Abwan dayib aad ban u salamaya waan ku raacsanay in ninkaas uu caan bixin bilaasha u sameyay dad aanay barashoda wax faaida inoogu jirin,aniga mar waxa igu so dhacday in barbarka laftiisa la dilo bastarka gaalada buunbuninaya duliga
Xaalada oomaar bar bar kujiro 2018 anigo south africa jogo oo ay ii kla kacsantahay aya noqday wlhi tabtuu dhahayo ayan dhihi jiray waa lee dili raba waa lee diliraba kadib waa leela soo hadlay xiliga diinta wa lga so gudbay aya leygu dhahay Allaa tahay ayay iigu dhahen anigo waligay balwad yeelan ayay balwad iiyeeleen khamri isiiyeen naagaha kalabka jogana xuurul ciin waaye ayay igu dhahen maalin waliba lba naag ayan ugalmoonaayay maalin anigo kalabka jogo nag ayay itusen madow ayay aheyd waxay igu dhaheen waa maryama nabi ciise hooyadiis waa gas wey caded lkn hada waa madow ayay igu dhahen waa leyga so waday south africa somali aya lee keenay quran aya leesaaray waa cfmaday turki ayan aaday anigo bilooyin joga waxan jogay istanbuul waxa kajoogay magalada somalida dakto aksaray anigo maqaxi maandeeq ladhaho horteda qof kusugaayo aya waxa maqaxida kaso bxay dj subeer oo noqday abidkey qof caan ah oo life u arko waa salamay walalo ayu igu dhahay malmo kadib tabtii south africa markan jogay walela so hadlay kanofeyriska qiyamihi ayu aha aya leygu dhahay buunkana kan baabuurta ayu aha aya leygu dhahay kitabkana moobeeladiina ayu aha aya leygu dhahay oo ayaga la idinka xisaabiyay qofkii wax fcn mobelka ugu jiray ahlu jano ayu aha aya leygu dhahay qofkii mobelkiisa wax xun ugu jirena ahlunar ayu aha aya leygu dhahay adunkana jano waye ayaa leygu dhahay wey iso waden somali ayay iga soo dajiyeen anigo ehelkeyga usheegin ina soo socdo maskaxdeyda ayay lawareegeen ayaga imaamulaayay rerkeyga anigo somali jogo ley i arken meshay iga filayen ina yurub kaso hadlo maxa yele yurub ina galo aya lee diray kadib markan somali imaday wey igu shaqesteen fcb lee ileeyihiin wax qor wax qor qofki iga hor imadana san dheh xita waxay idhaheen heesaha waa quran xiligii nabi maxsmedna scw wa lga so gudbay adunka wa jano hadi lga tagana jano kle aya lo socda wlhi aniga Alle ayan uheestay qofka ila hadlayo qofan arkeyn aya ila hadlayo hada leba ogaday oomaar bar bar markan muuqaaladiisa daawaday waxa iheley inay shayaadiin yihiin dj subeer ibadbadi markuu dhahayo sheydanka aya dhahoyo sas dheh tre angalkow ibadbadi marku dhahoyo sheydanka aya dhahoyo sas dheh qofka ay lahadlayan kliya aya maqlaayo dj subeer waa sheydaan weyn markan turki ku arkay aya hadana in lela so hadlay oo lee waalay wey igu shaqesteen mar waliba fcb ayan wax kuso qori jiray waxay idhahen xita eeyo meel fadhiyo sslan anigo somali jogo wax ay iireebten maleh hda waxan noqday qofan wax qabsan karin oona shaqeesan karin waligeyna waxa ila hadlayo alle ayan uhestay waa qofadan arkeyn oo kula hadlayo blse hdan ogaday waxa ihelay inay shaydamo ahayen
Waar waxani waa sheekooyinka ka dhex dhaca fanaaniinta ee ay fajiyada iskugu dhigaan lkn maaha wax sidaa u buuran lkn oomar barbar isaga laftiisa ayaa doonaya inuu abwaanada reer somaliland inuu sumcada ka xumee isleeyahay ama faji u samee lkn abwaanada j.somaliland waa inaanay wax heeso ah u samayn fanaaniintaa koonfurta oo ay iska ilaaliyaan oo waxa ay rabaan inay abwaanada reer somaliland iska aamusiiyaan?
