"Hadii Muuse aad cod siisaan wallahi waxaad noqon doontaan doqmo aan hablahooda la guursan”Xil Abiib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 182

  • @maamka07
    @maamka07 2 часа назад +19

    News video waxaan ahay qofkii ugu horeyay daawada like saaar❤❤

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Час назад +14

    Wali siyaasadaadu may qaangaadhin. Dhowrsanaa kuu hadhay. Hadalkaaga waayo aragnimo kama muuqato. Ee soo kor Isha Allah

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 18 минут назад

      Laakiin Kulmiye iyo Muuse bil ayaa uhadhay😂😂😂😂😂

    • @surad685
      @surad685 13 минут назад

      waad gubatay maistiri!!!!! ahahahah

  • @khadraabdi2077
    @khadraabdi2077 Час назад +7

    Wadani reer warqad akhariye Masha waa iskugu yimad garadlawayal qabil madax maraay

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Час назад +5

    Hadii Ina Abiib iyo WADANI, qabyaalad isticmaaleyaan,Maxa beelaha Muse ka dhashey in ay WADANI diidaan oo ay Musa codqooda siyaan?
    No more WADANI, no more xisbiga argagixisad iyo buur fuulka.

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 2 минуты назад

      @@halimamumin3643 Adaa hada wada qabyaalade waxaa tidhiba lagu yidhi 🤣🤣🤣

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Час назад +8

    Xishood af fiican ku hadal

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 часа назад +14

    SNM waa ta keentey in aad tahay xildhibaan. Muuse Rabiile Good yaad ku lahayd dowladii Af-weyne.

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Час назад +1

      Yeah guul kulmiye ❤❤

    • @ajm13131
      @ajm13131 Час назад +5

      Isaaq uun bey SNM wax u keentay reer boorame waaba laysay oo rag badan ayey ka qabtaa

    • @NuraQallib
      @NuraQallib Час назад

      Naa snm anaga oo garxajisa ayaa kulahan ragii ugubadnaa ee kudhintay dagaalkay lagashay siyaad bare laakiin iminka waa wakhti dhamaaday ee wuxuunbaa kuqadhaabta fulayaashii gadaal marijiray ee muuse iyo kaahin kamidyihiin

    • @SomMaskSomMask
      @SomMaskSomMask Час назад

      Adeer waxba may keenin ee naftaada runta u sheeg. SNM waa Somali national movement oo ah dhaqdhaqaaqa wadaniga Soomaliyeed. Cid walba ayaa ku jirtay Hawiye ayaa guddoomiye ka soo ahaa, majeerteen baa ka soo mid ahaa. Dhulbahante ayaa ka soo mid ahaa, samaroon baa ka soo mid ahaa, garab kale oo koonfur bay ka samaysnayd dir u badnayd. Maalintaa Somaliland wax la yidhaa lama hadal hayn soomaali mooyee. Muuse waxa duuban hadal uu ku sheegayo in soomaali uun loo dagaalayo. Rajiimkana laga hor yimid laakiin aan shacabka waxba I dhaxayn. Haddaba Somaliland rag qorshihii SNM afduubay oo dadka ku kala soocay oo ay siyaasad kala qaybin ah dadka kaga dhex ololaystaan 5-7 hal mar waxbana aanay u qabanin ayay uga dan leeyihiine xitaa SNMta lafteeda oo gidaarada iyaga oo wada naafo ah fadhiya ayaanay waxba u qaban. Waa kaliya adeegsi umadda lagu kala qaybinayo iyo kaadh la xoqdo. Anyway imika isbaddal baa socda. Dalkana caddaalad iyo wax qabad baa u bilaaban doona, haddii uu budduubadaa bilaabana walaahi waa la xisasbinayaa nin waliba oo xukun soo maray isaga oo isaga muuse ah laga bilaabayo, majorityguna wuxuu hafin doonaan minorityga waana la is wada xisaabin oo aan qofna la dhaafayn. Ama si nabad ah ayuu ku wereegin oo wixii kalena waa laga wada xaali. Dalkuna sinaan iyaga oo nin waliba deegaankiisa dawladnimada ku helaya lana kala sheeganayn umaddana kun magac loo kala bixinayn ee hal magac lagu midaysan yahay dadkii dagaalka lala galay baa si sulux iyo siyaasasad ah loo wada hadli, maxaabiistaa la is dhaafsan. Waana la iska heshin waayo geopolitical iyo strategy ahaan baan looba kala maarmayn, aduunkuna kan aad maanta arkayso ma ahaanayoo cid awood ay awoodaha dunida dadkeeda kaga difaacdo leh uun baa ku noolaanaysa. Adeer kuwa isaaq ee xukunkii kacaanka xilalka waliba u sareeya ka hayay ee qaarkood ilaa maalintuu dalka ka soo baxaayay la joogay qaarkoodna xadka Kenya kaga soo hadheen, baa Somaliland horena xil uga soo qabtay imikadana ka haya, malaha kuwaasna laguuma sheegin!! Adeer caqligaaga kobci oo kori oo kaalingali. Wax badan baro, waan arkaa oo been baa lagaa dhargiyaye is refresh garee. Dal iyo dad mid ah baa loo baahan yahay ee been iyo booto iyo boob looma baahna. Nolosha cusub soo dhawee adeer isbaddalka iyo horumarkana soo dhawee. Gaadhiga ninkii wadi jiree, garan ha loo daayo. Muuse talo ma hayee yuu qax iyo hawlo kale oo badan idin galin. Aniga oo isaaq ah baa sidaa ku leh ee indho adayga jooji. Shalay baa lagu lahaa ka jooga waydun ku jabiye Laascaanood waana tii ay dhacday ee ceebtii ilaa maanta taagan tahay. Adeer inta hadhay baa laga badbaadinayaa waliba waliba hadduu is waalo tunkaa la soo qabanayaa isaga oo aad u itaal yar. Runtu beenta waa u cadow.

