Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 281

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 месяца назад +72

    Kuwaan oo kale ayaa ciidanka ku jiro
    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen ❤❤❤❤

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 2 месяца назад +32

    Askariga waa in rasaasta laga xisaabiya. Iskadaaye qori iyo boosh.

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 месяца назад +38

    Cali ibrahim guuleyso cimri dheeri , cibaado suuban iyo caafimad aan dhamman allaha ku siiyo geesi baad tahaye

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 2 месяца назад +24

    Qoryaha markii la qaadaya waa in uu halqof lagu qoro oo kaarkiisa dhigto marku soo celiyo kaarkiisa la siiyo saas ku ogeen xiliyadii hore!

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 месяца назад +1

      Laba Kara in lo sameeyo Midka askarininadisa cadaynaysa iyo mid qorigisa numberkisa Marka Midka qoriga numberkisa laga dhiga inta qori UU qaadayna Wa lagu qora

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 2 месяца назад +56

    Ciidanka waxa dilay waa balwad iyo jaaad iyo daryeel xumo iyo in aan lala xisaabtamin.

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 14 дней назад +2

    Xasan sh Maxamud hantida u dhacay ya maxkamadeynaya, mise tani wa maxkamada Askarta iyo shacabka

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 2 месяца назад +23

    Dowladnimada sidaan ayee ku fiican tahay lkn kuwa waxaa jira oo qarsoon ayagana dibada allaha so dhigo

  • @MaxameddeeqCumarcabdi
    @MaxameddeeqCumarcabdi 2 месяца назад +14

    Dowladda haddi ay rabto in ay dalka badbaadiso waa in dalka ka joojisa app 1xbt siday u leeyihin wax badan hela ayey hantidoda iyo middi qarankaba ay ku dhumiyen

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 2 месяца назад

      Wlhi blh tlhi wa xaqiiq balwada jadka iyo qamriga iyo xashiishka 1xbet aya ka daran dad badan aya u dhintay ayagoo la dhacayo oo lo dhacayo kaliya in waxa laga qatay la iibsado kadibna lacagta laga helaa 1xbet la sarto oo kaliya

  • @Kikiafcad-r6g
    @Kikiafcad-r6g 2 месяца назад +2

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created the prophet muhamed (scw )❤❤Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created the prophet muhamed (scw )❤❤

  • @mine_huseinpepe3387
    @mine_huseinpepe3387 2 месяца назад +3

    Cali İbrahim legend 🇸🇴❤️

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 месяца назад +7

    Nin hub dowlad cunay waa dil toogasho wuxuu cunay yaa la qabsan dhamaantood hala dilo hadey dowlad jirto insha allaah

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Месяц назад +2

    Mashaallaah ciidanka qayana qaraney sameyen kuwaan ha laga ruqseyo ciidanka yaa dib logu so celin ciidanka

  • @محمود-ذ2ي-ث9س
    @محمود-ذ2ي-ث9س 2 месяца назад +18

    Ar ciidankan caqli yara
    War aniga ciidan ahan jiraye an idin waramo dadka hadeer ku hawlan iyo kuwa ku fikiraya hanti dawladeed iney xadaan ogada dawlad wax kama dhuman lama khiyami karo lama xadi karo adigu ha is lugoyn gor ay ku qabato wey ku qaban mana ku siidaynayso intad donti dhun dhumo walagu la socda ka wantoba inad hanti dowladeed lunsataan hada ka hora waxa nagu dhacday anago askar ah o turkey jogna isparta o ladab ridayo ba askari qarsaday xabad baalooto 10 sacadood ban baraf iyo roob tagnayn ila laga soosaray 😂😂😂😂

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 2 месяца назад +5

    Waa tuugadi jidka dadka utaagnaa oo ciidan laga dhigay.
    See uhadlayaan baaba kadaran, meel ay dadkaan kataliyaan I am sorry 😢😢😢