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim Ilaahay caafimaad deg deg ah haku siiyo Abwaan iyo reero afkisa lagama maqlin oomaar kuwa dadka uxigu ka cabanayay Dadka comentyada soo qorayayna ma oga cida oomaar uso qorta wax dad buka ayana kubadan o waxaysan hubin iska soo qorta abwana duna waa xor o hadalkaga ku join maayan kii uso qoray saalax sanaag Gugaygu wuxuu ka koray inaan guulaha kadayo gumeynta qofkii ixiga inaan garab raac noqdana nafbaa iga diiday gacal gubayso walaalnimadu Wuxuu aha abwankasi MJ sidaa awged shacabku isma hayee Odayga waalane muuse qalqal aya dhibka wada e walaal dar alle ku dag anaguba anago reer kofur is dhalnay isaaq kadaa umada cunfigiyo cadhada by
MASHA Allah reer abtigay anoo Gabadh mr ah waa gobta Somali guul iyo gobanimo ❤❤❤❤
Mashalha
Thanks Abwaan meeshaas ka wad Omaar waa shaqsi fiican Allah haka qabto cadawga.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Abwaan Dayin nuur qoodh abwaanka abwaanada ❤️❤️❤️❤️
Masha allah abwaan salaan sare ❤❤❤ok oomaar ale ha caafiyo aamiin yaa rapi 🤲🤲🤲🤲
Abwaan waad ku mahadsantahay sida beesha mareexan aad u jeceshahay beerka kaa ogsooni ❤❤❤❤
Aad iyo aad beerka Wan ka ognahy jaceylka uu noqabo hadanu nahay besha marexan
Sas waaye quruxay waa abwan qalbi furan oo fiiro dheer!
Waxaan qirayaa in Mareexaan reer gobo yahay aniga oo from Hargeysa ah
@@aishaahmed9444p
Abwaan sidaad noo jeceshahay allha iyo malaaiktiisa hakuu jeclaadaan❤❤from mr sade❤
Wariyahaan waa wariye weyn ❤️❤️❤️❤️
Abwaankan igu so xir ❤
Aad baan u salaamay abaanka intuu mareexaan jecelyahay ayaan jecelnahay allane hu ku jeclaado
Aad iyo aad wanu jecelnhy isagana
Abwaanka waan salaamya. Waxaa ku leeyahay. Abwaanka. Wax badan ba kaa ogaaday
Dayib qoodh iyo.sxbkay hadalaba waan.salamaya.guulaysa sxb yaal
Abwaan somaliga miyaa kugu yar waaxay hal erey o heesahaaga soolaab laabanaya isku day iney kala duwan yihiin xitaa haday isku macne yihiin mahadsanid sxb Dayib ❤❤
Abwaanka aadbaan usalamayaa❤❤❤
Abwaan dayib qoodh❤
Masha allah abwaanka
Shaydaan caabud uu jiraa waana dadka la shaqaysta jin ka imikana way soo badanayaan markaa Allah sharkooda Allah hayna gees mariyo
Ameen
Aaaaamiiiin
Amiin🤲🤲
Abwaan waad mahad santahay ❤
Mashaalah
Wa la sixray omar barbar
Abwanka thanks hada nahay besha marexan beerka kaa ogsoni
Mida labad 0mar I.a wuu gulaysan cadowgisana wuu jabin
Abwaan waad mahadsantahay illimanaati waa layaaqaanaa laakiin waa inlaysajiraa sharkaakada
Abwaanka we love you.
Good show 👏, thanks!