  • @Mohamed-m2b8y
    @Mohamed-m2b8y Час назад +5

    MAXAMED ABIIBOW ARAGTIDAADU ADAY KUU GAARTAHAYE WALI SIYAASADA MAAD FAHMIN MASOO DHAWID

  • @superfun1819
    @superfun1819 41 минуту назад +1

    Lenged of the lenged Mahamed abibi ❤

  • @abdinasirabdi1129
    @abdinasirabdi1129 Час назад +4

    Kusoco xildhibaan, Allah ku sharfo waxaad hanatey quluubaha umada .

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Час назад +8

    codkeena oo dhanba waa inaynu ku ridnaa muuse insha allaah

  • @ajm13131
    @ajm13131 Час назад +2

    Isaaq ninkaan oo kale ayaa wax la qaybsan kara libaax well done

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Час назад +3

    Hada xildhibaan baad tahaye hadal cafimaad qaba ku hadal.

  • @aminashube4885
    @aminashube4885 Час назад +2

    Masha Allah geesi geesi tol waayey

  • @mudiali719
    @mudiali719 Час назад +5

    Sxb samaroon ayaa tahy SNM ma tahid Maxaa ka rabtaa isaaq?

  • @suadaxmad
    @suadaxmad 33 минуты назад +2

    Maanshalaah walee ninkani waa libaax . Waar wuxu nin rageedsanaa

  • @khadarmohamed5414
    @khadarmohamed5414 Час назад +2

    Waxas oo dhan muus nagu soo shaac bixiyay,ha iska qayilee muusaw hawshaa wado ha U joojin isaga iska aamusiye

  • @HindaGeedi-s5q
    @HindaGeedi-s5q Час назад +2

    Diyaar inadeer

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 50 минут назад +1

    SNM WAA ARGAGAXISO dooni mayno ,isaq ma nihin lkn somaliland la wada leeyahay ayaan doonaynaa

  • @MahamedHassan-rh9qf
    @MahamedHassan-rh9qf Час назад +1

    Guul abiib

  • @xasansiciid8096
    @xasansiciid8096 15 минут назад +1

    ololaha doorashada miyaa la gaadhay
    awdal adiga waxba kama matashid
    warqada laguu soo qoray si fiican noogu akhri
    in lagaa dhex hadlayo waan la soconaaye