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 2 месяца назад +9

    Keep striving Mr. Shuute

  • @ShafalHafal
    @ShafalHafal Месяц назад +2

    Automatically they’re fired

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +1

    Guul.Dowlada dhexe e somaliya guul insha Allah

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded 2 месяца назад +7

    Shaqo wanagsan qaranka u heysin heyada gorsoorka aad ban u bogadina

  • @AhmedFarhaanNoor
    @AhmedFarhaanNoor 2 месяца назад +4

    Bal qiyaasa hadii ee saan tehe isla xisaabtankii aduunyada korkeeda ahaa oo dambiyadii aa gashay maxkamada horteeda lagugu cadeeyo waxaa daremesaa ceeb waji gabax sumcad xumo oo umada somaliyeed dhexdeeda aa kuyeelatay bal qiyaas maalinta qof walbo uu hor istaagi doono Allah SW hortiisa malintaas oo u dhigmata 1kii maalin 50kun oo sano malintaas oo qareen kuu doodo uusan jirin ama racfaan aad qaadaneeso jirin oo waliwa jirkaaga kugu marqaati kacaayo wlhi waa cibro qaadasho weyn ilaahow hanaga dhigin(umada muslimiinta) kuwii wajigaaga hortooda maalintaas ku hor ceewoowo aamiin ya Allah🤲🤲

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 месяца назад +3

    Hanbalyo Ali qofka daacad ah wajigiisa ayay ka muuqataa

  • @najuu439
    @najuu439 2 месяца назад +2

    Omg ninkaan waa legend wllhi waxaan dhihi lahaa ninkaan wax badan buu ogyahee wax badan noga soo duuba

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 2 месяца назад +2

    Guuleyso cali qasnad hayaha hubka qaranka 🎉🎉🎉

  • @AiSenussi
    @AiSenussi 2 месяца назад +7

    Wadanka nabada diista hala ilaliyo 🎉

  • @ShaaficiHilowle
    @ShaaficiHilowle 2 месяца назад +3

    I aamin ama iska dhaaf waxa intaas qasbaayo dhan waa balwada jaadka iyo sigaarka haba ugu horeeyaane

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 месяца назад +9

    Qawaarijta ayeey ka gateen

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 месяца назад +3

    1xbit ayaa sababay waa in ciidanka laga mumnoocaa ciidanka qofka ciyaara imaanka ka maqan caadi maaha

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 2 месяца назад +6

    War dowlo warqad ayuu ku yaalaa ( raggeedii )

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 месяца назад +1

    Allah kariim Allah kariim. Waa Askar.Qaar sawiro yahiin

  • @Abdirahman18880
    @Abdirahman18880 2 месяца назад +3

    Cali wuxuu kamid ah cidanka jubaland cadalad daro iyo dulmi ayuu oga tagay 2021 ayuu xamar kaga biiray ciidanka gor gor.
    Gulayso cali

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 месяца назад +3

    Subxaaaana Allah😢😢😢

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 2 месяца назад +2

    SHABAAB MAA ISKA CELISAAN MISE NIN ASKARI KULA AH OO KU DILAAYO DOWLAD MAAHAN WAXAN WAA. TUUGO SI XUN HALOO CIQAABO SIDE UGU TUSAALA QAATAAN KUWA KALE ✍🏽

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 2 месяца назад +7

    Qabiila ayaa ku gorgortamaayo Qof ey maxkamada xukuntay😢
    Askari Qayaanay Qaranka oo dilay askari kale ama Qof shacab ah sidee u ogolaataa maxkamada inlagu kala qaato Diyo sidii qof shacab ah oo dilay qof kaloo shacab ah.

  • @abdullahiabdirahmanahmed6101
    @abdullahiabdirahmanahmed6101 2 месяца назад +1

    Guuleyso Cali, meel kasta Daacad lagama waayo, dhiifoonaantiisaa caqabad ku naqatay.

  • @tusbaxleyare25
    @tusbaxleyare25 2 месяца назад +1

    Waxaaba La yaab ah Sababta Cir toogte ilaa hada ay u furan tahaye ama u shaqayso yaase Gato hubkaas intee ayuuna ka imadaa
    Maxa lagu eeda wiilashaan hadiiba aysan jiri lahayn cir toogta waxba lama xadi lahayb
    Ilahow wadan ka noo hagaaji 🤲🤲

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 месяца назад +2

    Waa baahan yahiin.Wax ku filan siiya Askarta.

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 2 месяца назад +2

    *Mushaarka waa in loo badiyaaa* sharci waa sharci. CEEB INTAAN UGU FILAN RAGAAN.