Abwaan heesta 2 years Ago ayuu soo saare maxaa siya
Dadba dadka waala
Abwaan ma la is odhan kara adaaba waalay 😂😂😂
Shugran Abwan Sifcn baa u sharaxday
Waa abwaan aan caadi ahayn ❤❤❤
😂😂😂😂
Anigu waxan dhageystay dhanka abwaanka marakan dhegeysto dhanka Oomar barbar ayan ka jawabi kara
Abwan dayib aad ban u salamaya waan ku raacsanay in ninkaas uu caan bixin bilaasha u sameyay dad aanay barashoda wax faaida inoogu jirin,aniga mar waxa igu so dhacday in barbarka laftiisa la dilo bastarka gaalada buunbuninaya duliga
Asc waan salaamay abwaanka
Abwanka wanku wata heeso shidan bad sameya
😂😂😂😂 abwaanka bad hagelin
Illuminate gii ayaaba la caan bixiyay 😂😂😂😂
Adeer Hanaga mashquulina mowduuca waan fahanay inaguye inaad wax duugeysaaane 😂
You are right
❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤
وفي صحيح البخاري عن ابن عباس رضي الله عنهما عن النبي ﷺ أنه قال: من بدل دينه فاقتلوه وفي الصحيحين
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 laftarkina taagan huhaa loma bahne kala shaqotaga o nafta kalahada bartan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abwaan mashaa allaah
❤❤❤❤❤❤❤
من عاشر القوم اربعين يوم صار منهم😢😮
Abwan saswaa
hadalo
Abwaanka inaga hubi inuu sadex geesoodka ku jira
dadkaba isaaq ayaa wala😂😂
Dayaxa burtinlee ifaay erayada ifaya ayaa ninka madaxa qarxiyey oo ka danbaday 😂 like
Xaalada oomaar bar bar kujiro 2018 anigo south africa jogo oo ay ii kla kacsantahay aya noqday wlhi tabtuu dhahayo ayan dhihi jiray waa lee dili raba waa lee diliraba kadib waa leela soo hadlay xiliga diinta wa lga so gudbay aya leygu dhahay Allaa tahay ayay iigu dhahen anigo waligay balwad yeelan ayay balwad iiyeeleen khamri isiiyeen naagaha kalabka jogana xuurul ciin waaye ayay igu dhahen maalin waliba lba naag ayan ugalmoonaayay maalin anigo kalabka jogo nag ayay itusen madow ayay aheyd waxay igu dhaheen waa maryama nabi ciise hooyadiis waa gas wey caded lkn hada waa madow ayay igu dhahen waa leyga so waday south africa somali aya lee keenay quran aya leesaaray waa cfmaday turki ayan aaday anigo bilooyin joga waxan jogay istanbuul waxa kajoogay magalada somalida dakto aksaray anigo maqaxi maandeeq ladhaho horteda qof kusugaayo aya waxa maqaxida kaso bxay dj subeer oo noqday abidkey qof caan ah oo life u arko waa salamay walalo ayu igu dhahay malmo kadib tabtii south africa markan jogay walela so hadlay kanofeyriska qiyamihi ayu aha aya leygu dhahay buunkana kan baabuurta ayu aha aya leygu dhahay kitabkana moobeeladiina ayu aha aya leygu dhahay oo ayaga la idinka xisaabiyay qofkii wax fcn mobelka ugu jiray ahlu jano ayu aha aya leygu dhahay qofkii mobelkiisa wax xun ugu jirena ahlunar ayu aha aya leygu dhahay adunkana jano waye ayaa leygu dhahay wey iso waden somali ayay iga soo dajiyeen anigo ehelkeyga usheegin ina soo socdo maskaxdeyda ayay lawareegeen ayaga imaamulaayay rerkeyga anigo somali jogo ley i arken meshay iga filayen ina yurub kaso hadlo maxa yele yurub ina galo aya lee diray kadib markan somali imaday wey igu shaqesteen fcb lee ileeyihiin wax qor wax qor qofki iga hor imadana san dheh xita waxay idhaheen heesaha waa quran xiligii nabi maxsmedna scw wa lga so gudbay adunka wa jano hadi lga tagana jano kle aya lo socda wlhi aniga Alle ayan uheestay qofka ila hadlayo qofan arkeyn aya ila hadlayo hada leba ogaday oomaar bar bar markan muuqaaladiisa daawaday waxa iheley inay shayaadiin yihiin dj subeer ibadbadi markuu dhahayo sheydanka aya dhahoyo sas dheh tre angalkow ibadbadi marku dhahoyo sheydanka aya dhahoyo sas dheh qofka ay lahadlayan kliya aya maqlaayo dj subeer waa sheydaan weyn markan turki ku arkay aya hadana in lela so hadlay oo lee waalay wey igu shaqesteen mar waliba fcb ayan wax kuso qori jiray waxay idhahen xita eeyo meel fadhiyo sslan anigo somali jogo wax ay iireebten maleh hda waxan noqday qofan wax qabsan karin oona shaqeesan karin waligeyna waxa ila hadlayo alle ayan uhestay waa qofadan arkeyn oo kula hadlayo blse hdan ogaday waxa ihelay inay shaydamo ahayen