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 2 часа назад +8

    Waa runta snm way dhamaatay

  • @FihimaaHussen
    @FihimaaHussen 6 минут назад +1

    Ooyaaye waa ooyaaye uun walee isba badalo 😢😢

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 Час назад +1

    Waa lagu soo dirYe yaakuu soo qoray
    Waxaadtahay xiloo dhiib

  • @qareenabdilahiirkabe6315
    @qareenabdilahiirkabe6315 2 часа назад +5

    Sxbkay xil.maxamed abiib
    Gobonimo hore usoco ayaan ku leeyahay

  • @Burco.
    @Burco. 19 минут назад

    Kacdoon shacab oo cad weeye waana barnaamijka Muuse in la xidho na barnaamij bay ahayd

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney Час назад +1

    Waxa lagugusameyay waxa kadaran waxa sosocda

  • @Haantailaacomporosork
    @Haantailaacomporosork Час назад

    Adi good xildhibaana ayaa lagu xidhay inta kalena maxaad umalayn

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 48 минут назад

    Don't worry kulmiye wakhtigiisi wu dhmaday

  • @cabdisalamxasan4266
    @cabdisalamxasan4266 18 минут назад +1

    MAXAMAD ABIIB XAQ AYUU KU TAAGAN YAHAY DIID AMA YEEL DULMI CIDNA MA DOONAYSO IYO ANAA KALI TALINAYA

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Час назад

    Waxan dhagaysanayay sacad kahor
    Warbixinti Ababa cubayda afhayeenka military Al-Qasam hadalkiisu siduu xadiis u ahaa buu ina Abiibna hadalkiisu xadiis uyahay
    Aug 25 baan aragnay
    Oct 7 baan aragnay
    -- -- baan inshallah arki doonaa soon Ilhay idankii.

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 Час назад +2

    Qofkan horta namiim muna ka korin o akhiradisa dhawranayn wa xayawan kani

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 2 часа назад

    Allah xaga ha garad siiyo nin kaa iyo kuwa asagookale he waayo, ayagoodhan waxay rabaan oo ay brainwashed dadka ugu rudayan waa DANTOODA IYO HALAH UU ISLEYAHAY WAX AKULA QASO O KURSIGA KUU DHOORO Allah cabsidiisa kuma jirto Allah xaga ha idin tuso

  • @qareenabdilahiirkabe6315
    @qareenabdilahiirkabe6315 Час назад +1

    SNM waa jabhad soomaaliya dalkii la odhanjiray la dagaalantay
    Waxaana loo soo gaabiyaa magaceeda ah ururka dhaqdhaqaaqa umada soomaaliyeed markaa ninka s/land SNM kusheegayaa ma waxaa nahay maamul goboleed soomaaliyeed?

  • @DahitMaxamed
    @DahitMaxamed Час назад +1

    Waxaad doonaysaa wax ku wasa

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Час назад

    umada soomaali uu doinayaa .war xishoo

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Час назад +6

    Waxan maqlijiray wixii baxaya indhaa cas .warbal ninkan hala baadho cafimaad kiisa hortay
    😂😂😂

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l Час назад +2

    Waar fariidsanidaa

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Час назад +1

    Badhaaciye bartaadiibaad doonasaa

  • @AbdikaniDahir-x9v
    @AbdikaniDahir-x9v Час назад +5

    Ooyaaye wuu soo baxayaa m.muuse biixi maxaad samaynkartaa😂😂😂😂😂😂

    • @HodanMaxamed-y6q
      @HodanMaxamed-y6q 42 минуты назад

      Waxbaa kma yeeli karoo muuse juudaan😅

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Час назад

    Xil maxamed,waxa uu aheegay gardaradii iyo sharcidardii laguxidhay wuuse gardhigtay waana waxjira waxaasi uusheegay oo shani
    Awdalna wuxutusay inay arintaas codka ayna dhisin ee ridaan waddani caramaan cofkasiiyaan.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Час назад

    MAXAMED ABIIB GUULEYSO LAAKIIN MIDNIMAA LA IDINKAGA BAAHAN YAHAY

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 Час назад

    2009 reer Borama ayaa ugu sarreeyey dalka. Maalin laska dad nooc kaste leh ayaa xaq darro lagu xidhaa ama lagu dilaa; ha ka dhigin in ay Borama ku kooban tahay.

