Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ku wada-hadlay Asmara | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 дек 2024

Комментарии • 24

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 16 часов назад

    Rabiyow hogaan wanaagsan na siiii...somaliya qater ayey wajaheysaa ha loo duceeyo

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 16 часов назад

    Subaxanalah

  • @seed3966
    @seed3966 16 часов назад +1

    Asc 👉👉👉war hoow jid iyo jaho diid xasan maxamud dalka halafa qabto ubd khaainul wadaniyiinta iyo mooryaanka 🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃

  • @seed3966
    @seed3966 16 часов назад +1

    🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🐃. Runtii masiibo yaa heysata soomaliya ku habsatey koox afar jeeybla yaala oo dowlad waxba aan ka aqoon villa somaliya ufadhiya allaah haka qabto 🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃🫏🐃

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 17 часов назад +1

    👋 Weriye Max,d Colaad Hassan.

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 17 часов назад +3

    Xasan Shekh wa Nin wareeray Cidwalba Baryaya kolba dhan u Cararaya Ethiopia wafdi ba joogga masar midkala jooga isagii Waka wa u dhamaatay Dawladnimo Waku Daysay

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 16 часов назад +2

    xasan wuxuu wadaa waa labamadaxweyne ugu yeeri maayo waa laba jeeble lamana aamino karo.

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 16 часов назад

    Dhilaysi Siyaasadeed !

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 18 часов назад +7

    bisinka intuu diyarad ku safray wa 80 mar lacagtas masakinta roobka ku dul da aaya muu siiyo wa xaqodii yaab farmajo waxu safray 6 mar uun

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 16 часов назад +2

    wuxuu wadaa aniga i ccawiya cadawgiinana saxiib baan la ahay. ma suurto galbaa. maya

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 17 часов назад

    👋 Weriye Sandheere.

  • @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b
    @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b 16 часов назад

    Turkigu waa halista ugu weyn ee Somalia waxa dhabarka nahaya waa Turkiga

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 17 часов назад +3

    Xasan dhiiqo siyaasada ayaa ruxaysa wuuna ku dawakhay

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l 16 часов назад

    SOO JEEDINAYAA IN SOOMAALIDU IS HUBAYSO WAAYOO DAANDAANSIGA URAAGADA WUU BATTAY., WE CANT TAKE IT ANY MORE.
    WAA INAANNU HUB IYO DIYAARADO DAGAAL IIBSANNAA.

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 16 часов назад +1

    aniga hadaan ka hadlo aragtideyda xasan wuu qaldanyahay sababtoo ah ereteria iyo masar cadawgooda koowaad waa itoobiya markuu itoobiya xiriir la yeeshay umaleynmaayo inay ereteria iyo masar uu xiriirkii soomaalia sii wadi doonaan.

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 17 часов назад +1

    Dadkaan si ahaan ayeey unasiib xunyihiin hada tahriib xitaa waay ku dhintan hadee nabad noqdan o barwaaqo helaane aduunka isku ekeysiinaynaa inay dhahaan dalxiis waqtiyada fasaxyada aadayna inay dhahaan wixii dhimasho dhici jiray in aay noqdaan tiro si aad iyo aad iyo aad ugu yar mida dhacdo ileen hadaa aragnaa hordhaca dad somaliyeed o aduunk u safrayo intee waligeen ku aragnay balse hadoo dalka nabad noqdo dalkaa ka badan dowlada waa inay badisaa keemaha duurjoogta iyo goobaha dalxiiska hadee nasiibkeeda Tooso ee nabad hesho waaba ujeednaa digaalo dhimashadii kadhici jiray kuwa kadaran ayaa dilaacay. Digalada hada socdana waaba wax caadiga kabaxsan iyo dad isku xoog eheen o isdigalayo waa ilmo iyo qof ween o isdigalayo o kale digalada hada socdo walaahi. Dadbaa dan kaleh e digaal ma ahan.
    LAKIIN WAXA XAQIIQO AH DIGALADA WAXA KA DHIMASHO BADAN DADKA NABADA IYO HORUMARKA HEESTO O NOLASHII AAY HORUMARIYEEN LA IMADEEN DHIMASHO IYO QASAARO O FAAIDO KALIYA LEHEEN .

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 16 часов назад +1

    xasan meel loogu soo hagaago majirto dhawr waji buu leeyahay.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 16 часов назад +1

    Hassan Sheikh, lugihii baa qal qaloocmey, siduu kolba dhinac ugu ordeyee. War odeygan cid qabato miyaa la waaye?

    • @farduus_
      @farduus_ 16 часов назад

      😂😂😂😂😂

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 16 часов назад +1

    Dhinaca Somalia ee Berbera kulaha?
    Mareenkanka ayaa bililiqeeysigan bada Somaliland, soo afjari doonaa In Sha Allah. Quud aaydan laheeyn haku xisaabtamina.😂

  • @farduus_
    @farduus_ 16 часов назад

    Lughaya iyo zelac somalilan ayaa iska leh xaguu uga keenaa bad xasan xabashadan xeeranka riyada ka kac dheh gargurte 😂