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 2 месяца назад +1

    maaya yaxye wixi la wey diyo oow ka jaawaba yaxye edmalaaha❤🎉

  • @CumarMaxamed-m9b
    @CumarMaxamed-m9b 2 месяца назад +1

    Xukun adag hdu jiri lahaa ceebtaan ma dhacdeen jaale mxmed siyaad bre jnda alaha ugu bishaareeyo

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 2 месяца назад +2

    Love🇸🇴🇸🇴✅️🧕🏻🏠👌👌❤️👍🏽👍🏽

  • @maxameddaljir
    @maxameddaljir 2 месяца назад +10

    Markii darajada iyadon laga fiirsan lagu siiyo ama adan mudnayn oo nin rageedkii mudnaa la dĥinac mariyo

  • @CabdulahiIbrahim-nb3fd
    @CabdulahiIbrahim-nb3fd 2 месяца назад +2

    Systemka Dowladena is ticmasho sidee database ka Toos waxlogatiri karaa 🤔 💭 🤔 💭 Xog walba oo delete do inaysan DB ka kabixin aya larawa 🤔?

  • @Barri-i2g
    @Barri-i2g 2 месяца назад +1

    Baraha bulshada maxaad usodhigaysan arimihina

  • @IbraahinCabdi-z5d
    @IbraahinCabdi-z5d 17 дней назад

    Shrma boy

  • @ayatulahiabu
    @ayatulahiabu 2 месяца назад +1

    Saan❤waa naqana cajaaib

  • @zainabismail4005
    @zainabismail4005 2 месяца назад +1

    Madaxweynahii dhamaa baa dhulkii dawladu lahayd xaraashayee xagee bay joogaan caruur burbur iyo bililiqo ku dhalatay

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 месяца назад +2

    xiligi.dowladi.milatariga.sidan o kale aya hubka lo xadayay Ila dowlasi ka dunto

  • @Man19699
    @Man19699 2 месяца назад +2

    Waa sax in tuug kasta la qabto inkastoo waxa ku kalifay aan fahmi karo,taasoo ah inay yihiin askar gaajo dishey oo la dayacay.Waxaanse uga socdaa in horey loo yidhi : Maskiin baa leh misko la fuulo,cadaalad haday jirto tuuga ugu weyn dalka iyo qashinka ka shaqaysta ee yeyda ah maxkamad iyo la xisaabtan ha ku sameeyaan,Kuwaaso ah Xassan dhiiqo & horror-ka la shaqaysta.

  • @AbdikarimKhalif-xt8cn
    @AbdikarimKhalif-xt8cn 2 месяца назад +5

    Tiirka

  • @QurbaniMaxamed-ni7pt
    @QurbaniMaxamed-ni7pt 2 месяца назад +3

    😂😂😂 horta dadkan waxa xaday maxkamada ma sodo kalay modayan waxay Wana la idhibaya Manan ogayan ma hubka inta leegban la ogayanaya. Sababta logu dhibay iyo sababta waxaso guri lo marinayo dhamantood way iswada ogyihin ee sharciga hala mariyo

  • @gaashaanshow
    @gaashaanshow 2 месяца назад

    Qof balwad leh Ciidan ma noqn karaa 🎉

  • @twincitiescarrierinc1922
    @twincitiescarrierinc1922 2 месяца назад

    general Ali good job

  • @baanaalibaana4498
    @baanaalibaana4498 2 месяца назад +2

    Cumar sidee ayuu xidig ku qaatay 2007 waa yaabe

  • @AbdulkadirSheikhabdi
    @AbdulkadirSheikhabdi 2 месяца назад +4

    Wlle wlhi dad soo dhawni manihin dad nbda jcel manihin aduunka wn ka tambenaa 😢wlhi mrkn adunka kle aan aragno wlhi wn ka xumadaa sorry Somaliye ula jeedkyga mhn in niiqusiyo ee blse wxn araktaan aa qimeyey😢😢 sorry 😞

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 2 месяца назад

      Dad nabada jecel hada nahay xiligaan ma gaareen

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 2 месяца назад

    M.a Gudomiyaha maxkamada c.g.shute wallahi wa cadalad markan Arkay amarka uu ku Bixiyey in fura hayaha la dalacsiyo wan ku farxay mudane gudomiye Gulayso waliga cadaladu Ha sarayso

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 15 дней назад

    LIKED

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 2 месяца назад +2

    War somaliyey qareen sidiisababa halaga reebo sharcidgs subxaana laah

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 2 месяца назад +1

    Ceebta maxkamada ayaa ah ma fuliso xukumka ay Rido😢
    Dowladnimadu waa in lafuliyo sharciga ee in xabsiyada lagu quudiyo dambiila yaasha maaha.