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 Час назад

    Muse iskadaayoo adigu maxaad rabtaa muse wadanka malahee

  • @fardawsamaxamed
    @fardawsamaxamed 2 часа назад

    Waxaan maqli jiray doqonbaa tidhi bariba wn lumiye maxaa laygaga faani

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 17 минут назад

    SNM gesiyiintii dalkan xoreeyey ee Somaliland la’aanteen jirteen weeye dib isugu noqo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Час назад +1

    Coqdad baad u dhiman doontaa in Abiiboow .
    Waad Kala hadleeysaa, laakin isma qarin kartid Waxaad tahay.

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 46 минут назад +1

      Waa runtaa ilayn cuqdad land baa ilaahay wax ugu darayee

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 29 минут назад

      Waa sax tahay isaq land waye

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Час назад

    Mr Abiib XAQIIQA baadla HADASHAY afku kuma go o
    Geesi magaagaxo
    Kuwa caayayoow wuu idinka aragti dheer yahay wallyh.

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 34 минуты назад

    Ta SNM waynu ka heshiinay Xildhibaan. Idina waxbaad gaysateen anana waxbaanu gaysanay aabayaasheen ayaase 1991 ilaa 1993 gii gacmaha iska saaray ee ha soo faqin

  • @mahadmohamed8097
    @mahadmohamed8097 4 минуты назад

    geesi guleso abib

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Час назад +1

    Dalka weynu wada Leenahay
    Dhamaanten wixii hore iska ilaawa
    Faqash iyo asalamna waxay ahaayen
    Laba xisbi oo dagal dhex maray ayuunbey
    Ahaayene

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Час назад

    Awdal Siyaasiyiin iyo Cabqariyiin Kaa maskax iyo Caqliba badan baa ku matala siyaasada iyo hogaanka dalka oo ay soo doorteen ilaa heer madax weyne ,
    Waxaad tahay ninka ugu Da,da , Tacliin ,siyaasad yar ee Xildhibaan Ka noqday Dalkiisa
    Ha iska Dhigin nin kaligii Awdal ay taladeeda ka go,do,
    Dawlad Baana ku Xidhay ee madaxweyne iyo ku xigeen toona kuma xidhin
    Maxkamed baana ku sii daysay oo Xoriyadaadii kuu celisay ,
    Madaxda sharafta le ee reer awdalna Ha Aflagaadayn oo nacasyo ha ku sheegin
    Cali Khalif ilaahay ha u naxariistee 14 ka garaad hal qudha oo uu hargaysa ugu yimi baa la socday ,Dagaalka Ka dhacay Laascaanood kuwo Cali khalif ,iyo somaliland,laascaanood ay isugu mid tahay baa waday oo ku soo duulay Waana ka durugsanaa Dagaanka iyo Dadkaa.
    Doorashada waxaa tartamaya sadex Xisbiy,iyo todoba urur qof walba waa u xor kuu codka siinayo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 часа назад +6

    Wlhi hadi adiga mxamud xaashi iyo cirro codka la idin siiyo hablaha reer borama doqmo iyo qaar aan la guursan ayay noqon doonan

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Час назад +1

    Maxamed abiibow muuse biixi kama helo ku yar oo kusoo shaac baxa oo shaadhkiisa ka wasakheeya ee soo laaqo hadaad doontona xoog u qayli hadalkaagu ma isagaaba meelba gaadhaya hadalka feedhaha soo dhaafi oo neeftu hakaa soo baxdo si wanaagsan?

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 48 минут назад

      Maanta hadalkii baa isaga dhex yaacoo warqad buu ku soo qortay 😂😂😂

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Час назад

    Geesi boorame ukacay oo jeegantu wado dad aan taariikh lahayn ayaa isyidhi taariikh sameysta ceebaney soo jiideen

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 часа назад +4

    nac nac da meesha kala tag.

  • @surad685
    @surad685 10 минут назад

    Yaa Idoora oo gumaca rasaasta xilibaanka ka gubtay ?!!!!!

