    Alaha.cafiyo.🤲🤲🤲

  • @NoorKhalifAbdullahi
    @NoorKhalifAbdullahi 2 месяца назад

    Waa bentis waxas Warman aqli lahen

  • @InaAyeeyo-r3g
    @InaAyeeyo-r3g 2 месяца назад

    Yaa rabi allah waxwalba kaaga filan ❤

  • @Beru700
    @Beru700 2 месяца назад

    I'm so sorry walahi wan ka xumay ..
    Allah caafimadkiisii ha u so celiyo .
    😢😢😢

    • @HORUFADITV
      @HORUFADITV 2 месяца назад

      Aamiiiiiiiiiiiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    See : Did he said Muuse Biixi😂 ? Daarood Macsidii Aykagaleen Somaliland baawada Ugaadhsanaysa.. Allow Caafimaad Sii wiilka !

  • @CalafwaaCajiib
    @CalafwaaCajiib 2 месяца назад

    Waxa la siiyey wiilka ma yara subxanallah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    Ma Isaaqiiba Soosocda😅

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 2 месяца назад

    Xasbunalaah wa Nimcal wakiil dheh

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +1

    War omaar wlhi sorry sxb😢😢😢

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 месяца назад

    Khamro ayu ka dhargay istiinka ayaa tusay waa la i qalan rapaa cabtooy nacalaa ku yaal😂😂

  • @NimcoshuriyeGeeedi
    @NimcoshuriyeGeeedi 2 месяца назад

    Wiilka weey sixreene quraan u aqriya

  • @Jibril58
    @Jibril58 2 месяца назад

    Odeyga ma waalno laakin waali bu rabaa in ku kala kacsado

  • @Muhandis17
    @Muhandis17 2 месяца назад

    Maansuuniyadii baa soo weerartay ninkaan

  • @dekaali3106
    @dekaali3106 2 месяца назад

    War ninka quraan saara waxbaa ka qaldane

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 месяца назад

    😭Allaha caafiyo wllkeen

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 месяца назад

    Dhigal maledahay haa adigo kudhaga hadlin xasan aadan samatay jabuti uukuwareysanayay mange canbo dhoodho magacyo badan mangaha leyahay hesta nin walba wixi dhibaa dhaforkey kutaalaa sidu uweydinayay islaweyni hareri manga gogol dhignay ugushubnay xasan kudul gobolki xasan aadan ben abur cabsi beena wadanaha cabsi udhalan maba cabsado safarad tala jabuti mango madhertahay gurka hadana inlagulagursaday gurkin gur ladulsaray loyeray cisman gele shinbir bubta irsaqaded dhulka itobiya keenyaa basabo uuwasacay sacudi basaboradi laturo lacag anaa leh lagu amartagleyo jabhad ilaahow sacudi kadhali lacag budlan laga sodhibay bahana qeybiyay roble madaxweyne resalwasare ma kudagdagin

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 месяца назад

    Warning aan caadi maahan

  • @samsamcadey
    @samsamcadey 2 месяца назад

    Oomar sadex quluwale akhriso

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 2 месяца назад

    Ninkan hurdo la,aan aya kudhacdey

  • @MaxamadDeeqAbuukar32-zh3vt
    @MaxamadDeeqAbuukar32-zh3vt 2 месяца назад

    Yoruba saan miyaa

  • @MohamedAdanjofle
    @MohamedAdanjofle 2 месяца назад

    Bu saarad baa ku dhacday

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 2 месяца назад

    Boliiska aawaay

  • @HamdaYacine-wc3fk
    @HamdaYacine-wc3fk 2 месяца назад

    JO

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 2 месяца назад

    9-11 ka

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад

    Qamriga iskadaa

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 месяца назад

    War waa ku dhuftay ninkaan ee quraan halasaaro yaa cid u ah

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 2 месяца назад

    Wilka caawinad buu u baahanyahay darogo ayaa saa ka dhigtey waa lacabsiiyey

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 месяца назад

    Laami ayuu taaganyahay ilaahay ha badbaadiyo yaa sixray waa lakala wareejiyey miskiin ilaahay ha caafiyo insha allah 🤲🤲🤲😢😢😢

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад

    War omaar wlhi sorry sxb😢😢😢