  • @BollyAnimation
    @BollyAnimation 2 месяца назад +1

    Mushar siiya

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow 2 месяца назад +2

    Cidanka wagii hore balwad aye ku eka yen balse hada waxa kuso kor dhay qamarka 1xbet ilaa dalka lago jojiyo aladas Cidanka mato sayan waa igatalo

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 2 месяца назад +1

    Xasan shiekh ba dhulkii ayuu katay maxaa laga rabaa ciidankaan 5 qori lee cuneen

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 месяца назад +2

    $400 G3 raqiis ayuu kugadey

  • @AbuuXaafid-d1t
    @AbuuXaafid-d1t 2 месяца назад +3

    SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI CALEEYHI SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU SALALAAHU WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM CALEEYHI WASALAM SALALAAHU SALALAAHU WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM CALEEYHI CALEEYHI SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU SALALAAHU WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI CALEEYHI SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM CALEEYHI WASALAM SALALAAHU SALALAAHU WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU SALALAAHU WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI CALEEYHI SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU SALALAAHU WASALAM WASALAM CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM

  • @hazzanabdirahman6390
    @hazzanabdirahman6390 2 месяца назад

    Mxaan Alshabaab lala dagaalami noocaasaa HanTidii Qaranka lagu Aamineee

  • @MrGalayr
    @MrGalayr 2 месяца назад +1

    Asc dhamaantiin Soomaaliyey meelkasta oo aad Joogtaanba, Salaan ka dib haddii la doonayo in Somaliya Musuq iyo Tuugo lala dagaalamo, waa in Barlamaanka, wasiirada, iyo dhamaan Shaqaalaha dowlada Cidii wax Xada ama wax isdabamarisa,Ama Musuqmaasudaba, 1 ) Laga soo Celiyaa dhamaan Mushaaraadkii uu Qaadanayay mudadii uu Barlamaanka galay ama wasiirka noqday ama shaqaalaha dowlada loo qorayba, waxii hanti uu samaystayna mudadaas lala wateego, hadii uu hantidiisa qariyana lagu xumo Xabsi, aan Cafis lahayn iyo Ganaax ah in uu waligii Xabsiga ku jiraayo ilaa uu hantidii uu Mushaarka u qaatay uu ka bixiyo!, ileen waa Qaa’inu wadanee. Hadii kale Dadkaanu Tuugada dayn maayaan. Wabilaahi Towfiikh.

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 месяца назад +2

    5:05 XAN XATAA MAKU MAQLIN WAX LA XADAAAYO 😂😂😂😂😂😂😂
    INU DADKA KA AQLI BADAN YAHAY MA MOODAAA😂😂😂😂

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 2 месяца назад +1

    Dilka shacabka ah oo kama ah maxkamadana ay xaqiijisay iney kam,a yihiin. Wixii aanan ka ahayn oo Diyo inlagu kala qaato ay Maxkamada ogolaato. Micnaheeda waa Dilka hasiisocdo.

  • @MuuseToldo
    @MuuseToldo 2 месяца назад

    Cilmigii laso baray waa khasaaray
    Dalkiii lagu aaaminay waa khasaaray
    ilaahow na astur.

  • @MahadAhmed-x1k
    @MahadAhmed-x1k 2 месяца назад +1

    Dalaalkii iyo kii cirtoogtaha lahaa hala soo xiro iyagana maadaama ay hanti qaran dhaceen

  • @Maxamedirshad
    @Maxamedirshad 2 месяца назад

    Asc war ani waxan layaaba dadka difaacaya kuwan oo kale,lkn waxan u shegaya oo an kula talinaya dhamman horjogayadha cidamada,nimanyahow Tani wa aduun ee dacadnimo haloo dhinta.

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 15 дней назад

    LIVESS

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 2 месяца назад +5

    Ciidanka mushahaarkooda halàsiiyo

  • @YM-lf6cx
    @YM-lf6cx 2 месяца назад +1

    Nimankii dameeraha raacaaya ayaa lasoo arursheey masuul loodiibe

  • @husseinfarah1995
    @husseinfarah1995 2 месяца назад

    Kuwa noocan u eg miyaa Askar noqon kara mise Hanti Qaran lagu aamini kara Xasan sheeqow bulawayo madaxweyne u noqo xamar na waligeeda nabad noqon meso inta ay kuwan o kale Cidan laga dhiganayo "😊

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 2 месяца назад

    Wallaahi Ayaan daro laakiin waa dhamastir wanaagsan wey jiri jirtay

  • @liibaanxaajinuune720
    @liibaanxaajinuune720 2 месяца назад

    Alla kuwan aya kasugeynaa inee qaran difaacaan allow adaa noomaqan

  • @luulaabdi3796
    @luulaabdi3796 2 месяца назад

    Ciidanka hala siiyo Mushaar ku filan ,Qofka haduu haysto mushaar ku filan waxba ma xadayo!