  • @mahamouddjama7087
    @mahamouddjama7087 Час назад +2

    Nacas nacas

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 Час назад +1

    gabdhahoodu ku olalaynayaa😁😁😁😁

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney Час назад

    Kkk hablaha ku maxirino gurikoda mad khalhachay

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 Час назад

    Waad fiicantahay Awrkan liitana kii u footeeya ayaa kaliita. Dadkeenu tiradan ay iyagu qoreen oo khaldan ma aha oo dadkii quluulay ee xoolaha dhaadhiciyay markii sajilaadu socotay lama sajilin oo waxa lagu yidhi markaad noqotaan ayaa xagii saree eed

    • @jirdealiali3965
      @jirdealiali3965 Час назад

      Daganaydeen layniga sajili. Dadka oo inta qoran leeg meelna Kuma qorna ee xal u hela.

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Час назад

    🤠🧔

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 часа назад +1

    kkkk

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d Час назад

    Annagoo ssc ah baa snm futada xabbad kala dhacnay.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 часа назад +1

    Walaahi waa runtiii isaaqu waligoood kama bixin raali gelin ugaaaska

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Час назад

      Ugaasjy qaranja ja soo hor jeestey

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Час назад

      SAMAROON ILMA YAR UMA TALIYO OO HUWAN AH SNM WADANKA IYADAA XORAYSEY WADANKA NIN KALIGII TALIYE AH BAAY KA RIDEEN

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Час назад

      ZSEETMR ISAAQ MIYUU XUSAA SAMROON INTEY KA DISHEY ADOO AFWEYNE LA SOCDAA ISAAQ INTAAD KA DISHEY LAMA XUSO ISAAQ SNM DADJIII KAGA DHINTEY AFWEY E SARAAN HADII AAD XUSTAAN DADKII IDINGZ SHINTEY DAFAACII SIYAAD A AHINA INTAD DISHEEN BAANO XUSI

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Час назад

      HADA MA KHATUMO AF HAYEEN U TAHEY ZEAAR SOMALI MAXAA NAGA GALEY 10 JEER BAAD TADHI SOMALIYA

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Час назад

      MA KMADA HADII ISAAQ HAYSTO SAW KUMA SOO DAYN SAY THAN YOU MAXKAMASA SARRE ABAAL LAAWE TAHEY DOQAN AH MAXKAMADII.KU SOO DAYSEY WALI QABIIL KU SHEEGAYSAA

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Час назад

    Dadka reer awdal sharaf ayey leeyihiin. Xumaanta wadanka iyo dadka walaalaha ah ka daa.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Час назад

    Gantaal kala ku dhacay Heego😂

  • @caydiid498
    @caydiid498 Час назад

    Gadabuursi isma badeli karo Muse fiditaankii sana iskuma badelayo. Horay baa loo kariwaayay

  • @AbdirahmanMohamed-h3b
    @AbdirahmanMohamed-h3b Час назад

    Kkkkk miskiin ka waa ciyaala mirqaaan

  • @munirkh
    @munirkh Час назад

    😂😂😂😂 Muuse oo 80 jira ku soo shaac bax adigoo 38 jira waa yaab .

  • @MohamedJama-l1k
    @MohamedJama-l1k Час назад

    Liinta ayaa ku yareyd

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 часа назад

    OOYAAYE OO SAMAROO MA ADIGAA U TALIYAA SNM WAAD KU SOO CALISEY

  • @Oskamin
    @Oskamin 26 минут назад

    Wallee waa halyey guulayso reer booramow garaadkii galla dagaalka idin oranlahaa wakaase garabkiisa istaaga

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Час назад

    Snm kama gudbaaan ssdf io usc gaarnaa laga gudbey intaa ma dhaafaan tariiq kale ma laha isaaq waa snm tariqdodu

  • @mudiali719
    @mudiali719 Час назад

    Afka reer awdal state ku hadal Sxb reerkada haku tageranee

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 53 минуты назад

      Awdal state ma adaa leh waa dhul ciise,Afka Boon iyo Boorama ku hadal dheh jabhadaadana soo wado

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 22 минуты назад

    Naccam annakuna kuma tala jirro inaad cod siino ILAAHAYNA kam rajaynayno inuu nagu soo noqdo