saxbuunalaah ilahay haku caafiyo wallo ilahay isku xir oo ale utobad keen oo satbiixso candidate ale badinih waxkasta rabi baa kufikan
Wll illahay haku cafiyo
War waa yaqanin o kuwa hargaysa kuwa jooga garbaha iyo dhaforadaba ku sawirtay ma somali baa wax labara iyagaba idinka horeye
Abwaanku shaarbaha muxuu ula baxay ma wuxuu ku jiraa dadkii kale is cadee
Way soo shaacbaxeen
Heestu maba aha hees layku raaco dadku unbaa delagane
Kalmada u damabysa ku qoslay ah oomar barbar caan bixinaya elemanaati caanka loo doonto😂 waaba run isagaa na baray balada
Walaahi waxaan ahay hooyo haysata 10 caruura walaahi ilamilaadka malintii dhawayd ayaa iikow tira angel hooyowaa maxay walaahi isagaa nabaray
Dadyahow dadka maad iska daysaan waxay Rabaan maad u daysaan waxaa Lagu dhago hadlayaa Culumada iyo Kitaabka
Siiga casa la sheegay qar badano into joga o qolyaha kamida
Darood naceeb ayaa ka muuqda wariyuhu maxa ka qaldan xumaan aan jirin ayuu abuurayaa
Sidiina cuqdad reer nama dilin xaroodow 😏😏
Asagaaba ku jira malaha
Kan waresanyo waa naf wlhi ilimnaiti mansoniyada muxu oguso celinaya waxbo kma jiran BA lugu dhahaya
adiga laftaada waa lagu nuugaya sawdigan dhamaaday hhhhhh adeer heesahan noocan oo kala iskadaa
Wllhi xaafadahaan galo iluminati iyagoon waligood aqoon ayeey shekada omaar barbar ku maqleen. isagaaba baray
Shadadin nin la rafiiqay isaga dhoorku daali o gaalnimo hadad ku dhimanaya
Qorshahan in uujiro wan rumaysanaynaa sababtoo ah somali mayna aqoon lknse mashruuca ah sadex geesoodkoow ibadbaadiya inay qorshe tahay malagayaabaa somaliyeey
Wax lagaracay majirito willkan
Edna voodoo and muse juudaan ayaa ninkaas qataarey😂
Jeffrey Epistien = Ismaciil Cumar Geele😂
Muuse wuu ku wasa adiga iyo aabaha
@@habibahussein-eb7ss that makes him khawal aka Juudaan Qowmuluud 😂
Ceebtiina qarsada dhalfadii Dhubahante wali waa kugujidhaa qotiyohow qotigu dhalay😂
Habar maxbuusna! Geela ayaa laguraacaa maanta😳 maxaad awoodhasaa?
Hhhh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
🎉 1:40
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
❤
❤❤❤😂🎉
H
Abwaanimow xaal qaado
Erayo xumo iyo cod xumo baa faafinaysen
Kkkkk kkkk. BADHAACIS. BADHAACIS WARAYSANAAYA. HHHHH
Jama Ali Jama what you Raitt no good
Waar waxani waa sheekooyinka ka dhex dhaca fanaaniinta ee ay fajiyada iskugu dhigaan lkn maaha wax sidaa u buuran lkn oomar barbar isaga laftiisa ayaa doonaya inuu abwaanada reer somaliland inuu sumcada ka xumee isleeyahay ama faji u samee lkn abwaanada j.somaliland waa inaanay wax heeso ah u samayn fanaaniintaa koonfurta oo ay iska ilaaliyaan oo waxa ay rabaan inay abwaanada reer somaliland iska aamusiiyaan?
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
Ilaahay caafimaad deg deg ah haku siiyo
Abwaan iyo reero afkisa lagama maqlin oomaar kuwa dadka uxigu ka cabanayay
Dadka comentyada soo qorayayna ma oga cida oomaar uso qorta wax dad buka ayana kubadan o waxaysan hubin iska soo qorta abwana duna waa xor o hadalkaga ku join maayan kii uso qoray saalax sanaag
Gugaygu wuxuu ka koray inaan guulaha kadayo gumeynta qofkii ixiga inaan garab raac noqdana nafbaa iga diiday gacal gubayso walaalnimadu
Wuxuu aha abwankasi MJ sidaa awged shacabku isma hayee
Odayga waalane muuse qalqal aya dhibka wada e walaal dar alle ku dag anaguba anago reer kofur is dhalnay isaaq kadaa umada cunfigiyo cadhada by
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