  • @Aza_7
    @Aza_7 2 месяца назад +1

    Diltoogasho mudanyihiin si eey ku tusale qaataan kuwa kale

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 месяца назад

    Very justice askariga ibsaday hubka qaran ka somaliyed KU ilali la yiri ibsaday arest

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 месяца назад +1

    Waxan askar maha
    Askarti somaliyed ayey sharafta ka qadeeyn xabsi hala wada geeyo dirayska halaga wada dhigo
    Inu ciiyal suuq uu yahay iyo saqiid maha lagu qarta
    Qof xidig qateey 2007
    ila maanta oo 17 sano uu dhexeyso oo xidigtii sidi ugu joogo

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 месяца назад

    1xpet ayey ciyaaraan ciidanka Somalia 🇸🇴 waa in talaabo sharci ah laga qaado

  • @Dhakhsodharag1
    @Dhakhsodharag1 2 месяца назад +1

    Ciidanka lacag siiya gaajaad ku disheene.Hadi kale wax badan ka fisha

  • @aamsheikh
    @aamsheikh 2 месяца назад

    Madaxwaynaha xatooyada haduu iskadaayo iyo kuwa ka sar sareeya waxba mayxadeen

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 2 месяца назад

    Somalia

  • @madiino7uuutaxmud491
    @madiino7uuutaxmud491 2 месяца назад

    Tuugada allaha naga qabto shuute aadbaad ugu mahadsantahay dembigooda halagu qaado

  • @NoYes-p8u
    @NoYes-p8u 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Kuwa kawaaweyn ayaa hub gadanooyee ee dhallinyarada gaajootey maxaa laga rabaa

  • @dhegeyahmed2492
    @dhegeyahmed2492 2 месяца назад +1

    Kuwaan iya kuwa shacabka baabahda kadhigay oo taleefanada ka gurbinaayo yaa daran????

  • @MaxamedCali-e4x
    @MaxamedCali-e4x 2 месяца назад

    Ragaan waa in ciqaabta ugu adag la marsiiya qarankii iyo ciidankiiba waa khiyaameen hubkiina shacabka iyo ururada argagixisada ayay u gacan galiyeen

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 месяца назад

    Qolada checkpoints waajibkooda ayay dayaceen ilaa ay xaqiijiyaan xaga loo wado hubka siday usii dayn karaaan????

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    Cirtoogte maba wali hub lagu gadaa 2024 lagu jiro waxaan soo xasuustay xiligii USC wlhi

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 2 месяца назад

    Yaa khasarah

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 2 месяца назад

    Madaxda umada dhan laqde maa maxkamadesan markaad askari gaajo kudishen maxkamadenesaan

  • @sahalinho
    @sahalinho 2 месяца назад +1

    Haha xasan maxamud soo abahood ma aha mr xaabsade

  • @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
    @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks 2 месяца назад

    Waa Alshabaab tiirka hala wada saarto

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 месяца назад

    Maxaa askartaan kaliya looga dhigaayaa inay TUUGO yihiin, halka XASAN SHEEKH ugu wayn yahay tuuganimada iyo boobka hantida qaranka. Miskiin baa misko la fuulo leh miyaa sheekadu??????

  • @Asad-h1q
    @Asad-h1q 2 месяца назад

    Runtii qaladka dhicidiisa waa jirijirtay LKN waxaa Rajo wanagsan ah isla xisaabtanka guul

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 2 месяца назад +1

    1xbeet ayuu dhigtay kan

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 2 месяца назад

    Askari dacad allah haadya anagu na maltala duugada wasa

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 2 месяца назад +1

    Aduunka waxaan ugu necbahay Alshabaab
    Lakiin waxaan ka sii necbahay askarta noocan oo kale iyo askarta lagu sheego in ee shacabka dhacaan
    Waa Alle Mahadiis
    Hadii la qabto

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 2 месяца назад

    Markaad mooryaantii hogaamiye kooxeedyadii Xamar Ciidan Qaran ahaan u qoratid waa noocan😂

  • @ABDULLAHI608
    @ABDULLAHI608 2 месяца назад

    Meel madaxweynihii hantida qaranka xadaayo askari maxaad kafilan