  • @KhadarAidid
    @KhadarAidid Час назад

    nin adag ina abiib noolow awoowo garabkaga

  • @LovelyBird-zm4zq
    @LovelyBird-zm4zq 32 минуты назад

    Siyaasadaneenu ma qabiil baa . 😢

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 20 минут назад

      Qabiil ka bixi mayso ilaa tirakoob la sameeyo gobolada Somaliland oo dhan sami qaybsi dimuqradiyeysan…kursi qabileysan halkaa lagu xidho 😡😡😡😡

  • @omarabdillah1975
    @omarabdillah1975 44 минуты назад

    Mp Abib is hereo and political warrior.
    I like him and listen whom it ccncern.
    You get all details and clarity to prove the segregation. 😂😂😂😂

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 2 часа назад +2

    Miisaank kii baba kaaso yar dhacay xildhiban, Jailku danbuuba kuu ahaa.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 44 минуты назад

    kkkk muuse aboor

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Час назад

    Ooyaaye ina abiib basaaas waa lagula socdaa waligaaba ooy khaayin wadan waxay ahayn ilaa 3 years inaad jeel liinta kucabto

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 27 минут назад

    Waar Hilaac soo saara hadaad ficil leedihiin…bari ha cabanina

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 Час назад +2

    Ninkani wuu garnaqsaday!!

  • @Mohamed-d5b8u
    @Mohamed-d5b8u Час назад

    Somaliyeed wa maxay faqash faqash dhashay Aya ty

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Час назад

    xildhibaan isdaji dhibaato majirto mucaarid iyo muxaafid uubaa la yahay .cidi kuma dili karto mucaaradbaa tahay

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 часа назад +3

    Waar bal tan isqaadatay eeg

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Час назад

    Isaaq moyiu xusaaa samaroo ontey ka dishey madaama afweyne la soctey taas is naceyb baay keeneysaa ooyaayiw lakiin snm 500 000 baa siayad ka diley ma in kuwaa samaroon loo qabsado rabtaa

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc Час назад

    Waxan qirayaa hubal inad ninrageed tahay wana runtayo somali iska daaye aduunkaba dulqaad kii waxa lagadhigay nacasnimo wanasiibdaro

  • @superfun1819
    @superfun1819 39 минут назад

    Snm harti wastay pl Khaatumo kudulsamaysay😂

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Час назад

    💯💛

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 Час назад

    Ninkan maxaa su’aalo loo weydiin waayey markuu tororogta dhammeeyey: Rayaale ma SNM buu ahaa? Saylici iyo inta xilka ka haysa

  • @nathra7351
    @nathra7351 34 минуты назад

    Isaaq baa wax iin ka dhigee xoolihiii khaniisadaha ahaa miyaanay ahayn gudabuursi. Beenaa doorashaba madhacayso. Xadhig kale. Cadowga somaliland. Gudabuursi. Muuse biixi cabdi ma naag samaroona oo jeclaatay buu diidey cilaad kaweyne
    Awalba yaa idin guursan jirey

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o Час назад

    Intaanad hadlin soo cadayo bal waxa afkaaga ka da,aaya eeg …….
    Intaa kuu dhaafi maayo

  • @nucmanabdiraxman7893
    @nucmanabdiraxman7893 Час назад

    Adeer midhihii snm ayey qanjuhu kugu faaxeen

  • @barakatnur3455
    @barakatnur3455 2 часа назад

    You are just spoiler. Awdal knows better than you know

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 58 минут назад

    War isaaq waad kagardarantahe ama adoon unoqo ma iskaxore midakale reer boorame way kunacen oo kumo raban oo isaaqana kuma rabo hays xiijin

  • @jawahirosman-uv7nk
    @jawahirosman-uv7nk Час назад

    Iskudira

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj 25 минут назад

    Waar waxan saqaqqjaanka ah waa in lagu celiyaa xabsigii. Waayo waa .waar kan was lagu soo tuuray dalka.nin kan yri wuxu bahdilay samsroon oo ah haldoorka somali land.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Час назад

    maxamed abiibow ama isaaq uhogaansan oo adoonimada ogolow ama banaanka kamar laakin inad isaaq waxoda kuqabsatid hadana ooydid wa khalad

  • @mahamouddjama7087
    @mahamouddjama7087 Час назад +1

    You are a asshold